-
Content Count
215,437 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Brussels (Caasimada Online) – The European Union has on Saturday announced further sanctions against Russia’s Wagner Group mercenaries for “human rights abuses” in the Central African Republic, Mali, Sudan, and Ukraine. This move comes after the EU imposed sanctions on the group in 2021 for its activities in Ukraine. The Wagner Group has been active in various countries worldwide, focusing on Africa, where it has been accused of human rights abuses, extrajudicial killings, and other violent acts. The latest EU sanctions aim to address the international dimension and gravity of the group’s activities and its destabilizing impact on the countries where it operates. In Mali, the head of Wagner’s forces has been sanctioned, while in the Central African Republic, high-profile members of the group have been added to the list. The EU sanctions have also hit gold and diamond companies linked to Wagner in these countries. A Central African radio station has also been listed “for engaging in online influence operations on behalf of Russia and the Wagner Group to manipulate public opinion.” The sanctions are a response to the threat posed by the Wagner Group’s activities to the people of the countries where they operate and the European Union as a whole. In light of this, it is crucial to understand the context and history of the Wagner Group’s activities in these countries. FILE – Visitors wearing military camouflage stand at the entrance of the ‘PMC Wagner Centre’, which is associated with businessman and founder of the Wagner Group Yevgeny Prigozhin, during the official opening of the office block during National Unity Day, in St. Petersburg, Russia, on Nov. 4, 2022. Central African Republic The Central African Republic has been politically unstable since 2013, when the Seleka rebel group seized power. This led to a countercoup by the anti-Balaka militia, which escalated into a sectarian conflict. In 2014, French troops were deployed to the country as part of Operation Sangaris, a peacekeeping mission to stabilize the country. However, the presence of the Wagner Group in the country, at the invitation of President Touadera, has been a source of controversy. The group has been accused of exacerbating the violence and committing human rights abuses. Wagner Group in Mali and Sudan The Wagner Group has been involved in Mali’s ongoing conflict since 2018. The group’s fighters have been accused of involvement in acts of violence and numerous human rights cases of abuse, including extrajudicial killings. Mali is currently ruled by a junta that forced France to remove troops deployed there in 2020. Sudan has been experiencing a period of political instability since the ousting of President Omar al-Bashir in 2019. The Wagner Group’s involvement in the country is linked to its gold and diamond industries, which have been controversial due to alleged human rights abuses and links to armed groups. The post EU widens sanctions against Wagner Group appeared first on Caasimada Online.
-
Millateriga Somaliland ayaa sheegay in xoogaga kula dagaalamaya magaalada Laascaanood ay soo weerareen ciidanka millateriga, lakiin uu ciidanku iska difaacay. Hogaanka Hawlgalinta Ciidanka Somaliland ahna Af-hayeenka Ciidanka Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xassan (Cabdi Dheere) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in lasoo weeraray guutada 7aad ee ciidamada millateriga. “Saaka waxay soo qaadeen weerar, weerarkaas oo ay hore u sheegeen in ay weerari doonaan qaybta 7aad ee uu taliyaha ka yahay Sareeye Guuto Mahad Cambaashe, balanta ay hore u qaadeen way rumeeyeen, weerarka ciidanka qaranku isaga oo awood u leh in uu isdifaaco wuu iska difaacay” ayuu yidhi Cabdi Dheere. Taliyuhu waxa uu sheegay in ciidamadii weerarka soo qaaday ay ku jabeen dagaalka waa sida uu hadalka u dhigaye, waxaanu dagaalka ku tilmaamay xabad joojintii xukuumadu ku dhawaaqday oo la jabiyay, isaga oo Al Shabaab ku eedeeyay in ay dabada ka riixayso. Waxa uu sheegay in ciidanku wali is xakamaynayo, oo uu ixtiraamayo xabad joojinta xukuumada, lakiin ilaa hada anay xoogaga kasoo horjeeda arrinta aqbalin, wuxuuna sheegay in magaalada inteeda badan uu ciidanku gacanta ku hayo. Dagaalka oo ilaa hada ka socda magaalada Laascaanood ayaa sabababay dhimasho iyo dhaawac aan tiradooda la xaqiijin oo soo kala gaadhay labada dhinac. Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiladiif Sanyare oo ka tirsan golaha shacabka ayaa kulankii baarlamaanka ka sheegay inuu ka shakisan yahay ciidanka ilaaliya Madaxtooyada Soomaaliya. Xildhibaanka oo aragti ka dhiibtay hadal heyn ka dhalatay xildhibaanada qaar oo cabasho ka soo gudbiyey baaritaan lagu sameeyey ayaa sheegay in ciidanka ilaaliya madaxtooyada ay marin habaabinyaan sugidda amniga. “Guutada madaxtooyada anigu shaki badan ayaan ka qabaa, sababtoo ah markii amniga laga hadlo xildhibaanada ayey isku taagaan, maalin dhaweeto mid ayaa I istaajiyey markaas ayuu igu yiri darawalka gaariga kuu wada mid kuu qoran maaha ee iska laabo, marka sugidda amniga halkaas nagama jiro ee ciidanka ilaaliya waan ka shakisanahaye dib haloo eego,” ayuu yiri Sanyare. Xildhibaanka ayaa marin habaabin amni ku tilmaamay in la baaro xildhibaanada, “Waa marin habaabin, meeshii amni xumadu jirtay ayaa la iska marin habaabinayaa, markaasaa xildhibaanada jeebkooda gacanta la gelinayaa,” ayuu yiri. Xildhibaan Cabdiladiif Sanyare ayaa baarlamaanka ka hor sheegay in ciidanka madaxtooyada ilaaliya ay xildhibaanada beegsadaan markii amni darro la sheego. “Meeshii amnigu jiray meel aan aheyn ayaa la aadayaa mar kasta, waxaan soo jeedinayaa in guudata madaxtooyada la baaro oo dib loogu noqdo, waxa wax qaldaya oo sharciga ku tumanaya waa ayaga,” ayuu yiri. Xildhibaanka ayaa dembi weyn ku tilmaamay in gaar loo beegsato xildhibaanada gabdhaha ah oo baaritaan gooni ah lagu sameeyo, “In gabadha gaar loo baaro oo boorsadeeda la fago, ninkana gudub la dhaho waa dembi kale, waxaana halkaas ka soo baxaya xoriyad la’aantii ay dumarku ka caba jireen,” ayuu yiri Xildhibaan Sanyare. Ugu dambeyntii Xildhibaanka ayaa guddoonka ka dalbaday in la sameeyo guddi ka soo shaqeeya amniga iyo ilaalinta xasaanadda xildhibaan oo kulamada dambe ku soo celiya warbixin waafi ah. Hoos ka daawo The post Xildhibaan ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo ‘guutada madaxtooyada’ appeared first on Caasimada Online.
-
Garoowe (Caasimada Online) – Dowlad-goboleedka Puntland ayaa maanta markale si adag uga hadashay dagaalka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaasi oo galay toddobaadkii saddexaad. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee Puntland ayaa waxa lagu sheegay in dagaalka Laascaanood uu u dhaxeeyo dad xaq u dirir ah iyo maamulka Somaliland oo doonaya in ay qori caaraddiis ugu qasbaan mashruucooda gooni isu-taagga. “Gumaadka ay ciidamada maamulka Somaliland ka wadaan magaalada Laascaano iyo deegaanada hoos yimaada waxaa ka dhashay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho, dhaawac, qax iyo burbur hantiyeed intaba.” Sidoo kale waxaa lagu sheegay in dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ay ku dhinteen in ka badan 200 oo qof, ayna ku dhaawacmeyn in ka badan 500 oo qof, iyada oo dalka guduhiisa ku barakaceen in ka badan 185,000 oo qof iyo 80,000 oo qaxooti ku noqday dalka Ethopia, sida lagu yiri qoraalka kasoo baxay maamulka Puntland. Puntland ayaa waxay dalbatay in qiimayn dhab ah lagu sameeyo waxyeelada iyo baaxadda khasaaraha dagaalka ka dhashay, loona diro hay’addo iyo guddiyo madax-banaan oo caalami ah (independent fact-finding mission) oo xaqiiqo raadin ah. Waxay ugu baaqeen xukuumadda Somaliland in ay joojiyaan weerarka yo gumaadka ay ku hayaan dadka shacabka ah, ciimadoodana kala baxaan guud ahaan gobolka Sool, si gurmadka bini’aadantinimo loo gaarsiiyo dadka deegaanka. “Guddiga gurmadka arrimaha bini’aadantinimo ee gobolka Sool waxa uu ku baaqayaa in hay’adaha samafalka iyo kuwa caalamiga ahba ay gacan bini’aadantinimo ka gaystaan sidii gargaar deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadka ka barakacay magaalad Laascaanood iyo Deegaanada hoos yimaada.” Sidoo kale waxay ku baaqeen in aan la carqaladayn, lana siyaasadayn dadaalka bini’aadannimo ee socda oo aan wax shuruud iyo xannibaad ah midna lagu xirin dhaqdhaqaaqa gargaarka. “Dadka reer Puntland waa in ay labo-jibaaraan gurmadka iyo taakulaynta arrimaha bini’aadantinimada ee socda, loona fududeeyo adeegyada arrimaha bulshada, si gaara ardayda soo barakacay waa in iskuulada loo ogolaada bilaa shuruud.” Ugu dambeyntiina waxaa lagu yiri qoraalka “Marnaba qori caaraddiis iyo jajuub laguma joojin karo kacdoon iyo rabitaan bulsho, dadka deegaankaasina waxay xaq u leeyihiin in iyaga oo xor ah oo nabad ah ay go’aan masiiri ah ka gaaraan aayahooda iyo rabitaankooda bulsho.” The post Puntland oo war cusub kasoo saartay dagaalka Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
-
Hargeisa (Caasimada Online) – SSC-Khatumo forces have successfully seized control of an army base on the outskirts of LasAnod town in northern Somalia after heavy fighting on Saturday. According to reports, the Guul Wade military camp, previously under the control of Somaliland military officer Mahad Cambashe and his loyal troops, is now under the control of the SSC administration., marking a significant development in the ongoing conflict. The SSC-Khatumo forces also successfully confiscated several military vehicles, including tanks, armored vehicles, and other weapons. Cambaashe was among the top officers in the Somaliland army, hailing from the Sool region. The number of casualties from the fighting remains unknown. Map showing LasAnod (Laascaanood) Somalia Traditional leaders in Sool have been attempting to persuade forces from the region to defect to the armed forces of SSC, who are at war with the separatist administration of Somaliland. However, these efforts have proven unsuccessful. The Somaliland Ministry of Internal Affairs has released a statement on Facebook, claiming that “anti-peace and terrorist groups” attacked Somaliland military forces and violated the ceasefire in response to the conflict. The humanitarian crisis worsens in Somalia According to the International Committee of the Red Cross (ICRC), the recent clashes between security forces and clan leaders in northern Somalia’s LasAnod have resulted in the deaths of at least 150 people and left over 600 others injured since February 6. The government of Puntland estimates the death toll to be as high as 200. Eyewitnesses and clan leaders have reported heavy fighting in LasAnod, with the town being bombarded by artillery and mortar shells. Hospitals have also been targeted, with the main hospital in LasAnod sustaining severe damage. The UN reports that more than 185,000 individuals have been displaced due to the violence, with women and children comprising an estimated 89% of the displaced population. Many have been forced to seek shelter under trees or inside schools that have been forced to shut. The UN’s refugee agency has also revealed that over 60,000 individuals have fled to Ethiopia’s Somali region to escape the violence. US demands an immediate ceasefire Following a delegation led by Chargé d’Affaires Tim Trenkle’s arrival in the Somaliland capital of Hargeisa, the United States has called for an immediate and unconditional ceasefire in the northern town of LasAnod, Somalia. During a series of political and civil society discussions, the delegation met with Somaliland President Muse Bihi Abdi to discuss the violence in LasAnod. The United States embassy in Somalia said, “The United States joins the international community in calling for an immediate, unconditional ceasefire and unhindered humanitarian access.” Moreover, the Bureau of African Affairs of the US State Department has also condemned the ongoing indiscriminate attacks that have claimed the lives of numerous civilians in LasAnod and displaced more than 185,000 individuals. The Department tweeted, “The United States condemns the continued indiscriminate attacks that have killed scores of civilians in LasAnod and driven more than 185,000 people from their homes. The violence must end, and those responsible must be held accountable.” Somaliland: A brief history Somaliland, with a population of 4.5 million, is a former British protectorate that prints its own currency issues its own passports and elects its own government. However, the lack of international recognition has left it impoverished and isolated. Despite this, it has been comparatively more stable than Somalia, which has been marred by civil war and Islamist insurgency for several decades The post Somalia: SSC forces seize key army base appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa ka hadlay tabashooyin ay beeshiisa Gaaljecel ka qabto dowladdaan uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo soo hadal qaaday kiisaska Ikraan Tahliil iyo Weriye Cabdalla Muumin oo baarlamaanka uu ku metelo. Xildhibaanka oo ka hadlay kulan uu la yeeshay beeshiisa ayaa sheegay in dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh ay noqotay in ganacsi kasta qof gaar ah loo xiro, isagoo sheegay in mar dhow la arki doono ceelasha biyaha laga cabo iyo suuqa Bakaaraha oo dad gaar ah loo xiray, sida uu hadalka u dhigay. Xildhibaan Jeesow oo soo hadal qaaday kiiskii Ikraan Tahliil oo waayahaan aan laga hadlin ayaa sheegay in Ikraan kiiskeeda ay ololihii doorashada ku soo galeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kooxda la shaqeysa, sida uu sheegay. “Gaaljecelow dowladda fahma meeshaan Kambaniyaal ayaa loo kala qeybsaday, aniga Kambanigii i qanciya ayaan ku biirayaa, meel kasta kambarni hebel ayaa la wareegay, balse mardhow waxaa maqli doontaan ceelasha biyaha iyo suuqa Bakaaraha oo qolo gaar ah loo xiray,” ayuu yiri Daahir Jeesow. Xildhibaan Jeesow ayaa sheegay in dowladaan oo kale uusan arkin markii la fiiriyo tixgelinta beeshiisa, “Dowladaan mid Gaaljecel uga xun ma arkin, sababta ma garanaayo, marka saaxiibayaal adkeysta ninba maalin ayey u shidan tahaye,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Jeesow. Xildhibaanka ayaa beeshiisa Gaaljecel kula dardaarmay inay ka daayaan dacaayadda, maadaama uusan dowladaan waxaba ka gelein oo mucaarad uu ku yahay. Wuxuu u sheegay beesha inay iska dhaafto dacaayadda xildhibaanadooda ay ka fidiyaan, “War hadii aad dhahdaan Gaaljecel waa looma ooyaan iyo metelaad malaha, idinka ayaa is caayey ee waxaas iska dhaafee dowladda fahma Gaaljecelow ninba maalintiisa ayey u shidan tahaye,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Xildhibaan Jeesow. Xildhibaan Daahir ayaa siweyn ula shaqey jiray oo saaxiib dhow la ahaa dowladdii madaxweyne Farmaajo, wuxuuna ka mid yahay xildhibaanada ugu waqtiga dheer oo 20-kii sano ee lasoo dhaafay baarlamaanka ku soo jiray, balse hadda waxay u muuqataa inuu la jaan-qaadi la’yahay dowladaan madaxweyne Xasan Sheekh. Hoos ka daawo The post Daawo: Xildhibaan Jeesow oo shaaciyey in DF Soomaaliya ay isku beddeshay shirkado appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (HOL) - Two accused pirates, Mohamed Tahlil Mohamed and Abdi Yusuf Hassan, have been found guilty of six charges, including conspiracy to provide material support for acts of terrorism, hostage-taking, and threatening a U.S. national with a weapon of mass destruction for their role in the 2012 abduction of a German-American journalist. Source: Hiiraan Online
-
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta marti gelisay mid kamid ah dagaalladii ugu cuslaa,kaas oo u dhaxeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC, dagaalka ayaa yimid kamid markii ciidamada Milatariga ay laba jiho ka weereen magalaada sida ay sheegeen dadka ku nool ayaa waxaa uu ku faafay qeybo badan oo magaalada ah. Ciidamada deegaanka ayaa sheegay in ay la wareegeen xero ay daganaayeen ciidamo ka tirsan Somaliland uu watay nin lagu magacaabo Korneyl Mahad Cabaashe, kuwaas oo deganaa xerada Guulwade oo ku taalla duleedka magaalada waxaana laga arkayay muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ciidanka deegaanka oo ku sugan xerada saanadna lagu qabsaday. Dagaalka ayaa waxaa intii uu socday ka dhashay khasaare xooggan, kaas oo isugu jira naf iyo maal intaba, wararka laga helayo maagalada ayaa sheegaya in dhinacyada ay soo kala gaarayaan gurmadyo kale duwan, iyadoo dhowr jeer dhinaca Somalilad ay ku dhawaaqday xabadjoojin hal dhinac ah, iyadoo aysan dhaqan gal noqon tallaabadaasi ilaa iyo hadda. Qaramada Midoobay ayaa horay u sheegtay in dad badan oo ka barakacay dagaalka magaalada Laascaanood ay wajahayaan xaalada adag oo dhanka nolosha ah, xilli ay ku sugan yihiin deegaanno ka tirsan Puntland iyo dowlad deegaanka, goobahaas oo markii hore ay ka jirtay abaar baahsan, taas oo ka dhalatay Roobyarida iyo abaaraha ka jira wadamada Bariga Afrika. Xoogga dagaalamaya ayaa dhankooda xabad joojinta shuruud uga dhigay in Somaliland ay ciidankeeda kala baxdo gobolka Sool, mana muuqto rajo uu ku istaagayo dagaalka u dhaxeeya labada dhinac, kaas oo socda 20 cisho, waxaa dhinaca kale socda madaafiicda ay magaalada ku garaacayaan ciidamada Somaliland, oo geysatay burbur baahsan oo soo gaaray. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa goordhoweyd sheegtay in ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ay weerar ku soo qaadeen ciidamada Somaliland ee ku sugan aagga Tukaraq ee gobolka Sool. Somaliland ayaa sheegtay inay ciidamadeedu dib u celiyeen oo ay iska difaaceen maleeshiyaadkii weerarka kusoo qaaday ee kasoo duulaan tagay maamulka Puntland, sida ay sheegtay. “Ciidanka Qaranka JSL ee ku sugan Tukaraq waxa maanta weerar ku soo qaaday maleeshiyaad ka soo duulay Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaaliya, Ciidanka Qarankuna waxay dib u celiyeen oo ay iska difaaceen maleeshiiyaadkii weerarka soo qaaday,” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo ay soo saartay wasaaradda gaashaandhigga Somaliland. Laba toddobaad ka hor unbay aheyd markii ay Somaliland sheegtay in Puntland ay dhaq-dhaqaaq ciidan ka wado aagga hore ee Tukaraq, ayna doonayaan in dagaalka socda ay ka bilaabaan jihooyin cusub. Xukuumadda Somaliland ayaa dhowr jeer waxay dowlad-goboleedka Puntland ku eedeysay in uu wado qorshe uu ku ballaarinayo dagaalka ka socda Laascaanood, islamarkaana uu qorsheynayo inuu weeraro kusoo qaado ciidamada Somaliland. “Waxa jira in aaga hore Tukaraq ay maamul goboleedka Puntland-Somalia ay ka wadaan dhaq-dhaqaaq ciidanka sidii horeba xukuumaddu u sheegtay, iyaga oo doonaya in dagaalka ay ka bilaan jihooyin cusub. Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyada oo mar walba lagu soo qaadayo weeraro, todoba maalmood oo joogto ah, ciidanku waxa uu difaac kaga jiraan fadhiisimadiisa,” ayaa lagu yiri qoraal 12-kii bishaan kasoo baxay Somaliland. Deegaanka Tukaraq ayaa waxaa xilligan ku sugan ciidamada Somaliland, waxaana kal hore ka dhacay dagaallo u dhaxeeya Somaliland iyo Puntland. Arrintan ayaa imaneysa xilli uu maanta sii xoogeystay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, ayada oo ciidamada SSC ay sheegeen inay la wareegeen saldhigii Somaliland ee magaaladaasi. Dagaalkan ayaa galay toddobaadkii saddexaad. Majiro wax war ah oo kasoo baxay maamulka Puntland oo ku aadan weerarkan ay sheegtay Somaliland, waxaana xusid mudan in maamulka uu kal hore iska fogeeyay in uu qeyb ka yahay dagaalka socda. The post Somaliland oo shaacisay in Puntland ay soo weerartay – Kadib maxaa dhacay? appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (Caasimada Online) – Human Rights Watch has called on President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia to withhold his signature from a recently passed bill that expands the powers of the country’s National Security and Intelligence Agency (NISA), citing concerns about human rights abuses. The bill, which Somalia’s Senate passed on February 22, 2023, grants NISA sweeping powers of arrest, detention, and surveillance with minimal independent oversight. If President Mohamud signs the bill into law, it will become effective in 21 days unless he chooses to return it to parliament with recommendations for amendment. The proposed bill and its concerning provisions The proposed legislation has broad provisions that could be used to justify the government’s repression of the political opposition and the media. NISA has a history of arbitrarily detaining perceived opponents and journalists, most recently detaining media rights advocate Abdalle Ahmed Mumin and temporarily closing down media outlets. Additionally, the agency has operated with a vague legal status for several years, facilitating arbitrary arrests, detention, and other abuses. The bill passed by Somalia’s lower parliament on February 7 grants the agency broad powers of arrest, detention, search, seizure, and surveillance. However, its broadly and vaguely defined definitions of offenses over which the agency would have jurisdiction could be used to violate the rights to freedom of expression, association, and peaceful assembly, unduly restricting internationally protected activities by the political opposition, activists, and the media. Human rights abuses under NISA Human Rights Watch has stated that the bill only grants detainees access to legal counsel and family visits after 48 hours in custody. Yet, the risk of torture and other custodial abuse is often greatest during the initial hours of detention. Furthermore, in undefined “emergency situations,” the bill allows NISA officials to arrest people without warrants, which is concerning. The bill also contains provisions that could be used to violate the rights to freedom of speech and the press. The language that broadly prohibits “anyone” from disseminating information about intelligence activities and agency members could be used to prosecute journalists, political opposition members, and human rights activists who publish information about government abuses. The surveillance powers, including the authority to monitor communications, internet, and postal communications, could also be used to violate people’s right to privacy and free expression. Recommended action Human Rights Watch has long called for enacting a rights-respecting national security law that defines the specific roles of national security agencies in line with Somalia’s provisional constitution and bars the intelligence agency from carrying out arrests and detentions. The organization has also recommended that the bill confine NISA’s role to traditional intelligence activities, remove overlaps with police functions and powers, and specify that the agency should not be involved in arresting and detaining suspects. Moreover, Human Rights Watch advocates for establishing an independent oversight mechanism to report to parliament, such as an inspector general or ombudsman, as stipulated in the country’s provisional constitution. The call for action Human Rights Watch’s deputy Africa director, Laetitia Bader, has called on Somalia’s president to send the draft law back to parliament and call for it to be rigorously revised to address human rights concerns. Bader stated, “Instead of rubber-stamping Somalia’s notorious intelligence agency’s extensive powers, the government should restrict its authority and improve accountability.” It is essential to take immediate action, given the bill’s provisions pose a significant threat to human rights in Somalia. The bill only grants detainees access to legal counsel and family visits after 48 hours in custody, yet the risk of torture and other custodial abuse is often greatest during the initial hours of detention. The surveillance powers, including the authority to monitor communications, internet, and postal communications, could also be used to violate people’s right to privacy and free expression. Human Rights Watch recommendations Human Rights Watch has recommended that the bill be rejected and that Somalia’s president send the draft law back to parliament to be rigorously revised to address human rights concerns. The organization has called for the bill to be amended in the following ways: The bill should confine NISA’s role to traditional intelligence activities, removing overlaps with police functions and powers, and specify that the agency should not be involved in arresting and detaining suspects. Establishing an independent oversight mechanism is essential to provide an additional layer of accountability for NISA’s actions. The oversight mechanism should report to parliament, such as an inspector general or ombudsman, as stipulated in the country’s provisional constitution. Human Rights Watch also calls for the end of arbitrary detention, including the release of those arbitrarily detained, and for investigating and prosecuting officials responsible for such abuses. The Somali government should respect human rights and ensure its legislation conforms to international standards. The post HRW urges Somalia president to reject NISA bill appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal Afrika ah oo codkooda ku biiriyay qaraar ka dhan ah Ruushka, kaasi oo la horgeeyey Golaha Qaramada Midoobay. Qaraarkaan oo ahaa in dowladda Ruushka ciidamadeeda kala baxdo dalka Ukraine ayaa dalalka xubnaha ka ah Golaha Qaramada Midoobay waxay ku kala codeynayeen Haa iyo Maya si loo ansixiyo, halka kuwa qaarna ay ka aamuseen. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay codkeeda ku biirisay 30 dal oo ka mid ah dalalka Afrika oo qaraarkaan QM ugu codeeyay “Haa” taasi oo ka dhigan in Soomaaliya ay taageertay qorshaha ku aadan in dalka Ruushka uu kala baxo ciidamadiisa dalka Ukraine. Dalalka Nigeria, Ivory Coast, Masar, Ghana iyo Kenya ayaa kamid ah dalalka Afrikaanka ah ee taageeray cod-bixintan, halka dalalka Senegal, Burkina Faso, Cameroon, Equatorial Guinea, Eswatini and Guinea-Bissau aysan ka qeyb qaadan codeynta. Qaraarkaan ayaa waxa codeyntiisa isaga aamusay 15 waddan oo kamid ah dalalka Afrika, iyada oo wadamada Eritrea iyo Mali oo keliya ay si toos ah uga soo horjeesteen qaraarkan dhigaya in Ruushka lagu qasbo ka bixitaanka Ukraine, kuwaasi oo ku codeeyay “Maya”. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa si weyn u soo dhaweeyay qaraarkan, kaasi oo uu ku tilmaamay inuu yahay calaamad xooggan oo muujineysa taageerada caalamiga ah. Dagaalka Ukraine ayaa sanad jirsaday, ayada oo si weyn u saameeyay guud ahaan dunida, gaar ahaanna waddama saboolka ah sida Soomaaliya oo kale oo ku tirsanaa gargaarka caalamiga ah. Dowladaha reer Galbeedka oo garab istaag u muujiyay xukuumadda Kyiv ayaa siinaya hub casri ah sida; gantaalada lidka taangiyada, qalabka ka hortaga gantaalada iyo waliba gantaalada gaysta burburka badan. Si kastaba, waxaa muddooyinkii dambe soo baxayay wel-wel la xiriira in dagaalka Ukraine uu isku bedelo mid u dhaxeeya Ruushka iyo NATO, taasi oo keeni karta in Moscow ay weerarto dalal kale oo dhaca qaarada Yurub ah siina ballaarin karta colaadda. The post Go’aanka Soomaaliya ay ka qaadatay qaraarkii QM ee ka dhanka ahaa Ruushka appeared first on Caasimada Online.
-
Somali chef and writer Ifrah F. Ahmed grew up cooking with her mother, knowing the recipes like the back of her hand. Cooking became her first love, and she continued doing it well into her adult years. As she went on, the memories of cooking alongside her mother, sharing recipes, and learning more about her Somali culture became incredibly important to her, thus the beginning of her traveling pop-up MILK & MYRRH was born. Source: Hiiraan Online
-
Djibouti (HOL) - The preliminary results of the parliamentary elections held in Djibouti on Friday showed that President Ismail Omar Guelleh's ruling party, the Union for the Presidential Majority (UMP), had secured an overwhelming victory. The election was held under controversial circumstances, as only two parties contested the 35 seats in the 65-member National Assembly. Source: Hiiraan Online
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Waxaa weli magaalada Laascaanood ka socda dagaalka u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC, kaasi oo ay guulo horleh ka sheegteen ciidamada SSC. Ciidanka SSC ayaa sheegay inay qabsadeen saldhigyo ciidan oo lahaayeen kuwa Somaliland. Saldhigyada ay sheegeen inay ku qabsadeen dagaalka ayaa waxa kamid ah xerada lagu magacaabo Guul-Wade oo saldhig u aheyd ciidamo daacad u ah Sarkaal lagu magacaabo Mahad Cambaashe. SSC ayaa sheegtay in xeradan ku qabsadeen gaadiid dagaal oo ay ku jiraan Taangiyo, Gaadiid Gaashaaman iyo hub kale, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil u hadlay SSC. Sarkaalkan ayaa muddooyinkii dambe taabacsana xukuumadda Somaliland, waxaana la sheegay in uu diiday in SSC uu ku wareejiyo hubkiisa iyo ciidankiisa. Waxaa lasoo warinaya khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo dhinacyada uu dagaalku ku dhex-maray magaalada Laascaanood, wallow aan illaa hadda si rasmi ah loo xaqiijin maadama uu socdo dagaalka. Dhinaca kale, Isimida SSC ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa saaka ciidamada Somaliland ku eedeyay inay weerarka soo qaadeen, ayada oo eedaasi ay Somaliland uga jawaabtay war-saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha. Somaliland ayaa dhankeeda sheegtay in kooxo nabad diid ah iyo argagixiso is-garabsanaya ay weerar kusoo qaadeen fadhiisimida ciidamadeed ee magaalada Laascaanood, iyaga oo isticmaalaya hubka culus noocayadiisa kala duwan. Xukuumadda ayaa markale ku celisay in ay ilaalineyso xabad-joojintii ay kal hore ku dhawaaqday, islamarkaana ay ciidamadeedu ku jiraan is-difaac, sida lagu yir war-saxaafadeedka. Si kastaba, Dagaalka maanta socda ayaa ah kii ugu cuslaa ee waayadan dambe ka dhaca Laascaanood, wuxuuna kusii fiday jihooyin cusub, kuwaasi oo ah bariga iyo waqooyiga magaalada. The post Ciidamada SSC oo sheegay inay qabsadeen saldhigii Somaliland ee Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool waxaa saaka markale ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC. Sida ay ogaatay Caasimada Online, dagaalkan oo illaa hadda socda ayaa kusii fiday jihooyin cusub, kuwaasi oo ah bariga iyo waqooyiga magaalada. Waxaa lasoo warinaya khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo labada dhinac ah, wallow aan illaa hadda si rasmi ah loo xaqiijin maadama uu socdo dagaalka. Isimida SSC ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa ciidamada Somaliland ku eedeyay inay weerarka soo qaadeen, ayada oo eedaasi ay Somaliland uga jawaabtay war-saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha. Somaliland ayaa dhankeeda sheegtay in kooxo nabad diid ah iyo argagixiso is-garabsanaya ay weerar kusoo qaadeen fadhiisimida ciidamadeed ee magaalada Laascaanood, iyaga oo isticmaalaya hubka culus noocayadiisa kala duwan. Xukuumadda ayaa markale ku celisay in ay ilaalineyso xabad-joojintii ay kal hore ku dhawaaqday, islamarkaana ay ciidamadeedu ku jiraan is-difaac, sida lagu yir war-saxaafadeedka. “Masuuliyada weerarkan waxaa qaadaya kooxaha wejiyada badan ee ay ka mid yihiin kuwa nabad diidka ah iyo Argagixisada oo gabaadka ka dhiganaya shacabka iyo magaalada Laascaanood.” Wixii ka soo kordha kala soco Caasimada Online The post Dagaal xooggan oo ka socda magaalada Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
