-
Content Count
211,703 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
The Ethiopian National Information and Security Service (NISS) on Thursday said it has foiled planned terrorist attacks from Al-Shabaab and Islamic State (IS).“A total of 33 terrorists (16 from Al-Shabaab and 17 from IS) were caught along with explosives and other documents in the just concluded Ethiopian fiscal year, which ended on July 7, said NISS in a statement. Source: Hiiraan Online
-
UNITED NATIONS (Xinhua) - Almost one-third of the world's 1.5 billion schoolchildren affected by the COVID-19 shutdown of their schools were unable to use remote learning, a UN Children's Fund (UNICEF) report said on Thursday. Source: Hiiraan Online
-
Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa ka hadlay Masaajidada xiran ee ku yaalla deegaanada maamulkaasi, gaar ahaan magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Fiqi ayaa sheegay in marka hore ay baaris ku sameyn doonaan waxa dhaliyey in la xiro goobahaasi loogu tala-galay in lagu cibaadeysto, kadibna ay la fariisan doonaan dhinacyada isku haya, gaar ahaan dadka diidan iyo kuwa raba in la furo Masaajidadaas oo horey ugu xirmay dagaalladii gobollada dhexe ku dhex-maray Ahlu Sunna Wal-Jamaaca iyo Al-Shabaab. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ka wasiir ahaan uu isagu jelaan lahaa in la furo goobahaasi, si loogu cibaadeysto. Axmed Macalin Fiqi oo hadakiisa sii wata ayaa xusay in Madaxweynaha Galmudug uu dhowaaan amar buuxa ka soo saari doono arrintaasi, kadibna la fulin doono. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo muddooyinkii la soo dhaafay ay sii xoogeysaneysay dooda ka taagan dib u furida masaajidadaas oo ay xireen hoggaanka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca ee ka talinayey gobollada Dhexe, waxaana arrintu ay si aad ah uga sii dartay markii Ahlu Sunna meesha laga saaray. Guriceel waxaa sidoo kale ka dhacay dibad-baxyo iska horjeeda oo ay dhigeen dadka deegaanka oo qaarkood dalbanayey in la furo masaajida, halka kuwa kelana ay ka soo horjeedeen arrintaasi, taas oo sababtay in ciidamo la geeyo magaaladaasi. View the full article
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-Duhur-28082020.mp3 View the full article
-
Wadaadka lagu magacaabo Xassan Daahir Aweys, oo u xiran Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag uga hadlay dilka hoggaamiye ka tirsan Al-shabaab , oo ku dhintay duqayn ka dhacday Koonfurta Soomaaliya. Sheekh Cabdulqaadir Cismaan Yaroow ( Kumaandoos), oo kamid ahaa Hoggaamiyaasha Sare ee Al-shabaab, ayaa maalmo ka hor lagu dilay weerar ay fuliyeen Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee Maraykanka, kaas oo ka dhacay Gobolka Shabeellada Hoose. Muuqaal laga soo duubay Xassan Daahir Aweys, oo lagu faafiyay Warbaahinta Al-shabaab, ayuu si kulul ugu cambaareeyay dilka Cabdulqaadir Kumaandoos, oo uu ku tilmaamay mujaahid ku shahiiday gacan ka xaq-daran oo gaalo. Sheekh Aweys, wuxuu Maraykanka ka dalbaday in uu raalli-gelin iyo magdhow deg deg ah ka bixiyo dilka Kumaandoos. Sidoo kale, wuxu wacad ku maray in dhakhso loogu aar-gudi doono Hoggaamiye Kumaandoos, islamarkaana jawaabta laga bixiyo ay noqon doonto mid laga sheekeeyo Qarniyada soo socda. Hoos ka daawo Hadalka Xassan Daahir PUNTLAND POST The post Aweys oo Maraykanka ugu baaqay in uu raali-gelin iyo magdhow deg deg ah ka bixiyo hogaamiye uu ka dilay Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
-
Secretary of State Mike Pompeo has approved a plan to halt U.S. foreign assistance to Ethiopia as the Trump administration attempts to mediate a dispute with Egypt and Sudan over the East African country’s construction of a massive dam on the Nile River. The decision, made this week, could affect up to nearly $130 million in U.S. foreign assistance to Ethiopia and fuel new tensions in the relationship between Washington and Addis Ababa as it carries out plans to fill the dam, according to U.S. officials and congressional aides familiar with the matter. Officials cautioned that the details of the cuts are not yet set in stone and the finalized number could amount to less than $130 million. Programs that are on the chopping block include security assistance, counterterrorism and military education and training, anti-human trafficking programs, and broader development assistance funding, officials and congressional aides said. The cuts would not impact U.S. funding for emergency humanitarian relief, food assistance, or health programs aimed at addressing COVID-19 and HIV/AIDS, officials said. The move is meant to address the standoff between Ethiopia and other countries that rely on the Nile River downstream that have opposed the construction of the massive dam project, called the Grand Ethiopian Renaissance Dam. Egypt sees the dam’s construction as a core security issue given the country’s heavy reliance on the river for fresh water and agriculture, and in the past Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi has hinted his country could use military force to halt the dam’s construction. Some Ethiopian officials have said they believe the Trump administration is taking Egypt’s side in the dispute. President Donald Trump has shown a fondness for Sisi, reportedly calling him his “favorite dictator” during a G-7 summit last year. Officials familiar with negotiations said the Trump administration has not approved parallel cuts in foreign assistance to Egypt. Administration officials have repeatedly assured all sides that Washington is an impartial mediator in the negotiations, which mark one of the few diplomatic initiatives in Africa that the president has played a personal and active role in. These officials pointed out that Egypt has accused the United States of taking Ethiopia’s side in the dispute as well. “There’s still progress being made, we still see a viable path forward here,” said one U.S. official. “The U.S. role is to do everything it can to help facilitate an agreement between the three countries that balance their interests. At the end of the day it has to be an agreement that works for these three countries.” But the move is likely to face sharp pushback on Capitol Hill, according to Congressional aides familiar with the matter. State Department officials briefed Congressional staff on the decision on Thursday, the aides said, and during the briefing insisted that the U.S.-Ethiopia relationship would remain strong despite a cutback in aid because the United States can have tough conversations “with friends. “This is a really fucking illogical way to show a ‘friend’ you really care,” one Congressional aide told Foreign Policy in response. The administration’s mediation efforts started last year, when Sisi asked Trump for assistance during a visit to the United States. While the State Department handles diplomatic issues, Trump asked Treasury Secretary Steven Mnuchin to lead the mediation. That arrangement has caused friction within the administration, with some State Department officials privately venting that the administration is mishandling its role in the negotiations by putting Treasury in the lead. The State Department and Treasury Department did not respond to requests for comment. On Tuesday, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed visited Khartoum to discuss the dam issue with his Sudanese counterparts. Pompeo was in Khartoum on the same day to meet with Sudanese Prime Minister Abdalla Hamdok, but the two leaders notably did not cross paths. “The Secretary and Prime Minister agreed that achieving mutually beneficial agreement among Sudan, Ethiopia, and Egypt on the filling and operation of the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) is crucial to regional stability,” the State Department said in a statement issued after Pompeo’s meeting with Hamdok. Following Abiy’s visit, the Ethiopian and Sudanese governments issued a joint statement saying that two sides “would make every possible effort to reach a successful conclusion to the current tripartite negotiations.” The concept for the massive dam project was first conceived of by Ethiopian Emperor Haile Selassie in the 1960s, though the country did not break ground until 2011. Ethiopian citizens have helped bankroll the $4.6 billion dam project with small individual donations, making it an important point of national pride in addition to being a massive infrastructure project. Some U.S. officials have raised doubts about whether U.S. funding cuts to Ethiopia could alter the country’s negotiating position, given the dam’s political and cultural significance. The Trump administration first began considering withholding foreign assistance to Ethiopia over the dam discussions in July. In fiscal year 2019, the United States provided a total of $824.3 million in assistance to Ethiopia, of which $497.3 million was humanitarian aid, according to State Department data. Egypt and Sudan demanded that Ethiopia not begin filling the dam until the countries reached a legally binding deal that would address how to manage water flows during droughts or dryer rainy seasons, and established a mechanism to resolve disputes regarding the dam. But in July, following an unusually wet rainy season, Ethiopia announced it finalized the first phase of filling the 74 billion-cubic-meter dam, sparking a backlash from Cairo and Khartoum. Update, Aug. 27, 2020: This article was update to include additional details about Pompeo’s trip to Sudan and Congressional reactions to the decision to cut aid to Ethiopia. Robbie Gramer is a diplomacy and national security reporter at Foreign Policy. Twitter: @RobbieGramer Source: foreignpolicy The post U.S. Halts Some Foreign Assistance Funding to Ethiopia Over Dam Dispute with Egypt, Sudan appeared first on Puntland Post.
-
ADUUNKA , AFRICA , GEESKA AFRICA , JAMACADA CARABTA IYO SOMALIDA BA WAXA U WANAAGSAN SOMALILAND OO LOO AQOONSADO QARAN MADAX BANAAN KOR KA XAADIS TAARIIKHDII HORE Dawladnimo soomaaliyeed oo hindisaheegu yahay in ay Somaalida Bariga Africa ku nool oo dhami hal dal isku noqdaan waxa bilaabay oo hamuunteeda iyo jacaylkeegu iyo jibadeedu hayey dadka Jamhuuriyada Somaliland, waana dalkii ugu horeeyey ee dawladnimadiisii u loogay in ay helaan shan soomaaliyeed oo dal isku noqda. Marka aad taariikhda iyo dhacdooyinkii jiray dib u raacdo Jamhuuriyadii Somalia ee burburtay 1990kii waxa ay dhisnayd 30 sanadood oo kaliya , waxa ku midoobay shantii soomaaliyeed laba ka mid ah oo kala ahaa British Somaliland Protectorate ( British Somaliland) iyo Italian Somaliland Trusteeship ama ( Italian Somaliland) oo noqday Jamhuuriyadii Somalia 1 july 1960kii. Waxyaabaha Somalia burburiyey ayey ka mid tahay riyada doonista Shanta soomaaliyeed, sababta oo ah labadii ugu horeeyey ee isku darsadey markii ay xoroobeen ayaan waxbaba ku heshiin, waxii ay kala qorteen ee lagu midoobayeyna iskuba diiday, waxa taa ka sii wadada lagu doonayey Shanta soomaaliyeed waxa ay ka hor imanaysay shuruucdii midowga Africa oo ee 1963kii oo dhigayey in aan dalna dal kale farogalin arimihiisa gudaha isla markaana aqoonsanaa xuduuduhii uu isticmaarku ka tagey , taasi oo Jamhuuriyadii Somalia loo arkay fidno cusub , loona werweray dalalka Africa oo aan isir ku dhisnayn ee xuduudo ku dhisan. Kacaakufkii iyo daalaadhacii faragalin dibadeed iyo mid gudaheega jamhuuriyadii Somalia wax kala hororsatay waxa ay dhashay burbur, xasuuq, dawlad la’aan iyo in soddon sanadood oo kale maanta laga joogo iyada oo labadii Soomaali ee isku biiray ay midina inta ay dawladnimo iyo dib u heshiisiin dhisatey aanu caalamku aqoonsi siinin oo u garba duubnayd Somaliyadii koonfureed oo iyaga soddonka sanoba aan marna tashan ee dawlado shisheeye iyo sokeeyeeba lihi gacanta ku hayeen marka laga soo bilaabo shirkii Djibouti ee 1991 ilaa shirkii ugu dambeeyey ee muqdisho lagu qabtay ee lagu soo dhisay xukuumada caalamku garbaha hayo ee hada ku magacaaban jamhuuriyada federaalka somalia. XAQIIQADA MAANTA TAAGAN IYO XALKA SOMALILAND IYO SOMALIA Kaalinta Somaliland iyo qiimaha dawladnimadeedu u leedahay aduunka. 1- Somaliland waxa ay soddon sanadood kaalin muhiima ah kaga jirtay nabadgalyada, horumarka iyo xasiloonida gobolka iyo gobolada la jaarka ah. 2- Waxa ay soddon sanadood maamulaysay dalkeeda guud ahaan xuduudihiisana 97% ku sugtay nidaamka dawladnimo iyo kala dambayneed iyada oo ay ku haeeeraysan tahay halis badan iyo cadawyo dawladnimada iyo nolosha dadka khatar ku ahi. 3- Somaliland waxa ay xuduud la leedahay wadamada Ethiopia, Djibouti, Somalia iyo marin biyoodka bada cas ee Gacanka Cadmeed oo intaasiba soddonkaa sanadood ahaa nabadgalyo ay tacab Somaliland galisay iyada oo ay hareereheega ka jiraan dawlad la’aan , argagixiso, budhcad badeed iwm oo laga suurtagalin kariwaayey dawladnimo mudadaasiba. 4- Somaliland waxa ay ku taalaa meel aad u muhiim ah oo hadii ay dawlad la’aani jiri lahayd ay dunidu kala xidhmi lahayd xaga bada cas , oo uu dab sudhmi lahaa dawladaha jaararka la ah taasi oo sababi lahayd in Geeska Africa iyo Gacanka cadmeedba ay noqdaan fawdo , hoy colaado iyo argagixiso. DANTA ADUUNKA SOMALILAND IN LA AQOONSADO UGU JIRTA 1- Somaliland waxa ay ka baxaysaa go’doonka iyo culeyska xaga aduunka ka saarnaa soddon sanadood waxa aanay kaalin firfircoon ka qaadaneysaa oo xaga horumarka, dimuqaradiyada, dawladnimada , nabadgalyada iyo dhismaha Gobolka Geeska Africa iyo Badda cas . 2- Somaliland waxa ay tahay cidda kaliya ee jamhuuriyada federalka Somalia wax la qaban karta isna garabsan karaan iyada oo cidwal oo kaleba uga faham fog ugana faro dhuudhuuban arimaha soomaalida . 3- Somaliland waxa ay tahay dalka kaliya ee nidaam dimuqaeadiyadeed oo xor ahi ka jiro marka aad u eegto Gobolka ay ku taallo waxaana ay hormood u noqonaysaa dawlad wanaag iyo dimuqarad ka hirgasha Gobolka Geeska Africa ee Go’doonka iyo dib u dhaca weyn ku jiray qarni badhkiisii ugu dambeeyey. DANTA JAMACADA CARABTA UGU JIRTA AQOONSIGA SOMALILAND. 1- Dawladaha jamacada carabta waxa u soo kordhaya dal kale oo kaalin mug leh ka qaata arimaha carabta, islaamka iyo horumarka. 2- Somaliland waxa ay ka qayb qaadaneysaa xasiloonida Gacanka cadmeed iyo ciidamada badacas loo sameynayo maadaama ay xuduud 1000km ku dhow la leedahay Somaliland Somaliland badda cas. DANTA GOBOLKA GEESKA AFRICA IYO AFRICA UGU JIRTA AQOONSIGA SOMALILAND 1- Geeska Africa oo in badan ka hadhsan ama ka dambeeya Qaarada Africa ayaa waxa ay u tahay Somaliland oo la aqoonsadaa albaab kale oo uu horumarku ka soo gallo iyo ku xidhnaanta aduunku Africa iyo Geeskaba halka maanta hal albaab oo cidhiidhi ah oo aan kuna filnayni jiro (Djibouti ). 2- Africa waxa ay aqoonsan tahay xuduudihii uu ka tagey isticmaarkii kaasi oo Somaliland u sahlaya in ay ka mid noqoto midowga africa isla markaana qayb weyn ka qaadato hawlaha horumarka, nabadgalyada , isku socodka iyo hiigsiga qaarada oo dhan. 3- Geeska Africa iyo Africa waxa kale oo ay muhiim ugu tahay Somaliland maadaama gobolku uu xasilooni daro amni iyo mid siyaasadeed ay saashadeen oo ay Somaliland na ahayd meelaha ugu wanaagsan soddonkii sano ee ugu dambeeyey in ay kaalin ka wanaagsan oo ka xoog badan tii hore ay ka gasho xaga xasiloonida, nabadgalyada , horumarka, iwm. DANTA UGU JIRTA SOMALIDA AQOONSIGA SOMALILAND 1- Somalida ku nool bariga Africa ama shantii soomaaliyeed hadii ay hirgali wayday oo aanay sharciyan iyo caqliyanba xiligan wax soo muuqda aheyn waxa haboon in midwaliba halkeega ku horumarto oo la iskaga warhayo la iskuna kaashado.. 2- In dadka soomaaliyeed noqdaan dadka Gobolka iyo Qaaradaba ugu dalal badan maadaama oo ay leeyihiin shan dawladood taasi oo macno weyn iyo qiimo weynba u leh soomaalida guud ahaan. 3- In dalalka islaamka ah ee Gobolka Geeska Africa noqdaan qaar tarma oo aqlabiyad ah . 4- in la helo shan soomaaliyeed oo is jecel oo isku damqata marka la dhameeyo xanafaha iyo xafiiltanka siyaasadeed ee Somaliland iyo Somalia, isla markaana la Isla cafiyo dhacdooyinkii iyo taariikhdii madoobayd we Somaliland iyo Somalia soo kala dhex martay. 5- in qabka iyo qoidhnimadii qofka soomaaliyeed ay soo noqoto oo aan dib loo arag soomaali is haysata gudaheega ee la helo soomaali is garabsata oo horumar isku kaashata. 6- In ay meesha ka baxaan danaha ay dawladaha shisheeye ku kala hororsanayaan soomaalida iyaga oo aan waxba u qabaneyn we midba mid uun lagu soofaynayo iyaga oo ka fushanaya hawlahooga. 7- In somalidu isku soo dhowaato oo is fahmi karto mustaqbalkooga dambe iyo qarniyada soo socda waxii la yeeli lahaa ama qaabkii loo noolaan lahaa uu aqoonsiga Somaliland dhagax dhig u noqdo, oo bal aynu sameyno jidkii wanaaga iyo wadiiqooyinkii horumarka wax wada lahaanshaha iyo hadiiba mustaqbalka dambe dadkii gaadhaa ay midnimo ku hamiyayaan ama ay sidaa ahaanayaan. Aragtida iyo rayiga aan u arko in uu xal waara oo wanaagsan ka noqon karo arimaha Geeska Africa, iyo soomaalida weeyaan. Muxamed Dhimbiil Qaran News
-
PRESS RELEASE The U.S. Embassy and Africa Women Innovation and Entrepreneurship Forum announce The Academy for Women Entrepreneurs Program Applications are invited from motivated and self-driven female entrepreneurs for the AWE South Africa 2020 program CAPE TOWN, South Africa, August 28, 2020/ — The Embassy of the United States of America in South Africa has partnered with the Africa Women Innovation and Entrepreneurship Forum (AWIEF) (www.AWIEForum.org) to implement the 2020-2021 Academy for Women Entrepreneurs (AWE) South Africa program. Now in its second year, another 125 female entrepreneurs will be selected nationwide for an opportunity to receive virtual and in-person training and mentorship sessions for eight months. “AWE is a great opportunity for women entrepreneurs across South Africa to gain university-level business and management training, strengthen their networks, and grow as entrepreneurs.” said Embassy Public Affairs Officer Maureen Mimnaugh. She noted that “particularly in a post-COVID world, the tools for successful entrepreneurship will be more important than ever, and this program aims to support women in a recovering economy of innovation.” AWE is an initiative of the U.S. State Department’s Bureau of Educational and Cultural Affairs (ECA) as part of the White House-led Women’s Global Development and Prosperity (W-GDP) Initiative which aims to empower 50 million women worldwide by 2025 to fulfill their economic potential, with the goal of creating conditions for increased stability, security, and prosperity for all. Currently implemented in more than 50 countries, AWE supports the growth of women entrepreneurs by equipping them with the practical skills, resources, mentorship, and networks needed to create sustainable businesses and enterprises. AWE is centered around DreamBuilder, an online training platform for women’s entrepreneurship developed by the Arizona State University’s Thunderbird School of Global Management in partnership with the global copper mining company Freeport-McMoRan. Irene Ochem, AWIEF founder and chief executive officer, said “We are excited that the U.S. Embassy in Pretoria has partnered with AWIEF to implement this important program tailored for women’s economic empowerment. Participating in the AWE program will not only help the selected 125 female entrepreneurs, but will also benefit their families, their communities, and the economic development of South Africa”. The 8-month-long AWE program will take place at American Spaces in five South African cities: Durban/Pietermaritzburg, Johannesburg, Pretoria, Bloemfontein, and Cape Town. South African women entrepreneurs are invited to apply until September 30, 2020. Application details are below. Call for applications Applications are invited from motivated and self-driven female entrepreneurs for the AWE South Africa 2020 program. Entries will close on 30 September 2020. Application is of no cost to the applicant at any stage. Selected candidates will receive no-cost entry to the program which includes: Enrolment in the DreamBuilder platform and expert facilitated virtual and in-person business management training and mentorship sessions Networking and peer learning opportunity with like-minded entrepreneurs A collaboratively developed and refined draft of your business plan A DreamBuilder certificate after completing the program Premium membership to the AWIEF Community A delegate pass to the AWIEF2020 Virtual Conference, 2 – 3 December 2020 Access to a robust network of support, including follow-on opportunities, potential funders, and a vast network of like-minded entrepreneurs across the country. Eligibility criteria Women between 21 and 35 years of age and fluent in English Resident in one of the five AWE 2020 South Africa Cities: Bloemfontein, Cape Town, Durban/Pietermaritzburg, Johannesburg and Pretoria Must either have a feasible business idea or have been in business for no more than 2 years Ability to participate in weekly group sessions and must be able to commit 5+ hours weekly to accomplish designated tasks Computer literacy and access to a computer To submit your application for the AWE South Africa 2020 program, please follow this link: http://bit.ly/AWIEF_AWEinSouthAfrica Application deadline is 30 September 2020. Applications will only be accepted through the link above. For more information email: info@awieforum.org Distributed by APO Group on behalf of Africa Women Innovation and Entrepreneurship Forum (AWIEF). View multimedia content SOURCE Africa Women Innovation and Entrepreneurship Forum (AWIEF) Qaran News
-
Sidda lawada ogsoon yahay Aduun weynaha ruuxii muujiya Karti, wax qabad, geesinimo iyo wax kastoo wax Ku ool ah ama wax qabad ah oo uu faciii dheeri muujiyo waxa uu kasbadaa bilad lagu maamuuso oo lagu sharfo taas oo abaalmarin ahaan loo gudoonsiiyo, siddoo kale wixii ah wax tar ama wax qabad, naf hurid iyo abaal aan la gudi Karin ee shaqsi ama kooxi gasho waxa loo qotimiyaa taalo lagu xasuusto, wanaag iyo wuxii ay u galeen dalka iyo dadka taas oo taaladu muujinaysa in loo ogyahay Lana ilaawi Karin wanaagay galeen. Haddaba Jamhuuriyada Somaliland si Ka duwana Dunida ayaa lagu dhaqmaa oo ruuxii wax tar sheegta iyo inuu abaal galay bilad lama gudoonsiiyo e kursiga qaranka ayaa maamuus loogu fadhiisiyaa, siddoo kale ciddii wax Ka gasha ama wax yeelo gaadhsiisana taalo ayaa loo qotomiyaa bal amuurta ilaahay!. Haddii bal aan si kooban u korxaadiyo sooyaalka taariikhda maamul ee Jamhuuriyada Somaliland waagay kowsatay ilaa wakhtigan la joogo, Bal daya 26 Juun 1960 markii Jamhuuriyada Somaliland xoriyada qaadatay halkii dowlad loo unkumi lahaa ayaa inta lala guday qarankii, ayaa Soomaaliya oo aan Xor ahayn oo Calan isticmaar talyaani hoos joogta lala hoos hadhsaday maalmo, maalintii 1 Julay ee xoriyada qaateen tii Ka hor xorowday maamuus loosiiyey oo leyidhi tana Ku darsada bal amuurta ilaahay!, Wixii ka gaadhayna waa loo wada joogay. Maalintii dib loosoo celiyey Somaliland 18 may 1991 halkii loo dhisi lahaa Dawlad caddaalad iyo sanaan iyo in hoggaaminta dalka taabka loo geliyo Cid Ku haboon oo horumar gaadhsiinkarta dalka ayaa aan la samayn siddaa se jabhadii SNM layidhi 2 sanadood hahayaan waxaana loodhiibay hogaamiyihii ugu danbeeyey ee horkacaayey SNM ilaahay haw naxariistee marxuun Mujaahid Cabdiraxmaan Axmed Cali tuur iyada oo qaranka kursigiisii looga dhigay bilad geesi oo loogudoonsiiyay siddii abaal Marin. Waxa xigay isna ilaahay haw naxariistee marxuun Maxamed Ibraahin Xigaal oo isna Boorame loogu caleemasaaray si waxqabad keen ahayn se ahayd siyaasigii weynaa ee 1960 u suurtoobi weydey inuu Madaxweyne noqdo aynu Maanta ku maamuusno oo Dadban, Waxa xigay Mudane Daahir Riyaale Kaahin oo markuu Cigaal xaqii u yimi kumeel gaadhi u qabtay,doorashadii ugu horaysayna si cad loogu soo saaray iyo Daahir waa in uu Madaxweyne noqdo daa waana kii noqday Mudane Daahir mudo xileed iyo daba-dhah. Waxa xigay Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ahaa gudoomiyihii mudada ugu dheer SNM horkacaayey isaga oo halkaa Ka duulaayana waxa uu Ku ololeeyey oo durbaanada loogu tumay Mujaahid iyo inuu dalka usoo dagaalamay siddaa laajigeedna uu xaq u leeyahay in bilad sharaf ahaan kursiga waa in loogu fadhiisiyaa, sidiina waatii kursiga lagu saaray. Waxa xigay Mujaahid Muuse Biixi Cabdi isaguna waakii ku ololeeyey anaa xoreeyey wadanka oo kaadidaydaan usoo cabay markaa waa in kursiga bilad sharafta ah lay guud saaraa dalka anaa xoreeyee, sidiina waatii kursiga qaranka bilad ahaanta loosiiyey ee maantana suduu doono Ka yeelaayo.! Sikastaba ha ahaatee kursiga Somaliland ma jiro ruux Ku hantay wax baan qabandoonaa ama fikirkan ayaan hayaa horumar keeni Kara iyo ictiraaf, iyo waxaas baan soo kordhindoonaa, se waxa lagu hantay Mujaahid baan ahay oo anaa xoreeyey iyo kaadidaydaan u soo cabay! Bal kaadidooda kuwii usoo cabay wada Fule e,Bal tolow kuwii Saxaradooda u soo cunay iyana masugayaan kursigan bilad sharafta ah ee Jamhuuriyadan Barakaysan ee Somaliland?. Hadal iyo dhamaan haddii ablaydii aabahaa iyo ubadkaagii lagu dilay aad taalo guudka kasaarto kii ablayda kula dhacaayey kii Kaa qabtay ee gaaleefta iskaga kaadhigayna ilowdid soo ayaan Daro MAAHA !, Siddoo kale waajibkaagii aad gudanaysay ee dadkaaga iyo dalkaaga aad Ku badbaadinaysay Kaa saarnaa hadaad yidhaahdo kaadidaydaan usoo cabay oo waan u soo dagaalamay ee wax halaygu siiyo kuwii u shihiiday ee naftooda ujaray ee aakhiro tegey godka eebe ha unuuree iyaga miyaanad Godob ka galayn gari alay taqaanaaye?. Waxaan kusoo afmeerey Dayuurada iyo Dabaabadaha dadkii dalka lagu dabo-jaray ee la dul dhigay taalooyinka halaga dajiyo oo kuwii usoo diriray ee xoreeyey magacyadoodii goob lagu xuso halaga dhigo iyo taalo mujaahidiin iyo geesiyaashii dálka usoo shihiiday iyo kuwa unaafoobay iyo kuwa u maandoorsamay waayihii dálku soomaray, kursigan bilad ahaanta layskugu maamuusayana hala joojiyo oo ruux horumar iyo fikir wax qabad haya oo dalka wanaag iyo midnimo Ku hagi Kara haloo dhiibo, dalkana haloo sameeyo bilado lagu maamuuso oo lagu abaal mariyo ruxii wax tar, wax qabad ,horumar, iyo wax faa’iido leh dalka kusoo kordhiya iyo kii heegan u noqday in uu naf iyo maalba u huro dalka, Wax caqli ah MAAHA qaran Billad ahaan u bixi diyaaradihii iyo dubaabadihii qudha kaajaraayeyna taalo saaro!. Dadba ka yaab dalka Sida lagu wadee malaha Kaadidaydaan usoo cabay Saxaradaydaan usoo cunaa xigi? Fuad Fartaag fartaagmuwaadin@gmail.com Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland oo shalay soo geba-gebeeyey shira ay ku ahaayeen magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa isku raacay inay shir uga qeyb-galaan magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa caasimada dalka uga qeyb-gali doona shir wada-tashi oo ay sheegen inuu yahay “mid xal siyaasadeed loogu helayo xaalka cakiran ee ka dhashay qabsoomida doorashooyinka dalka.”. Shirkan ka dhacaya Muqdisho ayaa u muuqda mid wax walba oo horey loogu heshiiyey shirkii Dhuusamareeb 3 meesha ka saaraya, islamarkaana hadda iyo kow la isugu imanayo wada-hadallo cusub. Inkasta oo Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ay sheegeen inay dabacsanaan badan ka muujiyeen mowqifkoodii adkaa ee ay kaga soo horjeedeen shirkii Dhuusamareeb-3, ayaa haddana waxaa taas burinaya inaysan shirkaas iyo natiijadiisa aqbalin oo ay dalbadeen shir cusub. Intii ay socdeen kulamadaasi waxay wada-hadal dhanka teleefanka la yeesheen madaxda dowladda federaalka ee hormuudka u yahay Farmaajo iyo kuwa dowlad goboleedyada, iyagoona isla gartay in xal mideysan laga gaaro xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka dalka. “Madaxweynayaasha ayaa sidoo kale, intii ay socdeen shirarka Garoowe waxay xiriir dhanka telefoonka la yeesheen Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah, taasi oo ay ka dhalatay in shir wada-tashi ah layskugu yimaado caasimada Soomaaliya ee Muqdisho,” ayaa lagu yiri Villa Somalia ma xaqiijin wada-hadalkan taleefon, balse haddii uu jiro, waxay macnaheedu tahay in madaxtooyada dhankeedana aqbashay shirka cusub. Madax goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo HirShabeelle ayaa qoraal ay xalay soo saareen kuna soo dhoweeyey shirka Garoowe iyo baaqa shir cusub, taasi oo macnaheedu yahay inay aqbaleen shirka Muqdisho oo meesha ka saaray shirkii Dhuusamareeb 3. Shirka Muqdisho ayaa waxa isku hor-fadhiisan doona labada madaxweyne, madax goboleedyada kale iyo Farmaajo oo markii hore isku seegay shirweynihii wada-tashi ee dhawaan ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, isla markaana is-faham siyaasadeed lagu gaari karo. Inkasta oo ay suurta-gal tahay in qodobada qaar ee ku jiray heshiiskii Dhuusamareeb 3 dib loo qaato, ayaa haddana dib u furitsa heshiiskaas iyo wada-hadallada cusub waxay ka dhigan yihiin in heshiiskaas aan waxba ka jirin, oo hadda iyo gorgorton cusub uu billaabanayo. The post Heshiiskii Dhuusamaree 3 'oo la baabi'iyey' first appeared on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xalay si rasmiya Magaalada Dhuusamareeb uga furay Kal-fadhiga labaad ee Golaha Wakiillada Galmudug. Munaasabadda Furitaanka Kal-fadhiga Baarlamaanka Galmudug, oo ka dhacday xarunta lagu magacaabo Shiirkole, waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal, Xildhibaano, Wasiiro, Bulsha rayidka, siyaasiyiin iyo marti sharaf kale. Khudbado kala duwan ayaa laga jeediyey Furitaanka Kal-fadhiga, waxaana Guddoomiyaha Golaha Barlamaanka Galmudug Maxamed Nuur, uu sharraxaad ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay Kal-fadhigii kowaad iyo waxyaabaha u qorshaysan kal-fadhiga furmay. Madaxweyne Qoor Qoor, oo si rasmi ah u furay Kal-fadhiga Baarlamaanka Galmudug, waxa uu halkaasi ka jeediyay khubad dhinacyo badan kaga hadlay sida; Amniga, Dib-u-heshiisiinta, Garsoorka, Dhaqaalaha, Maamul wanaagga iyo Arrimaha siyaasadda. PUNTLAND POST The post Kal-fadhiga labaad ee Baarlamanka Galmudug oo si rasmiya u furmay appeared first on Puntland Post.
-
Waxaa laga joogaa 34 maalmood maalintii xilka laga qaadey raysal wasaare Xassan Cali Kheyre, waa mudadii ugu dheerayd ee dalku aanu lahayn Raysal wasaare, haddaba waxaa jira faallooyin iyo falanqeyn badan oo Macaahidda kala duwan ay ka bixiyeen sababta ay ku dhacdey. Laga soo bilaabo bishii lixaad ee sanadkan markii guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ku dhawaaqeen in la isugu yimaado shir wadatasho oo u dhexeeya Dowaldda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada, si xal loogu helo doorashooyinka dalka. Xaaladda siyaasadeed ee Dowladda Federaalku waxa uu galay mid ka duwan jawigii horey loogu bartey saddexdii sano ee la soo dhaafey ee ahaa mid deggan, waxaana arrintu cirka isku shareertey markii Raysal wsaare Xassan Cali Kheyre oo sheegay saddex qodob oo kala ahaa: • In doorashadu xiligeedi ku dhacdo • In muddo kororsi uu keenaayo qalalaase siyaasadeed • In Doorashadu noqoto noockasta oo heshiis lagu yahay. Madaxweyne Maxamed Farmaajo iyo kooxda aadka ugu dhaw ee uu ugu horeeyo Agaasimaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxay dejiyeen istraatiijiyad ay u fahmeen in ay tahay mid ay ku guuleysan karaan, kadib markii xilka laga qaadey raysal wasaare Kheyre. • Magacaabidda Raysal wasaare kumeel-gaar ah. • In la kala jebiyo mucaraadka iyo isbahaysiyada Muqdisho ka dhisan oo qaarkood ay hoggaamiyaan Madaxweynayaal hore • In gacanta lagu dhigo saddexda Dowald goboleed ee Galmudug, Hirshabelle iyo KG, kadib Dhuusmareeb 2 • In la helo taageerada golaha shacabka oo isku duuban • In meesha laga saaro awooda Aqalka sare Hubka ugu weyn ee Villa Somalia u isticmaashey hirgelinta qorshaheeda ayaa ah MAGACAABIDDA RAYSAL WASAARAHA CUSUB, waxaa waraysiyo laga qaadey dad ka badan 20 qof, waxaa cidkasta loogu sheekeeyey in Raysal wasaaruhu dhankooda ka imaanayo si la isugu dubarido xulafo siyaasadeed oo been lagu soo xerogeliyey. Madaxweyne Farmaajo waxa uu tegey Dhuusamareeb isaga oo aan magacaabin Raysal wasaare, cidkastana ay sugeyso in uu fuliyo ballanqaadkiisi, taasi waxa uu ku heley xulafo siyaasadeed oo kumeel-gaar ah sugayana inta la magacaabayo Raysal wasaaraha. Natiijada ka soo baxdey Dhuusamareeb ayaa noqotey, Doorasho lagu magacaabo Deegaan doorasho, laakiin saldhigeedu yahay ergooyin beelaha kuraasta iska leh ka imaanaya, oo 4.5 ku asteysan, haddana xisbiyo ah, wakhtigeedina ku dhacda, hal maalin oo keliya dalka oo dhan ka dhacda, guddigii doorashada qarankuna maamulayaan doorashooyin beelo u dhexeysa, waxay noqotey mid aan la fahmi karin oo wax la isku qasey ujeedka ugu weyn ayaa ahaa in Madaxweynuhu ku dhego guddiga doorashada ee Xaliima Yareey oo ay ahayd in ay qabtaan doorashooyin qof iyo cod ah, si uu meesha uga saaro in Dowald goboleedyadu saameyn ku yeeshaan doorashada. Dhuusmareeb 3 oo aan lagu metelin Puntland iyo Jubaland oo door muhim ah kuleh siyaasadda dalka ayaa noqotey mid meel laga soo dhaweeyey aysan jirin. Beesha Caalamka oo ay filayeen in ay soo dhaweynayaan ayaa qodobo dhawr ah ku qabsadey Madaxweyne Farmaajo shirkii ka dhacay Garoonaka diyaaradaha markii uu ka soo noqdey Dhusmareeb. • Sababta uu u saxiixey natiijada shirka, maadaama ay horey uga codsadeen in natiijadu noqoto mid loo dhan yahay. • Baarlamaanka ayaan horgeyn iyo waa saxiixey wax is qaadan kara maaha sidii uu baarlamaanka ka yeeli lahaa in ay isaga u taallo • In uu degdeg u qabto shir afaraad oo loo dhan yahay. Shirka Jubaland iyo Puntland Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa saddexdii maalmood ee u danbeysey ku sugan magaalada Garoowe, waxaana isaga iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ay leeyihiin shirar gaar ah, shirarkan ayaa diirada lagu saarayaa dejinta qorshe la fahmi karo waxna looga beddalayo Dhuusmareeb 3 waxna lagu daraayo, sidoo kale waxaa lagu wadaa in siyaasiyiin kale ay gaaraan maalmahan magaalada Garoowe, kuwaas oo tallooyin la weydiin doono. Magacaabidda Raysal wasaaraha cusub Haddaba shirka afaraad ee lagu wado in uu ku qabsoomo Muqdisho kaas oo lagu qabyo tiraayo Dhuusamreeb 3, ayaa kaarka keliya ee u harsan Madaxweyne Farmaajo yahay sidii shirkaas ku qabsoomi lahaa isaga oo aan weli magacaabin Rasysal wasaaraha Jokerka noqdey ee cid walba sugeyso, haddii uu taas ku guulesyto waxa uu weli sii wadanayaa Xulafada kumeel-gaarka ah ee raysal wasaare wada sugaya, laakiin waxaa la is weydiin Puntland oyo Jubaland oo fahamsan ciyaarta Villa Somalia ma oggolaan doonaan shir afaraad iyada oo aan weli la magacaabin Raysal wasaare. AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid The post Magacaabista R/Wasaaraha oo wax walba ku xirmeen - Istraatiijiyadda Villa Somalia first appeared on Caasimada Online.
-
Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya ayaa mar kale ka digay xiriirka ay dowladda Taiwan la yeelatay maamulka Somaliland, ayada oo labadan gobol ee ka kala tirsan Shiinaha iyo Soomaaliya ay dalal isku aqoonsadeen. Taiwan ayaa xiriir diblumaasiyadeed oo noociisu cusub yahay la sameysatay Somaliland, xili ay dowladda federaalku ay ku tilmaamtay ‘xad-gudub’ ka dhan ah qaranimada. Shiinaha iyo Soomaaliya ayaa isku raacsan in xiriirkaasi uu yahay mid aan saxneyn, maadama Taiwan iyo Somaliland ay ku doodayaan inay qeyb ka yihiin dhulalkooda. Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Amb. Qin Jian ayaa markale ku celiyay in Taiwan tahay dhul ka mid ah dhul-weynaha Shiinaha, isla markaana aysan xaq u laheyn inay u dhaqanto sida dal madax-banaan. Amb. Qin Jian ayaa sheegay inaysan marnaba ogolayn inay lumiyaan Taako keliya oo ka mid ah dhulkooda Shiinaha, maadama uu Taiwan u aqoonsan-yahay inay tahay Jasiirad kamida dhulweynihiisa. “Waxaanu la saaxiibnaa dalalka dunida Annaga oo dhaqaalahayaga ku horumarinayna. Ma lumin karno in yar oo ka mid ah dhul-weynaha China,” ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka. Wuxuuna intaas sii raaciyey “Taiwan waxay ka tirsanayd China illaa wakhtiyadii hore. 71 sannadood ka hor China wuxuu geeyay 35 Milyan oo ruux, waxaana laga aasaasay China cusub”. Xiriirka Somaliland iyo Taiwan ayaa ugu horeyntiiba waxa meel adag iska taagay Shiinaha iyo Soomaaliya, taasi oo u muuqata in xiisada ka dhalatay xiriirkaasi ay markale cirka isku sii shareerayso, maadama ay Taiwan si rasmi ah xafiiskeedii uga furatay Hargeysa, iyada oo uu diidan yahay Shiinuhu. View the full article
-
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo wariyeyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn culus u jeediyey madaxda dowlad goboleedyada, kadib shirkii Dhuusamareeb 3. Cumar Filish ayaa sheegay in madaxda maamul goboleedyada HirShabelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ay ka soo hor-jeesteen in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, islamarkaana ay soo jeediyeen in doorashadu ay noqoto mid deegaan. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Madaxweynaha iyo isagu ay ka tanaasuleen go’aankoodii hore ee doorashada, sida uu hadalka u dhigay. Ugu dmabeyn wuxuu ku baaqay in laga wada-shaqeeyo danaha guud iyo horumarka dalka, si looga gudbo caqabadaha haatan ka jira Soomaaliya. View the full article
-
LONDON: A British team has helped secure the release of three Iranian sailors from Somali pirates, amid heightened tensions between the UK and Iran over the case of the imprisoned charity worker Nazanin Zaghari-Ratcliffe. The deal for the sailors’ release involved a ransom payment of $180,000 — brokered by the UK-based Hostage Support Partnership — which was coordinated by Kenya-based former British diplomat John Steed in partnership with Leslie Edwards, a UK-based hostage-negotiation specialist. It ends the longest-running maritime hostage situation in the region to date, with the three men having spent five-and-a-half years in captivity. More than 2,000 sailors were hijacked off the Somali coast between 2005-2012, when piracy became a lucrative business, with around half a billion dollars paid out in ransoms. As companies began putting armed guards on vessels and international navies started patrolling the sea around the Horn of Africa more frequently, attacks dropped, but did not die out completely. “This marks the end of an era of Somali piracy, and the pain and suffering of Somalia’s forgotten hostages,” said Steed. Eight Iranian sailors were originally captured on board their vessel, the Siraj, while fishing off Somalia in March 2015. Five were released in 2018 — one of them, Mohammed Jaffrey, was so malnourished he appeared to have prematurely aged. The sailors allege they were treated “like goats.” The Hostage Support Partnership has had extensive engagement with Somali pirates over the past few years. Since 2013, it has helped to negotiate the release of the crews of three other hijacked vessels whose owners were uninsured. The owners of the Siraj are also believed to have been uninsured, and so unable to help the crew. The $180,000 was a fraction of the sum originally requested, and had to be raised by supporters in the Iranian shipping industry. Complex negotiations took place over many months, with the team working with Iranian diplomats to obtain proof that the three remaining hostages were still alive. However, there have been allegations that the case failed to gain traction among the higher echelons of the regime in Tehran because the crew members are of Baluchi ethnicity, a group typically treated as second-class citizens in Iran. The release of the Iranian hostages through the work of British and Iranian actors comes in sharp relief to the tension surrounding Tehran’s incarceration of dual national Zaghari-Ratcliffe. This week, a BBC “Panorama” documentary claimed Iran was holding Zaghari-Ratcliffe “hostage” to secure a £400 million ($528.2 million) payment withheld by London after an arms deal was scuppered by the Iranian Revolution in 1978. The post UK team helps free Iranian hostages from Somali pirates first appeared on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa xalay furay Kalfadhiga labaad ee baarlamaanka maamulkaasi, kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Xafladda furitaanka ayaa waxaa ka qeyb-galay guddoomiyaha golaha aqalka sare, xildhibaano iyo marti sharaf kale. Sidoo kale waxaa munsaabadda khudbado kala duwan ka jeediyey mas’uuliyiinta ka qeyb-gashay, kuwaas oo diirada saaray xaaladda Galmudug iyo horumarada ay ku tallaabsatay. Qoor-Qoor oo madasha ka hadlay wuxuu soo hadal qaaday shirikii Dhuusamareeb 3, wuxuuna tilmaamay in aan laga laaban doonin heshiiskii lagu gaaray shirkaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay muhiim tahay in la sii amba-qaado wada-hadallada, si doorashooyinka looga gaaro xal mideysan. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo ay markale madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada ay shir wada-tashi ah dhowaan ku yeelan doonaan M/Muqdisho. View the full article
-
Turkey on Thursday donated 12 new armored personnel carriers to the Somali military to support its fight against al-Qaeda affiliated group al-Shabaab. Somali Defense Minister Hassan Ali Mohamed and Somali armed forces commander Gen. Odawa Yusuf Rageh received the donation at a ceremony held in the capital Mogadishu on Thursday. Turkish Ambassador to Somalia Mehmet Yilmaz and other Somali government officials also attended the ceremony. Mohamed said that the armored personnel carriers will support Somalia’s military operations against al-Shabaab. The vehicles will be used by Somalia’s special unit, namely Gorgor (Eagle), trained and mentored by the Turkish government. “Today, we are here to receive this latest modern armored personnel carriers from our friendly and brotherly country Turkey and we are thanking them for their support to our military and country,” the Somali armed forces commander said. The Turkish ambassador said his country will continue to support Somalia. On Monday, Turkey delivered 12 off-road vehicles to Somalia as part of bilateral military and financial cooperation agreements, according to the Turkish National Defense Ministry. The post Turkey donates 12 military vehicles to Somalia first appeared on Caasimada Online.
-
Madaxweynayaasha K/ Galbeed, Galmudug iyo HirShabelle oo yeeshay kulan khadka taleefanka ah ayaa soo dhoweeyey qodobadii ka soo baxay shirkii Garoowe ee ay yeesheen Madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland, Axmed Madoobe iyo Siciid Deni. Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen maamullada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo HirShabelle ayaa waxa ay ku sheegeen inay aqbaleen shirka wada-tashiga ee ay ku baaqeen madaxdaasi, kaas oo dhowaan ka dhacaya magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Halkan hoose ka akhriso:- View the full article
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-subax-28082020.mp3 View the full article
-
The BBC has uncovered new evidence that a drone operated by the United Arab Emirates killed 26 unarmed cadets at a military academy in Libya's capital Tripoli in January 2020. Source: Hiiraan Online
-
Not since the days of the Ottoman Empire has the Turkish military had such an extensive global footprint. Under its ambitious president, Recep Tayyip Erdogan, Turkey sent troops to Libya to turn the tide of the war there, and it keeps up a military presence in Syria, Iraq, Qatar, Somalia and Afghanistan as well as maintaining peacekeeping troops in the Balkans. Source: Hiiraan Online
-
WRPS chief, senior members meet with local Somali community
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
KITCHENER -- Waterloo regional police Chief Bryan Larkin and other senior members of the police met with the local Somali community on Thursday night. Source: Hiiraan Online -
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka digay qalalaase siyaasadeed oo ka dhacay Soomaaliya, haddii dowladda federaalka ay doorashada waqtigeeda ku qaban wayso. Axmed Madoobe oo warbaahinta la hadlay kadib shirkii Garoowe ugu soo dhammaaday Puntland iyo Jubaland, ayaa ka digay in muranka iyo is-qab-qabsigu sii socdo, taasi oo sida uu sheegay xasilooni-darro iyo qal-qal amni gelinaysa xaaladda waddanka. “Waa in laga shaqeeyaa sidii doorasho ay ku dhici lahayd, waqtigeedana ugu dhici laheyd, qal-qal siyaasadeedna uusan u iman, sababtoo ah marka aad waqtiga dib u eegto, isbeddelka siyaasadeed ee waqtigiisa ku dhacaa wuxuu Soomaaliya u gaystay tallaabooyin horey loo qaaday, wax kasta oo markaa caqabad ku keena ayada ayuu dhibaato ku yahay,” ayuu yiri Axmed Madoobe. Madaxweynaha Jubaland, ayaa sidoo kale sheegay in marxaladda kala guurka ah ee dalku haatan marayo, ay tahay mid u baahan dulqaad iyo isu-tanaasul dheeri ah, si looga heshiiyo hannaanka doorashada 2020/2021. Axmed Madoobe, ayaa sidoo kale sheegay in dadka Soomaaliyeed ay ayaga isku dan yihiin, islamarkaana aysan wax dan ah ugu jirin in meel kale wax looga soo guuriyo. Madaxweynaha Jublanad ayaa sheegay inay dhankooda diyaar u yihiin inay waxyaabo badan ay danta dalka dartiis uga tanaasuleen, ayna doonayaan kaliya xalka Soomaalida. https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/08/Axmed-Madoobe-oo-ka-hadlay-Shirkii-Garoowe.mp3The post Axmed Madoobe oo u digay DF Soomaaliya (Dhageyso) first appeared on Caasimada Online.