Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,126
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. (ERGO) – Many displaced families in Baidoa are transforming their lives from aid dependency to a sustainable way of living through their own careful planning and determination. Source: Hiiraan Online
  2. https://qarannews.com/wp-content/uploads/2025/07/VID-20250715-WA0003.mp4 Qaran News
  3. Garowe (HOL) — Puntland’s regional parliament on Tuesday voted to expel MP Abdirashid Yusuf Jibril for attending a federal government-backed conference in Las Anod that Puntland lawmakers say violated the region’s constitutional principles and territorial sovereignty. Source: Hiiraan Online
  4. President Abdirahman Irro Convenes Strategic Dialogue with National Political Party Leaders His Excellency Dr. Abdirahman Mohamed Abdillahi (Irro), President of the Republic of Somaliland, today convened a high-level consultative meeting at the Presidential Palace with the Chairpersons of the three National Political Parties: WADDANI, KAAH, and KULMIYE. This strategic engagement is part of the President’s ongoing efforts to deepen national consensus, safeguard political stability, and strengthen Somaliland’s democratic resilience during a period of critical national and regional significance. The meeting provided a frank and constructive platform to discuss the evolving political landscape, the imperative of preserving national unity, and the shared responsibility to confront external threats to Somaliland’s sovereignty and constitutional order. In his remarks, President Abdirahman Irro reaffirmed his government’s firm commitment to inclusive governance, principled dialogue, and institutional cooperation. He emphasized that the vitality of Somaliland’s democracy depends on sustained engagement among political stakeholders and collective stewardship of the national interest. The President further underscored the importance of regular, structured consultations between the executive branch and the official opposition parties—not as a matter of convenience, but as a cornerstone of the Republic of Somaliland’s democratic ethos and a guarantor of its long-term stability and credibility. The leaders of the three national parties commended the President’s leadership in fostering principled dialogue at this critical juncture. They affirmed their commitment to working collaboratively in safeguarding national cohesion, advancing electoral preparedness, and reinforcing the foundations of democratic governance. Moreover, the opposition parties expressed their willingness to support government initiatives aligned with the shared aspirations of peace, constitutional order, and sustainable national progress. The meeting condemned the continued and unlawful interference by the Federal Government of Somalia in the eastern parts of the Sool region—a blatant attempt to destabilize Somaliland and undermine its territorial integrity. These actions were characterized as provocative, irresponsible, and a direct challenge to the peace and order preserved by Somaliland through decades of self-governance. The Republic of Somaliland hereby reaffirms its sovereign right to defend its territory and institutions and calls on the international community to take a clear and principled stance against Somalia’s destabilizing conduct, which threatens not only Somaliland’s security but also the wider stability of the Horn of Africa. The meeting concluded with a renewed sense of unity and shared determination to protect Somaliland’s constitutional order, democratic progress, and sovereign dignity—through dialogue, responsible leadership, and unwavering commitment to the nation’s founding principles. Qaran News
  5. Mogadishu (HOL) — Schools once operated by a Turkish cleric accused of plotting a failed coup are now thriving under new management in Somalia, where the Maarif Foundation is providing internationally accredited education to more than 1,200 students. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) — Somalia’s Minister of Health on Tuesday issued a nationwide alert over the rapid spread of hepatitis, calling for urgent action to expand testing, raise awareness, and increase access to vaccines. Source: Hiiraan Online
  7. Mogadishu (HOL) — German authorities have deported eight Somali nationals convicted of serious criminal offences, citing public safety and legal obligations to remove individuals no longer eligible to remain in the country. Source: Hiiraan Online
  8. In a vibrant and historic first, Mogadishu recently hosted “Paint & Coffee Night,” an evening where nearly 1,000 art enthusiasts, from seasoned creators to budding amateurs, primarily Somali youth, gathered to celebrate art, community, and hope. Source: Hiiraan Online
  9. Mogadishu (HOL) — A new U.S. tax on money transfers is expected to reduce remittances to Somalia and other developing nations, posing a serious threat to millions of families who rely on these lifelines in the wake of steep foreign aid cuts. Source: Hiiraan Online
  10. Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah xilka uga qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil, oo xilligan qeyb ka ah shirka siyaasadeed ee ka socda magaalada Laascaanood. Fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 56-aad oo uu shir-guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay garab fadhiday Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa looga dooday una codeeyay arrinta ka xubnaanta Golaha laga saaray Xildhibaanka. Xildhibaanada Golaha Wakiillada waxay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen aqbalaadda luminta xubinnimada Golaha ee Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil, waxaana sidaan u codeeyay: 38 Xildhibaan oo oggolaaday, 1 Xildhibaan oo diiday, 4 Xildhibaan oo ka aamusay. Go’aankan ayaa imaanaya xilli Cabdirashid Yuusuf uu qeyb ka yahay shirka ka socda Laascaanood, islamarkaana uu horay uga tagay xilka Xildhibaano. Wuxuu horay usoo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland. Source: goobjoog.com
  11. Villa Somalia oo khilaaf siyaasadeed kala dhexeeyo xukuumadda Siciid Deni ayaa ku amartay mas’uuliyiinta heer Federaal ee ka soo jeeda Puntland in mid kasta degaankiisa ka qorto mileeshiyaad hubaysan oo isaga daacad u ah. Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo hadda ku maqan safar dibadeed ayaa dhammaadkii bishii hore June bilaabay in uu mas’uul kasta oo ka soo jeeda Puntland u diro abuurista mileeshiyaad hubaysan oo mas’uulkaasi daacad u ah, sida aan ka xigannay shakhsiyaad xogtooda lagu kalsoon yahay. “Mas’uul kasta oo ka soo jeeda Puntland waxaa Villa Somalia u dirtay in uu degaankiisa ka qorto mileeshiyaad hubaysan oo isaga daacad u ah, kuwaasi oo u abaabulan beel ahaan si aysan Puntland ugu degdegin in ay tallaabo ka qaado” sidaasi waxan ka xiganay ilo wareedyo la socda dhaq dhaqaaqan cusub ee Villa Somalia bilowday. Villa Somalia ayaa doonaysa in ay abuurista mileeshiyaadkan ku hesho saamayn ciidan oo gudaha Puntland ka fulin karta siyaasada Madaxweyne Xasan Shiikh iyo kooxdiisa oo khilaaf siyaasadeed adag kala dhexeeyo Madaxweyne Siciid Deni. PUNTLAND POST The post Villa Somalia oo mas’uul kasta oo ka soo jeeda Puntland u dirtay in uu mileeshiyaad ka qorto degaankiisa appeared first on Puntland Post.
  12. Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel-mariyay aqbalaadda luminta xubinimada golaha ee mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Fadhigii saaka ee Baarlamaanka oo ay soo xaadireen 43 mudane ayuu golaha wakiilada Puntland ku meel-mariyay luminta xubinimada golaha ee Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaanka) oo dhawaan xilkaasi iska casilay sida uu ka shaaciyay Shirkii dhammaystirka maamul dhiska SSC-khaatumo ee Laascaanood. 38 mudane ayaa u codeeyay aqbalaadda luminta xubinimada Baarlamaanka ee Cabdirashiid Abwaanka, hal xildhibaan ayaa diiday, halka ay ka aamuseen 4 xubnood sida uu shaaciyay guddoonka Baarlamaanka Puntland oo warkan ku dhawaaqay. Abwaan Cabdirashiid oo hore u soo noqday guddoomiyaha golaha Puntland ayaa maalmo ka hor shaaciyay in uu si rasmi ah isaga casilay xubintii xildhibaanka si uu qeyb uga noqdo qorshaha dhammaystirka maamul u samaynta iyo midaynta Maakhir iyo Khaatumo oo ka socda Laascaanood. PUNTLAND POST The post Baarlamaanka Puntland oo cod aqlabiyad leh ku aqbalay luminta Xubintii golaha ee Abwaan Cabdirashiid appeared first on Puntland Post.
  13. Ciidamada maamulka Israa’iil ayaa wajahaya iska caabintii ugu adkayd, ayadoo xoogagga falastiiniyiintu ay si maalinle ah u khaarijinayaan saraakiil sar sare oo militariga Israa’iil ka tirsan. Saacado yar ka hor ciidanka Israa’iil waxay ku dhawaaqeen in la diley saddex askari oo ka tirsan guutada 401-aad, islamarkaana uu dhaawac halis ahi soo gaaray sarkaal sare, kadib dagaallo xooggan oo ka dhacay waqooyiga marinka Qaza. Idaacadda ciidamada Israa’iil oo soo xiganeysa ilo milateri ayaa sheegtay in saddexda askari lagu dilay gudaha taangigooda oo yaallay deegaanka Jabalia ee waqooyiga Qaza, waxaana ciidanku ay xaqiijiyeen in hadda aysan awoodin inay ogaadaan sababta rasmiga ah ee ka dambeysay qaraxa taangiga iyo dhimashada askarta. Dagaalka marinka Qasa oo socda in ka badan 21 bilood Israa’iil weli wax guul ah kama gaarin, markii laga reebo gumaadka kumannaan Falastiiniyiin ah iyo go’aamin aan taariikhda dunida horay u soo marin oo ay ku samaysay dadka ku nool Qasa. Source: goobjoog.com
  14. Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in la xiray Mid/le Axmed Nuur Maxamuud, oo ka tirsan ciidanka , kaddib markii lagu eedeeyay in uu ku kacay fal xadgudub ah oo ka dhan ah gabar muwaadinad Soomaaliyeed ah. Falkan xun ayaa si toos ah uga horjeeda shuruucda dalka iyo anshaxa ciidanimo ee ay ku dhaartaan saraakiisha amniga, sida lagu yiri war saxaafadeed uu saaray Taliska Ciidanka Booliisku. Si uu u dhaqmay sargaalkan adeegsanayay awoodda dowladda ayaa si weyn loo cambaareeyay, wuxuuna Taliska Ciidanka Booliisku sheegay in Eedeysanaha loo gudbin doonaa maxkamadda awoodda u leh si loogu waafajiyo sharciga dalka. Source: goobjoog.com
  15. Lacagta dhijitaalka ah ee ugu caansan dunida – Bitcoin – ayaa markii ugu horreysay gaartay halkii ugu sareysay iyadoo lagu kala iibsaday in ka badan $120,000 doolar. Kororkan aan horay loo arag ayaa muujinaya kalsoonida sii kordheysa ee maalgashadayaasha dunida ku qabaan suuqyada cryptocurrency-ga, gaar ahaan tan iyo bilowgii sanadkan 2025. Kororka qiimaha ayaa si gaar ah loola xiriirinayaa dib u doorashada Donald Trump oo lagu tirinayo taageere weyn oo xeer-deji ah oo u ololeeya xorriyadda lacagaha dijitaalka ah. Isbeddelka siyaasadeed ee Mareykanka ayaa keenay in maalgashadayaal badan ay ku dhiiradaan gelinta lacagahooda suuqa Bitcoin iyo cryptocurrencies kale. Sidoo kale, laga bilaabo maanta , Aqalka Congress-ka ee Mareykanka ayaa bilaabay dood ku saabsan hindise sharciyeedyo cusub oo lagu casriyeynayo nidaamka maaraynta lacagaha dhijitaalka ah. Hindiseyaashan ayaa la filayaa inay sharciyeyn dheeraad ah iyo ilaalin maalgashi u keenaan suuqa, taasoo suurtagal ka dhigtay in kalsoonida maalgashadayaasha ay si weyn u kacdo. Dadka falanqeeya dhaqaalaha dijitaalka ah ayaa sheegay in haddii sharciyadan la meel mariyo, ay suuragal tahay in qiimaha Bitcoin uu sii kordho, maadaama ay suuqyada heli doonaan jawi sharciyeed oo hufan oo dhiirrigeliya maalgashiga. Source: goobjoog.com
  16. Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u dhaqan gelisay sharci cusub oo lagu soo rogay cashuur dhan 3.5% lacagaha ay dibadda u diraan dadka aan Mareykanka u dhalan. Tallaabadan ayaa laga cabsi qabaa in ay si weyn u saameyso malaayiin qoys oo dunida ku tiirsan xawaaladaha si ay u daboolaan baahiyaha aasaasiga ah sida cuntada, biyaha, waxbarashada iyo caafimaadka. Sharci lagu magacaabo “One, Big, Beautiful Bill”, oo uu bishan saxiixay madaxweyne hore Donald Trump, ayaa qayb ka ah qorshe dhaqaale oo la sheegay in uu sare u qaadayo dakhliga gudaha, balse si weyn uga dhan ah jaaliyadaha muhaajiriinta ah ee Mareykanka ku nool. Machadka Horumarka Caalamiga ah (CGD) ayaa sheegay in canshuurta cusub ay sabab u noqon karto in lacagaha loo diro waddamada danyarta ah ay hoos u dhacaan 5.6%, taasoo macnaheedu yahay in waddamo sida Soomaaliya, Mexico, Hindiya, iyo Tonga ay lumin karaan balaayiin doolar sanadkii. Sanadkii 2023, Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dibadda ku sugan ayaa dalka usoo xawishay $1.73 bilyan – taasoo ka badan dhammaan deeqaha horumarineed iyo bani’aadamnimo ee Soomaaliya hesho. Sidoo kale, 40% deeqdii horay uga imaan jirtay Mareykanka ayaa laga jaray kadib markii USAID la dhimisay in ka badan $60 bilyan guud ahaan dunida. Hay’adaha samafalka sida Oxfam ayaa hore u sheegay in xawaaladuhu ay badbaadiyeen nolosha kumannaan Soomaali ah xilligii abaarihii 2011. Hadda, canshuurta cusub waxay si toos ah u saameyn doontaa boqolaal kun oo qoys oo noloshoodu ku tiirsan tahay lacagahaas. Waddamada sida Hindiya, oo helay $119 bilyan oo xawaalado ah sanadkii hore, ayaa sidoo kale lumin doona malaayiin doolar haddii canshuurta la dhaqangeliyo. Su’aasha hadda taagan ayaa ah: Dalalka sida Australia ma dabooli karaan farqiga dhaqaale ee ka dhashay canshuurta Mareykanka? Qaramada Midoobay ayaa ujeedadeedu tahay in la yareeyo kharashaadka xawaalad dirista in ka yar 3% marka la gaaro 2030. Haddana tallaabooyinkii ugu dambeeyey ee Mareykanka ayaa u muuqda kuwo kasoo horjeeda yoolkaas, iyagoo dhibaato weyn u horseedaya qoysas danyar ah. Source
  17. Warar kasoo baxay wakaaladda Fars ee dalka Iran, taasoo si dhow ula shaqeysa Ilaalada Kacaanka (IRGC), ayaa sheegaya in Madaxweynaha cusub ee Iran, Masoud Pezeshkian, uu dhaawac fudud kasoo gaadhay mid kamid ah weerarradii Israa’iil ku qaaday gudaha Iran bishii la soo dhaafay. Sida lagu sheegay warbixinta Fars oo la daabacay 13-kii July, weerarku wuxuu dhacay 16-kii June, xilli uu madaxweynuhu ku sugnaa xarun sir ah oo dhulka hoostiisa ah oo ku taalla waqooyiga galbeed ee Tehran, halkaasoo uu shir deg-deg ah kula lahaa Golaha Qaranka ee Ammaanka Sare – oo ah hay’adda ugu sarreysa ee go’aan ka gaadha arrimaha amniga qaranka marka laga reebo hoggaamiye Ayatullah Cali Khumayni. Warka ayaa intaas ku daraya in lix bam lagu garaacay albaabada galitaanka iyo bixitaanka xaruntaasi sirta ah, iyadoo sidoo kalena ay waxyeelo soogaadhay korontadii iyo qalabkii hawada siinayay xarunta. Madaxweyne Pezeshkian ayaa lagu soo waramayaa in dhaawac ka soo gaadhay lugta isla markaana isaga iyo xubno kale oo dowladda ka tirsan ay goobta ka baxsadeen iyaga oo adeegsanaya marin sir ah oo loogu talogalay in si deg-deg ah looga baxsado. Muuqaallo lagu faafiyay baraha bulshada intii lagu jiray dagaalkii 12-ka maalmood socday ayaa muujinayay weerarro isdaba joog ah oo lagu qaaday buur ku taalla waqooyiga galbeed ee Tehran. Wararka cusub waxay caddeynayaan in maalintii afraad ee dagaalka ay Israa’iil beegsatay xaruntan sirta ah halkaas oo ay joogeen madaxda ugu sarreysa dalka Iran. Weerarkan ayaa sidoo kale sababay go’itaanka isgaadhsiinta xarunta, taasoo keentay in madaxda sare ay muddo 24 saacadood ah ku jiraan xaalad jahwareer iyo go’aan qaadasho la’aan ah. Wasiirka Gaashaandhigga Israa’iil, Israel Katz, ayaa sheegay in Israa’iil ayna ujeeddadeedu ahayn “in ay riddo nidaamka” balse madaxda Iran ay si weyn uga yaabeen weerarrada, gaar ahaan markii la dilay saraakiil badan oo ka tirsan IRGC iyo ciidamada milatariga maalmaha hore ee dagaalka. Madaxweyne Pezeshkian ayaa toddobaadkii hore si toos ah ugu eedeeyay Israa’iil in ay isku dayday dilkiisa, balse Israa’iil ayaa diidday eeddaas. Sidoo kale, wararka qaar waxay sheegayaan in hogaamiyaha sare ee Iran, Ayatullah Cali Khumayni, uu badhtilmaameed u ahaa weerarrada, hase yeeshee Israa’iil ay weyday raadkiisa kadib markii si qarsoodi ah meel ammaan ah loogu wareejiyay. Waxaa wali la isweydiinayaa sida Israa’iil u heshay xogta sirta ah ee ku saabsan goobaha ay joogaan madaxda Iran, xeryaha milatariga iyo kuwa nukliyeerka ee dhulka hoostiisa laga dhisay. Dagaalka ayaa qarxay 13-kii June kadib markii Israa’iil si lama filaan ah u bilowday weerarro lagu badhtilmaameedsaday xarumaha nukliyeer ka iyo ciidamada Iran, iyadoo sheegtay in ay ka hortagayso horumarka Iran ee dhinaca hubka nukliyeerka. Iran ayaa ku andacootay in aysan wadan barnaamij hub nukliyeer ah, isla markaana hawsha ay wadaan ay tahay mid ujeedadeedu tahay tamarta nabadgelyada ah. 22-kii June, Maraykanka ayaa isna qaaday duqeymo cirka iyo badda ah oo lagu beegsaday saddex xarumood oo nukliyeer ah oo Iran leedahay. Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in weerarradaasi “ay gebi ahaanba burburiyeen” xarumahaas, inkasta oo hay’adaha sirdoonka qaar ay muujiyeen dareen ka duwan. Source
  18. Itoobiya waa dal ku yaalla Bariga Afrika oo aan bad lahayn tan iyo 1993 xilligaas oo ay Ereteriya madax-bannaanideeda ka qaadatay, islamarkaana ay noqatay dowlad xiran. Tan iyo xilligaas, Itoobiya waxay la daalaa-dhacaysay dhibaatooyin ay sheegtay inay biya la’aanta ka dhasheen, waxayna dadaal ugu jirtay sidii ay marin badeed u heli lahayd, iyadoo baahi weyn u qabta inay si xor ah u gaarto badda oo ay uga faa’iidaysato ganacsigeeda iyo amnigeeda. Arrintan ayaa dhalisay in Xukuumadda Addis Ababa ay billowdo dhaqdhaqaaqyo diblomaasiyadeed iyo kuwo millatari oo xasaasi ah, iyadoo si gaar ah diiradda u saaraysa dalalka Soomaaliya iyo Ereteriya. Ujeeddooyinka Itoobiya ee Badda Raadinta Itoobiya waxay leedahay dhowr ujeeddo oo muhiim ah oo ay u aragto inay uga xiranyihiin helista marin badeed, kuwaas oo ay kamid yihiin isku-xir Ganacsi, Istaraatiijiyad Amni, iyo is ballaaran dhuleed. Itoobiya waxay rabtaa in aysan si buuxda ugu tiirsanaan hal keliya, si aysan khatar siyaasadeed ama millatari ula kulmin, waxayna doonaysaa inay joogitaan madax-bannaan ku yeelato badweynta Hindiya iyo badda-cas midkood. Qorsheyaasha Itoobiya ee Soomaaliya Itoobiya waxay si gaar ah isha ugu haysa xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan dhinaca Xeebaha Soomaaliland oo juquraafi ahaan uga dhow deegaannada kale, waxaana damacaas si weyn loogu baraarugay bishii Janaayo ee sanadkii 2024 xilligaas oo Addis Ababa ay heshiis la gashay Xukuumaddii Muuse Biixi. Qorshaha Qarsoon ee Itoobiya Waxaa lagu tuhunsan yahay in Itoobiya ay damacsan tahay in ay si buuxda ula wareegto qeyb kamid ah badda Soomaaliya ama Ereteriya oo saldhigyo badeed ay ka samaysato, islamarkaana saameyn xooggan ku yeelato xeebaha deegaannada Somaliland, gaar ahaan dhinaca gacanka cadmeed oo ah aag istiraatiiji ah. Damacani ma ahan keliya mid maskaxda hoggaan Itoobiya ka guuxaya, balse waa istiraatiijiyad fog oo fulinteedu ay mar hore billaabatay, waxayna Xukuumadda Addis Ababa bilihii la soo dhaafay qaatay tillaabooyin ay qalabaynayso ciidankeeda badda iyo kuweeda cirka. Qorsheyaasha Itoobiya ee Ereteriya Itoobiya iyo Ereteriya waxaa dhawr mar dhex maray dagaallo culus intii u dhexaysay1998–2000, balse xiriirkooda ayaa soo wanaagsanaaday kadib heshiiskii nabadeed ee 2018, waxaa’se bilihii la soo dhaafay ka dhex aloosnaa khilaaf xooggan oo hadda qarka u saaran gacan ka hadal militari. Itoobiya waxay raadineysaa in ay isticmaasho dekedaha Massawa iyo Assab ee Ereteriya,balse xiriirka labada dal ayaa markale noqday mid xasillooni la’aan ah kadib kacdoonada gudaha Itoobiya ah iyo is-aaminaad la’aanta labada hoggaan. Si kastaba ha ahaatee Itoobiya waxay ku jirtaa diyaar-garow dagaal iyo dhaqdhaqaaqyo xooggan oo bad raadin ah, balse Soomaaliya dhankeeda ma muuqato istaraatiijiyad wax ku ool ah oo ay ku wajihi doonto haddii Addis Ababa ay qaaddo tillaabo militari. Source: goobjoog.com
  19. LAS ANOD, Somalia – The landmark conference that opened in Las Anod on Sunday to formalize the new federal member state of SSC-Khaatumo is far more than a local administrative achievement. It represents the culmination of a shrewd and assertive political strategy by the Federal Government of Somalia (FGS) in Mogadishu. By officially sponsoring the creation of this new state from contested territory, the central government has, in a single, decisive maneuver, fundamentally undermined the two most significant challenges to its authority in the north: Somaliland’s decades-long secessionist project and the powerful regional autonomy of Puntland. This move is a textbook example of political opportunism, turning a local uprising into a national strategic victory. For years, Mogadishu has been a peripheral actor in the north, its authority contested by the self-declared independent republic of Somaliland and the powerful, semi-autonomous Puntland state. With the establishment of SSC-Khaatumo, the FGS has killed two birds with one stone, redrawing the political map and reasserting its role as the ultimate arbiter of the Somali nation. A body blow to Somaliland’s statehood bid The creation of SSC-Khaatumo lands a devastating blow to the very foundation of Somaliland’s claim to independence. Hargeisa’s entire argument for statehood rests on the sanctity of the colonial-era borders of the former British Somaliland protectorate. The permanent, FGS-backed removal of the Sool, Sanaag, and Cayn (SSC) regions—a vast and strategic portion of that claimed territory—hollows out this argument. It demonstrates that the borders are not sacrosanct and that the territory is not unified. Furthermore, the move shatters Somaliland’s carefully constructed international narrative of a nation built on popular consent. The fierce, months-long conflict in 2023, which saw local Sool clan clan militias expel Somaliland forces after a 15-year occupation, was a violent rejection of its rule. By formally recognizing the will of the local population to remain within federal Somalia, the FGS has legitimized this rejection on a national and international level. It sends a clear message: Somaliland does not govern with the consent of all peoples within its claimed borders. This creates a permanent, government-backed internal challenge to Hargeisa’s authority, serving as a powerful counter-argument to its quest for international recognition. Sidestepping and diminishing Puntland Simultaneously, Mogadishu’s strategy cleverly outmaneuvered its neighboring state, Puntland. Puntland’s claim to the SSC regions was not based on colonial borders but on deep clan kinship. The Sool clan clan of SSC and the dominant clans in Puntland both belong to the larger Harti sub-confederation of the Darod. For over two decades, Puntland asserted itself as the rightful guardian of the region’s interests. However, Puntland was unable to effectively protect the region from Somaliland’s incursions or offer a political structure that satisfied local aspirations. The FGS astutely exploited this gap. By stepping in as the direct guarantor of SSC-Khaatumo’s status as a Federal Member State (FMS), Mogadishu established a direct line of patronage, loyalty, and administration to Las Anod. This bypasses Puntland entirely, diminishing its stature as the primary political representative of the Harti/Darod clans. Instead of the SSC leadership reporting to the Puntland capital of Garowe, they now answer directly to Mogadishu. This not only weakens Puntland’s regional influence but also subtly shifts the balance of power within Somalia’s complex federal system, strengthening the central government’s hand against one of its most powerful and often rivalrous member states. A new, assertive federal government The ultimate winner in this geopolitical chess game is the Federal Government itself. After decades of being perceived as weak and unable to project authority beyond Mogadishu, the FGS has demonstrated its capacity to act decisively. It has established a powerful new blueprint for national unification: find cracks within rival power structures and offer local populations a better deal through direct federal statehood. By positioning itself as the champion of local self-determination for the people of SSC-Khaatumo, the FGS has gained a deeply loyal new federal state. It has proven to be a guarantor of security and political will, a role its rivals have failed to play. This assertive gambit signals a new era in Somali politics, where the central government is no longer just a passive observer of regional conflicts but an active and strategic participant capable of shaping the nation’s destiny in its favor. The future now hinges on Mogadishu’s ability to deliver tangible security, development, and governance to its new partner, all while managing the inevitable backlash from a cornered Somaliland and a sidelined Puntland. While the path ahead remains fraught with challenges, for now, Mogadishu is celebrating a masterstroke that has fundamentally altered the political landscape of Somalia.
  20. GAROWE, Somalia – In a dramatic and decisive political counter-move, the lawmaker at the heart of a brewing constitutional crisis in northern Somalia has pre-empted the Puntland government’s strategy by resigning from its parliament. Abdirashid Yusuf Jibril announced his resignation Sunday from Las Anod, delivering what can only be described as a masterstroke of political strategy. His decision immediately renders Puntland’s accusations of treason against him irrelevant. However, it’s more than just a personal stance — it marks a dangerous escalation in the broader territorial dispute, shifting the conflict from an internal legal matter to an open confrontation between two rival visions of statehood. The high-stakes gamble by Puntland President Said Abdullahi Deni has now clearly backfired, empowering his adversaries and pushing the region closer to the brink of open conflict. A calculated counter-move At the heart of Jibril’s strategy was his ability to flip the script. Just days earlier, Puntland’s leadership thought it held the upper hand. The Attorney General had sent a formal letter seeking to strip Jibril of parliamentary immunity — accusing him of treason, military mobilization, and inciting civil war. The message was clear: paint him as a dangerous actor out to destabilize the state. But Jibril’s resignation turned the entire strategy on its head. By stepping down voluntarily, he made it legally impossible to strip him of immunity. The Attorney General’s letter instantly lost all legal weight — it became a dead document. Just as crucially, Jibril redefined his image. He wasn’t a rogue lawmaker betraying the state — he was a patriot answering a higher political calling: the struggle to build a new one. And the setting of his announcement carried heavy symbolism. Las Anod, the city at the heart of the 2023 conflict that saw Somaliland forces expelled, has become a rallying point for the SSC-Khaatumo movement. By choosing that city, Jibril signaled loud and clear that his allegiance lies not with the established order in Garowe but with the self-determination movement rising in the contested territories. Jibril’s move doesn’t just protect him from legal retaliation — it pushes the conflict into new and more dangerous territory. His announcement revealed a broader ambition behind the SSC-Khaatumo cause. Jibril, who hails from the Sanaag region, declared his aim to unite “Khaatumo and Maakhir“ — a direct appeal to the East Sanaag Clan clan in Sanaag to align with the Sool clan-led movement. That significantly widens the scope of the crisis. What was once a flashpoint in Sool has now become a multi-front threat to Puntland’s territorial integrity. If the major clans of these two regions align, Puntland could face a serious political and geographic rupture — one that would slice off its entire southern and eastern flank. Deni’s strategy backfires While SSC-Khaatumo grows stronger and more ambitious, Puntland’s strategy lies in ruins. What was intended as a show of strength has instead revealed a critical miscalculation. With Jibril’s resignation, Puntland has lost the legal avenue to pressure him and is left with only riskier, more escalatory options — such as economic sanctions or confrontation. The public failure is also a blow to President Deni’s credibility. It provides ammunition to his critics, who now have a clear example to argue that his administration is not only aggressive but also ineffectual and politically outplayed. Jibril’s resignation marks a turning point in this regional power struggle. It closes off any pathway for an institutional resolution within Puntland. Instead, it opens the door to a direct contest over territory, allegiance, and legitimacy. The political crisis has now matured into something more dangerous — a realignment that is no longer about parliamentary procedures or legal threats. It’s now about shifting loyalties on the ground and determining which vision for the region’s future will prevail.
  21. WASHINGTON, USA – The United States has announced a reward of up to $5 million for information leading to the capture of a senior al-Shabaab leader wanted for his role in the deadly 2010 suicide bombings in Kampala, Uganda, which killed 76 people, including an American citizen. The US Department of State’s Rewards for Justice program is seeking information on Abdikadir Mohamed Abdikadir, a Somali-Kenyan national also known as “Ikrima,” who is described as a key figure in the al-Qaeda-linked terrorist group. The announcement, made 15 years after the attacks, underscores the long-term US commitment to bringing the perpetrators of the bombings to justice. “We have not forgotten the victims; help us achieve justice,” the Rewards for Justice program stated in a notice posted on its social media channels. The notice features a photograph of Abdikadir and details his alleged involvement in the attacks that targeted crowds watching the World Cup final on July 11, 2010. A key planner and operator According to the US government, Abdikadir played a “significant role in planning and directing” the Kampala attacks. He is accused of receiving surveillance reports on potential targets in the Ugandan capital and, alongside other al-Shabaab commanders, selecting outdoor bars as “soft targets.” Furthermore, US officials allege that Abdikadir was responsible for training and directing key operatives, including the suicide bombers who carried out the coordinated blasts. He is also said to have facilitated the transport of the suicide vests used in the devastating explosions. Abdikadir has been a prominent figure within al-Shabaab for over a decade. The State Department identifies him as a senior leader who has served as the group’s Head of Operations and Logistics. His responsibilities have allegedly included coordinating the recruitment of Kenyan youth into the extremist organization and commanding a unit of Kenyan fighters within Somalia. The effort to locate Abdikadir is part of a broader US strategy to dismantle al-Shabaab’s operational networks. On August 6, 2021, the US Department of State formally designated Abdikadir as a Specially Designated Global Terrorist (SDGT). This designation triggers severe financial sanctions, blocking all of Abdikadir’s property and interests in property that are subject to US jurisdiction. It also makes it a federal crime for any US person to engage in transactions with him or to knowingly provide material support to al-Shabaab, which the US designated as a Foreign Terrorist Organization in 2008. A scar on the region The 2010 Kampala bombings were al-Shabaab’s first major attack outside of its primary base in Somalia and marked a significant escalation of the group’s regional ambitions. The coordinated attacks targeted a rugby club and an Ethiopian restaurant where football fans had gathered to watch the FIFA World Cup final match between Spain and the Netherlands. Al-Shabaab claimed responsibility for the carnage, stating it was in retaliation for Uganda’s deployment of troops to Somalia as part of the African Union Mission in Somalia (AUSSOM), which supports the Somali government in its fight against the insurgents. The US government is urging anyone with information on Abdikadir Mohamed Abdikadir or other individuals involved in the bombings to contact the Rewards for Justice program through its secure channels, which include Signal, Telegram, WhatsApp, and a Tor-based tips line. “Your information could make you eligible for a reward and relocation,” the notice assures potential informants.
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Odayaal ka soo jeeda beesha Majeerteen ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay shir jaraa’id, kuwaas oo ka cabanaya beesha Cayr ee Habargidir oo ay sheegeen inay xoog uga heystaan Hotel Diblomatic oo ku yaalla inta u dhaxeysa isgoysyada Banaadir iyo Soobe, kana soo horjeeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Cidda la sheegay inay xoogga ku heysato dhulka uu ka dhisan yahay Hotel Diblomatic, waxay markii hore codsadeen in laga ijaaro, kadibna waxay sheegteen in dhulkaas ay leeyihiin, iyagoo xoog adeegsanaya, sida ay odayaashaani sheegeen. Xaaji Cabdullahi Shirwac oo ku magac dheeraa Xaaji Qore, oo ahaa nin caan ah oo ka soo jeeday Daarood, gaar ahaan beesha Majeerteen, balse hadda dhintay ayaa ragga gurigaas heysta ka ijaaray markii hore. Odayaasha galabta warbaahinta la hadlay waxay sheegeen in toos loo sheegtay milkiyadda dhulkooda, iyagoo codsi u dirsaday dowladda, gaar ahaan madaxda sare iyo hay’adaha cadaaladda. Sidoo kale, waxay sheegeen in toddoba bilood ka hor ay gal-dacwadeed ka furteen maxkamadda gobolka Banaadir, balse ay la daahday go’aaminta kiiskaan oo sida ay sheegeen ah mid iska cad oo u baahan go’aan qaadasho oo kaliya. Odayaasha ayaa maxkamadda ka codsaday inay joojiso shaqada ka socota Hotelka ilaa inta go’aan ay ka gaareyso, “inta go’aan ka soo baxayo dhulkaan halaga dhexbixiyo dadkii lahaa iyo dadka degan,” ayuu yiri mid kamid ah odayaasha. Maxiamadda Gobolka Banaadir ayey odayaashaan rajo badan ka muujiyeen inay xaqooda u soo dhici doonto, maadaama sanadihii u dambeeyey ay ku guuleysatay in qoysas badan ay u xukunto, kuna wareejiso guryo xoog looga heystay. Hoos ka daawo
  23. Maxaas (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta la wareegtay deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan, kaas oo ah deegaan istaraatiiji ah oo hoos taga degmada Jalalaqsi, kadib markii ay halkaas isaga baxeen ciidamada deegaanka. Ciidamada Macawiisleyda ee beesha Xawaadle, oo saddex sano ka hor la wareegay deegaankaas, ayaa maanta isaga baxay iyagoo aan wax dagaal ah gelin, kadib markii ay xaqiiqsadeen in Al-Shabaab ay weerar kusoo wajahan tahay. Xaaladda gobolka Hiiraan ayaa sii xumaaneysa, iyadoo kooxda Al-Shabaab ay dib u qabsatay dhul badan, oo ay ku jiraan toban deegaan oo muhiim ah iyo degmada Moqokori. Waxaana gobolka ka jirta xaalad hubanti la’aan ah. Ciidamada dowladda iyo kuwa beesha Xawaadle ayaa caawa difaac ka sameystay degmada Maxaas, oo cabsi laga qabo inay Al-Shabaab soo weerarto. Halkaas waxaa shalay gaaray gurmad ka yimid magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb, oo ay dirtay beesha Cayr. Beesha Cayr ee Habargidir ayaa beesha Xawaadle ku wareejisay gargaar isugu jira lacag dhan 50 kun oo doolar ah, 200 neef oo ari ah, 10 neef oo geel ah, laba gaari oo raashin ah iyo ciidamo si toos ah u dagaalamaya. Al-Shabaab oo horey ula wareegay Moqokori ayaa hadda wada dhaqdhaqaaqyo halis ah, waxayna dadka reer miyiga ah ka barakiciyeen deegaannada bariga gobolka Hiiraan ee ay qabsadeen. Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle, Yuusuf Dabageed, ayaa xalay sheegay in in ka badan 60 kun oo qoys ay ka barakaceen dhulkii ay Al-Shabaab dib u qabsadeen, isagoo gargaar degdeg ah ka codsaday dowladda federaalka.
  24. JOWHAR, Somalia – The president of Somalia’s HirShabelle state launched a voter registration drive on Sunday, marking a tangible step in the conflict-ridden nation’s ambitious and contentious push toward its first direct elections in over half a century. In a ceremony in Jowhar, the state capital, President Ali Gudlawe Hussein was the first to register, as hundreds of residents lined up to have their details recorded by the National Independent Electoral Commission (NIEC). The move is part of a federally-backed plan to replace the country’s entrenched clan-based power-sharing system with a “one person, one vote” model. “The Somali people and the community of Hirshabelle today have the best opportunity,” Gudlawe announced to the crowd after registering. “I am happy to stand up for my citizenship rights today.” The launch in HirShabelle, a federal member state located north of the capital, Mogadishu, follows similar registration kick-offs in Galmudug and the Southwest states. It signals a coordinated effort by allies of the central government to build momentum for universal suffrage ahead of local and, eventually, national polls. A statement from the HirShabelle presidency noted that citizens were eager to participate. “The people want to have their say through the ballot box,” it read. A historic shift from clan politics The voter registration drive represents a potential turning point for Somalia’s political landscape, which an indirect electoral model has governed for decades. Since the collapse of the central government in 1991, power has been distributed through the “4.5 clan formula.” This intricate system, designed as a temporary measure to quell the civil war, allocates parliamentary seats and government positions to Somalia’s four prominent clan families, with a smaller share (the “0.5”) reserved for a coalition of minority clans. While credited with providing a framework for stability, critics argue that the system is undemocratic, entrenches clan divisions, and fuels political corruption. The planned “qof iyo cod” (one person, one vote) elections would be the first of their kind since 1969, before the military coup that brought Siad Barre to power and plunged the nation into decades of authoritarian rule and subsequent anarchy. The move toward direct voting is a cornerstone of President Hassan Sheikh Mohamud’s administration. However, the initiative is far from universally accepted among Somalia’s powerful federal member states. The most notable opposition comes from Puntland, the country’s oldest semi-autonomous state. In March 2024, Puntland’s leadership announced it was withdrawing its recognition of federal institutions, accusing President Mohamud of violating the provisional constitution in his push for electoral and constitutional changes. While Puntland itself has experimented with direct local elections, its leaders have expressed deep distrust of the federal government’s process, underscoring the profound political fragmentation that complicates any national project. The success of the “one person, one vote” system will largely depend on the federal government’s ability to achieve a broad-based consensus among all states. Security and logistical hurdles Beyond the political discord, organizers face monumental security and logistical challenges. The al-Qaeda-linked insurgency, Al-Shabaab, remains a potent threat across much of the country. The group actively seeks to overthrow the internationally-backed government. It has historically targeted and threatened to disrupt any electoral process. Ensuring the safety of registration centers and future polling stations, particularly in rural areas where Al-Shabaab holds sway, will be a critical test for Somali security forces and their international partners. The National Independent Electoral Commission (NIEC), tasked with orchestrating this historic vote, faces the immense task of registering a population that includes millions of internally displaced persons and nomadic communities, many of whom lack formal identification. While the images of citizens lining up in Jowhar provide a symbol of hope for a more democratic future, the path to a nationwide “one person, one vote” election is fraught with obstacles. Overcoming deep-seated political divisions and the persistent threat of extremist violence will be paramount if Somalia is to transition away from its clan-based past successfully.
  25. London (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Nigeria Muhammadu Buhari, oo hoggaaminayay dalka ugu dadka badan Afrika intii u dhaxaysay 2015-2023, isla markaana ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee Nigeria ee madaxweyne xilka haya kaga guulaysta sanduuqa codbixinta, ayaa Axaddii ku geeriyooday magaalada London, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada. “Madaxweyne Buhari wuxuu maanta ku geeriyooday magaalada London abaare 4:30 galabnimo (1530 GMT), kaddib xanuun muddo dheer la soo dersanaa,” ayuu yiri afhayeenka Madaxweyne Bola Tinubu oo farriin soo dhigay bartiisa X. Buhari, oo 82 jir ahaa, oo markii hore dalka ku hoggaaminayay xukun militari kaddib afgambi dhacay sannadihii 1980-meeyadii, ayaa ku kasbaday taageerayaal daacad u ah siyaasaddiisa ku dhisnayd la-dagaallanka musuqmaasuqa ee uu sida adag u aaminsanaa. Wuxuu isugu yeeri jiray “dimoqraadi is-beddelay” wuxuuna dareyskii militariga ku beddeshay qamiisyo iyo koofiyado. “Anigu qof walba waan u simanahay, cid gaar ahna ma ahi,” waxay ahayd oraah uu Buhari si joogto ah ugu celcelin jiray taageerayaashiisa iyo kuwa dhaliila intaba. Buhari ayaa ka guuleystay Goodluck Jonathan sannadkii 2015-kii, doorashadaas oo lagu tilmaamay middii ugu caddaaladsanayd ee taariikhda Nigeria. Dad badan ayaa rajeynayay in janaraalkaas weyn ee howlgabka ahaa uu si adag ula tacaali doono kooxaha hubeysan, sidii uu sameeyay markii uu ahaa madaxa militariga ee dalka. Taas beddelkeeda, rabshadihii markii hore ku koobnaa gobolka waqooyi-bari ayaa ku fiday dalka oo dhan. Tani waxay keentay in qaybo badan oo Nigeria ka mid ah ay ka baxaan gacanta ciidamada ammaanka oo markii horeba culays saarnaa, iyadoo dableyda hubeysan ee waqooyi-galbeed, kooxaha gooni-u-goosadka ah ee hubeysan, iyo burcadda ka jirta koonfur-bari ay si xor ah u meeraystaan. Inta badan soo jiidashadiisu waxay ku dhisnayd mabda’iisa la-dagaallanka musuqmaasuqa, kaasoo ahaa udub-dhexaadka ajandihiisa xilliyadii uu ahaa hoggaamiyaha militariga iyo madaxweynaha rayidka ah labadaba. Wuxuu aaminsanaa in musuqmaasuqa baahsan ee ku jira dhaqanka siyaasadeed ee Nigeria uu yahay waxa dadka dib u dhigaya. ‘Baba Go Slow’ Laakiin Buhari si degdeg ah ayuu dadka uga niyad-jabiyay guushiisii 2015-kii kaddib. Waxa ku qaadatay lix bilood inuu magacaabo golihiisa wasiirrada. Muddadaas, dhaqaalihii dalka oo ku tiirsanaa saliidda waxaa curyaamiyay qiimaha hooseeya ee saliidda ceyriin, taasoo keentay in dadku ugu yeeraan “Baba Go Slow”. Guushiisii labaad ee 2019-kii waxay timid inkastoo muddadiisii xileedka hore ay hareeyeen hoos-u-dhac dhaqaale oo ahaa kii ugu horreeyay muddo jiil ah, weerarro ay maleeshiyaad ku qaadeen goobaha saliidda, iyo isaga oo marar badan isbitaal la dhigay. Waxa uu ku dhashay Daura oo ka tirsan gobolka Katsina ee waqooyi-galbeed dalka, 17-kii Diseembar 1942-kii, waxaana uu ciidanka ku biiray isagoo 19 jir ah. Ugu dambayn wuxuu gaaray darajada Major-General. Wuxuu xukunka afgambi kula wareegay 1983-kii isagoo ahaa hoggaamiye militari, wuxuuna ballanqaaday inuu dib u soo nooleyn doono dalka sida xun loo maamulay. Buhari wuxuu mowqif adag ka qaatay wax kasta, laga soo bilaabo shuruudihii ay dalbanaysay Hay’adda Lacagta Adduunka (International Monetary Fund) ilaa nidaam-darrada ka jirtay safafka basaska. Sannadkii 1984-kii, maamulkiisu wuxuu isku dayay inuu afduubto wasiir hore oo si weyn u dhaliili jiray oo degganaa dalka Britain. Shirqoolkaas wuxuu fashilmay kaddib markii saraakiisha garoonka diyaaradaha ee London ay fureen sanduuqii siday siyaasiga la soo afduubay. Xukunkiisii hore wuxuu ahaa mid gaaban. Waxaa xilka ka qaaday sarkaal kale oo militari ah, Ibrahim Babangida, kaddib 18 bilood oo kaliya. Buhari wuxuu 30-kii sano ee xigay ku qaatay xisbiyo siyaasadeed oo aan miisaan lahayn iyo isku dayo uu ugu tartamayay xilka madaxweynaha, ilaa uu ugu dambayn ka guuleystay Jonathan sannadkii 2015.