Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Waxaan la aaminsan yahay in marba marka ka sii dambeysa, oo qofka ay da’diisa sii korodho, in awoodda xusuusta bini’adanka ay sii daciifto. Balse qaar ka mid ah cilmi-baarisyada la sameeyay ayaa tilmaamaya in aan wax ka qaban karno dhibaatadaas oo aan dib u soo celinno xusuusta, waxayna ku xiran tahay cadadda cuntada amaba cabitaanka aad cabeyso. Dr. Gilles Yew oo ka tirsan Kulliyadda Kings ee London ayaa ka qayb qaatay cilmi-baaris hore loo sameeyay oo lagu ururinayay macluumaad badan oo ku saabsan mawduucan. Cilmi baaris Cilmi-baaris lagu sameeyay jiirka ayaa lagu ogaaday in marka tirada kaloriga la yareeyo, ay maskaxdu soo saarto unugyo cusub ama neerfayaal. Nidaamkan waxaa lagu magacaabaa neurogenesis. Saynisyahannada waxay ogaadeen in xusuustooda ay hagaagtay. Dhakhaatiirta Kulliyadda ee Kings ee kala ah Sandrine Thuret iyo Curie Kim, ayaa baaraya bal in ay taasi sidoo kale suurtogal ku tahay aadanaha. Tijaabo 43 qof oo uu ka mid yahay Dr. Gilles, oo ka tirsan Kings college ayaa loo soo xulay tijaabada. Da’dooda waxay u dhaxaysay 45 ilaa 75 sano. Muddo afar toddobaad ah, waxaa dhammaantood la siinayey cunto uu ku yar-yahay maadada kaloriga. Waxaa la siinayay inta u dhaxeysa 500-600 oo kalori, laba maalmood toddobaadkiiba. Shanta maalmood ee kalana waxay cunayeen intii uu cuni jireen maalmaha caadiga ah. Wayna soomayeen Qof walba xusuustiisa waxaa la tijaabiyay bilowga iyo dhammaadka afartii toddobaad ee tijaabada. Waxaa tijaabadu looga gol leeyahay in lagu helo kala duwanaanshaha sawirradii horay loo qaaday iyo sawirrada cusub ee la qaaday. Qof kasta oo ka qeyb qaatay tijaabada waxaa laga baaray dhiiga, kaas oo la hubiyay xaddiga borotiinka ku jira dhiigga. Cilmi baaris ayaa lagu ogaaday in unugyo cusub iyo neerfayaal ay ka sameysmeen in qofka uu soomo iskana yareeyo kaloriga. Natiijo Natiijooyinka tijaabada ka soo baxay waa kuwo aad dhiirri gelin leh. Waxaa la ogaaday in kala soocidda qaab-dhismeedka jirka dhammaan dadkii ka qeyb qaatay tijaabada ay soo hagaagtay, heerkooda maaddada klotho ee borotiinka ahna ay sidoo kale korodhay. Tijaabadan ayaa muujinaysa in cunnada oo la iska yareeyo ama in la soomo, in ay awoodda xusuusta ee qofku kor qaadeyso. Si kastaba ha ahaatee waxaa jiray waxyaabo ka duwan natiijadan oo dadka qaar lagu arkay. Tusaale, qaab dhismeedka jirka Dr. Gilles wuxuu noqday mid ka yar sidii hore, sidoo kalana heerka borotiinka Klotho isma beddelin. . XIGASHADA SAWIRKA,CAROL YEPES/GETTYIMAGES Sida laga soo xigtay khubarada, waxaa jiri karo arrimo qaar oo keeni kara arrintan. Hurdada wanaagsan waxay si dhow ula xiriirtaa neerfaha. Balse intii lagu jiray daraasadda, Dr. Gilles waxaa ku yarayd hurdada, waxaana suuragal ah in gaajada ay sabab u ahayd. Dr Gilles wuxuu ahaa qofka ugu da’da yar ee ka mid ahaa kooxda sameynaysay tijaabada. Wuxuu si joogto ah u sameeyaa jimicsiga. Waxaana yaraan doono saamaynta soonka wakhtiga gaaban ah. Hadda oo la baraayo sida dadka 60 sano jirka ah ay u sameeynayso tijaabada soonka. Natiijooyinka waxay muujinayaan, in haddii aad ka mid tahay dadka waayeelka ah oo aadan jimicsi badan samayn karin, haddaba soonka laba maalmood toddobaadkii ayaa kor u qaadi kara xusuustaada. Labadaas maalmood, haweenka waa in ay xaddidaan qaadashada kaloriga iyagoo ku soo celinaya 500, halka raggana looga baahan yahay inay ku soo celiyaan 600. Shanta maalmood ee ka soo hartray toddobaadkana, waxaad cuni kartaa intii aad horay u cuni jirtay. Qaran News
  2. Hyderabad (HOL) - A 35-year-old Somali woman was found dead in the bathroom of her house in the north of Hyderabad, India. Source: Hiiraan Online
  3. Two United Nations agencies said Thursday that more 100,000 migrants have made the treacherous journey through the Darien Gap between Panama and Colombia this year trying to reach the United States. Source: Hiiraan Online
  4. (ERGO) – Even at noon with the sun scorching, while most people have gone home as they are fasting for Ramadan, Maryan Osman still sits at her small food stall in Ina-Afmadobe, determined not to miss any customers. Source: Hiiraan Online
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka xooga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa cagta mariyay ku dhawaad 10 tuulo oo hoostaga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Taliyaha Guutada 4-aad ee qaybta 27-aad ee Ciidanka xooga dalka Korneyl Saneey Cabdulle oo hogaaminaya howl-galka ayaa ugu baaqay shacabka tuulooyinkaan in ay soo dhoweeyaan ciidanka iyo dowladnimada soo gaartay. “Hadii aad ka run sheegaysaan warkiina ah janno ayaan doonaynaa hannaga cararina ee kaalaya goobta dagaalka,” ayuu yiri Korneyl Saneey Cabdulle oo farriin culus u diray Shabaab-ka firxadka ah. Taliyaha ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in kooxda Al-Shabaab ay ku cibaadeeysanayaan bisha Soon-qaad, ayna sii kordhinayaan howl-gallada ka dhanka ah ee looga xoreynayo dalka, iyaga oo ugu tegaya halka ay ku sugan yihiin, sida uu sheegay. Ciidanka xoogga dalka ayaa shalay si buuxda ula wareegay tuulooyinka Ceel-Afwayn, Sabansabley iyo Cali-Yabaal oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud, halkaas oo Al-Shabaab ay joogeen in ka badan 15 sano. Kooxda Al-Shabaab ayaa isaga carartay dhamaan deegaanadaas iyagoo aan dagaalamin, taas oo ciidanka u sahashay inay si nabad ah gacanta ugu dhigaan deegaanadaas. Dhamaan dadkii shacabka ahaa ee ku noolaa deegaanadaas ayaa isaga qaxay, iyagoo cabsi ka qaba in lagu dul dagaalamo, waxayna saraakiisha ciidanka xoogga dalka noo sheegeen inay deegaanka dib ugu soo celinayaan dadkii ka qaxay. Sidoo kale waxaa socda abaabul culus oo ciidanku ay ugu diyaar garoobayaan xoreynta deegaano hor leh oo ka tirsan gobolka Galgaduud oo weli ay Al-Shabaab ku sugan yihiin. Deegaanada ugu muhiimsan ee hadda ay ciidanku qorsheynayaan inay kooxda ka saaraan waxaa ka mid ah deegaanka Budbud oo bulsho badan ay ku nooshahay, aadna istaraatiiji u ah. Duulaankaan oo ah mid si weyn u abaabulan ayaa hadda kadib ku socanaya saf-balaaran, maadaama ciidankii ka baxay Aadan-yabaal, Al-kowthar ilaa Daarunicma ay Al-Shabaab ka xoreeyeen Galcad iyo deegaanada ku hareereysan. Hadda waxaa siman oo si saf-balaaran ah ku socon doona duulaanka ciidamadii horay u joogay aagga degmada Ceeldheer, aagga Maxaas ee furinta Hiiraan iyo ciidanka furinta dhexe ee maalmihii lasoo dhaafay ka talaabay Sh/Dhexe, islamarkaana kooxda ka xoreeyey Galcad, Ceeljuqow, Cali Afrax, Cali Yabaal iyo deegaano kale oo muhiim u ah xoreynta dalka. Si kastaba, Wejiga 2-aad ee dagaalka kooxda Al-Shabaab ayaa si rasmi ah u billowday, iyada oo wejigan ay qeyb ka noqon doonaan ciidamada dalalka deriska, si guul wax ku ool ah looga gaaro dagaalkan oo wejigiisi hore lagu xoreeyay deegaano horleh oo sanado badan ku jiray gacanta kooxda. The post Ciidamada DF iyo shacabka oo ‘howl-gal cagmarin ah’ kula wareegay degaano horleh appeared first on Caasimada Online.
  6. Belgrade (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaaladda Belgrade ee dalka Serbia tababar ugu soo xiray qaar ka tirsan ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada iyo Madaxweynaha JFS. Munaasabadda xiritaanka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Serbia Bratislav Gasić, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalkaasi Maxamed Cabdullaahi Axmed iyo saraakiil ka tirsan dugsiga tababarka ciidamada gaarka ah Marshal Josip Broz Tito. Askarta tababarka loo soo xiray ayaa gaarayay 60 askari oo isugu jiray Saraakiil, Saraakiil xigeeno, Dabley iyo Alifley, waana kuwa ilaaladda gaar ah ee Madaxtooyada iyo Madaxweyne Xasan Sheekh. Askartan ayaa waxay halkaasi kusoo qaateen tababar heer sare ah oo ku saabsan amniga Madaxda Qaranka oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud. Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu dowladda Serbia uga mahad-celiyay garab istaaga iyo taageerada ay u muujisay Soomaaliya, isaga oo sheegay in ciidankan ay kaalin muhiim ah ka qaadan doonaan sugida amniga Madaxda Qaranka. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Serbia Bratislav Gasić ayaa dhankiisa waxa uu sheegay in ay sii xoojin doonaan tababarada ciidanka dowladda federaalka ee Soomaaliya. Sidoo kale waxa uu tilmaamay inay dowladda federaalka Soomaaliya ku garab taagan yihiin dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isaga oo sheegay in guulo muhiim ah ay ka gaareen dagaalkaasi dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Dowladdaha Soomaaliya iyo Serbia ayaa leh xiriir taariikhi ah oo ku asteysan danaha labada labada. The post Sawirro: Ilaalada gaarka ee Madaxtooyada iyo Xasan oo tababar loogu soo xiray Serbia appeared first on Caasimada Online.
  7. BOSTON, USA (Caasimada Online) – The FBI arrested Jack Douglas Teixeira, a 21-year-old U.S. Air National Guard member, on Thursday in connection with the recent leaks of classified documents. These leaks have caused a significant stir in Washington, revealing the U.S. spying on its allies and potential military vulnerabilities in Ukraine. The arrest took place in Dighton, Massachusetts, a small, predominantly wooded town approximately 50 miles south of Boston. Federal agents apprehended Teixeira, dressed casually in gym shorts and a T-shirt, without incident. Teixeira had been serving as an airman 1st class at Otis Air National Guard Base in Massachusetts, where he had been employed as a Cyber Transport Systems Journeyman, or IT specialist, since joining the Air National Guard in 2019. Attorney General Merrick Garland informed reporters that Teixeira was wanted “in connection with an investigation into alleged unauthorized removal, retention, and transmission of classified national defense information.” Teixeira is expected to face criminal charges related to the willful retention and transmission of national defense information. – Implications of the leaks – The leaked documents, widely disseminated on social media sites, are considered the most severe security breach since WikiLeaks published over 700,000 documents, videos, and diplomatic cables in 2010. According to Defense Secretary Lloyd Austin, the Pentagon has established a task force to assess and mitigate any potential damage resulting from the leak. Brandon Van Grack, a former Justice Department national security prosecutor, now with law firm Morrison Foerster, stated that Teixeira could face up to 10 years in prison, even if he did not intend to cause harm. “This is someone who is facing on the higher end of exposure for years in prison … because the leaks were so damaging,” Van Grack explained. – Tracing the source – Although the New York Times brought the leak to widespread attention on April 6, evidence suggests that the documents had been circulating on social media as early as January or March. Bellingcat, the Washington Post, and The New York Times have traced the documents’ origins to a defunct server on the instant messaging site Discord. Teixeira, known as OG in a chat group on the site, was admired by its mostly young members for their shared love of guns and military gear. The Justice Department launched a formal criminal investigation last week after a referral from the Defense Department, which labeled the leak as a “deliberate, criminal act.” More than 50 documents marked “Secret” and “Top Secret” have been reviewed by Reuters. However, their Authenticity has yet to be independently verified. The total number of leaked documents is estimated to exceed 100. – Global reaction – Several countries, including Britain, have questioned the accuracy of some of the leaked documents. The leaks have exposed information about allies such as Israel, South Korea, and Turkey. While U.S. officials believe most of the materials to be genuine, some documents appear to have been altered to display inflated casualty numbers for Ukrainian forces in the war with Russia and understated figures for Russian troops. Teixeira is expected to appear in court on Friday, as stated by a spokesperson for the U.S. Attorney’s Office in Boston. The post Guard member detained: Exposing U.S. espionage on allies appeared first on Caasimada Online.
  8. Magaalada Minneapolis ayaa noqotay magaaladii ugu horeysay ee dalka Mareykanka’ ee ogolaata in Adaanka shanta salaadood laga sii daayo masaajidada. Markii hore, xeerarka dhawaqa ee magaaladu waxay ka hor istaagi jireen masaajidada inay si toos ah u sii daayaan adaanka salaadda subax iyo fiidkii. Duqa magaalada ayaa la filayaa inuu saxiixo qaraarkan cusub maalinta Isniinta ah. Qaran News
  9. Mogadishu (HOL) - A group of 60 Somali special security officers is set to arrive in Mogadishu on Friday after completing an intensive four-month training program at the Marshal Josip Broz Tito Special Forces Training School in Belgrade, Serbia. Source: Hiiraan Online
  10. Mogadishu (HOL) - Somali government forces freed at least ten villages in the Galgadud's Gal'ad district on Thursday after conducting a security operation. Colonel Sanay Abdulle, commander of the fourth battalion of the National Army's 27th division, led the operation and encouraged the inhabitants of the recently liberated villages to embrace the army and government. Source: Hiiraan Online
  11. Mogadishu (HOL) - Somalia is grappling with catastrophic floods that have impacted approximately 175,000 people, a sharp increase from 100,000 just two weeks prior and displaced 140,000 individuals. The most severely affected areas are the Baardheere district in Jubaland State and Baidoa in Southwest State, where shelters and farmland have been obliterated, livestock washed away, roads rendered impassable, and schools forced to close. Source: Hiiraan Online
  12. Duqayn ka dhan ah maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Daacish ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacday buuraleyda Calmis ee Gobolka Bari. Duqaynta oo ahayd mid xooggan ayaa sida la xaqiijinayo lagu beegsaday saraakiil ka tirsan argagixisada oo ku dhuumanayay godad ku yaalla buuraleyda Qandala. Xogaha dhinaca amniga ah ayaa xaqiijinaya in Taliska Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM oo kaashanaya sirdoonka Puntland uu fuliyay Hawlgalkaas. Maraykanka iyo Puntland midna weli kama hadlin khasaaraha duqayntaas lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Daacish. PUNTLAND POST The post Duqayn lagu beegsaday kooxda Daacish oo ka dhacday buuraleyda Gobolka Bari appeared first on Puntland Post.
  13. Rabi Mohamed’s wife and three young sons live in an Ethiopian refugee camp. He’s seen them once since immigrating to the United States in 2015. Source: Hiiraan Online
  14. Hyderabad (HOL) - In the early hours of Thursday, a 35-year-old Somali woman was found dead under mysterious circumstances in her residence in the IAS Colony, Hakimpet, a neighbourhood in north Hyderabad, India. The victim, Awo Ahmed Warsame, was discovered in the bathroom of her home. Source: Hiiraan Online
  15. The lives of pastoralists and farmers in Somalia are balanced on a knife edge. Even a 1°C rise on normal temperatures – whether sustained or frequently re-occurring over a few months – is enough to cause pastures to dry up and crop yield to change Source: Hiiraan Online
  16. Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday tijaabadii ugu horreysay ee lagu sameeyo gantaalkeedii ugu horreeyay ee oo loogu magac daray Hwasong-18 ,kaas oo awood u leh in uu iskaga kala goosho qaarad ka qaarad. Subaxnimadii maanta Warbaahinta dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa xaqiijisay tijaabinta gantaalkaan oo lagu tilmaamay guul mucjiso ah. Warbaahinta ayaa soo xigatay Kim isagoo leh Hwasong-18 ayaa si degdeg ah u horumarin doonta jawaabta nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi ,wuxuuna intaa raaciyay in ay sii wadi doonaan tayeynta iyo horumarinta hubka Nukliyeerka. Tijaabada gantaalkaasi waxaa qeylo dhaan ka soo saaray Kuuriyada Koonfureed iyo Japan, kuwaas oo muddo kooban ku amray dadka deggan jasiiradda Hokkaido ee waqooyiga dalkaasi inay isaga guuraan halkaasi. PUNTLAND POST The post Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay Gantaal nooca Qaaradaha isaga gudba ah appeared first on Puntland Post.
  17. East African country calls for global aid as drought leaves 970,000 children, 142,000 women malnourished Source: Hiiraan Online
  18. It has become a common occurrence for government officials in Somalia at both the federal and state levels to compete for photo opportunities with foreign Ambassadors and envoys accredited to the country. Source: Hiiraan Online
  19. Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee dalka Serbia tababar ugu soo xiray qaar ka tirsan Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada iyo Madaxweynaha JFS, kuwaas oo muddo afar bil ah Tababar Sare ku qaatay dalka Serbia. Munaasabadda Xiritaanka waxaa goob joog ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Serbia Mudane Bratislav Gasić, Danjiraha JFS u fadhiya Jamhuuriyadda Serbia Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed iyo Saraakiil ka tirsan Dugsiga Tababarka Ciidamada gaarka ah Marshal Josip Broz Tito. Askarta Tababarka loo soo xiray ayaa gaarayay 60-Askari oo isugu jiray Saraakiil, Saraakiil xigeeno, Dabley iyo Alifley kuwaas oo qaatay Tababar heer Sare oo ku saabsan Amniga Madaxda Qaranka oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Dowladda Serbia uga mahadceliyay garab istaaga iyo Taageerada ay u muujisay Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Ciidamo ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray dalka Serbia appeared first on Puntland Post.
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres oo Talaadadii booqasho taariikhi ah ku yimid Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho, ayaa shaaciyay in madaxweyne Xasan Sheekh uu kala hadlay wada-shaqeynta dowlad-goboleedyada. Guterres oo hadal u jeediyay saxaafada ayaa waxa uu sheegay in wada-hadalladii uu la yeeshay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay kaga wada-hadleen sidii nidaamka Qaramada Midoobay ay usii wadi lahayd taageerada Soomaaliya, si loo sii ambaqaado horumarkan wanaagsan. Waxa uu sheegay inuu hoosta ka xaariiqay muhiimadda ay xilligaan leedahay in wada-shaqeyn xooggan ay dowladda federaalka la yeelato dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah federaalka, si looga hortago khataraha amni ee ka imaanaya kooxda Al-Shabaab, oo dagaal uu kaga socdo qeybo kamid ah dalka. “Waxaan bogaadiyay dadaallada Madaxweynaha ee ku aaddan horumarinta nabadda iyo amniga. Qaramada Midoobay waxaa ka go’an inay taageerto dadaallada heer qaran iyo heer gobol ee lagu ilaalinayo xuquuqda aadanaha laguna dagaallamayo argagixisanimada iyo xagjirnimada rabshadaha wata,” ayuu yiri Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres. Gutteres ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in lixdii sanno ee la soo dhaafay tan iyo booqashadiisi hore, uu xilligaan arkay horumar laga gaaray xagga nabadda, amniga iyo horumarka waara. “Waxaan jecelahay inaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dadka Soomaaliyeed uga mahad-celiyo sida diiran ee la ii soo dhoweeyay. Waxaan ku faraxsanahay inaan halkan ku soo laabto iyadoo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.” Waxa uu intaasi sii raaciyay “Tani waxay tahay anigoo sii wada dhaqankaygii sannadlaha ahaa ee booqashooyinka is-garabistaagga ee Ramadaanka, oo ka soo billaabatay waqtigii aan ahaa Wakiilka Sare ee Qaxootiga.” Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay inuu soo dhoweynayo sida ay dowladda uga go’an tahay xuquuqda iyo matalaadda haweenka, isaga oo baaqay in si buuxda loo dhaqan-geliyo xeerna laga soo saaro qoondada haweenka ee boqolkiiba 30 ee doorashooyinka. “Saaxad rayid ah oo ammaan ah oo loo wada dhan yahay waxay lagama maarmaan u tahay maamul wanaaga waxayna gacan ka geysan kartaa ka hortagga iyo dhimista rabshadaha. Ka qayb-galka buuxa ee saaxadda siyaasadda oo ay ka qayb-galaan haweenka iyo dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay ka mid tahay dib-u-eegista dastuurka ayaa lagama maarmaan ah.” The post Guterres oo shaaciyay in Xasan Sheekh uu kala hadlay ‘khatarta’ khilaafka maamullada appeared first on Caasimada Online.
  21. Flash and riverine floods caused by heavy rains in Somalia could exacerbate outbreaks of waterborne diseases, the UN humanitarian agency warned on Thursday. The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said the rains have come at a time when an outbreak of cholera and acute watery diarrhea is reported, mainly in Jubaland State, southern Somalia, and South-West State. OCHA, citing statistics from the Ministry of Health, said at least 4,000 suspected cholera cases and 17 associated deaths have been reported from 27 districts since January. “Local communities and authorities have stepped up response activities in affected areas,” the UN agency said in its latest update on flash floods. It said the flash floods have affected over 175,000 people in Somalia since the beginning of the rainy season in mid-March, of whom 140,000 have been displaced. The most affected areas are Bardhere district in Gedo region, southern Somalia and Baidoa district in Bay region, southwestern Somalia. The Gu (rainy) season typically stretches from April to June. “Should heavy rains continue in Somalia and in the Ethiopian highlands through the season, partners estimate that flash and riverine floods could affect up to 1.6 million people, with over 600,000 displaced,” OCHA warned. It said most displacements would happen in hotspot areas along the Juba and Shabelle rivers, and parts of Bay and Banadir regions with localized flooding in Galmudug, Puntland and Somaliland. OCHA said more than 21 people died due to flash floods in Bardhere district, Jubaland State, following heavy rains from March 21 to 24. The heavy rains and flooding have come following five seasons of drought that has displaced more than 1.4 million Somalis and killed 3.8 million livestock since mid-2021, the UN agency said. Enditem Xinhua Qaran News
  22. Mogadishu (HOL) - The Somali and German governments have entered into a financial agreement valued at $19 million to revitalize Somalia's economy and business sectors. The deal, which has been under negotiation for nearly two years, was officially signed in Mogadishu by Gargara, a division of the Somali Ministry of Finance that supports commerce and banking, and the German Development Bank (KFW). Source: Hiiraan Online
  23. Guterres’ spokesperson cited the UN chief’s long tenure at the helm of the world body to say he is “not surprised by the fact that people are spying on him and listening in on his private conversations”. Source: Hiiraan Online
  24. SAN DIEGO (Border Report) — About 150 migrants from countries such as Somalia, India, and Pakistan have been gathering on U.S. soil between two border barriers about a mile and a half west of the San Ysidro Port of Entry. Source: Hiiraan Online
  25. Garoowe (Caasimada Online) – Puntland ayaa ka hadashay weerarkii dhawaan ka dhacay magaalada Boosaaso ee lagu qaaday xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Weerarkaas oo loo adeegsaday qaraxyo ayaa waxa lagu qaaday xarun ganacsi oo ay laheyd shirkadda Al-Macruuf, waxayna Puntland sheegtay inay ka dambeeyeen kooxo argagixiso oo farriisin ku leh buuraleyda gobolka Bari, taasi oo ay ula jeedo Al-Shabaab iyo Daacish oo iyadu ku xooggan halkaasi. Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Gashaanle Sare Muumin Cabdi Shire oo ka hadlay weerarkaasi ayaa waxa uu sheegay in ujeedkiisu ahaa cabsi galinta ganacsatada magaalada Boosaaso, si ay kooxaha argagixisada ugu meel-maryo lacagaha baada ah ee ka qaadan ganacsatada. Taliye Shire ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in la hayo xogo ku saabsan dadkii ka dambeeyay weerarkaasi oo lagu qaaday xarun ganacsi oo iska laheyd shirkadda Al-Macruuf. “Shirkadaha xawaaladaha, bangiyada iyo kuwa isgaarsiinta waxaa uga digaynaa inay akoono u sameeyaan koooxaha doonaya inay lacago baad ah ka qaataan ganacsatada (kuwa Puntland),” ayuu yiri Taliye Shire oo si adag uga horyimid lacagaha baada ah ee kooxaha argagixisada sida xoogga ah uga qaatan ganacsatada. Ugu dambeyntiina waxa uuu sheegay in maamul ahaan ay qaadayaan tallaabooyin looga jawaabayo hanjabaadda lagu hayo ganacstada gobolka Bari, si looga badbaadiyo dhagarta kooxaha argagixisada, sida uu sheegay. Ganacsatada Puntland ayaa wajahaysa halis uga imaaneysa kooxahaas, gaar ahaan kooxda Daacish oo halkaasi ku xooggan, waxaana lasoo warinayaa inay xirmeen xarumo ganacsi oo ku yaalla magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kadib markii ay iska bixi waayeen lacag baad ah oo lagu soo rogay. Dhawaan ayey aheyd markii Al-Shabaab iyo Daacish oo isku heysta maamulka iyo arrimaha dhaqaale uruursiga ay ku dagaalameen dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari, halkaas oo tobanaan dagaalame ay isaga dileen. Ciidamada Puntland ayaan wax duulaan ah ku qaadin kooxahaas ku sii tarmaya gobolka Bari, waxaana xusid mudan in weerarro toos ah, qaraxyo iyo dilal gaadmo ah ay ka geystaan magaalooyinka ugu waaweyn Puntland. Daacish iyo Al-Shabaab ayaa ka mideysan dhaqaale uruursiga iyo handadaada ganacsatada, waxayna sidaas ku helaan dhaqaale badan, maadaama dadka ganacsiyada leh ay dhiibaan wixii la weydiisto. Si kastaba, sida la fahamsan yahay illaa hadda ma jirto dowlad ama maamul ka difaaci kara ama amnigooda kafaala qaadi kara ganacsatada Soomaaliyeed, hadii ay diidaan baada ay weydiisanayaan kooxa argagixisada ah, waxaana loogu hanjabaa in la dilayo, hadii aysan dhiibin dhaqaalaha ay sheegtaan. The post Puntland oo shaacisay cidda ka dambeysay weerarkii Boosaaso iyo tallaabo ay qaadeyso appeared first on Caasimada Online.