Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Daily Nation Kenya is slowly splitting at the Rift Valley, geologists have said after massive Earth movements on Monday morning left deep fissures in Narok County. 20 FEBRUARY 2023The New Times (Kigali) Geologists have confirmed that a new ocean is being created as the African continent is split in half. An international effort has revealed that a 35 miles long rift appeared in the Ethiopian deserts of the Far region in 2005 and is probably the start of a brand-new sea. The recent study, published in the journal Geophysical Research Letters, combines seismic data from the rift formation to demonstrate that it is driven by processes similar to those at the ocean’s bottom. The tectonic plates of Africa and Arabia collide in the desert and have been gradually separating for about 30 million years. The same motion has also split the Red Sea, but this is only happening at a rate of a fraction of an inch per year. Kenya Broadcasting Cooperation (KBC), reports that many have expressed shock at the prospect and possibility of a new ocean forming in Africa. According to Dr. Edwin Dindi of the Department of Geology in the Faculty of Science and Technology at the University of Nairobi, it is possible that indeed an ocean is forming along the eastern arm of the African Rift Valley. Eastern arm of the Rift Valley is fairly active, this is seen in the many tremors that occur around it,” he says and adds, “it will however take a long time probably millions of years for such it to happen. Geologists put Earth formation at 4.5 billion years ago. Followed by the formation of the continental crust 3.2 billion years ago., the continental shelf began forming when the melting rocks beneath the earth’s surface pushed through the columns on to the earth, forming the supercontinent. Dindi in an interview at the Department of Geology says the tectonic plates are in a state of flux with some shifting against each other along fault zones, some falling beneath one another, while others crash against one another, tearing apart from each other at divergent plate boundaries. This motion led to the formation of the various continents as we know them today; Africa, South America, North America, Europe, Asia and Australia. According to Dindi, the continuous motion within the continental crust has also seen the formation of the East African Rift valley, which continues to be active and to widening and could see the formation of a new ocean in Africa. “But this will not happen immediately, it is something that will happen millions of years to come,” says Dindi and adds, “remember it has taken over 30 million years for the thickness around the rift valley to reduce from 40 kilometers to 35 kilometers, meaning that it will take many more years to shed off another 5 kilometers.” Dindi observes that not all rift valleys form to the state of the current ones, they tend to fail like the one that had began forming around Wajir in the North Eastern part of Kenya “but failed and the area was instead covered with sediments,” he says and adds, “today when you travel across Wajir you can only see the depression but not a rift valley.” The East African Rift valley also known as the Afro-Arabian Rift Valley, is one of the most extensive rifts on Earth’s surface, extending from Jordan in southwestern Asia southward through eastern Africa to Mozambique. The system is about 6,400 kilometers long and averages between 48 to 64 kilometers wide. The original article on New Times. Qaran News
  2. Djibouti (Caasimada Online) – Djibouti held parliamentary elections on Friday, amidst a boycott by the main opposition parties, in what is seen as a precursor to a potential successor for the country’s President, Ismael Omar Guelleh. Guelleh has been the country’s leader since 1999, ruling with an iron fist. His ruling Union for Presidential Majority (UMP) party is one of only two parties taking part in the election and is expected to win. With just 230,000 eligible voters choosing 65 MPs for a five-year term, the law mandates that 25% of the seats must go to women. However, voter turnout appeared low, and local media reported a lack of enthusiasm among voters. Djibouti is a strategically vital country at the mouth of the Red Sea. It has attracted foreign investors and military powers for its unique location. In April 2021, Guelleh was re-elected for a fifth term as President with a whopping 97% of the vote. However, his leadership has faced criticism over its crackdown on press freedom and dissent. The main opposition parties, including the Movement for Democratic Renewal and Development (MRD) and the Republican Alliance for Democracy (ARD), have boycotted the elections, claiming they are neither free, transparent, nor democratic. The MRD described the elections as a “charade” and questioned their legitimacy. In the previous legislative ballot in 2018, the UMP emerged as the winner, securing 58 seats. The only other party running is the Union for Democracy and Justice (UDJ), which won a handful of seats in the last election. Benedikt Kamski, a Horn of Africa researcher for Germany’s Arnold Bergstraesser Institute, said that public interest in the election is “very, very limited.” With Guelleh reaching the age limit of 75, set by the 2010 constitution, he is not eligible to run again. Given the country’s clan dynamics and the balance between the two main communities, the Issa and the Afar, this has sparked speculation about who will be the next President. Kamski suggested that a successor could be chosen before the 2026 presidential election. Under Guelleh, Djibouti has leveraged its strategic location to invest heavily in ports and logistics infrastructure, receiving funding from abroad, particularly from China. The country has also remained stable in a volatile neighborhood, flanked by Eritrea, Ethiopia, and Somalia, and across the sea from Yemen. Foreign military powers, including France, the United States, and China, have established bases there. The post Djibouti heads to the polls in parliamentary election marred by opposition boycott appeared first on Caasimada Online.
  3. Garoowe (Caasimada Online) – Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Puntlanda ayaa loo gudbiyay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay, kadib markii uu sii xoogeystay khilaafka ka taagan doorashooyinka maamulkaasi. Ku-xigeenka ergayga QM ee Soomaaliya ayaa warbixin la xiriirta xiisadda siyaasadeed ee Puntland oo salka ku haysa arrimaha doorashada doorashooyinka u gudbisay Golaha Amaanka QM. Marwo Kiki Gbeho ayaa warbixintan ku sheegtay in khilaafka siyaasadeed uu hareeray diiwaan-gelinta maamulka Puntland, ayada oo xustay in mucaaridka ay ka biyo diideen nidaamka uu wax u wado maamulka Saciid Deni. Waxay qirtay in khilaafka siyaasadeed uu xataa saameeyay laamaha amaanka Puntland, islamarkaana ay ku kala qeybsameen barnaamijka doorashada qof iyo cod, gaar ahaan diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha. “Puntland waxaa ka socday diyaar garow doorashada golayaasha deegaanka, inkasta oo dib u dhac ku yimid iiwaan-gelinta cod-bixiyaasha. Diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha ee wejigeeda hore loo qorsheeyay in ay ku dhacdo bisha December 5-teedii ayaa la bilaabay 5-tii Janaayo si guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ay u xaliyaan tabashada ururka siyaasadd ee ku aadan hanaanka ay u socota,” ayay tiri. “Gobolka Nugaal waxaa (diiwaan-gelinta cod-bixiyayaasha) kasoo horjeestay odayaasha dhaqanka iyo taliye sare oo ka tirsan ciidamada Kumaandooska, kuwaasi oo ku dooday in hanaanka doorashada uusan ku dhisneyn is-afgarad.” Ku-xigeenka ergayga QM ee Soomaaliya ayaa sidoo kale waxay warbixinteeda ku sheegtay in natiijo la’aan kusoo dhamaadeen wada-hadalo dhexmaray xubno ka socda dowladda Puntland iyo mucaaridka kadib markii lagu kala kacay. “Ciidamo hubeysan oo la safan mucaaridka ayaa u guuray Garoowe, waxayna rasaas is-weydaarsadeen ciidamo daacad u ah dowladda Puntland 6-dii bishaan. Iska hor-imaadkaas ayaa dhamaaday kadib markii odayaashu ay ku qanciyeen ciidamada hubeysan ee taageersan mucaaridka inay ka baxaan magaalada.” Arrintan ayaa imaneysa xilli ay sii xoogeysatay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Puntland, taasi oo salka ku haysa khilaafka ka dhashay arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan hanaanka ay kooxda Saciid Deni u wado diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha. The post Xiisadda siyaasadeed ee Puntland oo gaartay meel sare iyo Golaha Ammaanka oo… appeared first on Caasimada Online.
  4. Xil-ka tegis Muddo ku siman 5-sanno oo aan hayey xilka af-hayeenka Xisbiga ballaadhan ee WADDANI waxa maanta la soo gaadhay xiligii aan jagadaa wareejin lahaa. Waxa ay ahaayeen 5-sanno oo halgan, himilo, horumar iyo hawl badnaa oo aan qof ahaan iyo xisbi ahaan ba meelo adag ka soo baxnay. Wakhti Dadaal, doodo waaweyn, daacadnimo, dareen wanaagsan iyo u hadalka danyarta oo dagaal badan ku wajahay ayuu ahaa. Mahad oo dhan Alle ayaa leh waxaans’e abaal iyo ogaal u hayaa cid walba oo shaqadaa adag igu barbar taagnayd muddadii aan mansabkaa hayey: uguna horreeyo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga, hoggaanka xisbiga, fullinta, garabadda haweenka, dhallinyaradda, laamaha dibadda, taageerayaasha xisbiga, saxaafadda Somaliiland iyo guud ahaan shacabka sharafta badan ee Somaliland. Waxa aan hadda u gacan bixi doonaa shaqooyinka balladhan ee baarlamaanka yaala iyo arrimaha samafalka bulshadda Somaliland Insha Allah. waxa aan rejo fiican ka qaba in hoggaanka sarre ee Xisbigu iga aqbali-doonaan xil ka tegistayda qof hannan kara jagadaasna u magacaabi doonaan. Allaa Mahad Leh Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun. Qaran News
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyay in hakad uu ku yimid shaqadii garoonka, xilli uu sii xoogeystay musuq-maasuq baahsan oo halkaasi ka taagan. War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxa lagu sheegay in wararka la xiriira in hakad uu ku yimid shaqadii ka socotay garoonka ay yihiin “dacaayado lagu faafiyay baraha bulshada iyo warbaahinta”, sida lagu yiri qoraalka. “Maamulka waxa uu caddeynayaa in wararkaas aysan ahayn kuwo xaqiiq ah oo ay shaqada Garoonku sideedi u socoto. waxa bulshada Soomaaliyeed ku wargelinayaa in aysan ku kadsoomin wararka dacaayadda ah ee loogu tala-galay in bulshada lagu marin-habaabiyo laguna dhaawaco magaca garoonka,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka kasoo baxay maamulka garoonka. Qoraalka kasoo baxay maamulka garoonka diyaaradah Aadan Cadde ayaa u muuqda mid lagu daboolayo fadeexada ka taagan garoonka, taasi oo horseeday in shalay uu hakad ku yimaado shaqadii garoonka saacado kooban, sida ay ogaatay Caasimada Online. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in sababta ay tahay shidaal la’aan soo wajahday garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, taasI oo saameyn ku yeelatay shaqadii guud ee garoonka. Arrintan ayaa timid, kadib markii wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Fardowsa Cusmaan Cigaal ay soo saartay waraaq ay shaqada uga joojisay shirkadii shidaalka geyn jirtay garoonka Aadan Cadde, waxaana arrintaas ay keentay in shidaal la’aan ay dhacdo. Fardowsa ayaa lagu warramay inay dooneyso in shirkad ayada ku xiran ay siiso qanadaraaska shidaalka, si ay uga faa’iideysato dakhliga kasoo xaroonaya iibka shidaalka oo boqolaal kun oo dollar ah. Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in diyaaradaha ay shaqadooda hakadka gashay saacadaha kooban ay ka mid yihiin kuwa caalami iyo kuwa gudaha ah oo ku xayiran gudaha garoonka, kadib markii ay saameysay shidaal la’aanta garoonka ka taagan. Arrintan ayaa sidoo kale sawir xun ka bixineysa garoonka Muqdisho oo ay maalin welba kusoo dagaan diyaarado kala duwan oo isaga kala goosha Soomaaliya iyo Caalamka. Waxaa sidoo kale arrintaan ay kusoo aadaysaa, ayada oo uu shalay is-casilay wasiiru dowladihii Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug), kaas oo shaaciyay in musuq baahsan iyo ku takrifal awoodeed uu ka jiro wasaaraddaasi. Wuxuu si gaar ah eedeynta ugu jeediyay wasiirka wasaaraddaasi, Fardowsa Cismaan Cigaal, isaga oo tilmaamay in ay xadgudub ku heyso muwaadiniinta Soomaaliyeed, isla-markaana Wasaaradda ay ka dhigtay meel lagu dhibo dad shacabka ah. “In damiirkeygu isiin waayay inaan ka sii tirsanaado xafiis lagu dulminaayo muwaadiniin Soomaaliyeed, laguna fool xumeynaya Adeegga iyo kalsoonida ay umadda Soomaaliyeed ku qabtay wasaaradda gaadiidka iyo duulista Hawada” ayuu yiri Wasiir Caana-nuug. The post Maamulka garoonka Aadan Cadde oo war cusub soo saaray kadib fadeexaddii musuq appeared first on Caasimada Online.
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Afhayeenka howl-gallada kooxda Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ku dhawaaqay howl-gal uu sheegay in maleeshiyaadka kooxda ay ka billaabi doonaan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Abuu Muscab ayaa waxa uu sheegay in kooxda ay magaalada Muqdisho ka fulin doonto howl-gallo ay ku baacsaneyso kooxaha ciyaal weerada iyo kuwa ka ganacsada daroogada noocyadeeda kala duwan. “Ciidankeena Muqdisho ka howl-gala waxay amar ku qabaan in ay tallaabo ka qaadaan dadka xummaantaas ku lug leh, cid walba oo arrimahaas gurrucan ku leh waxaan leenahay waan kaa war haynaa oo waan kugu soo soconnaa, waxaan kuugu baaqeynaa in aad ka towbad-keentaan xumaanta aad faraha kula jirtaan inta aanan kusoo gaarin,” ayuu yiri Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta kooxda. Abuu Muscab ayaa sheegay in arrintaan ay daba socoto kadib cabashooyin badan oo uu sheegay in dadka Muqdisho u gudbiyeen kooxda, kuwaasi oo la xiriira halista ay kooxahaasi ku hayaan, sida uu hadalka u dhigay. Kooxda Al-Shabaab ayaa sidoo kale u digtay goobaha habeenkii lagu caweeyo, oo ay sheegeen in xumaan lagu faafiyo, sida ay baahisay warbaahinta kooxda. Hadalkan kasoo yeeray Afhayeenka howl-gallada kooxda Al-Shabaab ayaa imanaya xilli kooxda looga adkaaday dagaalka ka dhanka ah ee ka socda gobollada dalka, wallow ay weli weeraro iyo dilal qorsheysan ay kooxdu ka geysato magaalada Muqdisho. Kooxdan ayaa iyadu inta badan sheegata inay ka shaqeyso masaalixda bulshada, hase yeeshe xaqiiqadu waa ka duwan tahay taasi, waxayna dhawaan Culimada Soomaaliyeed ay sheegeen inay yihiin Khawaarij. Dagaalka Al-Shabaab ayaa tan iyo markii uu billowday waxaa lagu gaarsiiyay jab xoogan, ayada kooxda lagala wareegay deegaano horleh oo sanado badan ku jiray gacantooda. The post Al-Shabaab oo sheegtay in howlgal nooc cusub ah ay ka billaabi doonto Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Musharaxiinta u taagan kursiga HOP#086 ayaa si adag uga hadlay go’aankii habeen hore kasoo baxay guddiga KMG ah ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan Baarlamaanka 11-aad, kaasi oo uu guddiga si KMG ah doorashada kursigan ugu soo wareejiyay magaalada Muqdisho. Musharaxiintan oo shan ah ayaa waxay ku tilmaameen waraaqda kasoo baxay guddiga KMG ah ee doorashooyinka mid sharci darro ah, oo laga leeyahay dano gaar ah, islamarkaana ayna jirin duruufo qasbaya xilligaan in kursiga HOP#086 looga soo wareejiyo deegaan doorashadiisa oo aheyd magaalada Beledweyne. Musharaxiintan oo kala ah Cabdinuur Maxamed Axmed, Dr. Cabdicasiis Maxamed Mataan, Khaalid Muxumed Gaabane, Dr. Cumar Faaruuq Sheikh Cabdiciis iyo Maxamuud Cabdiraxmaan Macalin ayaa waxay dalbadeen in doorashada kursigan dib loo waafajiyo habraaca ku cad ah qaraarkii barlamaaniga ahaa, si lamid ah kuraasta ay baneeyeen ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre iyo Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad. “Anaga oo joogna guriga madaxweynaha HirShabelle ayay warqadan soo dhacday, madaxweynaha markii aan wax ka weydiinay wuxuu noo sheegay in uusan wax ka ogeyn lagana tashan. Waxaa weydiinay inay jiraan duruufo kursigan looga soo wareejiyay HirShabelle, wuxuu noo sheegay in duruuf jirin oo HirShabelle lamid tahay maamulada kale,” ayuu yiri Cabdinur Maxamed Axmed oo kamid ah musharaxiinta u taagan kursiga HOP#086. Sidoo kale waxay sheegeen inay rabaan in tartanka laga dhigo mid furan oo doorashada ay ka qeyb-galaan, balse aysan ogolaaneyn in kursiga laga dhigo mid wareegto la iskaga magacowdo ciddii la rabo, sida ay hadalka u dhigeen. “Waxaa diyaar u nahay in aan galno tartan furan. Dowladda maadama ay iyada dhaqaalihii iyo amnigii haysatay oo wax walba haysato, anagii oo intaas haysan ayaa diyaar u nahay in aan la tartano cid kasta oo ay riixayso laakiin garoon loo siman yahay oo daah-furan ayaa diyaar u nahay,” ayuu yiri Musharax Cabdinuur Maxamed Axmed. Cabdinuur ayaa sidoo kale qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ayaa waxa uu sheegay ku sheegay in qaar kamid ah odayaashii dhaqanka ee beesha iska leh kursigaan guryahooda loogu tagay, laguna handaday inay la kulmayaan cawaaqib xumo haddii aysan kursigan ka aamusin. “5 musharax oo aan ku jiro ayaa loo diiday inay galaan gudaha Xarunta Guddiga ee Hotel Shabeel xilli ay shaqo ka socoto oo lagu diiwaangalinayo odayaal. Haddii Musharax Cabdinuur laga urinayo maamulkii hore, maxaa musharixiinta kale fursad loo siin waayay?.” Guddiga KMG ah ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan Baarlamaanka 11-aad ayaa habeen hore shaaciyay in kursigan oo markii hore deegaan doorashadiisu aheyd magaalada Beledweyne si KMG ah loogu soo wareejiyay magaalada Muqdisho. Sidoo kale guddiga ayaa shaaciyay jadwalka doorashada ee kursigan, xilli uu muran badan uu ka taagan yahay kursigaan, oo lasoo warinayo in Villa Somalia ay shaqsi gaar ah u xireyso. Qoraalka kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in doorashada kursigan ugu dambeyn la qaban doono 25-ka bishaan Febraayo ee sanadka 2023-ka “Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka bannan Baarlamaanka 11aad, asagoo gudanaaya waajibaadka qaran ee loo igmaday wuxuu shaacinayaa jadwalka doorashada kursiga tirsigiisu yahay GSH#086, kaasi oo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Beledweyne, laakin si KMG loogu soo wareejiyay caasimada qaranka ee Muqdisho,” ayaa lagu yiri warka qoeraalka ah ee ka soo baxay duddiga KMG ah ee doorashadan. Tallaabada uu guddiga uu qaaday ayaa kusoo aadeysa, ayada oo Beesha Reer Aw-Xasan oo iska leh kursiga HOP0#86 ay bayaan culus ka soo saartay doorashadiisa. Odayaasha dhaqanka ee beesha ku eedeeyay guddiga KMG ah ee doorashooyinika kuraasta bannaan, wasiir Faarax Cabdulqaadir iyo ra’iisul wasaare Xamza in ay si wadajir ah uga shaqeynayaan duud-siinta xuquuqda odayaasha beesha ee kursigan iyo warejintiisa. “Waxaan caddeynaynaa in Deegaan doorashada Kursiga HOP086 ay tahay Degmada Beledweyne, mana jiro go’aan lagu soo wareejinayo ama heshiis odayaasha dhaqanku ay ka gaareen arrintaas,” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay guddiga dhaqanka ee reer Aw-Xasan.waayay?.” The post Musharaxiinta kursiga HOP#086 oo war culus kasoo saaray go’aankii guddiga doorashooyinka appeared first on Caasimada Online.
  8. Afhayeenka xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa shaaciyay in wareejiyay xilkii uu ka hayay xisbiga WADDANI waxaanu qoraal uu faafiyay ku yidhi sida tan: “Xil-ka tegis Muddo ku siman 5-sanno oo aan hayey xilka af-hayeenka Xisbiga ballaadhan ee WADDANI waxa maanta la soo gaadhay xiligii aan jagadaa wareejin lahaa. Waxa ay ahaayeen 5-sanno oo halgan, himilo, horumar iyo hawl badnaa oo aan qof ahaan iyo xisbi ahaan ba meelo adag ka soo baxnay. Wakhti Dadaal, doodo waaweyn, daacadnimo, dareen wanaagsan iyo u hadalka danyarta oo dagaal badan ku wajahay ayuu ahaa. Mahad oo dhan Alle ayaa leh waxaans’e abaal iyo ogaal u hayaa cid walba oo shaqadaa adag igu barbar taagnayd muddadii aan mansabkaa hayey: uguna horreeyo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga, hoggaanka xisbiga, fullinta, garabadda haweenka, dhallinyaradda, laamaha dibadda, taageerayaasha xisbiga, saxaafadda Somaliiland iyo guud ahaan shacabka sharafta badan ee Somaliland. Waxa aan hadda u gacan bixi doonaa shaqooyinka balladhan ee baarlamaanka yaala iyo arrimaha samafalka bulshadda Somaliland Insha Allah. waxa aan rejo fiican ka qaba in hoggaanka sarre ee Xisbigu iga aqbali-doonaan xil ka tegistayda qof hannan kara jagadaasna u magacaabi doonaan. Allaa Mahad Leh” Source
  9. Xarardheere (Caasimada Online) – Ku dhawaad 30 maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howl-gal shalay ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Mudug, sida lagu shaaciyay qoraal kasoo baxay maamulka Galmudug. Ciidamada xoogga dalka, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dadka deegaanka ayaa howl-galkan ka fuliyay deegaanka Faarax Aadan, kaasi oo markii dambe kusii fiday deegaanka Wadaariq oo ay argagaxisadu ku laheyd saldhig weyn, sida lagu yiri qoraalka Galmudug. Dagaal culus oo saacado badan socday kadib ayaa la sheegay in ciidamada ay halkaasi ku jabiyeen maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab, iyaga oo ka saaray godadkii ay ku dhuumaleysanayeen. “Khawaarijta Joogta Galmudug, gaar ahaan gobolka Mudug ayaa ku jira maalmahoodii ugu adkaa, kuwaas oo wajahaya cuna-qabateyn iyo dagaallo toos ah, waxaana hubkoodii ka furanaya shacabkii ay muddada fog dhibaatada ku hayeen,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay maamulka Galmudug. Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ugu dambeyntiina u mahad-celisay saaxiibada caalamiga ah oo iyagu gacan weyn ka geystay jabinta kooxda Al-Shabaab. Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa laga dilay 48 saac gudahood in ka badan 50 xubnood, ayada dowladda ay Arbacadii shaacisay in howl-gal ka dhacay gobolka Hiiraan lagu dilay 22 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Howl-galkaasi ayaa waxa fuliyay ciidan ka tirsan kuwa hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa saaxiibada caalamiga ee Soomaaliya ka taageera howl-galada. Maleeshiyaadkaasi ayaa waxaa qayb ka ahaa xubno ka soo firxaday howl-galkii 21-kii bishaan ka dhacay Tuulada Cadalay oo hoostagta degmada Mahadaay ee gobalka Shabeellaha Dhexe. Dhawaan unbay aheyd markii ay dowladda federaalka shaacisay in kooxda Al-Shabaab ay ka dishay 80 dagaalame, islamarkaana dhaawacyo badan looga qabtay kooxda, kadib dagaal ka dhacay gobolka Mudug. Dagaalka ka dhanka kooxda Al-Shabaab ayaa tan iyo markii uu ka billowday dalka, waxaa kooxda lagu gaarsiiyay jab xooggan, ayada oo laga xoreeyay deegaano horleh oo sanado badan ku jiray gacantooda. The post 30 Al-Shabaab ah oo lagu dilay howl-gal ka dhacay gobolka MUDUG appeared first on Caasimada Online.
  10. Shaqaalaha kala duwan ee Hay’adaha midowga Yurub ayaa lagu amray in ay joojiyaan isticmaalka Shabakada Tiktok oo laga leeyahay wadanka Shiinaha, taas oo lagu sababeeyey khataro amni oo dhinaca Internet-ka ah. Bayaan Arrintani lagaga hadlayo oo soo baxay ayaa lagu yidhi “ Tallaabooyinkan waxaa looga gol leeyahay in lagu ilaaliyo hay’adaha EU iyo shaqaalaha khataraha amniga internetka iyo tallaabo kasta oo looga faa’iidaysan karo weerarrada internetka..” Shabakadan Tiktok oo waayadan dambe si aad isticmaalkeedu ugu faafay bulshada caalamka ayaa waxa sidoo kale hore uga digay dowladda Maraykanka walow ay ku guul-daraystay in ay dalkeedda ka mamnuucdo. Source
  11. Hargeysa (Caasimada Online) – Mareykanka ayaa kordhiyay cadaadiska uu Somaliland ku saarayo xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Dowladda Mareykanka ayaa waxay Somaliland ku cadaadineysa in ay ka dhabeyso xabad joojintii ay kal hore ku dhawaaqday, islamarkaana xiisadda taagan xal looga gaaro miiska wada-hadalka. Safiir ku-xigeenka Mareykanka ee Soomaaliya oo booqasho aan hore loo sii shaacin ku tegay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu madaxtooyada Somaliland kulan kula yeeshay madaxweyne Muuse Biixi. Danjire Tim Trenkle iyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka wada-hadlay xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood, taasi oo gashay toddobaadkii saddexaad. Madaxweynaha Somaliland ayaa Danjiraha warbixin ka siiyey xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood, ayaga oo labada dhinac isla qaatay in gargaarka bini’aadannimo aan la carqaladeyn. “Waxaanu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ka wada-hadalnay khasaaraha nafeed ee naxdinta leh iyo qalalaasaha Laascaanood, Mareykanku wuxuu beesha caalamka kala mid yahay in la sameeyo xabad joojin bilaa shuruuda, iyo gargaar aadaminimo oo aan la carqaladayn,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Muqdisho. Somaliland oo iyaduna qoraal kasoo saartay kulanka Muuse Biixi iyo Amb. Tim Trenkle ayaa waxa lagu sheegay in kulankaasi uu ku dhammaaday is afgarad buuxa. Kulankan ayaa waxaa madaxweyne Biixi ku wehlinaayey wasiirrada arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr Ciise Keyd Maxamuud iyo warfaafinta dhaqanka iyo wacyi-gelinta Saleebaan Yuusuf Cali Koore. Xukuumadda Somalinad ayaa hore u sheegtay dhankeeda inay diyaar u tahay in miiska wada-hadalka xal looga gaaro xiisadda dagaal ee Laascaanood, taasi oo timid kadib cadaadisyo horleh oo beesha caalamka ku saareen dagaalka socda. Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in uu ergo dhaqameed u dirayo gobolka Sool, si ay ula soo fariistan Isimida ku sugan Laascaanood, wallow ay arrintaas ku gacan sayreen garaadada SSC oo ayagu sheegay in aysan jirin cid xiriir kala soo sameysay wada-hadal iyo waan-waan laga galayo xiisadda taagan. The post Somaliland iyo Mareykanka oo wada-hadal xasaasi ah ka yeeshay xiisadda Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
  12. Mogadishu (HOL) - Somali police forces have apprehended a network believed to belong to the al Shabab group following a security operation in Mogadishu's Hodan district on Thursday. Source: Hiiraan Online
  13. Dowladda Shiinaha ayaa ku baaqday xabbad joojin dhex marta Ukraine iyo Ruushka, si loo dejiyo xiisadda ama loo helo xaalad u gogol xaareysa in la yeesho wadahadal nabadeed. soo jeedintaan oo ka kooban 12 qodob oo lagu soo afjarayo colaadda,waxaa ku jira in la joojiyo cunaqabataynta reer Galbeedka ee ka dhanka ah Ruushka, in la sameeyo waddooyin bini’aadantinimo oo lagu daadgureeyo dadka rayidka ah iyo tillaabooyinka lagu hubinayo dhoofinta hadhuudhka. “Dhammaan dhinacyadu waa inay ahaadaan kuwo caqli-gal ah oo ay is-xakameeyaan, ka fogaadaan inay dabka sii huriyaan oo ay sii xumeeyaan xiisadaha, ayna ka hortagaan dhibaatadu inay sii xumaato ama xitaa inay faraha ka baxdo,” ayay tiri soo jeedintaas. PUNTLAND POST The post Shiinaha oo xabbad-joojin ugu baaqay Ruushka iyo Ukraine appeared first on Puntland Post.
  14. “Those responsible must be held accountable,” said Isha Dyfan, the UN Independent Expert on the situation of human rights in Somalia Click here to read more about this article Qaran News
  15. The US diplomatic mission in Somalia demanded an “immediate” unconditional cease-fire Thursday in Somalia’s northern town of Lasanod. Source: Hiiraan Online
  16. Mogadishu (HOL) - The Ministry of Internal Security in Galmudug has announced that the Somali National Army and Galmudug regional forces conducted a joint operation in the Mudug region, near the Farah Adan area, resulting in the killing of 30 suspected Al Shabaab fighters. Source: Hiiraan Online
  17. Zepz, the cross-border payment platform founded by Somalia’s Ismail Ahmed, has sent shockwaves in the digital finance space after successfully securing more than $800 million in debt and equity financing from various investors. Source: Hiiraan Online
  18. Djibouti is preparing to vote in parliamentary elections on Friday, February 24. Source: Hiiraan Online
  19. Baghdad (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay gaaray magaalada Baghdad ee caasimada dalka Ciraaq. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baghdad ku soo dhaweeyay danjiraha Soomaaliya ee Ciraaq Amb. Liibaan Sheekh Maxamuud (Maalinguur). Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa intaas kadib waxaa loo gudbiyey hoyga martida, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Midowga Baarlamaanka Carabta ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Ciraaq, Mudane Muhamed Al-Halbousi. Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa dhigiisa dalka Ciraaq Mudane Muhamed Al-Halbousi uga mahad-celiyay soo dhoweynta diiran ee loo sameeyay isaga iyo wafdigiisa. Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa magaalada Baghdad ee caasimada dalka Ciraaq uga qeyb-galaya meertada 34-aad ee Midowga Baarlamaannada Carabta, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska guddoonka. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale inta uu ku sugan yahay caasimada dalka Ciraaq ee Baghdad ayaa waxa uu kulamo doceedyo kala duwan la yeelan doona madaxda kala duwan ee ka qeyb-galeysa shirweynaha Midowga Baarlamaannada Carabta. The post Sawirro: Guddoomiye Aadan Madoobe oo ka degay Baghdad + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  20. Madaxweynaha Suudaanta Koonfureed ayaa baaq u diray in ka badan 2 milyan oo qaxooti ah oo dalkaas u dhashay inay dalka dib ugu soo laabtaan, qaxootigaas ayaa ku sugan xeryo ku yaalla dalalka deriska la ah South Sudan. Salva Kiir ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay bilaabayso inay qaxootigaas u fududayso, ammaanka ay u baahan yihiin. Waxaa jira in ka badan 2.3 milyan oo qaxooti ah oo dalkaas u dhashay oo ku nool xeryaha qaxooti ee kuyaalla dalalka Kenya, Uganda iyo Masar. Madaxweyne Kiir ayaa sheegay in dib u soo celinta qaxootigani ay mudnaanta koowaad u tahay xukuumaddiisa. Madaxweyne Kiir ayaa hadalkan sheegay xilli uu booqasho ku tegey xero ay ku sugan yihiin barakacayaal kala duwani. PUNTLAND POST The post South Sudan oo baaq u diray Qaxootiga u dhashay dalkiisa appeared first on Puntland Post.
  21. Since the election of Somalia’s President Hassan Sheikh Muhamud in mid-May 2022, the National Consultative Council (NCC), a body by the top FGS, FMS, and BRA leaders, has met four times in Mogadishu. The NCC is a de facto high-level platform for executive leaders at FGS and FMS levels in Somalia who negotiate and agree on contentious political issues. In the past five years, the NCC meetings have tended to be ad hoc. The only notable matter its members have deliberated and decided on was the indirect election. NCC members did not discuss any substantive issues in their first two meetings in June and September last year. However, in its third meeting in late October, the NCC agreed on the implementation of the National Security Architecture (NSArch) – which dates back to April 2017 – and established a technical committee tasked with revising the agreement. In late December 2022, the NCC agreed on the judiciary model for Somalia and the power allocation arrangement and has already scheduled for late February 2023 deliberations on other contentious political issues including elections and fiscal federalism. However, Puntland withdrew from the NCC after the agreements on power allocation and judiciary model and froze its role in the NCC. The FGS leadership sees thispolitical forum as a suitable platform that meets once every two months to discuss and agree on the key contentious political issues in Somalia that crippled the review and completion of the provisional federal constitution. This governance brief examines the NCC agreements on the judiciary model and power allocation. It explores the further challenges it faces, and puts forward several policy considerations. Source: Hiiraan Online
  22. MOGADISHU, Somalia – The Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the multiple, but separate arrests against journalists and media community in Mogadishu, Banadir region and Wajale town in Somaliland, the latest in a string of attacks against journalists in the country as well call for the end of these attacks. Source: Hiiraan Online
  23. JUBA, South Sudan (AP) — South Sudan’s president has urged the country’s more than 2 million refugees to return home in his first meeting with displaced people since civil war erupted almost a decade ago. Source: Hiiraan Online
  24. ACC Aviation will source and deliver two North American aircraft to Daallo Airlines. Source: Hiiraan Online