Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Ra’iisul wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, ayaa beeniyay eedeymaha uga yimid hogaamiyaha mucaaradka ahna Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Imran Khan oo ku eedeeyay in uu ku lug lahaa shirqool lagu dili lahaa. Ra’iisul wasaare Sharif ayaa ka codsaday maxkamada sare in ay baadhitaan ku sameyso Imran Khan sheegashada uu sameeyay. Hoggaamiyaha mucaaradka Imran Khan oo khamiistii ka qayb-galayay dibad-baxyo ka socda dalkaas ayaa nin hubaysan isku dayay in uu toogasho ku dilo, balse lug ayuu ka dhaawacay. Waxaa maalintii labaad guud ahaan Pakistan ka socda isu soo baxyo ay wadeen taageerayaasha Imran Khan oo looga horjeedo dowladda Pakistan. Source
  2. Maxamuud Cabbaas, Madaxweynaha Falastiin, ayaa ugu baaqay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken in uu ku cadaadiyo mas’uuliyiinta Israa’iil inay joojiyaan xadgudbyada ay ka geysanayaan dhulka Falastiin. Madaxweyne Maxamuud Cabbaas oo teleefoon kula hadlayay Blinken wuxuu sheegay in maamulkiisa uu wado dadaallo uu ku dejinayo xiisadda ka taagan Daanta Galbeed. Xoghaye Blinken ayaa dhankiisa walaac ka muujiyay colaadda ka taagan Daanta Galbeed xilli uu Khamistii teleefoon kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil ee xilka kasii degayo Yair Lapid isla markaana ugu baaqay dhinacyada inay joojiyaan dafaalka, sida laga soo xigtay afahayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka. Ciidamada Israa’iil ayaa sannadkan 100 qof oo Falastiiniyiin ah ku dilay Daanta Galbeed, sida laga soo xigtay Qaramada Midoobey, waana dhimashadii ugu ba’neyd ee laga soo tebiyo Daanta Galbeed tan iyo sannadkii 2005-tii. Source
  3. Mogadishu (HOL) - Governor of Hiiraan region, Ali Jeyte Osman, and members of the federal parliament arrived in Mogadishu on Sunday to accelerate the ongoing offensive against al Shabab in central Somalia. Source: Hiiraan Online
  4. Ciidamada Macawisleey ee Gobolka Hiiraan ayaa saaka weerar qorshaysan ku qaaday fariisimo Al-shabaab ku leeyihiin degaannada Baarrey iyo Dhoqor oo koonfur ka xiga magaalada Beledweyne. Dagaal xooggan oo u dhexeeya Ciidamada Macawisleey iyo malayshiyaadka Al-shabaab ayaa halkaas ka dhacay sida laga soo xigtay goob-joogayaal kala duwan. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Macawisleey ay dhammaan la wareegeen farisiimihii dagaallamayaasha Al-shabaab ku lahaayeen tuulooyinka Baarrey iyo Dhoqor ee Gobolka Hiiraan. Sidoo kale Macawisleey ayaa la sheegay in ay burburiyeen doonyo nooca yar yar ah oo malayshiyaadka Al-shabaab ugu xirnaa jiinka webi Shabeelle islamarkaana ay hadda ku sugan yihiin goobihii lagu dagaallamay. PUNTLAND POST The post Ciidamada Macawisleey ee Gobolka Hiiraan oo saaka weerar qorshaysan ku qaaday Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
  5. Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo uu wehliyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Xuseen shire Bukhaari ayaa maanta booqday Furimaha Ciidamada Daraawiishta Galmudug ku leeyihiin duleedka gegmada Wisil Wafdiga ayaa booqday Xeryaha Ciidamada Daraawiishta iyo kuwa Deegaanka ee Dagaalka kula jira Maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al shabaab waxaana ay ku bogaadiyeen Ciidamada difaaca shacabka. Sidoo kale mas’uuliyiinta ayaa la kulmay Saraakiisha Daraawiishta, kuwa Deegaanka iyo maamulka degmada Wisil waxaana ay ka dhegaysteen baahiyaha ka jira degaanka. Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa degaanka ayaa dagaal kula jira kooxaha Al-shabaab ee ku sugan Koonfurta Gobolka Mudug halkaas oo Galmudug doonayso in gebi ahaanba laga saaro. PUNTLAND POST The post Mas’uuliyiin ka socda Galmudug oo booqday Ciidamada ku sugan degmada Wisil appeared first on Puntland Post.
  6. NAIROBI — A cease-fire deal in Ethiopia's northern Tigray region has raised cautious hope among millions of people impacted by the bloody two-year conflict that their anguish could be coming to an end. Source: Hiiraan Online
  7. Ra’iisul wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, ayaa si adag u beeniyay eedeymaha uga yimid hogaamiyaha mucaaradka, Imran Khan oo ku eedeeyay in uu ku lug lahaa shirqool lagu dili rabay. Ra’iisul wasaare Sharif ayaa ka codsaday maxkamada sare in ay baaritaan ku sameyso Mr Khan sheegashada uu sameeyay. Hoggaamiyaha mucaaradka Imran Khan oo khamiistii ka qayb-galayay dibad-baxyo ka socda dalkaas ayaa nin hubaysan isku dayay in uu toogasho ku dilo, balse lug ayuu ka dhaawacay. Waxaa maalintii labaad guud ahaan Pakistan ka socda isu soo baxyo ay wadeen taageerayaasha Mr Khan oo looga horjeedo dowladda Pakistan. PUNTLAND POST The post Ra’iisul wasaaraha Pakistan oo beeniyay eedayn uga timid Imran Khan appeared first on Puntland Post.
  8. Kenya’s legislators have raised questions on the legality of deploying troops to the Democratic Republic of Congo (DRC) without parliamentary approval. Source: Hiiraan Online
  9. Iran has announced the successful test flight of a rocket capable of propelling satellites into space, three months after launching a satellite with the help of Russia. Source: Hiiraan Online
  10. Kenya Airways (KQNA.NR) on Saturday warned its striking pilots they could be dismissed if they do not return to work immediately as industrial action led to the cancellation of dozens of flights and left thousands of passengers stranded. Source: Hiiraan Online
  11. A suicide bomber blew himself up at the entrance of a military training camp in the southern part of Mogadishu on Saturday evening, killing at least 15 people, local media reported on Sunday. Source: Hiiraan Online
  12. Magaalada Wadaamagoo ayaa Waxa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Weftigii ay hogaaminayeen Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waddooyinka Magaalada ayaa Waxa iskugu soo baxay Dadweyne aad u tiro badan oo lulaya astaanta Xisbiga Waddani iyo Caleemo qoyan iyadoo ay tahay Goor habeenimo ah oo weftigu ku soo beegmay. Madaxda Xisbiga Waddani ayaa la hadlay Dadweynihii sida balaadhan u soo dhaweeyey waxaana ay uga mahad celiyeen sida balaadhan ee ay u soo dhaweeyeen. Dhankooda Dadweynaha wadaamagoo ayaa sheegay inay tageero buuxda u hayaan xisbiga waddani go’aan kasta oo ay ka qaataan muranka doorashooyinkana ay kula socdaan. Qaran News
  13. Nin dhimirka Ka Buka oo Gaadhiga La baxsaday Nin Xanuusanaayay oo la baxsaday baabuur u kala gooshaayay gobollada dalka. Baaburka ayaa aakhirkii galay dhir waawayn oo ku taala duleedka degmada sheekh kadib markii uu manta duhurkii Magaalada hudisa kala soo baxday nin xanuusanyey oo kamid ahaa rakaabkii sarnaa baaburka , baaburka ayuu shukaanta soo qabsaday kadib markii ay rakaabkii iyo darewalkii qado u degaan deeganka hudisa , waxaa uu jiidhay kaantarolka degmada Sheekh kadibna waxaa ka galay Beer ku taala dhinaca waqooyi ee degmada Sheekh . ma jirto cida wax ku noqotay baaburka waxaa uu ku xidhan yahay saldhiga degmada sheekh ninkii waday. Mukhtaar Abdi. Qaran News
  14. Prosecutors say Anab Awad fraudulently received $11 million by claiming to feed underprivileged children. Her plea is the first one involving Partners in Quality Care, a sponsor organization that distributed federal food-aid funds. Source: Hiiraan Online
  15. From the streets of Minneapolis in Minnesota, home to the largest Somali community in the United States, to the northeast side of Columbus, Ohio, home to the second-largest Somali population, to Maine and the state of Washington, the mindset of the members of the African diaspora community has been focused for weeks on the midterm elections. Source: Hiiraan Online
  16. MOGADISHU, Somalia -- The United States military says it has carried out an airstrike in support of the Somali government’s operations against the al-Shabab extremist group that has killed some of the group's fighters. Source: Hiiraan Online
  17. Mogadishu (HOL) - A suspected al-Shabaab suicide bombing attack killed close to a dozen people near the General Dhagabadan military training center in Mogadishu's Wadajir District late Saturday evening, according to residents and first responders. Source: Hiiraan Online
  18. Faahfaahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax ka dhacay xero Nacnac ee degmada Wadajir, kadib markii uu ruux isku soo xiray walxaha qarxa, gaar ahaan Jaakad, kaas oo isku qarxiyay irida hore ee laga galo sida ay sheegayaan wararka soo baxaya ee ku aadan qaraxa caawa ka dhacay xerada. Qaraxa ayaa waxaa la sheegayaa inuu geystay khasaare kale duwan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, waxaana wararka hoose ee la helayo ay sheegayaan in dadka wax ku noqday qaraxa caawa ka dhacay ay gaarayaan 15 ruux oo shacab iyo isugu jiro ciidankii ku sugnaa xerada qaraxa lagu weeraray. Wararka waxaa ay sheegayaan in qaraxyo kale laga maqlay caasimadda,kuwaas oo ka dhacay goobo ay joogaan ciidanka dowladda, Xerada Turkisom ayaa waxaa la sheegayaa in qarax lagu weraray, kaas oo ah qarax uu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa, lamana oga qasaaraha. Qarax kale ayaa waxaa la sheegayaa inuu sidoo kale ka dhacay meel u dhow koontaroolka Sayidka ee degmada Howlwadaag, kalaas oo ay degan yihiin ciidanka dowladda, qaraxaas ayaa ahaa Bom laga tuuray gacanta sida ay wararku sheegayaan laga helayo goobta. Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sidoo kale caawa waxaa laga soo warinayaa inuu ka dhacay qarax ahaa Bom gacmeed, waxaana la ogeyn qasaaraha ka dhashay maadaama ay xilli habeen ah tahay xilliga ay dhaceen qaraxyadaan kale duwan oo Muqdisho ka dhacay. Qaraxyadaan caawa ka dhacay caasimadda ayaa waxaa ay kusoo aadayaan xilli ciidanka dowladda iyo Al-shabaab ay ku dagaalamayaan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe, ciidanka dowladda ayaa maanta qeybo kamid ah Hiiraan kusoo bandhigay meydad ay ku sheegeen Al-shabaab. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  19. Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax is-miidaamin ah oo Caawa ka dhacay albaabka hore ee Xero lagu tababaro Ciidamada oo ku taalla magaalada Muqdisho. Qof is miidaamiyay ayaa sida wararku sheegayaan isku dhex-qarxiyey Xerada loo yaqaan MAC NACA halkaas oo dhallinyaro badan safaf dheer ugu jirtay in ay qortaan Ciidamada si tababar loo siiyo. In ka badan 10 ruux oo ay ku jiraan dad shacab ah ayaa sida la xaqiijiyay ku dhintay qaraxaas halka tiro kalena ku dhaawacmeen. Laamaha Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya weli kama hadlin qaraxaas oo ay mas’uuliyaddiisa sheegteen malayshiyaadka Al-shabaab. PUNTLAND POST The post Faahfaahinta qarax ismiidaamin ah oo Caawa ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  20. Wararka naga soo gaarayo xerada tababarka ciidamada ee Xera Nacnac, ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax halkaas ka dhacay. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhashay kadib markii uu afaafka hore ee xerada uu isku qarxiyay qof iska soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Waxaa la soo warinayaa in ay jiraan khasaaro kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac kuwaas oo ka dhashay qaraxa, balse ma cadda khasaaraha rasmiga ah. Waxaa muddo dhawr jeer ah sidaan oo kale qaraxyo uga dhaceen xerada oo ah mid lagu tababaro ciidamada Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  21. Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federakla Soomaaliya Mudane Cabdi Fitaax Qaasim Maxamuud iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray Degaanka Cali Gaduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo dhowaan ay la wareegeen ciidanka dowladda iyo deegaanka. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa Cali Gaduud kusoo dhoweeyay Qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka Sida waxa uuna bogaadiyay guulaha laga gaaray howlalada ciidanka huwanta ah ay ka wadaan deegaannada Hirshabeelle oo ay ka qabsadeen deegaanno badan Al-shabaab, waxaana bulshada deegaanka ka baraakacay uu ugu baaqay in ay dib ugu soo laabtaan deegaanka oo xilligaan nabad ah sida uu hadalka u dhigay Cali Guudlaawe oo warbaahinta kula hadlaayay. ” Waxaan ugu baaqaayaa dadka degmada Cali Guduud in guryahooda ay kusoo noqdaan, nabadgalyo ku noolaadaan, qof wax loodhibaayo majirto, Ninkii Shabaab ah waaa la’iska dhicinaa, ninkii shacab ah gurigiisa ha yimaado, nabad haku shaqeysto, Beertiisa ha tacbado, Xoolihiisana ha ilaashado Ilmahiisana Qu’aanka ha u dirsado. Cid qarax uga xireysa ama dagaal uga diraysaa majirtee si nabadgalyaa wax u bartaan” ayuu yiri nadaxweynaha oo baaq u dirayay shacabka ka barakay deegaanka. Deegaanka Masaajid Caligaduud ayaa dhawaan ciidanka dowladda oo taageero ka helayo waxaa ay kala wareegeen Al-shabaab, waxaana deegaanka laga dareemayaa burbur xooggan, kaas oo kasoo gaaray dagaallo iyo duqeymo dhanka cirka ah oo ka socday muddo laba Asbuuc ah, ciidanka qabsaday Masaajidka Cali GUduud ayaa sheegay in ay ku siijeedaan degmada Aadan Yabaal oo wax ka yar 10km ay u jiraan sida laga soo xigtay saraakiisha ciidanka hoggaaminaysa ee howlgalka wada. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  22. Hargeisa (HOL) - Somaliland military commander Nuh Ismail Tani said that his government does not want a conflict with Puntland but was prepared to defend itself from attack. Source: Hiiraan Online
  23. Hargeisa (HOL) - Somaliland military commander Nuh Ismail Tani said that his government does not want a conflict with Puntland but was prepared to defend itself from attack. Source: Hiiraan Online
  24. Mogadishu (HOL) - Al-Shabab militants have been accused of torturing reluctant fighters among its ranks after evidence was discovered in the recently liberated El-Hareeri village in Moqokori district in the Hiiraan region. Source: Hiiraan Online