Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Warar kale duwan ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dil ka dhacay xaafadda Galmudug ee duleedka Muqdisho, kadib markii koox hubeysay ay halkaas ku dileen nin la sheegay inuu ahaa Oday xaafadda siweyn looga yaqaano. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in ninka la dilay uu ahaa qof ka shaqeynayay Goomiistaha lagu hagaajiyo lugaha gaadiid, lamana oga sababta kadambeysay dilkiisa, kooxdii dilka geysatay ayaa goobta isaga baxsatay. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magaabi jiray Cabdullaahi Suudi, ciidamada ammaanka dowladda oo gaaray goobta uu falka ka dhacay ayaa ka sameeyay baaritaanno, walow aan la shaacin cid loo qabtay dilka Marxuumka. Merahada Marxuumka ayaa waxaa dhowaan meel aan ka fogeyn waxaa ay ciidanka dowladda ay ka saareen qarax Miino, taas oo ciidanku ay qarxiyeen, taas oo aan geysan wax khasaaro ah sida ay sheegeen ciidanka Booliiska. Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa mararka qaar ka dhaca dilalka nuucaan oo kale ah, waxaana inta badan geysta dagaalmayaasha Al-shabaab, iyadoo lagu beegsado shaqsiyaad iyo mas’uuliyiin dowladeedba. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  2. Dowladda Kenya ayaa hawada sare u dirtay dayax gacmeedkii ugu horeeyay iyadoo dalka ku yaala bariga Afrika uu si rasmi ah ugu biiray wadamada ku dhiiraday farsamada dayax gacmeedka. Dayax-gacmeedkii ugu horreeyay ee 3U Earth observation oo loo yaqaan Taifa 1 ayaa laga diray saldhigga Vandenberg ee California, isagoo saaran gantaalka Falcon-9 ee shirkadda Space X. Bilawga guusha leh ee maanta waxa ay daba socotaa saddex isku day oo fashilmay oo loo aaneeyay cimilo xumo, waxaana dowladdu ay ku tilmaantay guul laga gaaray farsamada Dayax Gacmeedka. Tallaabadaan ay qaaday dowladda Kenya ayaa waxaa ay Albaabka u fureysaa in wadamada qaaradda Afrika ay bilaabaan tartanka Dayax Gacmeedka, kaas oo hadda soo gaaray dalalka Barika Afrika. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo war cusub soo saaray ayaa ka hadlay dagaalka culus ee Sabtidii ka qarxay dalka Suudaan, kaas oo haatan kasii daraya, kuna sii fidayo meelo horleh, sida ay sheegayaan wararka hadda soo baxaya. Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo saaray bayaan ku qoran luqadda Ingiriiska ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka, kadibna wax kasta lagu dhameeyo wadahadal. “Xaaladda oo lasii huriyo iyo rabshadaha oo lasii kordhiyo kuma imaanayaa xalka caqabadaha ay wajahayso Jamhuuriyadda Suudaan,” ayuu Xasan Sheekh ku yiri nuqul kamid ah war-saxaafadeedka uu soo saaray Sidoo kale waxa uu farriin u diray beesha caalamka, isaga oo ugu baaqay inay qaadato doorka kaga aadan dhex-dhexaadinta labada dhinac, si loo qaboojiyo xiisadda Suudaan. Horay wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku muujisay, sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya ciidamada iyo xoogagga birmadka deg-degga ee dalka Suudaan. “Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, isla markaana ay is xakameeyaan, ayna guda-galaan wadahadal lagu xalinayo khilaafka, si loo dhowro amniga iyo xasiloonida siyaasadeed,” ayaa lagu yiri bayaanka ay wasaaradda ka soo saartay rabshadaha ka soo cusboonaaday Suudaan. Dhanka kale, wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in weli xaaladda ay kacsan tahay, waxaana saaka jugta madaafiic culus laga maqlay Omdurman oo kaabiga ku haysa caasimada Khartoum iyo Bahri oo iyadana ku dhow. Goob joogayaal ayaa sidoo kale sheegay in rasaas ay ka dhacaysay magaalada Port Sudan ee ku taalla dhanka badda cas. Sidoo kale, ugu yaraan 56 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen iska horimaad culus oo u dhaxeeyay ciidamada Suudaan iyo ciidamada RSF ah kaas oo ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Khartoum. Wararka ayaa sidoo kalen intaasi kusii daraya in dagaallada ay kusii fideen qeybo kale oo dalka ka mid ah oo uu ku jiro gobolka Daafuur, halkaas oo ay ka jirto xaalad aanan deganayn. Si kastaba, dagaalkan ayaa billowday xilli aan la fileyn, isla-markaana dadka ay si caadi ah u wataan halw-maalmeedkooda. The post Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri dhinacyada isku haya dagaalka SUDAN? appeared first on Caasimada Online.
  4. Warar kale duwan ayaa kasoo baxaya qarax khasaare dhaliyay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir, qaraxa ayaa geystay khasaare isugu jiradhimasho iyo dhaawac, warar kale duwan ayaa laga helayaa. Taliska Booliiska gobolka Banaadir oo ka hadlay ayaa sheegay in qaraxa uu dhacay kadib markii Rag saarnaa Mooto Bajaaj sidday Qarax ay isku dayeen in ay gudbaan bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku dhow Isbitaalka Yardameeri meel aan ka fogeyn. “Abaare 07:30 AM, Degmada Xamar Jajab, ayaa dhagarqabayal saarnaa mooto Bajaaj, ay soo jiireen bar lagu hubiyo gadiidka, iyada oo la raacdeynayo ayeey bajaajtii ku qaraxday Waaxda Gen Daa’uud, dhartoodii ay la damacsanayeen Ummadda Sooman ayaa iyagii ku laabtay waxaana goobta ku halaagsameen 3 dhagarqabe” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Booliiska. “Halka, qof muwaadin ah oo wadada marayaay uu dhaawac fudud ka soo gaaray iyo Burbur kooban oo soo gaaray guryaha laamiga ku teedsan agagaarka Haama-dhowr ama Isbilatka Yardimeli. Dhacadaas waxaa ku bilowday baaris, wixii ku soo kordha dib ayaan ummadda kala wadaagidoonaa” ayaa lasii raaciyay qoraalka Booliiska kasoo baxay ee ku aadan qaraxa ka dhacay Muqdisho. Tan iyo markii ammaanka caasimadda ay la wareegeen ciidan Police Milatare, waxaa caasimadda ka socday howlgallo isdabajoog ah oo ay sameeyeen ciidan, kaas oo lagu xaqiijinayay amniga guud, waxaana sidoo kale ay hubinayaan dadka iyo gaadiidka caasimadda. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  5. ISTANBUL, Turkey (Caasimada Online) – Over 250 Somali migrants found themselves stuck at Istanbul Airport this past Saturday following a botched effort to travel to Nicaragua and subsequently enter the United States illegally. Their plight has been complicated by accusations of fraud involving Somali and Turkish intermediaries. The travelers, originating from Somalia, India, and various African and Asian nations, paid between $4,000 and $6,000 each for their voyage, totaling two million dollars. They secured an Airbus from Air Anka, a fledgling Izmir-based airline that initially provided cargo services in 2022 before obtaining authorization to transport passengers in January 2023. Air Anka’s current fleet comprises two Airbus A330-220s and one A330-300. Escalating migration trends There has been a noticeable uptick in the number of Somalis, including prominent social media personalities, entering the United States illegally through Mexico in recent months. The illegal migration of Somali youth, referred to as “Tahriib,” often involves human traffickers exploiting their desperation for improved living conditions. While war-ravaged Yemen, the Middle East, Sudan, and North Africa were once the favored pathways for these migrants heading to Europe, the United States and Canada are now increasingly sought-after destinations, mainly due to their substantial Somali diaspora populations. Social media platforms such as TikTok have been used to promote these risky journeys. Security risks The FBI recently alerted Costa Rican officials to Luqman Warsame Farah, suspected to be the eldest son of Fuad Shangole, a top-ranking Al-Shabaab leader. Farah was deported to Somalia after entering Costa Rica with a Swedish passport and attempting to cross into Nicaragua. Security analysts widely speculate that his ultimate aim was to enter the US unlawfully. As the United States contends with a growing influx of immigrants at its borders, the Biden administration is striving to change the incentives that promote illegal border crossings and encourage migrants to pursue legal entry. With Title 42, a pandemic-related border restriction, set to expire in early May, the Department of Homeland Security has suggested a new rule to curb potential mass migration. The administration intends to deny asylum claims from those who enter the country illegally, barring a few exceptions. US tackles border issues The United States is also working closely with regional allies to tackle the issue. At a recent summit in Ottawa, Canadian Prime Minister Justin Trudeau revealed that Canada would accept an additional 15,000 refugees from the Western Hemisphere each year. In return, Washington pledged to address a loophole in the Safe Third Country Agreement that had inadvertently encouraged some asylum seekers to traverse the US and enter Canada illegally. Although the number of asylum seekers on the northern border is lower than on the southern border, approximately 5,000 individuals entered Canada from the United States in January alone, primarily through the Roxham Road crossing between New York and Quebec. The post Scam leaves 250 Somali migrants stranded in Turkey appeared first on Caasimada Online.
  6. Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay muujinayso sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya ciidamada iyo xoogagga birmadka deg-degga ee dalka Suudaan, kuwaas oo ay kala hoggaaminayaan taliyaasha ugu sareeya, ciidanka dalkaas, dagaalka ayaa geystay khasaare soo gaaray dad rayid, iyadoo loogu baaqay in dhaqso loo xaliyo. “Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, isla markaana ay is xakameeyaan, ayna guda-galaan wadahadal lagu xalinayo khilaafka, si loo dhowro amniga iyo xasiloonida siyaasadeed,” ayaa lagu yiri bayaanka ay dowladda Soomaaliya ka soo saartay rabshadaha ka soo cusboonaaday Suudaan” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo kasoo baxay wasaaradda. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  7. Ciidamada xoogga dalka Qeybta 60-aad ee deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhowr ah oo hoostaga magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Deegaannadaan ay ciidanku la wareegeen ayaa kala ah Adeegow, Dhaydhayka, Tabarow, Walak iyo Arbasale oo 45 KM dhanka Waqooyi kaga beegan Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulkaasi. Ciidamada xoogga dalka oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa muddooyinkii dambe ka waday howlgallo deegaanno ka mid ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  8. Dagaalka ka socda wadan Sudan ayaa noqday mid aad u qaraar, waxaana Jugta madaafiicda culus aroornimadii Saakay oo Axadda ah laga maqlayay Omdurman, oo kaabiga ku haysa magaalada Khartoum, iyo Bahri oo iyadana ku dhow. Goob joogayaal ayaa sidoo kale sheegay in rasaas ay ka dhacaysay magaalada Port Sudan ee badda cas. Dadka deggan Khartoum ayaa BBC-da u sheegay inay argagax iyo cabsi ku dhacday iyadoo mid ka mid ah uu tilmaamay in rasaas lagu soo riday guriga deriska la ah, Labada dhinac ayaa midba sheeganaya inuu gacanta ku hayo xarumaha muhimka ah, iyadoo mid waliba uu guulo ka sheegtay dagaalka u dhaxeeya ciidamada Birmadka. 56 qof ay la xiijiyay in ay ku dhinteen iska horimaad culus oo u dhaxeeyay ciidamada Sudan iyo ciidamada RSF ah kaas oo ka dhacay caasimadda Suudan ee Khartoum. Dagaalada ayaa sidoo kale ku fiday qeybo kale oo dalka ka mid ah oo uu ku jiro gobolka Daafuur oo ay ka jirto xaalad aanan deganayn, dagaalka ayaa sii faafaya wali. Xooggaga Dacmu Sariic ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan saddex garoon, hooyga taliyaha ciidamada iyo madaxtooyada, hase yeeshee waxaa sheegashadaas beeniyay hoggaamiyaha Sudan, Jenaraal Cabdifitaax Al-Burhaan oo u warramay telefishinka Al-Jazeera, xaaladda Suudan ayaa ah mid dunidu ka walaacsan tahay. Labada janan, ayaa wixii ka dambeeyay afgembigii dhacay October 2021 waxa ay Sudan ku xukumayeen gole ka kooban taliska milateriga, Xooggaga Dacmu Sariic waxa ay si toos ah uga amar qaataan hogaamiye kuxigeenka golaha, Jeneraal Maxamed Xamdan Daqalo, halka milateriga uu u taliyo Jeneraal Cabdifitaax al-Burhan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  9. Mogadishu (HOL) - An auto-rickshaw filled with explosives detonated in Mogadishu's Hamar Jabab district on Sunday morning, resulting in the deaths of three al-Shabaab militants occupying the vehicle. Source: Hiiraan Online
  10. Maine Somali leader said she won't let shooter defeat her quest to help people Source: Hiiraan Online
  11. Officials in Somalia’s capital called it “yet another show of force” when in late January Islamist militants linked to al-Qaeda set off a bomb, then stormed the whitewashed building housing the mayor of Mogadishu, killing five civilians. Source: Hiiraan Online
  12. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay colaadda ka aloosan caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum halkaas oo uu shalay ka qarxay dagaal culus. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Qoraal ay soo saartay ku sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga Birmadka Deg-degga ee Jamhuuriyadda Suudaan. “Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga Birmadka Deg-degga ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Suudaan”. Ayaa lagu yiri Qoraalka. Dowladda Federaalla Soomaaliya ayaa sidoo kale ugu baaqday dhammaan dhinacyada ku lugta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, isla markaana ay is xakameeyaan, ayna guda-galaan wadahadal lagu xalinayo khilaafka si loo dhowro amniga iyo xasiloonida siyaasadeed. “Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, isla markaana ay is xakameeyaan, ayna guda-galaan wadahadal lagu xalinayo khilaafka si loo dhowro amniga iyo xasiloonida siyaasadeed”. Ayuu sii raaciyay Qoraalkaas. PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Colaadda ka aloosan dalka Suudaan appeared first on Puntland Post.
  13. Istanbul (HOL) - Over 250 Somali migrants were stranded at Istanbul Airport in Turkey since Friday after a failed attempt to travel to Nicaragua with the ultimate goal of illegally entering the United States. The stranded passengers, who invested a significant amount of money in their journey, are now facing an uncertain future as their chartered Airbus has been grounded due to alleged fraudulent activities by Somali and Turkish brokers. Source: Hiiraan Online
  14. Boosaaso, Aprl, 16 2023: Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire oo safar shaqo ku jooga Gobolka Bari ayaa maanta shir muhiim ah la qaatay Saraakiisha Booliska. Shirka ayaa waxaa ka qeyb-galay Taliye ku-xigeenka Ciidanka CID Puntland, Ku-simaha Taliyaha qeybta Gobolka Bari Ahna Taliye ku xigeenka Gobolka, Taliyeyaasha Saldhigyadda Boosaaso. Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland ayaa saraakiisha Booliska kala hadlay xaaladda amniga ee Gobolka, hawl-galda lagula diririayo cadowga falalka amni lidka aah wadda. Taliyaha ayaa saraakiisha faray in wadajir ah looga qayb qaato amniga magaalada Boosaaso maadaama ay soo dhowdahay maalinka ciida loona baahan yahay in lasiilaba jibaaro shaqooyinka amni ee socda si looga hortago waxyaabaha ay ummadda usoo maleegayaan cadowga. DHAMMAAD The post Taliyaha Booliska Puntland oo shir la yeeshay Saraakiisha Amniga Gobolka Bari appeared first on Puntland Post.
  15. Mogadishu (HOL) - The Somali government has united with global powers in denouncing the intensifying military conflict in Khartoum, the capital of Sudan. Source: Hiiraan Online
  16. A power struggle between Sudan's army and a paramilitary force has rocked the country, leaving more than 50 civilians dead and nearly 600 people injured. Source: Hiiraan Online
  17. Mogadishu (HOL) - Somali government forces recaptured Budbud, a strategically small district in the Galgudud region of central Somalia's Galmudug State on Saturday. Source: Hiiraan Online
  18. Mogadishu (HOL) - Government forces killed at least ten Al-Shabaab militants planning to attack a convoy belonging to the African Transition Mission in Somalia (ATMIS) in the Lower Shabelle region Saturday, officials reported. Source: Hiiraan Online
  19. Soomaali ku sugan Khartuum: “Guryaha kama bixi karno, duqeyn xooggan ayaa socota” Dagaalka Khartuum Caasimadda dalka Sudan ayaa waxaa ka socda dagaal xooggan oo u dhexeeya milateriga dalkaas iyo ciidamo gaar ah oo loo yaqaano Dacmu Sariic ama gurmadka degdega ah. Labada ciidan ayaa daacad u kala ah Jeneraal Cabdifitaax al-Burhan iyo Jeneraal Maxamed Xamdan Daqalo oo ah labada nin ee ugu awoodda badan Sudan. Xaaladda Khartuun ayaa ah mid cakiran, waxaana uu dagaalka xooggiisa ka dhacay garoonka diyaaradaha, inkastoo milateriga uu sheegay inuu si buuxda gacanta ugu hayo madaarka. Soomaali u badan arday ayaa ku nool Khartuum, waxaana kamid ah Axmed British oo ku jira sanadkii ugu dambeeyay ee waxbarashadiisa. Waxa uu sheegay in lama filaan ay u ku noqotay in dagaal culus uu ka qarxo gudaha Khartuun xilligan, gaar ahaan iyadoo lagu jiro tobanka maalmood ee u dambeeya bisha Ramadhaan. “Duqeyn xooggan ayaa nagu socota, guryaha kama bixi karno. Layr iyo biyo waan haysannaa, balse lama oga sida uu xaalka noqon doono. Dadku waa ay ka walaacsan yihiin waxa socda,” ayuu yiri Axmed British oo sidoo kale Sudan uga soo warrama Telefishinka dowladda Soomaaliya. Waxa uu intaa ku daray in ilaa haatan aan la sheegin cid Soomaali ah oo ay waxyeelo ka soo gaartay dagaalka, ardayduna ay ku sugan yihiin guryaha jaamacadaha iyo deegaannadooda. Hawlwadeennada caafimaadka ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof oo rayid ah ay ku dhinteen dagaalka, dhaawacana uu intaa ka badan yahay. “Tan iyo markii xukunka laga tuuray Madaxweyne Cumar Al-Bashiir, waxaa aad isu dhintay tirada ardayda Soomaalida ah ee Sudan wax ka barata. Waxaan kamid ahay dufcadaha ugu dambeeya ee ka sii tegaya jaamacadaha Sudan,” ayuu hadalkiisa raaciyay weriye Axmed British. Jaamacadaha Sudan ayaa waxaa ka soo baxay Soomaali badan oo qaarkood ay maanta xilal muhiim ah ka hayaan dowladda Soomaaliya. Maxaa ka socda Khartuum? Dagaalka ayaa ka socda dhowr aag oo ku yaalla caasimadda Khartuum. Milateriga ayaa sheegay in dagaalka uu bilowday kadib markii ciidamada gurmadka degdega ah ay weerarreen taliska dhexe ee Khartuum, inkastoo xooggagaas ay beeniyeen eedeynta loo jeediyay. Madaxtooyada, garoonka diyaaradaha iyo xarunta warbaahinta qaranka ayaa kamid ah meelaha ay sida xooggan rasaastu uga dhacayso. Waxaa la arkayay diyaaradaha dagaalka oo gantaalo la dhacaya goobo la rumaysan yahay in ay ka dagaallamayaan ciidamada gurmadka degdega ah. Jeneraal Maxamed Xamdan Daqalo Maxaa la isku hayaa? Labada janan ayaa wixii ka dambeeyay afgembigii dhacay October 2021 waxa ay Sudan ku xukumayeen gole ka kooban taliska milateriga. Xooggaga Dacmu Sariic waxa ay si toos ah uga amar qaataan hogaamiye kuxigeenka golaha, Jeneraal Maxamed Xamdan Daqalo, halka milateriga uu u taliyo Jeneraal Cabdifitaax al-Burhan oo ah madaxa golaha talada haya. Heshiis ku aaddan in xukunka lagu celiyo dowlad rayid ah ayaa socon waayay kadib markii ay labada janan isku khilaafeen qaabka ciidamada gurmadka degdega ah loogu biirinayo milateriga Sudan. Ciidanka gaarka ah ayaa doonaya in ku biiridda ay dhacdo 10 sano kadib, hase yeeshee milateriga ayaa doonaya in hawsha lagu soo gebagabeeyo laba sano gudahood. Beesha caalamka ayaa muddo waday dedaal lagu dejinayo xiisadda ka taagan Sudan iyo sidii xukunka loogu dhiibi lahaa xukuumad rayid ah. Maraykanka iyo Britain ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin dagaalka ka socda Khartuum, loona baahan yahay in xaaladda la dejiyo. Qaran News
  20. Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Dowlaha Wasaarada Amniga Qaranka, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Boliiska, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Taliyaha qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ee Ciidanka Boliiska ayaa caawa kormeeray Degmooyinka dhaca duleedka Muqdisho. Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa u kuurgalida xaalada amniga Caasimadda iyo xoojinta wada shaqeynta laamaha Amniga, maamulada degmooyinka iyo bulshada, waxaana goobaha la kormeeray kamid ahaa Degmooyinka xiga galbeedka ee Muqdisho gaar ahaan Saldhiga cusub ee Degmada Kaxda iyo Saldhig Galbeed ee Degmada Dharkeenley halkaas oo ay ku diyaarsanaayeen ciidamo isku dhaf ah oo loo diyaariyay xasilinta Caasimadda. PUNTLAND POST The post Mas’uuliyiinta Gobolka Banaadir oo kormeeray degmooyin dhaca duleedka Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  21. Hargeisa (HOL) - The President of the self-proclaimed Republic of Somaliland, Mr. Muse Bihi Abdi, held a video conference today with ambassadors, deputy ambassadors, and diplomats from mainly European countries, including Finland, France, Germany, Ireland, the Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, the United Kingdom, the United States of America, as well as a representative from the European Union. The meeting aimed to address the ongoing conflict in Las Anod and discuss the stalled upcoming elections in Somaliland. Source: Hiiraan Online
  22. The African Development Center will identify qualified individual and business borrowers. Source: Hiiraan Online
  23. Somaliland representative to the European Union Amb. Keysar Abdillahi Mohamed said that the Puntland administration has neglected its duties towards its subjects and instead is focusing on inciting tribal conflicts between brethren. A statement issued by Ambassador Keysar and published in the local media noted that it was ironical that instead of the Puntland administration collecting taxes from its subjects, it was the Da’esh groups that do it while the administration is focused on inciting clannish and tribal conflicts between brethren who deserved peace and development. The diplomat also pointed out that the Las Anod crisis has beared open the fact that the Puntland administration do not have a state security outfit as such but depend on ragtag clan militias which they have no control over. He said that different and various clan militias separately sent batches of militias to form the ragtag SSC fighting force in the name of clannism only to plant seeds of discord and exacerbating conflicts hence rendering closely knit communities asunder. In contrast, Ambassador Keysar said that Somaliland built a National Army and matured the era of the tribal militias hence have a solidly united armed forces for the past 26 years. He said that as much as Puntland claims that it is not part of the Las Anod quagmire, it is indeed its tribal ragtag militias that are deep in it. Qaran News
  24. Ethiopia's army chief said on Saturday the country had completed the dismantling of "special forces" created by some regions, finalising a policy which sparked recent unrest. Source: Hiiraan Online