Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. PRESS RELEASE Islamic Development Bank Institute Explores Development of a Smart Countertrade System Countertrade is a transaction involving exports and imports between countries that are settled through non-financial means JEDDAH, Kingdom of Saudi Arabia, March 26, 2023/ — The Islamic Development Bank Institute (IsDBI) (www.IsDBInstitute.org) has initiated a project to explore the feasibility of developing a Smart Countertrade System for the Organization of Islamic Cooperation (OIC) member countries. By utilizing the Institute’s existing patents such as Smart Vouchers, the digital system will aim to facilitate countertrade transactions between OIC member states, operating under the guidelines of the United Nations Commission on International Trade Law (UNCITRAL) Legal Guide on International Countertrade Transactions. Countertrade is a transaction involving exports and imports between countries that are settled through non-financial means. The mechanism has the potential to enable the creation of new export/import markets while improving trade ratios between the OIC/IsDB member countries. Countertrade is a relevant modality to maintain trade flows by countries that may be experiencing balance of payment difficulties and consequential foreign exchange shortages. Improving intra-OIC trade is particularly relevant as a recent IsDB report shows that the level of intra-IsDB integration has deteriorated during the last decade with downward trends in trade and investment integration being the dominant contributor. As technological advancements today enable big data processing and execution of e-contracts/legal documents in a seamless and secure manner, the Smart Countertrade platform can greatly enhance trade linkages between the IsDB member countries The new Smart Countertrade project is aligned with the Institute’s mandate of designing and structuring innovative, knowledge-based solutions for the development challenges of member countries and Muslim communities in non-member countries. The feasibility report for the project will cover four critical aspects for the development of the Smart Countertrade System, namely market feasibility, legal and regulatory considerations, technological prototype proposal, and Shari’ah governance and Islamic economics/finance perspectives. The report development process will be guided through a series of workshops/seminars inviting key stakeholders to clearly identify challenges, opportunities, and interest in participation in establishing the countertrade system. Since its inception in 1975, the Islamic Development Bank has continued to work towards the expansion of trade cooperation among OIC member countries and has been promoting avenues to expand intra-member country trade. This is in line with one of the foundational functions of the IsDB to assist in the promotion of foreign trade among member countries. Distributed by APO Group on behalf of Islamic Development Bank Institute (IsDBI). SOURCE Islamic Development Bank Institute (IsDBI) Qaran News
  2. Hargeisa (PP News Desk) — Faysal Ali (Warabe) a Finish citizen of Somali origin and the Chairman of UCID, a political party in the secessionist Somaliland administration tweeted a support for Somaliland forces shelling Laascaanood from the outskirts of the district. “I support the new strategy of Somaliland forces” tweeted Faysal, a resident of Helsinki. Somaliland administration is waging a secessionist war in Northern Somalia on the legally dubious claim to enforce “colonial borders”. Late 1980s Faysal sought asylum in Finland and pledged not to promote any civil war or human rights violations. “The incriminating tweet of Faysal is yet another evidence of the civil war declared in Northern Somalia by Somaliland administration. We ask for the Finland government to investigate the incendiary tweet by a Finnish citizen of Somali origin” said a lawyer in Mogadishu, who spoke on the condition. In its 2021-2024 Country Strategy for Somalia the Finnish Ministry of Foreign Affairs stated that “there is increased momentum to promote peace and security in Somalia, as evidenced by the first steps in implementing the National Reconciliation Framework, concrete local-level conflict resolution initiatives and willingness for dialogue between the leadership of Somaliland and Federal Government of Somalia.” © Puntland Post, 2023 The post A Finnish-Somali Politician Tweets Support for Civil War in Northern Somalia appeared first on Puntland Post.
  3. Aadan-Yabaal (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar taariikhi ah ku tegay degmada Aadan Yabaal oo ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay ka xarooyeen kooxda Al-Shabaab. Madaxweynaha oo halkaasi khudbad ka jeediyay ayaa ka hadlay dagaalka socda, isaga oo dul istaagay sababta illaa hadda ku haysa kooxda Al-Shabaab deegaano badan oo ka tirsan gobollada dalka. Waxa uu sheegay in sababta u weyn ee Shabaab ay weli uga sii talinayaan deegaanadaasi ay tahay in dadka deegaanka ay raali ka yihiin, oo aysan ka kicin sida ka dhacday deegaano badan oo dalka oo laga xoreeyay kooxda. “Meelaha ay ku harsan yihiin waa meelaha dadkooda weli u kici waayay, laakiin meeshii dadkiisa uu istaagay hal Khawaarij ah oo jooga ma lahan, mana joogi karaan oo xataa rejo kama qabaan inay ku noqdaan,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh. “Waxaa rabaa dadka reer Aadan Yabaal ay farriintaas qaadan oo cidkasta oo deegaankii ay ku tuhunsan yihiin inay Khawaarijta joogaan u sheegaan, raali ahaansho ayay ka walax tahay. Aniga waa la idili ma anaa la warami karan? Waa lala warami kara oo la eryi karaa waa raqiis oo dhiiraanan kuma joogaan.” Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxa uu ku booriyay dadka ay weli deegaanadooda gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab ay kacaan oo iska xoreeyaan, “Askarta socota ee deegaankan ku dhimaneysa ee ku dhaawacmeysa uma dhalan deegaankan oo Soomaalinimo ayaa inta keentay oo dowladda ayaa keentay in loo hiilin waayo daw-mahan.” Waxa uu nasiib darro ku tilmaamay in deegaanada qaar ay ka dagaalamayaan dad aan aheyn kuwa deegaanka, halka ay aheyn inay uga hor-maraan kuwa Soomaalinimada iyo dowladda ay geysay deegaanadaasi, si looga xoreeyo kooxda Al-Shabaab. “Dadka markay go’aan gaaran oo sharafta, karaamada, haybada iyo Diinta iyo dadnimada ay leeyihiin difaacdaan lagama adkaan karo,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Hoos ka daawo The post Daawo: Xasan Sheekh oo shaaciyay arrinta weli Al-Shabaab kusii haysa deegaano badan appeared first on Caasimada Online.
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiyiinta iyo waxgaradka ka soo jeeda deegaanada Jubbaland ayaa go’aan culus ka gaaray in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu safar ku tago gobolka Gedo iyo inuu sii xukumo Jubaland. Kulankaas oo Muqdisho lagu qabtay waxaa ka soo qeyb galay siyaasiyiin ay ka mid yihiin Senator Cabdullahi Fartaag iyo Sanetor Iftiin Baasto, waxaana lagu iclaamiyey dagaal ka dhan ah Axmed Madoobe. Qaar ka mid ah odayaashii ka soo qeyb galay kulanka ayaa sheegay in aysan suurta-geli doonin in Axmed Madoobe safar ku tago gobolka Gedo, iyagoo ku dhawaaqay in awood ciidan looga hor tago damaca madaxweynaha Jubbaland, sida ay hadalkooda u dhigeen. “Axmed isku xishoo, umadda adigu ma lihid, waa fashilantay, Daarood oo dhan ayaa ku soo nacay, kuwii dad kuugu dhawaa ayaa Nairobi ku shiray oo ku diiday,” ayuu yiri Senator Fartaag. Mid ka mid ah odayaasha dhaqanka ayaa yiri, “Maalin kasta Axmed Madoobe wuxuu qorsheeyaa inuu Gedo aado, wuxuu ku haminayaa inuu maamul isaga taabacsan u magacaabo Gedo, waxaas been waaye Axmed, Gedo waa kaa xiran tahay, cid kaa wakil ah xitaa ma tegi karto.” Senator Iftiin Baasto oo saaxiib dhow la ahaa Axmed Madoobe ayaa kulankaan ka sheegay in Axmed Madoobe fashilmay oo Jubbaland uusan sii hoggaami karin. “Jubbaland qof hoggaamiya ma weyneyso eek a hor wareeg saaxiibkey Axmedow, waa lagaa soo cabtay, waxna waa qaban weysay, 12 sano kadib waan kugu qanci weynay ee Axmedow naga raali ahaaw,” ayuu yiri Senator Iftiin Baasto. Dhankiisa, Senator Fartaag ayaa carrabka ku adkeeyey in muddo kororsi iska dhaafe aan Axmed Madoobe laga yeeli doonin in doorashada soo socota ee Jubbaland ka dhaceysa uusan door ku yeela doonin, maadaama labadii jeer ee dastuurku u ogolaa uu soo hoggaamiyey Jubaland. Hoos ka daawo The post Daawo: Dagaal ka dhan ah Axmed Madoobe oo looga dhowaaqay Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Aadan Yabaal oo dhowr billood kahor laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab oo sanado badan ka talineysay ayaa la filayaa inay noqoto mid kamid ah goobaha laga hoggaaminayo wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab. Magaaladan taariikhiga ah ayaa ku jirta soo kabasho tan iyo markii awood ciidan looga saaray kooxda Al-Shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu dhowrkii billood ee lasoo dhaafay waday dadaalka dib u qaabeynta wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab. Hal mid oo badi Soomaalida, gaar ahaan siyaasiyiinta ay isku raacsan yihiin waa in Xasan Sheekh ay ka go’an tahay inuu soo afjaro Al-Shabaab. Safarka madaxweynaha ee degmada Aadan Yabaal ayaa kusoo aadaya iyada oo shalay ay Al-Shabaab weerartay Ruun-nirgood oo aan wax badan ka fogeyn Aadan Yabaal, laakiin taasi ma baajin safarka madaxweynaha. Wuxuu kale oo safarkiisa kusoo aadaya iyada oo hakadka dagaalka uu sababay in Al-Shabaab ay muujiso soo rogaal-celin iyo inay weerartay dhowr farriisin oo ciidanka dowladda ay lahaayeen. Sida aan kasoo xiganay xubno ka tirsan Villa Somalia, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqi doono wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab, si gaar ah madaxweynaha ayaa la filayaa inuu iclaamiyo qabashada magaalooyin ay kamid tahay degmada Ceel-buur oo ay muddo dheer ka talineysay kooxda Al-Shabaab. Wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab ayaa waxaa ka qeyb-galaya ciidanka Itoobiya, kuwaasi oo hadda soo galay dhanka Hiiraan, Gedo iyo Bakool. Sidoo kale Kenya, Jabuuti iyo dalal kale ayaa wajiga labaad ee dagaalka ka qeyb-galaya, iyada oo ciidanka wajiga labaad aanay qeyb ka aheyn ama ay ku shaqeynayn magaca howl-galka Midowga Afrika ee la yiraahdo ATMIS, balse waxay toos uga amar qaadanayaan taliska ciidanka xoogga dalka. Iyada oo dad badan ay sugayaan inuu wajiga labaad ee dagaalka halmar ka wada billowdo Galmudug, Koonfur Galbeed, HirShabelle iyo Jubbaland, haddana dhinaca kale faah-faahino gaar ah oo aan helnay waxay sheegayaan in hadda mudnaan la siinayo in la isku wada furo Galmudug iyo HirShabelle oo kooxda Al-Shabaab halkaas laga soo wada saaro. Hoggaamiyaha HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa isagna ku sugan degmada Aadan Yabaal. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ciidan ahaan iyo dhaqaale ahaanba la aaminsan yahay in kab iyo ballan-qaad u helay wajiga labaad ee dagaalka. Sidoo kale waxaa muuqata rejo ah in la joogo xilligii Soomaalida ka xoroobi laheyd fikirka argagixisada ayay leeyihiin dadka ka faalloonaya dagaalka Al-Shabaab ee hormuudka u yahay madaxweyne Xasan Sheekh. Si kastaba, Guud ahaan dadka Soomaaliyeed ayaa fursad weyn u arka in kooxaha argagixisada ah laga saaro dalka, si loogu gudbo wax soo saar iyo tartan caalami ah. The post Farriinta ugu weyn ee safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee degamada Aadan Yabaal appeared first on Caasimada Online.
  6. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray degmada Aadanee gobolka Shabeellaha dhexe, iyadoo halkaas si diiran loogu soo dhoweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisa, isagoo uu wehlinayay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle mudane Cali Guudlaawe. Madaxweyne Xasan Sheekh oo bulshada degmada Aadan-yabaal uga mahadceliyay garab istaagga ay u muujiyeen ciidamada Qaranka ayaa sheegay in degmada iyo deegaanada kale ee laga xoreeyay Al-shabaab, si degdeg ah loo gaarsiinayo adeegyada aasaasiga ah isaga oo sidoo kale ka dalbaday in ammaanka laga wada shaqeeyo gobolka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa markale ku celiyay in gobolka Shabeellaha dhexe ay yaallaan isbaarooyin tira beel ah, kuwaas oo lagu dhibaateeyo dadka ku safra gobolka, isaga carabka ku dhuftay haddii bulshada ay u istaagin waxkaqabashada isbaarada aysan dowladdu awoodin in meel kasta ay ay ciidan ay waardiyaa dhigto. Madaxweynaha ayaa waxaa uu tusaale u soo qaatay gobollada la dariska ah Shabeellaha dhexe, kuwaas uu xusay in bulshada ku dhaqan iyo waxgaradkooda ay u istaageen in lala dagaalamo dadka isbaarooyinka dhibta, isaga oo gabagabadiii hadalkiisa ku baaqay in bulshada degmada ay u istaagaan sidii deegaannada kale loo xoreyn lahaa. https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/ Twitter: @TheVillaSomalia Goobjoog News Source: goobjoog.com
  7. Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kormeer dhoollatus u muuqday ku tegay Taliska Guud ee Ciidanka Somaliland, xilli uu maanta markale dagaal xooggan uu dib uga qarxay magaalada Laascaanood. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey Wasiirka Gashaandhiga, Cabdiqani Maxamuud Caateeye, Taliyaha Ciidanka Qaranka, Sareeye-gaas Nuux Ismaaciil Taani, Abaanduulaha Ciidanka, Sareeyo Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale Afguduud iyo saraakiil kala duwan oo ku sugnaa taliska guud. Madaxweynaha ayaa warbixin la xidhiidha amniga iyo difaaca qaranka ka dhageystay wasiirka wasaaradda gashaandhiga oo uu wehelinaayo taliyaha ciidamada qaranka Somaliland, sida lagu yiri qoraal kasoo baxay madaxtooyada. Wasiirka Gaashaandhiga ayaa madaxweynaha u sheegay in ciidamada ay heegan buuxa ugu jiraan marwalba difaaca, dalka iyo dadka, cidkasta oo qarankan hagardaamo la damacsana ay ku dhufanayaan dhirbaaxo aanay mahadin, sida uu hadalka u dhigay. “Ciidamada Qaranku marnaba ma aanay ahayn kuwo loo baqo ee waxay yihiin kuwo difaac adag ugu jiraan Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo muwaadiniintiisa,” ayuu yiri Wasiirka Gashaandhiga, Cabdiqani Maxamuud Caateeye. Muuse Biixi ayaa intaas kadib waxa la sheegay in uu ciidamada Somaliland ku bogaadiyey kuna dhiiri-gelinayaa dadaalka, kartida iyo adkaysiga ciidannimo ee ay muujiyeen kuna difaacayaan dhulkooda iyo weerarada kaga imanaya huwanta ka dagaalamaysa Laascaanood. “Waxaanu madaxweynuhu sidoo kale bogaadiyey bahda caafimaadka ee dedaalka Qarannimo la barbar taagan ciidamada Qaranka. Dhinaca kalena waxa uu madaxweynuhu bogaadiyey bahda warbaahinta oo uu xusay doorka ay ku leedahay arrimaha Qarannimada iyo shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee taageerada la barbar taagan ciidamada Qaranka.” Madaxweyne Biixi ayaa sidoo kale waxa uu booqday xerada ciidanka birmadka, oo iyaga la sheegay inay “hadh iyo habeenba heegan ugu jiraan hawlaha deg-dega ah ee amniga sidii ay ugu gurman lahaayeen marka loo baahdo.” Ugu dambayntiina waxa uu faray ciidamada kala duwan ee Somaliland inay laba jibaaraan dadaalkooda, islamarkaana ay meel uga soo wada jeestaan “cidii dhibaato la damacsan amniga Qaranka,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweyne Muuse Biixi. The post Sawirro: Muuse Biixi oo sameeyay dhoollatus, amar culus-na faray ciidamada appeared first on Caasimada Online.
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in maanta uu gebi ahaanba xiran yahay isku socodka dadka iyo gaadiidka ee waddada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo Baydhabo ee gobolkaasi. Sida ay Caasimada Online u sheegeen dad deegaanka ah arrintaan ayaa imaneysa kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay isbaaro dhigatay tuulada Sharay ee duleedka degmada Walanweyn, islamarkaana ay diideen in wadadaasi ay maraan wax gadiid ah. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in halkaasi ku xayiran yihiin gaadiid badan oo isugu jira kuwa xamuulka iyo kuwa rakaabka, kuwaasi oo kusii jeeday magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Arrintan oo maanta saameyn ku yeelatay isku socodka gadiidka iyo dadka ee waddada xiriirka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa sidoo kale waxay kusoo aadeysa xilli ay soo baxayaan warar sheegayay in isbaaro dadka lagu baado lasoo dhigay dhanka galbeed ee degmada Walanweyn. Isbaaradaasi oo maalmihii dambe taallay halkaasi ayaa waxaa la sheegay in lacag looga qaado gaadiidka, ayada oo masuuliyiinta maamulka degmada ay sharci darro ku tilmaameen isbaarooyinkaas, islamarkaana loola dagaalami doono sida Shabaab oo kale. Xiisaddan ayaa sidoo kale kusoo aadeysa xilli uu sii xoogeystay khilaafka u dhaxeeya guddoomiyaha degmada Walanweyn iyo ku-xigeenkiisa oo iyagu ah ka degmo ahaan maamulkii loo igmaday inay wax ka qabtaan dhibaatada ka tagaan halkaasi. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hore si adag uga digtay isbaarooyinka, iyada oo sheegtay in tallaabo adag laga qaadi doono, waxaana weli deegaano kamid ah gobollada laga soo sheegaya inay ka jiraan isbaarooyinkaas, oo bulshada dhib badan ku haya. The post Isku socodka Muqdisho iyo BAYDHABA oo xayiran iyo xiisad xooggan oo taagan appeared first on Caasimada Online.
  9. Saturday’s game against Brazil was a testament that Morocco’s national team is “building on the Qatar World Cup momentum.” Source: Hiiraan Online
  10. Xoogagga Daraawiishta SSC-Khaatumo ayaa maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Ciidamada Somaliland ee Dhuyuc-xuunsho. Xogo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in SSC gacanta ku dhigeen Taliska Dhuyuc-xuunsho kadib dagaal aad u culus oo ka dhacay jihada galbeed ee Laascaanood. Taliska Dhuyuc-xuunsho ayaa sida la werinayo marin u ahaa gurmadka iyo saadka Ciidamada Somaliland ee fadhiya Gooja-cadde. Dhinaca kale ciidamada Somaliland ayaa masaafo fog ka soo duqaynaya gudaha Laascaanood waxaa la sheegaya in khasaare kala duwan ka dhashay. Dagaalka maanta ayaa ka dhacay jihooyin kamid ah galbeedka iyo bariga Laascaanood inkastoo aan tira-koob saxa laga helin khasaaraha ka dhashay dagaalkaas. PUNTLAND POST The post Ciidamada Somaliland oo laga qabsaday Taliskii Dhuyuc-xuunsho ee duleedka Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  11. Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa war kasoo saartay dagaalkii maanta markale dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland ayaa waxa lagu sheegay in dagaalkii maanta ay ciidanka Puntland iyo kooxaha nabadiidka ay kusoo qaadeen fadhiisamaha ciidamadeeda ku sugan duleedka magaalada Laascaanood. “Kooxaha huwanta ah ee isugu jira ciidanka maamulka Puntland-Somaliya, Argagixisada iyo kuwa nabadiidka ah ee ku sugan Laascaanood ayaa barqadii Maanta oo ah maalintii afraad ee bisha barakaysan ee Ramadaan, waxay weerar ku soo qaadeen fadhiisimada ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku sugan duleedka Magaalada Laascaanood.” Somaliland ayaa sidoo kale waxay sheegtay in si adag ay iskaga difaaceen ciidamadeeda weerarka ay kusoo qaadeen kooxaha ay sheegtay in maalmihii u dambeeyay abaabulkooda uu socday oo uu hogaaminayo maamulka Puntland. “Ciidanka Qaranku marnaba weerar maanu ahayn, oo wuxuu ilaalinaya xabad joojintii xukuumaddu ku dhawaaqday tiraba dhawr jeer,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka kasoo baxay wasaaradda gaashaandhiga Somaliland. Dhinaca kale ee isku hayaan dagaalka Laascaanood ayaa waxay ku eedeysay in marnaba aysan xeerineyn xilliga lagu jiro ee bisha Ramadaan, “xiligan lagu gudo jiro bisha Ramadaan ee khayrka leh oo ah bil cibaado iyo Alla ka cabsi, balse aanay huwantu xeerinayn wanaaga Alle ina faray.” Marka laga yimaado sheegashada Somaliland, majirto wax war ah oo kasoo baxay saraakiisha SSC iyo maamulka Puntland, oo isagu dhawr jeer hore iska fogeeyay in uu qeyb ka yahay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Dagaalka maanta markale dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood ayaa kusoo aadayo, ayada oo maalmihii u dambeeyay xaaladda magaalada ay aheyd mid deggan, inkasta oo ay is horfadhiyeen ciidamada labada dhinac. The post Somaliland oo war kasoo saartay dagaalkii maanta iyo ‘cidda hoggaamineysay’ appeared first on Caasimada Online.
  12. Hargeysa-26-03-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku guda jira hawl-maalmeedkiisa shaqo ayaa kormeer ku tegay Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey Wasiirka Gashaandhiga, mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye, Taliyaha Ciidanka Qaranka, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, Abaanduulaha Ciidanka Qaranka, Sareeyo Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale Afguduud iyo Saraakiil kala duwan oo ku-sugnaa Taliska Guud. Waxaana Madaxweynaha Jamhuuriyaddu warbixin la xidhidiha Amniga iyo difaaca Qaranka siiyey Wasiirka Wasaaradda Gashaandhiga oo uu wehelinaayo Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland, waxaanu wasiirku xusay in Ciidamada Qaranku ay heegan buuxa ugu jiraan marwalba difaaca, dalka iyo dadka, cidkasta oo Qarankan hagardaamo la damacsana ay ku dhufanayaan dhirbaaxo aanay mahadin, Ciidamada Qarankuna aanay ahayn kuwo loo baqo ee ay yihiin kuwo difaac adag ugu jiraan Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo muwaadiniintiisa. Waxaanu madaxweynuhu Ciidamada Qaranka ku bogaadiyey kuna dhiirigelinayaa dedaalka, kartida iyo adkaysiga Ciidannimo ee ay muujiyeen kuna difaacayaan Qarannimadooda iyo weerarada kaga imanaya huwanta ka dagaalamaysa Laascaanood. Waxaanu madaxweynuhu sidoo kale bogaadiyey bahda caafimaadka ee dedaalka Qarannimo la barbar taagan ciidamada Qaranka. Dhinaca kalena waxa uu madaxweynuhu bogaadiyey bahda warbaahinta oo uu xusay doorka ay ku leedahay arrimaha Qarannimada iyo shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee taageerada la barbar taagan ciidamada Qaranka. Sidoo kale waxa uu Madaxwyenuhu kormeer ku tegay Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, waxaana halkaa warbixin ku siiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale). Waxaanu Madaxweynuhu booqday Xerada Ciidanka Birmadka ee hadh iyo habeenba heeganka ugu jira hawlaha degdega ah ee amniga sidii ay ugu gurman lahaayeen marka loo baahdo. Ugu danbayntiina Madaxweynaha Qaranka Somaliland waxa uu dardaaran iyo dhiirigelinba u diray ciidamada kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee kala ah Ciidanka Qaranka Somaliland, Ciidanka Booliska, Ciidanka Asluubta, Ciidanka Ilaalada Xeebaha, Ciidanka Laanta Socdaalka, Ciidanka Sirdoonka iyo Ciidanka Dab-damiska oo iyagu xoog u shaqeeya marwalba, gaar ahaana wakhtigan aynu ku jirno ee Roobabka, waxaanu madaxweynuhu faray dhammaan ciidamada kala duwan inay laba jibaaraan dedaalkooda oo ay meel uga soo wada jeedaan cidii dhibaato la damacsan amniga Qaranka. ALLAA MAHAD LEH Naasir Yuusuf Daahir Agaasimaha Saxaafadda iyo Warbaahinta Madaxtooyada JSL. Source
  13. Beledweyne (Caasimada Online) – Wafdi ay hoggaaminayaan saraakiil sar-sare oo ka tirsan ciidanka dowladda Itoobiya ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Saraakiisha Itoobiyaanka ee ka degay Beledweyne ayaa waxaa horkacaya General Tesfaye iyo General Xaaji oo kamid ah saraakiisha sar-sare ee dalka Itoobiya, waxaana safarkaan ku wehlinayay sarakiil kale. Sida ay ogaatay Caasimada Online, ujeedka safarka saraakiishaan ayaa u daaran sidii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen wajiga labaad ee howl-galada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, kaasi oo dhawaan ka bilaaban doona gobolka Hiiraan iyo qeybo kale oo dalka. Ciidanka Itoobiya ayaa qeyb ka noqonaya howl-galka dhawaan bilaaban doona ee ka dhanka ah Al-Shabaab, kuwaasi oo la filayo in maalmaha soo socda ay gaaran gobolka Hiiraan, ayada oo ciidankaas qeyb ka mid ah ay ku sugan yihiin deegaano ka tirsan maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed. Wafdiga Itoobiyaanka ee horkacayaan saraakiisha ciidamada ayaa waxay kusoo aadayaan, iyada oo Beledweyne uu dib ugu laabtay guddoomiyaha gobolka Hiiraan, kuna dhawaaqay inuu dib u bilaaban doono wajiga labaad ee howl-galka Hiiraan ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Gobolka Hiiraan ayaa sidoo kale waxaa shalay ka dhacay howl-galadii u horeeyay ee muddo toddobaadyo ah kadib kooxda Al-Shabaab loogala wareegay deegaano dhowr ah oo hoostaga oo ka tirsan gobolka, kuwaasi oo ay fuliyeen ciidaamo deegaanka ah oo dhawaan ka baxay magaalada Muqdisho. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in sababta dagaalka socday uu hakad-ka ugu yimid ay tahay inuu socdo diyaar-garowga wejiga labaad ee dagaalka, oo ay sheegtay inay qeyb ka noqon doonaan ciidamo ka socda dalalka Jabuuti, Ethiopia iyo Kenya. The post Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Somalia appeared first on Caasimada Online.
  14. Las Anod (HOL) - Heavy fighting erupted between the Somaliland army and SSC-Khatumo forces once again in Las Anod town on Sunday morning, locals reported. Source: Hiiraan Online
  15. Putin oo shaaciyay inuu hub nukliyeer ah ku rakibayo Dalka Belarus Madaxweynaha waddanka Ruushka, Vladimir Putin, ayaa sheegay in xeelad dagaal awadeed uu dalkiisa hub nukliyeer ah ugu rakibi doono waddanka Belarus. Madaxweyne Putin ayaa sheegay in tallaabadaasi aanay ku xadgudbi doonin heshiiskii dhimista hubka nukliyeerka, isagoo isbarbardhig ahaan u soo qaatay sida Mareykanka uu hubkiisa u keeno Yurub, sida lagu shaaciyay warbaahinta qaranka Ruushka. Moscow maamulka hubkeeda uma wareejin doonto Minsk, ayuu Putin sii raaciyay. Mareykanka ayaa sheegay in uusan rumaysnayn in Ruushku uu isu diyaarinayo isticmaalka hubkaasi nukliyeerka kaddib shaacinta rakibitaankiisa. “Ma hayno sabab aan wax uga badelno istaraatiijiyadda hubkayaga nukliyeerka,” wasaaradda gaashaandhigga ee Mareykanka ayaa sidaasi ku sheegtay bayaan ay soo saartay. “Waxaa naga go’an inaan si wadajir ah u difaacno xulafadayada Nato.” Maamulka ka arrimiya waddanka Belarus ayaa xulafo aad u dhaw la ah maamulka Kremlin-ka ka taliya, waxaana ay taageereen duullaankii Ukraine. Madaxweyne Putin ayaa taleefishinka qaranka ee Ruushka Sabtidii u sheegay in hogaamiyaha Belarus Alexander Lukashenko uu muddo dheer soo hadalqaadayay arrinta ah in xeelad dagaal ahaan hubka nukliyeerka loogu rakibo gudaha dalkiisa. “Arrintaas waa iska caadi,” ayuu yiri. “Marka koobaad, Mareykanku muddo tobannaan sanadood ah ayuu sidan oo kale samaynayay. Muddo dheer ayey xeelad dagaal ahaan hubkooda nukliyeerka ugu soo daabulayeen dhulka dalalka ay xulafada yihiin.” Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin Ruushka ayey u badan tahay inuu 1-da July dhammaystiro dhismaha goobta lagu rakibi doono hubka nukliyeerka ee la dhigi doono Belarus, ayuu sii raaciyay Madaxweyne Putin. Tiro yar oo hannaanka gantaallada Iskander oo xeelad dagaal ah, kuwaas oo loo adeegsan karo in lagu rido hubka nukliyeerka, ayaa la geeyay waddanka Belarus, ayuu yiri Madaxweyne Putin. Ma uusan caddayn marka hubkaasi la gayn doono Belarus. Gaynta hubkaas-se waxa uu noqonayaa midkii ugu horreeyay tan iyo bartamihii 1990-meeyadii markaas oo Mocsow ay hub nukliyeer ah u yaalleen meel ka baxsan dalkeeda. Burburkii Midowgii Soofiyeet 1991 ayaa hubka nukliyeerka waxa uu yaallay afar dal oo markaas xor noqday – Ruushka, Ukraine, Belarus iyo Kazakhstan – iyadoo 1996 la soo afjaray dib u soo celinta hubkaasi ee Ruushka. Hadalka madaxweyne Putin ayaa imanaya xilli madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky uu soo cusboonaysiiyay codsigiisii ahaa in xulafadiisa reer Galbeedka ay siiyaan taageero dheeraad ah oo milateri. Horraantii todobaadkii tegay, illaa 18 dal ayaa saxiixay heshiis ay dalkaas uu dagaalka la degay muddo sannad ah ku siinayaan ugu yaraan hal milyan oo aaltalari. Hasayeeshee wareysi uu madaxweyne Zelensky siiyay wargeys ka soo baxa waddanka Japan, ayuu ku sheegay in Ukraine ay suuragal tahay in bariga dalkaasi aanay ka qaadin duullaan rogaal-celis ah illaa ay ka imanayso rasaas dheeraad ah. Qaran News
  16. WAR-SAXAAFADEED Hargeysa-26-03-2023 Kooxaha huwanta ah ee isugu jira Ciidanka Maamulka Puntland-Somaliya, Argagixisada iyo kuwa nabadiidka ah Ee ku sugan Laascaanood ayaa Barqadii Maanta oo ah maalintii Afraad Ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxa ay weerar ku soo qaadeen fadhiisimada ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku sugan duleedka Magaalada Laascaanood. Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland si adag ayay isaga difaaceen weerarka ay soo qaadeen kooxaha huwanta ah oo maalmahan u danbeeyayba abaabulkiisa waday kuwaasoo ay hogaaminayso Puntland, iyadoo marnaba Ciidanka Qaranku aanu weerar ahayn, ilaalinayo xabad joojintii Xukuumaddu ku dhawaaqday, tiraba dhawr jeer. Xiligan lagu gudo jiro bisha Ramadaan ee khayrka leh oo ah bil cibaado iyo Alla ka cabsi, balse aanay huwantu xeerinayn wanaaga Alle ina Faray. Qaran News
  17. Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Agaasimayaal guud. Garoowe: 26 March 2023: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo saaray, Xeer Ku-sime Madaxweyne Lr006 iyo Lr007, March 26, 2023, kuna saabsan Magacaabid Agaasimeyaal guud. Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Puntland. Markuu arkay:- Dastuurka dowladda Puntland. Markuu arkay:- Baahida loo qabo dar-dargelinta Shaqada ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo Wasaarada Beeraha iyo Waraabka. Markuu arkay:- Aqoonta, kartida iyo waayo-aragnimadooda Shaqo. Wuxuu xeeriyey. 1. Waxaa Cawil Maxamuud Cali (Kabaweyne) loo magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland. 2. Waxaa C/xakiin Axmed Jaamac loo magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaarada Beeraha iyo waraabka dowladda Puntland. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay. XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA DOWLADDA PUNTLAND. Qaran News
  18. Dagaal u dhexeeya ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka huwanta ah ee ka dagaalamaya Laascaanood, ayaa saaka markale qarxay, iyadoo uu dagaalku hada ka socdo qaar kamid ah jihooyinka magaalada. Xukuumadda Somaliland oo dagaalka ka hadashay ayaa sheegtay in kooxo huwan ah oo iskugu jira ciidamada Puntland, kooxo nabad diid ah iyo argagixiso is bahaysatay ay saaka weerar kusoo qaadeen fadhiisimada ciidanka millateriga, waxayna sheegtay in millaterigu ay iska difaaceen weerarka. “Kooxaha huwanta ah ee isugu jira Ciidanka Maamulka Puntland-Somaliya, Argagixisada iyo kuwa nabadiidka ah Ee ku sugan Laascaanood ayaa Barqadii Maanta oo ah maalintii Afraad Ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxa ay weerar ku soo qaadeen fadhiisimada ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku sugan duleedka Magaalada Laascaanood. Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland si adag ayay isaga difaaceen weerarka ay soo qaadeen kooxaha huwanta ah oo maalmahan u danbeeyayba abaabulkiisa waday kuwaasoo ay hogaaminayso Puntland, iyadoo marnaba Ciidanka Qaranku aanu weerar ahayn, ilaalinayo xabad joojintii Xukuumaddu ku dhawaaqday, tiraba dhawr jeer. Xiligan lagu gudo jiro bisha Ramadaan ee khayrka leh oo ah bil cibaado iyo Alla ka cabsi, balse aanay huwantu xeerinayn wanaaga Alle ina Faray. Wasaaradda Gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland.” Dhanka kale warsaxafadeed ay baahiyeen isimada dhaqanka ee Laascaanood ku sugan, ayaa dhankooda sheegay in weerarka ay ciidanka Somaliland kusoo qaadeen, waxayna sheegeen in ay is difaacayaan ilaa ciidamada Somaliland ay ka baxaan dhulka Sool, Sanaag iyo Cayn. Xaalada gobolka Sool ayaa daganayd maalmihii lasoo dhaafay marka laga reebo istuur tuur kooban oo mararka qaar labada dhinac dhexmarayay, waxaana jiray ciidamo beeleedyo kasoo qulqulayay dhinaca Puntland. Illaa hadda laguma guulaysan in si buuxda xabada loo joojiyo iyada oo aan laga warhayn halka ay ku danbaysay dhexdhexaadin dowlada Itoobiya ka dhex waday dhinacyada, waxaana hada laga war sugayaa halka ay caga dhigato dhexdhexaadin ay wadaan odayaal Muqdisho ka yimid. Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee dagaalka saaka, iyadoo dagaalo maalmihii lasoo dhaafay dhacay uu ka dhashay khasaare ballaadhan. Source
  19. Laascaanood (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in markale uu maanta dagaal dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi, kaas oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka. Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay duleedka magaalada, kaas oo ay labada dhinac isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka ay qaadeen ciidanka Somaliland oo weeeraray goob ay ku sugnaayeen ciidamada deegaanka, waxaana kadib sidaas ku qarxay iska hor imaadka. Qaar kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday inay maqleen daryanka rasaasta iyo hubka culus ee ay si weydaarsanayeen labada dhinac Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkan, waxaana weli xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan. Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay Somaliland iyo saraakiisha SSC oo ku aadan dagaalka saaka dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood. Dagaalkan cusub ayaa kusoo aadayo, ayada oo beryihii u dambeeyay xaaladda magaalada ay aheyd mid deggan, in kasta oo ay is horfadhiyeen ciidamada labada dhinac. Sidoo kale waxaa weli suuragalin wadahadalka labada dhinac, ayada oo dadka deegaanka ay shuruud ka dhigeen in marka hore la soo saaro ciidamada Somaliland. Lama iga sida ay wax noqon doonaan, balse waxaa haatan soconaya dagaallada kala duwan oo nabadeed, waxaana ku biiray odayaal ka baxay magaalada Muqdisho. The post Wararkii ugu dambeeyay weerar iyo dagaal maanta ka dhacay Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
  20. Intaan sheegtay Soomaali Allahayow iiga danbi Dhaaf!. Qaybtii 6aad. Hobbay Hobbay Hobbeeyaa. Ramadaan Wanaagsan, Sida Gu’ curtay oo xareedii Qulqulaysay toggagii butaaceen, baan Taariikh burqanaysa u qaatay qalin, oo boggag aan u moosayaa, oo Hobbaya Hiddoy Helnayeyda hayaa ye, Halkee baynu maraynay? waxa aynu soconay,-…… Iyana waxa jira Hees Hawleed iyo ciyaaro Dhaqameed ay Hooyo ama Hooyo-ley ku suntan tahay sida………Heesaha dhalaanka lagu koriyo, heesaha agabka aqalka lagu sameeyo iyo dhamaan hees Hawleedka dhaqanka Hooyo. Hadaba marka areyga Hooyo lasuugaamaynaayo ama la murtiyeynaayo ama la xikmadaynaayo, (Hooyo = Hobbay), sida marka la leeyahay (Hobbay Hobbaaligayow = Hooyoy Hooyolay-daydiiyey), sidoo kale waxa jira ereyo ama odhaaho Hooyo u gaar ah oo ay ubadka ama dhalaanka u adeegsado, sida marka ilmo yar oo Dhalaan ah uu dhaco ama kufo ama siibto ama simbiririxoodo ee uu ooyo ama ilmeeyo waxa ay Hooyo ku tidhaahdaa (Hobbo) say Hooyadii ilmahaa intay kor u qaado, oo ay si dareen kalgacal iyo naxariis Hooyo leh inta ay dhabta u saarto, ayey si dabacsan oo taxadir leh u lulmo dhaqdhaqaajiso, ayey u qaadaa ” Hobbay Hobbay Hobbeeya, ayaa Dilay oo Dagaalay….”, tusaale Bal nin Wayn ama ruux Dumar ah oo kufay ku dheh HOBBO!, waxa hubaal ah in qofkaasi kugu xannaaqayo!, sidoo kale Ruux Wayn oo xanuun hayo oo taahaya ama ruux Wayn oo murugaysan intaad garbaha isla Xoodo luxlux oo u qaad “ayaa dilay oo dagaalay”, hubaal inuu cadho kugula kaci!, Waayo ‘Hobbo iyo Hobbeeya’ waa Afka Hooyo u gaarka ah ee ay u adeegsato dhalaanka, Sidoo kale Ciyaaraha Dhaqanka Hooyo, sida Ciyaarta Jarriirada waxa u dhextaal ah ‘Alla Hobbay Helnay’ oo ah ‘Allow Hooyo Helnay’, iyana Ciyaarta Shuulayda waxa dhextaal u ah meerisyo HOOYALAYEY ah, Iyana Ciyaarta Galbey Shinbir waxa dhextaal u ah (Halleelee hiloow waaa Hooyaaley = Taabe ama Helle ee Jacaylba waa Hooyoley), sida oo kale Ciyaarta jaandheerta “Hawdo iyo Barriyo” labadaba waxa arraar ku bilow u ah “Hobbay = Hooyoy”, Halka Ciyaarta Diisowga socodka Hore Intaan lagu saamo ama Hargo tuman, waxa lagu soo heesaa Hooyaalayeey hee waa Nabadey waa khayray intaanay HOO-hoo iyo Lug ku hangalaysiga iyo inagu wadku billaaban. Sidoo kale bandhigyada Goleyaasha heesahooda waxa dhextaal u ah ‘Hooyaalaay Hooyaaley iyo sidoo kale Hobbo Helnay/Hobbay Helnay = Hooyo Helnay’, (Gole waa goob la Goleeyo, oo lagu soo bandhig Ciyaaro iyo Xirfad- masraxeed iyo ruux kastaa waxa uu Hibo-uleeyahay ee uu samayn karo waa goobta lagu soo ban-dhigo, waana ta laga yidhi “Gole waa laga muuqdaa ama waa laga maqnaadaa*), malahay iminka Eraygi Gole Dhanka siyaasada waxa ay Soomaalidu/Soolisidu ku sheegto ayaa loo adeegsadaa sida (Golaha sare, Golaha Dhexe iwm). Afka Hooyo Gole waa Goob masraxeed ama fagaare murti iyo madadaalo, loo Goleeyo ama fadhi loo weegaaro iyada oo barxada dhexda loo qoondeeyo bandhiga uu qofkastaa kusoo bandhigo waxa uu xirfad da’dii ama facii dheer yahay, Iyana marka Ceelasha ama Biyaha la dhuraayo ama ladhaaminaayo ama lashubaayo ee duunyada la waraabinaayo ama Dhaanka Biyaha loo dhuraayo, waxa loogu Heesaa Hobbaya Hiddoy Helnayey oo ah “Hooyo Helnay Hidaheedii ama Dhaxalkeedii”. Wax laga gayoon karo maaha dhaqanka Hooyo soo bandhigiisa Mana aha dhaqan faalo qoraal lagu koobi karo waayo, Dhaqanka Hooyo waa Dhaqan ay leeyihiin Ummad Guun ahi, waana dhaqan aad u facweyn, waxa se wax laga xumaado ah marka Dadka Soomaalka/Sooliska ah ay ku andacoodaan, iyaga oo majaro habaabin ku samaynaaya dhaqanka Hooyo yidhaahda Ninkii ugu Horeeyey ee Gabay Hooyo-layey Hooyo-layey ku billaabay wuxuu ahaa Nin qarnigii 20aad Noolaa!, Beeni Raad maleh, se Run baa Raad la raaco leh, Bal eega Beenta Soomaal/Sooliska, Waxa aynu wada rumaysanahay in Diinta Islaamka uu ina soo gaadhsiiyey Diggeheenii Nabi Maxamed NNKH, Diinteena Furqaan waxa ay jirtaa Mudo 1400 hada Kun iyo AFAR Boqol oo sanadood kor martay, Magaalada SAYLAC ee kutaala Gobolka Sillil ee Jamhuuriyada barakaysan waxa kuyaala Masaajid laba Qiblo ama laba wajahadood-hore leh taas oo ka dhigan markii Qudus Qibladu ahayd ayaa la dhisay taas oo u marag ah Nabigeenii Maxamed NNKH isaga oo Nool in Diinta islaamku inasoo gaadhay, Xiligaa inaguna waxa aynu ahay Ummad Dhaqan lahayd iyo hab dhaqan wax loo diwaan gashado oo hab murtiyeed ama suugaan iyo ciyaar dhaqan ahad, oo marka goobaha bandhigyada ama cawayska ama Shirka lagu kulmana ku kala wacyi iyo war qaadan jiray, (Shir = Banaan bax murtiyeed murti iyo dheel iyo Shirrib lagu kala war qaato), sidaa aawadeed waxa aynu leenahay Ciyaar Dhaqameedo Duug ama Guun ah oo aynu kaydsano, Maxaa yeelay Halkuu dhig ayaa yidhaahda (Caado lagooyaa Cadho Alle ayey leedahay), taas oo aynu ka dheehan karno sida Illaahay ugu weynaa Dadka aynu ka joogno, ee ay Cadhada Illaahay uga waaban jireen si ayen u asiibin ama ugu habsan, sidaa aawadeed waxa ay ku faro adaygi jireen waxa ay Joogtaystaan ee u Dhaqan galay inay dhowrtaan, waxa wax Malaayiin jeer illaaha Wayn ee Weligii Jiraha ah ee Joogaha ah loogu Mahad naqo ah in Dhaqankaa Duuga ahi uu weli Dihin yahay, sidaa aawadeed Soomaali/Sooliskii ku andacoon jirtay nin qarnigii 20aad noolaa ayaa HOOYALAYEY Gabay, suugaan iyo ciyaar Dhaqameed ugu Hor bilaabay, inay waxba kama jiraan iyo Taariikh bedal tahay aan idin tuso. SAYLAC Waa magaaladaa diinteena Islaamka ahi gayigeena ugu soo hor cago-dhigatay waxaana cadayn u ah Masaajidka labada Qiblo leh, sidoo kale Inaynu nahay Hooyoley waxa Muujinaysa Ciyaar Dhaqameedka Caanka ah ee magaca magaaladaa qadiimiga ah sidata ee la yidhaahdo SAYLICI waxa arraar dheeleed ama dhextaal u ah oo Ciyaarta Sayliciga ku Jirta (Bismilaahi Sallalaa-callaaye HOOYAALEY) waa ciyaar Dhaqameedkii Hooyo, waana ciyaar ama dheel Hooyoley oo ay ku saxeexanyihiin sidoo kale ku cadahay bilowgii Islaamka iyo Waxaan Bisinlahay barako malahada arraar murtiyeedka inoo ah, markaa Dadka ku andacooda nin qarnigii 20aad jiray ayaa Suugaanta HOOYALAYEY ugu hor yidhi!, Dee malaha Aaladahan Male-abuurka ah ee Afka qalaad (time Machine) ama wakhti Dib u Aroorshaha ah ayuu raacay suu inta uu 1300 hada kun iyo Saddex Boqol iyo Dhiidhii sanadood intuu Dib u socdaalay ayuu reer Saylacna Hooyo-leyda usoo sheegay?!. Hadaba murankuba ha yaraadee ma ogtihiin in Dadkeenii Hore ee aynu ka joognaa……………… Lasoco Qormada danbe. Waxaan bisin lahayni barako maleh, Bismilaahi sallalaa callaaye HOOYAALEY. Fuad Fartaag 26-03-2023. Qaran News
  21. Utah ayaa waxay noqotay gobolkii ugu horaysay ee ku yaalla dalka Maraykanka, oo kusoo rogtay hirkadaha Warbaahinta Bulshada, inay helaan oggolaanshaha waalidka ee caruurta iyo dhalinyarada, si ay u isticmaalaan barnaamijyadooda. Waxay sidoo kale u baahan doonaan inay xaqiijiyaan in isticmaalayaashu ay yihiin ugu yaraan 18 jir. Guddoomiyaha xisbiga Jamhuuriga ee gobolka, Spencer Cox, ayaa sheegay inuu saxiixay laba sharci oo cusub oo arrintan la xiriirta, si loo ilaaliyo dhalinyarada gobolka. Xeerarka ayaa siinaya waalidiinta inay si buuxda u maamulaan akoonnada internetka ee carruurtooda, oo ay ku jiraan fariimaha gaarka ah iyo qoraallada. Oggolaanshaha cad ee waalidiinta ama dadka ardayda masuulka ka ah, ayaa lagama maarmaan u noqon doona dhallaanka, si ay akoonnada ugu sameeyaan codsiyada, sida Instagram, Facebook iyo TikTok. Xeerarka ayaa sidoo kale kusoo rogaya xanibaaddo Baraha Bulshada, kaasoo xannibaya gelitaanka carruurta inta u dhaxaysa 10:30 galabnimo. iyo 6:30 subaxnimo, ilaa ay si kale u waalidiinta caruurta mooyaane. Sida ku cad sharciga, shirkadaha Warbaahinta Bulshada ma awoodi doonaan inay ururiyaan xogta carruurta, ama la beegsadaan xayeysiisyada iyaga. Labada sharci – oo sidoo kale looggu talagalay inay fududeeyaan sharciga ka dhanka ah shirkadaha baraha bulshada – ayaa waxay dhaqan geli doonaan bisha Maarso 1, 2024. Source
  22. Ugu yaraan 26 qof, ayaa ku dhintay gobollada Mississippi iyo Alabama, kadib markii duufaan ku dhufatay gobollada koonfureed ee Mareykanka. Dadaalka baadi goobka iyo samata bixinta ayaa sii socda, waxaana dowladda gobolka Mississippi ay ku dhawaaqday xaalad degdeg ah. Fork-ga Rolling, baabuurta la jajabiyey iyo qashinka quraarada ah ee waddooyinka daadsan – ayaa magaalada gebi ahaanba ka dhigay wax baaba’ay. Mid ka mid ah dadka deegaanka, ayaa BBC-da u sheegay inuu nasiib u yeeshay inuu helo fursad uu kusii noolaado, ka dib markii uu gabaad ka raadsaday saxanka qubeyska. Guryihii ay qoyska iyo asxaabtu isugu yimaaddeen wax ka yar 24 saacadood ka hor, oo u diyaarsanaa dhammaadka toddobaadka, ayaa gabi ahaanba noqotay wax burburtay. Source