Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,291
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Eritrea, kaas oo ay ku eedeysay in uu qeyb ka ahaa gabood faladii ka dhacay Gobalka Tigrayga intii lagu guda jiray dagaaladii qaraara ee ciidamada Dowladda iyo Xisbiga TPLF u dhaxeeyay. Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa sheegtay in Jeneral Filipos Woldeyohannes, oo ah madaxa shaqaalaha ciidamada Eritrea, ayaa la sheegay in uu mas’uul ka ahaa kufsi, dhac iyo dilal ka dhacay gobalka. Generalka ayaa sidoo kale lagu eedeyay in uu amray dad dilka dad shacab ah oo lagu dilay Tigrayga ee dalka Itoobiya. “Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay hoggaamiye ka tirsan Ciidamada Difaaca Eritrea oo la xiriira xadgudubyo ba’an oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo ka dhacay Itoobiya. Waxaan ku boorinaynaa Eritrea inay ciidamadeeda kala baxdo Itoobiya iyo in dhammaan dhinacyada isku haya ay u hoggaansamaan xabbad -joojin wada xaajood ah oo ay joojiyaan xadgudubyada xuquuqda aadanaha”, ayuu yiri Xoghayaha guud ee arimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  2. (ERGO) – Desperate for water for his family and ailing livestock, Ahmed Abdi moved from the rural areas of Dollow Bay district in Afder zone to the village of Bohol Arus, after losing 73 of his 105 goats and sheep due to lack of pasture and water. Source: Hiiraan Online
  3. Ciena, a networking systems, services and software company, says it is working with Djibouti Telecom to increase digitisation in the East Africa region by deploying Ciena’s GeoMesh Extreme solution to upgrade one of Djibouti Telecom’s submarine cable systems. Source: Hiiraan Online
  4. Mogadishu (HOL) - Somalia's military chief, General Odawa Yusuf Rage, met with his Ethiopian counterpart, General Berhanu Jula, in Addis Ababa on Monday to discuss security cooperation between the two East African neighbours. Source: Hiiraan Online
  5. Wararka naga soo gaarayo deegaanka Camaara ee hoostaga gobalka Mudug ayaa sheegaya in waaberigi hore ee saaka xubna ka tirsan Ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig ciidamada dowladda ay ku lahaayeen deegaanka. Deegaanka Camaara oo maalmo ka hor ciidamada Dowladda ururka Al-shabaab kala wareegen ayaa la sheegay in ciidamadi halkaas ku sugna ay iska caabiyeen Shabaabki weerarka soo qaaday. Ciidamada dowladda ayaa sidoo kale sheegay in ay xaaladda deegaanka hadda ay tahay mid tagan, kadib saacado koobaan oo dagaal uu labada dhinac saaka ku dhaxmaray. Illaa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka Ciidamada dowladda iyo Ururka Al-shabab ku dhax maray deegaanka Camaara. Sikastaba Camaara ayaa ka mid ah deegaanada Muhiimka ah ee gobalka Mudug kuwaas oo ay inta badan Al-shabaab iyo ciidamada dowladda isku dagaalaan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  6. Tunisian President Kais Saied has extended his suspension of parliament "until further notice", a month after sacking his prime minister and granting himself greater powers in a shock intervention that opponents decried as a coup. Source: Hiiraan Online
  7. Dr Abdinasir Abdille Mohamed, 51, probably never intended to join politics. Back in the days, while a student at Kenya’s Jamhuri High School in Nairobi, he was a talented footballer who also loved sciences. Source: Hiiraan Online
  8. Shirkii ay Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ku yeesheen magaalada Muqdisho, 21-kii iyo 22-kii bishan, waxa ay ku heshiiyeen hab raaca doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee soo aaddan. Shirkaas ayey madaxda ku sheegeen in ay ku dhammaystirayaan go’aannadii midkii ay yeesheen 29-kii bishii June. Waxay sheegeen in kullankan ugu dambeeyay uu yahay mid ay si gaar ah ugu dhammaystirayaan habraacyada doorashada. Arrimaha ay madaxdii shirtay ka wadahadleen waxaa ka mid ahaa, habraacyada dhiirrigelinta daahfurnaanta, maamulka maaliyadda, xulista ergada, amniga doorashada iyo habraaca ilaalinta qoondada haweenka. Sidoo kale waxay madaxda isla soo qaadeen in habraaca doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee Somaliland xal laga gaaro. Haddaba qodobadii ay madaxda ku heshiiyeen waxaa ka mid ah dhowr arrimood oo guux badan ka dhex abuuray qaar ka mid ah musharraxiinta xilka madaxtinimada Soomaaliya u loolamaya, kuwa u tartamaya Golaha Shacabka iyo odayaashii soo xuli lahaa ergada xildhibaannada cusub soo dooranaysa. 1 – Xulista ergooyinka doorashada iyo kooramka Madaxda Golaha Wadatashiga waxa ay isku raaceen in ergada doorashada ee 101-da ah ee dooranaya xildhibaannad Golaha Shacabka, ay soo xuli doonaan odayaasha dhaqanka ee ka diiwan gashan dowlad-goboleedyada iyo bulshada rayidka ah, iyadoo ugu dambayntana ay hubin doonaan Guddiga Doorashada ee heer dowlad goboleed. Arrintaas waxay meesha ka saaraysa dowrka odayaashii 135-ta ahaa ee ka diiwaangashanaa heer federaal kuwaas oo udub dhexaad u ahaa doorashadii Soomaaliya ee middan ka horraysay. Qodobka kale ee doodda dhaliyay waa in xubnaha bulshada rayidka ee ka mid noqonaya ergada ay soo xuli doonaan Guddiga Doorashada ee heer maamul goboleed, arrintaas oo dadka heshiiska naqdinaya ay ku doodayaan in maamul goboleedyada ay ku takri fali karaan awooddaas. Haweenka ayaa loo asteeyay in ugu yaraan 30% ay ka noqdaan ergada, halka ergada Banaadiriga iyo Somaliland ee ka codeynaya Muqdisho ay soo xulayaan odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee la isla ogolyahay. Ergadaas waxaa ugu dambeyn hubinaya guddiga maamulka doorashada Somaliland iyo Banaadiriga, halka xafiiska Ra’iisal Wasaaraha uu kor joogtaynayo qodobkaas. Qodobka kale ee doodda dhaliyay waxaa midka la xiriira kooramka codbixinta ergada oo ay madaxda ku sheegeen inuu ansax ku noqonayo marka ay joogaan ugu yaraan saddex meelood labo meel (2/3) ka mid ah ergada. Arrintaas waxaa dood ka muujiyay qaar ka mid ah jifooyinka wadaaga kuraasta, iyagoo sheegay in “ciddii aanan hannaanka ku qanacsanayn si fudud loogaga tegi karo.” 2 – Amniga doorashada iyo kaalinta sirdoonka maamul goboleedyada Sida ku cad heshiiska ka soo baxay shirkii labada maalmood u socday madaxda maamul goboleedyada iyo Ra’iisul Wasaare Rooble; waxay ku isla qaateen in la diyaariyo ciidan u gaar ah amniga doorashada ee dhammaan goobaha ay ka dhacayso, iyadoo guddiga amniga doorashada ay tahay in uu diyaariyo qorshaha hawlgalka lyo miisaaniyadda amniga doorashada. Guddigu wuxuu qaadayaa khidmada warqada dambi la’aanta ee musharaxiinta iyo ergada, iyadoo musharrax kasta ay tahay inuu bixiyo $750, halka musharixiinta dumarka ah ay bixin doonaan kala bar kharashkaasi. Sidoo kale, khidmada warqada dambi la’aanta ee ergada waxaa looga qaadayaa $30 qof kasta. Ciidammada maamul goboleedyada ayaa baari doono musharraxiinta iyo ergada, halkaas oo ciddii ay u gartaan in aanay dambi lahayn ay siin doonaan shahaado caddeyneysa, halka ciddii ay u arkaan in ay dambi gashayna ay awood u leeyihiin in ay liiska ka reebaan doorashada ama ergada ka reebaan. Arrintaas waxaa walaac ka muujiyay qaar ka mid ah musharraxiinta xilalka kala duwan u orday. Waxa ay ku doodayaan in aanay caddayn sida lagu xaqiijin karo in qofkan uu dambi galay iyo inkale, halka dadka qaar ay ku doodayaan in dadka qaar loo bartilmaameedsan doono arragtiyihii ay madaxda maamulka gobolka ka qabeen. 3 – Maamulka dhaqaalaha doorashada Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ayaa ku heshiiyay in ay dhisaan guddiga maamul dhaqaalaha doorashada oo ka kooban heer federaal, heer maamul goboleed iyo xafiiska Ra’iisal Wasaaraha. Heshiiska waxa uu dhigayaa in la furo hal xisbaab bangiyeed oo guddigaas uu leeyahay, iyagoo dejin doono qoondada kharashaadka doorashada ee heer maamul goboleed. Arrintaas oo qaar ka mid ah dadka naqdiyada siyaasadda Soomaaliya ay ka digayaan in kharashka doorashada loo adeegsado si aan habboonayn amaba lagu takri falo. 4 – Kaalinta guddiga doorashada heer Federaal Sida ku cad heshiiska Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya, Guddiga doorashada ee heer federaal ayaa u muuqdo in dhinaca lagaliyay. Heshiiska soo baxay xalay kuma cadda dowrka guddiga heer qaran, waxaana lagu koobay kor joogtayn iyo bixinta shahaadada heer federaal ee xildhibaanka la soo doorto oo keli ah, iyadoon meelnaba aanan looga sheegin kaalinta ay ka qaadanayaan xulista ergada iyo doorashada xildhibaannada. Dhawaan ayey aheyd markii guddigaasi uu soo saaray habraaca doorashada Golaha Shacabka, taas oo ay ku caddayd in odayaasha dhaqanka ee 135-ta ah ay leeyihiin awoodda soo xulista ergada doorashada, middaas oo ay ka hor yimaadeen qaar ka mid ah isla guddigaasi. Golaha Wadatashiga Qaran ee ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, madaxda maamullada iyo Gobolka banaadir, waxay u muuqdaan in ay habraacaasi iska indha tireen, ayna mid hor leh oo u gaar ah keeneen. Illaa haddana wax war ah kama soo bixin gudoonka guddiga doorashada ee heer qaran. 5 – Awoodda la siiyay madaxda maamul goboleedyada Markii si dhaw loo darso heshiiska ay magaalada Muqdisho ku gaareen Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya, waxaa soo baxaysa in inta badan qodobadda heshiiskaasi uu awoodda doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka, gacanta u galiyay madaxda maamul goboleedyada. Qodobbada sida wayn loo soo qaadayo waxaa ka mid ah in madaxda maamul goboleedyada ay leeyihiin awoodda soo xulista bulshada rayidka ah, iyo in odayaasha dhaqanka ee soo xulaya ergada kale ay yihiin kuwa u diiwaangashan maamul goboleedyada, arrintaas oo ay saamayn badan ku yeelan karaan. Ammaanka doorashada iyo baaritaanka ergada iyo musharraxiinta ayaa ah qodob kale oo madaxda maamul goboleedyada ay awood u leeyihiin gacan ku hayntiisa. Waxaa kale oo qeyb ay ka yihiin maamulka miisaaniyadda doorasshada ay awood ku leeyihiin. 6 – Aragtida Midowga Musharrixiinta Midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay heshiiska ay Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ku gaareen magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed ka soo baxay golaha Midowga Musharrixiinta oo Muqdisho ku shiray waxay sheegeen in ay diidayaan habraaca la soo saaray ee shirkii Muqdisho uga socday madaxda ay kaga heshiiyeen. Qoraalka waxaa lagu yiri: “Goluhu wuxuu si adag u diidayaa habraacii ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran ee ku aaddan doorashooyinka mudanayaasha Golaha Shacabka, gaar ahaan qodobbada la xariira Oday dhaqameedka, magacaabista bulshada rayadka ah, xulista, xaqiijinta, dabagalka iyo diiwan gelinta ergooyinka oo dhamaantood gacanta loo geliyey madaxda dawlad Goboleedyada.” “Goluhu wuxuu u arkaa habraaca doorashooyinka Golaha Shacabka ee ka soo baxay Golaha Watashiga in uu khilaafsan yahay dastuurka dalka iyo heshiiskii 27 Maajo oo dhigaya in doorashooyinka ay ku dhacaan si cadaalad ah, xor iyo xalaalna ah.” Isha: BBC Somali The post Waa kuwan shanta qodob ee lagu inqilaabay doorashada dalka ee carada dhaliyey appeared first on Caasimada Online.
  9. The United States imposed sanctions on Monday on a senior Eritrean military leader for engaging in "serious human rights abuse" during the conflict in Tigray. Source: Hiiraan Online
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Ilo-wareedyo amni oo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in dowladda Soomaaliya ay magaalada Muqdisho keentay saraakiiahii hogaamineysay ciidamada Cabdrashiid Xasan Cabdinuur Janan. Saraakiisha Muqdisho la keenay ayaa waxaa kamid ah Rashiid Bool, Cali Xasan Deer iyo saraakiil kale, waxaana tiradooda lagu sheegay 16 Sarkaal oo muhiim u ahaa howlgalka Cabdirashiid Janan. Saraakiishaan oo laga soo dejiyay garoonka Aadan Cadde ayaa lagu xareeyay xero Nac-Nac, waxaana la sheegay in dhowaan u bilaaban doono tababaro Sarkaalnimo, sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo ka tirsan Milatariga Soomaaliya. Saraakiishaan laga soo dejiyay Muqdisho ayaa la sheegay in ay ku soo baxaan ammar uu Muqdisho ka bixiyay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhacay ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana sidoo kale la filayaa in ay la kulmaan dhowaan. Wasiirkii hore ee amniga ee maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa hore heshiis ula galay dowladda Soomaaliya inkastoo uu maalmo ka hor uu ka soo muuqday dhinaca mucaaradka, isagoo sheegay in uu yahay Murashax Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya. Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in khilaaf soo kala dhex-galay Villa Somalia iyo wasiir Janan uu sabab u ahaa in uu ka baxsado Villa Somalia oo ku heysay cadaadis badan. Khilaafka ayaa la sheegay inuu ka dhashay ballamo dhowr ah oo looga baxay Janan, kuwaas oo loo sameeyey markii uu kasoo goostay dhanka Jubaland, ayada oo ay sii dheer tahay in cadaadis iyo xanibaado badan uu la kulmay. The post Xog: DF oo XAMAR keentay SARAAKIISHA hoggaamisa ciidanka Janan + Qorshaha appeared first on Caasimada Online.
  11. Cadho ka dhalatay hadallo ku saabsan Dumarka oo ka soo dulduulay Haweenayda Madaxweynaha ka ah Dalka Tanzania Madaxweyne Samia Suluhu Hassan waxay xilka la wareegtay bishii March Madaxweynaha dalka Tanzania ayaa lagu canbaareeyay hadal ay ku sheegtay in dumarka kubadda ciyaarada ee waddankaas ay leeyihiin “xabad fidsan” iyo in aysan lahayn qurux lagu guursan karo. Samia Suluhu Hassan ayaa hadalkan carada weyn dhaliyay jeedisay xilli ay martigalineysay kooxda kubadda cagta ee ragga ee ay da’dooda ka hooseyso 23-ka sano. Waxay ciyaartoyda ku qaabishay xarunta madaxtooyada ee magaalada Dar Es Salaam. Samia oo 61 jir ah waxay noqotay haweeneydii ugu horreysay ee abid madaxweyne ka noqota Tanzania. Dhawaan waxay BBC-da u sheegtay in ay jiraan dad ka shaki qaba inay madaxweyne noqon karto, maadaama ay dumar tahay. “Xitaa shaqaalaha dowladdeyda ayaa markii ugu horreysay igu diiday haweennimo, balse durbadiiba way aqbaleen hoggaankeyga,” ayay tiri Ms Samia. Samia waxay markii hore ahayd madaxweyne ku xigeenka Tanzania Hase yeeshee hadalkeeda ugu dambeeyay ayaa aad loogu dhaleeceeyay. “Hadalka ay madaxweyne @SuluhuSamia ka sheegtay dumarka kubadda cagta ciyaara waa mid bahdil ku ah dhammaan haweenka,” ayay tiri Catherine Ruge, oo ah madaxa garabka dumarka ee xisbiga mucaaradka, Chadema, horayna usoo noqotay xildhibaan. Haweeneyda sameysa cilmi baarista jinsiga iyo caafimaadka maskaxda, @Sajokm, ayaa iyaduna sheegtay in ay aad “uga naxday” hadalkaas. Dad kale oo aad u badan ayaa sidaas si la mid ah baraha bulshada ugu canbaareeyay madaxweyne Samia. BBC-da ayaa isku dayday in ay la xiriirto mas’uuliyiinta xiriirka kubadda cagta ee Tanzania, si ay arrintan uga jawaabaan. So all those cheering a female presidency who don’t understand Swahili, @SuluhuSamia is denigrating female football players for having “flat chests” and thus lacking attractive features necessary to get married You must be proud @AWLNetwork #Tanzania pic.twitter.com/FEYCdqqQmB — Maria Sarungi Tsehai (@MariaSTsehai) August 22, 2021 Maxay tiri Samia? Madaxweynaha Tanzania ayaa sheegtay in dumarka kubadda cagta ciyaara ay farxad badan iyo magac usoo jiidaan dalalka Bariga Afrika, koobab badanna kusoo guuleystaan, balse qaarkood aysan heli karin fursadda guurka qaabka ay u ekaadeen dartiis. “Haddii aan halkan isugu keenno oo aan saf gelinno, kuwa xabadkooda uu masaxan yahay waxaad moodeysaa inayba rag yihiin – dumar ma moodeysid,” ayay tiri. Waxay sheegtay in dumarka ciyaaraha qaarkood la guursaday, laakiin intooda badan aysan helin wax aroosa, “sida uu muuqaalkooda u ekaaday awgiisna, nolosha guurka ay u tahay riyo oo kaliya”. Meel kale oo khudbaddeeda ka mid ah ayay ku sheegtay in dadka ciyaaraha ay ku nool yihiin nolol adag marka ay xirfaddooda howlgab ka noqdaan, waxayna wasaaradaha ku shaqada leh ka codsatay in la xannaaneeyo marka ay howl gabaan. Waxay hoosta ka xariiqday in dumarka ay si gaar ah nolosha ugu dhibaatoodaan “iyagoo lugahooda ay ku daaleen ciyaaraha, da’duna ay ka daba timid”. Madaxweyne Samia waxay xilka qabatay bishii March, iyadoo badashay madaxweynihii hore, John Magufuli, oo u geeriyooday wadne xanuun. Waxaa madaxweynahaas si weyn loogu xasuustaa inuu iskuulka ka mamnuuci jiray haweenka uurka leh iyo hooyooyinka. Qaran News
  12. Warbixintan oo muuqaal ah halkan ka daawo Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa sii kala fogaanaya laba toddobaad kadib markii uu si rasmi ah usoo shaac baxay khilaaf u dhaxeeya. Khilaafkan ayaa billowday kadib markii Farmaajo uu soo saaray wareegto u muuqata in lagu beegsaday Rooble oo lagu sheegay “in laga reebay xukuumadda iyo hay’adaha dowladda inay galaan is-afgarad ama wadahadallo saameynaya mustaqbalka dalka, madaxbannaanida qaranka, seeraha dhuleed iyo badeed ee dalka, iyo ganacsi lala galo dowlado kale inta doorashooyinka dalka lagu guda jiro.” Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Farmaajo ugu jawaabay una sheegay in awoodaha fulinta dalka ay leedahay xukuumadda, ayna la wareegtay xilli aad u adkaa oo Soomaaliya ay wajahaysay xiisado gudaha iyo dibadda ah, kuwaas oo keenay in lagu sigto in dalku uu ku noqdo burbur iyo colaado sokeeye. Rooble ayaa kadib markii uu tegay Kenya muujiyey in khilaafka laga heshiiyey, isaga oo kulan uu la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ku yiri “Doqontu halkii laga dagaal un bey ogeyd.” Si kastaba, waxaa hadda muuqata in khilaafkaas aan weli xal laga gaarin, islamarkaana ay suurta-gal tahay inuu kasii daray, kadib markii tallaabooyin uu qaaday Rooble ay muujiyeen heerka uu gaarsiisan yahay khilaafka kala dhaxeeya Farmaajo. Ra’isul Wasaare Rooble ayaa fiidnimadii Khamiistii ka baaqday oo aan qeyb galin casho sharaf uu madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday u sameeyey mas’uuliyiinta Turkishka ee ku sugan Muqdisho, xilli loo dabaal-degayey sannad-guuradii 10-aad ee kasoo wareegtay iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga. Rooble oo safar uu ku aaday dalka Masar kasoo noqday subaxnimadii Khamiista ayaa, sida aan xogta ku helnay, iska diiday inuu ka qeybgalo xafladda sababo loo maleenayo inay xiriir la leedahay khilaafkii soo kala dhex galay labada mas’uul. Sidoo kale, ra’iisul wasaare Rooble ayaa ogolaaday habraac doorasho oo gadaal ay ka riixayaan madaxda mamaul goboleedyada oo la laga soo saaray shirka Muqdisho. Habraacan oo la xiriira doorashada xildhibaanada golaha shacabka, ayey madax goboleedyada ay isku siiyeen awoodda maamulka doorashada, kalana wareegaan guddiga doorashada heer federal. Ra’iisul Wasaare Rooble, ayaa lagu warramay inuu dagaalka uu Farmaajo kula jiro dartiis uu u ogolaaday habraacan, si loo beegsado awoodaha fulineed ee guddiga doorashada heer federaal. Rooble ayaa mar horeba awood tiray guddiga doorashada markii uu sameeyey guddi kale oo xafiiskiisa ka dhisan oo qaabilsan raadinta dhaqaalaha doorashada, taasi oo aheyd shaqadii guddiga doorashad heer federal. Madax goboleedyada qaarkood ayaa ku dooday in guddiga heer federal badankiis ay yihiin kuwa ku xiran madaxweyne Farmaajo, sidaas darteedna ay tahay sababta ay u doonayaan in maamul goboleedya la siiyo awood dheeri ah, si looga hortago in Villa Somalia ay musuq-maasuqdo doorashada Golaha Shacabka. Sidaas darteed, si uu Farmaajo u beegsado ayuu Rooble ogolaaday habraacan, taasi oo dhabarjab ku noqon doonta qorshaha doorasho ee Farmaajo. Dhacdooyinkan ayaa muujinaya xiriirka sii xumaanaya ee Farmaajo iyo Rooble, xitaa iyadoo dalku isku diyaarinayo qabashada cod-bixinta baarlamaanka, waxayna tani saameyn ku yeelan kartaa rajada dib u doorasho ee Farmaajo. The post Xog: Xiisadda Farmaajo iyo ROOBLE oo kasii dareysa appeared first on Caasimada Online.
  13. Maraykanka oo Cunoqabatayn ku soo rogay Taliyaha Ciidamada Eritrea Maraykanka ayaa sheegay in uu cunoqabatayn ku soo rogay taliye sare oo ka tirsan ciidamada Eritrea oo lagu eedeeyey “gabood fallo ba’an oo xuquuqda aadanaha ah” oo dhacay inta ay socotay colaadda ka oogan Tigray. Wasaaradda maaliyadda ayaa ku eedaysay ciidamada hoos taga taliyaha guud ee ciidadama dalka Eritrea, Jeneraal Filipos Woldeyohannes, in ay faleen xasuuq, fadhataysi iyo kufsi. Cunoqabataynaas wax aka mid ah in la xayiro dhamaan hantida u leeyahay Jen Woldeyohannes iyo sidoo kale in Maraykanka laga mamnuuco shirkadaha xidhiidhka ganacsi la leh. Warbixin uu soo saaray agaasimaha xafiiska dabogalka hantida shisheeyaha ayaa Eritrea ugu baaqday in ay ciidamadeda kala baxdo Itoobiya waxaanay ku booriday dhinacyada colaadaas ku lugta leh in ay bilaabaan wadahadallo nabadeed. Article share tools Qaran News
  14. Ninkii Mareykanka u leyn jiray Taliban oo hadda u shaqeynaya Taliban 20-kii sano ee lasoo dhaafay dalka Afghanistan iyo meelo kale oo ka tirsan caalamka waxaa caan ka ahaa nin lagu naaneysay “Baldoosarka reer Afghanistan”. Mareykanka ayaa ninkaas la kaashanayay dagaalka ka dhanka ah ururka Taalibaan, waxaana uu ka mid ahaa shaqkhiyaadkii ugu horreeyay ee gacan saarka la sameystay Washington. Isla ninkaas hadda waxa uu noqday “Baldoosarka Taliban” waxaana uu u adeegi doonaa danahooda. Gul Agha Sherzai waxa uu horay u ahaan jiray xubin ka tirsan laanta sirdoonka Mareykanka ee CIA-da. Sidoo kale waxa uu ahaan jiray hoggaamiye kooxeed dagaal ooge ah. Horay waxaa kale oo uu usoo noqday barasaabka gobollada Qandahaar iyo Nangarhar ee waddanka Afghanistan. 20-kii sano ee lasoo dhaafay waxaa lagu tilmaami jiray “ninka Mareyknaka u leyn jiray xubnaha Taliban”. Laakiin maalintii Axadda ayuu u dhaartay Taalibaan lafteeda, waxaana uu ballan qaaday in uu iyaga daacad u ahaan doono. Mas’uuliyiinta Taalibaan waxa ay sheegeen in Gul Agha Sherzai uu qayb ka noqon doono dowladda ay soo dhisayaan. “Dilaagii leyn jiray Taalibaan” Gul Agha Sherzai Sanadkii 2001-dii, markii ay ciidamada uu Mareykanka hoggaaminayay ee NATO weerareen Afghanistan si ay halkaas uga saaraan Taalibaan, Gul Agha Sherzai waxa uu noqday hoggaamiye kooxeedkii ugu horreeyay ee taageeray Mareykanka. Waxa uu ku biiray CIA-da ka howl galeysay gobolka dhinaca koonfureed xiga ee Qandahaar, waxa uuna qayb ka ahaa dagaalka ka dhanka ah Taalibaan. Inta aysan Taalibaan xukunka qabsanin markii ugu horreysay waxa uu ahaa barasaabka gobolka Qandahaar, bannaanka gobolkaas ayuuna joogay ilaa markii Taalibaanka laga adkaaday sanadkii 2001-dii. Islamarkii xukunka laga tuuray Taalibaan ayuu dib ugu soo laabtay gobolka si maamulkiisa qabto. Waxa uu aad ugu dhawaa saraakiisha CIA-da iyo madaxweynihii hore ee Afghanistan, Xamiid Karzai. Xilka guddoomiyaha gobolka Qandahaar waxa uu hayay ilaa sanadkii 2003-dii, markaas kaddibna waxa uu noqday Barasaabka gobolka Nangarhar. Maxay tahay sababta Gul Agha Sherzai loogu bixiyay “Baldoosar”? Sida laga soo xigtay dad saaxiibbadiis ah iyo guddoomiye gobol oo hore, Gul Agha Sherzai waxaa naaseysta baldoosarka loo bixiyay intii uu barasaabka ka ahaa gobolka Nangarhar, muddadii u dhaxeysay 2005 ilaa 2013. Dadka ku dhawaa waxay sheegeen in Gul uu booqan jiray dhulka miyiga ah waqtigii uu guddoomiyaha ahaa, waxa ugu weyn ee ay dadka ka caban jireenna ay ahayd in aysan heysanin waddooyin dhisan. Mar walba oo uu shacabka la kulmo waxa ay u sharrixi jireen sida ay dhib ugu qabaan wadooyinka xiran iyo jidadka aan la dayac tirin. Sidaas awgeed, Sherzai wuu aqbalay dalabka dadka si deg deg ah ayuuna ku billaabay in waddooyinka la dhiso. Barasaabku waxa uu inta badan lacag u qeybin jiray dadka tuulooyinka daggan marka uu booqdo, islamarkiina waxay billaabi jireen inay waddooyin dhistaan iyagoo adeegsanaya baldoosaro iyo qalabka kaleba. Ghul Agha Sherzai waxa uu sidoo kale lahaan jiray shirkad isaga u gaar ah oo ka shaqeysa dhismaha, taasoo baldoosaradeeda uu u adeegsan jiray inuu ku dhiso waddooyinka. Waa taas sababta ninkan loogu naaneysay baldoosarka Afghanistan. ‘Baldoosarkii Afghanistan hadda waa Baldoosarka Taalibaan’ Taageerayaasha kooxda Taalibaan ayaa maalmihii lasoo dhaafay baraha bulshada ku faafinayay muuqaallo laga arki karo Gul Agha Sherzai oo ku dhaaranaya inuu daacad u noqon doono hoggaamiyaha Taalibaan Khalilur Rahman Haqqani. Dhawaan markii ay Taliban la wareegeen Kabul, Gul Sherzai waxa uu shaaciyay muuqaal uu ku hambalyeynayo kuna soo dhaweynayo Taalibaan. Muuqaal ay sii daayeen Taalibaan ayaa muujinaya Mufti Zakir oo takbiirsanaya kaddib markii uu ballan qaaday daacadnimadiisa, waxa uuna sheegay in Mr Sherzai uu ku dhawaaqay inuu yahay baldoosarka Afghanistan. Sherzai oo ka jawaabaya ayaa madaxa ruxay, isagoo dhahaya haa, aad iyo aad. Mufti Zakir ayaa mar kale yiri, “Hadda raggan waxay noqdeen baldoosaradeenna”. Gul, Khalilur Rahman Haqqani iyo dhammaan hoggaamiyeyaasha kale ayaa la arkayay iyagoo dhahaya Insha Allah. Madaxda Taalibaan waxa ay sheegeen in aysan cadaawad u qabin hal siyaasi oo reer Afghanistan ah, waxayna ku dhawaaqeen in ay “cafis u fidiyeen” dhammaan siyaasiyiinta reer Afghanistan. Hase yeeshee, Taalibaan waxaa dhanka kale lagu eedeeyay inay dileen dad badan oo ka mid ah kuwii kasoo horjeeday, iyagoo xitaa isu soo dhiibay. Balse waxay eedeymahaas ku tilmaameen kuwo aan sal iyo raad toona lahayn. Qaran News
  15. Hargeysa (Caasimada Online) – Xildhibaan Axmed Yaasiin oo kamid ah mudaneyaasha cusub ee golaha wakiilada Somaliland ayaa guddoonka golaha ka dalbaday in la waajibiyo guursashada saddex xaas, islamarkaana lagu daro xeer hoosaadka golaha wakiilada Somaliland. Xildhibaanka ayaa sheegay in xiligan soo jeedintiisa ay ku kooban tahay xildhibaanada Golaha Wakiilada, oo uu sheegay inuu ku filan yahay mushaarkooda, ayna horseed u noqon karaan bulshada kale ee reer Somaliland. “Waxaa doonayaa in xeer hoosaadka waajib laga dhigo qoddob ah in Mudane kasta oo halkan fadhiya uu yeesho Saddex Xaas, maadama uu ku filan yahay mushaarkiisa,” ayuu yiri Xildhibaan Axmed Yaasiin. Sidoo kale waxa uu sheegay inay tusaale u noqonayaan ganacsatada iyo dadka dhaqaalaha haysta haddii ay xildhibaannadu sameystaan xaasas badan, midaasi oo ka qayb qaadanaysa xoojinta xaga taranka bulshada. Axmed Yaasiin ayaa doodiisa u weyni tahay in mushaarka iyo gunnada ay qaataan xildhibaannadu ay ku filan yihiin, taasina ay u sahalayso guur-sashada haween badan. Soo jeedinta Xildhibaanka ayaa hadal hayn badan ka dhalisay baraha bulshada, ayada oo dadka si kala duwan uga fal-celiyeen arrintaas oo haddii xeer hoosaadka golaha lagu daro, sahli karta in lasoo saaro sharci weyn oo jideynaya arrintaas. The post Somaliland: Mas’uul soo jeediyey in waajib laga dhigo guursiga 3 xaas + Sababta appeared first on Caasimada Online.
  16. Muqdisho (Caasmada Online) – Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun 15-sano oo xabsi ciidan ah ku ridday nin lagu eedeeyay kala gudbinta lacagta, kamid noqoshada Al-Shabaab iyo Daacish. Ninkan oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale ayaa loo haystaa kamid ahaanshiyaha Al-shabaab iyo Daacish oo uu ka tirsanaa tan iyo sanadkii 2008. Tababarkiisii ugu horreeyay waxa uu ku soo qaatay magaalada Jilib, isaga oo qayb ka ahaa Jabhado weerar ku soo qaaday magaalada Muqdisho, billowgii dowladdii kumeel gaarka ahayd, xilligaas oo uu ku dhaawacmay dagaalladii Xamar ku dhex maray dowladda iyo Al-Shabaab. Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale ayaa sanadkii 2016-kii u goostay kooxda Daacish, waxuuna xiriirka kooxda ka helay Bilaal Suudaani oo ay mar kawada tirsanaayeen Al-Shabaab, sida lagu sheegay warka kasoo baxay Maxkamadda Ciidamada. Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa shaqadii ugu dambeysay ee uu hayay Cabdirisaaq Maxamed Cabdi ku sheegtay in Daacish uu wakiil uga ahaa kala gudbinta lacagaha. Sanadihii 2019-2020, Xafiiska Xeer ilaalinta waxa uu Cabdirisaaq ku eedeeyay in uu xawilay lacag dhan $400,000, sidoo kale xafiisku waxa uu tilmaamay in uu hayo caddeymo muujinaya lacagtaas qaar kamid ah dalka laga saaray oo loo diray Koofur Afrika. Ciidamada Hay’adda Nabadsgida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale bishii Maarso 2021 ku qabtay Eedeysanaha 19-kun oo dollarka Maraykanka ah. Ugu dambeyn Maxkamadda CQS ayaa sheegtay in dambi aanay ahayn lacagtaas lagu waayay, sidaas awgeed Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale ay ku xukuntay xabsi ciidan oo dhan 15-sano, 30-cishana uu rafcaan ku qaadan karo. The post Cabdirisaaq Maxamed oo xukun dheer lagu ridayey kadib markii uu $400,000… appeared first on Caasimada Online.
  17. This incredibly brave woman is Abdia Warmoge. Source: Hiiraan Online
  18. Somalia Prime Minister Mohamed Hussein Roble. Photo credit: AFP Somalia’s opposition figures on Monday opposed a new framework for elections in which delegate lists would be determined by leaders of federal states. The Council of Presidential Candidates (CPC), a grouping of more than a dozen presidential aspirants, have rejected the framework on grounds that it was taking rights of locals away and giving them to federal state presidents who may manipulate the vote. The group, which includes former president Sharif Sheikh Ahmed, warned that such election criteria will likely cause civil strife as the public and international partners were likely to lose confidence in the new administration. “The Council is unequivocally opposed to the election protocols agreed upon by the National Consultative Forum,” they said, citing provisions on traditional elders, civil society, selection and verification of delegates, who will now be vetted and determined by the five federal state presidents. On Sunday, Prime Minister Hussein Roble, who chairs the Forum, and leaders of Puntland, Galmudug, Hirshabelle, South West and Jubbaland states, as well as the Governor of Banadir Region, issued a new framework in Mogadishu on how to elect members of the Lower House. The Lower House, or House of the People, is expected to fill its 275 seats. The Forum said the delegates to vote for MPs will be determined by federal states. They will be selected by the traditional clan leaders and civil society actors from each clan to which a parliamentary seat is allocated. The civil society actors participating in the selection of the delegates will be nominated by the Federal Electoral Implementation Team (FEIT). Delegates will be barred from contesting for the electoral seats, and candidates will also be required to pay a hefty fee to be allowed to contest. But the Council argues that the proposals violate the voting structure in the agreed indirect election, where clans were to retain powers on deciding delegates to vote for seats allocated to their group. Traditionally, the Lower House of the bicameral federal parliament is such that clans are allocated seats to fill, giving elders near-absolute influence to determine delegates. In this case, some 135 registered elders were to pick delegates, under supervision from the electoral commission. Handing that power to the federal state presidents will dilute ability of clans to front their choices. The Council said on Monday that each clan should be allowed to select its delegates, through clan elders, with the role of the regional governments limited to security and provision of venues. “The Council views the protocols for the election of the House of the People as being against both the letter and spirit of the constitution and the 27th May Agreement, which stipulates that elections must be free, fair, and transparent. Squabbles, delays The new storm could likely create a new rift that could delay elections further. Initially scheduled for between December last year and February 2021, the poll date has dragged on as leaders haggle over the model of elections. They had agreed in September last year that an indirect election model was to be exercised rather that universal suffrage. However, squabbles over the electoral procedures have delayed the elections. So far, states have partially held Senate elections, but those seats for the Upper House too have raised complaints as federal state leaders handpick candidates to be voted by the local state legislative assemblies. As per the existing timeline, the election season is meant to end on October 10 when a joint session of the bicameral parliament (54 senators and 275 MPs) will vote for the post of President of the Federal Republic of Somalia. On Sunday, PM Roble’s team agreed to hold senate elections for Somaliland in Mogadishu, with the region’s two senior-most politicians allowed to select delegates who will vote. Somaliland is generally considered a special region. Although it declared unrecognised independence in 1993, representatives are usually elected to join the bicameral house in Mogadishu. Somaliland itself says it has nothing to do with the vote and refuses to host those polls. “The election of the MPs representing Somaliland will be supervised by the office of PM Roble,” the Forum said in a declaration. All those involved in the election of the legislators have been instructed to ensure that 30 per cent of the seats are allocated for women. Source: Daily Nation The post Somalia’s new electoral proposals kick up storm appeared first on Puntland Post.
  19. In his 2010 memoir Decision Points, former United States President George W Bush explained his rationale for the decision to invade Afghanistan in the following words: “Afghanistan was the ultimate nation-building mission. We had liberated the country from a primitive dictatorship, and we had a moral obligation to leave behind something better. We also had a strategic interest in helping the Afghan people build a free society… because a democratic Afghanistan would be a hopeful alternative to the vision of the extremists.” After two decades of Western occupation, however, there seems to be little sign of the “hopeful alternative” Bush predicted, at least judging from the desperate scenes at Kabul airport, where people have been scrambling to leave the country following the extraordinarily swift Taliban takeover of the country. This is despite the lives and treasure the West has poured into rebuilding Afghanistan’s institutions and economy, and into training and equipping the Afghan army and police. There are important lessons to be drawn from Afghanistan’s fate by those engaged in the fight against extremist groups in Somalia where a similar nation-building experiment is being carried out by the African Union Mission to Somalia (AMISOM). For the past 14 years, African countries, with the support of the West, have deployed troops, drawn from Uganda, Burundi, Djibouti, Kenya and Ethiopia, to battle the al-Qaeda-affiliated terrorist group, al-Shabab, and to prop up Somalia’s feeble government. AMISOM also has civilian and police components aimed at helping rebuild civilian institutions. Yet despite years-long efforts and the expenditure of some $900m annually, the government in Mogadishu remains weak and divided with little popular legitimacy. And though pushed out of most urban areas, the Islamist insurgency remains in control of much of the countryside and able to carry out devastating attacks in the capital at will. Like Afghanistan, Somalia has seen some economic growth since al-Shabab was driven out of Mogadishu and many towns, with the World Bank estimating an annual GDP growth rate of 5-6 percent in 2015 and 2016. But the growth has mainly been urban-based, consumption-driven, and fuelled by donor support and remittances from the Somali diaspora. Employment is concentrated in low-productivity agriculture with private sector development and diversification constrained by insecurity, political instability, weak institutions, inadequate infrastructure, widespread corruption and a difficult business environment. Last year, the country ranked at the very bottom of the 2020 Doing Business survey. The similarities with Afghanistan do not end there. In December 2006, following an ill-advised declaration of holy war against Ethiopia, the Union of Islamic Courts was driven from power by a US-backed Ethiopian invasion, bringing to an end what some called a six-month “golden era” during which Somalia caught a fleeting glimpse of tranquility. The UIC, a coalition of Islamic courts backed by the country’s business leaders, had previously kicked out the warlords notorious for indiscriminate violence and instituted a Taliban-like strict interpretation of Islamic law, banning music, cinema and sports, and pressuring women to wear veils. But they also brought some semblance of normality with fewer guns in the streets of Mogadishu and relatively free movement. The airport was reopened and basic needs were generally provided for. However, this ended with the Ethiopian invasion, with the armed wing of the UIC morphing into the al-Shabab insurgency which, by the time the Ethiopian army withdrew in 2009, had swept across the country and restricted the internationally-backed Transitional Federal Government to a few blocks within the capital, protected by a few thousand Ugandan and Burundian troops. In a recent op-ed for the Financial Times, Nigerian President Muhammadu Buhari stressed that the lesson for Africa from the Afghanistan debacle is that military force is not enough to defeat extremists or guarantee the transformation of societies. “Although sheer force can blunt terror,” he wrote, “its removal can cause the threat to return”. He argued that what Africa needs in order to eliminate terror is “not swords but ploughshares”, economic partnerships that deliver real benefits, such as jobs, to the masses. “The boots we need on the ground are those of constructors, not the military.” While there is profound truth in what he wrote, it is not the whole truth. Economic growth, even broad-based economic growth, and investments in building up the security infrastructure of troubled states may be necessary, but it is not sufficient. A fundamental component of what is lacking both in Afghanistan and Somalia is government legitimacy based on the population’s participation in government creation and decision-making and the ability to hold it accountable for its failures – in short, real democracy. “The Taliban are inheriting a different country than they left 20 years ago,” US Congressman Jake Auchincloss, a Marine veteran who led patrols through Afghanistan, said in a recent interview. “The literacy rate has doubled, the infant mortality rate has halved, access to electricity has tripled or quadrupled, there are ten times as many kids in school as there were 20 years ago, 40 percent of whom are girls. The Taliban are inheriting a country in which real progress has been made.” The question for Western policymakers should not just be whether, as Auchincloss asked, the Taliban will maintain this progress, but why, despite it, the country still fell. The idea that populations can either be frightened into compliance by the prospect of a return to anarchy or their allegiance bought by economic growth and token participation in the form of voting in non-credible elections is the mainstay of international interventions which tend to appease, engage and empower corrupt elites, while doing little to deliver accountability. But this has been proven wrong in Afghanistan. As detailed by former journalist Sarah Chayes in a scathing reflection on the US occupation, “Afghans could not be expected to take risks on behalf of a government that was as hostile to their interests as the Taliban were … For two decades, American leadership on the ground and in Washington proved unable to take in this simple message.” During that time “cronyism, rampant corruption, [and] a Ponzi scheme disguised as a banking system” flourished, she wrote. The Faustian bargain which trades real investment in accountable institutions for pliable, properly Westernised individuals promising gains in security and the economy has a short shelf life. And when interventions install, tolerate and protect rulers who manipulate elections and build superficial regimes characterised by impunity, they entrench fragility rather than stability and become part of the problem rather than a vehicle for solutions. That is the true lesson of Afghanistan. And it is one that those working to help Somalia should pay heed to. The views expressed in this article are the author’s own and do not necessarily reflect Caasimada Online’s editorial stance. The post Somalia is walking in Afghanistan’s footsteps appeared first on Caasimada Online.
  20. Worldwide Tamil Diaspora Organizations Call for International Arbitration in Negotiations with Sri Lanka for a Political Solution We, the undersigned leading Tamil diaspora organizations across the world, wish to express our views on some aspects of any future political negotiations with the Government of Sri Lanka (GoSL). We wish to record at the outset that the over 1 million Tamils of Eelam origin now living in the diaspora were forced out of Sri Lanka due to the repeated cycles of violence and genocide against Tamils in the island. We wish to assert our right to return to our homeland, and hence we are stakeholders in any negotiation and formulation of a political solution to bring lasting peace and coexistence of the multi-ethnic and multi-religious communities in Sri Lanka. Our organizations have consistently contributed to the efforts to secure the human rights and political rights of Tamils through our advocacy with our host governments and by engagement with bilateral and multilateral policy making centres in international fora, the Global North, and the regional power India. Considering the current regional instability in and around the island of Sri Lanka and the potentially worsening future trajectory on the island as warned by human rights bodies, we request the international community to intervene and take appropriate steps to bring about a just solution to the longstanding Tamil National Question in Sri Lanka. To this end, we note the recent chatter about political negotiations between the Tamil side and the Government of Sri Lanka through the auspices of the United States government with active support from the Government of India. While welcoming the role of India and the United States in political negotiations with the GoSL to solve the long-standing legitimate aspirations of the Tamil people, it is also necessary to point out the fate of past direct negotiations with the GoSL, and the abysmal history of abrogated pacts by the Sinhalese leaders. Therefore, we firmly express that any negotiations need to happen with international arbitration for their successful conclusion. We appeal to the global power, the United States, the regional power India and UK, EU, Canada where majority of the Tamils took refuge, to formulate a comprehensive strategy and lead in these processes as arbitrators in any negotiations and to guarantee the implementation of subsequent agreements. We also request our host governments in Europe, the United Kingdom, USA, Canada, Australia, and South Africa to actively support and encourage such engagement with all available political, human rights and economic instruments at their disposal. And on any outcome, we once again reiterate the rights and responsibilities of the global Tamil diaspora as appropriate stakeholders. Qaran News
  21. HADII XAALADAHA ETHIOPIA KA SOO RAYN WAAYAAN WAXA AY U MUUQDAAN IN GACANTA SOOMAALIDA LAGU KALA BAD-BAADI DOONO; Dalka Ethiopia waxa ka jira culeys weyn iyo cadaadis aduunku ku hayo maamulka Abiy Ahmed Ali oo gaadhay heer laga go’doomiyo dhaqaalihii badnaa ee aduunku galin jireen dalka Ethiopia si loogu cadaadiyo in uu xaalada Tigray u dabco. Dhacdadani waxa ay u soo eeg tahay midkii uu ku yimid Abiy Ahmed ee markii kacdoono joogsan waayeen loo dhiibay qooniyada Oromo oo uu ka soo jeedo si ay ugu degaan loona badbaadiyo dalka Ethiopia . Waxa ku socda dagaalo dadban oo dalka Ethiopia ku hurinaya colaado isir iyo qoomiyado oo halis ku ah gobolka Geeska Africa oo dhan kuwaasi oo laga werwer qabo hadii ay soo kordhaan in ay gaadhi karaan dawladaha jaararka sida Djibouti iyo Erateria oo ugu horeyn doona. Ethiopia waxa kale oo ku socda xaalado is barkan oo muran xuduudeed siyaasadaysan iyo is haynta biyaha xidheenka Ethiopia ee ay dhinaca ka yihiin Sudan iyo Masar oo halis ku ah amniga iyo xasiloonida gobolka. Maamulka uu hogaamiyo Abiy Ahmed waxa ka dhex muuqday bilowgiiba aargoosi siyaasada iyo in umada ka soo jeeda qoomiyada Tigray oo dhami u eedowdo gaboodfaladii maamulkii lagu mideysnaa ee EPRDF oo ay awooda ugu badan lagaayeen TPLF , waxaana ka dhashay colaada la qar dhaafiyey iyo dagaalka aduunka oo dhami dareemay ee gobolkaasi waqooyiga Ethiopia ka dhacay oo barakiciyey malaayiin , kumayaal kale ay ku dhinteen u burbureen magaalooyin iyo nolol umadeed oo dhisnayd. Ilaa hadda marka aad eegto colaadaha amxaarada iyo Tigray oo aad u ba’ani waxa ay u muuqdaan qaar maamulka Abiy dhexdiisa lagu kala awood badan yahay oo aanay sinaba Tigray ugu qancayn in ay la heshiiyaan Raisal wasaare Abiy inta uu eeg yahay maamulkiisu miidaan iyo madal siyaasadeed oo qoomiyaduhu ku kala aar-goosanayaan. HADII XAALADAHA ETHIOPIA KA SOO RAYN WAAYAAN MAXAA XAL AH ; Dr Abiy Ahmed waxa aan u arkayey qof niyadsami wax badan ku bilaabay wanaagii uu rabay iyo qorshihii markii uu kaligii ahaa uu watay uu sumcad weyn ku helay , walow uu qaatey go’aan qadhaadh oo kumayaal Ethiopian ahi u dhibteen sidii ay Badhame u heli lahaayeen hadana waxa uu qaatey nabad waxaana uu ku badeshay; 1- In dhamaan colaadii Erateria ay u haysay Ethiopia oo nuglayd loo badelo walaalnimo iyo iskaashi. 2- In dhamaan mucaaridkii dawlada Ethiopia iyo jabhadihii fadhiyey Asmara la soo gabagabeeyo dhamaantood , waxaana ay ahaayeen ogaalkay ilaa 6 jabhadood oo hubeysan. 3- In uu qaatay qaraarkii qaramada midoobay ee dhulkaasi in ay Erateria leedahay lagu go’aamiyey oo uu taageero iyo soo dhaweyn aduunka oo dhan kala kulmay. Waa kuwii waxwaliba si dhakhso ah isku badelay ee ay xataa noloshiisu halis gashay maadaama aan maamulka xukuumada Ethiopia iyo ciidamadu ku qanacsanayn go’aanada uu qaatay ee qalafsan , waxaa uu ka badbaaday ilaa 3 shirqool oo in la dilo loogu talogalay iyo inqilaabyo qorsheysnaa. Cadhadii uu ka qaadey ayuu qaadey cadaawad kale iyo cuqdad qoomiyado gaar ah , waxaa uu soo kala dhaweystay dadkii Ethiopia, waxaana dhacday natiijada iyo xaaladaha Ethiopia hadda ka taagan oo aan wanaagsanayn. Haddaba hadii ay ka soo rayn waayaan xaaladaha Ethiopia oo xal la waayo Dr Abiy Ahmed Ali waxa u banaan ; 1- In uu u badheedho dagaal adag oo lagu kala adkaado oo uu dalka ku maamulo gacan bir ah , dhiig badanina ku daato. 2- In uu kursiga baneeyo oo loo dhiibo cid Ethiopia ku kala badbaado , lana soo dhiso maamul dawladnimo oo dadka Ethiopia ku soo celiya midnimadii , ” Soomaalidu waxa ay ka mid tahay dadka dalka Ethiopia ku kala badbaadi karo taladooda “. 3- in uu tanaasulo oo Tigray waxwaliba oo ay rabaan loo yeello oo Ethiopia inteeda kalena ku qasbanaato caalamkuna sidaa ku garba galeeyo. Mohamed Abdi Jama Mohamed Dhimbiil hormood@hotmail.com Qaran News
  22. Kooxda Al-shabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday degaanka Cammaara oo ka tirsan Koonfurta Gobolka Mudug. Weerarka oo ku bilowday qarax ismiidaamin ah oo gaari lagu soo raray, ayaa sida wararku sheegayan waxa ka dhashay khasaare kala duwan. Al-shabaab ayaa la xaqiijiyay in ay mudda kooban dib ula wareegtay saldhigyada degaanka Cammaara, haddana ay isaga baxday, inkastoo aan weli faahfaahin laga helin khasaaraha. Degaanka Cammaara ayaa kamid ah degaannadii dhowaan laga saaray Al-shabaab, islamarkaasna ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug. PUNTLAND POST The post Al-shabaab oo mudda kooban la wareegtay degaanka Cammaara appeared first on Puntland Post.
  23. Kooxda Al-shabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday degaanka Cammaara oo ka tirsan Koonfurta Gobolka Mudug. Weerarka oo ku bilowday qarax ismiidaamin ah oo gaari lagu soo raray, ayaa sida wararku sheegayan waxa ka dhashay khasaare kala duwan. Al-shabaab ayaa la xaqiijiyay in ay mudda kooban dib ula wareegtay saldhigyada degaanka Cammaara, haddana ay isaga baxday, inkastoo aan weli faahfaahin laga helin khasaaraha. Degaanka Cammaara ayaa kamid ah degaannadii dhowaan laga saaray Al-shabaab, islamarkaasna ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug. PUNTLAND POST The post Al-shabaab oo mudda kooban la wareegtay degaanka Cammaara appeared first on Puntland Post.
  24. Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka iyo Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa xalay kulamo siyaasadeed ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulamada ayaa waxaa looga hadlaayay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasada dalka, doorashooyinka iyo habraacii doorashada Golaha Shacabka ee maalin ka ahor ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka. Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa ogolaaday in laga wada hadlo qodobada ay cabashada iyo diidmada ka keeneen Midowga Musharaxiinta ee ahaa habraacii doorashada Golaha Shacabka. Labada dhinac ayaa waxaa ay iska magacaabeen Guddi min saddex xubnood ah, si turxaan bixin loogu sameeyo qodobada qaar ee ku xusnaa habraaca sida Arrinta soo xulida ee Ergada ee odayaasha dhaqanka, kaalinta Bulshada rayidka iyo arrinta hubinta Ergada ee Hey’adda dambi baarista CID iyo qidmadaha tartamayaasha iyo ergada. Maanta ayay shir isugu imaan doonaan guddi min saddex xubnood ah labada dhinac ah waxaa Midowga Musharaxiinta ka socda Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Shariif Xasan iyo Daahir Geelle, halka Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ka socdaan Madaxweyne Siciid Deni, Cabdicasiis Lafta Gareen iyo Axmed Qoorqoor. PUNTLAND POST The post Guddi loo saaray dib u eegista Habraacyadii doorashada Aqalka hoose appeared first on Puntland Post.