Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Washington (Caasimada Online) – Rep. Ilhan Omar, once ousted from the House Foreign Affairs Committee, now finds herself wielding more influence than before. The Minnesota Democrat and deputy chair of the Progressive Caucus has not only received a significant promotion within the House Budget Committee but has also seen a surge in her diplomatic engagements post-ouster. Wednesday marked a milestone for Rep. Omar as her colleagues confirmed her as the vice-ranking member of the House Budget Committee. This makes her the second-in-command among the Democrats on the committee. Expressing her delight, Omar noted, “It is more important than ever to fight for a future budget that invests in universal health care, debt-free higher education, and tackles the climate crisis — and that change starts with the House Budget Committee.” While the Budget Committee can’t directly fund these initiatives, it generally sets the overarching spending parameters that shape the more granular appropriations bills. It’s still uncertain, however, if the House will pass a budget resolution this year. GOP influence on budget planning Though Omar has clinched a crucial role, it’s important to note that the Republicans, led by House Budget Chairman Jodey C. Arrington from Texas, hold sway over the budget drafting process. Despite not producing one yet, Arrington intends to write a budget for the upcoming fiscal year. Given her position in the minority party, Omar’s influence on this GOP-driven plan remains to be seen. Omar’s rise follows a contentious period in February, during which a party-line vote (218-211) led to her removal from the Foreign Affairs Committee. The decision came in response to comments she made in 2019, deemed antisemitic by critics. Omar, born in Somalia and among the first Muslim women elected to Congress in 2018, apologized for her remarks and regained the backing of her party. An unexpected diplomatic boost Omar’s removal from the Foreign Affairs Committee has not curtailed her diplomatic pursuits—quite the contrary. In the last four months, she has increased her interactions with foreign embassies, parliamentarians, the Biden administration, and Democratic lawmakers significantly. “It’s been actually fascinating,” Omar stated in a recent interview. “Since I was removed from the committee, I think I’ve had more visits from parliamentarians around the world and visits with ambassadors in the last three months than I would in a year or two while on the committee.” This unexpected turn of events indicates that despite past controversies, Omar is a resilient political player. The post Ilhan Omar’s rising influence: From controversy to clout appeared first on Caasimada Online.
  2. Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle ku qaabilay Ergayga cusub ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing iyo ku xigeenkeeda cusub, ahna u qeybsanaha iyo isku-duwaha howlaha bini’aadanimo ee Soomaaliya Md. George Conway. Madaxweynaha iyo Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah Golaha Wasiirada oo ay kala hadleen howlaha muhiimka ah ee hortabinta leh sida daadejinta adeegyada bulshada, dhismaha goleyaasha deegaanka, Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha, Gargaarka iyo Sare u qaadida adeegyada horumarinta. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in guulo muhiim ah laga gaaray dagaaladii lala galay Kooxda Khawaarijta ah oo laga xoreeyay deegaano badan oo u baahan in la gaarsiiyo adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada, Sidoo kalana ay isu diyaarinayaan Wajiga labaad ee howlgalada si loo dhameystiro xoreynta deegaanada wali gacanta cadowga ku jira. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay xaruntooda Muqdisho, ayaa lagu ansixiyay Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Golaha ayaa soo saaray saddex qodob oo ku aadan hannaanka uu golughu u maray mee-marinta hannaanka doorashooyinka dalka, kuwaas oo kala ah:- Qodobka 1-aad: Dhaqangelinta Heshiiska Golaha Wadatashiga Qaranka 1- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay go’aamisay dhammeystirka iyo dhaqangelinta Hannaanka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee uu ku heshiiyay Golaha Wadatashiga Qaranka 27 Maajo 2023 . 3- Waxaa la farayaa dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha ay khuseyso in ay si degdeg ah uga hawlgalaan diyaarinta shuruucda loo baahan yahay ee lagu dhaqangelinayo heshiiska kor ku xusan. 3- Wixii wax-ka-beddel ah ee lagu sameynayo Dastuurka KMG ah waxaa loo soo diyaarinayaa si waafaqsan Cutubka 15aad ee Dastuurka KMG ah loona soo gudbinayaa Golaha Wasiirada J.F.S. si loo horgeeyo labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Qodobka 2-aad: Dhammeystirka Habraacyada 4- Dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha ay khuseyso waa in ay dhammeystiraan dhammaan habraacyada dastuuriga ah iyo kuwa latashiga ee lagama maarmaanka u ah dhaqangelinta Heshiiska Golaha Wadatashiga Qaranka, iyada oo la xeerinayo danta guud ee Qaranka. 5- Wasaarad kasta iyo hay’ad kasta oo kaalin ku leh dhaqangelinta go’aankaan waxaa lagula xisaabtami doonaa hirgelinta kaalinteeda ku aaddan hirgelinta Heshiiska. Qodobka 3-aad: Dhaqangalka Go’aankan 6- Go’aankan oo dhaqan galaya maanta oo Khamiis ah ayaa Golaha Wasiiradu aansixiyeen, isla markaana uu saxiixay Ra’iisul-wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka Golaha, ayaa sidoo kale lagu ansixiyey dib ugu noqoshada ku talagalka Miisaaniyadda Dowladda ee Sannadka 2023 iyo heshiisyada Ku Biiridda Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika iyo Ku Biiridda Suuqa Iskaashiga Ganacsiga ee Bariga iyo Koonfur Afrika (COMES) Ugu dambeyn Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Golaha horkeentay warbixin la xiriirta qorshaha dowladda ee ku aaddan soo raridda Hay’ adaha UN-ka iyo kuwa kale Caalamiga ah ee Weli Xafiisyadu uga furan yihiin dalka Dibeddiisa, si ay dalka gudihiisa ugu howlgalaan. The post Golaha wasiirada oo go’aan ka gaaray heshiiska hannaanka doorashooyinka DALKA appeared first on Caasimada Online.
  4. Mogadishu (HOL) - At least 20 al-Shabab militants were killed in a security operation by the Somali National Army forces in Lower Shabelle on Wednesday. Source: Hiiraan Online
  5. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa casho Sharaf ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku maamuusay Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ee maalmahan ku sugnaa Muqdisho, si ay xaaladda deegaanka ula wadaagaan Madaxda heer Federaal. Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyey go’aammada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka soo saareen xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood, waxa uuna ku baaqay in fursad loo siiyo gurmadka iyo gargaarka degdegga ah ee ay u baahan yihiin dadka deegaanku, loona abuuro jawi ku habboon waan-waanta iyo xalka nabadda. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa adkeeyey baaqii dowladda ee ku wajahnaa dhinacyada xiisadda Gobolka, kaas oo salku ku hayey in xal aan xabbad ahayn lagu wajaho, dowladda Federaalka Soomaaliyana ay ka go’an tahay in ay qaadato doorkeeda nabadeynta iyo fududeynta wada-xaajoodka, si loo joojiyo colaada. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  6. Shirkii Beelaha walaalaha ah uga socday Magaalada Burco ayaa saaka si habsami ah uga socda goobta shirka, Heshiis hor dhac oo ay gaadheen labada beelood ee walaalaha ah ayay ku kala qaateen aaskii dadkii ku dhintay shaqaaqadii degaanka Cali Saahid. Qaran News
  7. Madaxweynaha Uganda oo ka mid ah hogaamiyayaasha ugu da’da wayn madaxda Afrika ayaa laga helay fayraska Covid-19. Museveni oo da’diisu tahay 79 ayaa aad looga ilaalin jiray fayraskan mudadii uu xooganaa, balse imika ayuu haleelay. Qaran News
  8. Laascaanood (Caasimada Online) – Hoggaanka SSC-Khaatumo oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka falceliyay bayaankii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo si kulul looga hadlay dagaalka weli ka socda magaalada Laascaanood. Qoraalka SSC ayaa waxaa marka hore lagu soo dhaweeyay baaqa Golaha Ammaanka ee ku aadan in ciidanka Somaliland laga saaro aagga magaalada Laascaanood. SSC waxay sidoo kale shaaca ka qaaday inay muhiim tahay in laga shaqeeyo xasiloonida, isla-markaana ay taasi fure u tahay in Somaliland ay dib uga baxdo dhulkooda. “Qoraalka maanta ee Golaha Ammaanku waa talaabo muhiim ah oo ku aadan sugida nabada waqooyiga Soomaaliya, Golaha Sarre waxa uu markastaba ku baaqayay in maleeshiyaadka Somaliland ay ka baxaan dhulka SSC, taasi oo ah jidka kali ah ee nabada” ayaa lagu yiro warqad kasoo baxday guddiga sare ee hoggaanka SSC-Khaatumo. Sidoo kale waxa ay SSC intaasi kusii dartay inay fududeyneyso guuritaanka ciidanka Somaliland, waa haddii ay ka baxaan aaga magaalada Laascaanood. Sidoo kale waxaa bayaankan lagu sheegay in SSC ay ayideyso mabaadiida Qaramada Midoobay ee gargaarka bini’adamnimo isla-markaana ay saaxiibada kala shaqaynayso in dadka la gaarsiiyo gargaar aan la carqaladayn. SSC-Khaatumo ayaa sidoo kale Golaha Ammaanka uga mahadcelisay ilaalinta madax-bannaanida Somaaliya sida qoraalka lagu xusay qoraalka ay maanta soo saartay. Xaaladda Laascaanood ayaa weli kacsan, waxaana halkeedii ah xiisadda ka taagan magaaladaas oo ay weli madaafiic isku weydaarsanayaan labada dhinac. Si kastaba, waxaa horay u fashilmay dadaallada la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda, waxaana labada dhinac ay ka dhaga fureysteen dhamaan baaqyada nabadda ee loo diray. The post Hoggaanka SSC oo jawaab kasoo saaray go’aankii Golaha Ammaanka QM appeared first on Caasimada Online.
  9. Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta labaad ee Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha xariga kaga jaray Xaruntan Cusub oo ah mida labaad ee meel ka baxsan Muqdisho ay hay’adu ku leedahay gaar ahaan Jubaland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyada Xaruntan Cusub ay u leedahay shacabka ree Jubaland inay tahay mid weyn loona baahan yahay inay ka faa’iidaystaan maadama xuduud dheer aan la leenahay dalalka Kenya iyo Itoobiya isla markana isku socdka bulshada ay qeyb weyn ka qaadanayso. Waxaa kale oo Madaxweynahu uu sheegay in dhawaan la furi doono xuduudka aan la leenahay Kenya taas oo shaqada Hay’adan wax badan kusoo kordhinaysa muhiimna u ah isku socodka bulshooyinka labada dhinac. Madaxweynaha ayaa sheegay in masuuliyiinta hay’ada looga baahan yahay inay adeegyada ay bixinayaan ay shacabka u fududeeyaan iyadoo la raacayo sharciyada iyo hanaanka shaqada ee saxda ah. PUNTLAND POST The post Kismaayo: Xarunta cusub ee Hay’adda Jinsiyadaha xariga kaga jaray appeared first on Puntland Post.
  10. Laascaanood (Caasimada Online) – Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in mar kale ay xalay duqeymo ka dhaceen duleedka magaalada Laascaanood ee gobolkaasi, kadib markii ay ciidamada Somaliland madaafiic ku garaaceen gudaha magaaladaasi. Madaafiicda ayaa xoogoodu waxa ay ka dhaceen dhanka bari ee magaaladaasi oo ay weli isku horfadhiyaan ciidamada labada dhinac. SSC-Khaatumo ayaa dhankkeeda ku jawaabtay madaafiic culus oo la sheegay inay ku hoobteen xerada Goojacadde oo ay fariisin ku leeyihiin ciidamada Somaliland. Qaar kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay hoobiyeyaasha lagu garaacay Laascaanood iyo xaaladda guud ee magaaladaasi, waxayna sheegeen inay dareemeen walwal iyo cabsi xoogan oo ka dhalatay madaafiicdaaasi. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in madaafiicda ay geysteen khasaar isugu jiro dhaawac iyo burbur soo gaaray dhismayaal ku yaalla magaalada dhexdeeda. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, sida ay soo sheegayaan qaar kamid ah dadka deegaanka, oo ay saameyn ku yeeshee. madaafiicda maanta lagu garaacay halkaasi. Wararkiika ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamada labada dhinac ay haatan dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan aagga xerada Goojacadde, halkaas oo ay isku horfadhiyaan. Weerarkan cusub ayaa kusoo aadayo, ayada oo bayaan kasoo baxay Golaha Ammaanka ee QM looga hadlay xaaladda adag ee ka jirta magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. QM aya aku baaqday in Somaliland ay ciidamada ka qaado aagga Laascaanood, sidoo kale is xakameeyaan ciidanka SSC, si gargaar loo gaarsiiyo dadka ay waxyeelada soo gaaray. Si kastaba, waxaa horay u fashilmay dadaallada la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda, waxaana labada dhinac ay ka dhaga fureysteen dhamaan baaqyada nabadda ee loo diray. The post Wararkii ugu dambeeyey duqeyn culus oo maanta ka dhacday LAASCAANOOD appeared first on Caasimada Online.
  11. Somaliland Waxay Cagta Saartay Jidkii Awood Ku Dirirka Iyo Xukun Maroorsiga Africa Caanka Ku Ahayd. Qore:- Nuuradiin Diini. Soomaalilaan waxa ay ku jirtaa marxalad adag oo siyaasadeed, dhaqan, iyo dhaqaaleba, lana saadaalin karin meel uu ku dambaynaayo, sidii looga bixi lahaa aan la garanayn, waxa soo xidhmay albaabkasta oo lagu gaadho xal waara, waxa soo xidhmay dooniskasta oo ku salaysan isu tanaasul iyo is dhagaysi, waxa cagta la saaray jidkii awood ku dirirka iyo xukun maroorsiga ee Afriki caanka ku ahayd. Hore waxa loogu jiray jaahwareer siyaasadeed “political confusion” iyo khilaaf qabiileed “clan conflict” waxa hadda ku soo biiray khilaaf sharci “constitution crisis”. Shaxda siyaasadu waa oodan, goolayaashii xalka keeni lahaana iyagaaba is haysta. Barlamaankii dalku wuxuu ku shaqaynayaa toocsi qof, qof ah “individualism parliament, halkii uu ku shaqayn lahaa siyaasad xisbi iyo kooxo, siyaasadoodii waa kaligay aan doodo kaligay aan hadlo, sidaas haddii ay ku sii socdaana waa baabii golaha. waxay u muuqataa in ay Soomaalilaan ka lumayso fursad in badan la soo dhisaayay. Qaran News
  12. “Aad baan uga xumahay hadalka Guddoomiyaha World Remit , Telesom waa rukumadda ugu waawayn ee ay ku taagan tahay Jamhuuriyadda somaliland , Ma jiro, xafiis kaliya oo dalka ay ku leedahay World Remit . Xildhibaan Siciid Cudhay . Qaran News
  13. Following several disruptions to oil and gas activity in recent years, Libya’s energy sector is on the cusp of a transformation with new fields being brought online, production accelerating across key assets and upstream campaigns unlocking new finds in untapped acreage. As the market grows, investment opportunities are increasing, and the country’s Minister of Oil and Gas Mohamed Aoun will showcase these prospects during the 2023 edition of African Energy Week (AEW) (www.AECWeek.com) – taking place from October 16-20 in Cape Town. As the Minister, H.E. Aoun oversees Libya’s oil and gas sector with multifaceted responsibilities encompassing a broad range of crucial tasks, including the regulation and management of oil and gas exploration, production, processing, and exportation. Additionally, he plays a pivotal role in shaping the sector’s future by formulating policies and strategies for the country’s energy industry. He is also responsible for negotiating contracts with foreign corporations, ensuring that they align with Libya’s interests, and representing the nation at international energy-related events, projecting an influential image of Libya’s energy sector on a global stage. As one of the leading oil producers in Africa, Libya’s energy sector underwent significant reform in 2021, making it an attractive destination for global players. With the establishment of the Government of National Unity and the restoration of the Ministry, Libya is now on a path towards increased investment and development in the energy sector. This progress is further fueled by the alignment and integration of the sector. Despite facing a roller-coaster of period regarding oil production, the country’s state-owned energy company, the National Oil Corporation (NOC), remains determined to increase production further, with the country producing 1.2 million barrels per day in April 2023. According to the International Monetary Fund, the country expects production to increase by a further 15% this year, opening new opportunities for revenue generation and economic growth. Meanwhile, Libya’s strategic location along with its vast energy resources makes it an important player in the global energy market. Given the right investments and regulatory reforms, Libya has the potential to elevate its standing and become a prominent energy exporter, thereby playing a pivotal role in shaping global energy security. With a careful and strategic approach, the country has the capacity to contribute significantly to the sustainable development of the energy sector, not only within its borders but across the world. “We are honored to have H.E. Mohamed Aoun and the Ministry of Oil and Gas for Libya join us at AEW 2023. The Minister’s expertise and insight on Libya’s energy potential and regulatory progress will certainly contribute to our discussions on the future of the African energy industry. As we work towards making energy poverty history by 2030, the presence of prominent figures such as H.E. Aoun is essential in ensuring that we are moving in the right direction,” stated NJ Ayuk, the Executive Chairman of the AEC. At AEW 2023, H.E. Mohamed Aoun, will lead an extensive discussion that revolves around Libya’s energy prospects, advancements made in regulatory reforms, and its crucial position in the global energy sphere. The conversation promises to be stimulating and informative, shedding light on the diverse facets of Libya’s energy sector and the impact it has on the world. AEW is the AEC’s interactive exhibition and networking event that seeks to unite African energy stakeholders, drive industry growth and development, and promote Africa as the destination for African-focused events. SOURCE African Energy Week (AEW) Qaran News
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa todobaad ka badan ku sugan qaar kamid ah Isimada Dhaqanka SSC-Khaatumo, kuwaas oo haatan kulamo ka wada gudaha caasimada isla-markaana ku aadan dagaalka Laascaanood. Isimada ayaa waxaa xalay xarunta Villa Soomaaliya ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, kadib casho sharaf ka qabsoontay xarunta madaxtooyada qaranka. Ujeedka kulankan ayaa ahaa mid ay Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ee maalmahan ku sugnaa Muqdisho ula wadaagayee madaxda heer federaal xaaladda deegaanka, gaar ahaan dagaalka weli ka socda aagga magaalada Laascaanood. Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyey go’aammada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka soo saareen xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood, waxa uuna ku baaqay in fursad loo siiyo gurmadka iyo gargaarka degdegga ah ee ay u baahan yihiin dadka deegaanku, loona abuuro jawi ku habboon waan-waanta iyo xalka nabadda. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa adkeeyey baaqii dowladda ee ku wajahnaa dhinacyada xiisadda Gobolka, kaas oo salku ku hayey in xal aan xabbad ahayn lagu wajaho, dowladda Federaalka Soomaaliyana ay ka go’an tahay in ay qaadato doorkeeda nabadeynta iyo fududeynta wada-xaajoodka, si loo joojiyo colaada. Dhanka kale, Isimada SSC ayaa madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha uga mahad-celiyey kulankan iyo soo dhaweynta wanaagsan, waxaa ayna bogaadiyeen mowqifkii dowladda ee masiirka Sool, Sanaag iyo Ceyn. Waxaa kale oo ay soo bandhigeen aragtidooda ku aaddan xaaladda taagan, dhibaatada jirta iyo caqabadaha nololeed ee soo food-saaray dadka deegaanka kuwaas oo ka dhasahy dagaalka. Dhaq-dhaqaaqan Muqdisho ku billowday ee ku aadan arrinta Laascaanood ayaa kusoo aadaya, xilli maalmihii u dambeeyay ay istaageen dagaalladii ka socday magaaladaasi, inkastoo ay weli is horfadhiyaan labada dhinac oo mararka qaar is dhaafsada madaafiic. The post Madaxweyne Xasan iyo R/W Xamza oo si wadajir ah ula kulmay Isimada SSC + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
  15. In a joint interview Mundo Deportivo and Sport the 35-year-old legend announced the decision Source: Hiiraan Online
  16. Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Hamza Abdi Barre met with traditional elders from the Sool, Sanaag, and Ayn regions, collectively known as SCC-Khatumo, in Mogadishu on Wednesday afternoon. Source: Hiiraan Online
  17. Mogadishu (HOL) - The Supreme Council of the SSC-Khaatumo State, traditionally known as the Garaads, has expressed their endorsement of the UN Security Council's recent statement on the escalating conflict in northern Somalia, particularly the troubled Sool region. Source: Hiiraan Online
  18. Minnesota lawmaker, lightning rod for the right, was kicked off Foreign Affairs panel this year Source: Hiiraan Online
  19. Somali writer Ayse Hasen Senkayi wrote a book about Somali-Turkish relations as a token of gratitude to Turkey for supporting her country. Source: Hiiraan Online