Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Drought, conflict and famine have racked Somalia, but there has been very little international coverage of its plight recently. I visited last November, hoping to draw attention to the humanitarian crisis facing its people, and document not just their struggles but also their resilience. I spent some time exploring the consequences of drought, the struggle of refugees and the problem of overwhelmed hospitals. But the sadness of those stories needed a counterweight. In Mogadishu, the capital, I found positive stories. Source: Hiiraan Online
  2. Israeli police have raided the Al-Aqsa Mosque compound using stun grenades and firing rubber-coated steel bullets at Palestinian worshippers. Source: Hiiraan Online
  3. March is officially labelled as winter (‘saison fraiche’) in Djibouti and yet temperatures can reach up to 29 degrees Celsius. It is difficult to imagine how people can make this journey, through the desert on foot in the summer months (June to July), but Dr Youssouf, who is responsible for running the International Organization for Migration's (IOM) mobile health patrols in the desert to provide life-saving assistance to migrants, says “They do.” Source: Hiiraan Online
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaqiijiyay in dowladdiisa ay taageero militari ka dalbadatay dowladdaha Jabuuti, Ethiopia iyo Kenya. Dalalkan ayaa kaalin weyn ka qaadan doona wejiga labaad ee dagaalka kooxda Al-Shabaab, ayada oo wejigii hore ee dagaalka ay natiijo wax ku ool ka gaareen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya. Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysi siiyay wargeyska Financial Times ayaa tilmaamay “in saddex waddan oo laftooda la kulmay weerarrada Al-Shabaab ay ka heli doonaan ciidamo iyo karti dheeraad ah” marka loo eego wejigii hore ee howl-galka Al-Shabaab ka dhanka ah. Ciidamo ka socda Ethiopia ayaa soo gaaray dalka, halka ay dhawaan iman doonaan ciidan ka socda Jabuuti iyo Kenya, kuwaasi oo ka madax-banaan howl-galka ATMIS, islamarkaana ka qeyb ka noqonaya howl-galka dalalka safka hore ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, kaasi oo lagu xoojinayo dagaalka ka socda dalka. Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya xilli ay maalmihii ugu dambeysay abaabul iyo diyaargarow ciidan laga soo sheegayay gobolada Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya, ayada oo gaba-gabo uu yahay wejiga koowaad ee dagaalka. Wejigii hore ee hawl-galka ayaa Shabaab lagaga saaray inta badan deegaanadii ay kaga sugnaayeen dowlad-goboleedyada HirShabelle iyo Galmudug. Ciidamada dowladda oo garab ka helayay kuwa qabaa’iilada ee deegaanka, ayaa ku guuleystay in 15 sano kadib ay kooxda Al-Shabaab ka xoreeyaan deegaano ay maamulayeen. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa geed gaaban iyo mid dheerba u fuulaya, sidii dowladdiisu ay dalka kaga cirib-tiri laheyd mintidiinta Al-Shabaab, waxayna dhawaan kooxda wajihi doonta wejigii ugu adkaa ee dagaalka ka dhanka ah oo ay qeyb ka noqonayaan dalalka deriska. The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaqiijiyay inuu taageero militari ka dalbaday 3 dal appeared first on Caasimada Online.
  5. MOGADISHU (Xinhua) -- The United Nations on Tuesday reaffirmed its commitment to supporting efforts to rid Somalia of the threat from explosive ordnance. Source: Hiiraan Online
  6. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Kooxd Al-Shabaab ayaa laga xoreeyay goobo dhowr ah oo ay uga dhuumaaleysanayeen dhulka howdka, sida ay goordhoweyd shaacisay dowladda federaalka Soomaaliya. Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee DANAB iyo GorGor ayaa saacadihii lasoo dhaafay Shabaab ka xoreeyey goobahaasi ay uga dhuumaaleysanayeen ee dhulka howdka ah oo dhaca bariga gobolka Galgaduud. Warbaahinta dowladda ayaa baahisay sawirada goobaha la sheegay in laga xoreeyay Al-Shabaab, waana kuwa laga qotay hawdka jiqda ah, halka qaarkood dush sare lagaga daday jiingado. Maleeshiyaadkii Shabaab-ka ahaa ee ku sugnaa halkaasi ayaa goobta iskaga cararay, sida ay sheegeen saraakiisha hoggaamineysa ciidanka howl-galkaas fuliyay ee DANAB iyo GorGor. Saraakiisha hoggaamineysa ciidanka oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sidoo kale waxay sheegeen inay sii baacsanayaan firxadka kooxda Al-Shabaab ee isaga carartay goobahaan ay godadka ka qoteen. Howl-galkan ayaa imanaya xilli uu socdo diyaar-garowgii u dambeeyay ee wejiga labaad ee dagaalka, kaasi oo ay qeyb ka noqonayaan ciidamo ka socda dalalka safka hore. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hore guulo waaweyn uga sheegatay wejiga koowaad ee dagaalka, iyada oo sheegtay in lagu xoreeyay illaa 70 goobo, kuwaasi oo isugu jira deegaano ka tirsan gobollada Hiiraan, Sh/Dhexe, Sh/Hoose, Galgaduud, Mudug iyo Jubbad Hoose. The post Sawirro: Ciidamada DF oo galay hawd ay Al-Shabaab ku dhuumanayeen kadibna… appeared first on Caasimada Online.
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Ergeyga cusub ee arrimaha Somaliland Cabdikariin Xuseen Guuleed oo xalay kulan la qaatay xildhibaanada labada Aqal ee kasoo jeeda Somaliland ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay qadiyadda masuulka looga dhigay, xilli ay muddo hakad ku jiraan wada-hadalada dowladda federaalka iyo Somaliland. Mudane Guuleed ayaa waxa uu sheegay in qaddiyada Somaliland ay tahay qaddiyad adag oo u baahan in si gaar ah loo eego, si xal looga gaaro tabashooyinka gaarka ah ee qabaan reer Somaliland. “Qaddiyada Somaliland iyo ahmiyada ay leedahay wax badan iska weydiin mayno oo midnimadii, wada-jirkii, is-garabsigii iyo walaalnimadii ayaa meeshaas ku jirta,” ayuu yiri Ergeyga cusub ee arrimaha Somaliland Cabdikariin Xuseen Guuleed. Ergeyga ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in dowlad-dhiska Soomaaliya uu ka dhaqaaqi la’yahay maqnaashaha Somaliland, maadaama dhadhaaraddii saddexda ahaa uu mid maqan yahay “Dhariga marka dhadhaarada mid maqan yahay ma taagnaanayo dhariga, dabkii la rabay inuu wax kuleyliyo oo kariyo wuu bakhtiinaya, marka qaddiyada Somaliland waxa uu ku jira xalka umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto.” Guuleed ayaa markale ku celiyay in loo baahan yahay in Somaliland laga siiyo garowshiyo, loogana hadlo si walaalnimo iyo tolnimo kujirto, si xal looga gaaro tabashadooda oo uu sheegay inaysan aheyn dad meel cidlo ah ka duday, sida uu hadalka u dhigay. “Midnimadii 60-kii la sameeyay in dareenka Somaliland uusan aheyn wax dhawaan yimid waxaa ku daliil ah in midnimadii oo hal sano jirin ayaa inqilaab la iskaga dayay Waqooyiga 61-dii. Waxaa aaminsanahay maalintaas haddii dadkii masuuliyada dalka hayay ay dareemi lahaayeen arrintaas khatarta ay leedahay dhibaatada dhacday iyo siday u dhacday ma dhacdeen, laakiin waxaa suurta-gal ah in la fududeystay.” Waxa uu sheegay inuu qabo in si dhab ah loo wada-hadlo oo labada dhinac, isaga oo xusay in wada-hadalada loo wakiishay ay noqon doonaan kuwa hoos loogu daadago waxa dhabta ah ee jira, islamarkaana laga gungaaro waxa dhabta ah ee tabashadu ku saabsan tahay iyo xalkeeda. “Meesha ay bahasha ka damqaneyso waa in la taabto, wada-hadalada aan daadihin doono waxaa rabaa in hoos loogu daadago waxa dhabta ah ee jirra, oo dhaawaca korkiisa la dhayin ee la dilaaciyo boogta laga gungaaro waxa tabashada tahay, si aysan berri usoo laaban oo xal waara oo la iskaga raali yahay loo gaaro.” Hoos ka daawo The post Daawo Guuleed: Qaddiyada Somaliland waa qaddiyad aad u adag oo u baahan in… appeared first on Caasimada Online.
  8. Washington (Caasimada Online) – Xildhibaanada Maraykanka ayaa Arbacadii waxay iska diideen digniin ka soo baxday safaaradda Shiinaha oo ku aaddanayd inaanay la kulmin madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen oo booqasho ku joogta gobolka California. Xildhibaano ka kala tirsan labada xisbi oo gaadhaya illaa 17 mudane oo uu wehelinayo afhayeenka aqalka wakiillada ee Maraykanka Kevin McCarthy ayaa kulan gaar ah kula yeeshay madaxweynaha Taiwan, makatabadda Ronald Reagan ee ku taalla Simi Valley, California. Warbaahinta Maraykanka ee Punchbowl ayaa sheegtay in qaar ka mida xildhibaanada Maraykanka ee kulankan ka qaybgelayey, inay saacado ka hor heleen fariimo email ah oo muujinaya “sida Shiinuhu uu uga walaacsan yahay [la kulankooda Tsai]” Fariin qoraal oo ay VOA ka heshay sarkaal ka tirsan safaaradda Shiinaha oo lagu magcaabo Li Xiang, ayaa lagu sheegay in “dhinaca Shiinahuhu uu si weyn uga soo horjeedo, nooc kasta oo isdhexgal ah oo dhex mara Maraykanka iyo Taiwan, sidoo kalena ay ka soo horjeedaan safar kasta oo masuuliyiinta Taiwan ay ku yimaadaan Maraykanka, iyo weliba nooc kasta oo kulan ah oo dhex mara iyaga iyo masuuliyiinta Maraykanka” Xildhibaanada Maraykanka ayaa sheegay inaanay wax isbedela ku samaynayn qorshahooda. “Shiinuhu ma go’aamin karo cidda xubnaha ay xubna Congress-ku kula kulmayaan ciidda Maraykanka. Xildhibaanku wuxuu ka qaybgelayaa kulanka dhexmaraya madaxweyne Tsai iyo afhayeenka aqalka wakiillada ee McCarthy” sidaas waxaa VOA u sheegay afhayeen u hadlay xildhibaan John Curtis. Guddida joogtada ah ee xisbiga Shuuciga ah ee Shiinaha ayaa u sheegay VOA in tiro ka mida xildhibaanada u safray California inay heleen fariinaha safaaradda. Emailka ayaa lagu sheegay in kulanka dhexmaraya Tsai, McCarthy iyo xildhibaanada kale, inuu dhaawacayo siyaasadda “Shiinaha ee midka ah”. Wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa ku adkaysanaysa in socdaalka (transit) masuuliyiinta Taiwan inuu yahay safar gaar ah oo aan rasmi ahayn, iyaga oo sheegay in madaxweyne kasta oo Taiwan ahi, inuu safar sii gudbid ah(transited) ku maray Maraykanka, Tsai-na ay noqonayso markii todobaad ee ay lugta geliso Maraykanka. VOA The post Shiinaha oo xildhibaanada Maraykanka uga digay inay la kulmaan Tsai Ing-wen appeared first on Caasimada Online.
  9. PRESS RELEASE Back in Nairobi for 2023: Celebrating the 20th edition of East Africa Com The event will once again reunite the region’s tech leaders, telecom c-suite executives, promising start-up founders as well as senior regulators and government officials Access Multimedia Content NAIROBI, Kenya, April 5, 2023/ — East Africa’s premier technology, telecommunication, media, and broadcasting event will return to Nairobi on 25-26 April after a three-year digital hiatus. Celebrating its 20th anniversary, the event will once again reunite the region’s tech leaders, telecom c-suite executives, promising start-up founders as well as senior regulators and government officials as over 50 industry heavyweights from Safaricom, Telkom Kenya, Kenya’s Ministry of ICT, Innovation and Youth Affairs, Djibouti Telecom, Google, Microsoft, Airtel, and more take to the event’s stage to impart their wisdom. As one of the continent’s tech powerhouses where the pace of new technologies adoption such as 5G remains high, East Africa, as it continues its digital transformation journey, offers exciting opportunities which will be analysed in the event’s programme, alongside barriers that need to be overcome to unlock the region’s full tech potential. East Africa Com will delve into a great variety of highly time-sensitive topics. From exploring topics around the 4IR and how East African can lead in an era of economic disruption to combatting cyber-attacks threats, or the next phase in the region’s fintech revolution and the war for talent, East Africa Com will present a rich and diverse agenda. “In a sector as dynamic as tech, in a region as diverse as East Africa, we want to showcase and celebrate the incredible pace of innovation as well as the resilience of the region’s tech sector” explains Ciara McDonald Heffernan, Event Director for East Africa Com. “Our ambition is clear: We are committed to building a programme that will help educate the industry on some of the exciting projects and play a key role in facilitating strong partnerships across the region.” Some of the sessions attendees can look forward to include a panel uniting East African Operators including Andy Halsall, CEO at poa!, Gerishon Gitonga, Head of Network Planning at Safaricom and Bonface Ndawala, CEO at Malcel discuss novel routes to delivering meaningful connectivity to underserved areas. Last mile connectivity will be key to unlocking the next stage of East Africa’s Digital transformation and we look forward to having our Opening Keynote, George Njuguna, Director, Information Technology (CIO) at Safaricom share his insights on Vision 2030 and the role of Technology Talent and Digital Skills in Building East Africa’s Digital Economies. An important aspect of this Digital Transformation has been the evolution of telcos in the region, and we will be gathering experts from Djibouti Telecom, Telkom Kenya and TESPOK to analyse the evolution of telcos in the region and the importance of putting digital at the heart of East Africa’s telecommunication strategies. We will also be welcoming key policymakers at the event, and we are looking forward to hearing from experts from the Deputy Director at Kenya’s Ministry of ICT, Innovation and Youth Affairs, Google, Telkom Kenya and Microsoft who will share their insights (https://apo-opa.info/3nPcsaF) on how best to regulate the tech sector to spur innovation and combat some of the key barriers to growth. Overall, the two-day programme will explore the role of technology in driving socio-economic growth by tackling some of the most pressing challenges faced by the region today. A powerful start-up focused platform To mirror East Africa’s vibrant start-up scene, the event will host a dedicated one-day platform, AHUB East, to bring the region’s most inspiring startup founders under one roof on 26 April. The agenda will see discussions articulated around key topics such as empowering startups to face investors or how East Africa’s tech startup ecosystem can contribute to the region’s sustainable future. Especially anticipated is the timely fireside chat discussion on the impact of the Silicon Valley Crisis and what lessons Eastern African startups can learn to best future-proof their businesses. To guide the discussions, AHUB East brings an inspiring mix of entrepreneurs, investors and other experts to take to the stage, including Gibson Kawago, Founder at WAGA Tanzania, John Kamara, Founder at AFAYREKOD, Jay Katatumba, Investor Director at Africa50 or Stephen Ogweno, CEO at Lifesten Health Beyond knowledge-sharing, AHUB East will also help unlock new business opportunities by fostering connections between founders and investors. It will also see some of the region’s most promising startups battle on stage during a live pitch competition where judges Laurie Fuller, Venture Partner at Raiven Capital, Dario Giuliani, Founder & Director at Briter Bridges and John Kimani, Developer Ecosystem Program Manager at Google Kenya will put them to the test to crown the winner. AHUB East’s live pitch competition judge, Laurie Fuller, explains that “Judging start up pitches is like unearthing hidden gems, each glint revealing the boundless potential of human ingenuity and the promise of a brighter future.” Celebrating East Africa’s tech pioneers On the evening of 25 April, the East Africa Com Awards will recognize and celebrate the best and brightest in the region who are driving digital transformation. The seven award categories will put the spotlight on the individuals, organizations, and companies for their commitment and achievements in the digital space. The awards include Inspiring Leader of the Year, Female Innovator of the Year, Fintech Innovation of the Year, Startup of the Year, Connectivity Champion of the Year, Changing Lives Award and Most Innovative Product or Service of the Year. After receiving close to 100 applications, the shortlisted candidates are now subject to a round of public votes until 14 April that will determine the top three finalists across each category. Their award submissions will then be submitted to a panel of judges before the winners are unveiled during the exclusive awards ceremony. The event will be a great opportunity to recognize the hard work and dedication of those who are at the forefront of the region’s digital revolution. It is also an opportunity to learn more about successful business models and innovative approaches. The East Africa Com Awards will be a great platform to connect with industry leaders, share experiences, and build relationships that could open new doors for growth and success. A platform for leaders Featuring high-level presentations and tailored roundtable discussions, the LeadersIn East Africa Summit taking place on 25 April is a unique opportunity to interact with senior corporate and government leaders to identify tomorrow’s opportunities and challenges. These interactive, curated, invite-only sessions will explore the current critical issues affecting Africa’s development, with industry leaders, policymakers, regulators, and other ecosystem players working to progress the region’s digital transformation journey. The closed-door roundtables provide a unique forum to build meaningful connections, share experiences and drive valuable outputs and will focus on topics as important as the war on talent, driving gender equality, the role of telcos in driving digital inclusion and responsible leadership. Distributed by APO Group on behalf of East Africa Com. SOURCE East Africa Com Qaran News
  10. President Bihi sees the civil war in Northern Somalia as a path to a “lasting solution” Mogadishu (Editorial) — The position paper from the government of Somaliland administration on Laascaanood conflict contains a wealth of information on how President Muse Bihi Abdi and his key advisers think. The path to what Somaliland administration calls “a negotiated settlement” passes through accepting Hargeisa’s terms and misleading narrative that its aggressor forces “are fighting Al-shabaab in Laascaanood”, and that Puntland State is involved in the war. Somaliland misleadingly claimed that Puntland forces and Al-Shabaab had joined forces to fight secessionist forces. Puntland State has been at war with Al-shabaab, as evidenced by the trial and execution of Al-shabaab members found guilty of terrorism in Puntland. Somaliland claimed that Al-shabaab is linked with the terrorist outfit operating “in Ethiopia”, a piece of canard that will embarrass the Ethiopian government. Chairman Mao:”Political power grows out of the barrel of a gun… whoever has an army has power, for war settles everything.” The spurious claim of Somaliland administration that it is a sovereign country whose forces are enforcing pre-independence colonial borders is partly the cause of the conflict. In Africa secession is consummated through talks, not through a unilateral declaration or unilateral referendum. Factors conducive to secession are absent in Northern Somalia. The intransigence of Somaliland administration and its reluctance to accept calls to withdraw its troops on the outskirts of Laascaanood mask the risk that secession can pose to the sovereignty of Somalia. If a subnational entity can seek to secede from Somalia, other entities will have the same right to do so under similar pretexts. No Somali clan can carve out a republic in what is now the Federal Republic of Somalia. The prolonged civil and state collapse forced many scholars to rethink the substance of homogeneity in state-building in Somalia. Homogeneity was once viewed as the glue holding Somalia together. Failure to consider socioeconomic differences in Somalia resulted in a type of Maoist politics immortalised in the late Chairman’s dictum “political power grows out of the barrel of a gun… whoever has an army has power, for war settles everything.” Somaliland has unwittingly ventured into a Maoist territory in the vain hope that a civil war can help it to attain its goal to secede from Somalia. ©Puntland Post, 2023 The post Somaliland Unwittingly Embraces Maoist Philosophy appeared first on Puntland Post.
  11. Ugu yaraan hal ruux oo ilaalo ka ahaa xarunta ayaa ku geeriyooday weerar bam-gacmeed loo adeegsaday oo lagu qaaday xarunta shirkadda ganacsiga Al-Macruuf ee magaalada Boosaaso. Weerarka ayaa dhaliyay dab xooggan oo ka kacay xarunta shirkadda kaas oo sababay khasaare kala duwan oo aan weli faahfaahin sugan laga helin. Kooxdii weerarka fuliyay oo aan haybtooda la aqoonsan ayaa goobta ka baxsaday waxaana halkaas gaaray ciidamo ka tirsan Booliska. PUNTLAND POST The post Weerar Khasaare dhaliyay oo lagu qaaday xarun ganacsi oo ku taalla Boosaaso appeared first on Puntland Post.
  12. Jowhar (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta gudoomiyay shirka golaha wasiirrada maamulkaas ayaa sheegay in isbaarooyinka yaalla deegaaanada HirShabeelle ay u yaalaan saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka. Madaxweynaha oo hadal ka jeediyey gabagabadii shirkaas ayaa sheegay in isbaarooyinka yaalla deegaanada HirShabeelle ee lagu dhibayo dadka musaafurka ah ay u yaalaan saraakiil la wada yaqaano oo HirShabeelle aysan shaqo ku laheyn. Cali Guudlaawe wuxuu sheegay in ciidanka iyo saraakiisha ay isbaarooyinku u yaallaan ay hoos tagaan wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda federaalka, isagoo xusay in dhowr jeer si hoose looga hadlay arrintaan, balse aan waxba laga qaban. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Hirshabeelle aysan u oolin wax isbaaro ah, qabiil aysan u oolin, balse dadka deegaanadaas ay dhac iyo boob ku hayaan qaar kamid ah ciidanka xoogga dalka oo taliskooda iyo madaxda dalka uu uga dacwooday marar badan, sida uu sheegay. “Isbaaradu qaar ka mid ah militeriga ayey u taallaa ee madaxda qaranka waxaan leeyahay, cidda isbaaratu taallo waa la yaqaane yaan laga leex-leexane sharciga la hor geeyo oo taallaabo halaga qaado,” ayuu yiri Madaxweynaha HirShabeelle. Dhinaca kale, Shirkii maanta ee Golaha Wasiirrada HirShabeelle waxaa looga hadlay arrimaha amniga, dardar-gelinta wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab oo dhowaan bilaaban doona iyo muhiimada dardar-galinta howlaha hortabinta u leh maamulka. Madaxweynaha Golaha Xukuumada la wadaagay diyaar garowga loogu jiro wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab oo dhowaan ka bilaaban doono deegaanada Hirshabeelle, wuxuuna shacabka ugu baaqay inay isku diyaariyaan ka qeyb-galka howlgalladaas. Wasiirka Qorsheynta ayaa golaha la wadaagay halka uu marayo barnaajimka xalka waara, iyadoo dhanka kale wasiir ku xigeenka wasaarada gaadiidka uu golaha uga waramay qorshooyinka wasaaradda ee hagaajinta garoomada diyaaradaha iyo howlgalinta taargooyinka gaadiidka. Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn ugu baaqay shacabka HirShabeelle inay ka feejignadaan fatahaado laga yaabo inuu sameeyo Wabiga Shabeelle. Hoos ka daawo The post Daawo: Cali Guudlaawe oo arrinta isbaarooyinka dusha ka saaray saraakiil ka tirsan DF appeared first on Caasimada Online.
  13. Beledweyne (Caasimada Online) – Howlgal uu hoggaaminayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta ka billoowday deegaanno dhaca koonfurta magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa lagu xoreeyey deegaano badan oo ku teedsan wabiga Shabeelle, kuwaas oo ciidanku uu si nabad ah kula wareegay, kadib markii ay isaga carareen kooxihii Al-Shabaab ee deegaanadaas ku sugnaa. Sawirro lagu baahiyey baraha bulshada ayaa muujinaya ciidanka oo gudaha u sii gelaya deegaano dhowr ah, waxaana ciidanka hoggaaminayey guddoomiye Cali Jeyte. Deegaano dhaca koonfurta Beledweyne iyo galbeedka gobolka Hiiraan, waxaa weli ku sugan kooxda Al-Shabaab, halkaas oo mararka qaar ay weerarro ka soo qaadaan. Sidoo kale Al-Shabaab-ka ku sugan galbeedka Beledweyne ayaa la sheegay inay afduub u heystaan dad u badan odayaal dhaqan oo ka soo jeeda beesha Xawaadle, in kastoo maalmo ka hor ay sheegeen in qaar ka mid ah dadkaas ay ku sii daayeen heshiis ay la galeen beelahooda. Guddoomiye Cali Jeyte oo hormuud ka ahaa howgalkii kooxda looga xoreeyey bariga gobolka Hiiraan ayaa dhawaan gaaray Beledweyne, isagoo balan qaaday inuu galbeedka gobolkaas ka bilaabayo wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab. Cali Jeyte oo maalmo ka hor Beledweyne warbaahinta kula hadlay ayaa dadka reer Hiiraan uga dishay laba khatarood oo mid tahay dhagarta Al-Shabaab iyo fatahaad laga cabsi qabo inuu geysto wabiga Shabeelle. Guud ahaan dalka waxaa ka socda diyaar garowga jawiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab looga xoreynayo goobaha ay ka joogaan Soomaaliya, waxaana saraakiisha firfircoon ee dagaalkaas u diyaarsan inay hoggaamiyaan ka mid ah guddoomiye Cali Jeyte. Al-Shabaab ayaa hadda ku go’doonsan qeybo ka mid ah gobollada Galgaduud iyo Mudug, maadaama laga xoreeyey Shabeellada Dhexe iyo bariga gobolka Hiiraan, dowladda Soomaaliya ayaa ciidankii ugu badnaa isugu geysay furimaha dagaalka iyo gobollada Shabeellada Dhexe iyo Galgaduud, ciidankaas ayaa lagu qadaa in maalmaha soo socday ay qaadaan howlgal culus oo saf-balaaran ah. The post Sawirro: Howlgal culus oo Cali Jeyte uu hoggaaminayo oo ka bilowday koonfurta Hiiraan appeared first on Caasimada Online.
  14. Eastleigh, a neighbourhood of Nairobi, Kenya’s capital, is a thrumming hive of hawkers, honking cars, belching lorries, potholed pavements, jostling pedestrians and legions of young men loafing around, clearly out of work. “Too many cars, too many people,” tut-tuts Charles Mwangi, a taxi driver from another part of the sprawling city, which overall has grown in population from 361,000 at independence in 1963 to some 5.3m today. Source: Hiiraan Online
  15. President Guudlaawe: “I want to make it clear that contingents of the Somali National Army run illegal roadblocks in Hirshabelle.” Jowhar (PP News Desk ) —The President of Hirshabelle State of Somalia Ali Guudlaawe accused contingents of the Somali Army of manning illegal roadblocks in the state. “These days we have been hearing of illegal roadblocks (isbaaro) in Hirshabelle. We have to ask who runs those roadblocks. Who is harassing people travelling in the region? As you know, there was a declaration issued in Adale in the presence of the President Hassan Sheikh Mohamud and senior commanders and local notables. We discussed issues such as roadblocks and recurrent intra-clan wars. I want to make it clear that contingents of the Somali National Army run illegal roadblocks in Hirshabelle. They are wearing the army dress, drive army transport, and get paid. They damage the reputation of the army. No clan militias run the roadblocks in Hirshabelle. Only the Hirshabelle Finance Ministry has two checkpoints at coastal area near Eel Adde and at Bal’ad for customs in line with our constitutional right to raise tax revenues locally” said Guudlawe. President Guudlaawe commended the people of Hirshabelle for their role in fighting militant extremists of Al-shabaab, and urged them to prepare for the second phase of the campaign against the proscribed group. The revelations that warlord style roadblocks have sprung up in Hirshabelle will raise questions about the Federal Government of Somalia’s intentions to have the arms embargo on Somalia lifted. © Puntland Post, 2023 The post Somali Army Accused of Manning Illegal Roadblocks in Hirshabeelle appeared first on Puntland Post.
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Af-furkii kadib, dhowr jug ama qarax ayaa caawa laga maqlay dhowr degmo oo ka tirsan magaalada Muqdisho, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan nooca ay yihiin waxa dhacay. Meelaha qaar waxaa laga soo sheegayaa in waxa dhacay ay hoobiyeyaal yihiin, inkastoo aan weli la helin xaqiiqo rasmi ah oo ku saabsan waxa dhacay oo aad u dhawaq weynaa dhowr degmana ka dhacay, intii u dhaxeysay af-furka iyo cishaha. Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir oo qoraal kooban ka soo saaray waxa dhacay ayaa baahiyey inay dheemis ahaayeen qaraxyadii la maqlay. Sidoo kale qoraalka booliska waxaa lagu sheegay in meelaha qaar laga hor tegay waxyaabihii la dhigay oo sida uu boolisku shaaciyey shacabka caasimadda lagu qalqal gelinayo. “Waxaan ku war-galineynaa shacabka ku nool caasimadda, in wax khasaare ah aysan geysan dhawaqa la maqlay oo ahaa ‘qaraxyo dheemish ah’ oo cadowga ummda Soomaaliyeed uu ku qalqal-galinayo shacabka muslimiinta ah oo ku jira waqtigii af-furka,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay taliska booliska gobolka. Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, “Goobaha qaar waxaa laga hor tegay waxyaabihii ay dhigeen iyagoo aan qarxin.” Magaalada Muqdisho ayaa maalmahaan ka nabad gashay weerarradii is dabajooga ahaa ee kooxda Al-Shabaab ay ka geysa jirtay, gaar ahaan qaraxyadii. Waxaa xusid mudan in bisha Ramadaan oo kooxdaan ay aad weerarro uga geysa jirtay Muqdisho ay hadda mareyso kala bar, waxaana aad loo adkeeyey ammaanka qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho. The post DEG DEG: Booliska oo war ka soo saaray qaraxyo caawa laga maqlay Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  17. Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa intiii lagu guda jiray Afurka waxaa qeybo kamid ah laga maqlay tiro qaraxyo ah, kuwaas oo siyaabo kale duwan uga dhacay dhor degmo oo caasimadda ah, waxaana kasoo baxaya warar kale duwan sida ay wax u dhaceen. Laamaha ammaanka dowladda ayaa sheegaya in qaraxyada dhacay ay ka ahaayeen kuwa lagu soo qariyay Baco, kuwaas oo la dhigay degmooyin caasimadda, waxaana ay sheegeen in looga gil lahaa in bulshada afuraysa lagu qalqalgaliyo, ee ku nool caasimadda. Qaraxyada ayaa waxaa sidoo kale xigay rasaas xooggan oo inta badan ay riyadeen ciidamada, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay sheegaayaan in ciidanka ammaanka ay bilaabeen howlgallo dheeri ah, magaalada Muqdisho ayaa deganeyd bisha Ramaadaan. Bulshada caasimadda ku nool ayaa 14kii cisho ee tagtay nabad ku afurayay iyadoo aan caasimadda laga maqal wax qaraxyo, ciidanka ammaanka ayaa sidoo kale waday howlgallo dheeri ah, iyagaa oo sidoo kale baaritaanno ka waday xaafadaha degmooyinka Muqdisho. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA Mudane Maxamud Macallin ayaa shirka Arimaha Bin’aadannimada kaga qayb galay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland isagoo halkaa ka jeediyay qudbad uu kaga hadlay xaaladda bini aadinimo ee ka jirta Soomaaliya. Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Qaramada midoobay ayaa u jeedadiisu ahayd sidii Dalka Soomaaliya loogu tabaruci lahaa, looguna aruuri lahaa deeq maaliyadeed si wax looga qabto arimaha bini aadinnimo iyo Barakacayasha ka dhashay fatahaadaha Baarsheere, iyo colaadaha ka jira dalka. Shirka ayaa waxaa ka soo qaybgalay wadama deeqda bixiye sida Midawga Yurub, China iyo wadamada Arabta, sidoo kale waxa shirka qayb ka ahaa hay’adaha aan dowliga ahayn iyo kuwa Qaramada Midoobay ee ka shaqeeya hawlaha bini aadinnimada Shirka ayaa sidoo kale waxaa ka hadlay Wasiir dowlaha wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimiladda Aadam Aw Xirsi, iyo wafuud kale oo ka socotay hay’adaha aan dowliga ahayn ee ka hawl gala dalka, shirkaan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Qaramada MIdoobay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  19. Jowhar (HOL) - Hirshabelle Regional State President Ali Hussein Gudlawe has accused a group of Somali military forces of setting up illegal checkpoints on roadways connecting the state's major towns to Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  20. MOGADISHU, Somalia (Caasimada Online) – Somalia’s president, Hassan Sheikh Mohamud, expressed confidence in his new military offensive against Al-Shabab, the al-Qaeda-linked Islamist group that has terrorized the Horn of Africa for years. In an exclusive interview with the Financial Times, Mohamud stated, “Two things are there to defeat Al-Shabab: one is military, another is ideological. The ideological war will continue for some time, but in the military one, I believe we’ll defeat them.” Since August, government forces have made significant territorial gains, mostly in central Somalia, in the most significant Somali-led campaign against Al-Shabab in 15 years. A financial crackdown has led to freezing hundreds of bank and mobile money accounts, holding a combined “couple of million dollars.” A drive to convince Somali clerics to condemn Al-Shabab as “anti-Islamic” is underway. Turkey, the African Union, and others back the offensive. A senior US official familiar with the conflict said the alliance between the Somali army and regional clans, who know the terrain and can identify Al-Shabab, was a “pretty powerful combination” and “fundamentally different” from previous attempts to crush the Islamists. Challenges and future goals Despite progress, analysts warn of significant challenges ahead. Omar Mahmood, a senior Somalia analyst at the Crisis Group think-tank, said, “Al-Shabab continues to mount resistance in parts of central Somalia, and fighting Al-Shabab in its southern strongholds will probably be a tougher slog.” To tackle these challenges, the Somali government has enlisted military support from neighboring Djibouti, Ethiopia, and Kenya, countries that have also suffered Al-Shabab attacks. “We’ll have more forces and capability right now than we had in the previous phase,” Sheikh Mohamud said. Al-Shabab, which emerged around 2006 during an Ethiopian invasion of Somalia, is known for suicide bombings and brutal attacks, including the 2013 raid on Nairobi’s Westgate shopping mall. The US has called it “the largest and most deadly al-Qaeda network in the world,” providing the terror group’s central command with “tens of millions of dollars.” US support and the path to peace US support for Somalia comes from a “persistent” military presence of 450 troops, established last year by President Joe Biden. This partially reverses the decision by his predecessor, Donald Trump, to withdraw troops. The US has a long and troubled history in Somalia, including an Al-Shabab attack on one of its bases in Kenya in 2020 that killed three service members and the infamous 1993 downing of two Black Hawk helicopters in the death of 18 US soldiers. President Mohamud’s ultimate aim is to pressure the militant group into such a tight corner that it has no option but to negotiate for peace. “Al-Shabab still feels it can survive, and we also believe the opportunity for negotiations is not yet mature,” he said. “But in the end, this will end up with negotiations.” The post Somalia President: Victory over al-Shabab nears appeared first on Caasimada Online.
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Daacish ee Soomaaliya ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxii dorraad ka dhacay wadada KM4, agagaarka xarunta CID-da, kaasi oo sababay dhaawacyada saddex qof. Qaraxa ayaa waxa qabsaday mid kamid ah gaadiid Kolonyo ah oo ciidamada ATMIS ay leeyihiin, kuwaasi oo ka yimid dhanka Tarabuunka, kuna sii jeeday Isgoyska Zoobe. Daacish ayaa qaraxaan ku sheegatay qoraal lagu baahiyay warbaahinta ku hadasha afka kooxda, kaasi oo lagu sheegay in Daacish ay ka dambeysay weerarkaasi oo Muqdisho ka dhacay maalintii Isniintii ee toddobaadkan. Qaraxaasi ayay sheegtay Daacish-ta Soomaaliya in loo adeegsaday Miino nooca dhejiska ah, taasi oo keentay in si lama filaan ah u holco gaariga kamidka ahaa Kolonyada ATMIS, kaasi oo ahaa gaari nooca xamuulka ah. Qaraxa Isniintii oo ahaa mid jugtiisu cusleyd ayaa si rasmi ah loo cadeyn waxa ka dambeeyay, kaasi oo dhaliyay gubashada baabuurka, ayada oo ATMIS ay sheegtay in Miino loo adeegsaday, halka Taliska Booliska Soomaaliya uu sheegay in la baarayo waxa dhaliyay qaraxa oo aanay caddeyn. Taliska booliska oo ku jaha-wareeray nooca qaraxaas ayaa qoraal ay soo saareen ku yiri, “Qaraxa ayaa ka dhashay dab gaariga qabsaday. Isla markaana, dhaawacyo u badan gubasho gaarsiiyay ilaa 3 qof oo shacab ah oo goobta ka ag dhawaa.” Booliska ayaa intaas ku sii daray inay socdaan baaritaano lagu ogaano waxa sababay qaraxaas, 3-da qof oo ku dhaawacmay qaraxaas waxay ahaayeen gabdho laamiga geeskiisa Qaad ku iibinayey. Magaalada Muqdisho ayaa dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ka nabdooneed qaraxyadii ay geysan jireen kooxaha argagixisada, waxaana taas u sabab ah dagaalka gobollada dalka uga socda kooxahaasi. The post DAACISH oo sheegatay qaraxii ATMIS ee Muqdisho iyo waxa loo adeegsaday appeared first on Caasimada Online.
  22. Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta xafiikeeda kula kulmay Kusimaha Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Marwo Anita Kiki Gbeho, waxaana uu uga mahadcelayay dowrka Xafiiska Qaramada Midoobay ee arrimaha Dowlad dhiska iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya. Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa Kusimaha Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya uga warbixiyay sida ay uga go’an tahay dib u billaabidda iyo dardargalinta wadahadalada Dowladda Fedaralka iyo Somaliland, iyo sidoo kale in Dowlada Soomaaliya ahmiyad gaar ah siineyso wadahadalaasi. Kusimaha Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa u ballanqaaday Ergeyga in ay si dhow ula shaqeyn doonaan, waxaana ay adkeesay sida diyaarka ugu yihiin in ay Soomaaliya garab istaagaan xili kasta iyo goor kasta, sidii ay usoo kaban lahaayeen, cagahoodana ay ugu istaagi lahaayeen, waxaana ay ballan qaaday in dhankooda ay ka qeyb qaadanayaan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Shirka Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ku soo biiray saraakiil militari oo ka socota dalalka Ethiopia, Djibouti iyo Kenya. Shirkan oo uu guddoominayay wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa waxaa looga hadlayay isku dubaridka howl-gallada dalka looga ciribtirayo kooxda Al-Shabaab Shirkii maanta ayaa waxaa diiradda lagu saaray dejinta qorshaha wajiga labaad ee howl-galka, sida lagu yiri qoraal kasoo baxay shirkaan u dhaxeeyay dowladda federaalka iyo dalalka safka hore. Dhinacyada ayaa sidoo kale waxay isla gorfeeyeen sida uu noqon doono howl-galka wadajirka ah oo ay fulin doonaan ciidamada wadamada safka hore, oo garab siinaya kuwa xoogga dalka, sida ay madaxdu horay ugu heshiiyeen. Hoggaamiyayaasha Ethiopia, Jabuuti iyo Kenya ayaa 1-dii Febraayo ee sanadkaan ayaa ka qeyb-galay kulan madaxeed uu Muqdisho ku marti-geliyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Bayaan ay xilligaasi si wada-jir ah u soo saareen ayaa waxay sheegeen inay isku raaceen inay si wadajir ah u qorsheeyaan una abaabulaan olole howlgal “oo lagu raadinayo laguna burburinayo” Al-Shabaab, kaasi oo ah dhowr jiho. Itoobiya ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee si rasmi ah u fuliya heshiiskaasi, iyada oo ciidamo usoo dirtay Soomaaliya. Jabuuti iyo Kenya ayaa sidoo kale ciidamo dheeraad ah kusoo dari doona ciidamada horey dalka ugu sugnaa ee qeybta ka ah howl-galka ATMIS. Ciidamadan ayaa qeyb ka noqonaya howl-galka dalalka safka hore ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, kaasi oo lagu xoojinayo dagaalka ka socda dalka, oo deegaano horleh looga xoreeyay kooxda. Madaxtooyada oo kal hore shaacisay in ciidamadan soo gaari doonaan dalka ayaa waxay sheegtay in kaalintooda ay tahay “inay si wadajir ah u qorsheeyaan uguna howl-galaan taliska ciidamada amniga Soomaaliya. Ciidamada ka madax-banaan ATMIS ee dalalka safka hore ayaa waxay la-dagaalami doonaan kooxda Al-Shabaab, ayaga oo garab taagan ciidamada dowladda Soomaaliya, oo wejigii koowaad ee dagaalkan kaashanayay dadka deegaanka. The post Sawirro: Shirkii Muqdisho oo ay kusoo biireen saraakiil shisheeye ah oo horleh appeared first on Caasimada Online.
  24. MOGADISHU, Somalia (Caasimada Online) – Somalia and Cuba have taken a significant step towards mending fences by agreeing to resume diplomatic relations after a 46-year hiatus. Somalia’s Minister of Foreign Affairs, Abshir Omar Jama, announced the news via Twitter, stating, “Having established diplomatic relations between 1972-1977, we welcome the resumption of diplomatic relations with the Republic of Cuba governed by cooperation and mutual respect.” On Tuesday, Juan Manuel Rodriguez, Cuba’s ambassador to Somalia, was among three ambassadors who presented their credentials to Somalia’s president, Hassan Sheikh Mohamud. Prior to this, Jama met with Rodriguez on Monday, expressing his honor at receiving the “credentials of the newly appointed Ambassador of the Republic of Cuba to the Federal Republic of Somalia.” Rodriguez also serves as Cuba’s ambassador to Kenya. Healing old wounds The two nations severed their diplomatic relations in 1977 during the war between Somalia and Ethiopia, when the Cuban government under Fidel Castro sent thousands of Cuban troops to support the Soviet-backed Ethiopian government. Former Somali Foreign Minister Ahmed Isse Awad reflected on this history, emphasizing that while Somalia and Cuba do not share cultural and geographical connections, the country cannot afford to “self-imprison” itself to the past. Awad pointed out that resuming relations with Cuba is a gain for Somalia, and it is not in their interest to “relive past hostility.” He further noted that Somalia enjoys good diplomatic relations with Ethiopia and Russia. The plight of Cuban hostages One immediate concern for Cuba is securing the release of two Cuban doctors who were abducted by the al-Shabab militant group in northern Kenya in April 2019. Awad revealed that during his tenure as foreign minister, he was contacted by Cuban Foreign Minister Bruno Rodriguez Parrilla regarding the two hostages. Awad assured the Cuban authorities that the doctors were alive, working as medical professionals for their captors. He also pledged that Somalia would, “to the best of our ability,” play a role in securing the doctors’ freedom. According to Awad, al-Shabab has not made any official demands for the release of the doctors. The group has previously released foreign hostages after alleged ransom payments. The renewed diplomatic relations between Somalia and Cuba may provide a crucial opportunity to address this issue and work collaboratively toward the safe return of captive doctors. The post Somalia and Cuba end 46-year diplomatic hiatus appeared first on Caasimada Online.