-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Booliiska Israa’iil ayaa weerar ku qaaday tobannaan qof oo ku cibaadaysanayay Masjidka Al-Aqsa ee magaalada Qudus kahor waaberigii saaka oo Arbaca ah, sida laga soo xigtay goob joogayaal. Dhacdadan ayaa waxa ay dhalisay mudaaharaadyo ka dhacay guud ahaan dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, waxaana milatariga Israa’iil ay sheegeen in sagaal gantaal looga soo ganay Qaza. Rabshadaha ka socda Daanta Galbeed ee la haysto iyo magaalada Quddus ayaa sii kordhay sanadkii lasoo dhaafay, waxaana laga walaacsan yahay in xiisaddu ay sii kororto bishan, maadaama bisha barakeysan ee Ramadaan ay ku beegan tahay maalmaha ciidda Yuhuudda iyo kuwa Masiixiyiinta. Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegtay in toddobo qof oo Falastiiniyiin ah ay dhaawacyo kasoo gaareen rasaasta nooca cinjirka ah kadib markii ay isku dhaceen booliska Israa’iil oo ku sugnaa dhismaha Masjidka Al-Aqsa. PUNTLAND POST The post Booliiska Israa’iil oo weeraray dad ku cibaadaysanayay masaajidka Al-Aqsa appeared first on Puntland Post.
-
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kulan wadatashi iyo la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaannada deegaan doorashadoodu tahay gobollada Waqooyi ee Soomaaliland, kuwaas oo madasha ku sugnaa. Kulankan oo ay soo xaadireyn inta badan xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya labadiisa gole ee kasoo jeeda Soomaaliland ayaa waxaa kasoo qeybgalay Guddoomiyaha Aqalka Sarre Mudane Cadi Xaashi Cabdullahi iyo Ra’iisul wasaare Ku Xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac. Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled oo ugu horeeyn ka hadlay goobta ayaa uga warbixiyay Xildhibaanada iyo Masuuliyiinta Dowlada ee goobjooga ahaa Shaqooyinka culus ee Horyaalka xafiiskiisa iyo sida aan looga maarmin taladooda ku aadan ka gun-gaarista xal u helida Arrimaha Soomaaliland, isaga oo aad ugu dheeraad ahmiyadda ay leedahay in laga wada hadlo oo laga tashado. “Dadka reer Somaliland dad meel cidlo ah ka diday ma ahan, wax ay goconayaan oo Uur kutaallo ku noqday ayaa jiro, lagalana hadlo laga garaabo, si walaalnimo tolnimo iyo wax isku sheegid. Wadahadallada aan daadihi doono ee la ii idmaday, waxaan rabaa in hoos loogu daadago waxa dhabta ah ee jira, in dhaawaca korkiisa aan la dhiyine la dilaaciyo Boogta laga guul gaaro waxa tabashadu tahay iyo sida xalkeeda dhabtaa uu yahay si aysan barri usoo laaban, oo xal waara oo la isaga raali yahay la isaga qanacsan yahay in la isaga yimaado” ayuu yiri Ergayga. Qaar Ka mid Xildhibaanada joobta joogay, Ra’iisul wasaare Ku Xigeenka Dalka Mudane Saalax Jaamac iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa aad u soo dhaweyay howlaha dardarta leh ee Ergeyga, waxaan ay u ballanqaaday dhammaantood in ay si dhow ula shaqeyn doonaan, ayana ku garab istaagayaan dhabbo kasta oo lagu xaqiijinayo midnimada Umadda Soomaaliyeed. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Jerusalem (Caasimada Online) – Booliiska Israa’iil ayaa weerar ku qaaday tobannaan qof oo ku cibaadaysanayay Masjidka Al-Aqsa ee magaalada Qudus kahor waaberigii maanta oo Arbaca ah, sida ay sheegeen goob joogayaal. Dhacdadan ayaa waxa ay dhalisay mudaaharaadyo ka dhacay guud ahaan dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, waxaana milatariga Israa’iil ay sheegeen in sagaal gantaal looga soo ganay Qaza. Rabshadaha ka socda Daanta Galbeed ee la haysto iyo magaalada Quddus ayaa sii kordhay sanadkii lasoo dhaafay, waxaana laga walaacsan yahay in xiisaddu ay sii kororto bishan, maadaama bisha barakeysan ee Ramadaan ay ku beegan tahay maalmaha ciidda Yuhuudda iyo kuwa Masiixiyiinta. Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegtay in toddobo qof oo Falastiiniyiin ah ay dhaawacyo kasoo gaareen rasaasta nooca cinjirka ah kadib markii ay isku dhaceen booliska Israa’iil oo ku sugnaa dhismaha Masjidka Al-Aqsa. Waxa ay intaa ku dartay in ciidamada Israa’iil ay ka hortagayeen dhakhaatiirteeda inay gaaraan masaajidka. “Waxaan ku fadhiyey kursi aan ku akhrisanayay Qur’aanka, waxay nagu soo tuureen bam-gacmeedyo, mid ka mid ah ayay laabta igaga dhuftay,” ayay tiri iyadoo ooynaysa haweeneyd da’ ah oo la tacaaleysay neefqaadka oo la hadashay wakaaladda wararka ee Reuters. Ciidamada booliiska Israa’iil ee qabsaday xarunta masaajidka ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inay ku qasbanaadeen in ay gudaha u galaan masjidka kadib markii sida ay sheegeen kooxo ay ku tilmaameen inay wadday ‘daandaansi’ oo wajiyada soo duubtay iyagoo wata, ulo iyo dhagxaan.ay gudaha ay masjidka isku soo xireen. VOA + Reuters. The post Israel oo weerar ku qaaday dad ku cibaadeysanayay masjidka Al-Aqsa appeared first on Caasimada Online.
-
Acibadem Healthcare Group, a premier cancer treatment provider in Turkey, proudly introduces the groundbreaking ETHOS device for radiation therapy. This state-of-the-art linear accelerator harnesses artificial intelligence (AI) to enhance the precision, adaptability, and efficiency of radiotherapy. As the first healthcare provider to offer ETHOS therapy in Turkey and the region, Acibadem continues to lead the way in innovative cancer treatment. Professors Enis Özyar and Banu Atalar, Radiation Oncologists at Acibadem, emphasize that this advanced machine enables faster treatment in shorter sessions, tailored to each patient's daily anatomical changes. ACIBADEM's experts outline the key benefits of this cutting-edge technology for both patients and physicians. Source: Hiiraan Online
-
Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa xalay xilka qaadis ku sameeyay wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Cali Cabdulle Nuur. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Hirshabeelle ayaa lagu shaaciyay xilka qaadista wasiir Cali Cabdulle Nuur. Wareegtada ayaa sidoo kale lagu sheegay in wasiirka cusub ee Maaliyadda Hirshabeelle loo magacaabay Cabdirixiin Ciise Caddoow. Cabdiraxiin Ciise Caddoow ayaa ahaa Agaasime waaxeedka shaqada, shaqaalaha iyo tababarrada ee Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS. PUNTLAND POST The post Cabdirixiin Ciise Caddoow oo loo magacaabay wasiirka Maaliyada Hirshabeelle appeared first on Puntland Post.
-
Wajir County MP Fatuma Jehow has challenged students to take up teaching courses saying enrollment is very low. Source: Hiiraan Online
-
Somalia and Cuba have agreed to resume diplomatic relations after 46 years, Somalia’s minister of foreign affairs has said. Source: Hiiraan Online
-
Haweenay Soomaali ah oo loo magacaabay mid ka mida xilalka u sarreeya ee Dalka Itoobiya Baarlamaanka dalka Itoobiya oo maanta fadhigoodii caadiga ahaa yeeshay ayaa xilal kala duwan ansixiyay, halka hal xubin ahna laga qaaday xubinnimadii baarlamaaniga ee dalka. Lelisa Deslayn oo ah gabadh kasoo jeeda degaanka Oromiya ayuu Baarlamaanka Itoobiya u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Federalka Itoobiya, halka Sahra Cumar Cali oo iyaduna kasoo jeeda dowlad degaanka Soomaalida loo magacaabay inay noqoto Ku xigeenka Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Federalka Itoobiya.Sahra Cumar Cali oo ah gabadh Soomaali ah ayaa horey xilal kala duwan uga soo qabatay dowlad degaanka Soomaalida, gaar ahaan waxay muddo dheer kasoo shaqaynaysay qaybaha kala duwan ee Maxkamadda sare ee dowlad degaanka Soomaalida. Xubnaha Soomaalida ayaa muddooyinkii u dambaysay waxay kusoo badanayeen xilalka sare ee xukuumadda Ra’iisal Wasaare Abiyi Axmed, inkastoo marka loo eego tirada Soomaalidu ay ku lahaan lahayd federalka Itoobiya ay yar tahay, haddana intii uu Abiyi Axmed xilka qabtay waa markii u horreysay ay Soomaalidu tiradii u badnayd ka hesho Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisal Wasaare Abiyi Axmed. Dowlad degaanka Soomaalida ayaa kamid ah degaannada ugu waaweyn ee dalka Itoobiya, iyadoo ay sidaa tahay haddana xildhibaannada heer federal ku matala degaanka Soomaalida ama xubnaha kasoo jeeda degaanka Soomaalida ee loo magacaabo xilalka heer federal waa kuwo markasta ka yar tiradii ay Soomaalidu ku lahaan lahayd Federalka Itoobiya Qaran News
-
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Somalia u qaabilsan Arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa caawa kulan wadatashi iyo Af-fur ah u sameeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Gobolaha Shacabka ee Soomaaliland. Kulankan oo ay soo xaadireyn inta badan xuldhibaanada BJFS ee kasoo jeeda Soomaaliland ayaa waxaa ka soo qeybgalay Guddoomiyaha Aqalka Sarre Mudane Cadi Xaashi Cabdullahi iyo Ra’iisul wasaare Ku Xigeenka Dalka Mudane Saalax Jaamac. Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled oo ugu horeeyn ka hadlay goobta ayaa uga warbixiyay Xildhibaanada iyo Masuuliyiinta Dowlada ee goobjooga ahaa Shaqooyinka culus ee Horyaalka xafiiskiisa iyo sida aan looga maarmin taladooda ku aadan ka gun-gaarista xal u helida Arrimaha Soomaaliland. Qaar Ka mid Xildhibaanada joobta joogay, Ra’iisul wasaare Ku Xigeenka Dalka Mudane Saalax Jaamac iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa aad u soo dhaweyay howlaha dardarta leh ee Ergeyga, waxaan ay u ballanqaaday dhammaantood in ay si dhow ula shaqeyn doonaan, ayana ku garab istaagayaan dhabbo kasta oo lagu xaqiijinayo midnimada Umadda Soomaaliyeed. Qaran News
-
Madaxweynaha Türkiye Erdoğan iyo xaaskiisa Emine ayaa guddoomay labada baabuur ee ugu horreysay kuwaa oo ay sameysay dowladda Türkiye. Erdoğan ayaa tibaaxay in maanta laga billaabo wadooyinka Türkiye iyo dunidaba lagu arki doono baabuurta uu sameeyay dalkiisa. Madaxweynaha ayaa sheegay in labadaan baabuur mid ay leedahay xaaskiisa halka midka kalena ay adeegsan doonto madaxtooyada Türkiye. Erdoğan ayaa dalbaday gawaaridan sanadkii 2019 maanta ayuuna guddoomay, wuxuu yiri waa riyo dalkiisa ku qaadatay inay rumowdo 70 sano. Shirkadda sameysay gawaaridan waxaa lagu magacaabaa TOGG, waa gawaari caqli u saaxiib ah, waxay ku shaqeynayaan tamarta korontada. Sanadkii 2018 ayaa shirkadda TOGG laga furay magaalada Kocaeli ee Türkiye. Madaxweynayaasha Azerbaijan iyo Uzbekistan ayaa dhawaan dudoomi doona gawaaridan. Ma isleedahay Soomaaliya 100-ka sano ee soo socoto way soo saari doontaa baabuur? Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dawladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa ku hehsiiyey inay sii ambaqaadaan xiriirkooda diplomaasiyadeed, heshiiskaas ayaa maanta ka dhaqan galay Muqdisho, kadib markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjire cusub oo Cuba ay u soo dirsatay Soomaaliya. Amba-qaadka cusub ee xiriirka Cuba ayaa ku soo aadaya 46-sano, markii ay dowladda Soomalaiya xiriirka u jartay oo Muqdisho laga ceyriyey safiirkii Cuba. Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa la weydiiyey waxa ay ka dhigan tahay in Cuba ay hadda dib u soo celiso xiriirkeedii Muqdisho. Wasiir Cawad ayaa sheegay inay aad u fiican tahay in dowladuhu saaxiibaan, isla markaana dowladda markaas joogta uu mar kasta waajib ka saaran yahay inay dalka saaxiibo cusub u raadiso. Axmed Cawad ayaa sidoo kale sheegay in madaxda dalka Cuba uu xiriir dhow la lahaa mudadii uu ahaa wasiir arrimaha dibadda Soomaaliya, xiligaas oo ay ka wada shaqeyn jireen baadi goobka dhakhaatiir u dhalatau dalka Cuba oo kooxda Al-Shabaab ay ka soo afduubatay dalka Kenya. “Markii aan ahaa wasiirka arrimaha dibadda, wasiirka arrimaha dibadda ee Cuba waxaan isku arki jirnay shirarka caalamiga ah, waana kala qaadan jirnay balamo,” ayuu yiri. Wuxuu sheegay in mar kasta uu xogta dhakhaatiirta lagu heysto Soomaaliya uu la wadaagi jiray madaxda Cuba, markii ay NISA u soo gudbiso wasaaradda arrimaha dibadda. “Cuba saaxiibo badan ayey dunida ku leedahay, hadda wax badan oo nooga xirana ma jiraan, laakiin anagu waan ixtiraami jirnay oo waxaan la wadaagi jirnay xogta dhakhaatiir looga heysto Soomaaliya, waxaana u sheegi jirnay inay noolyihiin oo ragga qabsaday ay dhakhaatiir u yihiin,” ayuu yiri Wasiir hore Axmed Cawad. Mar la weydiiyey saameynta uu khilaafkii hore ku yeelan karo xiriirkaan cusub ayuu wasiir Cawad sheegay in arrimahaasi ay iska dhamaadeen, isla markaana ay Soomaaliya hadda saaxiib la tahay Itoobiya oo dagaalkaasi uu si toos ah ugala dhaxeeyey. “Xabsi uguma jiri karno oo dib uma gocan karno mar kasta wixii horay u dhacay iyo xiriir horay u halaabay, Cuba hadda wax badan nalagama dhaxeeyaan oo xuduud lama lihin, ururro gaar ah kuma wada jirno, hadii ay garteen inay safiir noo soo dirsadaan oo nala saaxiibaan, ma jirto sabab aan u sii gocano colaadii 40 sano ka hor dhacday,” ayuu yiri wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad. The post Muxuu Cawad ku macneeyey heshiiska Somalia iyo Cuba, 46 sano kadib dagaalkii 77? appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Qaybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidamadu ay xalay gacanta kusoo dhigeen nin dhallinyaro ah, kaas oo miino ku dhejinayay gaari uu leeyahay sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska. Taliska ayaa sheegay in ninkaasi gacanta lagu soo dhigay, xilli uu falkaasi ku guda jiray, haatana ay ciidamadu baarayaan. Taliska ayaa qoraalka ku sheegay in ninkani ay la xiriirinayaan maleeshiyada Al-Shabaab. Gaariga ayaa qarxay, ka hor inta aanay ciidamada miino baarista ka hawlgelin. Dhanka kale Taliska Qaybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in nin kale oo ka tirsan maleeshiyada Shabaabka ay xalay miino kula qaraxday deegaanka Daarusalaam ee duleedka Magaalada Muqdisho, xilli uu ku howlanaa dhibaateynta shacabka Soomaaliyeed. Taliska ayaa qoraal ku sheegay inaanay jirin cid wax ku noqotay qaraxaasi, marka laga soo taggo in ay la qaraxday ninkii ku howlanaa baa qoraalka lagu yiri dhagarta shacabka. “Ciidanka Booliska waxa ay ku howlan yihiin baaritaanka cidda u soo dhiibtay,” ayaa lagu yiri qoraalka. Magaalada Muqdisho ayaa toddobaadyadii dhowaa aad uga nasataya qaraxyada kooxda Al-Shabaab, sababo la xiriira amniga oo la adkeeyey iyo kooxda Al-Shabaab oo gobollo badan dagaal looga furay. The post Sarkaal Al-Shabaab ah oo xalay lagu qabtay Muqdisho isagoo ku guda jira weerar appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ergeyga gaaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, ahna madaxa hawlgalka ATMIS, Ambassador Mohamed El-Amine Souef oo ka hadlay shir jaraa’id oo ay wada qabteen isaga iyo wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys ayaa war cusub kasoo saaray cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya. El-Amine ayaa shaaca ka qaaday in saaxiibada caalamka garawsaday in la joogo xilligii cunaqabteynta hubka laga qaadi lahaa Soomaaliya, loona wajaho Al-Shabaab. Ergeyga Midowga Afrika ayaa khudbaddiisa ku sheegay baahida loo qabo in la qaado cunaqabataynta hubka iyo rasaasta ee saaran Soomaaliya. “Waxaan ogahay in dalkan wax badan laga qabtay” ayuu yiri Ambassador Mohamed El-Amine Souef. Sidoo kale waxa uu tilmaamay inuu soo jeediyay in taageero caalami ah xilligan loo fidiyo ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. “Waxaan dhawaan fursad u helay in aan hadal ka jeediyo shirkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee xaaladda Soomaaliya, waxaana aan iftiimiyay in xilligan xasaasiga ah, saaxiibada caalamka oo ay ku jirto Qaramada Midoobay ay tahay inay taageero dheeraad ah siiyaan Ciidanka Xoogga Soomaaliya” ayuu yiri Mohamed El-Amine Souef. Madaxa guud ee hawlgalka ATMIS ayaa sidoo kale xubnaha beesha caalamka ugu baaqay inay arrintaan ka dhabeeyaan, si garab istaag loogu muujiyo ciidamada Soomaaliya. “Waxaan ku boorrinay saaxiibada caalamka inay tixgeliyaan arrintan oo ay taageero dheeraad ah siiyaan ciidamada Soomaaliya” ayuu raaciyay. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray “Waxaan ka qayb galay laba toddobaad kahor siminaar ay soo qabanqaabiyeen La-taliyaha Amniga Qaranka iyo Kooxdiisa, dhammaan saaxiibada caalamkuna waxay garwaaqsadeen in wax badan la qabtay, lana gaaray xilligii xayiraadda iyo cunaqabteynta hubkaga laga qaadi lahaa Soomaaliya”. Ugu dambeyn waxa uu hoosta ka xariiqay in qaadista cunaqabteynta hubka ay Soomaaliyaa u oggolaaneyso in ciidamada qalabka sida iay ATMIS kala wareegaan amniga dalka marka ay ka baxayaan Soomaaliya dhammaadka sannadka soo socda ee 2024. The post ATMIS oo mowqif cusub ka qaadatay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in Soomaaliya ay adduunka intiisa kale ku gaari karto dowlad-dhiska oo la xoojiyo, gaar ahaan sharci usameynta hay’addaha dalka. Mudane Saalax ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay aduunka la fal-geli karto haddii ay saxmaan nidaamkeeda maaliyeed oo leg sharciyad adag oo sugan, xilli dhawaan sharciyo la xiriira arrintaas la meel-mariyay. “Ma nihin dad ku noolaan karo mugdi, halka uu adduun weynaha ku nool yahay ilayska. Ma ahaan karno dad yiraahda dadkayaga ID u sameyn mayno, bankiyadeenuna sharci yeelna maayan oo dhakhaatiirtayadana sharci yeelan maayan, adduun weynaha waa la fal-galeyna, sida Karoonaha la iskaga ilaaliyo ayaa la iskaga keen ilaalinaya,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sidoo kale waxa uu ku amaanay bankiyada dalka sida ay ugu dhiiradeen in dal shuruuc adag oo ilaalisa aan laheyn ay ku shaqeeyaan oo dhaqaale badan galiyaan. “Waxaa farxad ah maanta 2010-kii maanta halkan maynu joogin, maanta halkan ayaa fadhina oo wax soo saar iyo wax-qabsi ayaa ka hadleyna. Meel aan shuruuc ka jirin in aad bankiyo furtaan waa rag ka rooni oo daruufta aad ku shaqeysan waa ogtihiin.” Mudane Saalax ayaa waxa kale oo uu dul istaagay in xoogga la saaro wax soo saarka dalka, hanaanka maaliyadeed ee dalka, si ay Soomaaliya u hesho fursado caalami ah iyo sumcad intaba. “Dowladnimada Soomaaliyeed waxaa lagu dul dhisaya kartida, karaamada, dadaalka Soomaaliyeed iyo shirkada Soomaaliyeed iyo Bankiga Soomaaliyeed,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo ka qeyb-galay munaasabad ay soo agaasimeen bankiyada dalka oo ka qabsoomtay Muqdisho. Dowladda federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qabta in sharciyada cusub ee ay sameeynayso ay yihiin kuwo ilaalinaya danaha guud ee dalka, sidaas darteedna ay muhiim u yihiin dowladnimada Soomaaliya. Hoos ka daawo The post ‘Sida kaliya ee Soomaaliya ula fal-gali karto adduunka’ appeared first on Caasimada Online.
-
Israel-Arab-Africa summit shows path forward for new diplomatic strategy The Jerusalem Center for Public Affairs and Ethiopian government think tank signed a Memorandum of Understanding at Jerusalem summit. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed during his visit to Jerusalem in early September 2019. Credit: Amos Ben-Gershom/GPO. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed during his visit to Jerusalem in early September 2019. Credit: Amos Ben-Gershom/GPO. Republish this article (April 4, 2023 / JNS) The Jerusalem Center for Public Affairs (JCPA) and the Ethiopian government’s Institute of Foreign Affairs think tank have signed a Memorandum of Understanding (MoU) in an example of what JCPA president Dan Diker called “bottom-up diplomacy.” The agreement will lead to broad cooperation between the two institutes on issues of national security, agrotech and food and water security. Yechiel M. Leiter, director-general of the JCPA, stressed the importance of the MoU, saying, “National security is not just a matter of tanks and planes and soldiers. It is bread. It is the ability to feed the people of one’s sovereign territory.” Leiter further explained that in his view “food security should conceptually move from the social and economic realm to the realm of national security.” The MoU signing came as part of a broader summit led by the JCPA titled “Trusted Regional Partnerships at a Time of Shifting Alliances” that took place in Jerusalem over the past week. According to a statement from the JCPA, the purpose of the summit was to “discuss the prospects for enlarging and enhancing the Abraham Accords and the potential areas for Gulf-Africa-Israel partnerships in the fields of counterterrorism and national security, food and water security and environmental concerns.” NEWS Israel-Arab-Africa summit shows path forward for new diplomatic strategy The Jerusalem Center for Public Affairs and Ethiopian government think tank signed a Memorandum of Understanding at Jerusalem summit. BY SHIMON SHERMAN Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed during his visit to Jerusalem in early September 2019. Credit: Amos Ben-Gershom/GPO. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed during his visit to Jerusalem in early September 2019. Credit: Amos Ben-Gershom/GPO. Republish this article (April 4, 2023 / JNS) The Jerusalem Center for Public Affairs (JCPA) and the Ethiopian government’s Institute of Foreign Affairs think tank have signed a Memorandum of Understanding (MoU) in an example of what JCPA president Dan Diker called “bottom-up diplomacy.” The agreement will lead to broad cooperation between the two institutes on issues of national security, agrotech and food and water security. Yechiel M. Leiter, director-general of the JCPA, stressed the importance of the MoU, saying, “National security is not just a matter of tanks and planes and soldiers. It is bread. It is the ability to feed the people of one’s sovereign territory.” Leiter further explained that in his view “food security should conceptually move from the social and economic realm to the realm of national security.” The MoU signing came as part of a broader summit led by the JCPA titled “Trusted Regional Partnerships at a Time of Shifting Alliances” that took place in Jerusalem over the past week. According to a statement from the JCPA, the purpose of the summit was to “discuss the prospects for enlarging and enhancing the Abraham Accords and the potential areas for Gulf-Africa-Israel partnerships in the fields of counterterrorism and national security, food and water security and environmental concerns.” Subscribe to The JNS Daily Syndicate by email and never miss our top stories Your email The summit brought together delegates from 30 Middle Eastern and African states. In addition to Israel, representatives from Bahrain, Chad, Djibouti, Egypt, Ethiopia, Ghana, Iran, Jordan, Kurdistan via Sweden, Kenya, Kosovo, Liberia, Malawi, Mauritania, Morocco, Namibia, Nigeria, Saudi Arabia, Somalia, Somaliland, South Africa, South Sudan, Tunisia, Turkey, Uganda, the United Arab Emirates and the United States were present. A new diplomacy According to Diker, the summit expanded on a new multifaceted diplomatic approach that could enhance Israel’s influence throughout the region. Diker stressed the importance of cooperative partnership in developing regional relations for Israel. “A lot of African and Middle Eastern states are identifying with Israel because we are not encroaching on them, unlike the other powers that have been approaching them like Russia or Iran or China,” Diker told JNS. “Israel generally drives initiatives that are good for its security or technology. By contrast, this summit is building a regional strategy that is based on partnership, and in that scene, the Abraham Accords have allowed us to set up relationships that are not transactional but rather cooperative,” he added. Diker further expressed the importance of Israel being seen as a strong country for furthering relations with other countries in the region. “Most of these countries certainly see Israel as powerful—militarily, technologically and diplomatically. Ultimately that is one of the most important factors that make Israel an attractive partner,” Diker said. The final element of the newly emerging diplomatic paradigm is “bottom-up diplomacy,” meaning the development of mutual ties between NGOs and other non-governmental entities in an attempt to ease the path for broader diplomatic relationships on the government level. “Academia and think tanks can and must play a key role in fostering responsibility,” Leiter said. “We are unencumbered by politics and political interests, like government, so that we can think and plan with wholesomeness and integrity. Nor do we have private interests at our core, like the private sector,” he added. Diker agreed with this, telling JNS, “It is clear to us that bottom-up diplomacy between people and institutes, whether it be shared research initiatives or shared policy initiatives will lead to top-down diplomacy between governments.” Moving closer The summit showed promising signs of warming ties between Israel and its neighbors both due to mutual interests and mutual threats. After Saudi Arabia signed a diplomatic agreement with Iran last month, many analysts said that the door to further peace initiatives in the Middle East was closed. Experts at the JCPA said that they received a different impression from the summit delegates. “We understood from our Saudi friends and our Bahraini friends that the move was not directed at Israel and that peace was still on the table,” Diker emphasized. Furthermore, many delegates actively expressed their desire for Israel to counter “fake news” that is making it difficult for them to develop closer ties with Israel. Iran specifically and violent radicalism generally also played a role in delegates calling for closer ties between Israel and its neighbors. Throughout the conference, multiple delegates pointed to Iran as a major destabilizer in the region and expressed their belief that closer ties between Israel and their countries could serve to counter that instability. “Iran is a regime that simply can not be trusted and whose ultimate goal is to spread its control throughout the Middle East. This is an effort that must be countered by a broad alliance,” said the delegate from Bahrain. A delegate from Nigeria echoed this sentiment, saying, “Much of Africa is threatened by radical militias including Shia ones that operate on a similar model to Hezbollah. In order to bring true prosperity to the region the threat of radical violence must be blocked and this can be achieved through cooperation.” According to Diker, the conference also achieved practical diplomatic successes, with certain delegates openly expressing interest in normalization. He said that the delegates from Somalia and Somaliland “were very interested in moving on the diplomacy path and were definitely engaging in discussions with their own elected officials.” He added that, beyond the MoU, JCPA was invited to partner on several other projects. “Other countries across the Arab and African world have already invited us to cooperate on a number of initiatives along the lines of water security, food security and agrotech,” Diker said. Leiter stated that the end goal of the initiative was to “bring together the financial resources of the Gulf States, the technological resources of Israel and the human resources of Africa.” Source JNS Qaran News
