Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Qaahira (Caasimada Online) – Wasiirrada arimaha dibbada ee dowladaha Jaamacadda Carabta oo shir ku yeeshay magaalada Qaahira ayaa si adag uga digay biyo xireenka halka dhinac ee ay dowladda Itoobiya ka waddo wabiga Nile-ka. Bayaan laga soo saaray shirka wasiiradan ayaa waxaa lagu sheegay in biyo xireenka Itoobiya uu khatar weyn ku yahay ku tiirsanaan Masar ee webiga, taasi oo sii xoojineysa dooddii xukuumadda Qahira ee xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya. “Jaamacadda Carabtu waxay sii wadi doonta inay la xiriirto dhammaan dhinacyada gobolka iyo kuwa caalamiga ah si ay u taageeraan geeddi-socodka nabadda iyo xuquuqda dadka Falastiiniyiinta.” Wasiirrada arimaha dibbada ee dowladaha Jaamacadda Carabta ayaa sidoo kale waxay muujiyeen sida ururkooda diyaarka ugu yahay inay difaacan danaha dalalka Carabta ah. “Urur ahaan waxaa dejinay aragtiyo ku saabsan xiisadda ka taagan Ukraine, hubka nukliyeerka, isbeddelka cimilada, iyo arrimaha dalalka Carabta.” Bayaankan ayaa imanaya xilli ay dowladda Masar ay doonayso inay dalalka Carabta ku qanciso in Itoobiya ay aqbasho “heshiis sharci ah” oo ku saabsan buuxinta biyo xireenka wabiga Nile-ka. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar Sameh Shoukry oo ka hadlayay shirka Jaamacadda Carabta ee Qaahira, ayaa sheegay inuu doonayo “in dalalka Carabta ay ku cadaadiyaan Itoobiya inay aqbasho mid ka mid ah xalalka tanaasulka ah ee lagu soo bandhigay miiska wada xaajoodka arrintan.” Itoobiya ayaa biyo xireenka ka dhiseysa webiga Nile-ka, taasi oo Masar ay ka cabsi qabto xaddidaad dheeri ah oo ku timaadda biyaha ay ka hesho wabiga Nile oo dadkeeda oo 100 milyan ka badan ay noloshoodu ku tiirsan tahay. Wabiga Niilka Buluugga ah ayaa ah isha ay Masar ka hesho 90% biyaheeda nadiif ah. The post Soomaaliya iyo dalal kale oo digniin kasoo saaray biyo-xireenka Ethiopia ee wabiga NILE appeared first on Caasimada Online.
  2. Jigjiga (HOL)- The Somali Regional State in Ethiopia has denied involvement in the ongoing violence in the disputed town of Las Anod after being accused by the Somaliland government. Source: Hiiraan Online
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023 ee dhawaan uu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa shaaciyay shuruudaha laga rabo shirkadaha doonaya u tartamida u adeega Xujeyda Soomaaliyeed. Shuruudahan uu soo saaray guddiga oo ka adag kuwii sanadihii hore ayaa waxaa loo dhigay shirkadaha doonaya inay bixiyaan adeega Xajka ee sanadkaan, ayada oo tartankaan uu ku eg yahay maalinta Axad ee ku taariikheysan 12-ka March 2023-ka. Shirkadaha doonaya iney u tartamaan u adeegida Xujeeyda Soomaaliyeed ayay guddiga hor dhigeen inay soo buuxiyaan sharuudo dhowr iyo toban qodob ka kooban oo ay ugu horeyso in Milkiilayaasha shirkaddaha ay yihiin muwaadiniin Soomaaliyeed. Shuruudahan ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ah in Shirkada iyo Milkiiliyaasheedu yihiin dad sumcad leh, maxkamadna aysan ku ridin xukun ciqaabeed kama danbeys ah 5-tii sano ee u danbeysay, islamaarkaana soo gudbiyaan warqadda danbi la’aanta maamulaha shirkadda ee CID-da. “Waa in Shirkadda leedahay khibrad la xiriirta Adeegyada Xajka & Cumrada ugu yaraan laba sano oo khibrad ah. Shirkad, Wakaalad iyo Xamlad walba oo daneyneysa Adeegga Arrimaha Xajka waa in ay ogoshahay bixinta lacagta dhigaalka ah (Deposit).” Waxa kale oo lagu yiri qoraalka “Shirkadu waa in ay ka diiwaan-gashan tahay hay’adda IATA, soona gudbiso Code Number-keeda ama ay keento warqad wada-shaqeyn shirkad ka diiwaan-gashan IATA laguna cadeeyay Code Number-ka (IATA), (ayaatta).” Guddigan Xajka ee uu magacaabay Wasiir Mukhtaar Roobow ayaa dhawaan waxaa ka dhashay khilaaf xoogan oo ku saabsan hufnaantooda, inkasta oo markii dambe ay soo fara-geliyeen madaxda sare khilaafkaas oo u dhaxeeyay wasiirka iyo ku-xigeenkiisa, lana xaliyay. Hoos ka aqriso shuruudaha uu soo saaray guddiga oo dhameystiran: The post Aqriso: Guddiga tartanka shirkadaha Xajka oo shuruudo adag soo saaray appeared first on Caasimada Online.
  4. Qarankii Somaliland ee sodonka sano kabadan soo dhismayey ee inuu beesha caalamka citiraaf ka helo shacbigiisu inbadan ay rejada ka qabeeni maanta wuxuu ku danbeeyey , kadib mudo dheer oo uu muran siyaasadeed oon jiho lahayn oo gacan kurimis ah oo doorashooyinkii iyo dimuquraadiyadii Somaliland ku faani jirtay. ragaadiyey, waxaa laga dhaxlay arimahan hoosku qoran. 1-Madaxweyne wakhtigiisu dhamaaday oo ku joogta mudo kurdhin aan dariiqeedii loomarin oon laysku waafaqsanayn iyo doorasho madaxweyne oon wakhti ay dhacidoonto lagaranayn. 2-Guurti wakhtigeedu dhamaaday oo isu kordhisay shansano oo qayrul sharci ah oon meela kaga qorayn distoorka iyo xeerarka dalka. 3-Xisbiyadii qaranka oo ruqsadoodu dhacday iyo doorashadoodii oon haabka lagu hayn. 4-Ruqsadii kumeelgaadhka ahayd ee lasiiyey Ururada siyaasada oo wakhtigeedu dhamaaday oon maanta wax sharciyada haysan. 5-Dagaal sokeeye oo dalka kabilaabmay oo keenay dhimasho , dhaawac barakac iyo burbur hantiyeed iyo dhiigbax dhaqaale dhanwalba meeshana kasaaray nabadii Somaliland kufaani jirtay. 6-Dalkii iyo dadkii Somaliland-nimada ku midaysnaa oo maanta dad ka mid ahi ay qaateen mawfif Somaliwey-nimo iyo maamul goboleed ku dhawaaqeen calankiina dejiyeen midkalena qaateen. 7-Shacbiga Somaliland intii soo hadhay oon dhexdoodu isu calool fayoobayn iyo rajaday ka qabeen inay maruun aduunka kaheli doonaan citiraaf oo luntay markay sodon sano kadib raadkoodii diburaaceen. Waxaan kusoo afmeerayaa faaladan tuducyo kamida gabay uu tiriyey AHUN. Abwaan Qaasin 1991 oo uu saluugsanaa qaabkii beelaysnaa ee dawlad nimada Somaliland lagu unkay. Gabaygu wuu badnaaye wuxuu kusoo goynayaa Ardaa-reer waxyaal iyo xilqaran Aadu-kala Wayne Bal in calan astaan lagu dhigto Oo dawlad la,ahaado Oo qaran aduunyada kamida Lagu ekaanaayo Iyo inay gumaysigii horay Eriday doonayso Inoodoora labadaa halkii Aayo noqon doonta. Qaran News
  5. After nearly three-and-a-half years, Nasro Adan Mohamed finally got to hug her husband and little girl. Source: Hiiraan Online
  6. Sabrina Ali is a British Somali actor, playwright and screenwriter. Her play Dugsi Days debuted in October and completed a sell-out run at Rich Mix in east London in January. Here she talks to us about how the seminal 1980s movie The Breakfast Club has influenced her work, her love of horror films and why representation matters. Source: Hiiraan Online
  7. Beletweyne- The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Deputy Force Commander in charge of Operations and Plans, Maj. Gen. Marius Ngendabanka on Wednesday visited Mission troops in Beletweyne to assess their welfare. Source: Hiiraan Online
  8. markii u soconaayay dagaalkii Dawladda Itoobiya &Tigreyga u dhexeeyay Muuse wuxuu la saftay Tigreyga Usbuucan inna dhaafay, ee Khamiistii shalay u dambaysay, taliska Somaliland waxa ay ku kaceen farsamo-xumooyin dalkan iyo dadkan uun la gu wiiqaayo, waxaanan aaminsanahay in aanay dhaadis la’aan ku dhicin waxaasi ee ay badheedh yihiin. Bal hadda eeg: 1. Shirkii wasiirada ee shimbiro yahow heesa, waxa shalay la ga soo saaray qoraal Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya rasmi loo gu eedaynaayo in ay ciidamo u direen Laascaanood, ayna tahay in ay ka baxaan wax huwan loo gu yeedhay. Waxaynu wada ognahay, oo dabcan Muuse na uu ogyahay, laakiin se ogaan uu u garab maray, DDS in aanay lahayn ciidamo debedda loo diro. Xuduudaha wixii ka baxsan, waxa ay hoos tagaan awoodaha Dawladda Fadaraalka ah ee Addis fadhigeedu yahay. Muuse in uu colaad ka abuuro dhinacaas, oo masaakiintii dhakhtarka u tegi jirtay Jigjiga iyo Addis uu carqaladeeyo ayuu doonayaa. Tacabkii ba intaas uun buu soo kordhinayaa. 2. Geesta kale, markii u soconaayay dagaalkii la gu ka la adkaaday ee Dawladda Itoobiya iyo Tigreyga u dhexeeyay, Muuse waxa uu talo xumo darted u la saftay Tigreygii la baaxsanaayay. Madaxweyne Mustafe oo Hargeysa u yimid si uu mawqifka rasmiga ah ee Somaliland u ogaado, oo Addis na u la wadaago, waxa uu Muuse u sheegay in ay 100% garab taaganyihiin xukuumadda Itoobiya, war murtiyeed baana sidaas la gu soo saaray. Markii uu Mustafe Jigjiga ku laabtay, ayaa maalintii xigtay uu Wasiir Khaarajiga SL, Mr Ciise Kayd soo saaray war odhanaaya in Somaliland ay dhexdhexaad ka tahay dirirta Itoobiya ka socota. Abidkeed dunida la gu ma arkin, la ma na maqlin, cid sheegata in ay dawlad shaqaynaysa iyo jabhad duur ka ku jirta dhexdhexaad u tahay. Xataa kuwa sidaas doonayaa waa qarsadaan ee ma cadaystaan. Laakiin marka aynu ka hadlayno Muuse oo kale, iyo maatida ag joogta ee Kaahin iyo Kayd ka mid yihiin, oo aan ogahay in aanu talo weydiin, waxaas oo kale waa is ka caadi. Dabciga ah in wax la sheego, maalinta xigta na waxaas caksigiisa la sameeyo, waa dhaqan Muuse caan ku yahay oo uu fariidnimo u yaqaanno. 3. Weli talo xumooyinkii usbuucan oo keliya ayaynu sii wadnaaye, nidaamka Somaliland waxa ay abaabuleen, oo dhaqaale badan na ku bixiyeen, wax ay u gu yeedheen taageero shacbi oo loo muujinaayo ciidanka SL ee Sool ka dagaalamaaya. Taageeradaas abaabulkeeda waxa la ga sameeyay Burco, Berbera, Gebiley iyo Hargeysa. Waa deegamadii Isaaqa, waxaanay taasi dhab u muujinaysaa fikirkii nidaamku ku shaqaynaayay ee ahaa in waxa socdaa uu yahay dagaal beeleed u dhexeeya Isaaqa iyo Daaroodka dhulalkaas wada dega. Waa talo xumo kale oo colaadda la gu sii riiq dheeraynaayo, dadka na la gu ka la dilaayo. Wiil dhalinyaro ah oo Berbera ka hadlay baan se ka ga gam’ayaa aqoon darada socotay oo dhan. Waxaa qoray:-Maxamed Haaruun Biixi markii u soconaayay dagaalkii Dawladda Itoobiya &Tigreyga u dhexeeyay Muuse wuxuu la saftay Tigreyga Qaran News
  9. A desire to contribute to nation-building and improve the standards of universities within Somalia is luring Somali intellectuals to return home to work in academia. Source: Hiiraan Online
  10. Defence Cabinet Secretary Aden Duale on Tuesday held a crisis meeting with some leaders from Wajir and Mandera Counties to discuss the security status in the region. Source: Hiiraan Online
  11. Amnesty International has called on the authorities in Ethiopia to immediately lift restrictions on several social media networks that began a month ago. Source: Hiiraan Online
  12. According to the United Nations, 220,000 people could suffer from famine in Somalia this year, and 8.3 million are likely to face acute food insecurity. A huge challenge for humanitarian organizations working in the country. Director of the International Committee of the Red Cross (ICRC) for Somalia, Jürg Eglin nevertheless believes that “Somali society is more resilient” than previously. Source: Hiiraan Online
  13. Jigjiga (Caasimada Online) – Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa jawaab ka bixisay eedyentii ka timid Somaliland ee aheyd in ciidamada maamulka ay ka qeyb-galayaan dagaalka magaalada Laascaanood. Shir ay shalay yeesheen Golaha Wasiiradda ee Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay inay jiraan ciidamo ka tirsan Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) oo qayb ka ah colaada ka socota magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. “In gobolka Sool, gaar ahaan magaalada Laascaanood ay ka baxaan ciidamada huwanta ah ee ka soo tallaabay xuduuda caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, sida kuwa Maamul Goboleed Soomaaliya ee Puntland, ciidamada kala duwan ee ay dawladuhu u soo tababareen Dowladda Federalka Soomaaliya iyo kuwa yimid Dawlad Deegaanka Soomaalida,” ayaa lagu yiri war kasoo baxay kulanka kulanka Golaha Wasiirada Somaliland. Hase yeeshee dowladda deegaanka ayaa bayaan ay soo saartay ku tiri “Waxaan u sheegaynaa xukuumadda Somaliland in aysan jirin ciidan ka tirsan DDS oo qayb ka ah colaada Laascaanood, waxaana cambaareeynaynaa eedeeymaha masuuliyad-daradda ah ee dhankooda ka yimid.” Qoraalka ayaa intaas ku daray “In kasta oo Xukuumadda DDS ay dadaal dheer iyo dulqaad badan ka muujisay in ayna ka jawaabin eedeeymo iyo dacwooyin badan oo si isdaba joog ah uga soo yeedhayay masuuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland oo la xidhiidha isla arintan, waxaa muuqata in maamulka Somaliland nafis siyaasadeed ka raadinayo inuu farta ku fiiqo cadaw aan jirin si uu u maareeyo su’aalaha kaga imanaya gudaha iyo dibada ee la xidhiidha Xaaladda ka aloosan Gobolka Sool.” Ugu dambeyn dowladda deegaanka ayaa tiri “Waxaan markale ugu baaqaynaa maamulka Somaliland inay ka waantoobaan hadaladda iyo ficiladda kala fogeeyn kara shacabka walaalaha ee DDS iyo Somaliland.” The post Maamulka Cagjar oo jawaab jees-jees ah siiyey Somaliland appeared first on Caasimada Online.
  14. Laascaanood (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa markale ka hadashay dagaalka Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayada oo sheegtay in shaqaaqooyinka gobolkaasi laga leeyahay burburinta dimuquraadiyadda iyo nidaamka doorashada ee Somaliland. “26 illaa 28-kii December 2022 guud ahaan Somaliland waxa looga diyaar garoobayey diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka, gobolka Soolna wuxuu ka mid ahaa gobollada diyaar-garawgu ka socday ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxase lagu soo beegay shaqaaqooyinka ka dhacay magaalada Laascaanood,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Golaha Wasiirada Somaliland. Xukuumadda ayaa sidoo kale waxay sheegtay in ujeedka dagaalka Laascaanood iyo xiisadda ka taagan guud ahaan gobolka Sool aysan ka madhneyn wiiqida dagaalka ay Somaliland kula jirto argagixisada, burcad baddeeda iyo in meesha laga saaro nabadda ay sanadaha badan kusoo caano maashay, sida lagu yiri qoraalka. “Xukuumadda Somaliland waxay mar-walba diyaar u tahay in arrinta Magaalada Laascaanood lagu dhammeeyo wada hadal, iyadoo hirgelinaysa xabad joojintii bilaa shuruuda ahayd ee hore Xukuumaddu ugu dhawaaqday.” Sidoo kale waxay ku boorisay in shacabka Somaliland iyo hay’addaha Caalamiga ah in ay sii xoojiyaan taakulada bini’aadannimo ee ay u fidinayaan dadka ka barakacay Laascaanood, taasi oo ay sheegtay in xukuumaduna diyaar u tahay in ay fudaydiso wixii gargaar ah ee dadkaasi la gaadhsiinayo. Somaliland ayaa tan iyo markii uu billowday dagaalka Laascaanood waxay iska soo daba saareysay qoraalo ay ku sheegayso in dagaalka socda laga leeyahay qorshe looga soo horjeedo jiritaankeeda iyo nabad-gelyadeeda. Xukuumadda ayaa dagaalkan ku eedeysay dhinacyo badan inay qeyb ka yihiin, taasi oo ay ugu dambeysay “in ciidamo ka yimid dowlad deegaanka Soomaalida islamarkaana kasoo tallaabaday dhanka xadka ay ka dagaalamayaan magaalada Laascaanood.” Dagaalka u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC ayaa qaatay muddo bil ah, kaasI oo ay ku dhinteen dad badan shacab ah, kuna dhaawacmeen kuwa kale. The post Somaliland oo waji kale u yeeshay dagaalka Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
  15. Kinshasa (Caasimada Online) – Milateriga dalka Congo ayaa sheegay in ugu yaraan 36 qof ay dileen kooxaha xagjirka ah ee dalkaas ka dagaalama, kadib weerar ay ka geysteen dhinaca bari ee jamhuuriyadda dimoqraadiga ah ee Congo. Afhayeen u hadlay ciidamada Congo ayaa sheegay in kooxda lagu magcaabo Xoogagga Isbahaysiga ee Dimoqraadiga ah oo gacan saar laleh kooxda ISIS inay ka dambeeyeen weerarka lagu dilay dadka rayidka ah. Afhayeenka ayaa sheegay in weerarkani ka dhacay Bashu, halkaas oo kooxda weerarka soo qaaday ay dileen 36 rayid ah, halka ay gubeen qaar ka mida guryihii halkaas ku yaallay. Xaaladda dhinaca bari ee Congo ayaa beryahanba ahayd mid cakiran, waxaana halkaas ka dagaalama illaa 120 kooxood oo ku loollamaya awoodda deegaankaas, khayraadka halkaas ku jira iyo weliba qaarkood oo u dagaalamaya inay ilaaliyaan bulshooyinkooda. Qaramada Midoobay iyo kooxaha u dhaq-dhaqaaqa xuquuqda aadanaha ayaa ciidamadan mucaaradka ah ee la magac baxay Isbahaysiga Xoogagga Dimoqraadiga ah ku eedeeyey inay ku kaceen falal ka dhan ah xuquuqda aadanaha sida Kufsi, afduub iyo dilal. Maraykanka ayaa bishan bilawgeedii ku dhawaaqay inuu abaal marin $5 milyan ah siinayo ciddii macluumaad ka keenta hoggaamiyaha kooxdan Seka Musa Baluku. The post Koox gacan saar la leh Daacish oo 36 qof oo rayid ah ku dilay… appeared first on Caasimada Online.
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Odawaa Yuusuf Raage ayaa shalay tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababarn ee Gorgor, kuwaas oo ay tababartay dowladda dalka Turkiga. Ciidamadan oo ka tirsan Guutada 17-aad ee Gorgor ayaa tababarka ku qaatay magaalada Muqdisho, gaar ahaan dugsiga tababarka ee dowladda Turkiga ee ku yaalla caasimada. Taliye Odawaa oo khudbad ka jeediyay xiritaanka tababarka ciidamadan cusub ayaa u mahadceliyay taliyeyaasha dugsiga ee tababarka siiyay askartaasi Soomaaliyeed. “Waxaa rabaa inaan u mahadceliyo taliyeyaasha dugsiga oo runtii laf-dhabar u ah fulinta iyo hirgelinta dhammaan shaqooyinka muhiimka ah ee halkan ka qabsoomay,” ayuu yiri. Sidoo kale wuxuu aad u amaanay dowladda Turkiga, isaga oo sheegay inay door lixaadleh ka qaaday dib u dhiska qaybaha kala duwan ee ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Odayaa ayaa xusay in dadaalka iyo garab istaagga Turkigga uu muhiim u yahay howlgallada xoreynta ah ee haatan ka socda koonfurta iyo bartamaha dalka. “Waxaan rabaa sidoo kale inaan u mahadceliyo dowladda Turkiga oo xaqiiqatan, haddii aan iyaga ahaan laheyn aanay hirgeleen dhammaan howlaha nooga hirgalay dib u dhiska ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, dib u xoreynta dalka iyo dib u xoreynta Khawaarijta guud ahaan oo dadka Soomaaliyeed ciriiri ku haaya,” ayuu markale yiri taliye Odawaa. Ugu dambeyn wuxuu farriin u diray ciidamada tababarka loo soo xiray, isaga oo dalbaday inay u diyaar garoobaan sidii ay wax uga beddali lahaayeen dagaalka Al-Shabaab. “Aad iyo aad ayaa ugu faraxsanahay in tababarkiina uu idin soo gabagaboobo, kuna biirtaan ciidanka Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, isbeddalka socdana aad horay usii wadi doontaan” ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay taliyaha ciidamada Xoogga dalka. The post Daawo: Ciidamo uu Turkiga tababaray oo kusoo biiraya dagaalka kooxda Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  17. Dawladda Sucuudiga ayaa labada Xaram ka mamnuucaysa in wax sawira lagu galo xilliga Xajka. Iyada oo amarkan dhaqan gelintiisa laga bilaabi doono Xajka sannadkan. Wasaaradda Awqaafta ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa sheegtay in tallaabo laga qaadi ciddii dhegaha ka furaysta arrimahan isla markaana lagala wareegi doono agabka ay wax ku duubeen ama sawirada ay qaateen. Source
  18. Kismaayo (Caasimada Online) – Shirkii maalmihii ugu dambeeyay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland uga socda dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada ayaa lasoo gaba-gabeeyay. Shirkan oo u dhaxeeyay taliyayaasha Booliska dowlad-goboleedyada dalka iyo taliska guud ee Booliska federaalka Soomaaliya ayaa waxa lagu go’aamiyay in arrimaha Booliska xiriirka dibadda ee INTERPOL in uu noqdo mid gaar u ah Booliska Heer Federaal. “7-9 March 2023 waxaa magaalada Kismaayo ee dowlad-goboleedka Jubbaland lagu soo xiray shirka Madasha Wasaaraddaha Amniga Gudaha iyo Taliyaasha Booliska ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo Saddexdii Bilood hal-mar la qabto ayaa waxaa la iskugu raacay in mashruuca wadajirka Booliska ee JPP wajiga 2-aad loo magacaabo guddi farsamo oo labada heer ee DF iyo dowlad-goboleedyad.” Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb-galin dowlad-goboleedka Puntland oo ayadu hore ugu dhawaaqday inay u dhaqmi doonto sidii dowlad madax-banaan oo kale. Go’aamada kasoo baxay madashan ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay inay isku raaceen in gunooyinka ka imaanayay mashruuca wadajirka Joint Police Program (JPPG) ee la siinayay ciidanka Booliska dowladdaha xubnaha ka ah DF la sii joogteeyo bixinteeda. “Madashu waxay isku raaceen in arrimaha khuseeya dhaqan-celinta xubnaha isa-soo dhiibay ee horay uga tirsanaa Al-Shabaab in lasii wado hawsha socota iyo dhaqaalo u raadinta xarumaha kale ee dowladdaha xubnaha ka ah DF, islamarkaana caruurta la ciidameeyo lala kaashado hay’addaha UNICEF ee QM.” Madasha Wadatashiga Wasaaraddaha Amniga Gudaha iyo Ciidanka Booliska heer federaal iyo dowlad-goboleedyada ayaa sidoo kale isla qaatay in Booliska dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka ay yeeshaan unnuga baarista dembiyada. Hoos ka aqriso war-murtiyeedka oo dhameystiran: The post DF iyo maamullada oo soo saaray go’aanno aysan qeyb ka aheyn Puntland appeared first on Caasimada Online.
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa maanta fartay shirkadaha isgaarsiinta dalka in si deg deg ah u fuliyaan go’aanaddii Guddiga Qaran ee ka hortagga Lacag-dhaqida iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC). Hay’adda oo shirkadaha isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aanadaasi oo soo guddiga kasoo baxay 14-kii bishii hore ayaa waxay ku wargelisay inay waajib tahay in adeeggooda lacagaha Mobile-ka la iskugu diro (Mobile Money) ay rukhsad ka haystaan Bangiga Dhexe ee JFS.” “Hay’addu waxay shirkada isgaarsiinta ku wargelinaysaa in ay hubiyaan in adeegyada lacagaha Mobile-lada la iskugu diro ee saaran shabakahoodu iyo kuwa MVNO-ga ah ay u hoggaansamaan tilmaamaha farsamo iyo xadidaadda dhaq-dhaqaaqa Bangiga Dhexe iyo go’aannada Guddiga Sare ee NAMLC.” Sidoo kale waxay hay’addu fartay shirkadahaan inay diiwaan-geliyaan Lafaha (SIMCards-ka) macamiisha, iyada oo macaamiisha cusub laga qaadayo ugu yaraan sawir iyo faraha. Waxay sheegtay in kuwii horay u qaatayna Sim-kaararka dib loogu diiwaan-galiyo muddo aan ka badnayn 90 maalmood si waafaqsan qoddobka 5-aad ee sharciga ka hortaga Lacag-dhaqidda iyo Maalgalinta Argagixisada iyo qoddobka 66-aad ee sharciga Isgaarsiinta Qaranka. Hay’addu waxay intaasi ku dartay in shirkadaha isgaarsiinta dalka ay u hoggaansamaan dhammaan go’aannada Guddiga Qaran ee ka hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada iyo la shaqeynta hay’adaha kala duwan ee dowladda. Guddiga Qaran ee ka-hortaga lacag dhaqida iyo la-dagaalanka Maal-gelinta argagixisada ayaa 14-kii bishii hore soo saaray go’aano culus, oo uga digayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan talaabo kasta oo caawin karta Al-Shabaab, gaar ahaan la xiriirta dembiyada lacag dhaqida iyo maal-gelinta argagixisada. Waxa uu guddiga xilligaasi faray shirkadaha kala duwan ee ka shaqeeya adeegyada lacagaha, caymiska iyo sariflayaasha lacagaha qalaad inay isku soo diiwaan-geliyaan muddo 30 maalmood gudahood ah, iyadoo talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cidkasta oo aan diiwaan-gashaneyn. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hore u shaacisay in hadda kadib “si buuxda ula wareegi doonta hanti kasta oo lala xiriiriyo kooxaha argagixisada,” islamarkaana xayiraad safar ay kusoo rogeyso cid kasta oo xiriir la’leh lacag dhaqista ama maal-gelinta Khawaarijta. The post DF oo shirkadaha isgaarsiinta dul dhigtay amar deg deg ah appeared first on Caasimada Online.
  20. Jowhar (Caasimada Online) – Maamulka HirShabelle ayaa ku dhawaaqay howl-gal dagaal oo ka dhan ah kooxaha burcadda ee isbaarada dhigata qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha Dhexe. Isbaarooyinkan ayaa lacago baad ah looga qaataa dadweynaha iyo gaadiidka isticmaala waddooyinka, oo qaarkood ay ku jiraan waddooyinka gobolka ku xira Muqdisho. Taliyaha Booliska HirShabelle iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa si wada-jir ah ugu dhawaaqay howl-galkan kadib markii ay kormeer kusoo mareen deegaanada sida weyn looga cabanayo isbaarooyinka. Waxay sheegeen in ciidamo isku dhaf ah loo diyaariyay la-dagaalanka kooxaha burcadda ah ee isbaarada dhigata qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha Dhexe. “Isbaarada waa cudurka labaad markii Shabaab laga imaado ee umaddaan haysta weeyi, waxaa ka shaqeysan weynay oo cadowga kala dagaalami weynay ayay kow ka tahay,” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe. “Marka ninkii Askarigii ee la rabay in cadowga iska dhacso ama ninkii deegaanka ahaa ee ay aheyd in gurigiisa iyo dantiisa qabsado in umaddii jidka u galo wax loo dulqaadan karo ma ahan oo la fiirsan karo.” Taliyaha Booliska HirShabelle Xasan Dhicisow ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in howl-galkan cusub ay illaa hadda qaadeen dhowr isbaaro oo taallay inta u dhaxeysay deegaanada Ceel-Cade oo Muqdisho u dhow illaa deegaanka Ceel-gub oo ka tirsan Shabeellaha Dhexe. “Dowladda Soomaaliya sharci ayay kasoo saartay Isbaaro, Shabaab iyo Isbaaro waa isku mid oo waxaa loola dagaalamaya sidii Shabaabka loola dagaalamayay,” ayuu yiri Taliye Xasan Dhicisow. “Maalin kasta in bulshada iyo baabuurleyda laga soo qeylisiiyo ma aqbaleyno. Laga billaabo saacadaan cidii ciidanka ilaalada waddooyinka ugu tagaan cid wax laga weydiinayo majiraan oo waxay amar u qabaan inay soo qabtaan, haddii uu iswaalo oo qabasho uu diido inay dilaan.” The post HirShabelle oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah arrin kusoo badatay Sh/Dhexe appeared first on Caasimada Online.
  21. Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guurre ayaa guddoomiyey kulan labo geesood ah oo dhex maray guddiga ku meel gaarka ah ee loo xilsaaray in ay ka soo tala bixiyaan shirkadda loo igmaday Maareynta Arrimaha Dhulka iyo Khubarro ka socotay Shirkadda. Guddoomiyaha ayaa ka dhageystay khubarada mataleysay shirkadda qorshahooda ku aadden nidaaminta iyo maareynta arrimaha dhulka, ilaalinta xogta dhulka oo digital ah iyo curinta qorshaha qaabeynta magaalooyinka. Sidoo kale, waxa ay si faah – faahsan uga war – bixiyeen meelaha kala duwan ee ay howshan mid la mid ah ka soo fuliyeen haddii ay noqon lahayd gudaha Soomaaliya (Puntland iyo Jubbaland) iyo dibaddaba (Ethiopia & Kenya). Ugu danbeyntii, kulanka waxaa la isku af – gartay in la isugu yimaado kulan mustaqbalka- dhow si loo gorfeeyo howshan hortabinta leh ee fulinta u baahan, kulankaan ayaa waxaa uu kusoo aadayaa iyadoo muddoooyinkii dambe Maxkamdaha gobolka ay kusoo laablaabteen muranada dhulka la xiriira. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  22. Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa safar kadis ah ugu baxay dalka Itoobiya . Warar ay Warbaahintu heshay ayaa sheegaya in Musharaxu uu marti qaad ka helay dalka Itoobiya , walow aan si rasmi ah looga ogeyn ujeedka rasmiga ah ee safarkaas . Safarkan ayaa ku beegmay xilli ay dawlada Itoobiya ay dhex dhexaadin nabadeed ka dhex wado Somaliland iyo madax dhaqameedka gobalka Sool Qaran News