Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,796
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mohamud Abdinur is from Somalia Bosaso in Somalia. Photograph: Getty My name is Mohamud Abdinur. I am 15 years old. My school is called Dillin Primary School. In this story, I will explain my first trip to the biggest coastal town of Puntland called Bosaso. What a day it was! A village boy’s dream was about to come true. I couldn’t believe it when my sister broke the news to me about our family trip to Bosaso, the famous and beautiful coastal city. It was about time for me to get out of my comfort zone and take a trip I was longing for and to a city that in my view is a coastal icon in Somalia. After having breakfast we headed to the bus stop where we could board the bus. I was so excited about the trip: it was in the middle of January, the weather was perfect, cold with the morning breeze. I could see the goats and camels grazing on the slopes. The bus took off and in a short while we passed through the capital city of Garowe Puntland state. Mohamud Abdinur It was quiet and beautiful, but my eyes were waiting for something else. It would be my first time to see the sea and experience a whole new chapter of adventures. One village after another, one town after another, it was getting better and better and most importantly, closer! I saw amazing landscapes and beautiful ranges of mountains in the Bari region. What a trip so far … and the suspense! You can’t imagine how high it was when I saw the sea from a distance. I knew then that we were very close and after a short while the driver said to me with a big smile on his face, “You see those houses on the horizon? That is Bosaso.” When we arrived at Bosaso, a new atmosphere, a new environment struck me: what a big city it was. The tall buildings, the glamorous cafes, restaurants, supermarkets, malls… and so many people. I already liked it. We got off the bus at Aunt Zeynab’s house right in the centre of the city. We were warmly welcomed and I had fish for lunch for the first time in my life. It was magnificently yummy. Since we were tired we had a siesta, and I woke up after asar (afternoon) prayers. My Uncle Ahmed asked me: “Do you want to see around the neighbourhood? I can show you around the place.” Who was I to quibble? It was exactly what I wanted, so we went out. I saw where he played football, where he hung out with his friends. He showed me a big masjid where they pray, and took me to a nearby market called Suuqa Canaha. I was stunned by the number of market stalls, the shops and how crowded it was. There were people selling meat, fish and lobsters. There were others selling clothes and cosmetics. Surprisingly, he told me it was not a busy day. I remembered what they say in the village about people in the cities; that they are really busy people, but until this point I had not suspected how busy. We then headed to a nearby cafe, had tea and some sweets that were really nice. At that moment the thought of never going back to the village crossed my mind. When I saw this school, well, I became a bit jealous; it was such a big school. Everything seemed big here, I wished I lived here. We got back to my aunt’s home and dad told me that we would go to the sea the following day. I couldn’t wait till then, I had heard many stories about this sea. It was time for me to experience it for myself. On the next day as dawn broke and we prayed, I didn’t go back to sleep afterwards, I went outside the house and sat on a curb thinking about how I could move here one day. How I would convince my parents and get their unanimous approval. After a while everyone woke up, had breakfast and then we went off to the sea. It was also an opportunity to see some parts of the town. When we reached the sea, it was spectacular! I can’t express how jubilant I was, the waves hitting my toes and the cold breeze from the shore. I saw boats leaving and coming and when I asked about them, I was told they were fishermen. What a struggle they went through. I was eager to accompany them but also scared of drowning since I didn’t know how to swim. I asked my mom for consent. She hesitated, because I couldn’t swim, so I couldn’t go. I loved the view, birds flying over the sea, the sound of the waves. What more could I ask for? It was now a dream for me to learn how to swim so when I got back to the house, I asked my cousin if he could be of help and he accepted my request without hesitation. In the afternoon I left with my cousin to go to the sea, and there the lesson began. After several hours I could try to swim and we swam for a while but it is a craft that needs practice to perfect it. I got really tired and we headed back home, tired but over the moon. I ate my dinner and went to sleep. The whole of the next day was dedicated to family and visits to relatives. In the afternoon we went with mom to the market and she bought us some stuff. I got new shoes and I loved them. We had one last tour around the city. My siblings and I started talking to mom about moving here and the opportunities this place holds and how we liked it so much. She said she would consider it and let dad know about it. We were very hopeful that one day we would be here permanently and not just for a visit. I felt sad knowing we would travel back to the village the following day; but was happy because I had discovered so much. Plus I was going back home with a whole new life experience that would forever be cherished and the beginning of travel adventures. A trip for a village boy like me to a big industrial coastal city was a milestone. Source: Irish Times The post My First Visit to the Coastal City of Bosaso by Mohamud Abdinur (15) appeared first on Puntland Post.
  2. Nairobi (Caasimada Online) – Dowladda Kenya ayaa qaaday tallaabo u muuqata mid aar-gudasho ah, kadib markii ay dhowaan dowladda Soomaaliya ku dhowaaqday inuu weli hakad ku jiro keenista qaadka nooca Mirra oo laga keeni jiray dalkaasi. Hay’adda duulista hawada ee dalka Kenya ayaa shaacisay in la hakiyey dhammaan duulimaayada diyaaradaha ka imaada ama tega Soomaaliya, marka laga reebo kuwa gargaarka iyo diyaaradaha gaarka ah ee la shaqeeya hay’adaha Qaramada Midoobay. Sidoo kale hay’adda ayaa sheegtay in go’aankan uu dhaqan-galayo laga bilaabo 11 bishan May illaa 9 bisha soo socota Agoosto ee sanadkan 2021-ka. Kadib soo bixitaanka go’aanka wuxuu isla-markiiba saameeyey shacab u soo socday gudaha Soomaaliya, kuwaas oo saaka loo diiday inay kasoo ambabaxaan dalka Kenya. Wararka ayaa sheegaya in tallaabadan ay ka dambeyso, sababo la xiriira qaadka ay weli hakineyso Soomaaliya ee uga imaan jiray dhinaca Kenya. Qaadka Soomaaliya uga iman jiray Kenya ayaa la hakiyey, ayada oo lagu beddelay midka Itoobiya, kaasi oo la sheegay in mashruuc lagu siiyey madaxweyne Farmaajo walaalkiisa Xasan Farmaajo iyo dad kale oo dowladda ku jira. Arrimahan ayaa kusoo aadaya, iyada oo maalmo ka hor labada dowladood ay soo celiyeen xiriirkoodii diblumaasiyaadeed oo go’ay dhammaadka sanadkii hore ee 2020-kii. The post Kenya oo joojisay dhammaan duulimaadyadii Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  3. (SLT-Nairobi)-Kenya ayaa hakisay dhammaan duulimaadyadii ka imaan jiray Soomaaliya kadib toddobaad uun markii labada dal ay dib usoo celiyeen xidhiidhkooda diblumaasiyadeed. War saxaafadeed kasoo baxay waaxda duulista hawada ee Kenya ayaa lagu sheegay in hawada Kenya ay soo geli karaan oo kaliya ah diyaaradaha ha’yadaha gargaarka iyo duulimaadyada qaabilsan gurmadka deg deg ah ee caafimaadka ee ka imaanaya Soomaaliya. Kenya kama hadlin sababta ay u hakisay diyaaradihii ka imaan jiray dhinaca Soomaaliya. Source
  4. (SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uga qeybgali doono xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni. Qoraal ka soo baxay madaxtooyda Soomaaliya ayaa lagu sheega in Farmaajo uu kulamo duceedyo la yeelan doono madaxweynaha Uganda iyo madaxda kale ee ka soo qeybgalaya munaasabadda caleemo-saarka Museveni, isla markaana uu kala hali doono danaha Soomaaliya kala dhexeeya dalalkaas. Museveni ayaa markii lixaad bishii January ee la soo dhaafay ku guuleysay doorashadii madaxweynaha, kaddib markii uu helay 58% tirada codadkii la dhiibtay, hase yeeshee Bobi Wine oo ahaa musharraxii la tartamay Museveni oo helay 34% ayaa ku eedeeyay in uu doorashadan ku shubtay. Museveni oo ah 76 jir ayaa Uganda soo xukumayay tan iyo sannadkii 1986. Source
  5. Hay’adda duulista hawada u qaabilsan dowladda Kenya, ayaa maanta oo Talaado ah hakisay dhammaan duulimaadyadii u dhexeyey Soomaaliya iyo Kenya. Xayiraadda duulimaadyadan, waxa keliya ka reeban diyaaradaha samaynaya gurmadka caafimaad iyo kuwa bani’aadminnimada ee Qaramada Midoobay. Xayiraadda ay soo rogtay Kenya ayaa ka dambaysay, markii hay’adda duulista rayidka Soomaaliya ay sheegtay bishan May 9-keedii in xayiraaddi duulimaadyada qaadka ay weli taagan tahay. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in amarka hakinta duullimaadyada uu soconayo ilaa 9-ka bisha Agoosto ee sannadkan 2021, inkastoo aysan xusin sababta ka dambaysa go’aankaas. Wararku waxay sheegayaan, in dowladda Kenya ay si adag uga caraysantahay xayiraadda weli saaran Ganacsiga Qaadka ee loo iib-geeyo gudaha Soomaaliya, sidaas darteedna ay u mamnuucday duullimaadyada. PUNTLAND POST The post Dowladda Kenya oo hakisay dhammaan duullimaadyada Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  6. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qayb gelaya xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni oo ku martiqaaday xafladda qaar ka mid ah Madaxda caalamka. Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Uganda waxa uu kulan doceedyo la yeelan doonaa hoggaanka dalkaas iyo Madaxda kale ee dhiggiisa ah ee ka soo qayb gelaya munaasabaddan, isaga oo kala hadli doona danaha wadajirka ah ee kala dhexeeya dalkeenna. Wafdiga Madaxweynaha ee ka qayb gelaya munaasabadda caleemo-saarka Madaxweyne Yoweri Museveni waxaa ka mid ah Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jamaal Maxamed Xasan, Marwada Koowaad ee dalka Marwo Seynab Cabdi Macallim, Lataliyeyaasha Madaxweynaha iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo u safray dalka Uganda appeared first on Puntland Post.
  7. Dubai ports giant DP World and Ethiopia’s Ministry of Transport have agreed a $1bn deal to create a trade and logistics corridor from Ethiopia to Berbera in Somaliland. The corridor will be based on the 250km motorway between Berbera and the Ethiopian border town of Wajaale that got under way in 2019 (see further reading). The memorandum of understanding was signed in Addis Ababa on Thursday by Dagmawit Moges, Ethiopia’s minister of transport, and Sultan Ahmed Bin Sulayem, chief executive of DP World. DP World and its partners plan to invest up to $1bn over the 10 years in a range of projects on Ethiopian territory that are intended to maximise the value of the highway by adding “end-to-end logistics services”. These will include dry ports, silos, warehouses, container yards, refrigerated depots, freight forwarding and clearing activities. Sulayem commented at the signing: “We strongly believe that developing the Berbera Corridor into one of the major trade and logistics corridors will unlock huge economic benefits for Ethiopia, and support its ambitious development plans. It will create new jobs, attract new businesses and investment along the corridor, as well as diversify and strengthen the country’s access to international trade.” The sentiments were echoed by Dagmawit. She said the logistics industry was expected to play the “leading catalytic role” in “propelling the country into becoming an African beacon of prosperity”. The agreement envisages the formation of a joint-venture logistics company to carry out operations along the corridor. Ethiopia will also install IT systems and technology along the corridor to ensure the secure transfer of cargo, DP World said. The ports operator is presently investing around $440m to increase Berbera Port’s capacity to 2 million containers a year, with the first phase nearly completed. The highway is expected to be complete by the end of this year. It is being funded by the Abu Dhabi Fund for Development and the UK’s Department for International Development. Source: Global Construction Review The post DP World to invest $1bn in Ethiopian trade corridor to Somaliland’s Berbera Port appeared first on Puntland Post.
  8. Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in dhamaan ay hakisay duulimaadyadii kaga imaan jiray Soomaaliya, xilli xukuumadda Muqdisho ay iyana adkeysay xayiiradda qaadka Kenya . War-saxaafadeed kasoo baxay waaxda duulista hawada ee dalka Kenya ayaa lagu sheegay in hawada Kenya ay soo geli karin diyaaradaha ka yimaada Soomaaliya . Go’ankan ayaana dowladda Kenya Faahfaahin aysan ka bixin, iyadoo war-saxaafadeedka ku sheegtay in kaliya ay aqbalayaan diyaaradaha ha’yadaha gargaarka iyo duulimaadyada qaabilsan gurmadka deg deg ah ee caafimaadka ee ka imaanaya Soomaaliya. Source: goobjoog.com
  9. Mogadishu (HOL) - Kenya has banned all commercial and cargo flights to and from Somalia until August, despite agreeing to restore diplomatic relations just days ago. Source: Hiiraan Online
  10. Mogadishu (HOL) - Kenya has banned all commercial and cargo flights to and from Somalia until August, despite agreeing to restore diplomatic relations just days ago. Source: Hiiraan Online
  11. Mogadishu (HOL) - Somalia has announced on Tuesday that the importation of mirra is still prohibited, according to a press release from the Somali Aviation Authority. Source: Hiiraan Online
  12. Kampala (Caasimada Online) – Madaxweyanaha waqtigiisa uu dhammaaday Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa saaka u ambabaxay wadanka Uganda, waxaana mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ay kasii sagootiyeen garoonka Aadan Cadde. Farmaajo ayaa ka qeyb-galaya xafladda caleema saarka madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Uganda Yoweri Museveni, kadib markii lagu casuumay. Safarkan waxaa madaxweynaha ku wehlinaya wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jamaal Maxamed Xasan, Marwada Koowaad ee dalka Marwo Seynab Cabdi Macallim, Lataliyeyaasha Madaxweynaha iyo Saraakiil kale. Sidoo kale madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ayaa inta uu ku sugan yahay Kampala kulamo duceedyo la qaadan doono madaxda Uganda iyo mas’uuliyiinta kale ee ka soo qeyb-galaya munaasabadda caleema saarka oo dhaceysaa 22-ka bishan May ee 2021-ka. Bishii Janaayo ee sanadkan 2021 ayay ahayd markii Museveni lagu dhawaaqay in uu yahay guuleystaha doorashooyinka guud ee dalkaas, wallow uu natiijadaas qaadacay hogaamiyaha mucaaradka Bobi Wine. Si kastaba madaxweyne Museveni oo talada dalka Uganda qaab Jabhadayn ku qabsaday sanadkii 1986-dii waxa uu xilkaasi hayaa 35-sano, isagoo codbixinta Doorashadii u dambaysay ee ka dhacday dalkaasi bishii Janaayo 14-dii ee sanadkan uu ka helay 58.64%. The post Madaxweyne Farmaajo oo u safray Uganda + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  13. Ugu yaraan 20 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah – ayaa lagu dilay duqeymo xagga cirka ah oo ciidamada Yahuudda ay ku qaadeen Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa halka in ka badan 520 qof dhaawacyo loo geystay , sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Falastiin . Qaar ka mid ah Falastiiniyiinta oo warbaahinta la hadlaya ayaa xaqiijiyay in carruurta dhaawaca uu soo gaaray ay ku jiraan kuwa da’dooda ay ka yartahay 10 sano. Benjamin Netanyahu, ra’iisul wasaaraha Israa’iil, ayaa wuxuu ku eedeeyay kooxda Xamaas inay ka gudbeen “khad cas” oo ay la socdeen gantaalkii ay ku weerareen magaalada Qudus wuxuuna ballan qaaday jawaab adag. Yahuudda ayaana Maalmihi la soo dhaafay si gabood fallo ka baxsan bini aadanimada ka geeystay gudaha masjidka seddaxaad ee ugu barakada Badan Islaamka Al-Aqsa. Boqolaal Falastiiniyiin ah ayaa sidoo kale lagu dhaawacay intii ay socdeen gabood falada xukuumadda Tel Aviv, kuwaas oo ka socda hareeraha xarunta Masaajidka Al-Aqsa ee magaalada Qudus. Muuqaalo fiidiyow ah oo la soo dhigay baraha bulshada ayaa muujinayay booliska Israel oo rasaas nool nool iyo hub kale ku tuurayada Muslimiinta Falastiiniyiinta. Isreal ayaa muddo nus qarni ah weeraro iyo gabood Fallo caalamku ka aamusan yahay ku wadda Muslimiinta Falastiin. Source: goobjoog.com
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Ururka Midowga Afrika ayaa diiday codsi ka yimid dowladda federaalka Soomaaliya oo ay ku dooneysay in la bedelo oo dib loo dhigo ergeyga sarre ee uu ururka usoo diray inuu dhex-dhexaadiyo dhinacyada isku haya siyaasadda Soomaaliya, sida ay ogaatay Caasimada Online. Dowladda Soomaaliya ayaa warqad ay u dirtay ururka ku dalbatay in la beddelo Madaxweynihii hore ee Ghana, John Mahama oo dhawaan usoo magacaabay guddoomiyaha guddiha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat, ayada oo ku eedeysay inuusan dhex-dhexaad ka noqon karin arrimaha Soomaaliya. Dowladda ayaa sababta ku sheegtay in John Mahama uu dano ganacsi ku leeyahay dalka Kenya, oo xiisad ay kala dhaxeyso dowladda federaalka, islamarkaana danahaas ganacsi dartood ay ergeyga saameyn ku yeelan karto dowladda Kenya oo xiisad ay kala dhaxeyso madaxweyne Farmaajo, inkastoo dhowaan xiriirka diblomaasiyadeed ee laba dal lasoo celiyey. Dowladda ayaa sidoo kale codsatay in bedelidda ergeyga ka sokow, sidoo kale dib loo dhigo in ergey ka socda ururka uu yimaado Muqdisho, ayada oo ku dooday in fursad la siiyo wada-hadallada ra’iisul wasaare Rooble la gelayo madaxda dowladda goboleedyada, ayna suurta-gal tahay in lagu heshiiyo oo aan ergey loo baahan. Hase yeeshee ururka ayaa ku gacan seeray codsiga dowladda federaalka ah, kuna adkeystay in John Mahama uu dhowaan iman doono Muqdisho. Ilo diblomaasiyadeed oo ururka ku dhow ayaa laga soo xigtay in Ururka Midowga Afrika uu u sheegay madaxda dowladda in soo dirista iyo magacaabista ergeygan aan markii horeba lagala tashan dowladda, ee ay isku soo raaceen dalalka Midowga Afrika, sidaas darteedna aysan dowladda saameyn ku yeelan karin howshiisa. Waxay intaas ku dareen in arrintan loo arkay isku day ay madaxtooyada Soomaaliya ku fashilineyso dadaallada dhex-dhexaadinata Midowga Afrika. Midowga Afrika ayaa wajahaya cadaadisyo dhowr ah oo ku aadan is-diidooyinka siyaasadeed ee Soomaaliya oo uu dhawaan ku dhawaaqay dhex-dhexaadintooda, xili ay degtay xiisadii ka dhalatay dagaalkii Muqdisho. Midowga Afrika ayaa maalmo ka hor qaaday tallaabo deg-deg ah oo ay mid kamid ah diblomaasiyiinta ugu saraysa kooxda dhex-dhexaadinta Soomaaliya uga saarayaan xubnaha ay magacaabeyn kadib markii ay sidaas codsadeen Midowga Musharixiinta. Caasimada Online, ayaa ogaatay in Midowga Afrika uu tallaabadaas qaaday kadib cadaadis uga yimid xubno ka tirsan Beesha Caalamka iyo dacwad ay gudbiyeen xubnaha Midowga Musharixiinta oo si toos ah usoo dhaweeyey ergeyga loo soo magacaabay dhex-dhexaadinta balse walaac ka muujiyey in Babatunde Taiwo uu kamid ah noqdo la taliyeyaasha madaxa dhex-dhexaadinta. Babatunde Taiwo ayaa ah madaxa qeybta Arrimaha Siyaasada ee AMISOM, waxayna midowga musharixiinta ku eedeeyen inuu la shaqeeyo madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. The post Xog: Muxuu Midowga Afrika ka yiri codsigii DF ee ka dhanka ahaa ergeyga cusub? appeared first on Caasimada Online.
  15. More than a dozen Palestinians have been killed in Israeli air raids on the besieged Gaza Strip, according to the Palestinian health ministry, after Hamas launched rockets from the coastal territory towards Israel. Source: Hiiraan Online
  16. MOGADISHU- The Somali National Army (SNA) said Monday that its forces killed 10 Shabab militants in an operation in Hiran, a region in the central part of the country. Source: Hiiraan Online
  17. What do you think of when you hear the word “desertification”? Sand dunes slowly encroaching on bountiful farmland? The Sahara and Gobi taking over Africa and Asia? Rivers and streams drying up? That’s certainly part of it. But the key impact of desertification is the degradation of land Source: Hiiraan Online
  18. Through her writing and photography, 17-year-old Rayan Mohamed is a storyteller. Source: Hiiraan Online
  19. In an interview with his younger self, Said Shaiye, a Somali-American writer in Minneapolis, writes around his past by changing subjects and blending genres. Source: Hiiraan Online
  20. Yusra Arab, a policy advocate, mental health practitioner, and community organizer, has announced her intention to challenge incumbent Cam Gordon in Ward 2 of the Minneapolis City Council. Source: Hiiraan Online
  21. Jowhar (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaca ka qaaday in dowladda federaalka Soomaaliya ay xanibtay lacag gaareysa 35 milyan oo dollar oo loogu talo-galay in wax looga qabto fatahaadda Webiga Shabelle ee gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. “Waa nasiib darro in 35 milyan oo dollar oo ay fatahaadaha ugu deeqeyn Talyaaniga, Sweden, Midowga Yurub iyo Bankiga Adduunka, looguna talo-galay dooxada Shabelle ay xanibeen wasaaradaha Maaliyadda, Qorsheynta, iyo Beeraha ee dowladda federaalka. Ceeb idin ku dhacday,” ayuu Waare ku yiri qoraal uu soo dhigay twitter. Waa markii labaad oo dowladda federaalka ay xanibto lacag loogu talo-galay fatahaadaha, ayada oo laba sano kahor lacag sidan oo kale ay u xanibtay oo ka timid Jabuuti ay fadeexad kala kulantay, ayadoo markii dambe fasaxday. Ma cadda sababta, hase yeeshee wasiirada dowladda qaarkood ayaa la sheegay inay qabyaalad darteed u xanibaan mashruucyada laga fuliyo deegaanada koonfurta Soomaaliya oo aysan kasoo jeedin, si gaar ahna wasiirka qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, kan maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, iyo kan Beeraha Siciid Xuseen Ciid. Magaalada Jowhar ayaa maalmihii tegay waxaa ka dhacay fatahaad xooggan oo ay ku barakaceen kumanaan qof, ayada oo ay biyo qarqiyeen magaalada. Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay FAO ayaa digniin ay soo saartay uga digtay in xaaladda ay kasii dari karto, ayada oo daadad xoog leh ay ka dhalan karaan roobab dhowrkii maalmood ka da’ay qeybo badan oo ka mid ah gobolada dalka, kuwaas oo si aad ah usoo buux dhaafiyay wabiyada Shabeelle iyo Jubba. FAO ayaa sidoo kale sheegtay in roobab u culus ay ka da’een dhulka Buuraleeyda Itoobiya kuwaas oo si toos ah daadadka ugu soo shuba gudaha Soomaaliya, gaar ahaana waxay si aad ah u saameyn doonaan gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaan illaa iyo hadda waxba ka qaban dhibaatada webiga Shabeelle ee Jowhar, ama xitaa aan ka hadal. The post Waare oo shaaciyey in DF ay xanibtay $35 milyan + beegsi lagu hayo degaano gaar ah appeared first on Caasimada Online.
  22. Sacuudiga oo Gacanta ku dhigay Soomaali &Ajnabi kale oo Daroogo & Qaad gelinayey gudaha dalkaas Afhayeenka Ciidanka Ilaalada Xuduudaha Sacuudiga, Col. Masfar Bin Qanam Al-Qurayni ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 25 eedeysane oo qaab dhuumaaleysi ah ku gelinayey dalkaas daroogo iyo Qaad Col. Masfar Bin Qanam ayaa intaasi ku daray in eedeysanayaaaha lagu soo qabtay Hawlgalo ka dhacay gobolada Najraan iyo Jizaan ee K/Galbeed ee Sacuudiga oo u dhow Xadka Yemen. Eedeysanayaaaha waxaa la sheegay in Wadar ahaan lagu qabtay 802 Kiilo oo Xashiish ah iyo 25.4 Tan oo Qaad (Jaad) ah. Afhayeenka waxa uu xusay in 25-ka Eedeysane ee la qabtay kala yihiin: 3 Muwaadiinin Sacuudiyan ah, 2 Soomaali ah, 14 Yeminiyiin ah iyo 4 Ethiopian ah. Eedysanayaasha oo la soo qabtay bishan May 7-dii waxaana loo gudbin doonaa Maxkamadaha ku shaqada leh, waxayna muteysan karaan xukuno culus oo iskugu jira dil ama xabsi dheer. Qaran News
  23. Garbhaarey (Caasimada Online) – Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay deegaano dhaca duleedka degmada Garbahaaray ee gobolka Gedo kale wareegeen dagaalyahanada Al-Shabaab ka dib howlgalo ciidanka ammaanka ay ka sameeyeen gobolka Gedo. Saraakiisha Dowladda ayaa sheegay in ay dagaal la’aan kula wareegeen deegaanada Doofaareey, Kooradheer, Booco, Qalwo, Bakaaro iyo Fargeeleey oo dhammaantood hoostaga degmada Garbahaaray ee gobolka Gedo. Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo laba Xidigle Maxamed Jaamac Gaaciye ayaa sheegay in degaannada ay howlgalka ka fuliyeen ay isaga tageen Al-Shabaab kadib markii ay ka war heleen in ay kusoo wajahan yihiin. Waxaa uu sheegay in u jeedka howlgalkoodu ahaa “ka hortaga weerarada ay bisha Ramadaan geystaan Al-Shabaab iyo in ay dadka Shacabka ah ka qaadaan Xoolo Nool, iyaga oo ku sheegaya in ay tahay Zakawaad” sida uu u sheegay warbaahinta dowladda. Ciidamadda ay dowladda Faderaalka Soomaaliya gaysay gobolka Gedo, ayaa howlgallo sidaan oo kale ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo, inkastoo Al Shabaab ay dib ula wareegeen markii ay dib uga bexeen ciidanka amaanka Soomaaliya. Xigasho: Mustaqbal Radio The post CIIDAMADA DF ay gaysay Gedo oo qabsaday deegaano appeared first on Caasimada Online.
  24. Iyadoo shalay guddiga KMG doorashooyinka Puntland soo bandhigay tijaabo ku saabsan hannaanka diiwaan-gelinta codbixiyaasha, ayaa waxa tallabadaas bogaadisay dowladda Sweden. Dowladda Sweden waxay guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ku hambalyeysay shaqada ay hayaan ee ku jihaysan hirgelinta doorasho ku dhisan hannaanka xisbiyada badan, si shacabka loo gaarsiiyo in ay codkooda wax ku doortaan. Guddiga ayaa sheegay in ay diiwaan-gelinta codbixiyaasha dhowaan ka bilaabi doonaan saddexda degmo ee Qardho, Eyl iyo Ufayn, kuwaas oo bartamaha sannadkan laga qaban doono doorashooyin tijaabo ah. Sidoo kale, horraanta sannadka soo socda ayaa la filaya in dhammaan degmooyinka Puntland laga qabto doorashooyinka dowladaha hoose oo ku salaysan hannaanka xisbiyada badan ee qof iyo cod. PUNTLAND POST The post Dowladda Sweden oo bogaadisay guddiga doorashooyinka Puntland appeared first on Puntland Post.