-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Mogadishu (HOL) - The Prime Minister of Somalia, Hamza Abdi Barre, visited the Ministry of Religion and Endowment on Saturday to discuss the management of companies that want to offer Hajj services. During the meeting, Prime Minister Barre was briefed on the competitive bidding process and informed by ministry leaders that the ministry requirements would not burden people who wish to embark on Hajj this year. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online)- Abuukate Zakariye Yuusuf ayaa qiil yaab leh u sameeyey muddo kororsiga uu qorsheynayo baarlamanka Soomaaliya, ee uu gadaal ka riixayo madaxweyne Xasan Sheekh, isaga oo sheegay waxa uu uga duwan yahay kii la diiday sanadkii 2021-kii. Abuukaataha ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya uu awood u leeyahay inuu wax ka beddelo dastuurka dalka, sida qodobada qeexaya muddo xileedka hey’adaha dastuuriga ah ee dowladda. Wuxuu sheegay in qodob ka mid ah dastuurka uu baneynayo in wax laga bedeli karo qodobkii loo baahdo, isla markaana ay awood u leeyihiin xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Abuukaate Zakariye ayaa sheegay in dastuurka Soomaaliya uusan marin afti dadweyne, sidaas darteed ay awood u leeyihiin inay wax kasta uu ka bedelo baarlamaanka Soomaaliya. Maalmahaan waxaa xoogeystay guuxa ku saleysan muddo kororsi la sheegay in dowladdu ay qorsheyneyso, iyadoo la bedelayo qodobka dhigaya in afar sano ay xukunka joogaan madaxweynaha iyo baarlamaanka, taas oo la qorsheynayo in laga dhigo shan sano. “Qorshaha socda muddo kororsi maaha, sidaas looma dhigi karo, weriyaasha waxaa laga rabaa inay dadka saxaan, qodobada hada la bedelayo waligood ayey sidaas ahaanayaan, marka mudo kororsi maaha ee waa wax ka bedel qodobo dastuuri ah,” ayuu yiri Abuukaate Zakariye oo wareysigaan siiyey Universal TV. Weli waxaa dhegaha dadka Soomaaliyeed ka sii guuxaya diidmadii iyo dagaalkii uu la kulmay Farmaajo, markii uu damcay inuu sameysto mudo kororsi laba sano ah. Magaalada Muqdisho waxaa gudaha u soo galay ciidan awood uga hor tegay mudo kororsigii Farmaajo, taas oo muujisay in dadka Soomaaliyeed aan la qaadsii karin wax aysan raali ka aheyn, waxaana awood ciidan oo lama filaan ah looga hor tegay dowladdii Farmaajo oo heysatay ciidan xoog leh oo toos uga amar qaata. “Muddo kororsigii hore iyo wax ka bedelka hadda dastuurka lagu sameynayo isku mid maahan, taasi waxay aheyd doorasho qof iyo cod ah ayaa lagu qabanayaa labada sano ee mudo kororsiga ah, tana waa in wax laga bedelayo dastuurka ee mudo kororsi maaha, waa waqti la sharciyeynayo,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Abuukaate Zakariye. Hoos ka daawo The post Qiil yaab leh oo la sameeyey farqiga muddo kororsigii Farmaajo iyo midka Xasan appeared first on Caasimada Online.
-
Nairobi (HOL) - Kenya's Directorate of Criminal Investigations (DCI) has announced the arrest of a suspect in the murder of Khadija Hussein Farah, a 37-year-old businesswoman who was stabbed to death during a robbery in Garissa town in late December. The suspect, Michael Barasa Wanyama, 20, is believed to be the motorcycle (boda boda) driver who was part of a group of three men that carried out the attack. Source: Hiiraan Online
-
Baydhaba (Caasimada Online) – Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, ayaa lagu wadaa inuu 14-ka bishan ka furmo magaalada Baydhaba ee Xxarunta KMG Koonfur Galbeed. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka, Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in madaxdu ay aalaaba shirka uga wada hadlaan, hadba marxaladda uu markaasi dalka marayo. “Mar walba oo madaxdu shirkan isugu yimaadaan, waxay ka wada hadlaan xaaladda dalka uu markaas ku sugan yahay, oo siyaasadeed, amni iyo dhaqaale,” ayuu yiri agaasimaha Madaxtooyada. Agaasimaha ayaa tilmaamay ajandaha ugu muhiimsan ee shirka 14-ka bishan ka furmaya magaaladaasi inuu yahay, in ay madaxdu heshiis kama dambeys ah ka gaaraan arrimaha doorashooyinka dalka. “Marka laga soo taggo ajandayaasha joogtada ah, oo amniga xoreynta dalka, siyaasadda iyo dhaqaalaha ay ka mid yihiin, hadda Baydhabo waxay u ballansan yihiin inay ka hadlaan doorashooyinka dalka, oo heshiis kama dambeys ah in laga gaaro oo dabcan doorashada soo socoto lagu saleynayo. Insha’Allah waxa aan rajeynayno inay sal u noqon doonto, sano badan oo soo socdana nidaam doorasho oo la isku ogyahay, oo xisbiyo ku dhisan oo dimoqraadi ah in la helo,” ayuu yiri agaasimaha. Waxa uu intaasi ku daray “Sidoo kale ajandaha Baydhabo yaalo, waxaa ka mid ah Federaaleynta Maaliyadda, in laga heshiiyo Nidaamka Maamulka Maaliyadda ee dalka. Sidoo kale ajandaha amniga oo horey 2017 looga soo heshiiyay ayay rabaan dhameystir inay ka sameeyaan, haddii Alle idmo, oo qodobo su’aalo ka soo noqdeen ay ku dhameystiri doonaan.” 4-tii shir ee shirkan ka horreyay oo madaxdu ku yesheen Caasimadda Muqdisho ayay ku lafa-gureen siyaasadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee lagu gaarayo Soomaali heshiis ah, iyagoona si dhow uga wada hadlay qorsheyaasha hortebinta u leh dowladda. Qorshayaashaas ayaa waxaa ugu horreeya xoojinta wada shaqaynta Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed, dib-u-heshiisiinta, dhameystirka Dastuurka KMG, adkeynta amniga dalka & dardargelinta hawlgalada ka dhanka ah maleeshiyada Al Shabaab, dhisidda garsoor sal adag leh, xal u helidda arrimaha abaaraha iyo diyaarinta hannaanka doorashooyinka dalka. Shirkan waa mid labadii biloodba ay mar isugu yimaadaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweyneyaasha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed, Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale, waxaana mararka qaarkood kala qaybgala Raysal Wasaaraha Xukuumadda, Xamse Cabdi Barre iyo Raysal Wasaare ku-xigeenka, Saalax Axmed Jaamac. The post Madaxda DF iyo maamul goboleedyada oo gaaraya heshiis doorasho oo culus appeared first on Caasimada Online.
-
Scientists say Africa is peeling apart into two parts that will eventually lead to the formation of a new ocean. While the process will take millions of years to complete, this will split present-day Somalia and parts of Kenya, Ethiopia, and Tanzania from the rest of the continent, as per reports Source: Hiiraan Online
-
Nearly 130,000 people in the Greater Horn of Africa are “staring death in the eyes” from catastrophic hunger, the World Health Organization (WHO) warned Friday. Source: Hiiraan Online
-
Boosaaso (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyo maleeshiyaadka kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish oo haatan ka socdo dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari, halkaas oo ay isku fara saareen labada dhinac. Dagaalka oo ah mid xoogan ayaa qarxay xalay, wuxuuna soo gaaray illaa saaka, sida ay innoo sheegeen iyo dadka deegaanka ah. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka xoogiisa uu ka socdo togaga Dadamale iyo Quracda oo hoosataga deegaanka Jacayl, halkaas oo ah dhul buuraley ah. Sidoo kale meelaha loogu dagalamayo ayaa ah togog biyo mareen ah iyo dhul buuraley ah oo ku yaalla aagga magaalada Balidhidinm halkaas oo ay ka taagan tahay xaalad cakiran. Lam ogaan karo khasaaraha rasmiga ah ee soo kala gaaray labada dhinac, waxaana hawada laga saaray qadka isgaarsiinta, taas oo sii adkaneysa xaaladda ka taagan halkaasi. Dhinaca kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dowlad goboleedka Puntland oo ku aadan dagaalkaasi ka dhex-qarxay kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish. Xaaladda ayaa weli aad u kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa deegaanada dhaca dhanka buuraha ee gobolka Bari ee Puntland. Xiisadda u dhexeysa labada dhinac ayaa maalmihii u dambeeyay sii xooganeysay, waxaana lixdii cishe ee ugu dambeysay ay isku uruursanayeen aagga haatan lagu dagaalamayo. Kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish ayaa labaduba waxay ku xoogan yihiin gobolka Bari, waxaana marar badan ay siyaabo kala duwan ugu dagaalameen halkaasi. The post Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish ee ka socda Bari appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Sheekh Cismaan Usuuli oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed kuwooda ugu waaweyn ayaa qabtay barnaamij uu uga hadlayey arrimaha qabiilka, waxaana su’aal adag weydiiyey mid ka mid ah dhageystayaashiisa. Dhageystahaas oo la soo xiriiray Sheekh Usuuli ayaa weydiiyey sababta uu hadda uga hadlayo arrimaha qabiilka oo xiligii uu Farmaajo xilka hayey uu uga hadli waayey dhibaatooyinka qabiilka. “Qabiilo badan ayaa ku kacsanaa Farmaajo, mana ka hadli jirin arrimaha qabaa’ilka, maxaay tahay sababta u soo qadatay arrinta hada ma dowladaa tageero u tahay?” ayuu yiri dhageystahaas. Sheekh Usuuli oo si adag uga jawaabay weydiintaas ayaa sheegay in weligiis uu ka hadli jiray xumaanta qabyaaladda, balse uu ninkaan la soo xiriiray ula muuqdo mid hadda aqliyeystay oo waxyaabihii lasoo maray aan ogeyn. “Dowladihii hore ayaan kala hadli jiray arrimaha qabiilka, xitaa Xasan Sheekh dowladiisii hore waxaad heleysaa canjalado aan uga hadlayo qabyaaladda iyo xumaanteeda, waxaa laga yaabaan in dhageysiga aad soo bilowday xiliyadii Farmaajo, marka ha igu xukmin waxa qalbigaaga ka guuxaaya,” ayuu yiri. Sheekh Usuuli ayaa sheegay in dhibaatada ugu weyn ee ku dhacday dowladii Farmaajo ay aheyd taageerayaal aan Alle iyo Rasuul midna aqoon oo dadka caaya. “Waxay Farmaajo ka dhigeen qof aan qaldamin, dadka dhan waxay ka dhigeen kuwo xun, Farmaajana waxay ka dhigeen ninka ugu fiican, ninkaas waxaa dadka ku diray taageerayaasha qaldan, kuwaas ayaan la dagaali jirnay oo xaqa tusi jirnay,” ayuu yri Sheekh Usuuli. Sheekh Cismaan Usuuli oo barnaamij toos ah ka siidaaya TV-ga Universal ayaa lasoo weydiiyaa su’aalo mararka qaar xasaasi ah, kuwaas oo si cajiib ah uu uga jawaabo, waxayna inta badan jawaabaha Shiiqaan abuuraan hadal heyn iyo xiiso gaar ah. Hoos ka daawo The post Daawo: Sheekh Usuuli oo si yaab leh ugu jawaabay taageerayaasha Farmaajo appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay ogaatay Caasimada Online dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inta aan la gaarin bisha Ramadaan ilaa bilowga bishaas in Al-Shabaab laga nadiifiyo Galmudug iyo HirShabeelle inta ay ka joogaan. Waxaa gabagabo maraya diyaar garowga wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab oo ka soo bilaabanaya koonfurta gobolka Mudug oo gees u xigta dhulka uu Al-Shabaab ka joogo bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya. Dowladda ayaa ciidankeeda isugu geysta jiidaha dagaalka ee gobolka Mudug, sidoo kale waxaa maalmihii lasoo dhaafay Muqdisho ka baxay ciidankii ugu badnaa oo ka socda beelaha Murusade iyo Duduble, labadaas beelood ayaa dega Ceelbuur iyo magaalooyin kale oo muhiim ah oo weli ay Al-Shabaab maamulaan. Qorshaha dowladda waa la sheegay inuu yahay in dagaalka hal jiho laga soo bilaabo, taas oo ah koonfurta gobolka Mudug, iyadoo markii la xoreeyo Mudug lagu xiji doono bariga Galgaduud, kadibna loo sii gudbi doono Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo la isku yiraahdo HirShabeelle. Qorshahaan oo weli aan si rasmi ah loo shaacin ayey Caasimada Online ogaatay inuu socdo abaabulkiisu, waxaana dagaalkaan hoggaami doonta dowladda Soomaaliya, si loo yareeyo khasaaraha ciidanka soo gaari kara. Inkastoo maalmihii lasoo dhaafay uu gaabis ku yimid weerarkii ku socday Al-Shabaab, hadana waxaa la sheegay in madaxweynuhu amray in la dejiyo qorshe dagaal oo Shabaab looga xoreyn karo dalka, iyadoo la yareynayo khasaaraha soo gaari kara ciidanka qaranka. Dowladda Soomaaliya ayaa olole xoog leh u gashay in dowladaha caalamka ay ku garab siiyaan dagaalka Al-Shabaab, waxayna maalin ka hor Itoobiya u soo dirtay Soomaaliya ciidan ka madax-banaan howlgalka ATMIS, kuwaas oo dowladda Soomaaliya ay ka dalbatay saaxiibadeed. Diyaaradaha dagaalka ayaa muhiim u ah dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, dhamaan dhulkii laga xoreeyey Al-Shabaab bilihii lasoo dhaafay waxaa loogu geystay duqeymo aad loogu laayey, taasi waxay yareysay khasaarihii soo gaari karay ciidanka, hadii ay kooxda la galaan dagaal toos ah. Dowladaha Mareykanka iyo Turkiga ayaa la sheegay inay leeyihiin diyaaradaha fuliya duqeymaha ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee garab siiya ciidamada Soomaaliya, maalmihii iyo bilihii lasoo dhaafay waxaa duqeymo culus lagu dilay boqolaal Shabaab ah. The post Xog: DF oo dejisay qorshe ka dhan ah Al-Shabaab inta aan la gaarin Ramadaanka appeared first on Caasimada Online.
-
Brussels (Caasimada Online) – Midowga Yurub ayaa haatan qorshaynaya inay qabtaan dhoolatus wadajir ah oo ay samaynayaan ciidamadooda baddu, kaasi oo ay doonayaan inay ku ilaaliyaan kaabayaashooda muhiimka ah ee dhinaca badda. Walaaca la xidhiidha khataraha ku imaan kara kaabayaasha badda ee Midowga Yurub ayaa sii xoogaystay, kadib weerarkii bishii September ee sannadkii hore lagu qaaday dhuumaha shidalka ee Nord Steam, kuwaas oo dhex-mara badda Baltic-ga. Midowga Yurub ayaa dib u cusboonaysiiyey istaraatejiyadohooda dhinaca amniga badda, iyaga oo soo saaray laga bilaabo sannadka 2024 inay sannad walba qabtaa dhoolatus dhinaca badda ah iyo inay isku xidhaan dhammaan dalalka xubnaha ka ah Midawga Yurub. Sidoo kale waxay isku raaceen sidii loo ilaashan lahaa dhuumaha shidaalka qaada, xadhkaha badda hoos mara iyo kaabayaasha kale ee badda ee muhiimka ah. Madaxa dhinaca deegaanka u qaabilsan Midowga Yurub ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka Reuters in dhoolatuskani uu qorshaysnaa ka hor weerarkii lagu qaaday dhuumaha shidaalka Nord Stream, hase ahaate la sii dardar-geliyey qorshahan kadib markii weerarkaasi dhacay. Midowga Yurub ayaa haatan qorshaynaya inay kor u qaadaan iskaashiga Yurub iyo NATO ee dhinaca badda, si ay u nabad-galaan dhuumaha shidaalka, maraakiibta ganacsiga kala gudbisa iyo isticmaalka nabadgalyada marinka Badda. Qorshahan ayaa fulintiisa ayaa waxaa looga faa’iidaysan doona dayax-gacmeedada Midowga Yurub iyo la socoshada gaadiidka badda. The post Midowga Yurub oo dhoola-tus militari sameynaya kadib weerarkii Nord Stream appeared first on Caasimada Online.
-
Nabaddoon Cabdi Aadan Siyaad ( Cabdi Dheere) oo kamid ahaa Nabaddoonada Gobolka Mudug ayaa xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Dabley hubaysan ayaa sida la xaqiijiyay marxuumka ku toogtay bannaanka hore masaajidka Ramadaan oo ku yaalla xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo. Wararka ayaa sheegaya in marxuum Cabdi Dheere uu xilliga la toogtay markaas salaadda Makhrib ka soo baxay masaajidka Ramadaan. Dableydii weerarka fulisay ayaa goobta isaga baxsaday islamarkaana ilaa iyo hadda lama soo werin cid sheegatay mas’uuliyadda dilkaas. PUNTLAND POST The post Nabaddoon Cabdi Dheere oo xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.
-
Xiisad dagaal ayaa saacaddan ka aloosan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Ciidamada Somaliland oo dhaq dhaqaaq xooggan samaynaya ayaa dhawr jiho kaga durkay Laascaanood sida ay xaqiijinayaan xogo amni. Xogahan oo lagu kalsoon yahay ayaa tilmaamaya in Ciidamada Somaliland isu diyaarinayaan weerar ay aroornimada hore ku qaadaan Laascaanood. Haddii ay dhacdo tallaabadan ayaa ka dhigan in Taliska Korneyl Muuse Biixi uu fashilinayo dadaalladii nabad-raadinta ee socday. PUNTLAND POST The post Wararkii u danbeeyay ee xiisadda dagaal ee Laascaanood appeared first on Puntland Post.
-
RIYADH, Saudi Arabia (Caasimada Online) – The recent announcement of a breakthrough in diplomatic relations between regional rivals Saudi Arabia and Iran has sent shockwaves throughout the Middle East. The historic deal, which follows over a year of negotiations, represents a significant shift in Middle Eastern diplomacy and has left many cautiously optimistic. However, the agreement has also dealt a symbolic blow to Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, who has long prioritized the threat posed by Tehran in his public diplomacy efforts and personal crusade. A History of rivalry and conflict Saudi Arabia and Iran have a long history of rivalry and conflict. The two countries have frequently found themselves on opposite sides of regional conflicts, with Saudi Arabia backing Sunni factions and Iran supporting Shiite groups. This rivalry has played out in several countries, including Yemen and Syria, where the two sides have been in a devastating proxy war. In recent years, tensions between the two countries have been further exacerbated by Iran’s nuclear program and the development of its regional proxies, including Hezbollah in Lebanon and Hamas in the Gaza Strip. Israel, which considers Iran its greatest regional threat, has been actively seeking to isolate and oppose Tehran while also building alliances with other Arab states to counter Iran’s influence in the region. The broader implications of the Saudi-Iran deal The recent breakthrough in diplomatic relations between Saudi Arabia and Iran represents one of the most striking shifts in Middle Eastern diplomacy in recent years. The deal gives the two countries two months to reopen their respective embassies and re-establish ties after seven years of rupture. While the announcement has stirred cautious optimism in countries like Yemen and Syria, it has also caused disappointment in Israel, where it is viewed as a blow to Netanyahu’s efforts to isolate and oppose Iran. Netanyahu has long portrayed himself as the only politician capable of protecting Israel from Iran’s nuclear program and regional proxies. His foreign policy triumphs include Israel’s U.S.-brokered normalization deals in 2020 with four Arab states, including Bahrain and the United Arab Emirates, which were part of a wider push to isolate and oppose Iran in the region. The Israeli-Palestinian conflict One of the main obstacles to a normalization deal between Saudi Arabia and Israel has been the decades-long Israeli-Palestinian conflict. The kingdom has said it will not officially recognize Israel before a resolution to the conflict is reached. However, experts say that the recent deal between Saudi Arabia and Iran has dealt a blow to Netanyahu’s efforts to form an anti-Iran bloc in the region, a cornerstone of his foreign policy agenda. Implications for Yemen and Syria Both sides have been guarded but hopeful about the recent deal in Yemen, where the Saudi-Iran rivalry has played out with devastating consequences. In 2015, the Saudi-led military coalition intervened in Yemen’s conflict, which had escalated after the Iran-backed Houthi militias seized Sanaa, the capital, in 2014. As a result, the internationally recognized government was forced into exile in Saudi Arabia. While analysts believe that an immediate settlement to the conflict is unlikely, direct talks and improved relations could generate momentum for a separate agreement that would enable both countries to exit the disastrous war. War-torn Syria has also expressed its approval of the agreement as a measure towards reducing tensions that have worsened the country’s conflict. The Syrian Foreign Ministry called the agreement an “important step to strengthen regional security and stability.” The government of President Bashar Assad has received significant backing from Iran. In contrast, Saudi Arabia has supported opposition fighters trying to remove him from power. Internal politics in Israel In Israel, the recent Saudi-Iran deal has become ensnared in the country’s internal politics, reflecting the deep divisions that have emerged at a moment of national turmoil. Politicians from across the political spectrum have seized on the rapprochement to criticize Netanyahu’s foreign policy agenda and his focus on personal interests over the country’s international relations. Netanyahu’s goal of formal ties with Saudi Arabia has been a long-standing objective of his foreign policy agenda. However, the recent breakthrough in diplomatic relations between Saudi Arabia and Iran has dealt a blow to his ambitions. The kingdom’s decision to engage with its regional rival has left Israel alone in its efforts to isolate and oppose Iran and threats of a unilateral military strike against Iran’s nuclear facilities. Even Netanyahu’s allies have expressed disappointment and disconcertment about the rapprochement. Some note that the recent deal has thrown cold water on their ambitions of achieving peace with Saudi Arabia. They have also emphasized that a diplomatic win for Iran is bad news for Israel, given the long-standing animosity and rivalry between the two countries. Experts have pointed out that a detente between Saudi Arabia and Iran is not necessarily bad news for Even if Saudi Arabia and Iran establish embassies in each other’s capitals, they will continue to be regional adversaries. Additionally, similar to the United Arab Emirates, Saudi Arabia could enhance its relationship with Israel while also having a transactional association with Iran. The post Saudi-Iran Deal: Israel left alone in efforts to isolate Iran appeared first on Caasimada Online.
-
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa qaadacay ka qeyb-galka shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo dhawaan ka furmi doona magaalada Baydhabo. Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in Saciid Deni uu ku gacan seyray waan-waan iyo farriimo dhex-dhexaadin ah oo uga yimid dhanka wakiiladda beesha caalamka. Wakiiladda Caalaamiga ah ayaa Saciid Cabdullaahi Deni ka dalbaday in shirkaasi uu xaadiro, islamarkaana uu halkaasi kusoo bandhigo tabashadiisa, si xal wada-jir ah looga gaaro. Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa markii hore qorshuhu ahaa in la qabto 24-kii bishii hore, balse wuxuu dib ugu dhacay si madaxweynaha Puntland loogu qanciyo ka qeyb-galka shirka, taasi oo illaa hadda aan lagu guuleysan. Saciid Deni ayaa diidmadiisa shirka dhawaan furmaya uga dhigay khilaafka kala dhaxeeya dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland oo iyagu soo xaadiraya shirka Baydhabo, sida ay sheegeen illo ku dhow madaxweynaha Puntland. Madaxweyne Deni oo hore maamulkiisa xiriirka ugu jaray dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaadacadiisa shirka Madasha Wadatashiga Qaranka waxay cirka kusii shareeraysa xiisaddii ka dhex aloosan dowladda federaalka iyo Puntland. Shir hordhaca u ah Ajendayaasha Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, kaasi looga hadlay arrimaha doorashooyinka dalka. Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo uu ka furmo 14-ka bishaan, kaasi oo ay ka qeyb-galayaan madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka. The post Xog: Go’aanka Deni ee shirka Golaha Wadatashiga Qaranka appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Ilkacase oo ka tirsan golaha shacabka ayaa maanta soo jeediyey in guri kasta oo Soomaaliyeed lagu akhriyo Qur’aan, si dadka Soomaaliyeed ay dhibatada uga baxaan. Xildhibaanka ayaa kulankii baarlamaanka ee maanta ka hor dalbaday in guri kasta lagu akhriyo 120 Yaasiin, iyadoo laga faa’iideysanayo fadliga bishaan, si umadda Soomaaliyeed ay uga baxdo dhibaatooyinka ragaadiyey. “Anigoo ka faa’iideysanaya fadliga ay bishaan Shacbaan leedahay, waxaan umadda Soomaaliyeed u soo jeedinayaa in guri kasta lagu akhriyo maro Yaasiin oo ah 120 Yaasiin, si umaddaan Soomaaliyeed ay isugu calool samaato oo dalkeenu uu dhibaatada uga baxo, waa iga talo arrintaasi,” ayuu yiri Xildhibaan Ilkacase. Xildhibaanada golaha shacabka ayaa ku jira kulamadoodii ugu dambeeyey inta aysan aadin fasax ay gelayaan inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan iyo maalmaha ka dambeeya ee ciidda. Sharciyo cusub oo aad u badan ayaa maalmihii lasoo dhaafay la hor geeyey xildhibaanada labada aqal, kuwaas oo intooda badan ay ansixiyeen. Maanta oo ugu dambeysay waxay ansixiyeen Sharciga kalluumaysiga iyo khayraadka badda oo wasaaradda kaluumaysiga ay hor geysay golaha, iyadoo la marsiiyey habraacyadii akhrinta. Baarlamaanka Soomaaliya oo ku jira kalfadhigiisii labaad ayaa meel mariyey shuruucdii ugu badneyd, taas oo hadal heyn xoog leh ka dhex abuurtay bulshada. Waxaa sidoo kale baarlamaanka hor yaalla tobanaan sharci oo kale, kuwaas oo wasaarado iyo hey’ado ka tirsan dowladda ay soo gudbiyeen, si loo ansixiyo. Shuruucda muhiimka ah ee la mahdiyey ansixintooda iyo ka shaqeyntooda waxaa ka mid ah sharciga NISA oo aad loogu baahi qabay, isla markaana la aaminsan yahay inuu xakameyn doono hey’adda oo awoodo dheeraad ah isticmaali jirtay. Sidoo kale waxaa sharciyada la ansixiyey ee cabsida badan abuuray ka mid ah sharciga cunaqabateynta maaliyadeed ee cayiman oo cabsi badan iyo jaha wareer ku abuuray ganacsatada iyo dadka indheer-garadka ah. Sharciga la dagaalanka argagixisada oo ka gudbay golaha shacabka, hadana hor yaalla Aqalka Sare ayaa ka mid ah sharciyada loo arko inay muhiim u yihiin dalka, maadaama dagaal adag lagula jiro kooxo argagixiso ah. Hoos ka daawo Xildhibaan Ilkacase The post Daawo: Xildhibaan soo jeediyey in 120 Yaasiin lagu akhriyo guri kasta iyo sababta appeared first on Caasimada Online.
-
Chronic kidney disease: Africa’s silent killer (By Viraj Rajadhyaksha) Chronic Kidney Disease is too often undetected and undertreated, without sufficient public health policies in place to address its rapid spread in Africa Access Multimedia Content Viraj Rajadhyaksha, Area Medical Director, Astrazeneca in Middle East and Africa (www.AstraZeneca.com) There is a silent killer in our midst. It affects 850 million people worldwide and is a leading cause of death globally.1 Despite its deadly profile and rising prevalence, low public awareness means Chronic Kidney Disease is too often undetected and undertreated, without sufficient public health policies in place to address its rapid spread in Africa.2 World Kidney Day on March 9th presents an opportunity to expose this silent killer and strengthen efforts against Chronic Kidney Disease (CKD). An estimated 15% of people in Africa have the condition, rising to 30% in high-risk populations like people with diabetes.3 This is significantly higher than the global average and presents a real challenge for the region. It is perhaps unsurprising that when a panel of experts in kidney health from across the Africa and the Middle East was convened last year, they identified significant gaps in the care given to people with CKD. In a paper due to be published later this month, they make the case for renewed action to stem the rise in the disease, emphasising that early invention is essential. CKD has no cure, and treatments like dialysis and transplantation which are required in the final stages of the disease are both invasive for patients and hugely expensive, placing a significant financial burden on health systems. The pandemic has only exacerbated this challenge, with CKD being one of the most prevalent risk factors for severe COVID-19. 4 Governments, NGOs, health care providers and the private sector must come together to end the neglect, with a focus on prevention, early detection and education. Firstly, efforts to manage, diagnose and treat the underlying causes of CKD can stop the disease from ever developing. Obesity, diabetes and high blood pressure are among the main drivers of CKD, and as such it is no surprise that they have also increased in prevalence in Africa in recent decades. 5 Increased support with integrated care approaches for patients with these conditions will not only improve general health outcomes but also help to avert instances of CKD and help countries to build sustainable, more resilient health systems. After all, prevention is always better than a cure. Secondly, early detection of CKD allows patients who have already developed the disease to continue to live long and healthy lives. To achieve this, policymakers should implement routine screening for CKD among high-risk groups as a priority, which is possible thanks to the rapid and inexpensive tests that are available to hunt it down. Advances in medical technology in the past decade including biomarkers, advanced imaging and the use of artificial intelligence make this easier than ever before, but these innovations are still not widely available in Africa. AstraZeneca is working with governments and health providers across the region to boost capacities and capabilities for early diagnosis, including the development of a programme known as SEARCH to drive early detection in at risk patients. SEARCH has enabled the screening of approximately 500,000 patients for CKD to date, specifically targeting those with pre-existing conditions such as diabetes, high blood pressure or cardiovascular disease which all put patients at a higher risk of developing CKD. Finally, education is essential to empower health workers and patients with the knowledge, the skills, and the confidence to live and control this disease. Patients should be able to understand their risks based on pre-existing conditions, how they can catch CKD early and the treatment options available to them to improve their prognosis. Peer to peer support can also help build confidence around healthy lifestyle changes, exercise, and adherence to treatment. Even tools as simple as this ISN ‘Are your kidneys healthy?’ quiz (https://apo-opa.info/3F9w6E6) can help start a conversation, which could be enough to save a life. World Kidney Day is a chance to shine a light on CKD and help to stop this silent killer in its tracks. Through prevention, early detection, and education, we can work to limit the dreadful burden of this disease on our families and communities and create healthier and more sustainable health systems in our region and across the world. [1] Jager KJ, et al. A single number for advocacy and communication-worldwide more than 850 million individuals have kidney diseases. Nephrol Dial Transplant. 2019;34(11):1803-1805 [2] Vanholder R, et al. Fighting the unbearable lightness of neglecting kidney health: the decade of the kidney. Clin Kidney J [Internet]. 2021 [cited 2022 February] ;14(7):1719–30. Available from: https://apo-opa.info/3ZJUUu6 [3] Kaze, A.D., Ilori, T., Jaar, B.G. et al. Burden of chronic kidney disease on the African continent: a systematic review and meta-analysis. BMC Nephrol 19, 125 (2018). https://apo-opa.info/4209tf2 [4] ERA-EDTA Council, ERACODA Working Group. Chronic kidney disease is a key risk factor for severe COVID-19: a call to action by the ERA-EDTA. Nephrol Dial Transplant [Internet]. 2021 [cited 2022 February];36(1):87–94. Available from: https://apo-opa.info/3ZLkkrq [5] Mudie K, Jin MM, Tan, Kendall L, Addo J, Dos-Santos-Silva I, Quint J, Smeeth L, Cook S, Nitsch D, Natamba B, Gomez-Olive FX, Ako A, Perel P. Non-communicable diseases in sub-Saharan Africa: a scoping review of large cohort studies. J Glob Health. 2019 Dec;9(2):020409. doi: 10.7189/jogh.09.020409. PMID: 31448113; PMCID: PMC6684871. Distributed by APO Group on behalf of AstraZeneca. SOURCE AstraZeneca Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa aad uga hadlay qiimaha sareeya ee dadka Soomaaliyeed ay ku tagaan Xajka, isagoo nasiib darro ku tilmaamay dhibaatada ay dhinac kasta oo cibaadada ah ay ka wajahayaan dadkeenu. Xamse Barre oo maanta booqday xarunta wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ayaa si qota dheer uga hadlay dhibaatada ay qabaan dadka Soomaaliyeed, markii ay aadayaan Xajka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa nasiib darro ku tilmaamay in qofka Soomaaliga ah uu lix kun oo dollar ku soo xajiyo, halka muslimiinta ku nool dalalka deriska ah ay ku soo xajiyaan wax ka yar laba kun oo dollar. “Dowladaha deriska ah qofku ku soo xajiyo 1,600 oo dollar, qofka Soomaaliga ahna uu ku soo xajiyo 5,500 ilaa 6,000 oo dollar, marka taasi waa isbaaro loo dhiganayo dadka soo cibaadeysanaya, waa dhibaato aan caadi aheyn oo umadaan ku habsatay,” ayuu yiri Xamse Barre. Sidoo kale wuxuu sheegay in Soomaalidu ay aad ugu dhiban tahay inay ku soo cibaadeystaan masaajidda oo Al-Shabaab ay dadka ku hor dilayaan goobaha cibaadada, halka markii ay soo xajinayaan ay furtaan shirkadaha iyo masuuliyiinta Soomaalida. “Dadkii dalkaan ku noolaa waa ku dhiban yihiin inay soo xajiyaan, markii ay masaajidka aadaana waxaa dilaya Khawaarij oo cibaadadii waa loo diiday, umadda Soomalaiyeed dhinac kasta ayey ka ciqaaban tahay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray ra’iisul wasaaruhu. Wuxuu si adag uga digay in la siyaasadeeyo Xajka, isagoo wasaaradda ku adkeeyey inay u sinaadaan dadka Soomaaliyeed oo loo fududeeyo gudashada acmaasha Xajka. “Sanadkaan waxaan imtixaaneynaa iimaanka Sheekh Mukhtaar Roobow, asagana waxaan ka rabnaa in guddiga uu sii imtixaano, qofka kasta qofka hoos taga ha imtixaano,” ayuu yiri R/Wasaare Xamse Barre. Wuxuu ku celceliyey R/Wasaaruhu in sanadkaan uu doonayo dadka Soomaaliyeed ay helaan adeegyo heer walba leh oo dhinaca Xajka ah, sida in dadka la baro gudashada acmaasha Xajka, si Alle uga aqbalo cibaadada qurxoon oo ay la imaanayaan. Hoos ka daawo The post Daawo: Xamza oo shaaciyey qiimo aad u sarreeya oo ay Soomaalidu kusoo xajiso appeared first on Caasimada Online.
-
Buurdhuubo (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in guddoomiye ku-xigeenka labaad ee degmada Buurdhuubo ee gobolkaasi uu ku dhaawacmay qarax gudaha gurigiisa loo galiyay. Qaraxan gurigiisa loogu qariyay guddoomiye Nuux Xasan Daa’uud ayaa sidoo kale waxaa ku dintay wiil uu dhalay, halka mid kalena uu ku dhaawacmay. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in qaraxan oo Jimcihii duhurnimadii ka dhacay gurriga guddoomiye ku-xigeenka labaad ay laamaha amaanka u xireen shakhsiyaad lagu tuhmayo inay soo abaabuleen. Si dhab ah looma oga cidda ka dambeysa falkan, hase yeeshe maamulka degmada Buurdhuubo ayaa ku eedeeyay kooxda Al-Shabaab inay ka dambeeyaan falkaan. Qaraxyada noocaan ah ayaa muddooyinkii dambe kusoo badanayay gobolka Gedo, ayada oo bishii hore un aheyd markii Sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidanka dowladda lagu dilay qarax loogu xiray sariirtiisa jiifka. Sarkaalkaas ayaa saaxiib dhow la ahaa taliyihii hore ee Nabad-sugidda gobolka Gedo, Baakal Kooke oo isagana qarax lagu dilay daba-yaaqada sanadkii hore. Qaraxyada noocaan ah ayaa waxaa kasoo baxaya tuhuno kala duwan, maadama qaraxa uu ku dhaawacmay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee degmada Buurdhuubo loogu qariyaay gudaha gurigiisa, halka ka Sarkaalka uu ku baxay loogu xiray isla xerada ciidanka dhexdiisa. Illaa hadda ma-jiro wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada dowladda iyo maamulka gobolka Gedo oo ku aadan qaraxan Kooxda Al-Shabaab ayaa mararka qaar weeraro khasaare geysta ka fuliya gobolka Gedo, oo iyagu weli gacanta ku haya deegaano ka tirsan gobolkaasi. The post Guddoomiye degmo oo ku dhaawacmay qarax gurigiisa loo galiyay iyo wiilkiisa oo ku dhintay appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kormeer ku tegay wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo maalmahan uu ka taagnaa muran ku saabsan qandaraaska shirkadaha Xajka. Mudane Xamza ayaa halkaasi ka sheegay in xukuumadda Dan-Qaran ay ka go’an tahay inay hufnaan ku maamusho, islamarkaana korjoogteyso shirkadaha ku guuleysan doona adeegga Xajka. “Waxaa idinku imid maanta idinka guddiga si Ilaahay dartiisa oo sida u dhaarateen fulinteeda inaad ugu caddaalad sameysaan dadka Soomaaliyeed. Ilaahay markhaati ayuu ka yahay wax kale kama rabno, waxaa rabna in dadkaas Soomaaliyeed ee ganacsatada ah in loo caddaalad sameeyo.” “Caddaaladiinu waxay ku soo bixi doonta sida wax u saxdaan,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Ra’iisul Wasaare Xamza oo la hadlayay guddiga tartanka adeega Xajka sanadka oo iyagu kala xulaya shirkadaha soo xareystay bixinta adeeggan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, Guddiga Maareynta iyo Maamulka Xajka, wuxuuna ka dhageystay warbixin ku saabsan hannaanka tartansiinta shirkadaha daneynaya arrimaha Xajka. Wasiirka iyo guddiga adeega xajka ayaa sidoo kale waxay Ra’iisul Wasaaraha la wadaageen hanaanka maareynta cabashada iyo khilaafaadka, halbeegga adeegyada Xujeyda Soomaaliyeed iyo jaan-gooynta qiime aan culeys ku noqonayn dadkeenna doonaya in ay soo gutaan waajibka Eebbe sanadkan. Guddiga tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023 ee uu magacaabay Wasiir Mukhtaar Roobow Cali ayaa dhawaan iclaamiyay shuruudaha laga rabo shirkadaha doonaya u tartamida u adeega Xujeyda Soomaaliyeed, kuwaasi oo shirkadaha qaar ay ku sheegeen in aad uga adag yihiin kuwa sanadihii hore. Magacaabista guddigan ayaa waxaa ka dhashay khilaaf, inkasta oo markii dambe la xaliyay, waxaana dul taallay calaamad su’aal hufnaantooda, waana midda la rumeysan yahay inay keentay fara-gelinta ra’iisul wasaaraha iyo in uu si shaacsan u sheego in xafiiskiisu kor-joogteyn doono tartanka adeega Xajka sanadkaan. The post Xamza oo sheegay tallaabo uu qaadayo kadib murankii guddiga Mukhtaar Roobow appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dab xooggan oo goor sii horeysay ka kacay qeybo kamid ah Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho. Dabka kacay Isbitaalka Martiini oo ay maamusho dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhashay mid kamid ah haamaha lagu keydiyo Oksijiinka ee isbitaalka oo qaraxday. Khasaaraha dabka ayaa u badan gubasho dhismaha iyo qalabkii yaalay, wuxuuna dabka dhaawac kasoo gaaray saddex qof oo kamid ah shaqaalaha Isbitaalka, sida uu sheegay Agaasimaha Isbitaalka Martiini. Agaasimaha Isbitaalka Martiini Dr. Cabdirisaaq Yusuf Axmed Jalaludiin oo warbaahinta la hadlay kadib markii la damiyay dabka ayaa waxa uu sheegay in mashiinka suuxiyaha loo isticmaalo ayaa cilad koronto ku qarxay salaada qaliinka, oo xilligaasi ku jiraan saddexda qof ee dhaawac ah. “Markii mashiinka uu qarxay wuxuu dabka ku faafay meesha, Saaladii iyo qalabkii dhan waa gubteen waxaa meesha ku xayirmay shaqaale caafimaad oo runtii aad iyo aad uga walwalnay. Markii koowaad waa soo badbaadinay waxaana loola cararay Digfeer,” ayuu yiri. “Waqti dheer waxaa ku xayirna shaqaalihii caafimaad ee Saaladda ka shaqeynayay, waxaa badbaadiyay Ilaahay ayaa badbaada iska leh maamulka gobolka Banaadir iyo Booliska gobolka Banaadir oo gurmad xoog leh noo fidiyay.” Dabka ka kacay Isbitaal Martiini ayaa sababin wax dhimasho ah sida uu sheegay agaasimaha, waxaana uu khasaaraha ku koobna gubasho soo gaaray qeybo kamid ah Isbitaalka iyo qalabkii yaalay. “Waxaan u mahad-celinayaa dhamaan inta soo gurmatay, wasaarada caafimaadka oo uu ugu horeeyo wasiir Dr. Cali Haji Adam, maamulka gobolka Vanaadir, taliska booliiska Soomaaliyeed iyo taliska booliska gobolka Banaadir.” Hoos ka daawo muuqaalka The post Daawo: Khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Wefdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo uu hogaaminayo guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, ayaa gaaray magaalada Manama ee Caasimadda Dalka Bahrain oo ay uga qayb gelayaan shirka guud ee Baarlamaanka Adduunka. Sanatarrada iyo Xildhibanaannada oo uu wehliyo Xoghaya guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa maanta ka qayb galay shirar horudhac ah oo ka dhacay xarunta uu ka furmi doono shirka guud ee Baarlamaanka Adduunka oo sanad kaan lagu qabanayo Caasimadda Bahrain ee Manama. Xubnaha Soomaaliya ku mataya Shirkaan ayaa waxaa ay ka kala socdaan labada gole ee Baarlaamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, waxaana hogaaminayo guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Abdullaahi Cumar Abshirow. Goobjoog News Source: goobjoog.com
