Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,261
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa Xarunta Villa Hargeysa kulan kula qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Barlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa Wasiiro ka tirsan Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  2. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay warar saacadihii u dambeeyay si weyn u baahay oo la xiriira safar uu qorsheynayo madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu ku tago dalka Itoobiya. Agaasimaha Warbaahinta Madaxtooyada, Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa qorshaha safarkaasi ku tilmaamay ‘been abuur’, wuxuuna meesha ka saaray inuu jiro safar uu qorsheynayo ama u baxayo madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday iyo heshiis uu soo saxiixayo. “Fadlan iska indha tira ‘WARKA BEEN-ABUURKA’ ee sheegaya safarka Madaxweyne Farmaajo ama qorshaha inuu saxiixo heshiis haba-yaraate,” ayuu ku yiri Cabdirashiid Xaashi qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka. Sidoo kale waxa uu qoraalkiisa si gaar ugu beegsaday ra’iisal wasaarihii hore ee dalka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo isagu toosh ku ifiyey qorshahaas halista ku gadaan, oo ay hore u baahisay Caasimada Online. “Warka been-abuurka ah waa been-abuur un, xataa haddii uu ka imaanayo Ex ra’iisul wasaare,” ayuu yiri Agaasimaha Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya . Hadalkaan ayaa imanaya saacado un kadib markii Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid uu soo dhigay twitter-ka qoraal uu shaaca kaga qaadayo ‘inuu jiro heshiis halis ah oo ay kala saxiixan doonaan Soomaaliya, Ethiopia iyo Eritrea, kaasi oo uu ku baaqay in fiiro gaar ah loo yeesho’. “Heshiiska amni/difaac ee la isla dhex-marayo ee u dhaxeeya Eritrea, Ethiopia iyo Soomaaliya waxa uu noqon karaa arrin khatar keeni karta oo u baahan in fiiro gaar ah loo yeesho. Sababtoo ah, si xun u adeegsiga aan dhammaadka lahayn ee waaxda amniga, waxay noqon doontaa arrin wallaac dhab ah leh, haddii dowladda federaalka ee waqtigeedu dhammaaday ay isku daydo in heshiis noocan ah ay ku saxiixdo Addis Ababa,” ayuu yiri Cumar Cabdirashiid. Arrintan ayaa sidoo kale imaneysa ayada oo Caasimada Online ay shalay qortay in beesha caalamka ay ku cadaadineyso Farmaajo inuu baajiyo safar uu ku tagayo Addi-Ababa, taas beddelkeedna uu heshiis la gaaro madaxda maamul goboleedyada dalka ee ku sugan Muqdisho. Caasimada Online ayaa sidoo kale ogaatay in beesha caalamka ay baajisay safarkii Farmaajo.
  3. Somalia has teamed up with international organizations to launch an online learning platform for primary education as the country grapples with the effects of COVID-19. The ministry of education said the Alternative Learning Option aims to reduce the impact of COVID-19 on education and intends to improve access to quality education for children impacted by the pandemic. The online platform launched in partnership with the EU, Global Partnership for Education (GPE) and Save the Children Somalia program will benefit 392,400 primary school children affected by learning disruptions due to the COVID-19 pandemic to continue their learning remotely. “The launch is a milestone for the capacity of the Education sector in Somalia to ensure that children are able to learn while they are at home,” Abdullahi Abukar Haji, Minister of Education, Culture and Higher Education said in a joint statement issued in Mogadishu on Monday evening. The initiative, dubbed the COVID-19 Accelerated Funding program, is funded by the GPE to help countries with COVID-19 response as it aims to ensure the continuity of learning and maintain the well-being of teachers and students by development and implementation of alternative distance learning options. The program targets both public and community-run formal primary schools in the four Federal Member States and Banadir administration. More, other key milestones including the development of alternative learning options (radio platform) will be rolled out in April. The program procured 17,324 radios to reach out to the target of vulnerable school children in all regions. Save the Children Somalia program Country Director Mohamud Mohamed Hassan said the platform will create classroom-like interaction between teachers and students, and it will narrow the gap between children from rural and urban areas. View the full article
  4. Kenyan police said Tuesday they have arrested three suspects and recovered a cache of weapons during a security operation in Garissa County which borders Somalia. Rono Bunei, northeastern regional police commander, said the three suspects were nabbed while transporting eight rifles, 2,104 bullets and 20 liters of petrol along a busy road in the Lagdera area when they were intercepted after a four-hour chase. Bunei said the police who were patrolling the area spotted the salon car at about 5 p.m. on Monday before the driver sped off prompting a chase which took four hours to end. “The three suspicious occupants sped off to the bushes when being stopped. The operation was mounted to trace and arrest the occupants of the vehicle,” Bunei said in Garissa. The security described the recovery a boost in the war on terrorism and noted that the weapons were to be used in an undisclosed terror mission in the country. The regional police commander said weapons are not Kenyan because they have not been registered in the country. The area is near the Kenya-Somalia border and Dadaab hosts thousands of refugees, most of whom are from Somalia. Kenya has been on a heightened vigilance due to the threat of terror posed by the al-Qaida linked al-Shabab militants. Al-Shabab terrorists have been attacking places in the region especially in Mandera and Garissa counties in the northeast region bordering Somalia after breaching security zones, which left dozens of civilians and security officials dead and wounded. View the full article
  5. Tanzanian police announced Tuesday that 45 people had died during a stampede in Dar es Salaam on March 21 as mourners paid their last respects to the late president John Magufuli. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Diyaarad sida wafdi ka socda dowladad isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa waxaa maanta laga hor istaagay inay kasoo dagto garoon ku yaala magaala xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug, sida ay ogaatay Caasimada Online. Wafdiga Imaaraadka ee laga hor istaagay booqashada Garacad ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay la socdeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland, oo booqasho ku tagayey magaalada Garacad ee gobolka Mudug. Wararka ayaa intaas waxay kusii darayaan in diyaarad ay is hortaageen maleeshiyaad dadka degaanka ah oo is abaabulay, kuwaasi oo gebi ahaanba la wareegay gacan ku haynta Garoonka diyaaraha oo ay kasoo degi lahaayeen wafdiga Imaaraadka. Maleeshiyada ayaa diiday inay diyaaraddaas kasoo dagto garoonka macmalka ah ee Garacad, ilaa haddana lama oga sababta ka dambeysa arrintaan iyo ujeedka Wafdiga ka socda Imaaraadka uu ka lahaa safarka Garacad.. Waxaa socda dadaalo ay odayaasha dhaqanka wadaan, kaasi oo lagu dajinayo xiisada ka dhalatay arrintaan, mana jiro wax war ah oo kasoo baxay maamulka Puntland oo ku aadan dhacdadaan.
  7. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan. Siciid Deni iyo Danjire Aadan waxay ka wada-hadleen guud ahaan xaaladda dalku marayo gaar ahaan is mari-waaga ka taagan arrimaha doorashada ee sanadkan 2021-ka. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  8. Wasaaradda waxbarashada ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland ayaa shaacisay in bartamaha bisha soo socota muddo laba bilood ah la xirayo dugsiyada waxbarashada xilli uu deegaannadaas si ba’an ugu faafayo xanuunka Covid-19. Kiisaska cudurkaas ee laga diiwaangeliyo Somaliland ayaa hadda ka badan kuwii bilihii la soo dhaafay. Wasiirka waxbarashada wuxuu sheegay in laga bilaabo 13-ka bisha April la fasaxi doono dhammaan dugsiyada ku yaalla Somaliland. Tallaabadan ayaa imaaneysaa xilli Somaliland uu fara ba’an ku haya cudurka Covid-19 iyo abaaro baahsan oo saameeyay howlaha waxbarashada. View the full article
  9. Guddiga nabadaynta deegaanada Xananbuure iyo Qalaanqale ayaa ka warbixiyey halka wax u marayaan iyadoona laga gaaray guulo la taaban karo nabadaynta deegamadaasi oo ay horay ugu dagaalameen dad walaalo ah waxaana wali socanaya gogosha nabadeen oo kal hore Dhusamareeb laga daahfuray. Deegaanka xananbuure ayaa guddigu kula kulmeen bulshada waxa ayna u kuur galayeen sida xabad joojintii horay loo gaaray ay u dhaqan gashay Xuseen Cali Weheliye (Cirfo) gudoomiyihii hore ee gobolka Galgaduud hadana qayb ka ah guddigan oo isugu jira siyaasiyiin iyo ganacsato ayaa ka warbixiyey halka ay wax u marayaan waxa uuna u mahadceliyey dhamaan xubnaha hoshan ku wehliya. Dhinaca kale Xuseen Cirfo ayaa xusay in dadka deegaanku aad ula shaqeeyeen waxyaabaha dhimana la dhamaystiri doono sida qorshuhu yahay. Nabadaynta deegaanadan ayaa dowlada Soomaaliya iyo maamulka Galmudug waxa ay galiyeen waqti badan si xal waara looga gaaro dagaalada u dhexeeya maleeshiyaadka hubaysn. View the full article
  10. Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) ayaa ku soo Dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Dooxa ee dalka Qatar Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane/Xasan Xuseen Xaaji oo muddo kooban ku sugnaa garoonka Hamnad International Airport ee magaalada Dooxa. Safiir Taano oo uu Wehliyo uqeybsanaha arrimaha Ciidanka ee Safaaradda General Maxbuub Xasan Cabaade ayaa wasiirka Gaashaandhigga JFS kula qaatay waqti garoonka diyaaradaha ayada oo wasiirku Xusay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal Xoogan galisay dib-u-dhiska Ciidanka ,Dalal kala duwan oo Qatar ay ka mid tahayna kaga mahadcelinayaan Mashaariicda horumarineed iyo midda amni ee Soomaaliya ay ka fulinayaan, Safiirka Soomaaliya Danjire Cabdirsaaq Taano dhiciisa uga war bixiyey Wasiirka Xaaladda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Qatar iyo soodhawaynta wanaagsan ee ay helaan walaalahooda Qatar, dawlad ahaan iyo shacab ahaanba. View the full article
  11. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka dalka Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Deni iyo Danjire Aadan ay ka wadahadleen arrimaha doorashada Soomaaliya. Beesha Caalamka ayaa ku dadaalaysa sidii xal looga gaari lahaa ismariwaaga ka tagaan doorashada Soomaaliya oo dib u dhacsan. Madaxda Soomaaliya ayaa weli isku fahmi la’ arrimaha doorashada, muran iyo khilaaf horleh ayaana hareeyay shirar gaar-gaar ah oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho. PUNTLAND POST The post Puntland iyo Jabuuti oo ka wadahadlay doorashada Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  12. Kenyan police said Tuesday they have arrested three suspects and recovered a cache of weapons during a security operation in Garissa County which borders Somalia. Source: Hiiraan Online
  13. Abdullah Muhammad al-Naqbi was sworn in on March 17 as director of the United Arab Emirates Trade Office in Somaliland. This appointment sparked immediate controversy due to contradictory messages from Somaliland’s official Twitter channels. Somaliland’s Ministry of Foreign Affairs claimed that the UAE had appointed an ambassador to Somaliland, while Somaliland’s President Muse Bihi Abdi stated that the UAE had appointed a representative to the autonomous region. Source: Hiiraan Online
  14. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. http://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2021/03/Warka-Duhur-3032021.mp3 View the full article
  15. Mogadishu (HOL) - Omar Abdulkadir Barajab, the hoops star who led Somalia while at its peak in the 1980's has passed away in Dubai on Tuesday. Source: Hiiraan Online