-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Jubbaland dismiss claims lawmakers lack powers to amend law
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
The Attorney-General of the Jubbaland State of Somalia has rebutted claims that the legislators don’t have the mandate to amend sections of the local Constitution. Source: Hiiraan Online -
10 May 2023, Mogadishu – The Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) and the United Nations Children’s Fund (UNICEF) in Somalia, have signed a Memorandum of Understanding (MoU) to further expand their cooperation and effectiveness to improve Somalia’s water security. The MoU, which has been endorsed by the Federal Ministry of Energy and Water Resources (MoEWR) supports the Water4Life initiative which aims to improve access to safe and adequate water for human consumption and livelihoods, household nutrition, and sustainable community water resource management and rural water supply in Somalia. “Both agencies have common objectives with regards to safe and adequate water access for rural communities to protect lives and livelihoods,” said FAO Representative in Somalia, Etienne Peterschmitt. “The MoU will strengthen our efforts for joint advocacy and support in the implementation of MoEWR’s strategy and lay a solid foundation for inter-agency cooperation to achieve the Sustainable Development Goals (SDGs), in particular SDG 6 Clean Water and Sanitation”. FAO and UNICEF have worked in partnership through past project-specific agreements that include the generation of water source information and mapping for the rural water sector as well as for drought monitoring and humanitarian response, contributing to the UN Common Country Assessment for SDG 6, and management of and access to knowledge resources for rural water. The two agencies have also enjoyed joint cooperation on the development and implementation of the National Water Resources Strategy (NWRS) and Road Map, the National Water Sector Coordination Facility. They have worked on joint-programming, alongside WFP, for improving health and nutrition outcomes for children and rural communities under the Joint Resilience Action in Somalia, a multi-agency UN programme framework for ongoing development work and resource mobilization. “Somalia’s water security needs require an equally ambitious coalition of partners to achieve the great strides laid out in our work plan,” said Minister of Energy and Water Resources, Hon. Mr. Jama Taqal Abbas. “By working together with FAO and UNICEF we’re in a good position to make great strides in our long term strategy for water security in the country,” he said. Supported by the Ministry of Energy and Water Resources (MoEWR), the partnership contributes to the national water-related development goals as laid out in the NWRS. In addition to the MoU, the partnership has developed a workplan and framework that will define key joint objectives, actions, and roles of each agency towards improving the national water management of Somalia. “This integrated response will strengthen the programmes that address Somalia’s complex situation where eight million people are in need of water, sanitation and hygiene assistance,” said Wafaa Saeed, UNICEF Somalia Representative. “Together, we can enhance community access to climate adaptive water sources and strengthen their resilience through long-term interventions. All this is done while working closely with MoEWR to build water governance systems.” Somalia faces acute water insecurity due to a historic drought caused by five consecutive poor rainy seasons, in addition to conflict/insecurity, water-borne disease outbreaks, flooding and exceptionally high food and water prices. Approximately 6.6 million people across Somalia are expected to be facing acute food insecurity through June 2023, with over 49 000 people facing catastrophic food shortages. As humanitarian aid is expected to scale down starting early 2023 due to insufficient funding and competing global priorities, improved coordination, shared resources, and collaborative efforts from UN agencies is increasingly needed. Through this partnership, FAO and UNICEF will work to jointly develop and cooperate on humanitarian and development programming to support overall improved water access, use and water management. The formal partnership, as defined through the MoU, seeks to strengthen cooperation in all aspects of the rural water sector that enhance delivery of WASH and water for the productive rural sectors and human consumption. This includes enhancing rural water supply, rural water management, information management and knowledge generation/communication, and resource mobilization for water-related projects. Qaran News
-
MOGADISHU (Xinhua) -- The Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) and the UN Children's Fund (UNICEF) in Somalia on Wednesday signed a memorandum of understanding (MoU) to further enhance their cooperation and effectiveness to improve Somalia's water security. Source: Hiiraan Online
-
Garoowe (Caasimada Online) – Hogaamiyaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shalay si adag uga jawaabay dhaliilo dhawaan hoggaankiisa uga yimid dhanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Xamza, kuwaasi oo walaac ka muujiyay ismaan-dhaafka la xiriira doorashooyinka Puntland iyo sida ay wax u wado xukuumadda Saciid Deni. Deni ayaa weli ku adkeysanaya hanaankiisa doorasho ee ugu magac daray “dimuqraadiyeynta Puntland”, halka Xasan sheekh iyo Xamza soo jeediyeen in wax walba oo la xiriira doorashooyinka Puntland ay noqdaan kuwa heshiis lagu yahay. Saciid Cabdullaahi Deni oo deganaan badan aysan ka muuqan ayaa farriin careysan uga jawaabay hadalada Xasan iyo Xamza. Saddex fasiraad ayaa ka dhex muuqatay hadalka uu shalay Saciid Deni u jeediyay dadweyne iskugu soo baxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, si ay taageero ugu muujiyaan urur siyaasadeedkiisa KAAH. 1. Kicin Beeleed: Saciid Deni wuxuu yidhi waa la socotaan kulankii saddex geesoodka ahaa ee lagu dumiyay magaalada Laascaanood, kaas ayaa hadda la rabaa in Puntland lagu dumiyo, wey nasoo gaartay farriintaas diyaar ayaa u nahay in aan ka hortagno. Wuxuu Deni ula jeeda kulankii Xasan Sheekh Maxamuud, Ismaaciil Cumar Geelle iyo Muuse Biixi Cabdi ee ka dhacay Jabuuti. Qeybtan waxaa ku jirtay farriin kicin beeleed ah oo u dhigan in saddexdaas hoggaamiye ee isku xisaabta ah ay duulaan beeleed wadaan. 2. Dagaalka Xasan Sheekh iyo Deni: Iyada oo dadka siyaasadda u dhuun daloola ay fahamsan yihiin waxa Xasan Sheekh iyo Saciid Deni isku hayaan, haddana Saciid shalay waxa uu si buuxa dadweynaha ugu cadeeyay dagaalka Xasan iyo isaga. Wuxuu ku tilmaamay madaxweyne federaal diid ah, sidoo kalena dimuqraadiyad diid ah, wuxuu ku eedeeyay inuu hor istaagay doorashooyinkii dadweyne ee Puntland damacsaneyd sanadkii 2013-kii. 3. Ololaha mashruuca Saciid Deni: Waxa uu Deni u muuqday inuu deg deg uga faa’iideysanayo hadalada Muqdisho ka yimid si uu ukasbado reer Puntland-kii diidana siyaasadiisa, gaar ahaan aragtidiisa doorashada. Wuxuu ku cel-celiyay si dadkaas loogu jawaabo ama loo muujiyo difaac mideysan inay muhiim tahay dhaqan-gelinta barnaamijkiisa dimuqraadiyada Puntland. Si fudud qoddobkan waxa uu helay olole xooga maan-gal ah. Hadalka Saciid Deni wuxuu u muuqday inay si weyn usii kala fogaadeen isaga iyo madaxda dowladda federaalka ah. Saciid Cabdull Deni oo bilooyin uga harsan yihiin xafiiska, ayaa muddo xileedkiisi ku kharash-gareeyay dagaalka dowladda dhexe ee Soomaaliya, isaga oo saddex sano iyo dhowr bilood dagaal kala soo horjeeday Farmaajo, halka uu haddana hal sano mucaarid ku yahay Xasan Sheekh Maxamuud. The post Saddex fasiraad oo laga bixiyay hadalkii Saciid Deni ugu jawaabay Xasan iyo Xamza appeared first on Caasimada Online.
-
Wasiirka Cadaaladda oo Daah Furay Imtixaanka Nootaayooyinka
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federalka Soomaaliya , mudane Xasan Macalin Maxmuud ayaa maanta daah-furay imtixaanka bixinta ruqsadda Nootaayada dufcadda sedaaxaad oo ay u fariisteen 142 sharci yaqaan oo soo buuxiyay shuruudaha imtixaanka. Wasiirka oo caddeeyay in baahi ay bulshadu qabto loo qabanaayo imtixaanka, kana hadlay muhiimadda ay Nootaayooyinka u leeyihiin bulshada, Caddaaladda, horumarka, sharciga iyo kala dambeynta ayaa sharci yaqaannada imtixaanka u fariistay u rajeeyay guul. Sharci yaqaannada u fariistay Imtixaanka oo ay qaadayaan guddi ka madax bannaan wasaaradda ayaa u tartamaya 20 nootaayo oo ay ku guuleysanayaan 20 qofood ee ugu buundooyinka badnaada imtixaanka maanta ay galeen, kaas oo ay kusoo gudbeen imtixaankii la galay. Goobjoog News Source: goobjoog.com -
Markii ugu horreysay muddo 75 sano ah, dalka Pakistan ayaan sanadkan Sacuudiga u celinaya qeyb kamid ah tirada looga qoondeeyay Xajka. Wasaaradda diinta ee Pakistan ayaa xaqiijisay in sideed kun oo sanadkan looga qoondeeyay Xajka ay dib u celisay kadib markii la waayay dad diyaar u ah in ay soo gutaan tiirka kamid ah tiirarka Islaamka. Sababta ugu weyn ee ay Muslimiinta Pakistan u awoodi la’ yihiin Xajka sanadkan ayaa lagu sheegay dhaqaalo xumida baahsan ee ka jirta dalkaas, gaar ahaan sicir bararka xooggan. “Tallaabadan lagu joojiyay Xajka sanadkan ayaa looga gol leeyahay in Pakistan ay u baaqato lacag dhan 24 milyan oo dollar oo ay xukuumadda ku kabto Xujeyda,” ayuu yiri mas’uul ka tirsan wasaaradda diinta ee dalkaas. BBC Qaran News
-
Upon assuming office as President of Somalia last year, Hassan Sheikh declared his desire to achieve peace within the country and with the international community. However, it quickly became apparent that his manner of managing government affairs would not lead to a peaceful Somalia. Specifically, he focused his administration on his party, neglecting the presidential candidates who had helped him secure victory. This situation was compounded by the conflict that arose between President Said Abdulahi Deni and President Hassan Sheikh Mohamud, with some accusing the latter of reneging on the deal made during the presidential election and others attributing it to constitutional differences. The conflict between the two presidents escalated after President Hassan spoke from the Villa Somalia Masjid, where he predicted that Puntland might cease to exist after 24 days if President Deni did not heed the people’s desire. He also suggested that after 24 years of Puntland’s existence, it would not be fair for that to happen. President Hassan attempted to drive a wedge between the people of Puntland and their government by asserting that the leadership was the issue, not the people themselves. He warned President Deni that his plan to extend his rule would not succeed. Many Puntlanders perceived President Hassan’s speech as interference in their internal affairs, while supporters of President Deni viewed it as a threat. President Hassan implied that he possessed knowledge that was unknown to most Puntlanders. There is a constitutional dispute between President Deni and the opposition, who alleged that he sought to extend his rule. However, President Deni did not publicly address these accusations. It would have been appropriate for him to clarify his position, but instead, Puntlanders were left unaware of his intentions. There was no other known issue standing in the way of upcoming election. However, the impasse between the two presidents necessitated the intervention of Prime Minister Hamza Ali Barre, who had an ideal opportunity to resolve the conflict. There was no known animosity between him and the President of Puntland. As the executive of the Somali government, it was in his interests for Puntland to be on the discussion table. The prime minister himself recognized the importance of Puntland. Even if President Deni refused to engage with him, the Prime Minister could have leveraged other channels, including traditional elders, to reach out to President Deni. By listening to Puntland’s concerns and seeking a feasible solution, he could have played a pivotal role in resolving the crisis. Instead, the prime minister held a similar view to that of President Hassan regarding the Puntland issue. Two days after President Hassan’s speech, the prime minister repeated his sentiments, stating that the Puntland people did not deserve their leaders and that the Somali government would not allow one sole individual to destroy Puntland. He also mentioned that Puntland did not participate in the last two meetings that should have addressed Somali debt relief, and said that if the relief effort failed, it would be Puntland state’s responsibility, not his government’s. However, this rhetoric only inflamed the situation and did not facilitate any progress towards resolving the issue. The Prime Minister’s primary objective should be to ensure that Puntland makes progress in its upcoming election and that Somalia’s five billion dollar debt is relieved. However, his statements only pushed Puntland further into a corner, negatively affecting the prospects of Somali debt relief, an initiative that he had previously deemed crucial for the development of both Puntland and the rest of Somalia. Additionally, if anything happens to the upcoming election, the President and Prime Minister would be held responsible. Given the current situation between the parties, the first step in finding a solution would be to cease communicating via social media. The Somali people expected the federal government to move forward from the point at which it assumed power. Therefore, the federal government should engage the Puntland state through means that do not involve interference in its internal affairs. Puntlanders should be allowed to solve their internal issues without external influence. Rather than engaging in finger pointing, the federal state should also address Puntland’s concerns that the government’s actions are not based on the federal constitution. To resolve its conflict with Puntland and to achieve peace and stability in Somalia, it is essential for the federal government to engage in meaningful dialogue with Puntland. The Prime Minister’s recent remarks have only added to the already complex situation and stalled any progress towards resolving the issue. It is time for all parties involved to prioritize peace and stability in Somalia. By: Mohamed Abdiqafar Haji Hussein Email: mohabdhus@gmail.com Atlanta, Georgia The post The Prime Minister’s Remark: A Threat to Puntland’s Election and Development appeared first on Puntland Post.
-
Gudoomiyihii Waxbarashadda Gobolka Sool ee Somaliland Daahir Maxamed Axmed & Gaadiid uu watey ayaa ka goostay Somaliland una baxsaday Dhanka Maleeshiyaadka SSC-Khaatumo, Waxaana Saaka Lagu Soo Dhaweeyay Duleedka & Gudaha Magaaladda Laasacanood oo ay Gacanta ku hayaan Maleeshiyaadka Sool clan Qaran News
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in Daahir Maxamed Axmed oo kamid ahaa mas’uuliyiinta gobolkaasi ugu magacaaban Somaliland uu kasoo goostay, isla-markaana uu ku biiray SSC-Khaatumo. Daahir ayaa haatan ahaa madaxa waxbarashada gobolka Sool ee Somaliland, wuxuuna ku dhawaaqay in gebi ahaan uu iska casilay xilkaas, kana baxay Somaliland. Ninkan ayaa sidoo kale lagu soo warramayaa inuu lasoo goostay gaadiid dagaal oo ay lahayd Somaliland, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay gudaha magaalada Laascaanood. Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray inuu ka qaybgeli doono halgalka, isla-markaana uu ku biiri doono dagaalka ka socda Laascaanood. “Gobolkaygii ayaan kusoo laabtay, waad ku mahadsantihiin sida quruxda badan ee aad isoo dhawayseen, waxa anan ka qayb qaadan doonaa halganka dalka lagu xoraynayo inshallah,” ayuu yiri Daahir Maxamed Axmed. Dhanka kale, ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhinaca Somaliland oo ku aadan arrinta mas’uulkaas uga goostay dhanka SSC oo dagaal kula jirta maamulkaasi. Ma’aha mas’uulkii ugu horreeyay ee ku biira SSC, waxaana tan markii uu dagaalka ka qarxay magaalada Laascaanood jiray shaqsiyaad isaga soo baxay Somaliland oo ku biiray kacdoonka iyo dagaalka looga soo horjeedo Soomaaliya ee weli ka socda xarunta Sool.. Xaaladda Laascaanood ayaa weli kacsan, waxaana maanta la sheegay in ciidanka Somaliland ay madaafiic ku garaaceen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada deegaanka. Weerarka kadib ayaa waxaa xigay dagaal kooban oo dhex-maray labada dhinac, kaas oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo gobolka Sool ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamada labada dhinac ay haatan dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan duleedka Laascaanood. Si kastaba, waxaa horay u fashilmay dadaallada la doonayo in lagu qaboojiyo xiisaddaasi, waxaana labada dhinac ay ka dhaga fureysteen dhamaan baaqyada nabadda ee loo dirayo. The post Mas’uul gaadiid kala soo goostay Somaliland oo ku biiray SSC appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey goorta loo fariisanayo imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka. Wasaaradda ayaa shaaca ka qaaday in 27-ka bishaan May ee sanadka 2023 la qaadayo imtixaanka oo ay sanad kasta qaado dowladda federaalka Soomaaliya. “Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare wax ay shaacineysaa in la qaadi doono Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee Dalka 27-ka May 2023,” ayaa lagu yiri farriin wargelin oo lagu shaaciyay bogga Facebook-ga ee wasaaradda waxbarashada dalka. Sidoo kale wasaaradda waxbarashada ayaa farriin u dirtay Ardayda, Waalidiinta, Macallimiinta iyo sidoo kale maamulayaasha Iskuuladda ku yaalla dalka. “Haddaba waxaa la farayaa Ardayda, Waalidiinta, Macallimiinta iyo Maamulayaasha in ay u diyaar garoobaan Imtixaanka Maalmaha yar ee ka dhiman” ayay raasicsay wasaaraddu. Waxa kale oo ay intaasi kusii dartay in maamullada iskuullada looga baahan yahay in ay xil iska saaraan in arday kasta oo ka qeyb gelaya imtixaanka uu helo kaarkiisa agoonsiga. Ugu dambeyntii qoraalka wasaaradda ayaa ardayda sanadkan geleysa imtixaanka loogu rajeeyey natiijo wanaagsan iyo horumar ay ka gaaraan imtixaankan shahaadiga ah. “Guul baan u rajeyneynaa Dhammaan Ardayda Soomaaliyeed,” ayaa lagu soo gabagabeeyay farriinta wargelinta ee ay soo saartay wasaaradda waxbashadu. Si kastaba, Imtixaankan ayaa noqonaya midkii labaad ee la qaado muddada uu xafiiska fadhiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib loo doortay 15-kii May, 2022-kii. The post Goorta ay DF qaadeyso imtixaanka dugsiga sare oo la shaaciyay appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweyne ku xigeenka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay in marna aysan dadka reer SSC garab istaag ka filayn ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre. Qoraal kooban oo uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka Puntland ayuu ku sheegay in ra’iisul wasaare Xamse uu halganka SSC warbaahinta u soo mariyay hadallo ka fiirsi la’aan ah. Madaxweyne ku xigeenka ayaa sidoo kale tilmaamay in hadalkan uu warbaahinta mariyay ra’iisul wasaare Xamse aanu waxba ka beddeli doonin mowqifka SSC iyo halgankooda midna. “Xamse awalba garab istaag kamay filayn Shacabka reer SSC ee loo Xasuuqayo Midnimada Ummada Soomaaliyeed, inuu hadalo noocaas ah oo ka fiirsasho la’aan ah Warbaahinta usoo mariyo waxba kama bedeli doonto mawqifkooda iyo halganka ay ku jiraan toona. Isagana waxay dani ugu jirtaa inuu iskaga aamusnaado sidii looga bartay” ayuu yiri Axmed Karaash. PUNTLAND POST The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo si adag ugu jawaabay ra’iisul wasaare Xamse appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab oo haatan la daala dhaceysa khilaaf dhexdeeda ah ayaa haddan qaaday tallaabo kale oo xiisadda uga sii dareysa. Warar soo baxaya oo ay heshay Shabakadda Caasimada Online ayaa sheegaya in kooxda ay xilka qaadis ku sameeysay hoggaamiyaheedii u qaabilsanaa dhanka howlgallada Kenya, taas oo saameyn weyn ku yeelan karta weerarada ay kooxda ka fuliso dhanka xuduuda. Ninkan oo lagu magacaabo Horjooge Eyman ayaa ahaa hoggaamiye sare oo militari ah, wuxuuna aqoon durugsan u lahaa deegaanada dhaca xadka labada waddan, taas oo xilligaas loogu doortay inuu taliye u noqdo kooxda loo yaqaano (Jeyshu Eyman) oo ah garabka Al-Shabaab uga howlgala deegaanada dhaca xuduuda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya. Eyman ayaa sidoo kale qorsheeyay weeraro lagu hoobtay oo horay uga dhacay gudaha dalka Kenya, isla-makaana dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Haddaba maxaa keenay in xilka laga tuuro? Warar kale oo la helayo ayaa intaasi ku daraya in xilka qaadista horjoogahaan iyo khilaafka kala dhexeeya hoggaanka ka sarreeya ee kooxda uu yimid, kadib markii looga shakiyay inuu qorsheynayay inuu ku biiro maleeshiyada Daacish oo iyana ka dagaalanta Soomaaliya. Shakiga ayaa sii xoogeystay markii uu Al-Shabaab isaga baxay Salmaan Muhaajir oo isna ahaa sarkaal ajaaniib ah, isla-markaana ay saaxibo ahaayeen Eyman oo xilka laga tuuray. Wuxuu ninkan Al-Shabaab ka mid noqday sanadkii 2009-kii, isaga oo mar dambe la wareegay hoggaanka kooxda loo yaqaano Jeyshu Eyman oo weerarta Kenya. Xilka qaadista lagu sameeyay hoggaamiyahaan ayaa ka mid noqoneyso kuwo horay loogu sameeyay dhowr hoggaamiye oo magac sare leh, kuwaas oo uu kamid ah Jacfar Suudaani. Si kastaba, khuburada ka faallooda amniga ayaa dhankooda rumeysan in isbeddalka lagu sameeyay garabka Jeyshu Eyman uu yahay mid saameyn ku yeelan kara howlgalladii ay kooxda ka fulin jirtay gudaha Kenya, kuwaas oo sanadihii u dambeeyay aad u kordhayay. The post Saameyn noocee ah ayay Shabaab ku yaalan kartaa xilka qaadista EYMAN? appeared first on Caasimada Online.
-
Waxaa habeen hore lagu dilay magaalada Copenhagen ee dalka Denmark nin Soomaali ah oo lagu magacaabay Rabiile Shire Xuseen, kaasi oo da’diisu ay aheyd 48 jir. Booliska Copenhagen ayaa sheegay in ay laba qof u qabteen dilkan oo loo adeegsaday mindi. Source
-
Madaxweynaha Syria Bashar al-Assad ayaa Talaadadii xaqiijiyey dib ugu soo laabashadiisa xeendaabka Carabta kadib markii dalka awoodda badan ee Sacuudi Carabiya oo muddo diidanaa uu sheegay inuu dib ula billaabayo xidhiidh diblomaasi. Soo-celinta xidhiidhka diblomaasi, oo markii dambe ay xaqiijisay Dimishiq, ayaa yimid in ka badan 10 sano kadib markii Riyadh ay wakiiladeeda la baxday intii uu socday dagaalka sokeeye ee Syria, iyo laba maalin kadib markii ururka Jaamacadda Carabta uu soo geba-gebeeyey sideed sano hakad ay ku jirtay xubinnimada Syria. Boqortooyada “waxay go’aansatay inay dib u billowdo howlihii diblomaasiyadeed ee Syria,” ayey bayaan ku tidhi wasaaradda arrimaha dibedda Sacuudiga. Bayaanka oo ay baahisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee SPA ayaa lagu sheegay in Riyadh ay raadin doonto “horumarinta dhaqaaq carbeed oo wadajir ah.” Wakaaladda wararka Syria ee SANA ayaa tidhi “Jamhuuriyadda Carbeed ee Syria waxay go’aansatay inay dib u billowdo howlihii diblomaasiyadeed ee Sacuudi Carabiya,” ayada oo soo xiganeysa wasaaradda arrimaha dibedda. Sacuudi Carabiy ayaa 19-ka May marti-gelin doonta shir madaxeedka xiga ee Carabta. Assad ayaa siyaasad ahaan ka go’doonsanaa gobolka tan iyo markii uu billowday dagaalka Syria, balse dhaq-dhaqaaqyo diblomaasiyadeed oo dhowr ah ayaa socday toddobaadyadii tegay. Go’aankan ayaa yimid toddobaadyo kadib markii ay xiriirka diblomaasi soo celiyeen Iran oo xulufo la ah Syria iyo Sacuudi Carabiya. Saddex toddobaad kahor, Assad ayaa Dimishiq kula kulmay wasiirka arrimaha dibedda Sacuudiga Faisal bin Farhan, taasi oo aheyd booqashadii ugu horreysay ee nooceeda ah ee sarkaal Sacuudi ah uu dalkaas ku tago tan iyo 2011. Sacuudi Carabiya ayaa xidhiidhka u jartay dowladda Assad 2012, waxaana Riyadh ay mudda taageereysay in xukunka laga tuuro Assad ayada oo la safan mucaaradka Syria, marxaladihii hore ee dagaalka. Assad ayaa rajeynaya in soo-celinta xidhiidhka dalalka Khaliijka uu horseedi doono kaalmo dhaqaale iyo maaliyadeed oo dib loogu dhiso dalkaas. Source
