-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi oo ka tirsan baarlamaanka waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu xariir la sameeyay madaxda dalka Eritrea, islamarkaana uu wax ka weydiiyey nolosha dhalinyarada Soomaaliyeed ee la weysan yahay. “Shakhsiyan anigu waxaan isku dayey inaan hubsado wararka laga faafiyey dhalinyarada loo qaaday Eritrea, waxaan la xariiray madax Eritrean ah, hade eyagu kuma dhahayaan ciidankiinii ayaan dagaal gelinay, laakiin waxaan kala hadlay bal inaan dalkaas tegi karo, waxayna ii sheegeen in sidii Coronavirus uga dilaacay dunida aysan diyaaradu tegin Eritrea, marka inaan arrintaas soo hubsado ayaan rabay, laakiin si lagu tegi karo dalka Eritrea maba jirto,” ayuu yiri Xildhibaan Zakariye. Xildhibaanka oo wareysi siiyey TV-ga Universal ayaa sheegay in dhalinyarada maqan ay uga jiraan kuwo ehel la ah iyo kuwo isaga la shaqeyn jiray oo sida uu sheegay qaarkood darawaliin u ahaan jiray. “Arinigu halbaan ogahay, dadka Eritreanka ah dhamaantood waa tababaran yihiin oo waa dad u soo dagaalamay xorriyadooda, marka hadii ay ciidan ajanebi ah oo aan ciidankooda aheyn ay geeyaan goob dagaal, waxay sumcad xumo ku tahay ciidankeeda oo waxaa hubaal ah in ciidankaas ay jebayaan oo laga guuleysanayo, marka arrintaas waan hubsaneynaa,” ayuu hadalkiisa ku sii daray. Sidoo kale Xildhibaan Zakariye ayaa sheegay in hadii arrintaasi ay run noqoto ay dowladda Soomaaliya ku kacday dembi culus, kaas oo lagu maxkamadeyn doono, “Dunuub weyn waaye hadii ay dowladdu ku kacday arrintaas oo dagaal ay u dirtay askar Soomaaliyeed.” Xildhibaan Zakariye sidoo kale waxa uu sheegay in hadii la isku dayo in la tago dalka Eritrea ay aad u fududahay, “Hadii ay diyaarad qaataan xubnaha guddiga ee uu Rooble u magacaabay baarintaanka arrintaas inta diyaarad gaar ah qaataan ay dowladda Soomaaliya dhahdo Eritrea diyaaradaas noo fasaxa inay dalka timaado deg deg ayey ku ogolaaneysaa dowladda Eritrea,”ayuu yiri. Mar wax laga weydiiyey Xildhibaan Zakariye xiriirka kala dhaxeeya dowladda Eritrea ayaa waxa uu sheegay inuu madaxda dalkaas la leeyahay xiriir qota dheer oo soo jiray ku dhawaad 30-sano. “Xiriir qota dheer oo waliba 30 sano ku dhaw ayaa naga dhaxeeya madaxda dalkaas, kaas oo soo bilaawday markii ay u dagalamayeen xorriyadooda, sidoo kale anaga waxay garab noo noqdeen markii ay Itoobiya na qabsatay, anagoo siyaasiyiin Soomaaliyeed ah ayaan u tagnay gacan ayey nasiisay dowlada Eritrea xilligaas, saldhig ayaan ka dhiganay abaal gud ayeyna aheyd, marka xiriir kale oo gooni ah ma jiro,” ayuu yiri Xildhibaan Zakariye. Hoos ka Daawo The post Video: Xildhibaan Zakariye oo shaaciyey in askarta maqan uu kala xiriiray madaxda ERITREA – Muxuu ogaaday? appeared first on Caasimada Online.
-
Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay halkay ku dambeeyeen qodobbadii ay Somaliland iyo Kenya ku heshiiyeen dhammaadkii sannadkii hore, iyadoo labada Madaxweyne ay heshiiskaas kala saxeexdeen. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Liibaan Yuusuf Gaaxnuug, ahna ku simaha Wasiirka Wasaaraddan, ayaa sidoo kale ka hadlay xidhiidh ay yeelan doonaan labada Baarlamaan ee labadan dal, waxaanu ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay “Kulankii ka dhacay xalay (habeen hore), Nairobi wuxuu ahaa kulan ujeedkiisu ahaa in lagu daah-furo madal ay yeelan doonaan Baarlamaanada Somaliland iyo Kenya, ujeeddaduna tahay inay ka shaqeeyaan xidhiidhka labada dal iyo saaxibtinimada labada dal ee dhinacyada dhaqaalaha siyaasadda iyo dublamaasiyadda, waxayna daba socotaa xidhiidhka Somaliland iyo Kenya, markaas waxaanu rajeynaynaa inuu wax badan ku soo kordhin doono oo wuu wax badan ka qaban doono xidhiidhka Somaliland iyo Kenya” Mar uu ka hadlayey xidhiidhka labada dal wuxuu yidhi “Wuxuu caawin doono ama badhi taari doonaa xidhiidhkii labada dawladoodba oo Wasaaradaha labada dhinac ayuun buu kana badhi taari doonaa, maadaama Baarlamaanku ay matalaan Shacabka, markaas waxay noqon doonaan biriishkii isku xidhayey labada ummaddadood, dhanka dhaqaalaha, arrimaha bulshada, siyaasadda, wuxuu wax ku soo kordhin doonaa xidhiidhkii labada dalwadood, ee dhinaca fulinta”. Mar wax laga weydiiyey heshiiskii labada dal ay wada galeen dhamaadkii sannadkii hore iyo sababtu u hirgali waayey ilaa hadda wuxuu ku jawaabay “Lama odhan karo wax natiijo ahi kamay soo bixin, ee kulankii Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynaha dalka Kenya ku kulmeen oo ahaa kulana guula, dhawr qodob ayaa lagaga wada hadlay oo ay ka mid ahaayeen inay Kenya xafiis ka furato Somaliland iyo inay Kenya Airways ay shaqo ka bilawdo ama duulimaad ay ka bilawdo Somaliland, hawshaasina meel fiican bay maraysaa, xidhiidhada ay Dawladduhu galaan waxay u baahan yihiin in farsamo ahaan lagu heshiiyo, markaas hawshaasi meel fiican bay marayaan qaarkoodna gabgabo ayey marayaan, sannadkana inta aanu dhammaan waxaanu rajeynaynaa in saddexdii qodob ee lagu heshiiyey inay fulaan, mar heshiisku wuxuu noqonayaa heshiis siyaasadeed marna fulintiisu danaha labada dal ayey ku xidhnaanaysaa, markaas hawshaasi meel fiican bay maraysaa” Mar wax laga weydiiyey Xafiiska ay Kenya ka furan lahayd Somaliland iyo waliba duulimaadkii ay ka bilaabi lahayd halku ku dambeeyeen wuxuu ku jawaabay “Diyaaradda Kenya, wefti bay Somaliland u soo direen, duulimaadkeedii way cayimeen, Xafiiskii ay Somaliland ka furan lahaayeen kooxdii ka shaqeeyn lahaa ee Somaliland iman lahaa waa la magacaabay, meeshii ay Hargeysa ka degi lahaayeena way cayimeen, dawladaha heshiiskoodii wax si sahal ah u dhammaada maaha, markaas waxaanu ku rejo weyn nahay inay sida ugu dhakhsaha badan u fulo, Duulimaadka Kenya Airwaysna labada bilood ee soo socda wuu imanaya Somaliland” Source
-
(SLT-Hargeysa) Doorashooyinkii isku-sidkanaa ee 31.05.2021 ka dhacay Somaliland, waxa ka soo bacay dhacdooyin cusub oo xiisa leh oo la xidhiidha hab-dhaqanka codbixiyeyaasha iyo qaabka ay Xisbiyada Qaranka ugu codeeyeen. Gaar ahaan codbixiyeyaasha ka soo jeeda Gobollada Togdheer iyo M/jeex oo uu Xisbal Xaakimku ku awood badnaa waxa cad in farriin siyaasi ah oo muhiim ah ay u direen Xisbiga Kulmiye. Fariinta ka timid Gobollada Togdheer iyo M/jeex waa mid siyaasi ah oo saamayn weynbku leh saaxada siyaasadda dalka. Togdheer iyo M/jeex oo ah laba gobol oo ay ku xidhan tahay guusha iyo guuldarrada xisbiyada Qaranku, farriinta ay direen codbixiyeyaasha labadan gobol waxa loo fasiri karaa sidan: “is bedele xaaladaha siyaasada ee Togdheer iyo M/jeex, waxna ma ahaanayeen sidoodii hore! Taageeradayada iyo codkayagana looma qaadan karo mid aan weligii is bedelayn ama meel u sii yaala cid gaar ah!!” Waa xaqiiq in doorashooyinkii dalka ka dhacay ay weji kale u yeeleen guud ahaanba loollanka saaxada siyaasadda dalka. Tusaale cad oo horteena yaalla waxa inoogu filan labadan arrimood: (1) Loollanka Awooda ee ka dhex taagan Xisbiyada Qaranka ee la xidhiidha Goleyaasha Sharci Dejinta ee Degaanada iyo Wakiilada. (2) Doorashooyinkani waxay si cad u iftiimiyeen in awooda ugu dambaysa ay leeyihiin codbixiyeyaashu taasoo ay Xisbiyada Qaranka kii ay doonaana ka codayn karaan, kii ay doonaana ay u codayn karaan. Waan aaminsanahay in Xisbiga Kulmiye uu yahay xisbi in badan soo jiray, waayo arag ah oo awood u leh in uu si degdeg ah uga soo kabto dhaawacyadii ka soo gaadhay doorashooyinkii ina dhaafay. Haddaba: • Hadii Xisbiga Kulmiye uu doonayo in uu dib u kasbado kalsoonida taageerayaashiisii Xisbiga ka codeeyey gaar ahaan Togdheer iyo M/jeex, • Hadii Xisbiga Kulmiye uu doonayo in uu bedbaadiyo taariikhdiisa shilis, wax qabadkiisa kow-iyo-toban jirsaday iyo kalsoonida shacabka Somaliland, • Hadii Xisbiga Kulmiye uu doonayo in uu ka gudbo carqaladaha horyaala una diyaar garoobo loollanka wejiga cusub leh ee siyaasadda, Waa lagama maarmaan in Xisbiga Kulmiye uu qaado labadan talaabo: 1. Waa lagama maarmaan in uu Xisbiga Kulmiye ku dhiirado in uu runta iyo xaqiiqada jirta dadkiisa u cadeeyo. Runtu waa mid anfacaysa Xisbiga Kulmiye iyo taageerayaashiisaba. Marka uu Xisbigu si waafiya u fasiro wixii Xisbiga ka qaldamay doorashadii ina dhaaftay, waxay niyadsami, hiraal iyo dhiirri gelinba u tahay taageerayaasha daacada u ah Xisbiga Kulmiye. 2. Waa lagama maarmaan in uu Xisbiga Kulmiye la yimaado qorshe cad, hadaf iyo himilo siyaasadeed oo ku wajahan la jaan-qaadka wejiga cusub ee loollanka siyaasada mustaqbalka dhaw iyo ka dheer. GEBAGABO: In aad khaladkaaga qirato maaha calaamad ama sifo muujinaya liidnimo, laakiin waa sifo iyo sawrac quman oo hoggaamiyenimo. Khaladkaaga oo aad qirataa waxay halbeeg wacan iyo tusaale sax ah u tahay bisaylka siyaasiga ah ee uu masuulku oggol yahay in lagala xisaabtamo wixii khalad ah ee yimaada. Guntii iyo gebagabadii, waxaan aaminsanahay in la gaadhay xilkigii hoggaanka sare ee Xisbiga Kulmiye uu waajihi lahaa runta iyo xaqiiqada hortiisa taalla. Waxa la gaadhay xilligii uu Xisbal Xaakimku wax ka baran lahaa casharada culus ee ka soo baxay doorashooyinkii dalka ka dhacay, isla markaana uu u bedeli lahaa isteraatijiyad cad iyo itijaah siyaasi ah oo Xisbiga u adeegaya. Ugu dambayntii waxa la gaadhay xilligii Xisbiga Kulmiye lagu samayn lahaa dib u habayn iyo isbedel hor leh oo uu Xisbigu kaga soo kaban karo guuldarooyinkii dhacay sidoo kalena uu mar kale ku soo jiidan karo quluubta taageerayaashiisa awooda badnaa. Qore Xuseen Aadan Cige (Deyr) Source
-
Kenya has announced that it will proceed to reopen its embassy in Mogadishu as soon as possible. Source: Hiiraan Online
-
Nairobi (Caasimada Online) – Dowladda Kenya ayaa soo dhoweysay qoraal kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya, oo ay ku casuumtay inay dib u furto safaaraddii ay ku laheyd magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya 11-kii bishan ayaa lagu yiri “Iyadoo laga duulayo daris wanaagga, Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya waxay ugu baaqeysaa Jamhuuriyadda Kenya in ay dib u furto howlihii diblomaasiyadeed ee ay ka wadday Soomaaliya, Dowladda Federaalka Soomaaliyana ay si is-daba-joog ah safaaradda uga furayso Kenya. Dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed oo buuxa waxay bilow wanaagsan u noqon doontaa bilowga wadahadalada labada dal u dhexeeya.” Kenya ayaa qoraalka jawaabta ah oo ay maanta soo saartay ku tiri “Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya waxay bogaadinteeda usoo bandhigeysaa Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya, waxayna si xushmad leh ugu war-gelineysaa in dowladda Kenya ay soo dhoweeneyso oo ay qireyso casuumadda dowladda federaalka ee ah inay dib usoo celiso xiriirkii diblomaasi ee Soomaaliya iyo Kenya.” Dowladda Kenya ayaa intaas ku dartay inay sida ugu dhaqsiyaha badan u billaabi doonto hanaanka ay ku fureyso safaaraddeeda Muqdisho. Waxay sidoo kale sheegtay Kenya inay ku casuumeyso safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan inuu dib ugu soo laabto Nairobi, oo uu dib u billaabo waajibaadkiisa. Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa ugu dambeyn sheegtay inay fursaddan uga faa’iideysaneyso inay mar kale u xaqiijiso wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya inay u hayso tixgelin weyn. The post Kenya oo kasoo jawaabtay soo-jeedintii ka timid DF appeared first on Caasimada Online.
-
ATHENS - Dozens of human rights groups on Monday criticised Greece's decision to designate Turkey a "safe" country to readmit would-be refugees who have been denied asylum. Source: Hiiraan Online
-
Garowe (HOL) - The Supreme Court's military government in Galkayo has sentenced 17 men to death. The court also sentenced 18-year-old Abdirizak Ahmed Burale to life in prison, according to a court ruling. Source: Hiiraan Online
-
At least 50 al-Shabab militants have been killed in the past two days as the Somali forces intensified security operations in al-Shabab bases in the central and southern regions of the country, the military said on Sunday. Source: Hiiraan Online
-
Washington (Caasimada Online) – Xarakada Muqaawamada Islaamiga ah ee Xamas ayaa si carro leh uga jawaabtay qoraal kasoo baxay Ilhaan Cumar oo ay kooxdaas kula meel dhigtay Mareykanka, Israel iyo Taliban, oo ay sheegtay inay tahay in dhammaantood lagu sameeyo baaritaano la xiriira dambiyo dagaal. Ilhaan Cumar ayaa qoraal ay soo dhigtay twitter-ka ku tiri “Waa inaan la xisabatan isku mid ah iyo caddaalad u helnaa dhammaan dhibanayaasha dambiyada ka dhanka ah bani’aadannimada. Waxaan aragnay dilal aan lagu fakari karin oo ay gaysteen Mareykanka, Hamas, Israel, Afghanistan iyo Taliban.” Xamas ayaa taas ku tilmaantay arrin aan la aqbali karin iyo isla meel dhig lagu sameeyey dhibanayaasha iyo dilaaga. “Waxay isla meel dhigtay dhibanaha iyo dilaaga, markii ay isku si ula dhaqantay wax iska caabinta shacabka Falastiin, dambiyada dagaalka ee Israel ee Falastiin, iyo gardarrada Mareykanka ee Afghanistan,” waxaa sidaas bayaan uu soo saaray ku yiri afhayeenka Xamas ee arrimaha caalamiga ah Bassem Naim. Naim ayaa ku ammaanay Ilhaan taageeradeeda ku aadan cadaaladda iyo xuquuqda dadka la caburiyo ee dunida oo dhan, si gaar ahna xuquuqda reer Falastiin. “Si kastaba, waa wax aan la aqbali karin inay sameyso is-barbar dhig caddaalad darro ah oo ka hor-imanaya xeerarka cadaaladda ee aas-aasiga ah iyo xeerarka caalamiga ah,” ayuu yiri Bassem. Bassem ayaa ugu baaqay Ilhaan iyo dhammaan kuwa difaaca xuquuqda dadka Falastiin inay qeexitaan sax ah oo ku habboon ka bixiyaan xaaladda. Ilhaan ayaa sidoo kale horey ula kulantay dheelaceyn xooggan oo kaga timid xildhibaanada Yahuudda ah ee Congress-ka Mareykanka oo ku eedeeyey inay Mareykanka iyo Israel la meel dhigtay “ururo argagixiso.” The post Xamas oo jawaab kulul ka bixisay la-meel dhig ay ku sameysay Ilhaan Cumar appeared first on Caasimada Online.
-
PRESS RELEASE The Access to COVID-19 Tools (ACT) Accelerator partnership welcomes commitment of 870 million vaccine doses and calls for more investment in all tools to end the pandemic 870 million vaccine doses for low and low-middle income countries over the next year GENEVA, Switzerland, June 14, 2021/ — G7 leaders donate 870 million vaccine doses for low and low-middle income countries over the next year, vital for reducing virus transmission; G7 leaders emphasize the importance of all ACT-Accelerator tools to exit the pandemic; ACT-Accelerator’s funding gap remains significant with an urgent need for funding of tests, treatments and health systems to ensure an end to the pandemic everywhere; WHO Director General warns of increasing divide in equity to crucial COVID-19 tools; Total funding committed to the ACT-Accelerator partnership remains US$ 15.1 billion with a gap of over US$16 billion. At the close of this year’s G7 Leaders’ summit, the Prime Minister of the United Kingdom of Great Britain and Northern Ireland announced a donation of an additional 870 million vaccine doses from attendees, with the majority to be delivered through COVAX, the vaccines pillar of the Access to COVID 19 Tools Accelerator, within the next year. Attendees included heads of G7 Member States plus Australia, India, South Africa and Republic of Korea, invited as guests. Leaders confirmed their support for all pillars of the ACT-Accelerator across treatments, tests and strengthening public health systems as well as vaccines (link to the communique). Additionally, they indicated their intention to work together with the private sector, the G20 and other countries to increase their vaccine contribution over the months to come. Since their G7 Early Leaders’ Summit in February 2021, the G7 has committed one billion doses in total. Timing is key WHO Director General, Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus, spoke to leaders at their meeting and urged “many other countries are now facing a surge in cases – and they are facing it without vaccines. We are in the race of our lives, but it’s not a fair race, and most countries have barely left the starting line. We welcome the generous announcements about donations of vaccines and thank leaders. But we need more, and we need them faster”. Over US$ 16 billion is still needed this year to fully fund the work of ACT-Accelerator, the global partnership of leading international health organizations which is mid-way through its 2020-21 funding need. In additional to vital vaccine research and development and procurement work, ACT-Accelerator needs funds to strengthen health systems and protect health workers administering the tools needed to end the pandemic; tests to detect and contain hotspots, as well as identify new variants that will continue to appear; and treatments to save the lives of those who will continue to catch COVID-19 and suffer. There is an urgent need for treatments like oxygen which is seeing a surge in demand that is 5 times – and in cases such as India, 10 times – greater than the need before the pandemic. The funding needed for the ACT-Accelerator will address challenges delivering products where they are most needed, help establish testing for 500 million people in low- and middle-income countries by mid-2021 and help secure the necessary supply of oxygen as well as distribute 165 million doses of treatments including dexamethasone which can save lives of people critically ill with COVID. Carl Bildt, WHO Special Envoy for the ACT Accelerator, said: “We welcome these commitments but there is still a significant funding gap that must be closed if we are to get the urgently needed treatments, including oxygen, and tests, to low and lower-middle income countries so we aren’t flying blind to where the virus is and how it’s changing. The time to act is now. We look to the G7 and G20 to fund the work of the ACT Accelerator, the global multilateral solution that can speed up an end to the pandemic. The world needs their political leadership because left to rage anywhere, the virus will remain a threat everywhere.” “This is an important moment of global solidarity and a critical milestone in the push to ensure those most at risk, everywhere are protected,” said Dr Seth Berkley, CEO of Gavi, the Vaccine Alliance (Gavi). “As we strive towards or goal of ending the acute phase of the pandemic, we look forward to working with countries to ensure these doses pledged are quickly turned into doses delivered.” Dr Philippe Duneton, Executive Director of UNITAID, said: “These commitments from G7 leaders are important and welcome. But it is crucial to remember that right now, COVID-19 patients around the world are dying and suffering due to a lack of oxygen, an essential medicine that is vital for the treatment of COVID-19. I would urge G7 leaders to act now to ensure that all pillars of the ACT-Accelerator are fully funded – including those focusing on treatments and tests. As recent events in India, Nepal and elsewhere have shown, we need more than vaccines to end this pandemic everywhere.” Henrietta Fore, Executive Director of UNICEF, said: “The impact of the pandemic in its second year is already far worse than its first. We are seeing significant and devastating outbreaks all over the world – including south Asia, southern Africa and Latin America. We must continue to sound the alarm. The longer the virus continues to spread unchecked, the higher the risk of more deadly or contagious variants emerging. The clearest pathway out of this pandemic is a global, equitable distribution of vaccines, diagnostics and therapeutics, and the overall strengthening of health systems across the globe, because no one will be safe until we are all safe.” Dr Emma Hannay, Chief Access Officer and ACT-Accelerator Lead for FIND, said: “We thank the G7 for their leadership and continuing drive to ensure R&D and equitable access to diagnostic testing, necessary both for the fight against COVID-19 and to lay the foundations that will prepare the world to guard against future pandemics.” Dr Richard Hatchett, CEO of CEPI, said: “This is an historic moment – as leaders of some of the wealthiest counties come together to ensure that all parts of the world have access to life saving vaccines. This pandemic has shown us that we cannot set national against international interests. With a disease like COVID-19 we have to ensure that we get it under control everywhere. There is still much to do to get vaccines in arms and ensure our research and development allows us to stay one step ahead of the virus. But for today we give pause and celebrate a watershed moment of political alignment and collaboration”. Peter Sands, Executive Director of The Global Fund, said: “It is encouraging to see such global collaboration and commitments. However, none of the lifesaving tools to fight COVID-19 will deliver themselves. We need to make sure that health systems are prepared and that front-line health workers are sufficiently protected to deliver these tools without risking their own lives. This can only happen if the ACT-Accelerator is fully funded.” Distributed by APO Group on behalf of World Health Organization (WHO). SOURCE World Health Organization (WHO) Qaran News
-
Statement by UNFPA Director for the Arab Region, Dr. Luay Shabaneh on The killing of a young pregnant wife in Palestine Cairo, 14 June 2021 – UNFPA Arab States Regional Director, Dr. Luay Shabaneh, condemned the killing of a young pregnant woman in Khan Yunis, Palestine. “This type of heinous crimes is not acceptable anymore,” Dr. Shabaneh said. The local police announced the death of a 19-year-old female citizen after her husband severely assaulted her. Following his arrest, an investigation was opened. “I call on the authorities to provide protection and support to all girls and women from all forms of gender-based violence and harmful practices,” Shabaneh added. Gender-based violence, including domestic violence, is a violation of women’s and girls’ human rights. Such acts of violence reflect and reinforce the discrimination against women and girls, perpetuating a vicious cycle that is detrimental to their development and progress. UNFPA fully supports the authorities, communities and activists fighting against gender-based violence and for women’s human rights, and calls for a speedy investigation into this murder and for the enforcement of the Laws that protect women’s and girls’ rights in compliance with their international obligations to eliminate all forms of discrimination against women and other international conventions. Qaran News
-
European Union supports UNFPA for lifesaving aid to women, girls and the displaced in Yemen Nearly half a million of the most vulnerable women and girls in Yemen will receive emergency relief, life-saving reproductive health and mental health services thanks to a EUR 6 million humanitarian contribution from the European Union (EU). The funds will allow UNFPA, the United Nations Population Fund to continue providing critical services at a time when its humanitarian response is challenged by limited funds and the rapid spread of COVID-19. The health system remains in tatters. Nearly half of all health facilities have been forced to close, or are only partially functioning. COVID-19 has aggravated the situation, with roughly 15 per cent of the functioning health system re-purposed to respond to the pandemic. Only 20 per cent of functioning health facilities provide maternal and child health services due to lack of essential medicines, supplies and specialized staff. One in five people suffer from mental disorders, while mental health services remains severely scarce. Some 4 million people have been displaced since the escalation of the conflict, more than 32,000 of them since the beginning of the year. European Commissioner for Crisis Management, Janez Lenarčič, said: “Six years of war have brought the country and health system to their knees. Two-thirds of the population – some 20 million Yemenis – needs humanitarian aid and health assistance. Only an end to the conflict can stop this suffering and downward spiral. Meanwhile, the EU is determined to ensure girls, women and displaced people can find help amid the chaos.” The new funding will support UNFPA to provide emergency obstetric and maternal health care in 30 hospitals; mental health services in two specialized psychological care centres, and facilitate coordination and enrolment for emergency assistance through the UNFPA-led Rapid Response Mechanism when fighting leads to new displacement. The European Union has been a major contributor to UNFPA’s humanitarian response in Yemen, providing more than EUR 24 million since 2018. In 2020 alone, more than a million women and girls were reached with life-saving services with funding support from the European Union. “I recently visited Yemen, where I met women whose lives had been transformed by access to reproductive health and protection services. I also saw first-hand the tragic hardship and suffering when communities lack these services,” said UNFPA Executive Director Dr. Natalia Kanem. “Thanks to the European Union’s generous contribution, UNFPA will be able to extend this life-saving assistance to hundreds of thousands of women and girls.” UNFPA is the sole provider of essential lifesaving reproductive health medicines in Yemen and leads coordination and provision of women’s reproductive health and protection services across the country. To keep reaching the most vulnerable women and girls, UNFPA requires US$100 million in 2021. To date, only 30 per cent of this funding appeal has been received. Qaran News
-
SWOT is an acronym of strengths, weaknesses, opportunities and threats. This strategic abbreviation is employed by the global business strategists and political analysts for the strategic analysis of a business organisation in order to analyse it. According to SWOT analysis of strategic plan study, strengths and weaknesses are internal factors which are related to the subject matter under study; while opportunities and threats are external factors which any actor has to deal with. Strengths and opportunities are positive factors and weaknesses and threats are negative factors. Despite this, pragmatic leaders are famous for converting their weaknesses into strengths and threats into opportunities by using their philosophical reasoning. In contrast to this, dogmatic leaders change their strengths into weaknesses and opportunities into threats because of their innate lousy leadership. This analytical article examines the inborn personal strengths and weaknesses of the embattled Somali president, His Excellency Mohamed Abdullahi Farmajo, in terms of his leadership quality. In addition, it sheds light on opportunities he had and the threats which his main rivals pose to his political personality and leadership career. Without bias and partiality, this piece of writing expounds on the loopholes of the leadership style of the current Somali president on the basis of the 1969 situational leadership theory which was co-coined by the seasoned American motivational speaker, Kenneth Hartly Blanchard, and the renown behavioural scientist, Paul Hersey. According to this model, ‘Successful leaders change their leadership style in compliance with political situation.’ Does President Farmajo apply this theory for optimum political stability? Does he have the requisite personal and interpersonal leadership skills? Does he have reliable leadership rapport? Is he a distributive negotiator or an integrative negotiator? Is he good at problem-solving? As the German-born American social psychologist, Kurt Lewin, said in 1908, ‘A person is the product of his social situation.’ Is President Farmajo a real product of the post-civil war and current Somali situation? Is he as corrupt as other politicians? The analytical answers to these questions and many more brainstorming political analysis are available in the body and conclusion of this very article which you are reading. As stated by the biopsychological brain lateralisation theory of the 18th century French-born philosopher, Rene Descartes, the human brain is divided into the right hemisphere and left hemisphere and the two hemispheres are connected by our corpus callosum. The insight of the said philosopher opines that our right brain hemisphere controlls the movement of the left part of the body and focuses on the easy situations (facets) of human life. Thus, those human beings with a strong right brain hemisphere are introverts who are not good at friend-making and public speaking. The left hemisphere controlls the reactions of the right portion of the body. The individuals with a strong left brain hemisphere are extroverts that are analytical and good at socialisation and collective leadership skills. They are rhetoric and influential speakers who are good at political mobilisation for achieving their goals. In light of the innate personality of President Farmajo of Somalia, his strengths are that he is a Somali patriot with self-confidence, solid pride and Somali ego. He believes that Somalia is an independent country that can survive without the interest-based foreign dictation. He opposes the carrot and stick method which the Western powers deal with Somalia. In addition, he is a good financial manager who is far from embezzlement thus far. He prioritises the on time payment of the salaries of the Somali civil servants and armed forces which is a positive factor for the financial security of the Somali national workers. He is punctual and manages his presidential duties either in time or on time, as was said to me by people who are close to him. In his tenure, President Farmajo prioritised two determining internal factors which are helpful and contributive to the Somali geopolitical safety and survival: economic factor and military factor. He did his best to better the economy of Somalia with systematic tax collection and building of formidable military and security apparatus. He reconciled with Ethiopia and Eritrea. This external factor which is good for the foreign policy of Somalia managed the exterior interference of the two afore-mentioned East African nation-states in Somali politics. The peaceful ending of the direct meddling of Ethiopia and Eritrea with the fragile Somali affairs stabilised the whole region in one way or another. This is one of the political strengths of President Farmajo. Despite this, he failed to curb on the internal Somali political conflict. The internal opportunities which he had at the inception of his presidential leadership was the all-inclusive moral support which he got from the Somali nation-wide because of his good financial management during his erstwhile premiership. They say, ‘Any good leader can be a good manager, but any good manager cannot be a good leader.’ In reference to this trait, the president is poor at root cause analysis. In connection with the weaknesses of President Mohamed, he is an introvert because he belongs to human beings with a strong right brain hemisphere. Thus, he is not good at public speaking due to this biopsychological factor. Therefore, he is a good manager, but not a good situational leader that can change his weakness into strength during this trying time which is full of internal and external political challenges. According to the useful ‘Pareto Principle’ which was propounded by the visionary Italian economist, Vilfredo Pareto in 1879, 20% of our input results in 80% of the success of our output. 80% of our failure results from the 20% of our mistakes. This in mind, the 26th August 2017 illegal and life-threatening extradition of the Somali freedom fighter, Col Abdikarim Sheikh Muse (Qalbidhagax) from Mogadishu to Addis Ababa, became 80% failure of the political career of the president which resulted from his 20% faults of his political calculation. That historical betrayal provoked the collective outrage of the Somali people, regardless of clan affiliation. The reaction of the president to that widespread anger of the Somali nation was ineffective and insufficient to the evaded crime against the wider Somali race. The president became a turtle and hid his political status into his silence. Since the adjective silent and the verb listen consist of the same words, he was just listening to the outcry of his people; but he didn’t want to solve the problem that was destroying his own political future, as he had no the required situational charisma. As the famous American linguist, Noam Chomsky, theorised, any human discourse consists of a deep structure and a surface structure and understanding of the deep structure is more important than perceiving the surface structure. In this way, the president didn’t fathom out the deep structure of the above mentioned real outrage. The Johari Window which is a model (theory) that was developed by the two great American psychologists, Joseph Luft and Harry Ingham, in 1955, says that there are four quadrants (areas) of human personalities and they are the following areas: Open area which is an area of a person that is known to him and to others. Hidden area which is an area of a person which is known to that same person, but unknown to the other people because it is completely hidden from them. Blind area which is an area of a person which other people know, but that person doesn’t know because he or she is totally blind about knowing it. Unknown area is an area of a person which neither the person nor the other people know, because neither of them is familiar with this sort of vague area. The extradition of the above said ONLF field commander became a blind area of the political profession of President Farmajo as he underestimated its negative impact on his own future political career. If he had understood it, he would have saved his national dignity in order to solidify the confidence of the Somali people in his then leadership. His turtle-like attitude and behaviour annihilated his growing career. All in all, his 20% individual mistake backfired on his then progressing personal stature. In the final analysis, the major threat to the leadership of President Mohamed Abdullahi Farmajo resulted from within the Somali politicians and their supporters in general and those who hail from two main clans: Mogadishu Clan and Kablalah in particular. Leadership strategists say, ‘The first responsibility of a leader is to define reality. The last is to say thank you.’ Somali politicians are true complainers and the Somali public opinion is hostile to any ruling president for a clan-based interest. Therefore, he didn’t give the opposition politicians any space to express their ideas. Instead, he attacked them and the issue became offensive and counteroffensive. When president Farmajo was elected, the expectation of the Mogadishu Clan politicians for the premiership was concentrating on the nomination of a prime minister either from Abgal or Habargidir who are the two main political players for the Mogadishu Clan clan, as per the norm of the Somali political history. The public opinion was so, but, alas, the political landscape was changed by President Farmajo by appointing a prime minister from the Murasade sub-clan of the Mogadishu Clan clan. Murasade is a clan that is famous for business and education and more peace-loving than the other sub-clans. The relation between the bossy and outspoken prime minister, His Excellency Hassan Ali Kheire, and President Farmajo didn’t last and Kheire was lastly fired. The political sidelining of the two actors (Habargidir and Abgal) upset the politicians from these clans and they started mobilisation of their supporters against the president. Once again, the president underestimated the perceived dysfunctional conflict and became the turtle that he was during the Somali outcry due to the illegal extradition of Qalbidhagax. The leaders of Puntland State and Jubaland State – Said Abdullahi Dani and Ahmed Mohamed Islam – joined hands with the Mogadishu Clan opposition. These two leaders are from the Kablalah clan which is a political rival clan against the Marehan clan of President Mohamed Abdullahi clan. Said Abdullahi Dani is from Puntlandersten sub-clan of the Darod clan and Ahmed Mohamed Islam is from the Ogaden sub-clan of the Darod clan. Most of the Puntlandersten politicians believe that President Siad Bare, who hailed from Marehan, grabbed their clan political seat and sidelined them from politics in 1969, after the fiendish assassination of the then Somali second president, Dr. Abdirshid Ali Sharmake who belonged to Puntlandersten. The Ogaden opine that Siad Bare destroyed them politically and displaced them from Gedo Region under the cover of armed rebellion reprisal by using the government forces and machineries, during the military armed conflict between the Somali Revolutionary Government and the Somali Patriotic Movement which was led by Colonel Bashir Ali Salad (Bililiqo) from 1988 to 1991 – the black era of conflict. The Puntlandersten and the Ogaden, together, have political resource-based dispute over the fertile coastal city of Kismayo against the Marehan because Marehan encroached on their territorial locations, in and around Kismayo, with the alliance of Habargidir in late 1999. These unsolved intra-ethnic rivalries are the root causes behind the ongoing oppositions between the Somali clans, and the Somali people are not ready to address them in order to mitigate rivalries and manage conflict. The existing negative peace among the Somali clans is not reliable for a collective nationhood. In my opinion, grassroots Somali-Somali intra-clan reconciliation is direly needed. Last but not least, President Farmajo is poor at conflict management and he became the Somali political shark. ‘A shark believes that conflict is either won or lost and wants to win.’ The conflict approach of President Farmajo became win-lose, as we learned from all those political opponents whom he eliminated one by one with the exception of the current Jubaland leader who fought back and is still fighting back to survive with the rank and file of his politically mobilised base of operation. In conclusion, His Excellency Mohamed Abdullahi Farmajo is an integrative manager and distributive leader who lacks the requisite personal and interpersonal leadership skills and he is not good at internal conflict prevention, conflict mitigation, conflict management, post-conflict sustainable development and positive human mentality transformation, because, the man is not an influential speaker and inspirational communicator. Despite this, he is not as corrupt and dogmatic as many of his current rivals. Many of his rivals collaborate with foreign states for financial interests or have private relations with them; but he does not. Moreover, all of his current opponents belong to religious groups and they see him as a Westernised secularist. These different mindsets made him to be the Bull in the China Shop, as they think. He is a telling and authoritarian head of state and the extension that he signed is totally unconstitutional which can result in further Somali civil strife and violence. Written by: Mohamed Abdikadir Daud (Stanza) Somali published poet, novelist and lecturer of conflict resolution and peace-building at Nugaal University in Lasanod city. He can be reached at: stanzasom@gmail.com Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You The post SWOT Analysis of President Farmajo of Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa xukun lagu riday dad gaarayo illaa 18 qof oo dhamaantood ay ah rag, kadib dambiyo culus oo lagu helay. Sida ay maxkamadda ciidamada qalbka sida ee Mudug ku dhawaaqday, 17 kamid ah raggaan ayaa waxaa lagu xukumay dil toogasho ah halka qofka sideed iyo tobanaad lagu xukumay xabsi daa’in. Ragga xukunka lagu riday ayaa lagu soo eedeeyey inay dad gaarayo ilaa 300 qof ku dileen magaalada Gaalkacyo iyo qeybo kala duwan oo ka tirsan deegaanada Maamulka Puntland. Dadka lagu soo eedeeyey inay laayeen ayaa waxay isugu jireyn xubno kamid ah dowladda iyo shacab rayid ah. Raggan la xukumay ayaa ka hawl galayey Puntland muddo dhan 13 sano. Ragga xukunka lagu riday ayaa la sheegay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab isla markaasna ay u qaabilsanayeen dilalka iyo qaraxyada laga geysto gudaha deegaanada Maamulka Puntland . Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa sheegtay raggan iney isugu jireen qeybo kala duwan oo Al-Shabaab ah. Magaalada Gaalkacyo ee Caasimadda Mudug ayaa waxay muddooyinkii ugu dambeeyey marti gelineysay dilal iyo qaraxyo qursheysan. Xukunka lagu riday 18-kaan qof ayaa noqonayo tiradii ugu badneyd ee dil toogasho ah lagu xukumo mar qura taariikhda maamul Goboleedka Puntland. The post 17 qof oo lagu eedeeyey dilka 300 oo qof oo dil toogasho lagu xukumay, Gaalkacyo appeared first on Caasimada Online.
-
Aabbaha Qoyska ugu balaadhan Adduunka oo dhintay Chana is believed to head the world’s largest family Nin 76 jir ah oo la aaminsan yahay inuu hormuud u ahaa qoyska ugu ballaaran dunida ayaa ku dhintay gobolka Mizoram ee dalka Hindiya. Ziona Chana, ayaa dhintay Axaddii isagoo ka tagay 38 xaas ah, 89 carruur iyo 36 carruur oo uu awoow u yahay. Warkan waxaa shaaciyay guddoomiyaha gobolka Mizoram, Zoramthanga, oo bartiisa Twitterka ku soo qoray tacsida. Ziona ayaa la sheegay inuu qabay dhiikar iyo sokorow. Dhakhaatiirta ayaa sheegay inuu Ziona aad u xannusaday isagoo jooga gurigiisa habeennimadii Axadda, wax yar ka dib markii isbitaalka la geeyayna wuu dhintay. Waxaa jira rag kale oo iyagauna ku dooda inay madax u yihiin qoysaska ugu ballaran dunida Inkastoo warbaahin kala duwan oo maxali ah ay ku tilmaameen inuu ninkan haystay rikoorka madaxa qoyska ugu ballaaran dunida, haddana way adagtahay in la xaqiijiyo. With heavy heart, #Mizoram bid farewell to Mr. Zion-a (76), believed to head the world's largest family, with 38 wives and 89 children. Mizoram and his village at Baktawng Tlangnuam has become a major tourist attraction in the state because of the family. Rest in Peace Sir! pic.twitter.com/V1cHmRAOkr — Zoramthanga (@ZoramthangaCM) June 13, 2021 Qoyskiisa ayaa soo jiitay dalxiisayaal badan oo ku booqdo tuulada ay ka dagan yihiin gobolkaasi oo ku yaalla waqooyi bari Hindiya. Qoyskiisa ballaaran ayaa ku nool guri ka kooban afar dabaq oo 100 qol leh, sida ay ku warantay warbaahinta mxaliga ah. Tuuladan ayaa soo jiidatay dalxiiisayaal badan oo caalamka ka kala yimid oo doonaya inay arkaan nolosha qoyskan ballaaran. Sida ay ku warantay wakaalaadda wararka ee Reuters, Chana wuxuu dhashay 1945. Wuxuu la kulmay xaaskiisa ugu weeyn oo isaga saddex sano ka weyn markii uu ahaa 17 sano jir ah. Waxay ku nool yihiin guri ka kooban 100 qol Qaran News
-
Guddoomiyaha xiriirka kubad Cag yaraha Soomaaliya Mudane Xaaji Aadan Cabdulle oo la hadlay Goobjoog ayaa ka warbixiyay safar ay dhawaan ku tageeen Dalka Nigeria,isagoo sheegay .in ay muhiim tahay in bulshada Soomaaliyeed ayaa taageeraan Xulka Qaranka Minifootboolka ee dhawaan ka qeyb galaya Tartanka Qaarada Afrika. Daawo Guddoomiye Xaaji Aadan oo faah faahiyay safarkii Nigeria Sidoo kale Falanqeeyaasha ciyaaraha dalka ayaa sheegay in ay ku kalsoonyihiin ciyaartooyda Xulka Qaranka Miniftooboolka,iyagoo dhinaca kale ka mahadceliyay da’daalada ay wadaan maxda Xiriirka kubad cagyraha Soomaaliye ee Somali Minifootball Association Sidoo kale Aqriso warar ku saabsan Horomarka SOMFA Soomaaliya Oo Ka qeybgalaysa Tartanka Qaarada African Minifootball W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
-
Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka Baarlamanka Puntland ayaa kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Dawladda Puntland. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda PuntlandCabdullahi Maxamed Xassan oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud Wasaaradda Maxamed Cali Faarax ayaa ka warbixiyey shaqooyinka Wasaaradda, qorshayaasha degsan, waxyaabaha u qaab-soomay iyo weliba caqabadaha jira. Waxa sidoo kale su’aalo laga weydiiyay arrimaha ay ka hadleen Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda isla markaana ay Guddigu u hawlgalidoonaan sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha ka jira Wasaaradda ayna doorkooda ka qaadanayaan. Dhanka kalena, Guddiga ayaa kormeer ku tagay Xarunta Imtixaanaadka Wasaaradda Waxbarashada Puntland halkaas oo ay warbixino uga dhegeysteen maamulka xarunta. PUNTLAND POST The post Guddi ka tirsan Baarlamanka Puntland oo warbixin ka dhegeystay mas’uuliyiinta Waxbarashada appeared first on Puntland Post.
-
Amman (Caasimada Online) – Amiir Hamzah-ha Jordan ayaa doonayey inuu afgamabiyo walalakiis boqor Cabdallaha Labaad, isaga oo taageero ka helaya Sacuud Carabiya, sida lagu sheegay eedeymo maxkamadeed oo lasii daayey Axaddii oo ka dhan ah laba qof oo kiiskan lagu eedeeyey. Labada qof ee la eedeeyey ayaa xiriir dhow la leh Sacuudi Carabiya: Mid ka mid ah waa madaxii hore ee maxkamadda boqortooyada Bassem Awadallah oo haysta dhalashada Sacuudiga, kan kalena waa ergeygii hore ee gaarka ahaa ee boqortooyada, Sharif Hassan bin Zaid. Labada nin ayaa daba-yaaqada bishan lagu maxkamadeyn doonaa Maxkamadda Amniga Qaranka ee Jordan, waxayna wajahayaan illaa 20 sano oo xabsi ah, haddii danbiga lagu helo, sida uu sheegay mid ka mid ah qareenadooda. Hase yeeshee Hamza, oo ay isku aabe yihiin boqorka, kaasi oo lagu eedeeyey 3-dii April inuu ku lug lahaa isku day “lagu arbushayo amniga boqortrooyada,” ayaan maxkamad lasoo taagi doonin. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in kiiskiisa lagu dhex xaliyey gudaha qoyska boqortooyada Haashimiyadda. Sacuudi Carabiya si xooggan ayey u beenisay inay wax lug ah u laheyd shirqoolka la tuhunsan yahay. Inkasta oo Amiir Hamzah uusan soo hor-istaagi doonin maxkamadda, haddana ku lug lahaanshihiisa shirqoolka ayaa xuddun u noqon doona maxkamadeynta,. “Amiir Hamzah waxa uu go’aansaday inuu qanciyo damaciisa shaqiyeed ee xukun qabasho, isaga oo ku xadgudbaya dastuurke iyo dhaqanka Haashimiyadda,” ayaa lagu yiri eedeynta. Awadallah ayaa warbaahinta Jordan ay u arkaan inuu xiriir dhow la leeyahay dhaxal-sugaha Sacuudiga Mohamed bin Salman. Dacwadda lasoo oogay ayaa lagu sheegay in Awadallah uu “ku dhow yahay saraakiisha boqortooyada Sacuudiga” uuna dibedda ku leeyahay shabakado xiriir ah. Hamzah ayaa lagu warramaya inuu ka walacasanaa mowqikfa Riyadh. “Haddii ay wax igu dhacaan aniga oo jooga Jordan, saraakiisha Sacuudiga ma i caawin doonaan mise?”, ayaa lagu warramay in Hamzah uu weydiiyey Awadallah, sida lagu sheegay eedeynta. AFP + VOA The post Kiiska ‘isku daygii afgambi’ ee Jordan oo lugaha la galay Sacuudi Carabiya appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Hay’adda laanqayrta cas ee ICRC. Wefdiga waxa hogaaminayay Madaxa Hay’addaas u qaabilsan Galmudug, Puntland iyo Soomaaliland Tim filip ros ayna ka mid yihiin isku-uduwaha amaanka Goobaha shaqada iyo Maaraynta dhibaatooyinka ee Soomaaliya Mr Cyril Juarena iyo madaxa Xafiiska Hayádda ICRC ee Puntland Mr Axmed Siciid. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxda Hayádda ICRC uga mahadceliyey booqashadooda, wuxuuna kadib ka dhegaystay warbixin ay ka siiyeen halka ay marayaan howlaha gargaar iyo bani’aadanimo ee ay ka wadaan deegaanada Puntland. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo la kulmay wefdi ka socda hay’adda laanqayrta cas appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dhismaha Wadada isku xirta Muqdisho iyo Balcad ayaa si habsami leh u socda, iyadoo maalmihii u dambeeyay la bilaabay in qeyb ka mid ah Wadada la saaro laamiga. Waxaa socda dhismaha illaa 13KM oo laga bilaabay agagaarka Ex Koontarool Balcad, kaasi oo kamid ah dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Balcad. Dhismaha wadada oo muddooyinkii dambe si habsami leh u socday ayaa waxaa maal-galisay dowladda Qatar oo saaxiib dhow la ah dowladda federaalka. Qatar ayaa sidoo kale hore u bixisay mashruuca dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye oo marxalado adag oo uu maray kadib gaba-gabowday, halka midka Muqdisho iyo Balcad uu marayo marxalad bilow ah. Wadada laamiga ah ee bilowgeeda uu socdo ayaa wax badan ka tari doonta isku socodka magaalada Muqdisho iyo Balcad, oo ay hore ugu dhib qabeen dadweynaha. The post Sawirro iyo wararkii ugu dambeeyay ee dhismaha waddada Muqdisho iyo Balcad appeared first on Caasimada Online.
