Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dalka Chad oo safaarad ka furanaya Israa’iil Dalka Chad ayaa Khamiista safaarad ka furanaya Israa’iil kadib markii ay dhawaan ka dib markii ay labada dal dib u soo cusboonaysiiyeen xiriirkooda diblomaasiyadeed sanadkii 2019-ka. Madaxweyne Mahamat Deby ayaa booqasho ku jooga Israa’iil, wuxuu maanta halkaa kula kulmay Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu.Chad oo ay ku nool yihiin Muslimiinta ugu badan ayaa xiriirka u jaray Israa’iil sanadkii 1972. Xafiiska Netanyahu ayaa sheegay in labada hoggaamiye ay si rasmi ah u furi doonaa safaaradda balse ma uusan goobta ay ku taallo safaaradda, inkasta oo dalal badan ay safaarado ku leeyihiin Tel Aviv. “Waxaan rumeysanahay in iskaashigeena uusan xoojin doonin oo kaliya ah xiriirkeena, waxay qeyb tahay qorsheyaasha ay Israa’iil ku tageyso Afrika iyo midka Afrika ay ku imaaneyso Israa’iil, hadafkeenu waa mid waa marka ay timaaddo xaqiijinta amniga, xasiloonida iyo dhaqaalaha” bayaan kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil. Qaran News
  2. The man who was kidnapped by Somali pirates for over two years says his £1.3 million ransom was a 'filthy compromise'. Source: Hiiraan Online
  3. Baidoa (HOL) – A delegation led by President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Baidoa on Friday night, where the second phase of the South West reconciliation conference is taking place. Source: Hiiraan Online
  4. ADDIS ABABA, Feb 4 (Reuters) - Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed met senior leaders of the Tigray region forces on Friday for the first time since they signed a peace deal with the national government ending two years of war, the state-run broadcaster said. Source: Hiiraan Online
  5. Nearly 13 years ago, when even inside the high-security African Union Mission to Somalia (Amisom) camp they wouldn’t allow visiting journalists to step out of their rooms at the media reception centre to smoke without a flak on, we arrived in Mogadishu, which was mostly bombed out buildings. A Ugandan commander with the country’s Amisom contingent said the place “looked like a lunar surface”. Source: Hiiraan Online
  6. WAJIR, KENYA — Kenya has announced plans to re-open its Mandera border crossing with Somalia as part of efforts to improve border security and crack down on smuggled goods. Source: Hiiraan Online
  7. A decade and half since African troops first landed in Mogadishu to break Al-Shabab’s stranglehold over Somalia, the Somali National Army is making ready to take over the reins of national security from foreign forces under the African Union Transition Mission in Somalia. Somalia’s security has evolved over the years, with al-Shabab proving to be a resilient and deadly adversary. Source: Hiiraan Online
  8. Muqdisho (Caaismada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowaan safiiro cusub u magacaabi doona dalalka Khaliijka, si uu u miisaamo saameyntiisa gobolka. Xasan Sheekh ayaa qorsheynaya in inta badan safiirada uu beddeoi bishan Febraayo gudaheed iyo bisha Maarso, waxaana u jeedka ugu weyn uu yahay inuu meesha ka saaro diblomaasiyiinta aadka ugu dhow madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, sida uu ku warramay wargeyska Africa Intelligence. Xasan Sheekh ayaa wasiirka arrimaha dibedda ka dhigay Abshir Cumar Huruse oo ah ganacsade reer Puntland ah, oo aan laheyn wax khibrad diblomaasiyadeed ah. Xulashada Xasan Sheekh ee Huruse ayaa aheyd mid siyaasadeed, oo siineysa xorriyad uu cidda uu doono ugu xusho safiir, ayada oo aan wax iska caabin ah laga fileyn dhanka Huruse. Taa beddelkeeda, waxaa safiirada la xuli doona wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Cali Cumar Maxamed oo loo yaqaan Cali Balcad, oo ah gacanta midig ee madaxweyne Xasan Sheekh. Cali Balcad waxaa la rumeysan yahay inuu yahay wasiir arrime dibadeedka dadban ee Soomaaliya. Dalalka ay Xasan Sheekh iyo Cali Balcad diiradda saarayaan ayaa ah Masar iyo Qatar, oo safiirada jooga ay aad ugu dhow yihiin Fahad Yaasiin, madaxii hore ee sirdoonka Soomaaliya iyo gacanta midig ee madaxweyne Farmaajo. Safiirka Doha waa Cabdirisaaq Faarax Cali, oo ay ehel yihiin Fahad Yaasiin, islamarkaana kooxda Xasan Sheekh ay aad uga walaacsan tahay. Ayada oo safiirkii Qatar ee Soomaaliya Hassan bin Hamza Asad Muhammad Hashim uu dhowaan dib ugu laabtay Doha kadib markii la beddelay, Xasan Sheekh ayaa isbeddelkan u adeegsan doono mid uu qof aad ugu dhow uga dhigo safiirka Soomaaliya ee Qatar, taasi oo uu ku miisaamaayo awooddiisa siyaasadeed ee gobolka. Inkasta oo Xasan Sheekh aysan isku xumeyn Qatar, haddana waxaa la rumeysan yahay inuu aad ugu dhow yahay Imaaraadka Carabta. Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dadaal ugu jiro inuu noqdo safiirka Soomaaliya ee Abu Dhabi. Hase yeeshee wuxuu wajahayaa loolan uga imanaya madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo doonaya in la magacaabo qof uu isaga wato, isaga oo adeegsanaya xiriirka dhow ee uu la leeyahay Imaaraadka Carabta. Safiirka Soomaaliya ee Masar, Ilyaas Sheekh Omar, waxaa la magacaabay bishii Febraayo 2021, si uu u beddelo Cabdiqani Maxamed Wa’ay, oo 2020 u dhintay cudurka COVID-19. Ilyaas, oo aad ugu dhow Fahad Yaasiin, ayaa waxaa salfan doona u dhowaanshihiisa madaxii hore ee sirdoonka, waxaana la filayaa in meesha laga saaro. Xilalka kale ee la filayo in isbeddelka lagu sameeyo waxaa ku jiri kara safiirka Sacuudiga, ayada oo xilka laga qaadi doono Saalim Xaaji Macow, oo uu magacaabay madaxweyne Farmaajo. Xasan Sheekh ayaa horraantii bishii tagtay u safray Riyadh. Safiirada Khaliijka ayaa muhiim u ah Soomaaliya sababo la xiriira taageerada dhaqaale ee dalalkaas ay siiyaan Soomaaliya iyo dadaallada ay dowladda federaalka ku raadineyso maal-gashi caalami ah. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii la magacaabay ballan-qaaday inaan cidna loo beegsan doonin, loogana aargudan doonin inay xiriir la leedahay Farmaajo, balse waxaa muuqata in isaga iyo wasiir arrime dibadeedkiisa dadban Cali Balcad aysan taas fulineyn. Bishii hore billowgeeda, waxaa xarunta madaxtooyada laga eryey shaqaale badan oo rayid ah, sababo la xiriira kaliya in la qoray xilligi madaxweyne Farmaajo. Sidoo kale qaar kale ayaa loo beegsaday qabiillada ay kasoo jeedaan darteed. The post Xog: Qorshe lagu beddelayo safiirada Khaliijka ee ku xiran madaxweyne FARMAAJO appeared first on Caasimada Online.
  9. Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furayso xudduudka Mandhera ee ay Soomaaliya la wadaagto, taasoo qayb ka ah dadaallada lagu hagaajinayo ammaanka xudduudka iyo la dagaallanka badeecooyinka Kontorobaanka ah. Kenya ayaa sheegtay in qorshaha dib loogu furayo xudduudka Mandheera ay la wadaagto Soomaaliya uu heer gabo-gabo ah marayo, kadib wadatashi heer sare ah oo labada dal ay yeesheen. Wasiirka amniga gudaha Kenya Kithure Kindiki oo ka hadlayay booqasho uu ku tagay magaalada Mandhera kadib ayaa sheegay in dib u furista xadka Soomaaliya ay wax badan ka baddali doonto ammaanka xudduuda, isla markaana ay joojineyso dhaq dhaqaaqa badeecadaha koontarabaanka ah ee loo isticmaalo in lagu maalgeliyo ‘dhaqdhaqaaqyada argagixisada.’ Kenya ayaa xirtay dhammaan xudduudaha dhulka ah ee ay la wadaagto Soomaaliya sanadkii 2012, si ay u joojiso duullaanka Al-Shabaab, waxaana meelaha ka mid ah Mandheera, iyo sidoo kale kuwa Lamu, Wajeer iyo Gaarisa. PUNTLAND POST The post Dowladda Kenya oo 10 sano kadib dib u furaysa Xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  10. Guddoomiyaha Xisbiga Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan oo ay weheliyaan xoghayaha guud Mudane Khadar Xuseen Cabdi, Madaxda garabka dhallinyarada heer Qaran iyo masuuliyiin kale ayaa galabta wakhti la qaatay qaybo ka mid ah dadweynaha degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Qaran News
  11. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga, Mudane Mustafa Şentop. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa dhigiisa dalka Turkiga kala hadlay xiriirka saaxibtinimo ee Ka dhaxeeya labada baarlamaan ee Soomaaliya iyo Turkiga. Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa sheegay iney isku raaceen in la wada xoojiyo xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga. Sheekh Aadan Madoobe oo haatan Baydhabo ku sugan ayaa dhinaca kale adkeeyay in la sii laba jibaaro wadashaqeynta labada baarlamaan ee Soomaaliya iyo Turkiga. PUNTLAND POST The post Aadan Madoobe iyo Mustafa Şentop oo wada-hadal gaar ah yeeshay appeared first on Puntland Post.
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa shaacisay magacyada debleydii weerarka ku uqaaday xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Kooxdan, oo ka koobneyd 6 uu midkood markii hore is-qarxiyey, iyo shan gudaha galay oo markii dambe la filay, ayaa ilaa hadda Al-Shabaab ay shaacisay codad dardaaran oo laga duubay afar ka mid ah. Arrinta ugu yaabka badan ayaa ah in mid ka mid ah ragga weerarka fuliyey uu yahay ajnabi u dhashay dalka Kenya, ayada oo inta badan aan horey loo arag ajaaniibta Al-Shabaab oo weerar ka fuliya Muqdisho. Xubnaha Al-Shabaab ee galay xarunta gobolka Banaadir ee illaa hadda la shaaciyey ayaa kala ah 1- Haaruun Axmed Faarax (Cabdi-Rabi) oo ka mid ahaa dagaalameyashii weerarka ku galay xarunta maamulka gobolka Banaadir. Ninkan ayaa sheegay inuu kasoo jeedo beesha Reer Xaaji Saleebaan ee Habar-gidir, gaar ahaan Jufada Reer Muuse. Wuxuu ku ku heyb ahaa guddoomiye ku xigeenka gobolka ee Amniga iyo Siyaasadda Yabooh Axmed Diiriye. Wuxuuna ahaa 24 sano jir ku dhashay magaalada Muqdisho, sida uu sheegay. 2- Cilmi Cumar Xassan (Yaxye) ayaa isna ka mid ahaa dagaalyahannadii Al-Shabaab ee weerarka ku galay xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Wuxuu sheegay inuu kasoo jeedo Beesha Daa’uud ee Wacbuudhan Abgaal, wuxuuna ku heyb ahaa guddomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Madaale. Cilmi Cumar ayaa ku dhashay degmada Ruun-Nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe, sida uu sheegay. 3- Zubeye Al-Muhaajir, oo u dhashay dalka Kenya ayaa ahaa ninka saddexaad ee Al-Shabaab ay shaacisay dardaraarankiisa. Waa Kenynati kasoo jeeda Majengo, Nyeri, waxayna Al-Sehabaab ugu yeeraan dadka ka yimaada dalalka kale ee ka tirsan Muhaajir. 4- Nuur Maxamed Suleymaan (Cabdi-Qani) ayaa ahaa ninka afaraad ee ka mid ahaa maleeshiyada Al-Sabaab ee weeraray xarunta Gobolka Banaadir. Wuxuuna sheegay inuu kasoo jeedo beesha Gaaljecel, gaar ahaan jufada Makaahiil Cumar Mataan. Waxaa la filayaa inay Al-Shabaab baahiso labada harsan dagaalameyaashii lagu laayay xarunta Gobolka Banaadir ee weerarka ka fuliyay, iyadoo looga bartay inay is-miidaamiyeyaashooda codad ka duubaan inta aysan fulin weerarka ay qaadayaan. Waxaa xusid mudan in laba ka mid ah ragga weerarka loo xushay ay ku beel yihiin mas’uuliyiinta gobolka, la-yaabna ma noqon doonto. In labada harsan ay sidoo kale ku beel noqdaan maamulka gobolka. The post Magacyada iyo qabiilada Al-Shabaabkii weeraray xarunta gobolka iyo ajnabi ka mid ah appeared first on Caasimada Online.
  13. Mogadishu (Caasimada Online) – The Somalia Football Federation (SFF) has been hit by a leadership crisis that threatens to derail the progress made in the last five years. Two factions have emerged, with claims of corruption, poor governance, and ethnic and political fighting, leading to the intervention of the Ministry of Sports and Congress members to stop planned parallel elections .on February 1 in Mogadishu. The first faction, led by acting President Ali Abdi Mohamed, had planned to hold their elections at the Elite Hotel. On the other hand, the coalition backing Wish Haji Yabarow, son of former Basketball Federation president Aden Haji Yabarow, was to hold their elections at Jazeera Hotel. Allegations of election rigging At least 20 members of Congress have raised allegations against Mohamed, accusing him of scheming a manipulated election. Critics of Mohamed point fingers at foreign influences as the root cause of the current stalemate, with Souleiman Waberi, the President of the Djibouti Football Federation, repeatedly implicated as a driving force behind Mohamed’s return. Abdurahman Mumin, a civil society activist, has accused Waberi of using his FIFA and CECAFA connections to influence the polls. Ali Barre, a co-owner of Hilaac Club, a Series B team, has appealed to FIFA to step in and rescue Somali football. A source cited by Caasimada Online reported that FIFA had extended an invitation to SFF officials for potential arbitration in light of the current turmoil. Successes and setbacks in the last five years Football in Somalia, post-civil war, has experienced a considerable expansion in the past five years. The league boasts a diverse array of foreign players from countries across Africa, including Kenya, Nigeria, Ghana, Uganda, and Cameroon. The SFF has made remarkable achievements, including constructing world-class stadia and the October 2022 U-17 Cecafa win. However, former SFF President Abdiqani Said Arab was dismissed for abuse of power in December 2021 and was accused of misappropriating funds. FIFA guidance and ministry ultimatum The Federal Ministry of Youth and Sports suspended elections of the SFF that were to be held on December 28, 2022, after receiving complaints from some members of the football fraternity. The SFF electoral committee disregarded the guidelines outlined in the Somalia Stability Funds statutes, the electoral code, and FIFA’s overall guidance. The governing body of world football, FIFA, guided the SFF statutes to address the current dilemma, and the Ministry of Youth and Sports has set a deadline for the SFF to organize elections by January 30, 2023. Conclusion The fate of the SFF leadership and that of Somalia football remains in the hands of the 46 voting Congress members. The Congress comprises 25 independent organizations, coaches, universities, and federal state representatives. With the continued wrangles within the Somalia Football Federation, it remains to be seen how the future of football in the country will pan out. The post Elections postponed as leadership crisis rocks Somalia Football Federation appeared first on Caasimada Online.
  14. Mandera (Caasimada Online) – Kenya has taken a significant step towards improving its relations with Somalia by announcing it will reopen the Mandera border post with Somalia to enhance border security and combat the smuggling of goods used to fund terrorism. The country’s Internal Security Minister, Kithure Kindiki, has directed county security teams to work with government agencies, including customs and immigration, to assess the requirements needed to renovate the border post and begin operations again. The Mandera crossing, along with those in Lamu, Wajir, and Garissa, was closed by Kenya in 2012 in an effort to prevent incursions by al-Shabab militants operating from Somalia. Despite the closures, people have continued illegally crossing the border and smuggling goods. Enhancing border security in Northeastern Kenya In order to address these security concerns, Minister Kindiki has tasked the county security team with identifying armed militants in the border region and working with political leaders and community elders to plan security operations. During a recent security tour in Mandera and Wajir counties, Kindiki emphasized the importance of community leaders and elders in these efforts. This move will significantly impact trade and commerce between the two countries and is expected to boost economic growth in the region. Al-Shabab attacks in Northeastern Kenya The northeast region of Kenya has suffered a series of attacks by al-Shabab militants in recent years. The deadliest attack occurred in 2015 when the group killed nearly 150 people at Garissa University College. Al-Shabab has been active in Kenya since 2011 when the country first contributed troops to the African Union-led peacekeeping mission in Somalia. Reopening the Mandera border post is seen as a crucial step in improving security in the region and preventing the flow of smuggled goods that fund terrorism. Improving relations after years of tensions The relationship between the two countries has been improving in recent months after being strained for several months due to a maritime border dispute. In 2021, the International Court of Justice (ICJ) finally ruled in favor of Somalia, but Kenya rejected the ruling and the dispute has continued to be a source of tension between the two nations. Despite this setback, both countries were determined to improve relations and resolve the issue. President Hassan Sheikh Mohamud, upon his re-election, sought to improve relations between Somalia and Kenya. He visited Kenya twice, meeting with outgoing President Uhuru Kenyatta and newly elected President William Ruto. During the bilateral talks, both countries reached several agreements, one of which was Somalia lifting the ban on Khat and Kenya committing to facilitate the entry and movement of Somali citizens. The reopening of the first border post between Kenya and Somalia after more than a decade is a positive step towards improving relations and boosting economic growth in the region. The post Kenya to re-open Somalia border after 10-year shutdown appeared first on Caasimada Online.
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furayso xuduudka Mandheera ee Soomaaliya ay la wadaagto, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu hagaajinayo ammaanka xuduudda labada dal iyo la-dagaallanka badeecooyinka kotorobaanka ah ee aan la ogoleyn. Dowladda Kenya waxay sheegtay in qorshaha dib loogu furayo xuduuda aagga Mandheera ay la wadaagto Soomaaliya uu heer gaba-gabo ah marayo, kadib wadatashi heer sare ah oo labada dal ay yeesheen. Wasiirka amniga gudaha Kenya Kithure Kindiki oo ka hadlayay booqasho uu ku tagay magaalada Mandhera ayaa sheegay in dib u furista goobta laga gudbo ay wax badan ka badali doonto ammaanka xuduuda, isla markaana ay joojineyso dhaq-dhaqaaqa badeecadaha koontarabaanka ah ee loo isticmaalo in lagu maalgeliyo dhaqdhaqaaqyada argagixisada. “Waxaan faray kooxaha ammaanka ee gobolka inay la fariistaan ​​hay’adaha dowladda ee halkan u jooga oo ay ka mid yihiin kastamka, socdaalka, ayna qiimeeyaan shuruudaha oo ay ku soo gudbiyaan macluumaadka muddo toddobaad gudihiis ah, si ay noogu suurtagasho in aan dib u habeyn ku sameyno xaruumaha xuduudaha oo aan dib u bilowno soohdinta,” ayuu yiri wasiir Kindiki. Dowladda Kenya ayaa xirtay dhammaan soohdimaha rasmiga ah ee ay la wadaagto Soomaaliya sanadkii 2012-kii, si ay u joojiso duullaanka Al-Shabaab oo ka carootay howlgalka ay ciidanka Kenya ka wadaan gudaha Soomaaliya. Goobaha la xiray ee xuduudka waxaa ka mid ah isgoyska Mandheera iyo marinadii Lamu, Wajeer iyo Gaarisa. Xiritaankaas ayaan dadka safarka ah ka joojinin in ay si sharci darro ah xadka uga gudbaan ama ay alaab kotorobaan ah u dhoofiyaan gudaha Kenya. Wasiirka Amniga Kenya ayaa cadeeyey in qorshaha lagu furayo xuduuda Soomaaliya iyo Kenya uu u wakiishay kooxda amniga ee Kowntiga, kuwaas oo soo ogaanaya, kana hor-tegi doona dhaqdhaqaaqyada maleeshiyaadka hubeysan ee ku dhuumaaleysta aagga xuduuda labada dal. “Waxaan farayaa kooxda amniga ee Kowntiga in ay la fariistaan ​​madaxda siyaasadda iyo odayaasha qorshe ay hagi doonaan madaxda bulshada iyo odayaasha, si looga sifeeyo maleeshiyada hubeysan ee Mandheera iyo guud ahaan gobolka Waqooyi Bari,” ayuu yiri Wasiir Amniga Kenya Mr. Kindiki. Wasiirka oo khudbad u jeediyay hogaamiyayaasha la doortay ee Mandheera iyo odayaasha dhaqanka ee magaalada ayaa ku celceliyay in loo baahan yahay in odayaasha ay ka qeyb qaataan howlgallada amniga lagu xaqiijinayo. Shantii sano ee la soo dhaafay, gobolka Waqooyi Bari Kenya waxaa ka dhacay weerarro xiriir ah oo ay geysteen dagaalyahannada Al-Shabaab. Weerarkii ugu khasaaraha badnaa ee kooxda Al-shabaab ay ka fulisay gobolkaas ayaa Jaamacadda Gaarisa ka dhacay sanadkii 2015-kii, waxaana lagu dilay ugu yaraan 150 qof oo arday u badnaa. Kooxda Al-Shabaab oo fadhigeeda ugu weyn uu yahay Soomaaliya ayaa gudaha Kenya dhaqdhaqaaqyo ka waday tan iyo sannadkii 2011-kii, xiligaas oo ciidanka Kenya ay gudaha u soo galeen Soomaaliya, waxayna markii dambe ku biireen howlgalka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee Midowga Afrika (ATMIS). The post Kenya ‘oo ka laabaneysa’ go’aan ay socdaalka Soomaalida ka qaadatay 10 sano ka hor appeared first on Caasimada Online.
  16. PRESS RELEASE Invest in Africa with Centurion Law Group Centurion Law Group acknowledges the need for an insufferable amount of pressure on Africa’s investment grid Access Multimedia Content JOHANNESBURG, South Africa, February 3, 2023/ — Diversification and Investment should be recognized as the pillars of development. As an innovative and client-focused firm, Centurion Law Group (https://CenturionLG.com) is pleased to announce its upcoming webinar, titled: “Investing in Africa with Centurion Law Group” on 21st February 2023. Centurion Law Group acknowledges the need for an insufferable amount of pressure on Africa’s investment grid. With a rigid foundation on investment techniques and financing solutions, the African continent could reach its optimal economic potential. During the webinar, a panel of high-level speakers will discuss the prying issues of local infrastructure, and incentives for investments beyond African borders. Specifically, the webinar will investigate how investments can be accelerated, beyond the borders of South Africa, Nigeria, Ghana, Cameroon, Mauritius, and Equatorial Guinea. The speakers will explore the ease of doing business, and the incorporation thereof; an improvement in banking systems; incentives for diversification; tax incentives for investors; real estate opportunities, etc, while making a strong case for an alternative, expert-backed solutions to current economic issues. Register now: https://bit.ly/3XZ1QTN Panellists will Include: 1. Yorm Abledu (Ghana)—Senior International Attorney Yorm is a Senior International Attorney at Centurion Law Group and a Harvard-certified negotiator with considerable experience in Project Finance, Infrastructure Development, tax, real estate, and other notable key practice areas. She is a corporate lawyer and legal academic who specializes in corporate law, energy, mergers and acquisitions, capital markets, corporate governance, and company secretarial services. Yorm has advised on several high-profile transactions. She is a seasoned advocate with extensive experience navigating regulatory affairs in Ghana and throughout Africa. She was recently named the 2022 LexisNexis International Bar Association (IBA) Outstanding Young Lawyer of the Year in recognition of her work mentoring the next generation of legal minds, a commitment to professional and ethical standards, and dedication to the community at large and demonstrating excellence in her field. 2. Achare Takor (Cameroon)- Senior Attorney Achare is an Associate Attorney and Head of the Intellectual Property Desk at Centurion Law Group. As a skilled corporate lawyer with broad experience in varied legal jurisdictions, she shares her expertise to help clients navigate complexities in the oil and gas industry, debt recovery, immigration, Intellectual Property, Compliance and Transfer Pricing across Africa. Achare has vast experience in advising local and international clients in all areas of Intellectual Property law in many African jurisdictions. She provides invaluable guidance and oversight in matters related to business start-ups, established corporate negotiations and transactional mergers and acquisitions. 3. Ashiv Parianen (Mauritius)- Senior Legal Advisor “Ashiv is an articulate, organised and driven senior legal advisor with more than ten years of diverse experience in providing legal assistance to various sectors of the corporate field in Mauritius. He specializes in contract drafting and review, real estate legal services and arbitration. Ashiv is an accomplished analytical thinker and passionate problem solver with the ability to read and interpret complex regulations and derive appropriate decisions and policies as a self-directed and driven advisor with a comprehensive background leading commercial lease negotiations, litigation, compliance, M&A closing and cross-functional teams to achieve goals and ensure success.” 4. Pablo Obama Mitogo (Equatorial Guinea) – Associate Attorney Pablo is an Associate Attorney at Centurion’s Malabo office and Coordinator of the firms’ AfCFTA Desk. He advises clients on cross-border trade within the AfCTA area. Moreover, he advises clients on commercial and corporate law as well as litigation in related matters. Pablo has vast experience in contract negotiations and has successfully closed dozens of agreements. He focuses on negotiating difficult contracts between government agencies and companies in the construction, service delivery and energy sector and has negotiated various MOUs and joint venture agreements. 5. Mlunghisi Tlemo (South Africa) – Senior Associate Mlunghisi is a senior associate at Centurion Law Group, with over 7 years post-articles experience in large infrastructure development projects, including, but not limited to energy and power transactions (such as renewable energy, oil & gas: local and cross-border and LNG), rolled-up through multi-faceted models namely Limited Recourse, PPP, Concessions, Private and Public Procurement. Mlunghisi also possess experience in general Corporate and Commercial work (M&A), Regulatory & Compliance, as well as Banking & Finance. 6. Tamararemi Jombai (Nigeria) – International Associate Tamaraemi is an accomplished lawyer with over a decade of legal experience. She has extensive experience in a myriad of sectors including Oil & Gas, Project Finance, and emerging areas. She is eminently qualified in advising international entities on regulatory compliance, stakeholder engagement and overall legal matters. Her experience in working as an International Associate at Centurion Law Group has gained her a reputation as one of the market leaders in Regulatory Compliance. Tamaraemi has frequently led teams in the execution of highly complex transactions including the regulatory team in the historic transition of the Nigerian National Petroleum Corporation (Africa’s largest national oil corporation) to the Nigerian National Petroleum Company Limited and has shown a pervasive ability in providing proficient and efficient legal advice. SOURCE Centurion Law Group Qaran News
  17. Mogadishu (Caasimada Online) – Somalia has been ranked as the most corrupt country in the world by Transparency International, a Berlin-based corruption watchdog. The country received only 12 out of a possible 100 points in the 2022 Corruption Perceptions Index, which surveyed 180 countries. The never-ending conflict in Somalia is a leading cause of corruption, along with terrorism, suppression of media freedom, political, social, and economic instability, and suppressed freedom of speech. Corruption and conflict: A vicious cycle Conflict and corruption are intertwined in Somalia, with one feeding into the other. Corruption undermines the government’s ability to protect the people and erodes public trust, leading to more security threats that are harder to control. On the other hand, conflict creates opportunities for corruption and subverts the government’s efforts to stop it. The continued conflict in Somalia has created a favorable environment for corruption to thrive. The root causes of corruption in Somalia Somalia has been experiencing extreme levels of poverty. It is battling its worst drought in 40 years. However, the corruption in the country has made it unattractive to relief food agencies. The resultant dysfunctional institutions are primarily to blame for the continuing corruption, as they enable misrule. A lack of any form of regulatory mechanisms to address the situation means corruption continues to remain rampant in Somalia. Corruption affects virtually every aspect of the country, from the judicial system to public services, administration, police, tax and customs administration, legislation, natural resources, public procurement, and civil society. Fighting corruption in Somalia Daniel Eriksson, CEO of Transparency International, believes leaders can fight corruption and simultaneously promote peace. Governments must open up space to include the public in decision-making, including activists, business owners, marginalized communities, and young people. Despite some improvements in the 2021 ranking, Somalia is once again ranked as the most corrupt country in the world in the recently released Corruption Perception Index by Transparency International. The dissolution of anti-corruption bodies Transparency International raised concerns about President Hassan Sheikh Mohamud’s decision to dissolve anti-corruption bodies in October 2022, noting that this indicates that he’s not ready to tackle corruption in the country. The dissolution of the Judicial Service Commission, which is responsible for the administration of justice in the country, means that corruption cases can only be effectively prosecuted if President Hassan Sheikh Mohamud reconstitutes the two critical organs that handle corruption cases. Foreign aid and corruption in Somalia Somalia primarily relies on foreign aid to run its $967 million budget and aims to collect $230 million this year. However, questions have been raised about the commitment to fight corruption, as financial assistance from international partners is only sometimes accounted for. Seychelles continues to lead Africa with a CPI score of 70, followed by Botswana and Cabo Verde. Despite some improvements, the rest of the African countries have stagnated or deteriorated in their ratings, with Africa struggling to root out corruption. Conclusion Somalia’s corruption crisis is a deep-rooted problem that affects virtually every aspect of the country. Conflict and corruption are intertwined, with one feeding into the other. The dissolution of anti-corruption bodies and the continued reliance on foreign aid raise questions about the commitment to fight corruption in the country. Somalia must address its corruption problem to boost investor confidence and attract relief food agencies. The post Somalia again ranked most corrupt country in the world appeared first on Caasimada Online.
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Booliska ka howlgala degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane loo heysto inuu xalay Toorey ku dilay nin lagu magacaabi jiray Salaad Maxamuud Cabdulle. Sida lagu shaaciyey qoraal ka soo baxay taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir, ninkaan ayaa ka mid ahaa waxa loogu yeeray ‘gaangiska’ dadka dhaca, wuxuuna teleefankiisii gacanta ka qaatay ninkii uu dilay xalay. “Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Kaaraan ayaa gacanta ku dhigay eedeysane kamid ah Kooxda Gaangiska ah oo xalay degmada Kaaraan ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacqabi jiray Salaad Maxamuud Cabdulle, isaga oo ku dilay toorey, kadibna ka qaatay teleefankiisii gacanta,” ayaa lagu yiri qoraalka. Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa qoraalkaan ku sheegay inay ka go’antahay in caasimadda Muqdisho iyo deegaannada kale ee hoos yimaada laga ciribtiro dadka ku howlan amniga darrada iyo dhibaateynta bulshada, sida burcadda hubaysan, ciyaal-weerada iyo argagixisada. “Ciidanka ayaa isagoo baxsad ahaa ka qabtay Xaafadda Jamhuuriya ee Degmada Kaaraan, waxaana haatan lagu soo xiray Saldhigga Degmada, waxaana loo gudbinayaa Maxkamadda Ciidamada,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir. Maalmihii lasoo dhaafay booliska gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay rag badan oo loo heysto tuugnimo iyo dilal ay geysteen, tallaabadaas oo aad ay u amaanayaan dadka reer Muqdisho oo dhibane u ah, amni darrada hareysay magaalada. Tuugada dhaca u geystada dadka ayaa aad ugu badan caasimadda Muqdisho, balse booliska ayaa si joogto ah u baacsada, balse weli mayaraanin oo dadka si joogto ah ayaa loo dhacaa, loona dilaa. Dadka reer Muqdisho ayaa mudo dheer dhibane u soo ahaa tuugada agabka ka furata, marar qaarna disha iyo argagixisada oo dil iyo qarax isugu darta kuwooda hal-doorka ah, balse hadda dowladda Soomaaliya, gaar ahaan hey’adaha amniga ayaa si joogto wacad ugu mara in amniga Muqdisho ay wax badan ka qabanayaan. Hada waxaa magaalada ka yaraaday qaraxyadii, meelaha qaar waxaa ka socda baaritaano ay sameynayaan hey’adaha ammaanka, halka xaafadaha qaarna lagu baacsado tuugada iyo cid kasta oo loo arko inay mniga wax u dhimeyso. Waxaa xusid mudan in meelaha xasaasi ah ee ugu muhiimsan magaalada lagu daadiyey ciidan Dharcad ah, si dhaqdhaqaaqa bulshada ay ula socdaan, amni darradana ay uga hor tagaan. The post Booliska Muqdisho oo soo bandhigay nin ‘gaangis ah’ oo loo haysto dambiyo culus appeared first on Caasimada Online.
  19. Ramla Ali approaches a table at a New York City hotel restaurant struggling to balance slices of orange and a 1.5-liter water bottle in her right hand. Meanwhile, she sticks her left hand in a pocket of her sweatpants, fiddling it to confirm that she has all her supplements. Glucosamine, fish oil, vitamin-B complex, coenzyme Q-10. All there. Source: Hiiraan Online
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ka hadlay nidaamka qabaliga ah ee xilalka lagu qeybsado, isagoo sheegay inuu aad u dhibsaday hanaanka ay hadda wax u qeybsadaan dadka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in sidaan ay ka wanaagsan tahay in qof kasta lagu qiimeeyo aqoontiisa oo qabiilkiisa aan loo fiirin. Hadii taasi ay suurta-gasho wuxuu sheegay inay dhici doonto in la arki doono laba qof oo walaalo ah oo aqoontooda ku gaaray heerar sare oo hadda aysan suurtagal aheyn inay dhacdo, maadaama 4.5 wax lagu qeybsado. “Nidaamka xukunka ee aan wax ku qeyb-sano waa in aan iska saxno, runtii layaab ayuu leeyahay nidaamkaan, laba qof oo walaalo ah hadii ay tartan galaan oo guuleystaan waa in aan lala yaabin, waa in laba walaal ay xafiis wada fariisa karaan,” ayuu yiri Xamza Barre. Hadalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku soo aadaya iyadoo dhawaan Taliyaha booliska Soomaaliya loo magacaabay sarkaal isaga ku heyb ah, taas oo hadal-heyn iyo guux badan abuurtay. “Waa in nidaamkaan 4.5 ah aan k baxaa, waa in Xildhibaanka laga daayo cadaadiska oo aqoon lagu raadiyo jagooyinka dowliga ah, sida aan isku xukumeyno markii aan iska saxno ayey cadaaladu imaan doontaa,” ayuu hadalkiisa ku sii daray. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale soo hadal qaaday musuq maasuqa lagu sheego Soomaalida, iyadoo dhawaan uu dalkeenu kaalimaha ugu horeeya ka galay qiimeynta dalalka ugu musuqa badan dunida. “Waxaa musuqa looga saari karaa dadkeena in la fahamsiiyo dowladnimada, musuqu wuxuu noqday Soomaalida meheradeeda, meel kasta ayuu ka jiraa, marka wax yaabo badan ayaa saxid nooga baahan,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamza Barre. Hoos ka daawo The post Daawo: Xamza oo sheegay laba arrin oo uu aad u dhibsaday appeared first on Caasimada Online.
  21. Hargeisa (Caasimada Online) – When Somaliland’s principal tribal elders and political figures began establishing their own breakaway administration Thirty years ago, on May 18th, 1991, they pledged to eliminate tribalism and unite their enclave’s disparate tribes into a cohesive nation. But that was a short-lived dream. Throughout the next 30 years – especially when their state started to shape up – its successive leaders have succumbed to the temptation to toy with clan loyalties, sowing discord among them to tighten their grip, thereby marginalizing some key tribes. In the vacuum, as Somaliland’s leaders continued favoring a few tribes at the expense of others, including indigenous tribes, vertical inequalities, lack of political rights, and economic grievances started to grow, creating a long battle about identity and historical sentiments tribes had nursed around who belongs to the land. Decades-long discriminations and marginalization against some tribes, including those based in eastern regions and territory stretching from the border with Ethiopia where much of oil resources are located, added to the grievances that ignited protests against Somaliland’s leader which saw the resources’ rich territory fell from his grip last month. When the anti-government protests erupted in Lasanod, a town in Sool, a region that Somaliland occupied 15 years ago from the neighboring Puntland, Somaliland’s leader Muse Bihi appeared unsure how to respond. At first, he insisted that calls for an end to the mysterious extrajudicial killings in the town by the protestors had been put in the shade by saboteurs who were part of an external conspiracy to undermine Somaliland’s stability and unity. In the following weeks, Mr. Bihi ordered his troops to crackdown against protesters, with soldiers and battlewagons sent into the restive town to combat “criminal gangs.” At least 10 protestors were killed. Despite the intensifying crackdown, the revolt continued unabated in the town. Protestors began to take up arms, first to defend themselves and then to oust ‘occupying’ forces from their town. Anti-Somaliland militias have taken control of the city after evicting forces loyal to the government. The eastern region of Sool, the epicenter of the anti-British and Italian control resistance in Somaliland in 1899, has long represented a political headache for Somaliland leaders. Challenging the breakaway state’s rule, leaders of the anti-Somaliland uprising, including the most influential tribal chiefs, have since returned home, ending nearly two decades of exile. Hundreds of local politicians, elders, and residents assembled in a massive conference hall in Lasanod town, now entirely under tribal militia’s control. They announced unilateral plans to establish their autonomous government, declaring independence from Somaliland. The uprisings, although over long-festering grievances that neither successive Somaliland governments solved, appear to be threatening the rule of the current Somaliland leader, who has recently embarked on a controversial two-year term extension, ignoring calls by the opposition to hold elections. In a sign of growing cracks within the government on the backdrop of the uprising, several officials broke with Bihi’s administration. In protest over the deadly response to the protests before they devolved into an armed uprising. Seeking to contain the fallout from the revolt in the Sool region, Bihi, the Somaliland president now facing the threat of the rebellion spread into other regions, deployed more troops in potential hotspots. The prospect of partition has hung over Somaliland, partly owing to its long history of political discord and its relatively short history of harmony despite it being a peaceful haven in the troubled horn of Africa region. Some major clans in the region resented the exclusive patronage and benefits, including the unfair distribution of resources that Somaliland leaders have granted to a network of favorite tribes. The capture of Lasanod town by tribal militias has also revealed signs of shifting loyalties within the security apparatus as members of the Somaliland troops have defected and joined the revolt against president Bihi, indicating that their tribal connection can trump over loyalty to their leader. The post EDITORIAL: Deep-seated grievances, tribalism, and extrajudicial killings fuel Somaliland’s revolt appeared first on Caasimada Online.
  22. Iran ayaa ku eedaysay dalka Israa’iil inay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay u adeegsadeen, weerar ay ku qaadeen magaalada Isfahan ee ku taalla badhtamaha dalka Iran, kaasoo dhacay maalintii Sabtida ahayd. Qoraal lagu baahiyey bogga ay leedahay safaaradda Iran u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in calaamadaha hordhaca ahi inay muujinayaan in Israa’iil ay ka masuul ahayd “isku-dayga fal gardarro ah”. Warqadda ka soo baxday dalka Iran laguma soo bandhigin caddaymo gaar ah. Dawladda Iran ayaa sheegtay in weerarka ay ku lug lahaayeen saddex diyaaradood oo ah, kuwa aan duuliyaha lahayn, kuwaas oo bartilmaameedsaday goob lagu tababaro ciidamada, waxaana la toogtay lama ka mid ah, diyaaradahaas. Wasaaradda difaaca ee Iran ayaa sheegtay in weerarkaas uu burbur yar u geystay dhismaha. Dalka Israa’iil ayaa hore u fuliyey weeraro kala duwan oo lala beegsaday bartilmaameedyo gaar ah oo lala xidhiidhinayo barnaamijka hubka nukliyeerka ee Iran. Masuuliyiinta dalka Iran ayaa ka gaabsaday inay wax faahfaahina ka bixiyaan dhacdadan. Waraaqda ay Iran u dirtay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo golaha ammaanka ayay ku xuseen digniin la xidhiidha inay ka falcelin doonaan weerarkaas. “Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran waxay haysataa xuquuqdeeda sharciga ah iyo xaqa dhabta ah si ay u difaacdo ammaankeeda qaranka oo ay si adag uga jawaabto hanjabaad kasta ama ficil kasta oo khaldan oo uu ku kaco maamulka Israel, meel kasta iyo mar kasta oo loo arko lagama maarmaan,” ayaa lagu yidhi qoraalka. Source
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa qoraal dheer kasoo saaray shirkii Arbacadii ay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Jabuuti, Ethiopia iyo Kenya. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxa uu sheegay in shirkan uu ka dhigan yahay in dowladda Soomaaliya ay nabad la tahay deriskeeda, islamarkaana ciidanka Soomaaliya uu hoggaanka u hayo dagaalka argagixisada ka dhanka ah. “Waxaase aragti, istiraatiijiyad iyo xeeladba u bahaan maaraynta is diiddada faragelintii shalay argagexisada keentay iyo taageerada looga rabo in lagu ciribtiro,” ayuu Cabdiraxmaan ku yiri qoraalkiisa. Sidoo kale waxa uu qoraalkiisa iskula xiriiriyay dhacdooyin dhacay 2005 illaa 2007-dii, kuwaasi oo iftiiminaya halka ay taagan tahay Soomaaliya iyo meesha ay ka imaatay. Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore ayaa waxa lagaga arrinsanayey sidii loo mideyn lahaa howl-galada lagu cirib-tirayo argagixisada, ayada oo madaxda ay isla garowsadeen baahida loo qabo iskaashi sare loogu qaadayo garab is-taagga dalalka deriska ah ee la xiriira dagaalka ay Soomaaliya kula jirto Al-Shabaab. Hoos ka aqriso qoraalka Cabdiraxmaan oo dhameystiran. Sanadkii 2005, Nairobi oo xilligaa fadhi u ahayd Baarlamaankii KMG ahaa ee Dawladda Federaalka, ayey Xildhibaannadii kuraasta isla dhaceen kadib markii ay isku khilaafeen in Soomaaliya la geeyo ciidan ka socda dalalka safka hore, waxaa xilligaa si gaar ah loo diiddaanaa Itoobiya. 17 sano ka dib dawladihii safka hore ayaa maanta Muqdisho ku shiraya, iyagoo gurmad ciidan iyo guluf colaadeed looga rabo dagaalka argagexisada Al-Shabaab ka dhanka ah. Xilliga kuraasta la isla dhacayo dooddu waxay ahayd derisku dano toos ah oo afsaar ah ayey dalkeena ka leeyihiin, sidaas darteed laguma kalsoonaan karo, halka doodda deriska ay ahayd in halista amni darrida Soomaaliya ay iyaga toos u taabanayso, waxayse ku dhamaatay in safka hore laga reebo oo Uganda, Burundi iyo Sierra Leone la keeno. Sanadkii 2006, markii ay guuldaraysteen wadahaladii Midowgii Maxkamadaha iyo Dawladdii KMG ahayd, saraakiil ka tirsan Maxkamadaha ay farriimo hanjabaad ah Itoobiya warbaahinta u mariyay, durba Itoobiya hadalkii bay la booday, waxayna ku marmarsiyootay in halistii amni ay durba dig soo tiri, iyadoo taageero caalami ah wadata ayey cagta marisay Maxkamadihii. Sanadkii 2007, markii la aasaasay Isbahaysigii dib u xoraynta Soomaaliya, kooxda Al-Shabaab ayaa gooni isku taagtay, kadib weerarro iyo afduub ay gudaha iyo xadka Kenya ka gaysteen, Kenya oo iyaduna ku doodaysa in ay Soomaaliya halis amni kaga imaanayso ayaa sanadkii 2011 gudaha u soo gashay waddanka. Dawladihii xilka iskaga danbeeyey ayaa Kenya iyo Itoobiya u oggolaaday in ay AMISOM ka mid noqdaan, Jabuutina way ku soo biirtay, maadaama aysan ka maqnaan karin, mar haddii dawlidihii kale ay Soomaaliya galeen. Maraykan oo hor kacayey taageerada caalamiga iyo Itoobiya oo hawlgalka gudaha wadday, labaduba ma inkirsana in faragelintii iyo duullaankii Itoobiya uu qayb wayn ku lahaa soo ifbaxa iyo kobaca kooxda Al-Shabaab. Dhinac waa ka ayaan dari oo ah in dawladihii aan la tartami lahayn, kulana loollami lahayn hoggaanka Geeska Afrika ay maanta gurmad ciidan inoo yihiin, Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa “Lax waliba shillinkii ay is dhigtaa lagu gawracaa”!! Dhinaca kale, yididdiilo ayaa muuqata maadaama shirka uu Muqdisho ka dhacayo, taasoo ka dhigan in dawladu Soomaaliya ay nabad la tahay deriskeeda, iyaduna marti gelinta, ajandaha iyo hoggaanka shirka leedahay, ciidanka Soomaaliya uu hoggaanka u hayo dagaalka argagexisada ka dhanka ah, waxaase aragti, istiraatiijiyad iyo xeeladba u bahaan maaraynta is diiddada faragelintii shalay argagexisada keentay iyo taageerada looga rabo in lagu ciribtiro. Taasi waa jebinta qandhada cudurka oo ah sidii aan isaga dulqaadi lahayn argagexisada arxan laawayaasha ah ee ina baday in aan ajnabi asaageen ah maciinsano?. Waxaanse is moogaysiin iyo dhalanteed lagu dhaafi karin in aan dhab uga wada hadalno sababaha keenay cudurka asaageen naga reebay? Sideen qabyaaladda, gobolaysiga, kooxaysiga, musuqa, eexda, qof jecylasiga iyo danaysiga shakhsiga ah uga bixi karnaa ama u dhimi karnaa?. Wadajirna ugu duubannaa ka shaqaynta danta guud, saraynta sharciga iyo dhismaha dawlad loo siman yahay oo xaqsoor ku dhisan, taasoo ilaalisa xuquuqda muwaadinka, iyo danta qaranka The post CC Shakuur oo si aan la fileyn u dhigay shirkii Muqdisho ee madaxda dalalka safka hore appeared first on Caasimada Online.
  24. Mogadishu (HOL) - Several Somalis who were receiving emergency medical treatment in the UAE following Al Shabaab's deadly attack near Zoobe junction in October returned to Mogadishu on Friday. Source: Hiiraan Online