Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Natiijada Hordhaca Ah Ee Golaha Deegaanka Berbera Kulmiye : 6 Waddani : 3 Ucid : 4 Source
  2. Liiska Xildhibaanda Cusub ee Golaha Wakiillada Gobolka Togdheer oo lagu dhawaaqey+Siday Xisbiyad u kala heleen ● WADDANI 7 ● KULMIYE 4 ● UCID 4 Qaran News
  3. Golaha Wakiillada gobolka Togdheer. Waddani 7 Kulmiye 4 UCID 4 Halkan hoose ka akhriso Magacyada Xildhibaanada Wakiillada Togdheer. Source
  4. Jowhar (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay Ciidamada xoogga dalka ku qaadeen degaanka Warta-Jilable, ee gobolka shabeelaha dhexe, halkaasi oo ay ku sugnaayeen saraakiil iyo dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab. Afhayeenka ciidanka xoogga dalka Gaashaanle Sare Cali Xaashi oo la hadlay warbaahinta ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in weerarkii ka dhacay deegaanka Warta-Jilable lagu dilay 70 saraakiil iyo dagaalameyaal ka tirsan kooxda Al-shabaab, isagoona sheegay in tiro intaa ka badana ay ku dhaawaceen weerarka. “Ciidamada waxa ay ka dagaalameen aagag fara badan, jab xoogleh ayaana u geysanay argagixisada Al-Shabaab, dagaalka xoogiisa waxa uu ka dhacay Warta Jilaable oo hadda noqotay meel dhiigooda uu qariyay biyaha Warta” ayuu yiri Kornayl Cali Xaashi. Sidoo kale Afhayeenka ayaa shaaca ka qaaday in a dilay laba sarkaal oo Al-shabaab u qaabilsanaa waxa ay kooxda ugu yeeraan Jabhadaha, waxaa uuna tilmaamay in weli ku raad joogaan dagaalameyaasha kale ee ka cararay goobta dagaalka. Afhayeenka ciidanka xoogga dalka ayaa xusay in Al-shabaab markii laga soo xoreeyay tuulooyin dhowr ah ay bilaabeen inay Warta Jilaable gabaad ka dhigteen, halkaasna jab xoogan loogu geystay, isagoo intaa ku daray in ciidamada ay si buuxda gacanta ugu hayaan goobihii lagu dagaalamay. Kornayl Cali Xaashi ayaa sheegay inay Warbaahinta la soo wadaagi doonaan qasaaraha dhabta ah ee ay ciidamada u geysteen maleeshiyada Al-Shabaab, maadama ay ciidamadu ku howlanyihiin howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Hase yeeshee dagaalka ka dhacay Warta Jilaable ayaa qasaare ka soo gaaray ciidamada Xoogga dalka waxaana ka mid ah askartii ku dhimatay taliyihii guutada lixaad ee ciidamada Gorgor Maxamed Cabdiwaaxid. Dhanka kale kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay in dagaalkaas ay ku dishay 18 kamid ah ciidamada Dowladda Soomaaliya halka ay sheegtay inay ku dhaawacday tiro intaas ka badan. The post Ciidanka xoogga oo sheegay in ay dileen 70-dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  5. Ciidamada Milatariga Soomaaliya, ayaa guulo ka sheegtay dagaal saacadihii la soo dhaafay iyaga iyo Al-shabaab ku dhexmaray degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada dhexe. Af-hayeenka Ciidamada Milatariga Cornayl Cali Xaashi, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalkaas Ciidamadu ku dileen in ka badan 70 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. “Ciidamada waxa ay ka dagaalameen aagag fara badan, jab xoogleh ayaana u geysanay argagixisada Al-Shabaab, dagaalka xoogiisa waxa uu ka dhacay Warta Jilaable oo hadda noqotay meel dhiigooda uu qariyay biyaha Warta” ayuu yiri Kornayl Cali Xaashi. Af-hayeenka ayaa sheegay in dagaalka xooggiisu ka dhacay Warta lagu magacaabo Jilaable, halkaas oo Al-shabaab gabbaad ka dhigteen kadib markii laga saaray tuulooyin badan. Kornayl Cali Xaashi ayaa sidoo kale sheegay in ay Warbaahinta la soo wadaagi doonaan qasaaraha dhabta ah ee ay ciidamada u geysteen Al-Shabaab, kadib markii ay hawgalka so oaf-jaraan. PUNTLAND POST The post Milatariga Soomaaliya oo sheegtay in ay dileen in ka badan 70 xubnood oo ka tirsan Shabaab appeared first on Puntland Post.
  6. Saddexdan sarkaal oo ka tirsanaa hay’adaha Dawladda, balse markii danbe iska casilay oo musharrixiin noqday ayaa dhammaantoon ku hadhey tartankii. Waxay kala yihiin; Afhayeenkii Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, Maareeyihii Waddooyinka Axmed Maxamed iyo ku-xigeenkiisii Mustafe Qalab. Gole deegaan iyo Wakiillo ayay u kala sharraxnaayeen Source
  7. Somalia’s opposition groups are demanding an investigation into an incident in which prison guards fired at a convoy carrying former President Hassan Sheikh Mohamud in Mogadishu. The Wednesday evening incident prompted an apology from the country’s Justice Minister Abdulkadir Mohamed Nur, who described the shooting as “accidental”. Mr Nur told local media that he had launched an inquiry into the incident involving guards from Somalia’s Custodial Corps. Mr Mohamud, however, insists that the Wednesday incident was a plot to end his life. “What happened was an attempt against my life,” he said while blaming forces loyal to President Mohamed Abdullahi Farmaajo. Happening amid a tense electioneering period, politicians allied to the former president agree with him. Abdirazak Mohamed, a federal MP and former internal security minister, called on Prime Minister Hussein Roble to look into the incident. “The PM must investigate the assassination attempt against ex-President Hassan Sheikh Mohamud. I, myself [sic] was travelling with the President along with former chief of NISA (National Intelligence Service Agency ex-director Abdullahi Ali). This is unacceptable provocation,” he wrote on his Twitter page on Wednesday night. Abdulkadir Hashi, a former education minister, also expressed doubts that the attack was an accident. “Some accidental shootings are simply not acceptable. This one tops them! I am happy the President is safe.” The incident mirrors another in April when a hotel in which opposition leaders, including ex-president Sheikh Sharif Ahmed, were lodging was attacked. While no one was injured in the shootout, they protested the apparent lapse in security for former leaders. ‘We were provoked’ The prison guards, however, argue that they were provoked by the ex-president’s security detail. Mahad Abdirahman, the head of the Custodial Corps, condemned the incident but did not take responsibility, saying his forces had only responded to the leader’s guards opening fire. “A battlewagon belonging to the security personnel of President Hassan Sheikh Mohamoud disregarded the order to stop for control at the checkpoint,” stated the general. “When the officers began checking the identity of those in the other vehicles, the pickup battlewagon with a gun mounted on it, better known as Abdi Bile, reversed and started shooting at the officers guarding the checkpoint,” he added. Gen Adan reiterated that security cameras are fitted in the area and that eyewitnesses could testify to his version of events. “There is even no need for investigation. All the evidence of what happened is there,” he remarked. Delayed poll Somalia is planning to hold the much-delayed elections within two months after the federal government and federal member states agreed on a deal to implement indirect elections. This week, though, the stakeholders have bickered on the list of electoral managers, with the opposition demanding that up to 67 names be removed for being partisan or serving in security agencies. The final list is expected to be published by the prime minister, whose office now has the duty to prepare for the key poll, as well as providing security for it. Mistrust, however, exists between the opposition and the government of President Farmaajo. Mr Farmaajo’s term expired in February but failure by the parties to agree on an electoral deal delayed the polls, which should have been held from December last year. Under a special law, incumbents can stay on until a new team of officials is elected. The post Somalia’s opposition decries ‘assassination attempt’ on ex-President Mohamud appeared first on Caasimada Online.
  8. Natiijo hordhac ah: Golaha Deegaanka Degmada Burco. 1⃣KULMIYE 4 2⃣ WADDANI 5 3⃣ UCID 4 Tirada guud ee kuraasta degmada Burco waa 13xubnood. Natiijo hordhac ah: Golaha Wakiillada ee Gobolka Sanaag. 1⃣KULMIYE 4 2⃣ WADDANI 5 3⃣ UCID 3 Tirada guud ee kuraasta Gobolka Sanaag waa 12 xildhibaan. Natiijo hordhac ah: Degmada Boorama ee Gobolka Awdal. 1⃣KULMIYE 5 2⃣ WADDANI 5 3⃣ UCID 3 Tirada guud ee kuraasta Boorama waa 13xubnood. Source
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Faro-gelin xooggan ayaa lagu billaabay guddiga heerka wasiir ah ee Ra’iisul Wasaare Rooble uu u xil saaray baaritaanka xubnaha guddiga doorashada ee ay cabashada ka keeneen Midowga Musharaxiinta kuwaas oo gaaray illaa 67 xubnood, sida ay ogaatay Caasimada Online. Guddigan ayaa shaqadoodu tahay inay mid mid u baaraan xubnaha guddiga, kadibna go’aan kasoo gaaraan kuwa cabashada laga keenay ay saxda tahay si guddiga looga saaro, iyo kuwa aysan saxda aheyn ee ay tahay inaan la taaban. Waxay kadib warbixintooda usoo gudbin doonaan ra’iisul wasaaraha oo kadib gaari doona go’aanka kama dambeysta ah. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay inay dood adag ka taagan tahay xubnaha laga saarayo guddiga iyo qaarka lagu reebayo ayada oo durba ay soo baxeen shakhsiyaad awood ku dhex leh dowladda oo difaacaya xubnaha qaar ee cabashada laga keenay. Shakhsiyaadkan ayaa waxaa ka mid ah wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ciidan kuwaas oo guddiga ku qasbaya in xubnaha qaar aysan guddiga ka saari karin, ayada oo midba uu si gaar ah u difaacayo shakhsi gaar ah. Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegay in guddiga ay u hoggaansameen cadaadiskan, ayna qorsheynayaan inay soo celiyaan xubnaha qaar oo ay ka mid yihiin shaqaale dowladeed iyo saraakiil sirdoon. Arrintan ayaa haddii ay dhacdo dhaawici karta kalsoonidii madax-banaani ee lagu qabay ra’iisul wasaare Rooble oo iminka wajahaya imtixaankiisa koowaad ee maareynta doorashada iyo abuurida jawi kalsooni geliya dhinacyada siyaasadda. Soo-celinta qaar ka mid ah xubnihii cabashada laga keenay ayaa meesha ka saari karta in la helo guddi doorasho oo dhex dhexaad ah oo lagu wada qanacsan yahay. The post Xog: Qaar ka mid ah xubnihii cabashada laga keenay ee guddiyada doorashada oo awood lagu soo celinayo appeared first on Caasimada Online.
  10. Mogadishu (HOL) - Ethiopian President Sahle Work Zewde has received credentials from the newly appointed Somali Ambassador to Ethiopia Abdullahi Ahmed Jama Ilka-Jiir. Source: Hiiraan Online
  11. Somalia’s opposition groups are demanding an investigation into an incident in which prison guards fired at a convoy carrying former President Hassan Sheikh Mohamud in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  12. Drought and a rain deficit is pushing more than 2.73 million people in Somalia toward the crisis level of acute food insecurity, UN humanitarians said on Thursday. Source: Hiiraan Online
  13. Baarlamaanka waddanka Denmark ayaa ansixiyey sharci waaxda socdaalka u oggolaanaya in ay u mustaafurin karto dadka magangelyo-doonka ee ku sugan dalkooda, kuwaas oo ka yimid waddamada ka baxsan Yurub. Hay’adaha u dooda dadka qaxoontiga ah iyo kuwa Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay in Copenhagen ay laasho xeerarkaas. Xeerkan waxaa riixayey xisbiga diidan dadaka magangaliyo doonka ah Megen ee ay hoggaamiso Ra’isul Wasaaraha dadlkaas Mette Frederiksen. 70 xildhibaan ayaa sharcigan u codeeyey, halka ay diideen 24 xildhibaan khamiistii. PUNTLAND POST The post Baarlamanka Denmark oo ansixiyay sharci ka dhan ah Mangelyo-doonka appeared first on Puntland Post.
  14. Drought and a rain deficit is pushing more than 2.73 million people in Somalia toward the crisis level of acute food insecurity, UN humanitarians said on Thursday. The annual Gu rains of early spring came late in some parts of the country and were mainly below average, the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said. Subsiding in mid-May, the critical Gu crop planting season was significantly affected. “Approximately 2.73 million to 2.83 million people across Somalia are expected to face crisis … or worse outcomes between April and September 2021, reflecting the deteriorating food security situation in the country,” the office said. The government, consulting with the United Nations, on April 25 declared a drought. Moderate to severe drought conditions affected more than 80 percent of the country. A few days later, Gu rains started, but only in parts of the country, triggering riverine and flash flooding that affected 400,000 people, of whom 101,300 were displaced, OCHA said. Humanitarian organizations continue to respond in locations with the highest needs, including distributing water and critical sanitation and hygiene material, non-food items, cash and food supplies, the office said. The double climate disaster is in the context of decades of conflict and insecurity in Somalia. A serious gap in relief funding remains for the humanitarian operation in the country, OCHA said. The 2021 Somalia Humanitarian Response Plan requires 1.09 billion U.S. dollars to assist 4 million people but is currently only 20 percent funded. The post More than 2.73M people in Somalia face food crisis: UN appeared first on Caasimada Online.
  15. Maalintii Khamiistii May 27, 2021 oo Soomaaliya looga dabaaldegayey heshiiska doorashada ayaa Kenya waxay ku wargelisay dhammaan hay’adaha Qaramada Midoobay, Ururada Caalamiga ah iyo diblomaasiyiinta in hawada Kenya iyo Soomaaliya la xiray. Tillaabadaas waxay argagax gelisay dhammaan dhinacyada ay khusaysay. Soomaaliya waxay maalmo uun ka hor si niyad wanaag ah dib ugu soo celisay xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dal. Kenya waxaa u dhaqan ah in wax kastoo lagu heshiiyo ay u rogto sida ay doonto. Tusaale waxaa noogu filan heshiiskii is-afgaradka ahaa “Memorandum of Understanding – MOU,” ee Abril 2009 oo ujeeddadiisu ahayd in labada dal midkoodna midka kale uusan ka hor istaagin gudbinta dalabka qolfoofta badda. Kenya waxay heshiiskaas u rogtay mid “xeerinaya soohdinta badda” ee labada dal. In muddo ah waxay ka wadday Afrika, Yurub, Maraykanka, Bariga Dhexe iyo kuwa kaleba duullaan diblomaasiyadeed, si ay taageero ugu hesho mowqifkeeda dib u soo celinta dacwada badda. Muqdisho diyaar uma ahayn in wadahadal laba-geesood ah amase mid heer gobol ah ka furto qadiyadda badda ilaa ay Maxkamada ICJ go’aan ka gaarto. Balse shirkadda Rational 360 oo ah “lobbyist,” shaqaalaheeduna u badan yihiin kuwii ka tirsanaa maamulladii Bill Clinton iyo Baraka Obama oo ay Kenya u kiraysatay galaangalkeeda ayaa gadaal ka riixaysay dib u heshiisiinta labada dal. Shirweynaha QM ee September 24, 2019 ayuu Madaxweyne Cabdifataax Al Siisi ku khasbay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo inuu mar uun si fool-ka-fool ah ula kulmo Uhuru Kenyatta oo xiriir qabow ka dhexeeyay. Mar kale Madaxweyne Uhuru Kenyatta waxuu u rogay kulankii gaabnaa in muranka xuduudda badda ee dalkiisa kala dhaxeeya Soomaaliya lagu xallin doono wadahadal. Qodobka kale oo xiisaddu ay ka taagan tahay ayaa ah ganacsiga. Soomaaliya waa suuq muhiim u ah qaadka Kenya iyadoo ugu yaraan 148 kun doolar ka soo hooyan jirtay bishiiba. Si ganacsiga uu u noqdo mid dheellitiran oo labada dalba dheef u leh Muqdisho waxay doonaysaa in Kenya dakhliga qaatka ay ku beddelato badeecado Soomaaliyeed. Halka Kenya ay rabto in qaadka uu u ahaado il joogta ah oo kobcisa kaydkeeda lacagta adag. Toddobaadkii dhawaa wargeysyada Kenya ayaa soo qoray in heshiiska ay Qadar ka tahay garwadeen ay Muqdisho ku oggolaatay in kheyraadka la wadaagto deriskeeda. Inkastoo Wasiirka A. Dibedda Soomaaliya uu beeniyay warkaas, haddana warku waxuu siday fartiin aan horay looga maqlin Kenya. Isbeddelka mowqifka wuxuu muujinayaa inaysan gacan ku hayn guul sharciga waafaqsan. Balse ha moogaan in Nairobi ay hayso macluumaadkii sahminta aagaas, baarista ENI iyo Total iyo natiijadii ceelka la qoday. Go’aanka Maxkamdda ICJ waa mid kama dambeys ah, haddana maxkamaddu ma lahan qaab ay ku fuliso xukunka. Garsoore James Richard Crawford oo ka mid ahaa qaalliyadii dhageysatay kiiska badda Soomaaliya iyo Kenya ayaa May 31, 2021 la soo sheegay geeridiisa. Inkastoo, taas aysan waxba ka beddeli doono garta hortaal Maxkamadda ICJ, haddana hawshu waxay u muuqataa mid hortegi doonto madaxweynaha imaanaya. Su’aal waxay ka taagan tahay, sidee loo aamini doonaa mas’uuliyiinta Kenya! Waxaa dhiillo hor leh dhalinaya in Kenya ay soo bandhigtay naqshad (maab) hor leh oo dheereerka xeebta Soomaaliyeed ka dhigeysa 3,025 kiloomitir halkii uu ka ahaa 3,333 kiloomitir. Nasiib wanaag, waxa lagu muran san yahay ma aha dheereerka xeebta balse waa jihada loo jeediyo marka la dheereeriyo laynka xadka ah. Bedka dhul badeedka lagu muransan yahay kuma xirna dheereerka xeebta. Qiilka Kenya wuxuu u eg yahay: Nin Bad Qaadey Xumbo Cuskay! Hadalka Nairobi ka soo yeeray waxuu halis u yahay inuu sii xumeeyo xiisadda. Dhinaca kale, waxuu marqaati ma doonto u yahay dhaqan xumida Kenya ee aan tixgelin wixii lagu heshiiyo. Kenya waxay u baahan tahay inay Muqdisho kula dhaqanto ixtiraam iyo deris wanaaga maadaama ay dhaqaalaheedu ku tiirsan yahay Soomaaliya. The post Kenya oo yareysay maabka dhererka xeebta Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  16. Liiska Xubnaha Golaha Deegaanka Burco oo lagu dhawaaqay+Siday Xisbiyadu u kala heleen & Codadka Xildhibaan waliba helay WADDANI: 5 KULMIYE: 4 UCID: 4 Halkan ka Ahkri Liiska Xubnaha Guulaystay & Codadkay heleen Qaran News
  17. Banadiri Community on Thursday accused the Somalia’ minister for petroleum Abdirashid Mohamed Ahmed and his close associate Abdullahi Shiikhey Baa-Hassan of masterminding a campaign to grab their parliamentary seats, a time Somalia’s prime minister is currently focused on reviewing the disputed electoral commission. Corruption and power grappling is widely common in Somalia, where marginalized groups like Benadiri community always become victims for powerful politicians, whose aim is to steal their rightful parliamentary representation. Both Minister Ahmed and Baa-Hassan are close clan relatives teamed up to take seats from the Benadiri community by force and with impunity. Activists and political leaders on Thursday accused the minister of petroleum to forcefully and illegally trying to grab extra seats for his Sheekhaal clan, which is already enjoying holding of another Banadiri seat that the minister took by force in 2016. The Banadiri community activists called prime minister Mohamed Hussein Roble to intervene the mater and stop the Petroleum Minister and his clan comrade to stop the power grabbing and abuse subjected towards the Banadiri community. “The petroleum minister, who is a friend of the Somalia prime minister is holding hostage the list of the committee facilitating the election of Banadiri members of the parliament, he rejected the community to nominate its representatives to the list of the SIEIT, and he is keeping the list to make sure to add only individuals who will facilitate for his personal and clan interest” Mohamed Abanur, a Banadiri community leader and human rights activist based in London said. “The minister wants to grab more seats for his nephew and Abdullahi Shikhey Baa-Hassan, who is from his same sub-clan and runs the auctioning deals of the Somalia oil and gas blocks on behalf of the minister and the incumbent president Mohamed Farmaajo. it is illegal, unconstitutional and deliberate violation against the rights of our people, who were victims of the ministers’ political misconducts since 2016” Abanur added. There are calls for the minister to return the seat he illegally grabbed and moved to Baidoa in 2016, since it was rightly belonged to the Banadiri community. Unfortunately minister is still trying to replicate his actions in 2016 and steal more seats from the Banadiri community on his capacity as a minister. However, the traditional elders also called for the prime minister of Somalia H.E. Mohamed Hussein Roble to stop his ministers from unseating the political representations of the minority communities that were subjected to unjust power sharing since the collapse of the central government. “Minister Abdirashid stole our parliamentary seat in 2016, he illegally moved that seat to Baidoa for his individual advantage, that mission succeeded for him, because the government of that time denied listening our voice and complaints, now the minister wants to give other seats from the 5 remaining Banadiri seats to his clan members and that is very unjust” clan chief Sheikh Osman Tadamun said. “We need justice, we need the government to stop the minister and his clan comrade Abdullahi Shiikey Baa-Hassan subjecting the violations to our community” he added. The Banadiri community leaders called the government of Somalia to allow the community to select its SIEIT representatives through the chief elder Omar Dacas and Sheikh Osman Yerow, who are the Banadiri representatives of the 135 national traditional council. Last week, Prime Minister Roble appointed a ministerial-level committee to verify complaints against members of the electoral commissions of both regional and federal levels to ensure transparency in the coming elections and to delist all civil servants and members of the armed forces. however, it might be far from being transparent, since many of the electoral commission members were just added in the lists by the individuals that have agenda to facilitate themselves for the parliament positions. The banadiri community is among the clans that were not given opportunities to nominate their representatives for the election committees nor being consulted to have voice on their representative to the electoral commission, and for that reason their parliamentary seats always fall on the wrong hands. In May 2020, Baa-Hassan, who is the key mastermind of violations against the Banadiri community was the key negotiator of the release of Silvia Romano, an Italian held hostage by alshabab and was released after millions of dollars of ransom were paid to the terror group through Baa-Hassan. Last year, the former district commissioner of Hamarweyne Hon. Omar Sharif Jeeg accused minister Abdirashid and Abdullahi Shiikhey Baa-Hassan to stop unseating the Banadiri communities from the parliament and called the president of Somalia, the prime minister and the international community members to intervene the matter. However, the president and the prime minister didn’t intervene the matter, while the international community turned deaf ears to the calls to convey the voices of the abused minorities to the Somalia leadership to stop the violators from grabbing the seat from the communities that have no power to protect their seats. If the minister and his clan friend Baa-Hassan succeed to submit their own list of SIEIT members facilitating the elections of the Banadiri seats of the parliament, it will facilitate them to grab more parliament seats, which reduces the Banadiri community to have very reduced representation in the parliament. Source: Horn Observer The post Minister of petroleum and his clan associate accused of grabbing parliamentary seats from minority clans in Somalia appeared first on Caasimada Online.
  18. Doha (Caasimada Online) – Qatar waxay diyaar u tahay inay dhex-dhexaadiso quwadaha gobolka si loogu guuleysto ammaan iyo xasillooni, waxaa sidaas sheegtay afhayeenka wasaaradda arrimaha Dibedda Qatar Lolwah Al-Khater. Lolwah Al-Khater oo wareysi siisay wakaaladda wararka Ruushka ee Sputnik ayaa sheegay n dhex-dhexaadintan ay qeyb ka tahay dowladda Mareykanka iyo ururka muqaawamada Falastiin ee Xamas. Lolwah ayaa ka jawaabeysay su’aal ku saabsaneyd suurta-galnimada ah in Doha ay dhex-dhexaadiso kooxda wax iska caabinta reer Falastiin ee Xamas iyo Washington. Mareykanka ayaa Xamas ugu yeera urur argagixiso, wuxuuna si aad ah u taageeraa dowladda Yahuudda ee gumaadka ku haysa Falastiiniyiinta. Qatar ayaa iyana dhankeeda taageerta Xamas, ayada oo siisa dhaqaale, sidoo kalena hoggaamiyayaasheeda ku marti-gelisa Doha. Ma cadda haddii Mareykanka ay ogolaan doonaan wada-hadal ay la galaan Xamas, maadaama ay saameyn badan ku leedahay Israel. Afhayeenka wasaaradda arrimaha Dibedda Qatar Lolwah Al-Khater, waxaa sidoo kale wax laga weydiiyey haddii dhex-dhexaadin loo sameeyo quwadaha gobolka ee Iran iyo Saudi Arabia ay suurta-gal tahay. “Tani weli la iskuma soo qaadin hase yeeshee qatar waxay soo dhoweyneysaa suurta-galnimada arrintan,” ayey tiri, ayada oo carabka ku adkeysay muhiimadda wada-hadal lala yeesho Iran oo ku saabsan “in sida nabad ah loogu wada noolaado gobolka.” Lolwah ayaa sidoo kale sheegtay in casuumada ay Qatar u dirtay madaxweynaha Masar Abdel Fattah Al-Sisi si uu usoo booqdo Doha ay weli furan tahay, ayna taariikhda booqashadan kala shaqeyn doonaan Qaahira. The post Xamas iyo Mareykanka oo la dhex-dhexaadinayo appeared first on Caasimada Online.
  19. Lasanod (PP News Desk) — Abdirisaq Khalif Ahmed, a Waddani party MP who is also a candidate for Somaliland Parliamentary Speakership has accused local militias in Sool of making difficult for voters to cast their votes during Somaliland parliamentary and local government elections. “Local militias have prevented many voters from voting. Opposition parties have shown restraint in the face of electoral infringements by local soldiers” Abdirisaq said. Abdirisaq Khalif Ahmed implied that local militias on Somaliland government’s payroll had resorted to electoral infringement to give Yasin Hagi Mohamud an edge on him during elections. Abdirisaq lauded Somaliland electoral commission staff for dealing with several incidents of electoral infringement in Sool constituencies. “Parliamentary and local government elections have been a landmark in the sense that we will have our elected MPs in Somaliland Parliament. The practice to appoint some local MPs on discretionary basis has come to an end” he added. Abdirisaq had been a Commerce Minister before he resigned in 2015 in protest of Kulmiye party policies. His rival, Yasin Hagi Mohamud, is seeking the parliamentary speakership on a Kulmiye ticket. Yasin and Saleebaan Yusuf Ali Kore, the Information Minister, lobbied against recalibration of constituency seats on the basis of the number of voters. The current power-sharing arrangement in Somaliland was conceived before Puntland lost control of Lasanod in 2007. Since 2010 the number of voters in key Sool constituencies has been increasing without commensurate rectification of the lopsided constituency representation in Sool. © Puntland Post, 2021 The post Prospective Somaliland Parliamentary Speaker Alleges Electoral Infringement in Sool appeared first on Puntland Post.
  20. Abaaraha iyo roob yarida ka jirta meela kamid ah Soomaaliya ayaa ku riixeysa in ka badan 2.73 milyan oo qof in ay soo wajahan dhibaatooyin dhanka nolosha ah,sidaasi waxaa maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd ka dhawaajiyay xafiiska UN-ka ee Isku-duwidda Hawlaha Bani’aadamnimada (OCHA) . UN (OCHA) ayaa sheegtay in roobabkii sannadlaha ahaa ee horaantii gu’ga ay xilli dambe ka da’een qaybo ka mid ah dalka oo inta badan ka hooseeya celcelis ahaan sidii la doonaayey,taasina ay dhalisay in ay saameeyaan dalaggii la filaayey in ay soo go’aan. Xafiiska ayaa sheegay in illaa bisha Setembar ee soo socota ay suurtagal tahay in dad gaaraya 2.73 milyan illaa 2.83 milyan oo qof oo ku baahsan Soomaaliya inay la kulmaan dhibaatooyin xagga nolosha ah ama natiijooyin ka sii xun oo ay sab u yihiin xaaladaha kasii daraya ee sugnaanta cuntada . Xafiiska UN-ka ee Isku-duwidda Hawlaha Bani’aadamnimada (OCHA),ayaa sheegay in ka jawaabidda bani’aadanimada Soomaaliya ee 2021-ka ay u baahan Tahay 1.09 bilyan oo doolarka Mareykanka ah si loogu caawiyo 4 milyan oo qof ,waxaana intaa la raaciyay in hadda oo kaliya la maalgaliyay 20 boqolkiiba. PUNTLAND POST The post Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay xaaladda Banii’adanimo ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  21. Boliska dalkaasi waxay sheegeen in 2 Askari toogasho lagu dilay xilli dambe oo xalay ahayd. Ciiddaankaasi waxaa lagu toogtay Bar Kontorool oo isku xirta Magaallooyinka Islamabaad iyo RUWALABINDI. Dabley la socotay mooto nooca Laba Lugaaleyda ayaa la sheegay in ay toogteen Ciiddankaasi, xilli la doonayey in Mootada la baaro. Dableyda weerarka geysatay waxaa la sheegay in ay ka baxsadeen goobta, wxaana socda baaritaan lagu raadinayo kooxdii dishay Askarta. PUNTLAND POST The post Askar lagu dilay dalka Pakistan appeared first on Puntland Post.