Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,204
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. April 29, 2021 — The Committee to Protect Journalists today expressed alarm at recent actions by Somali security forces who detained and beat journalists and raided a private news outlet, and called on regional and federal authorities to ensure that members of the media can do their jobs without fearing for their safety. Source: Hiiraan Online
  2. Supermodel Iman has said that her first experience of racism was witnessing the racial pay gap in fashion at the beginning of her career when she moved to America. Source: Hiiraan Online
  3. NAIROBI, Kenya (AP) — Kenya wants two refugee camps which hosts hundreds of thousands of refugees from war-torn countries closed by June 30 next year, the government said Thursday. Source: Hiiraan Online
  4. Hargeysa (Caasimada Online) – Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in dad gaaraya 79-qof laga helay cudurka Coronavis, kuwaasi oo lagu xaqiijiyey baaritaanadii u dambeeyay ee laga sameeyay deegaanadaas. Covid-19 ayaa markale si weyn ugu soo labo-kacleeyay deegaanada Somaliland, ayada oo laga deyrinayo xawliga faafistiisa, waxaana maalmihii u dambeeyay lasoo warinayaa in dad hor leh cudurkaas ugu geeriyoodeen gudaha magaalada Boorama. Iskuduwaha wasaaradda caafimaadka ee gobolka Awdal oo la hadlay idaacada VOA-da ayaa sheegay in cudurka Coronavirus uu faro ba’an ku hayo gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Boorama, isagoona sheegay in dadka u geeriyooday ay u badan yihiin waayeel. “Waxaad mooda in usoo kordhayo inta dambe gobol ahaan, gaar ahaan degmada Boorama oo caasimada gobolka ah, xaalada ahaan waxaa joogna waqtigii ugu cuslaa, iyada oo cidna waqtigeeda dhaafeyna haddana dhimashadu wey nagu badan tahay oo uu sabab u yahay Covid-ku, waana dadka waaweyn,” ayuu yiri Dr. Mustafe Muumin Muuse. Sidoo kale waxa uu sheegay in dadka uu soo ritay ee ugu geeriyooday magaalada Boorama cudurkaan ay u badan yihiin dadka waaweyn ee qaba xanuunada gaar ah, wuxuuna ugu baaqay bulshada inay qaataan tallaalka cudurka oo kal hore la gaarsiiyey Somaliland. Cudurka safmarka ah ee Coronavirus ayaa waxa uu faro ba’an ku hayaa Somaliland tan iyo markii uu dalka kusoo labo kacleeyay, waxaana guud ahaan cudurka laga helay 4,267-qof, halka ay u geeriyoodeen 269-qof, ilaa hadda inta la ogyahay. The post Dad badan oo Somaliland ugu geeriyooday COVID-19 appeared first on Caasimada Online.
  5. Ciidanka Booliska S/land oo dilay Libaax uu lahaa Warancade oo Xalay Hadal-hayntiisu Hargaysa qabsatay Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Daba gale ayaa Saaka Warbaahinta u xaqiijiyey in Ciidanka Boolisku dileen Libaaxii ka Baxsaday Beerta lagu xannaaneeyo ee uu leeyahay Cali Maxamed Warancade. Taliyaha oo sheegay in Ciidanka Boolisku ay tan iyo xalay baadi goob ugu jireen sidii loo qaban lahaa Libaaxan oo dhaawacay ruux haween ah markii uu ka baxsaday Beertii lagu hayay. Taliyaha Ciidanka Boolisku waxa uu Shacabka Caasimadda Hargaysa u sheegay in caasimadu nabad tahay isla markaana la soo afjaray hadal hayntii ka dhalatay Habeenkii xalay Libaaxaas baxsadka ahaa. Qaran News
  6. For the sake of Somalia’s security, stability and development, it is vital to hold consensus-based elections as soon as possible. The United Kingdom notes President Farmajo’s decision to return to dialogue with Federal Member State leaders based on their 17 September agreement, which is the only route endorsed by the Federal Government of Somalia and all Federal Member States. We commend Prime Minister Roble and the Federal Member State leaders for rejecting a mandate extension. We now call on the President and Federal Member State leaders to engage urgently in talks without preconditions. They should come prepared to make necessary compromises and negotiate in good faith. We are gravely concerned that failure to move quickly towards elections could lead to greater insecurity, in Mogadishu and elsewhere, and have serious humanitarian consequences. Violence in Mogadishu has already displaced tens of thousands. Drought compounds the risks to civilian lives and livelihoods. We call on all security forces in the capital to refrain from violence and maintain calm. It is imperative that the security forces focus their efforts on countering the common enemy of Al Shabaab ensuring that it does not exploit this period of political uncertainty. The post UK statement on Somalia election negotiations appeared first on Caasimada Online.
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Ruushka ayaa ka hadashay is-mari waaga siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, ayada oo ballan-qaaday inay ka qeyb qaadaneyso dadaallada caalamiga ah ee xalka lagu raadinayo. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ruushka ayaa lagu yiri “Waxaan la soconaa arrimaha ka dhacaya Soomaaliya ee ay sii xumeysa qabasho la’aanta doorashooyinkii Febraayo.” “Ayada oo xubin joogto ah ka ah Golaha Ammaanka ee QM, Russia waxay qorsheyneysa inay taageerto dadaallada caalamiga ah ee caawimaad dhameystiran lagu siinayo Muqdisho.” Waa markii ugu horreysay ee Ruushku ay ka hadlaan is-mari waaga doorashada Soomaaliya, tan iyo markii uu dhammaaday muddo xileedka madaxweyne Farmaajo, 7-dii Febraayo 2021. #Zakharova: We are monitoring the developments in #Somalia aggravated by the failure to hold a general election in February. As a permanent member of the #UNSC, #Russia plans to support international efforts & provide comprehensive assistance to #Mogadishu pic.twitter.com/2KDx8ZOBOk — MFA Russia (@mfa_russia) April 29, 2021 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa isku dayeysay inay ku dhowaato Ruushka, kadib markii reer galbeedka ay Farmaajo ka diideen muddo kororsiga, waxaana 15-kii April Muqdisho ku kulmay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Belel Cusmaan iyo safiirka Ruushka ee Soomaaliya iyo Jabuuti Michail Golovanov. Caasimada Online ayaa 7-dii April qortay xog gaar ah oo ku saabsan in dowladda Soomaaliya ay heshiis hoose oo muhiim ah la gashay dowladaha Shiinaha iyo Ruushka, oo qeyb ka ah waddamada leh codka awoodda qayixan ee golaha ammaanka ee QM. Labadaan dowladood ayaa Madaxweyne Farmaajo u ballan qaaday in ay is hortaagi doonaan qaraar kasta oo Soomaaliya ka dhan ah, islamarkaana la horkeeno fadhigga golaha ammaaka. Soomaaliya ayaa la sheegay in taa beddelkeed ay Shiinaha iyo Ruushka u ballan qaaday iskaashi iyo in fursad wanaagsan laga siiyo tartanka gobalka ka socda oo dalalkaas muhiim u ah. Si kastaba, xitaa haddii Ruushka iyo Shiinaha ay dowladda ka hor-istaagaan qaraarada golaha ammaanka, waxaa xusid mudan in Mareykanka iyo Yurub ay saari karaan cunqabateyno iskood ah, maadaama dhaqaalaha caalamka oo idil ay inta badan ayaga maamulaan. The post Ruushka oo war naadir ah ka soo saaray qabasho la’aanta doorashada Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  8. Maxaad kala socotaa howlgalladii khaaska ahaa ee lagu dilay ama lagu xiray Usaama, Saadaam iyo Qadaafi? Mareykanka ayaa muddo sannado ah hoggaanka u hayay dadaal lagu doonayay in lagu soo xiro ama lagu dilo madaxda kooxo argagixiso ah ama madaxweyneyaal dalalkooda laga afgambiyay oo loo heysto dambiyo kala duwan. Dadka loogu doon doonista badnaa waxaa ka mid ahaa madaxweynihii hore ee dalka Ciraaq Saadaam Xuseen, Madaxweynihii hore ee dalka Liibiya Mucamar Qadaafi iyo hoggaamiyihii hore ee ururka Al-Qaacida Usaama bin Laadin. Laamaha sirdoonka Mareykanka ayaa qorshe walba u sameyn jiray sidii ay ugu guuleysan lahaayeen hadafkaas. Qof marka uu noqdo hoggaamiye waddan ama koox waxyaabaha uu fursadda u helo waxaa ka mid ah in la difaaco sharaftiisa oo amnigiisana la sugo. Taas ayaa adkeyneysay in horumar laga gaaro soo qabashadooda ama dilkooda. Haddaba sidee ayay u dhaceen howlgalladii khaaska ahaa ee raggaas ka dhanka ahaa? Howlgalkii lagu fuliyay Usmaama bin Laadin Ciidamada amaanka iyo kuwa sirdoonka ee Mareykanka ayaa howlgal ay ujeeddadiisu ahyad in lagu xiro ama lagu dilo Usaamada bin Laadin. Ninkan oo ahaa hoggaamiyihii hore ee kooxda A-Qaacida ayaa loo heystay dambiyo uu ka mid yahay weerarkii Mareykanka ka dhacay September 11,2001. Howlgalkan oo lagu magacaabay “Neptune Spear” waxaa la qorsheynayay muddo bilooyin ah. Laakiin daqiiqado kooban ayaa lagu fuliyay bishii May ee sanadkii 2011-kii. Koox khaas ah oo ka tirsan ciidamada Mareykanka ayaa ka safray dalka Afghanistan waxayna xilli saq dhexe ah gaareen meel 192km gudaha u ah dalka Pakistan oo uu ku dhuumanayay Usaama bin Laadin. Ciidankan oo watay diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah (helicopter) ayaa si deg deg ah u weeraray dhismaha la bartilmaameedsanayay, iyagoo halkaas ku toogtay shan ruux oo uu ku jiray Usaama bin Laadin. Qiyaastii 40 daqiiqo kaddib way ka tageen goobta, iyagoo horay usii qaatay meydka Bin laadin iyo qalab kumbuyuutarro ah oo ay ku jirtay xogta sirdoonka ee kooxda Al-Qaacida iyo howlaha ay fulinayeen. Waxay halkaas uga tageen dad kale oo la dilay, oo ay ka mid ahaayeen haweeney iyo mid ka mid ah carruurtii Bin Laadin. Waxay sidoo kale ka tageen koox ka kooban saddex haween ah iyo 13 carruur ah -11 wiil iyo 2 gabdhood – oo gacmaha laga wada xiray. Howlgalkaas oo dhacay 2-dii bishii May waxaa ciidanka caawiyay iftiinka dayaxa oo si fiican wax loogu arkayay. Madaxweynihii Mareykanka ee xilligaas, Barack Obama ayaa soo bandhigay oggolaanshaha weerarka oo la bixiyay subaxnimadii Jimcada ee 29-kii bishii April. Inta uusan howlgalka bilaabanin labo kooxood oo ka tirsan ciidanka Mareykanka ayaa shan diyaaradood looga soo qaaday saldhigga Mareykanka ee magaalada Jalalabad ee dalka Afghanistan. Koox kale ka kooban 24 askari oo watay saddex diyaaradood oo helicopter ah ayaa ku diyaarsanaa meel 10 daqiiqo looga socdo garoonka diyaaradaha. Labo diyaaradood oo kale – oo noocoodu yahay Black Hawk – ayaa u duulay deegaanka Abbottabad. Waxaa labada diyaaradood la socday 23 askari, turjumaan iyo hal eey. Kaddib saddex askari ayaa lagu amray inay raadiyaan Bin Laadin. Markii hore qorshuhu wuxuu ahaa in mid ka mid ah diyaaradaha ay dul tagto dhismaha dheer ee uu ku jiray Usaama, kaddibna ay askarta kor uga daataan iyagoo xargo uga dagaya diyaaradda. Ujeeddadu waxay ahayd in howlgalka uu ku dhaco shanqar la’aan iyadoo aan cidna hurdada laga toosinin. Markii ay CIA-da billaabeen howlgalka lagu soo xirayo ama lagu soo dilayo Bin Laadin bishii May 2011, dowladda Mareykanku waxay go’aansatay in aysan Pakistan ku wargelinin goorta ay diyaaradaha qumaatiga u kaca galayaan gudaha Pakistan. Waxay ka cabsanayeen in uu qof xogtaas u gudbiyo Bin Laadin, uuna sidaas ku baxsado. Howlgalkii lagu fuliyay Saadaam Xuseen 13-kii bishii December, 2003 ayay howlgalkan oo lagu magacaabay “Red Down” militariga Mareykanka ka fuliyeen magaalada Ad-Dawr, oo u dhow magaalada Tikrit ee dalka Ciraaq. Waxaa lagu guuleystay in Saadaam Xuseen lasoo xiro isagoo nool. Howlgalka waxaa loogu magac daray filim soo baxay sanadkii 1984-kii. Kaddib markii Saadaam Xuseen xilka looga tuuray dagaalkii Ciraaq, militariga Mareykanku waxay bilaabeen inay raadiyaan madaxweynihii dalka xukumayay iyo saraakiishii sar sare ee maamulka dowladdiisa. Xog ayaa horseedday in loogu tago meel god ah oo u dhow beer ku taalla agagaarka magaalada uu kasoo jeeday ee Tikrit. Ciidankii howlgalka fulinayay oo qorsheynaya in ay bambo ku tuuraan godka ayuu mar qura kasoo baxay Saadaam Xuseen, wuuna is dhiibay, sida uu sheegay Korneyl James Hickey oo hoggaaminayay howlgalkaas. yey Sadaam Xuseen Xogta muhiimka ah ee lagu soo qabtay Saadaam waxaa laga helay nin Baqdaad lagu xiray maalintaas maalintii ka horreysay, sida uu korneylka sheegay. Inkastoo goobtaas horay loo baaray, waxaa suuragal ah in markii hore uusan joogin Saadaam maadaama uu marba meel u baxsanayay. Ma jirin wax telefoonno ama qalab kale oo laga helay goobtii lagu xiray Saadaam Xuseen, taasoo caddeyneysay in uusan wax xiriir ah la lahayn militariga Ciraaq. Laakiin askarta waxay meeshaas ka heleen lacag dhan $750,000 oo kulligeed u sarifneyd $100, labo qori oo AK47 ah iyo boorso yar. Mucamar Qadaafi Markii ay kacdoonnadii carabta ka bilowdeen Tunisia bishii December 2010, Liibiya kuma aysan jirin liiska dalalka loo maleynayay inay saameynta gaari doonto durba. Qadaafi waxaa loo arkayay inuu ahaa nin maamulkiisu istiraatiiji yahay oo ay u dul qaadanayeen shacabkiisa in ka badan inta loo dul qaatay madaxda kale ee carabta. Laakiin ma uusan ahayn hoggaamiye u janjeera dhinaca dalalka reer galbeedka, sida madaxda kale ee carbeed. Markii uu xoogeystay kacdoonkii dalalka carabta, dalka Liibiyana ay soo gaareen, Qadaafi wuxuu ka cararay aqalkii madaxtooyada. Waxaa la sheegay inuu aad u xasuustay sidii adkeyd ee uu ula tacaalay fallaagadii ku kacday 1970-meeyadii iyo 1980-meeyadii. Wuxuu geeridiisa ula kulmay si bah dil ah kaddib markii xoogagga NTC ee kasoo hor jeeday maamulkiisa ay heleen isagoo ku dhuumanaya biyo mareen dhulka hoostiisa ah. Wuxuu halkaas galay si uu uga badbaado duqeymo ay diyaaradaha Nato oo dalkaas faro galin ku sameeyay la beegsadeen kolonyo gaadiid ah oo uu watay, isagoo isku doonayay inuu ka cararo magaaladii ugu dambeysay ee uu gacanta ku hayay ee Sirte. Qaran News
  9. Nairobi (Caasimada Online) – Dawladda Kenya ayaa shaacisay inay dib u dhigtay xiritaankii xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kakuma oo ay ku jiraan qaxooti ay ka mid yihiin boqolaal kun oo Soomaali ah. Go’aankan ayay ku dhowaaqday Kenya shalay kadib markii ay kulan yeesheen Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Madaxa Hay’adda Qaxootiga Dunida UNHCR Filippo Grandi. Kenya waxay sheegtay inay xeryahan xiri doonto marka la gaaro bisha 30-ka Juun ee sannadka 2022-ka. Guddi ka socda dawladda Kenya iyo Qaramada Midoobay ayaa billaabi doona qorshaha lagu dedejinayo xiritaanka xeryaha laga billaabo 5-ta bisha May 2022-ka, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay dawladda Kenya. Dadka qaxootiga ah ayaa dib loogu celin doonaa waddamada ay kasoo jeedaan. Waxaa sidoo kale qaxootiga kasoo jeeda Bariga Afrika qaarkood fursad loo siin doonaa inay helaan oggolaansho shaqo, si ay uga shaqaystaan gudaha dalka Kenya. Kenya ayaa sheegtay inay xilligan ku jiraan xeryaha Dadaab iyo Kakuma qaxooyi dhan 433,765. Bishii hore ayey dawladda Kenya soo cusboonaysiisay go’aanka ay doonayso inay ku xirto xeryaha qaxootiga. Hay’adda xuuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa soo dhowaysay go’aanka dawladda Kenya. Dowladda Soomaaliya ayaa horey u sheegtay in go’aanka lagu xiray xeryaha qaxootiga uu yahay mid siyaasadeed, oo ay Kenya ku beegsanesyo Soomaalida, xilli ay is-hayaan dowladda federaalka. The post Dowladda Kenya oo dib u dhigtay go’aankii ka dhanka ahaa Soomaalida + Sababta appeared first on Caasimada Online.
  10. Press release 29th April 2021 UK statement on Somalia election negotiations For the sake of Somalia’s security, stability and development, it is vital to hold consensus-based elections as soon as possible. The United Kingdom notes President Farmajo’s decision to return to dialogue with Federal Member State leaders based on their 17 September agreement, which is the only route endorsed by the Federal Government of Somalia and all Federal Member States. We commend Prime Minister Roble and the Federal Member State leaders for rejecting a mandate extension. We now call on the President and Federal Member State leaders to engage urgently in talks without preconditions. They should come prepared to make necessary compromises and negotiate in good faith. We are gravely concerned that failure to move quickly towards elections could lead to greater insecurity, in Mogadishu and elsewhere, and have serious humanitarian consequences. Violence in Mogadishu has already displaced tens of thousands. Drought compounds the risks to civilian lives and livelihoods. We call on all security forces in the capital to refrain from violence and maintain calm. It is imperative that the security forces focus their efforts on countering the common enemy of Al Shabaab ensuring that it does not exploit this period of political uncertainty. Qaran News
  11. Tan iyo markii la aasaasay Barnaamijka Shaqo-Qaran waxa uu is-bedel wayni ku yimid yididiiladii iyo noloshii dhallinyarada hanka leh. Waxaa soo noolaaday kalsoonidii shakhsiyeed ee aqoonyahanka, markii ay yaqiinsadeen in ay kartidooda iyo aqoontooda ku meel mari karaan, dalkoodana ugu adeegi karaan iyaga oo horseed u noqon kara badhaadhidda ciida ay ku noolyihiin iyo barwaaqawga nolosha dadkooda, iyaga oo adeegsanaya aqoontooda iyo jaaniska laga siiyey hannaanka dawladnimo. Barnaamijka Carbiska Barbaarta aqoonyahanka(Shaqo-Qaran), waxaa markii ugu horraysay hal-abuuray oo daahfuray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Barnaamijka Shaqo-Qaran waxa uu tixgelin muuqata siiyaa hablaha aqoonyahanka ah iyo inamada da’doodu ka yartahag 30 jirka. Kootada hablaha loo qoondeeyey saami ah 30%. Halka inamadana loo qoondeeyey saami ah 70%. Mudada kooban ee barnaamijkani abuurnaa waxaa taageerada Alle iyo dedaalka xukuumadda ku sugnaaday guulo dhaxal gal ah oo ay kamidyihiin. 1. Waxaa dufcaddii koowaad ee Shaqo-Qaran ka faaiidaystay wiilal iyo gabdho tiradoodu dhantahay 1349 dhallinyaro ah oo 1203 kamid ahi shaqaale joogto ah ka yihiin Maanta Wasaaradaha iyo hay’adaha madaniga ah ee dawladda. Halka 146 kamid ahi ku biireen ciidamada Qalabka-sida ee Qaranka. Kaas oo ay garbahooda saaranyihiin darajada laba xiddigle, kolkii ay soo dhammaysteen tobabarkii Ciidanka Qalabka-sida, dhammaantoodna laga dhigay taliyaal maamulaaya laamaha kale duwan ee Ciidanka, aqoontooda iyo kartidooda dhallinyaronimana uga faa’iidaynaya qarankooda iyo dadkooda ay u adeegayaan. 2. Sidoo kale dufcaddii 2aad oo ka kooban 732 waxay ku jiraan lix bilood oo Carbis Shaqo-Qaran ah. Iyagoo dhammaantood ka hawlgala wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska. Carbiskan marka ay dhammaystaana ku biiro doona laama dawladda. 3. Sidoo kale, dufcaddii 3aad oo ka kooban 330 dhallinyaro wiilal ah ayaa ku jira kulliyada carbiska ee Shaqo-Qaran ee Dararweyne. Dhammaantoodna waxay ku qaadan doonan saddex bilood oo Carbis ah. Halka ku dhowaad 200 hablo ahina ku qaadanayaan Carbiska Jaamacadaha Lixda gobol. Ugu danbayntii Barnaamijka Shaqo-Qaran saddexdii sano ee uu jiray waxa uu gaadhay guulo la taaban karo. Carbiska Shaqo-Qaran waxa uu yeeshay xarun tobabar oo u gaar ah. Waxa uu yeeshay hoy qaadi kara in kabadan 500 oo qof. Waxaa leeyahay hool weyn oo qaadi kara in ka badan 1500 oo qof. Carbiska Shaqo-Qaran waxaa leeyahay xarun caafimaad, baabuur u adeega iyo gaadiidka biyaha qaada oo dhammaystiran. Dhammaan aasaasiyaadka noloshu waa mid sarraysa inta lagu jiro Carbiska Shaqo-Qaran. Sadam Osman Kaabash Medical Lab Technologist Freelance Jornalist. Qaran News
  12. Mid ka mid ah Libaaxyadii ku jiray beerta Libaaxyada ee Cali Warancadde oo fakaday ayaan ilaa hada aan la hayn mrel uu jaan iyo cidhib dhigay. Libaaxani ayaa waxyeelo u gaystay ruux dumar ah oo Oromo ah taasi oo uu dhaawacyo halis ah u gaystay, ciidamada booliska ayaa heegan la galiyay si loo khaarajiyo inta aanu gaysan khasaare kale ilaa hada lama hubo in uu cid kale waxyeelo ugu gaystay iyo in kale waxana caawa cabsi xoogani la soo daristay dadweynaha caasimada iyada oo goobo badan la faaruqiyay iyada oo guryaha lagu xarooday Qaran News
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha ururka Al-Shabaab ugu magacaaban gobolka Banaadir oo la yiraahdo Muuse Cabdi Caraale ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xiisada colaadeed ee ka dhex taagan madaxda waqtigu ka dhamaaday ee dowlada federaalka iyo xubnaha mucaaradka ah, kuwaas ciidamo kala taabacsan ay dhawaan ku dagaalameen gudaha magaalada Muqdisho. Muuse Cabdi oo wareysi siiyey warbaahinta kooxda ayaa eedeynta ugu weyn ee wixii dhacay dusha ka saaray madaxweyne Farmaajo, isagoo sheegay in wixii kala dhaxeeyey ragga kala ee ka soo hor jeeda uu kaligiis la cararay, balse waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in shacabka laga barakiciyey gurayahooda xilligaan kuleyka ah. Sidoo kale sarkaalkaan ka tirsan Al-Shabaab waxa uu qabaa in labada dhinac ee ku hardamaya Muqdisho uusan midkood wax maslaxo ah u haynin bulshada ku nool magaaladan, isagoo sheegay in garab kasta uu wato danihiisa u gaarka ah. Mar wax laga weydiiyey suurta galnimada inay heshii karaan dhinacyada isku khilaafay doorashada Soomaaliya, maadaama Farmaajo Sabtiga hor tegayo BF waxa uu yiri, “Uma muuqato inay heshii doonaan, sababtoo ah Farmaajo waxa uu aruursanayaa ciidamo uu ka keensanaayo, Galgaduud, Gedo, Bay iyo Hiiraan, waxa uu ciidamadaas u soo uruursanayana waa inuu ku dagaalamo, mucaaradkuna waa fahamsan yahay oo waxay diyaarinayaan qorsheyaal hor leh, waxayna u diyaar garoobayaan dagaal, Farmaajana mujaamalo ayuu ku wadaa, hana u maleynin inay heshii doonaan.” Waxuu intaas ku sii daray, “Dadka reer Muqdisho waa il bax, maaha dad la dheyalsan karo, waxaan leeyahay reer Muqdishow yaan la niyad jebin, dadka doonaya inay soo celiyaan sharaftiina waa taqaanaan.” Sidoo kale sarkaalkan ka tirsan Al-Shabaab waxaa uu sheegay in beesha caalamka aysan si daacad u kala dhex-geli doonin labada dhinac, balse ay hadda wax-wal ka qabaan burburka ay wajahayaan ciidankii ay dhiseen ee kharashka badani uga baxay. Mar wax laga weydiiyey baaqyada ka soo baxa beesha caalamka waxa uu yiri, “Qoladaas markoodii hore waxay dhaqaale xoog leh geliyeen AMISOM, markii ay guul dareysteen oo ay wax ka qaban waayeen weeraradeena, waxay u weecdeen oo dhaqaale xoog leh mar kale geliyeen dhismaha ciidamada Soomaalida, marka hada shisheeyuhu kama murugsana inay Soomaalidu is disho, ee waxaa murug ku haaya beertii ay tabcayeen ee juhdiga badan ay ku buxiyeen inay hadda sii burbureyso, oo ciidankii ay tabceen ay beelahooda kala raacayaan, mida ay ka dhawaajinayaan oo mar kasta ay ka calaacalayana waa taas,” ayuu hadalkiisa ku sii daray. The post Guddoomiyaha Al-Shabaab ee G/Banaadir oo si yaab leh uga hadlay dagaaladii mucaaradka iyo DF appeared first on Caasimada Online.
  14. Mogadishu (Commentary) — For far too long the 4.5 power-sharing system has retained an explanatory appeal for political analysts preoccupied with making sense of the Somali political turmoil. Unveiled in 2000 at Djibouti-sponsored Somali Reconciliation Confrence, the power-sharing formula divides Somalis into four major clans and an alliance of clans known as Others. Since 1960 the presidency has rotated between two clans — Darod and Mogadishu Clan. Professor Ahmed Ismail Samatar described this uncodified arrangement as duopoly. This theory works if one pays attention to clan identities of Somalia’s successive presidents. It loses its analytical power if one concentrates on the nature of election outcomes since 2004. Neither the incumbent President of Somalia Mohamed Abdullahi Mohamed nor his predecessor Hassan Sheikh Mohamud was a favourite candidate in 2017 and 2012 respectively. Two Somali clans make consequential decisions under the 4.5 power-sharing system. Arithmetically, each Presidential candidate has a 20% chance to win the Somali Presidency, assuming that only five candidates from the five Somali clans are contesting the Somali Presidency. The duopoly argument loses sight of substantive political power embedded in Federal Member States. Mogadishu Clan and Darod political classes control four Federal Member States — two for each clan. Banadir, the seat of the capital is a Mogadishu Clan sphere of inclusive due the irremediable dispossessions after the collapse of the state in 1991. Some Darod and Mogadishu Clan politicians have struck an informal political deal: keep the capital city in Mogadishu and keep the federal system. Puntland, the originator of post-1991 federal system, argues the federal system is the middle path between secessionist impulses and the centralism tendancies. The argument runs thus: centralisim puts the periphery at disadvantage, empowers dictatorship and results in state collapse; unilateral secession violates territorial and the political unity of Somalia. Under the current federal system only three clans wield political power — Darod, Mogadishu Clan, and Digil & Mirifle. Dir and the Fifth Clan (aka Others) do not control a Federal Member State but have a total of 40% voting power during the presidential election. Voting power does not necessarily equate to substantive political power in the absence of a federated stronghold to fall back on. Under pressure to sideline the Presidency: Will Prime Minister Roble remember that Mogadishu and Somalia aren’t interchangeable? The 4.5 power-sharing system pales into insignificance given the seemingly enduring 2/5 (two-fifth) element in Somali politics where political classes from only two clans — Darod and Mogadishu Clan — make consequential political decisions. How does a 40% voting power trump 60% voting power? The answer could be found in the distinctive political outlooks represented by the political power vested in the capital and the primacy of the federal system. When the former Somalia Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke, in a tweet, proposed sidelining the Somali Presidency during electoral talks, he seeks to deepen the 2/5 supremacy and expects Prime Mohamed Hussein Roble to fall for the gimmick. Forming an alliance against the incumbent Somalia President is proving difficult. He represents a strong state school of thought against the fiefdom-based political supremacy inspired by post-1990 warlordism in Somalia. There is no guarantee that the three other Somali clans — Dir, the Fifth Clan, and Digil & Mirifle — will back a temporary political alliance of two social groups at the expense of 60% of the population, a quantification based on the voting rights under the 4.5 power-sharing system. Roble is under pressure to maintain the political inequalities that relegate the Fifth Clans to the status of figureheads in the Somali political firmament. Giving in to the pressure will not only be a betrayal but also a repeat of the political miscalculation committed by United Somali Congress in 1991. A government based in Mogadishu is vulnerable to the whims of local politicians who can mobilize militias. This is the lesson from the recent clashes in the capital over the controversial mandate extension for federal institutions. Clan militias operating alongside security forces in Mogadishu bode the end of Somalia as we know it; its break-up into cantons ruled by born-again warlords. Politically marginalised Somali social groups are seeking ways to end their status of playing second fiddle to the two dominant clans in Somali politics. A lot depends on how they respond to the unholy political alliance symbolized by the 2/5 arrangement. © Puntland Post, 2021 The post The 2/5 Element in Somali Politics appeared first on Puntland Post.
  15. Hargeysa (Caasimada Online) – Ciidamada booliska Somaliland ayaa goordhoweyd soo saaray digniin la xiriirta Libaax ka baxsaday Beer lagu xanaaneyn jiray, kaasi oo dhaawac ka geystay gudaha magaalada Hargeysa. Ciidanka ayaa bulshada Somaliland, gaar ahaan dadweynaha ku nool caasimada Hargeysa uga digay inay ka feejignaadan halista Libaaxaas, islamarkaana ay soo wargeliyaan laamaha amaanka si dib loogu celiyo Beerta Xayawaanka ee Waran Cade, oo uu markii hore kasoo fakaday. “Wargelin: Ciidanka Booliska Somaliland waxay ku wargalinayaan Bulshada somaliland gaar ahaan Caasimada in uu baxsaday mid ka mid ah Libaaxyadii ku Xaraysnaa Beerta Xayawaanka Ee Waran Cade. Hadaba waxaanu bulshada uga digaynaa in ay ka feejignadaan Libaxaasi Baxsadka ah isla markaana cidii aragtaa ay la soo socdsiiso Ciidamada Booliska,” ayaa lagu yiri qoraalka. Libaaxa baxsadka ah ayaa dhaawac ugu geystay xaafada New Hargeysa labo qof oo shacab ah, sida ay dad deegaanka ah u sheegen Caasimada Online. Ciidamada booliska Somaliland ayaa weli baadi-goob balaaran ugu jira sidii Libaaxaas gacanta loogu soo dhigi lahaa, ayada oo cabsi hor leh soo food saartay shacabka magaalada Hargeysa. Libaaxa baxsadka ah ayaa waxa uu kamid ahaa Libaaxyo ku xareysnaa Beerta Xayawaanka ee Waran Cade, oo uu leeyahay wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed Waran-cadde. The post Libaax baxsad ah oo laba qof ku dhaawacay Hargeysa iyo digniin laga soo saaray appeared first on Caasimada Online.
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi oo sidoo kale ah mudane ka tirsan golaha shacabka ayaa su’aal ka keenay qaabka ay madaxda dalka ugu laabanayaan wada-hadaladii teendhada Afisyooni. Wasiir Fiqi ayaa sheegay in marnaba aan la aqbali karin in sidii hore loogu noqdo teendhada, maadama uu ku doodayo in hogaanka shirkaas uu ka madax-banaanado “cid dan gaar ah la leh doorashada”. Qoraal uu ku baahiyey bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in loo baahan yahay in talada doorashada iyo shirka teendhada Afisyooni ay musharaxiinta u taagan tartanka doorashada ay u jirsadaan in is le’eg. Inkasta oo uu carabaabin Fiqi cida uu ka digayo inay qabato hogaanka shirka Afisyooni, ayaa haddana waxaa la fahamsan yahay inuu kasoo horjeedo in madaxweynaha waqtigiisu dhamaado uu door hogaamineed ku yeesho wada-hadalada lagu wado inay dib u bilowdaan ee doorashada. Farmaajo ayaa dhowr jeer lagu eedeyay inuu bur-buriyay shirar ay iskugu imaadeen madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamulada dalka, kaasi oo uu ugu dambeeyay midkii ka dhacay teendhada Afisyooni, oo ay dowladda shaacisay inuu fashilmay, ayada oo qoddobada qaar is-afgarad horudhac ah laga gaaray. Hoos ka aqriso qoraalka Fiqi Taladii dalku waxay la mid noqotay miino gacanta ugu jirta cunug yar oo kale, kaasoo si joogto ah ugu cayaaraya, Marka uu doonana korkeeda garaacaya. Cunuga yari aqoontiisa iyo caqligiisuba ma siinayaan in uu garto waxa uu ku cayaarayo ama garaacayo in ay naftiisa iyo inta ka ag-dhowba ay galaafanayso. Qarniga 21aad, dal 30 sano dagaallo ku jiray, dawladnimadiisu ay kabkab tahay, nidaamkiisa siyaasadda lagu qeybsado qabiil iyo 4.5, ninka leh taladii ayaan xoogayaa, wixii iga horyimaadana waa xasuuqayaa waxba kama duwana cunugaas yar ee halista gacmaha ugu jirta aan ka war-hayn. Talada doorashada iyo teendhadii Afisyoone sideedii hore looguma noqon karo, hogaanka shirkaas waa in uu qabtaa cid aan doorashada dan gaar ka lahayn, musharixiintuna masaafo is le’eg ay u jirsadaan!. The post Fiqi: Teendhada Afisyoone sideedii hore looguma noqon karo! appeared first on Caasimada Online.
  17. ADDIS ABABA (HOL) - Troops and Police Contributing Countries to AMISOM have called on the AU sanctioned force to distance itself from partisan politics in Somalia in light of ongoing tensions in the country. Source: Hiiraan Online
  18. A leading Algerian opposition activist has been detained and is to appear before prosecutors on Thursday, his lawyer said, weeks ahead of elections he and other opponents have pledged to boycott. Source: Hiiraan Online
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Qatar ayaa dhawaan usoo direysa dalka Soomaaliya ergey gaar ah, kaasi oo qeyb ka noqonaya dadaallada miiska wada-hadalka la iskugu keenayo madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday iyo saamileyda siyaasadda, sida ay Caasimada Online u sheegen ilo xog-ogaal ah. Sida ay Caasimada Online kasoo xigatay ilo diblomaasiyadeed, ergeyga cusub ee Qatar usoo direyso Soomaaliya, ayaa lagu magacaaba Dr. Mutlaq bin Majed al-Qahtani, waana ninkii hogaaminayay wada-hadalladii uu Mareykanka la galay Taliban. Ergeyga cusub, oo lasoo magacaabayo billowga toddobaadka cusub, ayaa waxa uu kulmo kala duwan la qaadan doona dhammaan qaybaha kala duwan ee isku haya siyaasadda Soomaaliya iyo wakiilada beesha caalamka. Qatar oo inta badan lagu eedeyo inay xiriir hoose la leedahay madaxda waqtigoodu dhamaaday ee dowladda federaalka ayaa waxa la fahamsan yahay inay tallaabadan ku muujineyso inay dhex-dhexaad uga tahay xiisada dalka. Dadka fallanqeeya siyaasadda ayaa rumeysan in tallaabada Qatar ay qaaday ay ka dhigan tahay inay hagaajiso sumcaddeeda Soomaaliya, ayna rumeysan tahay in maalmihii Farmaajo ee xukunka Soomaaliya ay gebo-gebo yihiin, si ay ula macaamisho cid kasta oo xukunka ka beddesha. Todobaadkii hore un bay aheyd, markii wasaaradda arrimaha dibada ee Qatar qoraal ku beenisay eedeymo la xiriiriyey “inay lacago boorso lagu qaado soo mariso taliyaha Nabad-Sugidda, Fahad Yaasin”. Qoraalkaas ayaa waxay Qatar ku sheegtay inay jirto lacag dhan $20 Milyan oo sanadkii tegay ay ku taageertay miisaaniyada dowladda, waxayna hoosta ka xariiqday inaysan jirin lacag madow oo ay geliso Soomaaliya. “Qatar waxay door wax dhisid ah ka ciyaarta Soomaaliya, taasi oo aan uga gol leenahay in aan ku caawino madax-banaanida, degenaanshaha iyo horumarinta Soomaaliya. Dadaalada Qatar iyo mowqifkeedu wuxuu lamid yahay midka QM iyo saaxiibada kale ee Beesha Caalamka,” ayaa lagu yiri qoraalka Qatar. Dowladda Qatar oo la rumaysnaa inay aheyd maalgeliyaha dowladda Farmaajo tan iyo 2017, iyadoo bixisay kharashka howlgallada ciidan iyo siyaasadeed, ayaa hadda doonaysa inay beesha caalamka iyo mucaaradka u muujiso inaysan taageero gaar ah u haynin Farmaajo oo muddo xileedkiisu dhamaaday. The post Xog: Qatar oo ergey gaar ah usoo direysa Muqdisho una muuqata inay iska fogeyneyso DF appeared first on Caasimada Online.
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisal wasaaraha xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay qaar kamid ah ganacsatada gobolka Banaadir, kadib dagaalladii ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa sidoo kale waxaa qeyb ahaa oo ra’iisal wasaare Rooble ku wehlinayay Madaxweyneyaasha Galmudug iyo HirShabeelle, oo ayagu dhawaan ka horyimid muddo kororsigii uu Golaha Shacabka u meel-mariyay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday. Waxaa looga hadlay kulankaan sidii ganacsatada uga qeyb qaadan laheyd kaalinteeda ku aadan xoojinta xasiloonida caasimadda iyo caawinta dadkii ku barakacay rabshadihii dhacay, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha. Ganacsatida Muqdisho ayaa loo arkaa awood ballaaran oo saameyn ku yeelan karta loolanka magaalada, haddii ay taageeraan musharaxiinta iyo haddii kaleba. Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Midowga musharaxiinta mucaaridka ayaa hore ugu baaqay ganacsatada inay joojiyeen canshuurta ay siiyan Farmaajo, “Ganacsatadeena waxaan ugu baaqayaa in aysan Farmaajo Canshuur iska siin maadaama uu Sharcidaro ku joogo Villa Soomaaliya”. Kulankaan ayaa waxa uu qeyb ka noqonaya kulamo uu saacadihii u dambeeyay magaalada Muqdisho ka waday ra’iisal wasaare Rooble, kuwaasi oo lagu dejinayo xiisada ka taagan magaalada, oo soo qaboweysay tan iyo markii lagu dhawaaqay in dib loogu laabanayo heshiiskii doorasho ee 17-kii September. The post Sawirro: Rooble, Qoor iyo Guudlaawe oo kulan la qaatay ganacsatada Muqdisho + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  21. Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Sheekh Shariif ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in Muqdisho uu ka dhaco dagaal uu dhiig ku daato oo laga baaqsan karay, wuxuuna tilmaamay in waxyaabaha la isku haayo ay tahay arrin siyaasadeed, taas bedelkeedana ay muhiim tahay in la helo xal siyaasadeed iyo in laga heshiiyo doorashooyinka. Sheekh Shariif ayaa soo dhaweeyay go’aannadii Ra’iisul Wasaare Rooble iyo dowlad goboleedyada, Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ee arimaha doorashooyinka iyo sidoo kale dadaalada xal looga gaarayo iska hor-imaadyadii ka dhacay magaalada Muqdisho. Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay xildhibaanada Golaha shacabka in aysan mar kale qaadin tallaabo khaldan oo dhibaato hor leh abuuri karta, wuxuuna ku eedeeyay in ay sabab u ahaayeen gacanka hadalkii Muqdisho. PUNTLAND POST The post Sheekh Shariif oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo dhacdooyinkii Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  22. (SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha dagmada Balli-dhiig Cali Faarax Cali ayaa ka warramay roobabkii gu’aga oo ku cartay degmada Balli-dhiig. Guddoomiye Cali Faarax Cali ayaa sheegay in dhammaan tuulooyinka hoos yimaada degmada Balli-dhiig uu ka da’ay roobkii gu’gu, iyada oo aanay jirin wax khasaare ah abaartiina uu Alle ka soo jabiyay bulshada ku nool degmada Balli-dhiig. Dagmada Balli-dhiig oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa waxa ay ka mid ahayd deegaanadii abaartu sida weyn u saamaysay, iyada oo ay saamayn xun ku yeelatay dadka iyo xoolahaba. Source