Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. WASHINGTON, February 1, 2023 – The Multilateral Investment Guarantee Agency (MIGA) of the World Bank Group has issued a guarantee of $5.67 million to cover Kube Energy’s equity and debt investments in Kube Energy Somalia LLC for a period of up to 15 years against the risks of expropriation and war and civil disturbance. This is MIGA’s first project in Somalia, which became a MIGA member country in March 2020. Source: Hiiraan Online
  2. Widh-widh: Garaad Mohamed Garaad Abshir ayaa siwayn loogusoo dhaweeyey Degmadda widh widh Qaran News
  3. Alle ha u naxariisto Axmed Xaaji Cali Cadami Wasiirkii Hore ee Gaashandhiga Somaliland oo maanta ku geeriyooday Hargeysa. Marxuunka Ayaa xilal kala duwan Ka Qabtay Somaliland. Qaran News
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Al-Shabaab dhibaato uga weyn waayadan majirin shirkii culimada ee dhawaan Muqdisho kusoo idlaaday iyo kii Arbacadii ka dhacay isla Muqdisho ee u dhaxeeya afarta nin ee ugu sareysay dalalka Soomaaliya, Ethiopia, Kenya iyo Jabuuti. Sidoo kale hoggaanka ciidamada ee afartaas waddan ayaa shiray, labadaas kulan midna fikir ahaan ayuu u dumiyay kooxda, midna ciidan ahaan ayaa la filayaa inuu u dhameystiro Al-Shabaab. Halkan waxaa kusoo koobeyna shan arrimood oo ay madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda dalalka safka hore isla qaateen oo haddii degdeg loo dhaqan-geliyo soo dadajin doonta gaba-gabada Al-Shabaab, kuwaasi oo kala ah; 1. Dagaalka dhowrka furin: Al-Shabaab waxay weli nasiimo ku haystaan Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, waxay taasi u sahashay inay u gurmadaan kooxdooda lagu ugaarsanayo Galmudug iyo HirShabelle. Madaxda Soomaaliya iyo dalalka safka hore waxay isla qaateen in dhowr furimood lagu furo kooxda Al-Shabaab. Haddii Koonfur Galbeed uu dagaalka ka billowdo, midka Jubbaland isagna uu si dhab ah u billowdo oo ay Ethiopia iyo Kenya caawiyaan ciidamada dagaalka ku jira, dhinaca Galmudug iyo HirShabelle uu dagaalka kasii socdo macnaheedu waa dhamaadka Al-Shabaab. Afar maamul goboleed oo dagaal dhab ah kaga socdo oo ay ciidanka Midowga Afrika qeyb ka yihiin uma dulqaadan karto kooxda Al-Shabaab. Qoddobkan wuxuu u baahan yahay dadajin. 2. Baxsadka Al-Shabaab iyo deriska: Maalmahan waxaa jiray warar sheegaya in caruurtooda iyo xaasaskooda ula cararaan dalalka deriska. Qaar ayaa dhanka xuduudaha qarsoodi uga gudbaya, qaarna baasabooro ayay isku dayayaan inay helaan si ay dalal kale u galaan oo uga baxsadaan dagaalka socda. Afarta dowladood waxay isku raaceen in aad loo adkeeyo xuduudaha oo la hor istaago firxadka kooxda Al-Shabaab. Tani waxay laamaha socdaalka ee afarta dal fareysa baaris dheeri ah, waxayna sahli doonta in xubno badan oo Al-Shabaab ah ay sharciga isku dhiibaan iyaga iyo qoysaskooda. 3. Mideynta qorshaha la-dagaalanka argagixisada: Afarta dal ee Kenya, Soomaaliya, Ethiopia iyo Jabuuti qolo walba waxay leedahay nidaam gaar ah oo ay kula dirirto argagixisada. Hadda waxaa lagu heshiiyay in afarta wadan fikirkooda iyo qorshooyinkooda la-dagaalanka argagixisada la mideeyo. Taas waxaa ku jirta fursad ballaaran oo waxay dalalka heli doonaan xogo dheeri ah iyo xirfado cusub. Waa arrin kale oo u baahan in dhaqso loo dabaqo si ay u guuleysto awooda sirdoon ee lagu wajahayo kooxaha argagixisada. 4. Hubka iyo ciidanka Soomaaliya: Xili Al-Shabaab uu hubku gabaabsi ku yahay oo sidoo kale aanay heli karin dhaqaale badan oo hub kusoo iibsadaan in dhinaceeda kale ciidanka dowladda Soomaaliya la siiyo hub dheeri ah waxay xoojin doonta natiijada dagaalka. Sidoo kale halkan waxaa ku hoos jirta in aad loola socdo kooxaha isku dayaya inay Al-Shabaab hub ka iibiyaan. 5. Barnaamijka xasilinta: Deegaanadii laga saaray kooxda Al-Shabaab weli lagama bilaabin dib u dejin, in dadku helaan gargaar, in lasoo celiyo adeegyadii bulshada, loona sameeyo maamulo ay aqbali karaan waxay sahli doonto in aanay Al-Shabaab dib ugu soo laaban dhulkii laga saaray. Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda dalalka deriska waxay beesha caalamka weydiisteen in arrintaas laga caawiyo Soomaaliya. In degdeg loo dabaqo barnaamijka xasilinta ee laga sameynayo deegaanadii laga saaray Al-Shabaab, waa tallaabo weyn oo si degdeg ah wax uga tari doonta natiijada dagaalka. The post Shan arrimood oo haddii deg deg loo dhaqan-galiyo sii burburin doona Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  5. Hay’adda horumarinta cilmi baarista (PDRC), oo la asaasay 1999kii, waxay soo saartay qoraallo badan oo ku saabsan nabadeynta iyo dowlad dhisidda. Mid ka mid ah qoraalladeeda ay la’soo saartay Interpeace wuxuu kaga duwan yahay qoraalladii hore ka run sheegis la’aanta beellaha ku nool Puntland. Shax ay PDRC ku soo saartay warbixinta ay Interpeace la qortay waxaa lagu duudsiyay deegaan ahaan iyo dhalasha ahaanba beelo tiro ahaan iyo deegaan ahaanba saameyn muuqata iyo mid toganba ku leh beela badan oo dega Puntland. Shaxdu waxa ay ku salaysan tahay mid dhalasho iyo mid joqoraafi, PDRC ma qarin karto jiritaanka beelaha in bar-kuma-taal laga dhigo ama la isku dayo laakiin PDRC waxay abuurtay dareen talo maroorsi ah oo beelaha qaar ku abuuray inay iyagu yihiin kuwa dunidu u taqaan milkiilayaasha Puntland. Saameynta xogta marin-habaabinta ay PDRC fidisay waxay iskugu jirtaa maamul darro baahsan, kala irdhoobid iyo isla xisaabtan la’aan. Waa dhab in Puntland ku salaysan tahay heshiis beelo dhexmaray laakiin ma aha heshiis dad gaar ah siinaya awood siyaasadeed ay ku duudsiiyaan beelaha kale xaqooda siyaasadeed iyo hormarineed. Maxay ilaa hadda PDRC u sixi la’dahay xogta aan saxnayn oo ay ku soo gudbisay shaxda beelaha Puntland qaarkood ay ka maqan yihiin joqoraafi ahaan iyo dhalasha ahaanba? Waxaa la filayay in PDRC oo ah hay’ad Puntland ka jirta, ka warhaysa sooyaalka maamulladii kala duwanaa, ay sixi kartay gefka haddii xogta beelaha Puntland ay ka timid dhanka hay’adda Interpeace. La yaab ma aha haddii hab siyaasadeedka Puntland loo qaato mid PDRC ay wax ka maleegtay si saamiley gaar ahi ugu adeegtaan talada siyaasadda Puntland. PDRC waa hay’ad shaqadeedu tahay samaynta cilmibaaris run ka hadal ah iyo kobcinta nabadda burburkii dowladnimada Soomaaliya 1991kii. PDRC ma antaraboolaji (anthropology) ayay ka dooratay samaynta cilmibaaris dhiirrigelinaysa dowlad wanaagga Puntland? Waa in PDRC turxaanbixiso warbixinta ka beensheegtay qabdhismeedka deegaan ama dhalasho ee beelaha ku nool Puntland. PDRC oo hada qayb ka ah geedi socodka dimoqraadiyadda Puntland waxaa kor hoganaya qaab shaqeedkeeda qorma dhigaaladii ay ka ahayd qaybta ee lagu dafiray qayba ka mida bulshadda. W.Q. Siyaad Cali Jaamac The post Maxay PDRC u wiiqdaa isku duubnida dadka Puntland? appeared first on Puntland Post.
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa markale toddobaad gudihiis soo bandhigtay magaca iyo beesha uu kasoo jeeday mid kamid ah raggii fuliyay weerarkii dhawaan lagu qaaday xarunta gobolka Banaadir. Kooxda ayaa ninkaan 2-aad ee ay shaacisay inuu kamid yahay raggii fuliyay weerarkii gobolka Banaadir ku sheegtay magaciisa Nuur Maxamed Suleymaan (Cabdi-Qani). Cabdi-Qani ayaa cod ay baahiyeen warbaahinta Al-Shabaab, oo laga duubay kahor inta ay maleeshiyada weerarka kusoo qaadin xarunta ayaa wuxuu ku sheegay inuu kooxda kusoo biiray horaantii 2015-ka. Sidoo kale waxa uu sheegay in uu kasoo jeedo beesha Gaaljecel, gaar ahaan Makaahiil Cumar Mataan. “Wax naxariis ah oo aan idin galeyno majirto, xataa ahow kan aabaheen dhalay mar hadda safkaas gashay ku dhaafi mayno. Anaga magaalo uma dagaalano hada ku faaneysan magaalo ayaa qabsanay,” ayuu ku yiri wareysi laga qaaday ninkaan intii aysan maleeshiyada weerarka ku qaadin xarunta maamulka gobolka Banaadir oo ay baahisay warbaahinta kooxda. Al-Shabaab ayaa inta badan soo bandhigta wareysiyo ay ka duubaan maleeshiyada weerarada fulisa, kuwaasi oo laga dheehan karo in dhalinyaradaas lagu maran-habaabiyay diinta, laguna shubay fikir qaldan oo galaaftay nafahooda. Isniintii ayay aheyd markii ay kooxda soo bandhigtay ninkii 1-aad ee kamidka ahaa raggii fuliyay weerarkii dhawaan lagu qaaday xarunta gobolka Banaadir, kaasi oo lagu magacaabi jiray Cilmi Cumar Xasan Afrax (Yaxye). Yaxye ayaa sida uu sheegay kasoo jeedo beesha Daa’uud ee Abgaal, oo ah beesha uu sidoo kale ka dhashay guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale. 22-ka bishii hore ayay aheyd markii dagaal-yahaano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay weerar qaraxyo ku billowday ku qaadeen xarunta maamulka gobolka Banaadir, kuwaasi oo markii dambe dagaal toos ah la-galay ciidamada dowladda. Maleeshiyaadka Shabaab ee weerarka soo qaaday ayaa gudaha u galay dhismaha, inkasta oo saacado kadib lasoo afjaray, waxaana weerarkaas ku dhintay illaa 5 qof oo rayid ah, halka ay ku dhaawacmeen 4 ruux oo kale, sida ay sheegtay dowladda federaalka Soomaaliya. Maleeshiyaadka Shabaabka ayaa ahaa kuwa lugaynaya, iskuna ekaysiiyay ciidamada Qaranka si ay halkaas usoo gaaraan, wuxuuna weerarkaas ku soo aaday, xilli muddooyinkii dambe ay kooxda culeyska soo saartay magaalada Muqdisho kadib dagaalka culus ee kaga socda gobolada dalka. The post Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii labaad ee weeraray xarunta gobolka appeared first on Caasimada Online.
  7. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka socda wejiga labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed. Safarka Madaxweynaha oo ah kii labaad ee uu ku tago magaalada Baydhabo muddo 11 maalmood gudahood ah ayaa ku qotama xaqiijinta Koonfur-galbeed heshiis iyo sidii uu miro dhal u noqonlahaa shirka dib u heshiisiinta ee halkan uga socda hoggaanka, siyaasiyiinta iyo qaybaha bulshada Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed iyo mas’uuliyiin kale. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhaba appeared first on Puntland Post.
  8. Alle ha u naxariisto Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa, sida uu ii xaqiijiyay Maxamuud Cabdi oo lasoo shaqeeyay Marxuumka wakhtigii uu ahaa Wasiirka Gaashaandhigga. Axmed Xaaji Cali Cadami, waxaa kale oo uu soo qabtay xilal kala duwan oo ay ka mid yihiin; Guddoomiyihii Guddida doorashooyinka Somaliland wakhtigii Madaxweyne Rayaale, Maareeyihii Dekeddaha Soomaaliya wakhtigii kacaanka. Waxaa uu ahaa siyaasi saameyn ku leh Somaliland, kana soo jeeda Bariga Gobolka Sanaag. Source
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan kuwa howl-galka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa maanta wiil dhalinyaro ah ku dilay isgoyska Ceel-gaabta ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in askarta ATMIS ay illaa laba xabadood ku dhufatay wiilka dhalinyarada ah, oo kamid ahaa ciyaalka darbi jiifka. Askartan ayaa markii dilka ay geysteen kadib waxay ciidamada dowladda ee ku sugan koontaroolka laga galo Madaxtooyada ee Ceel-gaabta u diideen gaadiidka ay wataan ciidamada ATMIS inay ka gudbaan halkaasi. Wararka ayaa intaas kusii daraya in dilka wiilka dhalinyarada ah uu ka dhashay banaanbax illaa hadda socda, kaasi oo ka dhan ah ciidamada ATMIS oo la sheegay inay si bareer ah u geysteen dilka. Dadweyne ka careysan dhacdadan ayaa waxay xirteen wadada isgoyska Ceel-gaabta, iyaga oo dhigaya banaanbax ay ku dalbanayaan in cadaalad loo helo dilkaas. Ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo kasoo baxay laamaha amniga dowladda oo ku aadan dhacdadaan maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Inta badan ciidamada kala duwan ee Muqdisho ku sugan ayaa dilal ka geysta gudaha caasimada, kuwaas oo aad u kordhay bilihii lasoo dhaafay, taasi oo walaac ku abuurtay dadka rayidka ah. The post ATMIS oo wiil dhallinyrao ah maanta ku dilay Muqdisho iyo shacabka oo tallaabo qaaday appeared first on Caasimada Online.
  10. Washington (Caasimada Online) – Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa ka hadashay tallaabadii xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada uga saaray Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga oo ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel. Ilhaan ayaa sheegtay in ay u hadasho dadka dhiban ee caddaaladda raadinaya guud ahaan caalamka, howshaas ayay tilmaamtay in ay sii wadi doonto illaa ay dadkaas ka helayaan waxa ay raadinayaan, sida ay sheegtay. Xubinnimada Aqalka Congress-ka ayay ku sheegtay in ay tahay mid ka tarjumeyso u hadlidda dadka ay wakiilka ka tahay iyo kuwa kale ee dhibaatooyinka la kulmaya balse aan heli karin meel ay kusoo bandhigaan, islamarkaana ay tallaabadan caburin doonin. “Waan sii wadi doonnaa in aan u hadlo qoysaska caddaaladda raadinaya guud ahaan Caalamka, dabcan kama baaqsan doonno in aan codkooda noqdo dadka ku xareysan xeryaha qaxootiga iyo kuwa guryaha ku cabursan, halkaan uma imaan in aan aamuso ee waxa aan u joogaa in aan codkeyga muujiyo una hadlo dadkaas,” ayey tiri Ilhaan Cumar. Ilhaan ayaa hore u sheegtay in qaar ka mid ah dadka dhaliila ee ugu horreeyo afhayeenka aqalka Congress-ka Mareykanka Kevin McCarthy uu isku dayayo in ay ka saaraan guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Congress-ka Mareykanka, taasi oo markii dambe uu Jamhuuriga u codeeyey. Waxa ay sheegtay in sababta u weyn ee Kevin iyo qaar kamid ah dadka dhaliila u beegsanayaan ay tahay “waa Muslimad qaxooti ah kana soo jeeda Soomaaliya.” Ilhaan ayaa sidoo kale waxay sheegtay in lagu eedeynayo inay neceb tahay Yuhuudda, iyadoo tilmaamtay in ay kala shaqeyso asxaabtayda iyo bulshadeeda si ay ula dagaallamto nacaybka Yahuudda. Waxay sheegtay in qaar badan oo kamid ah xubnahan aysan rumaysnayn “in qof Muslim ah, qaxooti ah, Afrikaan ah, uusan xitaa joogin Congress-ka, iska daa inuu fursad u helo inuu ka mid noqdo guddiga arrimaha dibadda.” In xildhibaano laga saaro guddiyada Aqalka ayaa ahayd wax aan horey u dhicin illaa Dimoqraadiga ay laba sano kahor u codeeyeen inay ka saaraan Marjorie Taylor Green oo laga soo doorto Georgia iyo Paul Gosar oo ka yimid Arizona, kuwaas oo kamid ah xubnaha Jamhuuriga ee midigta-fog. Ilhaan ayaa ah mid kamid ah labadii gabdhood ee ugu horreeyey ee Muslim ah ee loo doorto Congress-ka. The post Ilhan Cumar oo ka jawaabtay tallaabadi looga saaray… appeared first on Caasimada Online.
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa ka warbixiyay dadaalada ay dowladda federaalka ugu jirto in ay xubin ka noqoto ururkaasi. Cabdisalaan Hadliye Cumar oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa waxa uu sheegay in rejo wanaagsan ka qabaan in wafdi culus oo ka socday ururkaas oo dhawaan yimid caasimada dalka ee Muqdisho ay Soomaaliya ka gudbi doonaan warbixin u qalanta ku biirista EAC. “Waxaa soo dhameyn 12 cisho oo nala joogeen wafdi ballaaran oo 40 qof ka badan, wafdigaas wuxuu fiiriyay sida ay dowladda Soomaaliya u shaqeyso iyo waxa ay qabaneyso Soomaalidu. Dhinac walba waa laga eegay, dhinaca dhaqaalaha, lacagta, sharciga, ciyaaraha, iyo dhaqanka, marka dhinac aan laga eegin majirto,” ayuu yiri. Sidoo kale waxa uu sheegay in ay rajeynayaan in wixii ka dambeeya 25-ka bishaan loo gudbi doono wajiga labaad ee hanaanka ay Soomaaliya uga mid noqoneyso ururka bulshada bariga Afrika (EAC). “Waxaa qabna in natiijada kasoo bixi doonta ay fiican tahay oo aan marxalada labaad gaari doono marka ay ku noqdaan dhulkooda,” ayuu yiri Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC). Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa “Meel fiican ayay marayaan (dadaalada ku biirista) waxa ku rejo qabna in la yidhaahdo report-kii waa la aqbalay Soomaaliya ha gaarto marxalada labaad.” “Majirto caqabad gaar ah oo ku gadaaman ama ku hor-gudban oo Soomaaliya ka hortaagan ku biirista ururkaan, umana jeedo.” Shirka qiimeynta Soomaaliya ee ku biiridda ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa 25-ka bishii hore ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, ayada oo ay ka qeyb-galeen wafuuda ka socotay toddobada waddan ee EAC. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo 21 Luulyo 2022-ka ka qayb-gelay shir hordhac u ah shir-madaxeedka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay marti-gelisay magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa u gudbiyey codsi rasmi ah oo ku aaddan kamid noqoshada Soomaaliya ee dalladan. 14-kii August, wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Cabdisalaan Hadliye Cumar, oo hore usoo noqday wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya loogu magacaabay ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha ee ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC). Madaxweynaha ayaa dadaal badan ku bixiyay sidii ay Soomaaliya uga mid noqon laheyd EAC, ayada oo madaxda dalladan uu la wadaagay sida ay Soomaaliya uga go’antahay dhameystirka dhamaan habraacyada muhiimka ah ee ka mid noqoshada dowladaha ku bahoobay dalladdan. Qorshaha ku biirista Soomaaliya ee EAC ayaa lagu wadaa in sanadkaan lasoo gaba-gabeeyo qorshaheeda, si ganacsatada Soomaaliyeed ay fursad ugu helaan ka qeyb qaadashada horumarka dhaqaale iyo is-dhexgalka bulshada Gobolka Bariga Afrika. The post DF oo shaacisay halka uu marayo dadaalka ku biiridda ururka EAC + Video appeared first on Caasimada Online.
  12. Ra’iisul wasaarayaal hore, guddoomiyayaal barlamaan oo hore, Wasiiro hore, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed, ayaa baaq adag ka soo saaray arrinta SSC. Bayaan ay soo saareen ayay ku sheegeen in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay mabda’ ahaan u difaacdo xorriyadaha iyo xuquuqaha muwaadiniinta aaminsan una taagan midnimada iyo qarannimada Soomaaliya. Waxay soo jeediyeen in muhimad gaar la siiya sugidda matalaad dhab ah oo isu dheelli tiran kana tarjumaya mowqifyada kala duwan, si loo abuuro jawi kalsooni iyo is-aamin leh oo suuragalin kara wada-xaajood laga dhaxlo muwaafaqo iyo heshiis. Halkaan ka akhriso bayaanka PUNTLAND POST The post Bayaan adag oo laga soo saaray Arrinta SSC iyo baaq loo diray dowladda Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  13. NAIROBI — The killing of a senior Islamic State operative by U.S. troops in a Somali cave complex last week has cast a spotlight on a shadowy financial network stretching from the Horn of Africa to the continent’s southern tip that Islamic State-affiliated groups have used to extend their reach, experts and intelligence officials said. Source: Hiiraan Online
  14. Hassan Sheikh Mohamud says Somalia’s factions can find peace, political Islam need not be violent and democracy can grow. Here’s his exclusive interview with the Observer Source: Hiiraan Online
  15. CAIRO -- The United States asked the Sudanese government Thursday to re-arrest a man convicted of killing a U.S. diplomat in the country 15 years ago. Source: Hiiraan Online
  16. Mogadishu (HOL) - The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) welcomed the president of Djibouti, Ismail Omar Guelleh, for his efforts to mediate the crisis in Las Anod, the disputed town between Somaliland and Puntland. Source: Hiiraan Online
  17. Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel-gaarka ah ee maamulka Koofur Galbeed. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka Shaati Gaduud madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen, guddoomiyaha golaha shacabka Aadan Madoobe iyo masuuliyiin ka kala tirsan golayaasha maamulkaasi. Safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee Baydhabo ayaa la xiriira gunaanadka shirka dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed oo muddooyinkii dambe ka socday halkaas, kaasi oo uu furay 17-ka bishii hore. Shirkan ayaa afar maalin kahor galay wajigiisa labaad, waxaana lagu wadaa in dhawaan lasoo gaba-gabeeyo, ayada oo saacadihii lasoo dhaafay ay magaalada ka socdeen kulamo loogu gogol xaarayo mira-dhalka shirkan oo xaqiijinaya Koonfur Galbeed heshiis ah. Amaanka guud ee magaalada Baydhabo ayaa aad loo adkeeyay, ayada oo guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe uu xalay la kulmay Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed. Sheekh Aadan Madoobe ayaa masuuliyiintan wuxuu kala hadlay dardar-gelinta wajiga labaad ee shirka dib-u-heshiisinta Koonfur Galbeed, isaga oo u sheegay in si habsami leh loo sii amba qaado wajiga labaad. Wajiga labaad ee shirka ayaa lagaga arrinsanayay hanaanka geedi socodka nabada, sidii guul mira-dhal leh loogu gaari lahaa gogosha taala magaalada Baydhabo, si dalka looga xorreeyo kooxda Khawaariijta Al-Shabaab. Si kastaba, Arrimahan ayaa imanaya iyada oo lagu wado in wajiga 2-aad ee dagaalka Al-Shabaab uu ka billowdo deegaanada Koonfur Galbeed, oo inta badan ku jira gacanta kooxda. The post Sawirro: Xasan oo Baydhaba gaaray iyo qorshaha safarka appeared first on Caasimada Online.
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Jabuuti, Ethiopia iyo Kenya ayaa Arbacadii shir muhiim ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku gaareen in ay si wada-jir ah u qorsheeyaan istaraatiijiyada howl-gal loo dhan yahay oo ka dhan ah Al-Shabaab. Shirkaas ayaa waxay Soomaaliya ku heshay taageero horleh oo la xiriirta qorshaheeda qaadista cunaqabateynta hubka ee Qaramada Midoobey. Madaxweynayaasha Soomaaliya, Jabuuti, Kenya iyo ra’iisul wasaaraha Ethiopia ayaa isla qaatay in ciidamada amaanka oo si wanaagsan loo qalabaeeyay ay guulo la taaban karo ka gaari karaan dagaalka ay kula jiraan kooxaha argagixisada. Madaxdan ayaa war-murtiyeed ay soo saareen Arbacadii waxay beesha caalamka kaga codsadeen in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran, taasi oo u ogolaaneysa dowladda federaalka inay si wanaagsan u qalabeyso ciidankeeda la-dagaalamaya argagixisada. Shir madaxeedka ayaa sidoo kale isku raacay muhiimada ay leedahay in la sameeyo hab wadajir ah oo loo sugo amniga xuduudaha, si loo baabi’iyo dhaq-dhaqaaqyada argagixisada ee ee xuduudaha iyo xaqiijinta marin sharci oo ay helaan ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqa dadka. Dowladda federaalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dadaal badan galineysa sidii looga qaadi lahaa cunaqabateynta hubka ee saaran. Danjiraha Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobey Linda Thomas-Greenfield oo dhawaan soo gaartay magaalada Muqdisho ayuu sidoo kale madaxweyne Xasan hordhigay dalab la xiriira arrintaan. Xasan ayaa waxa uu Linda ka dalbaday in Mareykanka uu gacan ka siiyo sidii Soomaaliya looga qaadi lahaa xayiraada hubka ee saaran. Waxa uu sheegay in cuna-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ay caqabad ku tahay dib-u-dhiska ciidamada iyo dadajinta dabar-goynta argagixisada, xilli uu dalka ka socda dagaal culus oo ka dhan ah Al-Shabaab. Mareykanka ayaa xilligaan ka qeyb qaata duqeynta Al-Shabaab oo dagaal culus lagula jiro, wuxuuna dhawaan ciidamada DANAB ee uu tababaray soo gaarsiiyay saanad iyo hub lagu qiimeeyay illaa 7 milyan oo dollar. Golaha Ammaanka ee QM ayaa bishii Janaayo 1992-kii kusoo rogay Soomaaliya cunaqabateyn aan dhamaad lahayn kahor inta aan qeyb ahaan wax laga bedelin Febraayo 2007-dii, si loogu ogolaado sahayda hubka ee ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. The post Soomaaliya oo taageero horleh u heshay qaadista cunaqabateyn saaran appeared first on Caasimada Online.
  19. Garowe (HOL) -An ISIS-Somalia fighter, Abdullahi Hadeed Ali Mire, surrendered to Puntland security forces in the Bari region on Friday. Source: Hiiraan Online
  20. Mogadishu (HOL) - Fresh Del Monte Produce, a leading global producer and distributor of fruit and vegetables, announced a partnership with UAE-based Moze Holding Limited, a new banana grower established in Somaliland, to grow and export bananas for the Middle East and North Africa markets. Source: Hiiraan Online
  21. Laascaanood (Caasimada Online) – Isimada gobolka Sool iyo qaybo kamid ah Sanaag iyo Cayn ee maalmihii dambe uu shirka uga socda magaalada Laascaanood, ayaa markii u horeysay ka hadlay mowqifkooda ku aadan dhex-dhexaadinta madaxweynaha Jabuuti ee xiisada taagan. Afhayeenka guddida 33 ka ah ee maamulaysa shirka, Jiif Caaqil Cabdirisaaq Xasan Falaalug oo la hadlay BBC ayaa sheegay in xilligaan aysan jirin wax dhex-dhexaadin ah oo ay aqbalayaan, kadib hadalkii shalay kasoo yeeray urur goboleedka IGAD. “Maya hadda diyaar uma nihin arrintaan, hadii aanu nahay dadka gobolada waxaa weli isbitaalada noo yaala dhaawicii ay gaysatay Somaliland, xaalada dadkayaguna waxay maraysa meel adag, magaalada 80% ama 90% waa laga qaxay,” ayuu yidhi Falaalug. Sidoo kale waxa uu tilmaamay inay jirto cabsi ay ka qabaan in ciidamada Somaliland ay soo galaan, sidaa darteed aanay ku jirin jawi ay wada-hadal iyo waan waan kula galaan Somaliland. “Macquulna maaha, meel ay ka shaqaysana garan maayo qof aad qoorta kaga taagan tahay ila hadal, meel ay ka dhacdaa ma jirto,” ayuu yiri Jiif Caaqil Cabdirisaaq Xasan Falaalug. Afhayeenka ayaa sidoo kale waxa uu ku celceliyay in aanay jirin cid ay dhex-dhexaadin ka aqbalayaan, balse taas badalkeed ay xiligaan rabaan in Geelle iyo IGAD oo ka yimid baaqa dhex-dhexaadintu ay ciidanka Somaliland ka saaran guud ahaan gobolka. “Majirto cid aan dhexdhexaadin ka aqbalaynaa, IGAD ha ahaato, ama Jabuuti, dowlada federaalka Soomaaliya ama dowladaha kale ee caalamka ilaa ciidanka Somaliland baxo. Ismaaciil Cumar Geelle iyo IGAD ha saaraan ciidanka dadka yaga dilay.” Hadalkan ayaa imanaya kadib markii urur goboleedka IGAD uu shaaciyay in uu bogaadinayo door nabadeed uu madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ku leeyahay xiisadda ka taagan Laascaanood, si xal waara loogu helo. “IGAD waxay bogaadinaysa dadaalada dhexdhexaadineed ee ilaa hada uu sameeyay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, waxayna ku dhiirigalinaysa in uu sii wado dhexdhexaadinta” ayuu yiri xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu. Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee deegaannada SSC ayaa dhawaan ka dalbaday dowladda federaalka Soomaaliya iyo Jabuuti inay soo fara-geliso xiisada Laascaanood. Garaadka ayaa dowladda federaalka iyo Jabuuti ka dalbaday inay dhulkooda uga saaran Somaliland, ayna soo kala gaadhaan iyaga iyo maamulka Muuse Biixi inta ay isfara-saarin, sida uu hadalka u dhigay. Si kastaba, Magaalada Laascaanood ayaa marti-gelisay maalmo rabshado ah, ayada oo xasaradda ka taagan magaalada ay sababtay in dadku ka qaxaan, xili ciidamada Somaliland ay magaalada dibada ka joogaan, islamarkaana ciidamo hubaysan oo garaadada daacad u ah ay gaaf wareegayaan gudaha magaalada. The post Isimida ku shirsan Laascaanood oo war lama filaan ah kasoo saaray fara-gelintii Geelle appeared first on Caasimada Online.
  22. An ICU nurse took to Facebook to express her exasperation with the number of patients succumbing to medical conditions during recent cold snaps. Posting on her page 林婷一下吧 icu護理師, she said on typical evenings this winter a dozen or so patients are admitted to her ICU department due to heart attacks or strokes, filling up all available beds. She went on to say a number of those cases could have been prevented. A 70-year old individual who suffered an intracranial hemorrhagic stroke regularly took blood pressure medication but was not in the habit of monitoring his blood pressure. After an evening bath, his left hand suddenly felt weak as he was later rushed to the emergency room where his blood pressure slowly came back under control and he began to regain consciousness. Another 49 year old individual suffered a cerebral hemorrhage after smoking for 20 years and being diagnosed with high blood pressure a year ago. His doctor said that he did not need to take medication and he did not follow up with blood pressure monitoring. Recently, he felt unwell after drinking alcohol and came down with a headache. His wife suggested he was simply drunk and needed a shower and rest. After doing this, he collapsed and was taken to the hospital where his Glasgow Coma Scale dropped to 3 and he passed away shortly thereafter. The ICU nurse noted that this type of death is especially hard on family members as they have no chance to say goodbye. The scenario plays out all too often in ICUs where people are admitted for strokes and heart attacks, while many sufferers have telltale warning signs such as high blood pressure, high blood sugar, high cholesterol, and lifestyle habits such as smoking and drinking alcohol. When people are diagnosed with such indicators of early death, some turn a blind eye and disregard their health care provider with comments like, “I know my own body…I should be fine,” the ICU nurse said. She added that quite a few people under the age of 50 are regularly being sent to the ICU. These people have gradual cardiovascular system deterioration for 10-20 years with their cardiovascular systems becoming more brittle. When they reach 40 to 50, their blood vessels can suddenly explode and cause intracranial cerebral hemorrhage, cerebral infarction, or heart attack. To prevent emergency trips to the ICU, she recommended the following three tips. First off, regular health checks for people over 50. She said that if one can spend NT$2,000 (US$60) on scratch and win tickets for Lunar New Year, then a similar amount of money for a health check is well worth it. Secondly, if you suffer from the three highs (high blood pressure, etc.) or smoke and drink regularly, you may consider getting a CT scan or coronary artery check, and if vascular stenosis is found, doctors can prescribe medicine to treat it. Do not wait until you experience paralysis of the hands and feet or require radical intervention such as a stent. Thirdly, she advocated diet control, avoiding food that is too oily, too salty, or too sweet. She said she regularly encounters young taxi drivers and engineers who end up in the ICU with strokes and heart attacks attributed to a poor diet. She added that overweight people should consider exercise, and at a minimum, remember to take their medication. She said concerns that medication may hurt the kidneys and liver are unfounded, and the results of not taking prescribed medication can be much worse. Additionally, it is now common for many people under the age of 40 to take high blood pressure medication. In conclusion, she repeated the old adage that “the least painful treatment is prevention.” She urged everyone to look after their health so they can cherish their time with relatives and friends. Taiwan News Qaran News