Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Beledweyne (HOL) - At least four combatants were killed in heavy fighting near Beledweyne between al Shabab insurgents and Somali government forces backed by local anti-al Shabab clan militia. Source: Hiiraan Online
  2. Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cadi Kaariye Qoorqoor ayaa la kulmay saraakiisha Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ee ku sugan xeebaha degmada Hoyo. Madaxweyne Qoor Qoor iyo saraakiisha Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa wada-hadlay xoojinta howlgallada ka dhanka ah dagaalka Al-shabaab, sida ay qortay wakaaladda SONNA. Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka codsaday taliska Mareykanka inay laba jibbaaraan howlgallada dhinaca cirka ah ee ka dhanka Al-shabaab, iyadoo codsiga madaxweynaha ay aqbashay AFRICOM. Madaxweynaha Galmudug ayaa sidoo kale Mareykanka ka codsaday inay ka qeyb qaataan sidii deegaannada laga xoreeyay maleeshiyada Al-shabaab dib loogu soo celin lahaa adeegyada caafimaadka, biyaha, iyo waxbarashada. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Galmudug oo codsi u gudbiyay Taliska Maraykanka ee AFRICOM appeared first on Puntland Post.
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saaka oo Khamiis ah tiirka geysay, kadibna xukun dil ah ku fulisay illaa 4 askari oo ka tirsanaa noocyada kala duwan ee ciidanka dowladda federalka Somalia. Afarta askari ee la toogatay ayaa ka kala tirsanaa talisyada milatariga, Booliska iyo Nabad Sugidda, kuwaas oo loo heystay dilal ay horey u geysteen. Afarta askari ayaa kala ahaa:- 1-Bukhaari Cawil Maxamuud oo NISA ka tirsanaa, 2-Cali Maxamuud Xuseen oo Military-ga ka tirsanaa, 3-Cabdirisaaq Axmed Mukhtaar oo Booliska ka tirsanaa, 4- Maxamed Nuur Sheikh Warre oo isna Boliiska ka tirsanaa. Dhammaantood ayaa waxaa lagu soo eedeeyay inay horey u dileen askar kale oo ahaayeen saaxibo shaqo wadaag ah, sida ay shaacisay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida. Fagaaraha lagu toogatay askartaan ayaa waxaa ku sugnaa saraakiil ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo sidoo kale askar kamid ah ciidanka amniga oo dilka fuliyay. Sidoo kale waxaa toogashada lagu fuliyay askartan aad usoo dhaweeyay ehellada marxuumiintii ay horey u dileen oo muddo sugayey cadaaladda ay maanta heleen. Dhanka kale Maxkamadda Ciidamada ayaa markale digniin u diray askarta dowladda ee dilal ka geysta Muqdisho iyo deegaanada kale ee ka howlgalaan, ayada oo fartay inay ku ekedaan shaqadooda oo ah ilaalinta amniga iyo u adeegida dadkooda iyo dalkooda. Horay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sidaan oo kale xukuno dil ah ugu fulisay askar dilal u geystay dad shacab ahaa, iyo kuwa kale oo dhexdooda is rasaaseeyay. Waxaa sidoo kale jira rag kale oo weli sugayo fulinta xukunka dilka ah ee ku dhacay, waxaana kamid ah askartii ugu dambeysay ee dilalka ka geysatay degmooyinka Xamarweyne iyo Balcad oo ka kala tirsan gobollada dariska ah ee Banaadir iyo Sh/ Dhexe. Si kastaba, Maxkamadda Ciidamada ayaa maalmihii u dambeeyay kordhisay fulinta xukunadda dilka ah, waxaana horay loo toogtay rag ka kala tirsanaa Shabaab iyo Daacish. The post Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay afar askari + Magacyada appeared first on Caasimada Online.
  4. WASHINGTON — The Somali government has sent thousands of military recruits to nearby countries for training to strengthen the army for its war against al-Shabab militants, according to the national security adviser for the Somali president. Source: Hiiraan Online
  5. Terrorism has been the main theme as East African leaders meet in a security summit in Mogadishu, Somalia on Wednesday to assess their collective approach to deal with the security challenges posed by al-Shabaab.Speaking at the Somalia Frontlines States Summit, President William Ruto said the war against terrorism in the Horn of Africa calls for a collective effort and called for the adoption of a common strategy to combat it and associated criminality. Source: Hiiraan Online
  6. House Republicans are pushing forward to keep their promise to remove Representative Ilhan Omar from the Foreign Affairs Committee, but they might struggle to garner the votes necessary to remove her. Source: Hiiraan Online
  7. The summit of heads of state and government of Somalia’s neighbouring countries of Djibouti, Ethiopia and Kenya have backed Mogadishu’s bid to completely lift the arms embargo by the end of this year. Source: Hiiraan Online
  8. WASHINGTON (AP) — House Republicans are preparing to oust Democratic Rep. Ilhan Omar from the House Foreign Affairs Committee for her past comments critical of Israel, an escalation of tensions after Democrats last session booted far-right GOP lawmakers from committees over their incendiary, violent remarks. Source: Hiiraan Online
  9. ADDIS ABABA (Xinhua) -- Close to 1 million people are at high risk of cholera disease in the 10 affected districts of southeastern Ethiopia, according to the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (UNOCHA). Source: Hiiraan Online
  10. The US is doing all it can to avert a new famine in Somalia, US Ambassador to the United Nations Linda Thomas-Greenfield said. Source: Hiiraan Online
  11. Hay’adda denbi-baarista ee FBI ayaa markale Arbacadii waxay baaris ku samaysay guriga gaarka ah ee madaxweynaha Maraykanka ee Joe Biden sida ay qortay VOA-da. Qareenkiisa gaarka ah ayaa sheegay in aan saraakiisha FBI aanay guriga ka helin wax waraaqo ah oo sir ah oo cusub, hase ahaatee ay qaateen agab kala duwan si ay ugu sameeyaan baaris dheeri ah. Qareen Bob Bauer ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in baaritaanka guriga madaxweynaha oo ka kooban saddex dabaq, inuu socday laga bilaabo 8:30 subaxnimo illaa duhurnimadii Arbacada, arrintan oo ku timi wada-shaqayn dhex martay hay’adda FBI iyo qareennada madaxweynaha. Baaritaanka guriga gaarka ah ee Joe Biden ayaa daba socday, baadhitaanno hore oo lagu sameeyey xafiisyadiisa iyo weliba gurigiisa oo hore loo baadhay oo laga helay waraaqo “sir ah” oo goobahaas la geeyey xilligii uu Joe Biden ahaa madaxweyne ku xigeenka Maraykanka. PUNTLAND POST The post FBI-da Maraykanka oo mar kale baaris ku samaysay guri uu leeyahay Madaxweyne Joe Biden appeared first on Puntland Post.
  12. Civil rights leaders, family and friends came together in a Memphis church Wednesday to bid farewell to Tyre Nichols, the 29-year-old African American whose fatal beating by police shocked the nation -- and triggered urgent calls for reform. Source: Hiiraan Online
  13. (ERGO) – Nearly 50,000 families living in Limay-bari district in Somali Region of Ethiopia are enjoying the benefits of fresh water after the installation of nine water purification stations by the local government. Source: Hiiraan Online
  14. The first Minister of the Environment and Climate Change of the Federal Republic of Somalia Khadija Mohamed Almakhzoumi visits Finland on 31 January–3 February 2023. The visit is on the invitation of the Finnish Minister of the Environment and Climate Change Maria Ohisalo. The purpose of the visit is to support the new ministry in starting its work. Source: Hiiraan Online
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa shalay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad-goboleedka Galmudug ka dhacday doorashada kursi kamid ah kuraastii banaaneyd ee Golaha Shacabka, kaasi oo uu tirsigiisu yahay HOP#147. Kursigan ayaa waxaa horay u banneeyay Mahad Maxamed Salaad oo muddo ku fadhiyay, kadib markii loo magacaabay xilka agaasimaha hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA. Doorashada kursigan oo aan loo gelin tartan adag ayaa waxaa ku soo baxay Ilyaas Sheekh Axmed Ibraahim, kadib markii ay tanaasushay Aamina Tahliil Warsame oo la tartami laheyd. Guusha Ilyaas Sheekh Axmed ee kursigan ayaa ahayd natiijo la filayay, maadama kursiga markii horeba loo xiray Ilyaas, oo ay aad iskugu dhow yihiin Mahad Salaad oo isagu baneeyay kursigaan. Soo bixista Ilyaas iyo in loo xiro kursigan ayaa ka dhigan in kala wareeg mabda’ oo ka yimid dhanka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo isaga si weyn loogu xasuustaa in mudadii uu banaanka ka joogay Villa Somalia uu aad uga soo horjeeday in kuraasta loo xiro shaqsiyaad gaar ah. Madaxweyne Xasan ayaa xilligaas aad ugu dhaliili jiray madaxweyne Farmaajo inuu musuq-maasuqay kuraasta baarlamanka qaarkood, balse waxa lama filaan ku noqday dad badan in Xasan uu si dhakhso leh kala wareeg mabda’ ugu yimid. Kursiga ay doorashadiisu ka dhacday Dhuusamareeb ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ay doorashadiisa qabtaan guddiga KMG ah ee ra’iisul wasaare Xamza u magacaabay si loo buuxiyo kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Sidoo kale waxaa halkaas ka cad in kursiga labaad ee la filayo inay qabtaan guddigan oo ah kii hore loogu diiday taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin la dhaafin doono Fahad. Kursigii hore loogu doortay Fahad ee HOP#086 ayaa waxa loo xirayaa musharax aad ugu dhaw Villa Somalia, oo lagu magacaaba Dr. Maxamed Xaaji Axmed, sida ay hore u baahisay Caasimada Online. Dr. Maxamed ayaa lagu warramay inuu taageero weyn ka haysto Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo asagu ah xildhibaankii hore ugu fadhiyay kursigan, kana mid ah shaqsiyaadka ku dhow madaxweyne Xasan Sheekh. Sidoo kale waxaa go’aankan la qaba kooxda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaasi oo doonaya inuu tartan la’aan ku qaato kursigan Dr. Maxamed Xaaji Axmed, sida ka dhacday doorashadii Dhuusamareeb. Arrintaan ayaa u muuqata inay soo afmeerayso rajadii Fahad Yaasiin uu uga mid noqon lahaa baarlamanka 11-aad, ayada oo dhanka kale kor u qaadeysa suurta-galnimada in Xasan iyo kooxdiisa ku dhaqaaqi karaan arrimo ay markii hore si adag uga soo horjeedeen ama u arkayeen inay yihiin ku tagri-fal awoodeed. The post Arrintii shalay dhacday oo muujisay isbeddelka mabda’ ee Xasan Sheekh iyo kooxdiisa appeared first on Caasimada Online.
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Jeneraal Axmed Tareedisho oo ka mid ah saraakiisha militeriga Soomaaliya ee ka qeyb qaadanaya dagaalka Al-Shabaab ayaa maanta qeybo ka mid ah Sh/Dhexe kula hadlay tobanaan ciidanka deegaanka ah. Jeneraal Tareedisho ayaa ciidankii uu la hadlaayey wuxuu ugu lab qaboojiyey in Shabaab ay maanta dhiban yihiin oo ay hoyaan xog sheegeysa in kooxdu ay baahi u dhimaneyso. Wuxuu sheegay inay dadka Soomaaliyeed go’doomi jireen oo baahi u dili jireen, laakiin maanta ayagii la go’doomiyey oo baahi loo dilay, sida uu sheegay Jeneraal Tareedisho. Jananka ayaa aad ugu amaanay madaxda dowladda federaalka, sida ay uga go’an tahay in dalka laga xoreeyo Al-Shabaab, isagoo ku macneeyey fursad aan weligeed soo marin dadka Soomaaliyeed tan ay maanta heystaan. Sidoo kale ciidanka deegaanada uu tegay ee Sh/Dhexe ka abaabulay ayuu ku amaanay sida ay ugu diyaarsanyihiin dagaalka Al-Shabaab, isla markaana aysan ugu soo dhiira-karin kooxdu. “Deegaanada aan soo maray ee Ceelbacad iyo Daarunimca waxaan ku soo arkay ciidan deegaanka ah oo aad u diyaarsan, waa dad isku tashaday, waxaana dowladda uga soo qaadeynaa xaqa ay leeyihiin,” ayuu yiri. “Khawaarijtu muddo ayay dhibaateynayeen dadkeena, laakiin maanta iyaga ayaa dhiban oo baahi u dhimanaya, cabsi ayaa dishay, dowladda waxaan uga mahad celineynaa sida ay u cunaqabateysay, wax yar ayaa u dhiman kooxdaas waa la laayey,” ayuu yiri sarkaalkaan ka tirsan militeriga Soomaaliya. Wuxuu sheegay in amarka madaxweynaha iyo taliyaha xoogga dalka ay ku amreen inuu garab siiyo dadkiisa, isla markaana uu joogi doono deegaanadaas, si looga ciribtiro haraadiga Al-Shabaab. Jeneraal Tareedisho ayaa sheegay in deegaanada uu tegay ee loo xil-saaray inuu wakiil uga ahaado madaxda ciidamada qaranka ay ku diyaarsan yihiin ugu yaraan 200 oo ciidan macawiisley ah, kuwaas oo aad u diyaarsan, isla markaana diyaarsaday hubkii ay kula dagaalami lahaayeen Al-Shabaab. Ugu dambeyntii Jeneraal Tareedisho ayaa sheegay in ciidanka deegaanka aan laga ogolaa doonin inay hoosta gashadaan qof ka soo goostay Al-Shabaab oo loo hoggaansami doono go’aanka dowladda ee ah in dhaqan-celintii loo qorsheeyey la marsiiyo qofkii ka soo baxa Al-Shabaab. Hoos ka daawo The post Daawo: Al-Shabaab oo la shaaciyey inay gaajo ugu dhimanayaan HirShabeelle appeared first on Caasimada Online.
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa marka safka hore ka gashay waddamada ugu musuq-maasuqa badan Caalamka, sida lagu sheegay warbixinta 2022 ee Hay’adda Tansparency. Sanadkan waxaa ay Hay’adda sahan ku sameysay 180 dal oo Caalamka oo dhan ku yaalla, waxaana loo kala saaray kuwa uu naafeeyay musuq-maasuqa iyo kuwo ka guuleystay. Hay’adda ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay hoggaamineyso liiska wadamada uu la degay musuqa, isla-markaana ay gashay kaalinta koowaad, sida ku xusan warbixinta. Sidoo kale waxaa kaalinta labad iskula jira waddamada Suudaanta Koonfureed iyo Suuriya, sida ay sheegtay Transparency International. Sida ay muujineyso warbixinta Soomaaliya ayaa hoos uga sii dhacday halkii ay joogtay sanadkii 2021-kii, markaas oo ay gashay kaalinta labaad, waxaana ka horreyay waddanka Suudaanta Koonfureed, halka kaalinta labaadna ay ku jireen Soomaaliya iyo Syria, hase ahaateen qiimeynta cusub ee la sameeyay 2022-kii ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay tahay hormuudka dalalka haatan ugu musuqa badan 180 dal ee ay quseyso warbixinta. Warbixintan cusub waxyaabaha qiimeynta lagu saaray waxaa ka mid ah laaluushka iyo madaxda oo aan lagula xisaabtami musuq maasuqa, taas oo kordhisay falalka xatooyada. Sidoo kale waxay hay’adda intaasi kusii dartay in inta badan dalalkan ay ku guul dareysteen in ay wax ka qabtaan wax is-daba marinta iyo waxyaabaha keena musuqa. Dhinaca kale waxaa isla warbixintaan lagu kala qeybiyay dalalka horumarka ka gaaray la dagaallanka musuq-maasuqa, kuwa musuq la’aanta ah. Tansparency International ayaa sheegtay in Danmark uu noqday dalka ugu musuqa yar caalamka, waxaana ku xiga dalalka Finland iyo New Zealand oo ku jira kaalinta labaad, dalalkan ayaa si gaar ah loogu boggaadiyay, sida ay ula dagaalameen musuq-maasuqa. Si kastaba, dowladda federaalka, gaar ahaan wasaaradda Maaliyada ayaa mar weliba cel-celisa inay la dagaalanto musuq-maasuqa islamarkaana Soomaaliya aysan aheyn sidii hore. The post Kaalintee ayey SOMALIA ka gashay dalalka ugu musuq-maasuqa badan Caalamka? appeared first on Caasimada Online.
  18. Laascaanood: Dabaaldeg Iyo Dhoolatus Midkee Loo Qaadan Karaa? Anigu ma hubo ee waxa igu war warkii ah in sanadguuradii 19aad ee asaaska Ciidanka Qaranka oo laga yaabo in 80% ay ka soo jeedaan beesha dhexe sanadkan lagu qabanayo magaalada Laascaanood oo aynu og nahay xaaladda ay ku sugan tahay xiligan. Anigu maan rumaysanin balse hadii ay jirto dabaaldeg waxay uga dhawdahay dhoolatus. Suaashuna waxay tahay yaa dhoolatusanaya yaase loo dhoolatusanayaa ma Sool clan mise shirka uga socda Laascaanood? Waxan qabaa Laascaanood xaaladda ay ku jirto xiligan looma baahna in lala doonto Dhoolatus ama Dabaaldeg midnaba waayo waa “provocation”ama waa kicin ee maaha dejin. Hadda waa sida anigu aan u arko Qaran News
  19. Edmonton (Caasimada Online) – Meydka nin Soomaali ah oo dalka Canada lagu weysanaa muddo ka badan hal bil ayaa laga helay koofurta magaalada Edmonton – gobalka Alberta ee dalka Canada. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Cali Xuseen Jibriil ayaa ka mid ahaa waxgaradka u dhaqdhaqaaqa Soomaalida ku nool Canada, waxaana la waayey bilowgii bishii December ee sanadkii tegay, balse hadda ayaa la helay maydkiisa. Ciidamada booliska ee magaalada Edmonton oo tan iyo markii ninkaan la waayay waday baadi-goob ayaa ehelada Marxuum Cali Xuseen u sheegay in ay heleen maydkiisa oo gaari ku dhex jira. Lama garanayo nooca gaarigu yahay iyo waxa sababay geeridiisa toona, waxaana ciidamada boolisku wadaan baaritaan dhacdadaas ku saabsan. Bilowgii bishii December ayaa ninkaan la waayay, kadib markii uu carruurtiisa geeyay iskuul aan ka fogayn gurigiisa, waxaana markaas kadib gurigiisa hortiisa laga helay gaarigiisii iyo telephone-kiisii. Arrintaan ayaa noqotay mid ku cusub Soomaalida ku nool magaalada Edmonton iyo guud ahaan dalka Canada, waxayna ku abuurtay argagax iyo cabsi. Ilaa hadda bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Edmonton ayaa ka war-sugaya natiijada kasoo baxda baaritaanka Booliska, waxayna sheegeen inay la xiriireen booliska, balse wax faahfaahin ah aysan ka helin cidda ka dambaysay dilka Cali Xuseen. Ehellada Marxuum Cali Xuseen ayaa sheegay in ninkaas uu ifka uga tegay seddax carruur ah iyo hooyadood, wuxuuna Canada ku noolaa in ka badan 20 sano. The post Soomaalida Canada oo ka ‘argagaxsan’ qaabka loo dilay Nabaddoon Soomaali ah appeared first on Caasimada Online.
  20. Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay afar askari oo ka tirsanaa Ciidamada dowladda, laguna helay in ay dilal gaysteen. Maxkamadda CQS ayaa sheegtay in raggan la toogtay dhammaantood ay hore u dileen Saaxiibbadood Shaqa wadaaga ay ahaayeen. Afarta askari ee la tooggay laba kamid ah waxa ay ka tirsanaayeen ciidanka booliska, mid waxa uu ahaa Milatari, halka kan kalena uu ahaa askari NISA ka tirsan. Cabdirisaaq Axmed Mukhtaar iyo Maxamed Nuur Sheikh Warre ayaa sid Maxkamaddu sheegtay ka tirsanaa Booliska. Cali Maxamuud Xuseen ayaa ka tirsanaa Ciidamada Milatariga, halka Bukhaari Cawil Maxamuud uu ka tirsanaa Ciidanka Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA. PUNTLAND POST The post Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo fulisay xukun dil ah appeared first on Puntland Post.
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay guddiga dhismaha dekedda Garacad ee gobolka Mudug. Guddiga ayaa warbixin faah-faahsan ka siiyay ra’iisul wasaaraha halka ay marayaan hawlaha dhismaha dekedda Garacad iyo horumarinta wadada isku xirta Garacad iyo Goldogob oo qiimeyn ay ku sameeyeen. Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa ku bogaadiyay guddiga hawsha waxtarka u leh bulshada ee ay wadaan, isaga oo intaa raaciyay in Xukuumaddu ay garab taagan tahay mashruucyada lagu horumarinayo ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka. Xamza ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in xukuumaddiisu ay si gaar ah u dhiiri-gelineyso mashruucan isku-tashi bulsho, oo uu tilmaamay inuu tusaale wanaagsan u yahay bulshadu waxa ay qabsan karto. Sanadkii hore ayay aheyd markii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Saciid Deni ay xariga ka jareen wajiga koowaad ee dhismaha dekedda Garacad ee gobolka Mudug. Xasan ayaa xiligaasi oo uu wanaagsana xiriirka dowladda federaalka iyo Puntland ku bogaadiyey maamulka iyo bulshada Puntland sida ay uga dhabeeyeen himiladan isku tashiga ah, wuxuuna ku tilmaamay mid ka tarjumeysa sida shacabka Soomaaliyeed ay ugu istaageen horumarka iyo wax-wada qabsiga. Dekedda Garacad ayaa ahayd dekeddii ugu horreysay oo ay maal-gashtaan ganacsato Soomaaliyeed, waxaana la dhagax dhigay sannadkii 2017-kii. Sidoo kale waa dekaddii shanaad ee ay Soomaaliya yeelaneyso. The post Xamza oo warbixin laga siiyey dhismaha dekadda cusub… appeared first on Caasimada Online.
  22. Nairobi (Caasimada Online) – Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka mid ah Duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa loo aqoonsaday mid ka mid ah shakhsiyaadka muhiimka ah ee shaqada wanaagsan u qabta bulshada. Warqad shalay ka soo baxday Urur Gobaleedka IGAD ayaa Ugaaska loogu magacaabay inuu xubin ka noqdo Gole cusub oo ay isugu imaanayaan shakhsiyaadka caanka ah ee loo tixgeliyay inay waxqabad weyn u hayaan bulshooyinka ku nool gobalka Bariga Afrika. Shir ka dhacay Mombasa oo ay martigelisay Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu martiqaaday Duubabka dhaqanka iyo shaqsiyaadka u dhaq dhaqaaqa bulshada, waxaana golahan cusub ee loo yaqaano IGAD Council of Iminent Persons oo xubinnimadiisa ay noqoneyso muddo shan sano ah oo la cusbooneysiinayo hal mar oo kaliya. Shaqsiyaadka kasoo muuqday ee matalayay dalka Soomaaliya ayaa waxaa mid ah, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo Dr idil Osman oo qeyb ka ah horumarka Soomaaliya iyo heykalka dowlad dhiska. Warqad ka soo baxday Urur Gobaleedka IGAD ayaa Ugaaska loogu magacaabay inuu xubin ka noqdo Gole cusub oo ay isugu imaanayaan shakhsiyaadka caanka ah ee loo tixgeliyay inay waxqabad weyn u hayaan bulshooyinka ku nool gobalka Bariga Afrika. Shir ka dhacay Mombasa oo ay martigelisay Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu martiqaaday Duubabka dhaqanka iyo shaqsiyaadka u dhaq dhaqaaqa bulshada, waxaana golahan cusub ee loo yaqaano IGAD Council of Iminent Persons ayaa xubinnimadiisa waxa ay noqoneysaa muddo shan sano ah oo la cusbooneysiinayo hal mar oo kaliya. The post IGAD oo maqaam sare u aqoonsatay Ugaas Maxamud Cali Ugaas (Faah-faahin) appeared first on Caasimada Online.
  23. Mogadishu (Caasimada Online) – The leaders of Djibouti, Ethiopia, Kenya, and Somalia have agreed to begin a joint military campaign, referred to as “search and destroy,” to push al-Shabab militants out of Somalia. The offensive comes after Somalia’s federal government regained control of several cities and villages in central Somalia with the help of the United States military, Somali regional governments, and allied clan militias. The Presidents of Kenya, William Ruto, Djibouti, Ismail Omer Guelleh, and The Prime Minister of Ethiopia, Abiy Ahmed, met their Somali president Hassan Sheikh Mohamud in Mogadishu to review strategies to weaken and disrupt al Shabab. “The summit … agreed to jointly plan and organize a robust operational campaign at the frontline states level, of search and destroy on multiple frontlines aiming at key al Shabab strongholds across the south and central Somalia,” they said in a joint statement. “The time-sensitive campaign will prevent any future infiltrating elements in the region,” the communique said, without providing any details about the operation. However, further details still need to be provided. The four countries also contribute troops to the African Transition Mission in Somalia, an African-Union peacekeeping force. Just before the meeting, militant groups fired mortars in a district near the president’s office. No casualties were reported. President Hassan Sheikh Mohamud said the meeting “reaffirms our resolve to rid our region of terrorism permanently.” Kenya’s President William Ruto added that peace was within reach due to the “collective effort in anti-terrorism.” Kenya’s President William Ruto said peace was within reach due to the “collective effort in anti-terrorism.” Al-Shabab has been fighting to topple the central government of Somalia and establish its own rule based on Islamic Sharia law since 2006, despite recent pushback from the government. The group has carried out attacks in hotels, military bases, and government establishments in Somalia and Kenya to pressure it into withdrawing its troops from the African Union peacekeeping mission. According to a Western humanitarian official who spoke on condition of anonymity, more territory has been taken from al-Shabab in the past six months than in the past five years. This is due to local communities rising against the group’s harsh taxation amid Somalia’s worst drought on record and the government quickly supporting local militia fighters in the offensive. However, some observers see eliminating al-Shabab as daunting, as the group has proven effective without holding territory. Despite Somalia’s commitment to defeating al-Shabab, some believe it will be difficult. According to a humanitarian official who spoke anonymously, al-Shabab has demonstrated its capability even without controlling territory. The post Regional leaders plan joint military campaign against al-Shabab in Somalia appeared first on Caasimada Online.
  24. President Mohamud (left) has a constitutional duty to invoke the sovereignty of Somalia to dissuade President Bihi (right) from waging a secession war in Northern Somalia. Mogadishu (Editorial) — A Somalia-Frontline States Summit was successfully concluded in Mogadishu earlier today. The heads of states of Ethiopia, Kenya and Djibouti, three troop-contributing countries, and President Hassan Sheikh Mohamud, participated in the summit. The summit reiterated “the importance of respecting the sovereignty, political independence, and unity of Somalia”. In Northern Somalia, the secessionist administration of Somaliland threatens the people of Lasanod with a full-scale war based on the spurious claim that Somaliland is a republic that broke away from Somalia in 1991. A 1991 unilateral declaration of secession and a 2001 unilateral referendum are the justifications used by Hargeisa in an attempt to impose its secessionist outlook on a unionist constituency. Yesterday, President of the Somaliland Administration Muse Bihi Abdi claimed that “Khawarij is in Lasanod”. He misappropriated an appellation used by the Federal Government of Somalia in its campaigns against the terrorist outfit, Al-Shabaab. The fact of the matter is that It is the Somaliland Administration that has common with Al-shabaab the repudiation of Somali sovereignty. Al-shabaab denounces that idea of sovereign Somalia and prefers it to the idea of caliphates where faith reflects national belonging more than citizenship does. The Somaliland Administration considers Somalia a defunct state whose citizens can be forcibly displaced in what was known as the ex-British Somaliland, despite the legal validity of the United Nations Security Council Resolutions on the Sovereignty of Somalia. If Somali sovereignty were non-existent, as President Bihi surmises, Northern Somalia would risk being invaded for security reasons. It is not only Bihi who is making a mockery of the sovereignty of Somalia. President of the Federal Republic of Somalia Dr Hassan Sheikh Mohamud has so far failed to remind the Somaliland Administration of its obligation not to wage a secession war in a politically united country. It is his duty to defend in principle the rights of Somali citizens not to be threatened with a secession war. During his first term of office (2012-2017), President Mohamud oversaw the signing of the Special Arrangement through which the Somaliland Administration receives development aid. This arrangement obliges Somaliland Administration to respect the rights of Somali citizens just as the Federal Government of Somalia respects Somaliland institutions in areas the secessionist administration conducted a unilateral referendum in 2001. No entity in Africa wages a secessionist war in an African Union member state. If the Federal Government of Somalia shirks its duty to stand up for the rights of Somali citizens being threatened with a secession war, it will be aiding and abetting President Bihi whose misguided interpretation of colonial borders can jeopardise peace in the Horn of Africa. Somalia’s International Partners, particularly the African Union, have a moral obligation to help Somalis prevent a civil war in the ex-British Somaliland. © Puntland Post, 2023 The post The African Union Can Prevent a Civil War in Northern Somalia appeared first on Puntland Post.