Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,301
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Habeen Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. http://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2021/03/Warka-Habeen-1732021-ok.mp3 View the full article
  2. MOGADISHU (HOL) - The Ministry of Health has dismissed as ‘fake’ a letter purporting to authorize a local company to procure COVID-19 vaccines from China. Source: Hiiraan Online
  3. NAIROBI (HOL) -Somalia and Kenya dispatched their security ministers to Qatar Tuesday where both met the country’s top leaders separately as the maritime case at the Hague rolled on. Source: Hiiraan Online
  4. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada iyo Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Malaaq Xasan Shure Maxamuud oo ahaa Guddoomiyihii Golaha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Xasan Shure Maxamuud uu kaalin muhiim ah ku lahaa hoggaanka bulashada Soomaaliyeed gaar ahaan adkeynta dowladnimada, nabadda iyo dib u heshiisiinta shacabka ku dhaqan deegaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, marxuumka ayaa dadka iyo dalka u soo shaqeeyey xilliyadii adkaa. “Alle ha u naxariistee Malaaq Xasan Shure Maxamuud, waxa uu ka mid ahaa tiirarka dhaqanka Soomaaliyeed, isaga oo qeyb ka ahaa odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee doorka weyn ka soo qaatay nabadda iyo dib u heshiisiinta shacabka deegaannada koonfur Galbeed, Marxuumka ayaa muddo dheer u soo adeegayey bulshada gaar ahaan xilliyadii adkaa ee dalku uu soo maray” Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Marxuumka Alle uga baryay in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay. DHAMMAAD View the full article
  5. (SLT-Nairobi)-Maxkamadda Cadaalada adduunka ee ICJ ayaa shaacisay waqtiga ugu dambeeya ee la dhageysan doono dacwadda muranka badda ee u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Kenya oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka socotay Maxkamadda. Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in Maxkamadda ICJ ay Go’aan ku gaadhay in Dacwadda ugu dambeysa ee badda dhageysan doonto maalinta barri oo khamiis ah. “Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ayaa berri galab 03:00pm xilliga Hague dhagaysanaysa gunaanadka Dacwadda Baddeena ee inagala dhaxaysa Kenya” ayuu yidhi Mahdi Guuleed oo hoggaaminayo wafdiga Soomaaliya u dirtay Magaalada Hague. Maxkamadda Cadaalada aduunka ee ICJ ayaa si rasmi ah u diiday Codsi uga yimid dowladda Kenya oo ku aadan in markii 4-aad dib loo dhigo dhageysiga Dacwadda Badda oo muranka gelisay, iyadoona diiday ka qeyb galka dhageysiga Dacwadda. Qareenada u doodaya dowladda Soomaaliya ayaa shalay soo bandhigay mowqfika Soomaaliya ee ku aaddan sida ay tahay in loo xadeeyo xuduudda badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Qareenada ayaa waxaa ay sheegeen in Soomaaliya doonayso saddex arrimood oo kala ah: In maxkakamadda caalamiga ah ay si cad u xaqijiso xaqa ay Soomaaliya u leedahay dhul badeedkaas, inay diiwaan-geliso xadgudubyada ay Kenya samaysay, iyo la joojiyo tallaabooyinka Kenya. Source
  6. Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa sheegtay in xafiiska cusub ee ay ka fureen Hargeysa iyo wakiilkoodu u direenba uu noqon doono mid ka shaqeeya iskaashiga labada Dawladdood ee Somaliland iyo Imaaraadka. Wakiilka cusub ee Dawladda Imaaraadka Carabtu u soo magacowday Somaliland Abdullah Muhammad Al Naqbi oo dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi ka gudoomay waraaqihiisa aqoonsiga, ayaa markii uu la kulmay madaxweyne Biixi waxa uu soo gaadhsiiyey farriin salaan iyo hambalyo ah oo uu ka siday Madaxweynaha Imaaraadka Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, madaxweyne kuxigeenka, Raysal Wasaaraha iyo madax kale oo ka tirsan Waddankaasi Sida ay baahisay maanta Wakaalada wararka Imaaraadka ee WAM, ambassador Abdullah Muhammad Al Naqbi, ayaa imaanshihiisa Somaliland, wax weyn ka tari doono xoojinta xidhiidhka laba geesoodka ah ee labada Waddan, isaga oo xusay in Xafiiskiisu fududeyn doono, diyaarna uu u yahay ka shaqaynta danaha labada dhinac. Al Naqbi, waxa hoosta ka xariiqay in Imaaraadku danaynayo xoojinta xidhiidhka u dhexeeya labada Waddan ee dhinacyada kala duwan leh. Source
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay Musharrax Madaxweyne Jibriil Ibraahim Cabdulle, sida ay shaaciyeen labada dhinacba. Ugu horeyn qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaare Rooble ayaa lagu sheegay in kulankaas ay labada masuul uga wada-hadleen sidii doorasho nabdoon oo daah furan ay dalka uga dhici lahayd sanadkan, isla markaana Musharax Jibriil Ibraahim uu Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyay casuumaadaas. Sidoo kale Musharrax Madaxweyne Jibriil Ibraahim Cabdulle oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maanta uu casuumaad ka helay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, isla markaana ay ka wadahadleen, sidii ay dalka uga dhici laheyd doorash xor iyo xalaal ah. “Waxaan aniga iyo Ra’iisul Wasaaraha ka wadahadalnay in dalka ay ka dhacdo doorasho la isla wada ogolyahay oo saamileyda guud laga tala geliyo, Soomaalida oo dhana ay ku qanacsantahay, waxaan kaloo isla soo hadal qaadnay inay lama huraan tahay in madaxda dowladdu ay fududeeyaan in in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dalka doorasho uga dhacdo,” ayuu yiri Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ka mid ah Musharaxiinta sanadkan u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Kulankan ayaa muujinaya sida aragti ahaan uu musharax Jabriil uu furfuran yahay, isaga oo si wadajir ah ula kulmaya madax goboleedyada, musharaxiinta mucaaradka iyo madaxda dowlad goboleedyada. Inkasta oo Jabriil uu yahay musharax mucaarad ah, siyaas ahaanna aan raacsaneyn sida ay dowladda wax u waddo, haddana waxaa la rumeysan yahay inuu aaminsan yahay in mar kasta alabaabka wada-hadalka uu furnaado. Hoos ka Daawo
  8. Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Boosaaso, ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday doonyo kalluumeysi oo lagu helay, in ay si sharci-darro ah uga kalluumaysanayeen xeebaha Puntland. Lix doonyood oo laga leeyahay waddanka Yemen, ayaa maxkamaddu ku ridday ganaax dhan min $ 7 kun oo Dollar, kadib markii lagu caddeeyay in ay si sharciga ka baxsan uga jillaabanayeen xeebaha Bari iyo Sanaag. Laba doonyood oo Soomaali leedahay ayaa sidoo kale lagu xukumay lacag dhan min $ 4 kun oo ganaax ah, maadaama ay sharci-darro uga kalluumeysanayeen xeebaha Puntland, balse ay yihiin muwaadiniin Soomaaliyeed. Dhammaan kalluunka saaran doonyaha la xukumay, ayaa maxkamaddu go’aamisay in dowladdu la wareegto, sida waafaqsan sharciga iyo Dastuurka Puntland. Sidoo kale, maxkamaddu waxay dib u dhigtay kiiska laba doonyood oo kale, kuwaas oo weli baaritaan ku socdo, sida laga soo xigtay garsooraha maxkamadda Abukar Cabdinuur Jaamac. PUNTLAND POST The post Puntland oo xukuno kala duwan ku ridday doonyo lagu qabtay kaluumaysi sharci-darro ah appeared first on Puntland Post.
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ayaa ku gacan seertay codsi ka yimid Kenya oo ahaa inay dib ugu soo laabato dhageysiga dacwadda oo ay qaadacday 11-kii bishan, sida ay sheegeen guddiga matalaya Soomaaliya. “Kooxdeena difaaca ee kartida leh ee kiiskeena soo bandhigaya ayaa u gudbaya wareegga labaad ee dood afeedka muran xuduueedka badda Indian Ocean ee Soomaaliya iyo Kenya. Maxkamadda ICJ waxay diiday codsi ka yimdi Kenya oo ahaa inay dib ugu soo laabato dhageysiga. Berri waa kolkeena,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay kooxda mataleysa Soomaaliya. Kenya ayaa la rumeysan yahay inay codsigan gudbisatay si ay isaga difaacdo doodda Soomaaliya ee berri lasoo bandhigayo. Labadii maalmood ee tegay ayaa kooxda Soomaaliya waxay iska difaaceysay doodaha Kenya oo hab qoaal ahaan loo soo gudbiyey, waxaana la filayaa in berri ay Soomaaliya soo gudbisato dooddeeda, mana jirto furad ay Kenya u haysato inay iska difaacdo maadaama ay horey qaadacday dhageysiga dacwadda. Go’aanka Maxkamadda ay ku diiday codsiga Kenya ayaa fursad weyn u ah Soomaaliya, iyo qareenada matalaya, sababtoo ah Kenya ma ka haysato fursad ay isku difaacdo. Dhinaca kale Xeer ilaaliyaha guud ayaa iska qoraal uu soo saaray ku yiri: “Maxkamadda Caalamiga ee Caddaalada ayaa go’aamisay in dood afeedka dhagaysiga dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya la soo gabagabaynayo maalinimadda beri ah haddi Allah idmo.”
  10. Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay in Maxkamadda ICJ ay diiday codsigii dowladda Kenya, oo ahaa in ay dib ugu soo laabato dhegaysiga dacwadda. Mahdi Guuleed, ayaa xaqiijiyay in Maxkamadda ICJ ay berri Galab oo Khamiis ah dhegaysan doonto Gunaanadka dacwadda badda Soomaaliya, islamarkaana ay diiday codsiga uga yimid mas’uuliyiinta Kenya. “Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa berri galab 3:00PM dhagaysan doonta gunaanadka Dacwadda badda Soomaaliya. Ka dib markii ay diiday maxkamaddu codsigii Kenya ee ahaa inay dib ugu soo laabto dhagaysiga dacwadda.” Maxkamadda Caddaaladda ICJ, ayaa la filayaa in ay ugu dambayn si rasmiya go’aan uga gaarto dacwadda kiiska badda ee u dhexaysa Soomaaliya iyo Kenya. PUNTLAND POST The post Maxkamada ICJ oo maalinta berri ah dhegaysan doonta Gunaanadka dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya appeared first on Puntland Post.
  11. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shaaca ka qaaday in maalinta beri ah la soo gabo gabeyn doono dhageysiga kiiska dacwadda baddeenna ee ay muranka gelisay Kenya. Mudane Mahdi Guuleed ayaa xusay in beri galab 03:00pm xilliga magaalada Hague ee dalka Holland ay maxkamadda caddaaladda adduunka dhageysan doonto gunaanadka dacwadda baddeenna. “Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ayaa berri galab 03:00pm xilliga Hague dhagaysanaysa gunaanadka Dacwadda Baddeenna ee inagala dhaxaysa Kenya”.ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed. View the full article
  12. Ten years into the crisis, Syrian women and girls continue to face enormous challenges As the Syria crisis marks its 10th year, the situation is worse than it has been in years. Consistent trends of gender-based violence, a worsening economic situation, and COVID-19 have converged to place lives and liberties at risk The United Nations, New York – 16 March 2021 – UNFPA, the United Nations sexual and reproductive health agency, is gravely concerned about the worsening situation in Syria, which marks a decade of crisis. An estimated 13.4 million people remain in need inside Syria. Among them are 3.6 million women and adolescent girls who need access to quality sexual and reproductive health (SRH) services, half a million of whom are pregnant. More than 11.7 million people — half of the Syrian population — remain internally displaced or are living as refugees in host communities throughout the region. Ten years on, the crisis in Syria is worse than it has been in years. Protracted instability and disruptions in community networks, a worsening economic situation, and the COVID-19 pandemic have converged to create an unprecedented crisis, further placing the lives, dignity, and fundamental freedoms of Syrians at risk. With no political solution in sight, violence and trauma is common among the women and girls of Syria, both those still living in their home country and those exiled to refugee camps and communities. “After such a long time, and after losing the memory of my life before, I do sometimes feel that this experience changed us all forever,” explains Yara, an adolescent girl from Qamishli, who like countless other girls was a child when the crisis erupted. “My friends and I grew up in this and had to grow up to survive.” As in previous years, women and girls continue to suffer the worst impacts of the crisis. Gender-based violence (GBV) continues to be a daily reality, with harassment, family violence, child and forced marriage, and sexual exploitation remaining consistent threats. COVID-19 is taking hold throughout the country and in refugee communities region-wide, with limited testing capacities and increasing infection rates among healthcare workers. The large-scale hostilities and mass displacement in the north and severe economic downturn with 60 percent of the population becoming food insecure place additional burdens on women, girls and families. “The situation for women and girls in Syria is dire and only getting worse,” said UNFPA Executive Director, Dr. Natalia Kanem. “With every day, month and year that passes with this conflict, the rights of women and girls are being eroded – and with devastating and long-lasting impacts. They continue to face violence, trauma and other threats to their health and well-being as they strive to care for their families.” Syrian women and adolescent girls affected by the conflict face significant pressure amidst devastating conditions. “Whether she lives in a house or a tent in a refugee camp, every Syrian woman and girl has a right to peace in the home and to live with dignity,” Dr. Kanem said. “UNFPA urges the international community to increase its support to meet the growing needs of the Syrian people, to protect the health, safety and human rights of women and adolescent girls, and to bring about a peaceful resolution to the crisis.” Since the crisis erupted in 2011, UNFPA has been on the frontlines, delivering health and protection services to women and girls affected by the crisis. In 2020 alone, UNFPA delivered sexual and reproductive health services to nearly 2 million people, while almost 1.2 million were reached through gender-based violence programmes. Throughout the region, UNFPA supports 112 women and girl safe spaces, 17 youth centers, 33 emergency obstetric care facilities, 133 primary healthcare centres, and 125 mobile clinics. UNFPA will continue broadening and enhancing its response throughout 2021, and has appealed for a total of $132.1 million to fund its regional response. Qaran News
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa maanta beenisay waraaq shirkada Qaranka Shiinaha ee daawooyinka looga dalbanayey tallaalka Covid-19, taasi oo ku taariikheysan dhamaadka sanadkii hore. Waraaqda ay beenisay wasaaradu waxaa ku saxiixan Sii-hayaha wasiirka caafimaadka, Fowziya Abuukar waxaana shirkada lagu magacaabo China National Pharmaceutical Group looga dalbanayey in tallaalka cudurka ay kala shaqeyso shirkad kale oo lag leeyahay gudaha dalka. “Wasaarada Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshadda waxay cadaynaaysaa in documentskaan yahay mid Fake ah waana been abuur. Cida samaysayna warqadaas been abuurka ah waxaa lala tiigsanayaa sharciga si loo mariyo ciqaabta ay mutaystaan,” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo lagu baahiyey barta Wasaaradda ee twitter-ka. Waraaqda been-abuurka ah ayaa waxa lagu sheegay in dowladda federaalka, gaar ahaan wasaaradda caafimaadka ay ogolaansho ay arrintaas ugula shaqeyso siisay shirkad lagu magacaabo SAHABA Pharmaceutical Group, midaasi oo ay xarunteedu tahay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Dalabka waraaqda oo si toos ah ugu socday shirkada Shiinaha ayaa waxa lagu sheegay inay muhiim tahay in tallaalka lasoo gaarsiiyo Soomaaliya, si loo bad-baadiyo shacabka, kaasi oo kusii fidaya dalka. Waraaqdan ayaa waxaa la diyaariyey xili uu cudurka Coronavirus si weyn ugu faafay dalka, islamarkaana uu soo ritay dad badan, taasi oo aheyd dabayaaqadii sanadkii hore. Arrinta la yaabka leh ayaa ah in Waraaqda oo ku taariikheysan 22-kii October 2020-ka ay Wasaaraddu beeninayso billo badan kadib, mana jirto faah-faahin dheeriya oo ay ka bixisay arrintaan.
  14. Mogadishu (PP Editorial) — A tweet by the new British Ambassador to Somalia Kate Foster on a meeting with President of Hirshabelle State Ali Gudlaawe has prompted angry reactions on Twittersphere. “We covered a range of issues important to the UK and #Hirsabelle, including climate issues and the importance of finding a peaceful way forward on elections” tweeted Ambassador Kate Foster. The standard diplomatic practice emphasises national sovereignty. How would a government react if a British Ambassador framed a meeting with a regional governor as one between Britain and the region in question? In Africa national identity is the foundation of national sovereignty. Kate Foster, the British Ambassador to Somalia. The Ambassador’s controversial tweet reminded many Somalis of a 2019 tweet by the former British Defence Secretary Gavin Williamson in which he described Somaliland as a country after holding a meeting with President Muse Bihi Abdi. Williamson had to delete the tweet. In 2019 Gavin Williamson had to delete a tweet describing Somaliland as a country. The former British Ambassador to Somalia Ben Fender went on the record for quoting Thomas Hobbes to underscore the indispensability of one supreme national authority — Leviathan — rather than competing subnational entities for Somalia. Britain aid makes difference to the lives of many Somalis. Its impact is visible on health, education and infrastructure sectors in many parts of Somalia. Since 2011 Britain has played a key role in state-building efforts in Somalia particularly in the transition from failed state status to a fragile state status, and hosts thousands of Somali refugees whose support for their kith and kin in Somalia forms a key part of the Somali economy. Let’s hope that the Ambassador’s tweet does not reflect the position of the British Government. © Puntland Post, 2021 The post Strengthening Relations Between Somalia and Britain appeared first on Puntland Post.
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Mahdi Maxamed, oo dhawaan aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho. Rooble ayaa markii uu booqday waxa uu saxiixay buugga tacsida, wuxuuna la kulmay qoyska iyo qaraabada marxuumka, guddigii tacsida iyo odayaasha dhaqanka ee ka shaqeynayay tacsida marxuum Cali Mahdi Maxamed. “Waxaan Soomaali oo dhan, qoyskii iyo eheladiisa uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh marxuum Cali Mahdi Maxamed, Madaxweynihii hore,” ayuu yiri Maxamed Xuseen Rooble. “Waxaan Ilaahey uga baryayaa in uu qabriga u waasiciyo, aan ducada u badinno in uu ilaahey naxariistii janno geeyo” ayuu sidoo kale yiri Rooble oo hadal kooban ka jeediyay goobta. Sidoo kale wuxuu u mahad-celiyay guddiyadii Aaska Qaran, Qoyska iyo duubabka dhaqanka ee sida wanaagsan uga shaqeeyay aaska madaxweynihii hore Allaha u naxariistee, marxuum Cali Mahdi Maxamed. Ugu dambeyntiina waxa uu ra’iisal wasaaraha xil-gaarsiinta uu shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan ka codsaday inay u duceeyaan marxuumka Allaha u naxariistee.
  16. Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dr Aadan Xasan Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay xaruunta safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay safiirka cusub ee Jaamacadda Carabta ay u soo magacaawday Soomaaliya Danjire Saalax Al Juneed. Kulanka ayaa ahaa booqasho iyo wadashaqeyn dhex marta labada mas’uul iyo sidii loo xoojin lahaa kaalinta Jaamacadda Carabta ay ku leedahay Soomaaliya. Safiirka Jamhuuriyada Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan ayaa sheegay in Jaamacadda Carabta looga baahanyahay xiligaan in kaalin firfircoon ay ka qaadato dhismaha dowladda Soomaaliya. Dowladda aan walalaha nahay ee Jabuuti ayaa kaalin weyn ka qaadata daganaanshaha iyo dib u dhiska Soomaaliya iyo la dagaallanka Argagixsada ee Al-Shabaab. View the full article