Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Sudan’s army commander says he won’t reach a settlement with the RSF without a permanent ceasefire in Khartoum. Source: Hiiraan Online
  2. Ifrah is a 28-year-old widow and mother of five children who recently fled from her home in the Bulobarde town of Hiran region in Somalia due to the ongoing armed conflict and worsening drought that left her family on the brink of starvation. With no belongings to her name and only her five children to care for, Ifrah found herself seeking refuge at the Doomey camp for internally displaced persons in Beletweyn town. Source: Hiiraan Online
  3. Gaza (Caasimada Online) – Israel launched a series of pre-dawn air strikes on Tuesday against the militant group Islamic Jihad in Gaza, resulting in the deaths of 12 people, according to the health ministry in the Hamas-controlled Palestinian territory. Among the casualties were women and children, though further details about the victims’ identities were not provided. An AFP journalist in Gaza reported the top of a building on fire after the air strikes and ambulances evacuating victims. The Israeli army said it had targeted three leaders of Islamic Jihad, which it considers a terrorist organization, and had struck “weapon manufacturing sites” belonging to the group. Islamic Jihad confirmed the deaths of three senior officials: Jihad Ghannam, secretary of the Al-Quds Brigades military council; Khalil al-Bahtini, also of the council and commander of the military wing in northern Gaza; and Tareq Ezzedine, described as “one of the heads of military action” in the occupied West Bank who operated from Gaza. Islamic Jihad vows retaliation In Rafah, located in the southern Gaza Strip, an AFP photographer saw Ghannam’s body. Islamic Jihad released a statement mourning the leaders and their families, denouncing the attack as a “cowardly Zionist crime” and vowing that “the blood of martyrs will increase (the) resolve” of the movement. The air strikes began shortly after 2 am (2300 GMT) and continued for nearly two hours, with explosions heard in the east. This operation occurred less than a week after Islamic Jihad announced a truce around Gaza, brokered with help from Egypt, following a recent surge in violence. Israel and Gaza militants exchanged cross-border fire after the death of Khader Adnan in Israeli detention. Adnan had been on hunger strike for 87 days following his arrest over ties to Islamic Jihad. On Tuesday, the militant group accused Israel of disregarding “all the initiatives of mediators” and promised to “avenge the leaders” killed in the latest air strikes. Israel and Hamas’ response In separate statements, the Israeli army detailed each Islamic Jihad figure killed, asserting its commitment to “operate for the security of the civilians in the state of Israel.” Ghannam was described as “one of the most senior members of the organization,” coordinating weapons and money transfers between Hamas and his movement. Bahtini was said to be “responsible for the rocket fire toward Israel in the past month,” while Ezzedine was recently “planning and directing multiple attacks against Israeli” civilians in the West Bank. Hamas chief Ismail Haniyeh stated, “assassinating the leadership in a treacherous operation will not bring security to the occupier, but rather greater resistance.” The militant group’s spokesman, Hazem Qassem, warned that Israel “bears responsibility for the repercussions of this escalation.” Israel and Gaza militants have fought multiple wars since Hamas took control of the Palestinian enclave in 2007. A three-day conflict in August of last year resulted in 49 Palestinian fatalities and none on the Israeli side. This year, 120 Palestinians and 21 others, including 19 Israelis, one Ukrainian, and one Italian, have been killed in the ongoing Israeli-Palestinian conflict, according to an AFP count based on official sources from both sides. SOURCE: AFP The post Senior militants among 12 killed in Israeli strikes on Gaza appeared first on Caasimada Online.
  4. Somali and Uganda on Monday said that the security forces of the East African nations have thwarted terror attacks in their capital cities. Source: Hiiraan Online
  5. (ERGO) – Whilst weeds grow thick on his 12-hectare farm in Mandera village, Mukhtar Yusuf Ali walks about 20 kilometres a day trying to sell the firewood he has collected in the bush in Jowhar town, in southern Somalia’s Middle Shabelle region. Source: Hiiraan Online
  6. Maxaad ka taqaan shirkadda shidaalka ka soo saaraysa Somaliland? Somaliland waxay heshiiska qodidda ceelkaas la saxiixatay, una xil saaran inay shidaalka ka soo saarto ceelka shirkadda Genel Energy oo ka shaqaysata tamarta. Genel Energy waa shirkad gaar loo leeyahay oo baarta shidaalka iyo gaaska, kana dhaxaysa saamiley. Saamiyada ugu badan waxaa leh Bilgin Grup Dogal Gaz A.S o oleh 22%, saamiyada labaad iyo kuwa seddexaad ee ugu bandanna waxaa leh Hassan Gozal iyo Daax Corporation FZE oo kiiba uu leeyahay 17%, halka saamiyada dadweynaha marka la isku darana ay noqonayaan 10%. Ceelka wuxuu dekedda Berbera u jiraa 150 Ceelka Shidaalka ee aagga Oodweyne Bishii Agoosto 2012 ayaa ayaa lagu abaal mariyey inay baaritaan ku samayso xirmooyinka SL-10-B iyo SL-13. Bishii November ee isla sannadkaas ayey billowday in ay timaado dalka ayadoo muujisay inay danaynaysay inay qayb ka noqoto heshiiskii wadaagga wax soo-saarka Oodweyne kaasoo daboolaya SL-6, SL-7, iyo SL-10A. Baaxadda xirmadaas ayey Genel Energy ku qiyaastay bedka dhulka uu ku fadhiyo gobolka Kurdistan ee dalka Ciraaq, waxayna sannadkii 2021 bishii Diseembar heshiis kula sii gashay OPIC Somaliland Corporation (OCS) qaybta SL10B13 ee xirmada ka midka ah. Ceelkaas wuxuu ku yaalla gobolka Togdheer. Diyaargarow ayaa iminka soconaya kaasoo la doonayo in lagu qodo ceel ka mid ah xirmadaas SL10B13, wuxuuna ceelku Dekedda Berbera u jiraa ilaa 150 KM. Shirkadda waxay in badan ka soo shaqaysay Kurdistan Meelaha ay hore uga soo shaqaysay shirkadda Hore waxay shirkadda Genel Energy shidaal uga soo saartay ceelka Taq Taq ee ku yaalla meel 60 KM waqoyiga bari ka xigta magaalada Kirkuk, 85 KM-na koofur bari ka xigta magaalada Erbil, 120 KM-na waqooyi galbeed ka xigta magaalada Sulaymania. Bedka uu dhulka ceelkaas ku fadhiyo ayaa ah 951 KM oo isku wareeg ah. Wuxuu ceelkaas soo saarayey shidaal tan iyo 2008. Waxay kaloo shirkadda Genel Energy qodday ceelka Tawke ee dalka Ciraaq, kaasoo 18 bilood oo hakad ah ka dib qoditaankiisa la sii ambaqaaday rubucii 3aad ee sannadkii 2021. Ceelasha kale ee ay shirkaddan qodday waxaa ka mid ah ceel ka mid ah xirmada shidaalka ee Sarta, kuna yaalla gobolka Kurdisatan ee dalaka Ciraaq. Ceelkaas waxaa ka shaqyanaysay shirkadda Chevron, hase yeeshee wuxuu heshiis dhex maray labada shirkadood Janaayo 2019, ayadoo Nofembar 2020 la bilaabay wax soo saarka xirmadaas. Gobolka Kurdistan waxay Genel Energy ka shaqaynaysay muddo 20 sano ku dhow, waxayna iminka hawlo shidaal qodis ah ka waddaa Morocco Somaliland waxay ku dhawaaqday in la qodaayo ceelkii ugu horreeyey ee shidaal ee laga helay Somaliland. Somaliland waxay heshiiska qodidda ceelkaas la saxiixatay, una xil saaran inay shidaalka ka soo saarto ceelka shirkadda Genel Energy oo ka shaqaysata tamarta. Genel Energy waa shirkad gaar loo leeyahay oo baarta shidaalka iyo gaaska, kana dhaxaysa saamiley. Saamiyada ugu badan waxaa leh Bilgin Grup Dogal Gaz A.S o oleh 22%, saamiyada labaad iyo kuwa seddexaad ee ugu bandanna waxaa leh Hassan Gozal iyo Daax Corporation FZE oo kiiba uu leeyahay 17%, halka saamiyada dadweynaha marka la isku darana ay noqonayaan 10%. Ceelka Shidaalka ee aagga Oodweyne Bishii Agoosto 2012 ayaa ayaa lagu abaal mariyey inay baaritaan ku samayso xirmooyinka SL-10-B iyo SL-13. Bishii November ee isla sannadkaas ayey billowday in ay timaado dalka ayadoo muujisay inay danaynaysay inay qayb ka noqoto heshiiskii wadaagga wax soo-saarka Oodweyne kaasoo daboolaya SL-6, SL-7, iyo SL-10A. Baaxadda xirmadaas ayey Genel Energy ku qiyaastay bedka dhulka uu ku fadhiyo gobolka Kurdistan ee dalka Ciraaq, waxayna sannadkii 2021 bishii Diseembar heshiis kula sii gashay OPIC Somaliland Corporation (OCS) qaybta SL10B13 ee xidhmada ka midka ah. Ceelkaas wuxuu ku yaalla gobolka Togdheer. Diyaargarow ayaa iminka soconaya kaasoo la doonayo in lagu qodo ceel ka mid ah xidhmadaas SL10B13, wuxuuna ceelku Dekedda Berbera u jiraa ilaa 150 KM. Meelaha ay hore uga soo shaqaysay shirkadda Hore waxay shirkadda Genel Energy shidaal uga soo saartay ceelka Taq Taq ee ku yaalla meel 60 KM waqoyiga bari ka xigta magaalada Kirkuk, 85 KM-na koofur bari ka xigta magaalada Erbil, 120 KM-na waqooyi galbeed ka xigta magaalada Sulaymania. Bedka uu dhulka ceelkaas ku fadhiyo ayaa ah 951 KM oo isku wareeg ah. Wuxuu ceelkaas soo saarayey shidaal tan iyo 2008. Waxay kaloo shirkadda Genel Energy qodday ceelka Tawke ee dalka Ciraaq, kaasoo 18 bilood oo hakad ah ka dib qoditaankiisa la sii ambaqaaday rubucii 3aad ee sannadkii 2021. Ceelasha kale ee ay shirkaddan qodday waxaa ka mid ah ceel ka mid ah xirmada shidaalka ee Sarta, kuna yaalla gobolka Kurdisatan ee dalaka Ciraaq. Ceelkaas waxaa ka shaqyanaysay shirkadda Chevron, hase yeeshee wuxuu heshiis dhex maray labada shirkadood Janaayo 2019, ayadoo Nofembar 2020 la bilaabay wax soo saarka xirmadaas. Gobolka Kurdistan waxay Genel Energy ka shaqaynaysay muddo 20 sano ku dhow, waxayna iminka hawlo shidaal qodis ah ka waddaa Morocco Qaran News
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka qabsoomay shir looga hadlayay arrimaha dhaqaalaha, kaasi oo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur uu la yeeshay Safiirka Midowga Yurub Amb. Tiina Intelmann. Kulanka Wasiirka Maaliyadda Soommaaliya iyo Safiirka Midowga Yurub ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha dhaqaalaha iyo sidii dib u habayn loogu sameyn lahaa maaliyadda dalka, xilli Soomaaliya lagu leeyahay deymo badan. Kulankaan oo qeyb ka ah dadaallada dowladda federaalka ee barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya ayaa ahaa mid miro-dhal ah, sida uu shaaciyay Wasiirka Maaliyadda oo qoraal kooban kasoo saaray kulankaan. Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in Midowga Yurub uu xilligaan yahay saaxiib muhiim ah oo kaalin wanaagsan ku leh dadaalada dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan dhamaystirka barnaamijka deyn cafinta. Dowladda Soomaaliya ayaa muddo soo waday dadaallada looga cafin lahaa deynta lagu leeyahay dalka, iyada oo dowladda Xasan Sheekh ay qaaday tallaabooyin muhiim u ah barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya. Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa dhawaan shaacisay in heer geba-gabo ah uu marayo barnaamijkan deyn cafinta, xilli uu socdo qorshe ay dowladda ku dalbaneyso deyn horleh marka soo idlaado hanaanka deyn cafin ee socda. Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa shirkii March ee Baydhabo isla qaatay in qorshaha deynta cusub looga qaadanayo dalalka deeqaha bixiya iyo hay’addaha caalamiga ah lagu saleeyo mashaariic isbixin kara si dib loogu gudo deyntaasi, taasi oo ay si adag uga hortimid maamulka Puntland. “Goluhu wuxuu isla gartay in deymaha dalka uu mustaqbalka qaadanayo ay noqdaan deymo u adeegayo horumarinta dhaqaalaha dalka oo la gelinaayo mashaariic is bixin kara, loona qoondeeyo si isku dheelitiran, loona maamulo si hufan, isla markaasna aan culeys deymo saari doonin jiilalka Soomaaliyeed ee mustaqbalka,” ayaa xilligaas lagu yiri war-murtiyeedka kasoo baxay shirkii Baydhabo ee DF iyo dowlad-goboleedyada. Si kastaba, Arrimahaan ayaa imanaya xilli uu si habsami leh u socdo barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya, ayna ka gudubtay hannaanka dib-u-eegista shanaad ee barnaamijkan, islamarkaana la qorsheynayo in dowladda ay qaadato deyn boqolaal bilyan oo dollar ah. The post Halka ay mareyso deyn cafinta Somalia, xilli uu socdo qorshe ay diiday Puntland appeared first on Caasimada Online.
  8. Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad sanadeed u jeediyay labada gole ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa mar kale ka hadlay colaaladda weli ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Muuse Bixii ayaa mar kale ku celiyay eedeyntii ay horay ugu jeediyeen Puntland, wuxuuna tilmaamay in dagaalkaas ay ka dambeyso, sida uu hadalka u dhihay. Madaxweynaha Somaliland ayaa sidoo kale tilmaamay in Saciid Deni oo ku socdo magac beeleed uu qayb ka yahay dagaalkaas, kuna doonayo inuu ku sameeyo xuduud beeleed, balse aysan suuragaleyn. “Dagaalka waxa abuuray maamulka Puntland oo aan ka gambanin in uu dagaalka soo qaado todobbaadkii hore isaga oo waliba hab qabiil u dhaadanaya, waxa uu sheegay in ciidankiisu ka dagaalamayo kana dagaalami doono Laascaanood” ayuu yiri madaxweyne Muuse Biixi. Waxa kale uu intaasi ku sii daray in ujeedka Puntland uu yahay inay qaybsato qayb kamid ah dhulka Somaliland, balse ay ku fashilantay. Sidoo kale wuxuu isla xiriiriyay colaadda Laascaanood iyo khilaafka Puntland kala dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya. “Waxa ay Puntland ku taameysay inay hesho qayb kamid ah Somaliland oo ay uga cad goosato Villa Soomaaliya” ayuu sii raaciyay. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay inuu ka xunyahay colaadda weli ka taagan gudaha magaalada Laascaanood, isaga oo mar kale farriin u diray odayaasha dhaqanka ee SSC. “Waxa ka socda hadda Laascaanood, aad iyo aad ayaanu uga xunahay, wax la eegan karona maaha, waxaanu leenahay dadka reer Laascaanood nabad wax dhaama magaranayo, waxay dadkaasi qoxooti u ahaadana garan maayo,” ayuu markale yiri madaxweynaha Somaliland. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo mar kale ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ay xalay ku dagaalameen bariga magaalada Laascaanood, taas oo uga sii dareysa xiisadda ka taagan magaaladaasi. The post BIIXI oo shaaciyay arrin ay Puntland ka damacsan tahay DAGAALKA Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Golaha Shacabka, kana soo jeeda gobolka Awdal ayaa digniin culus kasoo saaray rabshadaha maanta ka billowday magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Xildhibaan Ayuub ayaa wuxuu uga digay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi in uu isku dayo inuu xoog iyo xabad ku muquniyo dadka reer Awdal iyo guud ahaan gobollada galbeedka. “Ma dhici karto in 2023 la isugu arrimiyo xoog iyo qori caaradii. Taliska Muuse Biixi waa in uu ogaadaa in aan laga oggolaan doonin dilka iyo cabudhinta dadkayaga,” ayuu yiri Xildhibaan Ayuub oo qoraal kasoo saaray waxa ka socda magaalada Boorama. Waxa uu intaas sii raaciyay “Bulshada waxaan leeyahay idinka ayaa yeelanaya guusha, ee yaanay idin cabsi gelin maleeshiyaadka gabbalkoodu dhacay ee Muuse Biixi.” Xildhibaanka oo saacadihii la soo dhaafay si dhow ula socday waxyaalaha ka dhacayey gobolada Galbeedka gaar ahaan Awdal, ayaa waxa uu sheegay in arrintaan ay ku timi kadib markii ay Somaliland si hufan u maareyn weyday kiiska sarkaal Khadar Xabeeb. “Arrintan waxa ay timi markii si arxan daran loo toogtay sarkaal Khadar Xabeeb oo sida la sheegay madax ka ahaa ciidanka ilaalada xeebaha ee Somaliland, gaar ahaan qaybta gobolada galbeed. Somaliland si hufan uma maarayn kiiskan, waxana dadka deegaanka oo caraysan ay sameeyeeen muddaharaad. Dilka dadka haldoorka ah ee gobolada galbeedku waa mid soo noqnoqtay marar badan oo aan waxba laga qaban,” ayuu yiri. Sidoo kale waxa uu sheegay in dadka gobolada galbeedku muddo dheer lagu hayey cabudhin, dil, barakicin, wiiqid dhaqaale iyo hor-istaag lagu sameeyey horumarka deegaanka, isaga oo ku booriyay dadweynaha reer Awdal in aysan ka tanaasulin xaqa ay kaga tashanayaan aayahaooda, sida uu hadalka u dhigay. “Xilligan, dadku waxa ay yidhaahdeen maya kuma sii jiri karno sidan. Waxa ay doonayaan isbeddel iyo in ay iyagu ka tashadaan aayahooda, oo go’aamiyaan mustaqbalkooda.” “Guud ahaan bulshaweynta gobolada galbeedku waa in ay aanay ka tanaasulin xaqa ay kaga tashanayaan aayahooda. Waxaan ugu baaqayaa dhammaan hoggaamiyayaasha dhaqanka, odayaasha, siyaasiyiinta, dhalinyarada, haweenka iyo guudi ahaan qaybaha bulshada iyo waxgaradka gobolada galbeedka in ay si deg deg ah u yeeshaan wada tashi looga arrinsanayo arrimaha taagan iyo tubta mustaqbalka.” Ugu dambeyntiina wuxuu ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya iy beesha caalamka in aanay indhaha ka qarsan tacaddiyada ka dhacaya magaalada Boorama iyo guud ahaan gobolada galbeedka, “Waajib masuuliyad akhlaaqeed ayaa ka saaran ilaalinta badqabka dadka rayidka ah.” The post Xildhibaan ka tirsan BF oo digniin kasoo saaray waxa ka socda Boorama appeared first on Caasimada Online.
  10. Talo faro ka haadday: Didsanaan iyo isku dhex yaac badan ayaa la muuqatay Muuse Biixi markuu maanta khudbadda jeedinay. Hargeysa (Wararka PP) — Yaasiin Xaaji Maxmeed Xiir oo deggan dalka Uk, laakiin sheegta inuu yahay Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa maanka la socda Muuse Biixi markii uu u soo socday goobta uu Biixu khubbadda ka jeedinayay. Faratoon oo dad badan u sheegay inuu ku sugan yahay dalka Biritayn ayay maanta qabatay kaamarad telefishinka Somali Cable. Faratoon waa siyaasiga keliya la socday Biixi una ah adeer Mahad Cambaashe. 20 sano ka hor ayuu Faratoon ciidanka Somaliland keenay Yagoori. “Wuxuu hadda rajo ka qabaa in ciidamada Somaliland ay dib ugu soo celiyaan Laascaanood caaglayaashii Mahad Caambaashe oo intii ka hartay oo aan badnayn ah dhibaato saaka ka geysteen Tuulo Samakaab saaka” ayuu yiri nin ku sugan Yagoori. Faratoon (qofka labaad marka midig laga soo billaabo) wuxuu u nugul yahay dacwad dalka Biritayn lagaga furo taageerada uu siiyay Biixi oo ku eedeysan in ciidamadiisu duqeeyeen Laascaanood. Faratoon oo muddo dadku u malaynayeen inuu ka gaabsaday colaadda socota ayaa hadda soo wajahaya dacwad kaga furmi doonta dalka Biritayn. “Farartoon maanta way ku caddaatay inuu raalli ka yahay duqeyntii Laascaanood loo geystay. Sidaas darteed meel uu ku dhuunto ma laha. Isagoo da’daas ah ayuu doortay inuu godob aan ka harayn galo” ayuu yiri xubin ka mid Golaha Deegaanka Laascaanood. Faratoon oo saaka gacanqaadaya Biixi. Wuxuu dalka Biritan ku yimid baasadboor Soomaaliyeed inkastoo uu hadda taageersan yahay mabda’ gurracan oo koox Soomaaliya qarimmadeeda ka soo horjeedda ay wadaan. “Qof dhalasho Birtish la siiyay waa lagala noqon karaa dhalashada oo lagu celin karaa Muqdisho haddii uu jebiyo ballaanqaadkii lagu siiyay dhalashada oo ah inuusan taageerin gabool siyaasadeed” ayuu yiri sharci-yaqaan ku sugan London. Beesha Caalamka oo ay Biritayn ka mid ah tahay waxay dhowr jeer ugu baaqday Muusi Biixi inuu ciidankiisa kala baxo Sool. Wariyayaasha telefishinnada khudbadda ka soo warramayay ayaa laga hubiyay in sawirka Faratoon uusan ku jirin muuqaallada ay dirayaan in kastoo Somali Cable ay si lama filaan ah sawirka Faratoon ugu soo dartay warka ku saabsan khudbadda uu Muuse Biixi maanta jeediyay. © Puntland Post, 2023 The post Faratoon oo goobjoog ka ahaa khubdaddii Muuse Biixi appeared first on Puntland Post.
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in kooxda Al-Shabaab ay shaqo joojin ku sameeysay horjooge Macallin Eyman oo kooxda u qaabilsanaa weerarada ay ka geysato xudduuda iyo gudaha dalka Kenya. Horjoogahan ayaa waxa uu maamulayay ciidan ay ugu magaca dareen “Jeyshu Eyman, kuwaasi oo weeraro dhabo-gal ah ka geystay gudaha dalka Kenya, Macallin Eyman ayaa hoggaanka maleeshiyaadkaas loo xil saaray sanadkii 2009-kii, isaga oo maamulayay tan iyo markaas. Macallin Eyman ayaa waxay saaxiibo dhow yihiin Salmaan Muhaajir oo ajaaniibta Al-Shabaab madax u ahaa dhowrkii sano ee lasoo dhaafay, kadib markii dhawaan khilaaf soo kala dhex-galay madaxda sare ee kooxda lagu Jacfar Suudaani, sida ay baahisay warbaahinta dowladda. Horjoogahan ayaa waxaa la sheegay in looga shakiyay inuu rabay ku biiritaanka maleeshiyadda kooxda Daacish, maadama ay saaxiibo dhow ahaayeen Salmaan Muhaajir-kii dhawaan xilka laga qaaday. Warbixinta ay baahisay dowladda ayaa intaas kusii dareysa in ciidanka loo yaqaano ”Jeyshu Eyman” loo dhiibay nin lagu magacaabo Cabdisamad Nasta oo kasoo jeedo gobolka Mudug, gaar ahaan magaalada Gaalkacyo. Cabdisamad ayaa waxa uu saaxiib dhowr la yahay horjooge Maxamed Aamiin oo la rumeysan inay qaraabo dhow yihiin Mahad Karatee, oo isagu kamid ah madaxda sare ee kooxda Al-Shabaab. Tallaabada ay qaaday Al-Shabaab ayaa waxaa lagu tilmaamay mid u horseedaysa kooxda inay soo dhamaato awooddii ay ku laheyd gudaha Kenya, maadaama ay shaqo fariisin ku sameeysay nin si weyn u yaqaanay kooxdii uu hoggaaminayay iyo dhulkii ay dhibaatooyinka ka geysanayeen. Marka laga soo tago xogtan ay baahisay dowladda, waxay muddooyinkii dambe baahineysay waxyaabaha ka dhex socda kooxda, ayada oo hore baahisay in horjoogayaasha Al-Shabaab ay dhexdooda is-ugaadhsanayaan kadib markii uu jab xooggan kasoo gaaray dagaalka, ayna wajaheyso culeys dhaqaale oo baahsan. The post DF oo shaacisay horjooge sare oo Al-Shabaab ‘ku sameysay shaqo joojin’ appeared first on Caasimada Online.
  12. Wasiirrada wasaaradda batroolka mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo wasiirka wasaaradda gaadiidka badda mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac( ilka jiir) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta dhexe ee hay’adda maaraynta masiibooyinka, waxaana halkaas ku soodhaweeyey guddomiyaha hay’adda mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo guddoomiye ku xigeenka hay’adda Dr Axmed Cabdi Aadan. Wasiirada iyo guddoomiyaha hay’adda ayaa shir saacado qaatay yeeshay, waxaana ay kawada hadleen sidii ay wasaaradahan iyo hay’adda SoDMA ay wada shaqeyn dhow u yeelan lahaayeen iyo in wasaradda Gaadiidku ka caawiso hay’adda sidii dhamaan Dekadaha dalka xarumo ugu yeelan lahyd, si ay ugu kaydsato raashinka iyo qeybaha kale ee gargaarka. Wasiirka batroolka ayaa dhankiisa madaxda ugu sareysa hay’adda maaraynta masiibooyinka kala hadlay cabsida laga qabo fatahaadaha laga yaabo in ay ka dhacaan magalaada Baladweyne oo bulsho badan ay ku nooshahay iyo in hay’addu u diyaar garowdo arimahaas sidii looga gaashaaman la ahaa. Wasiirada ayaa bogaadiyey shaqada culus ee hay’addu qabatay mudadii koobaneed ee ay shaqeyneysay, iyagoo ku amaanay guddoomiyaha hay’adda dadaalka uu geliyey shaqooyinka hortabinta u leh hay’adda, oo xilligaan ku gudajirta gargaaridda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku godoonsan Sudan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  13. Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Gutale ayaa ka qaybgalay furitaanka shirka Ururka Hay’adaha Hantidhawrada Afrika (AFROSAI-E) oo sannadkan ka dhacaya magaalada Accra ee dalka Ghana, isaga oo socon doona muddo 4 maalmood ah. ayaa waxaa lagu lafaguri doonaa qodobbo muhiim ah oo ay ka mid yihiin yagleelidda hannaan isla-xisaabtan oo sahlaya xaqiijinta filashada bahwadaagta, qorshaynta sannadlaha iyo qiimaynta khataraha iyo dabagalka talabixinta lagu soo saaro warbixinnada baarista ee Hay’adaha Hantidhawrada Guud. Shirka oo ay sannadkan martigalinayso Hay’adda Hantidhawrka Guud ee Ghana ayaa waxaa qayb ka ah Hantidhawrayaasha Guud ee 26 dal oo ku midoobay Ururka Hantidhawrada Guud ee Afrika ee ku hadla luuqadda Ingiriisiga iyo hay’ado kale oo ka mid ah bahwadaagta horumarinta caalamiga. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  14. JOHANNESBURG, South Africa, May 8, 2023/ — The African Energy Chamber (AEC) (www.EnergyChamber.org), the voice of Africa’s energy sector, is excited to announce that Dr. Carole Nakhle, Founder and CEO of Crystol Energy, will speak at the Invest in African Energy Forum in Paris on June 1st. This event serves as a platform for fostering connections between European investors and African executives, with the goal of exploring potential collaborations and partnerships. Dr. Nakhle’s participation will contribute to the enriching discussions and exchange of ideas during the forum. Dr. Nakhle has a remarkable breadth of experience and expertise in the energy industry. Having worked with major energy companies, governments, international organizations, academic institutions, and think tanks, she has established herself as a prominent figure in the field. Dr. Nakhle’s active involvement in esteemed organizations such as the Natural Resource Governance Institute, the Middle East Institute, and the Payne Institute at the Colorado School of Mines underscores her profound comprehension of the intricate dynamics and obstacles within the energy sector. For African countries seeking to expand their understanding of the sector and attract investment, her participation at the Invest in African Energy Forum in Paris holds great significance. Beyond her professional accomplishments, Dr. Nakhle is also a passionate advocate for gender balance in the energy sector. Her establishment of the non-profit organization ‘Access for Women in Energy’ and her support for similar initiatives worldwide demonstrates her commitment to empowering women in the industry. Furthermore, she actively provides mentorship to young individuals, contributing to the development of the next generation of energy leaders. Additionally, Dr. Nakhle is the Founder and CEO of Crystol Energy, an advisory, research and training center based in London. At its core, the company advises, trains and prepares clients to solve energy issues while optimizing investment propositions and developing sound energy policy and strategy. Covering both the private and public sectors as well as academia, Crystol Energy offers a wide range of services to governments, state-owned enterprises, investment funds, technology providers, international organizations and energy companies from around the world. As such, the company is committed to the development of the global energy industry, and with Africa playing a significant role in that industry, Dr. Nakhle’s participation at the Paris forum is particularly important. The Invest in African Energy Forum aims to facilitate connections between European investors and African executives. Dr. Nakhle will enhance networking opportunities, engaging with participants directly, exchanging ideas, and exploring potential collaborations. Her extensive network in the industry can also serve as a bridge between European investors and African energy stakeholders, fostering new partnerships and business opportunities. “We are thrilled to have Dr. Carole Nakhle join us at the Invest in African Energy Forum in Paris. Her extensive experience and understanding of the energy sector make her an invaluable asset to the event and, more importantly, to Africa’s energy development. Her participation signifies a major opportunity for African countries to gain crucial insights, foster partnerships, and attract much-needed investments. We look forward to the discussions that will be driven by Dr. Nakhle on June 1,” states NJ Ayuk, the Executive Chairman of the AEC. Dr. Nakhle’s participation at the Invest in African Energy Forum in Paris emphasizes her dedication to fostering the growth and development of Africa’s energy sector. The forum offers a valuable opportunity for Crystol Energy to enhance its relationships with the AEC and other key stakeholders and players within the energy industry. Distributed by APO Group on behalf of African Energy Chamber. SOURCE African Energy Chamber Qaran News
  15. Beledweyne (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka HirShabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray magaalada Beledweyne, ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay garoon diyaaradaha ee Ugaas Khaliif. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo ka koobnaa wasiiro iyo masuuliyiin kale ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif kusoo dhoweeyay gudoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, iyo ku-xigeennadiisa, maamulada degmooyinka Beledweyne, Maxaas, Farlibaax, Feerfeer iyo Matabaan. Sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa soo dhaweynta madaxweyne Cali Guudlaawe iyo wafdigiisa, saraakiisha hay’adaha amniga, saaraakiisha ciidamada Hiil-walaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn u mahad-celiyay masuuliyiinta iyo bulshadii kusoo dhoweeysay magaalada Beledweyne, isaga oo ku bogadiyay guulaha laga gaaray dagaalada lagula jiro kooxda Al-Shabaab ee ka socda deegaanada maamulkaasi. Guudlaawe ayaa sidoo kale waxa uu adkeeyay in la dardar-galin doono wejiga 2aad ee howl-galada, kaasi oo si hordhac ah uga billowday deegaanada maamulkaasi, ayada oo lagu burburiyay goobo ay ku dhuumaaleysanayeen Shabaab-ka. Madaxweynaha Dowlad-goboleedka HirShabelle ayaa magaalada Beledweyne u tegay dardar-gelinta howl-gallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo khilaafkii dhawaan soo dhex-galay maamulkiisa iyo kan gobolka. Al-Shabaab ayaa hadda ku go’doonsan qeybo ka mid ah gobollada Galgaduud iyo Mudug, maadaama laga xoreeyey Shabeellada Dhexe iyo bariga gobolka Hiiraan. Si kastaba, Waxaa socda diyaar-garowgii u dambeeyay ee wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab ka dhanka ah, iyada oo qeyb ka noqonayaan ciidamo ka socda dalalka ciidamadu ka joogaan dalka, kuwaasi oo la howl-gali doona ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee guulaha wax ku oolka ah ka gaaray wejiga koowaad ee dagaalka. The post Sawirro: Cali Guudlaawe oo gaaray magaalada Beledweyne + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  16. Boorama (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadashay rabshadaha maanta ka billowday magaalada Boorama ee gobolka Awdal, kuwaasi oo ay ku tilmaamtay in gacmo shisheeye ay ka dambeeyan. Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamed Axmed Caalim Tiimbaro oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dad dano gaar ah leh ay ka dambeeyaan rabshadahan oo ay kusoo dhex dhuumanayaan dadweynaha reer Awdal, isaga oo ka dhawaajiyay in cadaalad la marsiinayo dilka taliye ku-xigeenkii ciidamada badda ee xeebta gobolka Awdal, oo uu sheegay inay ku soo dhex dhuumanayaan gacmo shisheeye. “Buuq rabshado wata ayaa ka dhacay magaalada oo dad wax magarato oo dumar iyo carruur oo dad muraad kale leh ay soo abaabuleen ayaa shiiday xarumihii dowladda oo dhan, arrinta marmarsiyaha laga dhiganayo waa sarkaalka dhintay. Sarkaalka dhintay sida loo maamulay sidii ugu dhaqsaha badneyd ayaa u maamulnay oo waa dadajinay howshiisa,” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Awdal. Guddoomiye Tiimbaro ayaa waxa uu sheegay in dadka rabshadaha ka dhigaya magaalada aysan aheyn ehelka marxuumka la dilay, isaga oo ku tilmaamay inay gadaal ka riixayaan rabshadahaasi dad aan kiiskaan shaqo ku laheyn ee marmarsiyo ka dhiganaya, si ay khalkhal u galiyaan amniga. Sidoo kale waxa uu sheegay in kiiska dilka taliyaha uu marayo maxkamadda derajada labaad, “maanta ayaa fileyna inay noo timaado maxkamadda derajada labada sida uu wasiirka daakhiliga noo sheegay, howshaas gacanta lagu haya oo nidaamkeeda waa dhameysaneysa, wax nidaamkaas kasoo horeeya oo qaban karna majirto. Dad muraad kale leh oo meel madaxa kala soo baxaan la’aa ayaa dadka been la dhex qaadaya, dadka ha ka feejignaadan.” Waxa ugu baaqay in bulshada reer Awdal ay iska qabtaan dadka nabadgelyada khal-khalinaya, “Dadka waxyeelada u badan soo gaareyso waa ganacsatada ee iska qabta, oo qof walba kaalintaas wax ha ka qaato oo dadkan rabshada wada yaan lagu haleyn ciidanka un ee la yidhaahdo naga daa rabshada.” Dhinaca kale, Maayirka Magaalada Boorama Maxamed Axmed Warsame oo isaguna qeyb ka ahaa shirka jaraa’id ee guddoomiyaha ayaa sheegay in tallaabo adag laga qaadi doono dadkii ka dambeeyay rabshadaha magaalada ka dhacay, kuwaasi oo khasaare horleh ka geystay magaalada, xanibayna isku socodkii dadka iyo gaadiidka. “Dadkii ehelka u ahaa howshaas ku dhacday aan xiriir la laheyn, waxaa ku dhex jira dad kale oo ujeedooyin kale leh oo la’aa meel ay kasoo galan arrinkaan. Waxaa u sheegayaa dadka reer Boorama in nidaamka kiiska dilka uu socdo oo iska soo dhamaan doonto,” ayuu yiri maayirka Boorama. Waxa uu intaas sii raaciyay “Looma ogolaanayo in la gubo gurigaaga ama meheradaada, isdaji howshaas waa dhamaan doonta, cid kasta oo gacan ku leh howshaas laamihii ku shaqada lahaa shaqadoodii ayay qabsanayaan waa la qaban doona.” Xiisadda xoogan ee ka dhalatay dilka taliye ku-xigeenkii ciidamada badda ee xeebta gobolka Awdal ayaa sidoo kale waxaa si weyn looga dareemay guud ahaan Somaliland, maadaama shacab badan ay ka kaceen qaabka uu u dhacay dilkaasi, iyaga oo dalbadanay in si deg deg ah cadaaladda loo hokeeno ciddii ka dambeysay falkaasi. Si kastaba, Rabshadaha ka billowday Boorama ayaa imanaya ayada oo weli taagan tahay xiisadda dagaal ee Laascaanood, oo la xasuusto in markii hore ay ka bilaabatay kacdoon ka dhashay dilal ka dhacay magaalada, kadibna isku bedeshay gacan ka hadal iyo dagaal toos ah. The post Somaliland ‘oo si yaab leh’ uga hadashay rabshadaha Boorama appeared first on Caasimada Online.
  17. Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidanka Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ku qabtay xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo doonayey inuu si dhuumaalaysi ah ugu safro magaalada Gaalkacyo. Ninkan Shabaabka ah oo rabay inuu ka dhoof garoonka magaalada Baydhabo, isaga oo kusii jeeday magaalada Gaalkacyo, oo uu doonayay in falal amni darro uu kasoo fuliyo, sida ay sheegeen laamaha amaanka. Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Ibraahim Cabdullaahi Jaamac oo kooxda looga yaqaanay Fahad ayaa waxa uu sheegay in Aabihiis uu ku tashkiiliyay ku biirista kooxda Al-Shabaab, xilli uu ku sugna magaalada Gaalkacyo. Cabdullaahi Jaamac (Fahad) ayaa waxa uu sheegay in uu tababar kusoo qaatay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe. Sidoo kale waxa uu sheegay in markii lagu qabtay garoonka diyaaradaha Baydhabo in madaxda ka sarreysa ay ku amreen in uu tago magaalada Gaalkacyo oo uu ku dhashay si uu falal amni darro uga geysto. Saraakiisha ciidanka hay’adda NISA ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ninkaan maanta la qabtay ay xogtiisa hayeen, ayna muddo ay ku raadjoogeen, islamarkaana hataan ay ku wareejin doonaan hay’adaha garsoorka dalka. Ciidanka NISA ayaa muddooyinkii kordhiyay howl-gallada ka dhanka ah Al-Shabaab, la socodka dhaq-dhaqaaqyada kooxda, ayada oo maanta fashiliyay shabakad ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo doonayay inay weeraraan Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Si kastaba, Dagaalka Al-Shabaab ka dhanka ah ayaa ka socda guud ahaan gobollada dalka, iyada oo ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay deegaano dhawr ah kala wareegeen dagalaamayaasha kooxda, kuwaasi oo sanado badan ay ka talinayeen. The post NISA oo gacanta ku dhigay Shabaab ka dhoofayay garoonka… appeared first on Caasimada Online.
  18. Dadkii boorama ayaa jabsaday bakhaarkii kaydka sharaabka ee SBI Cocola waxana aay boobeen biyihii iyo keesaskii sharaabka iyo caanihii Lis , sidoo kale waxa loo daatay xafiiska shirkada Socdaalka ee bari iyo galbeed , xafiiskii telesom iyo dahabshiil kuwaas oo kuraasidii iyo qalabkii yaalay dadku gurteen . Qaran News
  19. Xildhibaan Mukhtaar Maydhane oo ka tirsan Golaha Wakiilada Lagana soo doortay Boorama ayaa ka hadlay Xaalada Magaalada iyo Sida Xaalku yahay. “Cadaalad la daahshaa, waa cadaalad-darro. Maantaba sagaal baa ugu dhaawacmay mudaharaadka Boorama ee ka dhashay baaqashada Maxkamaddii Derajada 2aad ee dhegaysan lahayd dacwadda dilkii Marxuum Xabeeb. Hawsha u taal Badhasaabka iyo Maayarku ma aha dadweyne loola badheedho ereyo qadafee, waa dammaanad-siinta iyo dejinta dhibanayaasha. Waxa u yaalaa waa inay kala dhexgalaan ciidanka iyo bulshadu inaanay isku dhicin. Intaabana way ku fashilan yihiin mar haddii ilaa mar dhawayd xabaddu ka dhacayso Boorama. Waxa xusid mudan in dilkan ay fidnadu ka dhalanayso aanu ahayn mid uu khilaaf ku jiro. Baraha bulshadana waxa ka buuxa sida ay uga garaabayaan dadka ay isku haybta yihiin ciddii dilka loo haystay iyo weliba sida ay raalida dhankooda uga yihiin wixii dhibanuhu ku bogsoonayo. Inkastoo arrin dil aanu fududayn sidiisaba, haddana mar baa gartiisu aanay murugsanayn. Kiiskanina haddii midba ku sifoobi karo sidaa, waa kii ugu sahlanaa. Waxa ka muuqda labada hayb ee ay kasoo kala jeedaan xadhig-debcin badan. Ayaandarro se, meesha waxa yaal waa fashil maamul. Fashilka maamul ee meesha yaalaa waa kaa dil aan khilaaf lahayni sagaal ay maanta cusbitaalada Boorama inooga yaalaan. Fashilka yaala waa kaa ganacsatada ku leh gacantiina ula tega cidda mudaharaad kugu horqabata. Saw lagama dhadhansan karo taladsn ganacsatada dib loogu soo celinayo qirasho loola jeedo yaan la isku hallayn illeyn wax maamul ah oo idin kala dhex galaa ma jiraane. Waa qirashada inaan garaad kale lahayn oo aan ahayn kolka dadweynaha iyaga hala isku jeediyo. Ugu dambayn, xukuumadda waxaan u soo jeedinayaa yaan gefaf gacantu la qabsatay Booramana idinkaga dhicin. Waa lama huraan in Maxkamadda Derajada Labaad ku dhegaysato dacwadda sida ugu dhakhso badan. Sidoo kalena, waa lama huraan in ciidanku xabadda ka joojiyaan dadweynaha. Intii horena, xisaabtoodu way taal. Waa intaas cusbitaalada ku jirta waxa haybadda lagu leeyahay ee qaran lagu yahay. Kuwani ma aha “wax-ma-garato” sida masuuliyiinta qaarkood u haystaan!” Qaran News
  20. Finland has thrown its support behind the resumption of talks between Somalia and Somaliland. This emerged following talks between Jukka Pajarinen and Abdikarim Hussein Guled. Pajarinen is the Director of the Finnish Ministry of Foreign Affairs. Guled serves as the Special Presidential Envoy for Somaliland Talks Affairs. They met on Sunday. Director Pajarinen assured Gulednof Finland’s support for the talks. Qaran News
  21. ” Madaxwaynahu isagaa Iiyeedhay ,Waanan Isalaanay, Waana Kaftanay, Dadka Intaas Wax Wayn kadhigayoow Habeen Maad Jirin ,Ninka Intaas Igu Qiimeeyow ima taqaanid Aniga. Madaxwaynaha Wax Badan waan Ku kala Duwanahay oo ay Arrimaha Laasacanod kow katahay ,,Laakin Ninku Waa Madaxwaynihii Qaranka Xil Axmed Khaliif Qaran News