-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gargaar Bani’aadannimo waxa ay gaarsiisay degmada Af-madow ee Gobolka Jubbada hoose. Gargaarkan ayaa loogu talagalay dadka abaaraha ay ku saameesay degaannada iyo baadiyaha fog ee gobolka kuwaas oo la daalaa dhacaya xaalado bani’aadannimo. Deeqdan oo Hay’adda SODMA daabushay Muqdisho ayaa waxaa horkacayay Madaxa Qeybta Caafimaadka Xarunta Howlgalka Degdega ee Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Dr. Cabdullaahi Muuse Axmed, kaasi oo ku wareejiyay Maamulka Degmadda Afmadow. Guddoomiyaha Degmade Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose Mudane Maxamed Amiin ayaa u mahadceliyay Hay’adda SoDMA, isaga oo sheegay in gargaarkan uu ku soo aaday xiligii loogu talagalay. PUNTLAND POST The post Hay’adda SODMA oo gargaar Bani’aadannimo gaarsiisay degmada Afmadow appeared first on Puntland Post.
-
Ugandan President Yoweri Museveni dismissed rumors of his death as a result of the COVID-19 virus, saying he is on his fifth day of the infection and is feeling much better. Source: Hiiraan Online
-
Hajj Khutbah Is To Be Transmitted In 14 Languages MAKKAH The General Presidency for the Affairs of the Two Holy Mosques undertakes the project to translate the annual Hajj Khutbah delivered at Namirah Mosque in Arafat, Makkah As Hajj is the main Islamic Event of the year, millions of Muslim tune in to listen and benefit from the Hajj Khutbah. The Presidency for the Two Holy Mosques for years had begun translating and transmitting the Arafat Khutbah into various languages and reached up to 10 languages last year. The Khutbah will be translated and transmitted simultaneously in 14 languages when the Khutbah will be delivered on Hajj afternoon. The languages in which the Khutbah will be translated in English, French, Malay, Urdu, Persian, Russian, Chinese, Bengali, Turkish, Hausa, Spanish, Hindi, Tamil, and Swahili Qaran News
-
Saudi authorities terminate expat who printed this”Saudi Cashier on duty absent on this shift” An image started circulating on social media that showed the sign “Saudi Cashier on duty absent on this shift”. This sign was put by an expat worker in the absence of a Saudi cashier at “Sun and Sand sports” a retail store in the Kingdom. This sign angered the people of the Kingdom: This image went viral on social media and sparked fury among the Saudi nationals. This sign angered the people of the Kingdom and they have to ask a single question why did the worker mention the absent person was a Saudi? Disrespect for Saudis: Some said this is because of the bad intentions that expats keep for Saudis. People wanted the person to be held accountable for his deed. Action against the Expat who printed it: Saudi authorities took immediate action against the expat worker who called out Saudi for not showing up to his work. However, the backlash from the people led to the Ministry of Labor and Social development to ban the expat from working again in the Kingdom. Khaled Aba Al Khail, the spokesman of the Ministry said the retail store will also be held accountable for this matter. Apology by the Sun and Sand: Later on, hearing this statement, the retail store issued an apology through the tweep they uploaded during the extreme reaction from the people. The management of the retail shops apologized over the sign and explained that it was an act committed by a single individual and doesn’t reflect the company’s values. الساده العملاء الكرام, تعتذر شركه الشمس والرمال للرياضة عن أى إزعاج قد يكون تسبب من هذا الفعل الغير مقبول و نعترف أن هذا الفعل يعد فعلاً فردياً و ليس منهج الشركه التي دائماً و أبداً تحترم المملكة العربية السعودية و نرفض العنصرية جُمْلةً وَتَفْصيلاً …. 1/2 — SUN & SAND SPORTS (@SUNSANDSPORT) MAY 29, 2018 Qaran News
-
Stockholm (Caasimada Online) – Maxkamad racfaan ah oo ku taalla dalka Sweden ayaa Isniintii sheegtay in aanay boolisku awood sharci u lahayn inay diidaan ama hor-istaagaan mudaharaado la qorsheeyey. Mudaharaadada la qorsheeyay ayaa la doonayey in lagu gubo kitaabka barakaysan ee Qur’aanka Kariimka ah. Kadib markii bishii January ee sannadkan lagu gubay kitaabka Qur’aanka ah ee barakaysan, barxadda hore ee safaaradda Turkiga ee Stockholm ku taalla ayaa arrintaasi waxay dhalisay cadho xooggan oo ka timi dunida Muslinka, horseeddayna mudaharaaddo lagu dalbanayo inaan la iibsan dhammaan alaabooyinka ay soo saarto Sweden. Sidoo kale arrintaasii ayaa waxay cirka ku laashay rajadii dalka Sweden ee ahayd inay ku biiraan isbahaysiga NATO. Bishii February, waxaa markale codsi gudbistay laba kooxood oo qorsheeyey inay barxadda hore ee safaaradaha Turkiga iyo Ciraaq ku gubaan kitaabka Qur’aanka ah, hase ahaatee arrintaas waxaa diiday ciidamada booliska ee dalkaas. Booliska Sweden ayaa sheegay in tallaabadii bishii January ay Sweden ka dhigtay mid bartilmaameed u ah weerarada. Hase yeeshe arrintaas waxaa racfaan ka qaatay dhinacyada soo abaabulay labada mudaharaad, iyaga oo maxkamadda geeyey kiiskooda. Maxkamadda ayaa sheegtay in amarka iyo dhibaatada amni ee boolisku sheegay aanay lahayn tilmaamo cad oo ku xidhaya in mudaharaadada la qorsheeyey ay sababi karaan dhibaato degdeg ah. Maxkamadda ayaa sheegtay in go’aankeeda laga qaadan karo racfaan, islamarkaana loo qaadan karo maxkamadda sare. The post Maxkamad go’aan ka gaartay amarkii booliska Sweden ee gubitaanka kitaabka Qur’aanka appeared first on Caasimada Online.
-
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlusconi oo geeriyooday MILAN Silvio Berlusconi, ra’iisul wasaarihii hore ee qaabeeyey saaxada siyaasadda iyo dhaqanka Talyaaniga, isaga oo iska riixaya fadeexado sharci iyo kuwa gogol dhaaf oo dhowr ah, ayaa geeriyooday isaga oo 86 jir ah, waxaa sidaas AFP u xaqiijiyey afhayeenkiisa. Ganacsadaha ka taajiray warbaahinta ayaa waxaa Jimcihii la dhigay isbital ku yaalla magaalada Milano, si loogu sameeyey tijaabo la xiriirta cudurka uu qabay ee leukemia. Isbitaal dhigistiisa ayaa timid saddex toddobaad kadib markii laga soo saaray isbitaalka San Raffaele ee Milan oo uu ku jiray lix toddobaad, markaasi oo dhaqaatiirta ay sheegeen inuu qabay nooc naadir oo ka mid ah kansarka dhiigga. Berlusconi ayaa sanado badan waxaa haystay caafimaad darro, oo ay ku jiraan qalliin wadnaha looga sameeyey 2016 iyo 2020 oo uu ku dhacay cudurka Coronavirus. Inkasta oo dib loogu doortay senate-ka Talyaaniga sanadkii tegay, haddana Berlusconi ayey adkeyd in fagaare dadweyne lagu arko. Hase yeeshee wuxuu ahaa madaxa rasmiga ah ee xisbiga garabka midig ee Forza Italia, iyo saaxiibka dowladda isbaheysiga ee ra’iisul wasaare Giorgia Meloni. Berlusconi ayaa xukumay Talyaaniga saddex jeer, intii u dhaxeysay 1994-kii illaa 2011-kii isku gays muddo 9 sano ah. Hase yeeshee saameyntiisa ayaa dhaafsiisneyd siyaasadda, sababo la xiriira inuu lahaa taleefishin, wargeys iyo koox kubadda cagta ah. Waxa uu ka tegay Marta Fascina oo ah gabar 33 jir ah oo gacalisadiisa aheyd, laba xaas oo hore iyo shan caruur ah, oo qaarkood maamula ganacsigiisa lagu qiyaaso 7 bilyan oo Euro. Qaran News
-
Maxkamad diiday amar Booliska Sweden ku mamnuuceen Gubitaanka Kitaabka Quraanka Kariimka ah STOCKHOLM Maxkamad racfaan ah oo ku taalla dalka Sweden ayaa Isniintii sheegtay, inaanay boolisku awood sharci u lahayn, inay diidaan ama hor-istaagaan mudaharaado la qorsheeyey oo la doonayey in lagu gubo Kitaabka barakaysan ee Quraanka Kariimka ah. Ka dib markii bishii January ee sannadkan lagu gubay Kitaabka Quraanka ah ee barakaysan, barxadda hore ee safaaradda Turkiga ee Stockholm ku taalla, ayaa arrintaasi waxay dhalisay cadho xooggan oo ka timi dunida Muslinka, horseeddayna mudaharaaddo lagu dalbanayo inaan la iibsan dhammaan alaabooyinka ay soo saarto Sweden, sidoo kale arrintani waxay cirka ku laashay rajadii dalka Sweden ee ahayd, inay ku biiraan isbahaysiga NATO. Bishii February, waxaa markale codsi gudbistay laba kooxood oo qorsheeyey inay barxadda hore ee safaaradaha Turkiga iyo Ciraaq ku gubaan, kitaabka Quraanka ah, hase ahaatee arrintaas waxaa diiday ciidamada booliska ee dalkaas, iyaga oo sheegay, in tallaabadii bishii January inay Sweden ka dhigtay mid bartilmaameed u ah weerarada. Hase ahaatee arrintaas waxaa racfaan ka qaatay, dhinacyada soo abaabulay labada mudaharaad, iyaga oo maxkamadda geeyey kiiskooda. Maxkamadda ayaa sheegtay in amarka iyo dhibaatada amni ee boolisku sheegay, inaanay lahayn tilmaamo cad oo ku xidhaya, in mudaharaadada la qorsheeyey ay sababi karaan dhibaato degdeg ah. Maxkamadda ayaa sheegtay in go’aankeeda laga qaadan karo racfaan, isla markaana loo qaadan karo maxkamadda sare. Qaran News
-
Washington (Caasimada Online) – Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa Isniintii sheegay in Shiinuhu uu sannadkii 2019, ka sameeyey dalka Cuba ee deriska la ah Maraykanka, xarumo sirdoon oo horumarsan. Blinken ayaa u sheegay weriyayaasha, in markii uu madaxweyne Biden uu xafiiska la wareegay, bishii January ee sannadkii 2021, in lagu wargeliyey howl-gallo sirdoon oo Bejieng ay ka waddo caalamka, si ay kor ugu qaaddo hawlgalladeeda basaasnimo ee caalamka. Wasiirka ayaa sheegay in maamulkii hore ee Biden uu arrintan ka warhayey, hase ahaatee ay u soo baxday maamulka Biden, in Washington aanay xilligaas wax horumara oo wanaagsan aanay ka samaynin arrintan, sidii ay u xakamayn lahayd. Blinken ayaa sheegay in tan iyo xilligaas, uu maamulka uu ka tirsan yahay ay bilaabeen, tallaaboon iyo xeelado cusub oo ay ku xakamaynayaan, arrintan. Blinken ayaa intaas raaciyey, inay la kulmeen madax badan oo caalamka ah, oo xilligaas danaynayey inay marti-geliyaan saldhigyo uu Shiinuhu ka samaysto dalkooda. Wuxuu sheegay in khubarada Maraykanku ay garawsadeen, in dedaalada diblomaasiyadeed ee Maraykanku inay hoos u dhigeen isballaadhintii hay’adaha sirdoonka ee Shiinaha. Shiinaha ayaa gaashaanka u daruuray eedaha loosoo jeediyey ee la xiriira inay howl-gallo sirdoon ka fuliyeen gudaha Cuba, taasi oo illaa 160 KM oo keliya u jirta gobolka Florida ee Maraykanka. The post Mareykanka oo Shiinaha ku eedeeyay arrin xasaasi ah appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Hadal-heyn badan ayaa ka dhalatay qoraal lagu daabacay baraha bulshada, gaar ahaan Twitter oo ku saabsanaa cabasho ay qabeen qoysas Soomaaliyeed oo doonaya inay Soomaaliya u soo safraan. Qoysaaskaas ayaa diyaaradda Qatar Airways waydiisay warqad ka socota Safaaradda Soomaaliya ee Ingiriiska, waxaana warqadaas ka jawaabtay dawladda Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay safaaradda Soomaalida ee dalka Ingiriiska ayaa lagu yiri, “Safaaradda Soomaaliya ee London wax shardi ah oo la xariira warqad laga doonaya musaafiriinta oo ay rabto ma jirto.” Dhanka kale, hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxafadeed ay ku cadeysay in amar dhankooda ka yimid oo shuruudo la kordhiyay ah uusan jirin. “Dhamaan shirkadaha diyaaradaha ee sameeya duulimaadyada caalamiga ah ee ka yimaada Yurub iyo Maraykanka waxaa la faray in ay qaadaan xannibaada,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeeda hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya. Dhankeeda shirkadda duulimaadyada ee Qatar Airways kama soo bixin wax war ah oo ay ku faahfaahineyso arrintaan sababtay inay ka soo jawaabaan safaaradda iyo hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya UK Cabdulqaadir Axmed Kheyr ayaa ka hadlay arrintaan isagoo sheegay in shirkadaha diyaaradaha ay la yimaadeen shuruud ah inay dal ku gal la yimaadaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalkooda u safraya. “Arintaasi waxay ku egtahay shirkadaha diyaaradaha oo dowladda ama safaaradaha kama soo bixin amarkaasi, waxayna saameysay Yurub oo dhan,” ayuu yiri Danjire Cabdulqaadir Axmed Kheyr. Wuxuu sheegay in arrintaas ay safaaraddu kala hadashay shirkadaha duulimaadyada, isla markaana ugu dambeyn xal lagu gaaray in safaaraddu ay bixiso warqad cadeyneysa in dhalinyarada ku soo laabaneysa dalkooda ay dhalashadoodu sax tahay. Hoos ka daawo wareysi uu safiirku siiyey Universal TV The post Daawo: DF oo iska fogeysay eedeyn duulimaad oo kaga timid Soomaalida degan UK appeared first on Caasimada Online.
-
African Energy Week (AEW) 2023 – organized in Cape Town from October 16-20 – takes place under the theme ‘The African Energy Renaissance: Prioritizing Energy Poverty, People, the Planet, Industrialization and Free Markets,’ underpinned by the recognition that in order to make energy poverty history by 2030. To achieve this, Africa needs to ramp up exploration and production across the oil and gas sector. Stepping into this picture, Keith Hill, President and CEO of Canadian-based independent oil and gas company, Africa Oil Corp, will lead discussions on frontier exploration, the need to accelerate drilling campaigns and why Africa represents the biggest E&P play worldwide. Under the leadership of Hill – who possesses over 35 years’ experience in the oil industry, 20 years of which covered international new venture management and senior exploration positions – Africa Oil Corp has established itself as one of Africa’s most competitive independent explorers, with a series of campaigns in Nigeria, Kenya, Namibia, South Africa and the Senegal Guinea Bissau Joint Development Zone. With interests through direct ownership in concessions, as well as through shareholdings in investee companies, Africa Oil Corp is leading the way towards resource maximization in Africa. While global energy majors have commenced with divestment strategies in light of the energy transition, Africa Oil Corp continues to deliver on its promise to develop African hydrocarbons, representing a strong partner for host countries and governments. Recognizing Africa as the ‘greatest frontier,’ Hill is committed to turning exploration hotspots into long-term and sustainable developments in Africa, with a number of key prospects well on their way to become impactful projects. In Kenya, Africa Oil Corp is working towards the development of the South Lokichar development, located in Blocks 10BB/13T, as well as the associated pipeline. Alongside partners Tullow Oil and TotalEnergies, the company has a defined resource base as well as a Field Development Plan. In Nigeria, the company operates three of the top five oil producing fields in the country: Egina, Ekpo and Agbami. Combined, the fields produce approximately 450,000 barrels of oil per day. However, it is the company’s exploration prospects that make it such a big contender in the upstream space. In Namibia, Africa Oil Corp announced a sizable discovery offshore Block 2913B alongside partners TotalEnergies and Impact Oil & Gas. The discovery has positioned the country as an exploration hotspot. In 2023, Africa Oil Corp commenced its multi-well appraisal and exploration drilling program, targeting four wells to appraise the Venus discovery. Meanwhile, Africa Oil Corp has additionally secured two production sharing contracts for offshore Blocks EG-18 and EG-31 in Equatorial Guinea, marking the company’s entry into the promising hydrocarbon market. From Namibia to Equatorial Guinea to Nigeria to Kenya, Africa Oil Corp is gradually positioning itself at the head of Africa’s oil and gas sector, representing a strong partner, players and competitor. As the continent accelerated exploration and production even further, all in pursuit of making energy poverty history by 2030, companies such as Africa Oil Corp will continue to play a key role in expanding the sector. During AEW 2023, Hill will discuss this very theme while sharing insight into Africa’s E&P landscape, partnership opportunities and upcoming drilling campaigns. “Africa Oil Corp is doing exactly what needs to be done in Africa: driving widespread exploration and production in the name of resource maximization. The independent has already been hugely successful in markets such as Nigeria and now with ambitious upstream campaigns underway in other promising markets, a new era of hydrocarbon growth is in sight,” states NJ Ayuk, Executive Chairman of the African Energy Chamber, adding that, “We are looking forward to engaging with Hill and other high-level E&P players in Cape Town. AEW 2023 represents the best platform for regional and global energy stakeholders to discuss the future of African energy, and Hill represents a critical part of those discussions.” Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku metela gobolka Gedo ayaa maanta qabtay shir jaraa’id oo ay ku soo bandhigeen war-saxaafadeed ay ku cadeeyeen mowqifkooda ku aadan xaaladda gobolkaas. Xildhibaanada ayaa warbaahinta u akhriyey bayaan toddoba qodob ka kooban oo ay ka soo saareen xaaladda gobolkaas, iyagoo si weyn u taageeray maamulka cusub ee madaxweynaha Jubbaland uu u magacaabay gobolka Gedo. “Waxaan soo dhaweyneynaa maamulka cusub ee Jubbaland ay u magacowday gobolkaas, waxaana bulshada ugu baaqeynaa inay la sheeqeeyaan maamulka cusub, sidoo kale waxaan kula dardaarmeynaa masuuliyiinta la soo magacaabay inay la yimaadaan firfircooni shaqo iyo xalka gobolkaas,” ayaa lagu yiri bayaanka xildhibaanada. Sidioo kale xildhibaanada ka soo jeeda Gedo waxay farriin u direen dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland, iyagoo ka codsaday inay si deg deg u fasaxaan mashaariicda ka xayiran dadka reer Gedo. “Waxaan soo jeedineynaa in amniga iyo kala dambeynta gobolka Gedo ay gacanta ku soo dhigto dowladda federaalka, maadaama ciidanka jooga gobolkaas ay toos u hoos tagaan dowladda dhexe,” ayaa lagu yiri bayaankaan maanta ka soo baxay xildhibaanada. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xukuumadiisa ayey xildhibaanadaan ku bogaadiyeen doorka ay ka qaateen in gacanta maamulka Jubbaland dib loogu celiyo gobolka Gedo. Ilaa 11 xildhibaan ayaa ku saxiixan bayaanka ay maanta soo saareen xildhibaanada dowladda federaalka ku metela gobolka Gedo oo muddo seddax sano ah ku jira jahawareer maamul, kadib markii uu Farmaajo gobolkaas ka jaray Jubbaland, una gacan geliyey siyaasiyiin ku mowqif ah. Madaxweynaha Jubbaland ayaa maalmo ka hor maamul cusub u magacaabay gobolkaas, balse xubnihii la magacaabay waxay diidmo culus kala kulmeen siyaasiyiinta maamusha gobolkaas oo awood ku joogta meesha, inkastoo dhamaan magaalooyinka maamulkaas ay joogaan ciidamada dowladda federaalka. Hoos ka daawo bayaanka xildhibaanada The post Daawo: Xildhibaanada BFS ku metela gobolka Gedo oo war culus ka soo saaray… appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Maxamuud oo ka qeybgalaya meertada 14-aad ee shirka IGAD ayaa ka hadlay guulaha amni iyo siyaasadeed ee ay ku tallaabsatay dowladda Soomaaliya iyo halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu sheegay si loo nabadeeyo dalka in dowladda Soomaaliya ay qaaday tallaabooyin muhiima oo lagula dagaalamayo kooxda Al-shabaab, lagana saaray dhul baaxad leh oo ka tirsan gobolada Shabeelooyinka, Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug, islamarkaana ay nabad iyo nidaam dowladeed ay ku naaloonayaan degmooyin ay kooxdu cadaadis ku haysay muddo 15-sano ah. Madaxweynaha ayaa xusay in deegaanada iyo degmooyinka laga saaray ay ka socdaan mashaariic horumarineed oo lagu dhisayo adeegyada bulshada, lana xoojiyey ammaankooda, taas oo suura galisay inaysan dib ugu soo laaban. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhinaca kale madaxda IGAD la wadaagay in dowladdu tallaabooyin u qaaday dhinaca horumarinta nidaamka dowladeed, iyadoo la joogteyanayo kulamada golaha wadatashiga Qaranka, ayna qabsoomeen ilaa 6-kulan tan iyo intii uu xafiiska Villa Somaliya dib ugu soo laabtay. Shirkii u dambeeyey ee golaha oo qabsoomay 24-27-ka May ayuu xusay madaxweynuhu inay ka soo baxeen go’aano muhiimah oo ay ku jirto in doorasho qof iyo cod ah dalka loo diyaariyo, islamarkaana golayaasha dowladdu ay ka shaqaynayaan hirgalinta heshiiskaas. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa garab istaag u muujiyey dalka aan walaalaha nahay ee Sudan oo ay colaadi ka socoto, waxaana uu madaxda dalalka ku jira urur goboleedka IGAD ku booriyey inay qaataan doorkooda nabad ku soo dabaalidda dalka Sudan iyo meelaha kale ee xasaraduhu ka jiraan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Xasan Cabdullahi Cabdi oo maalin ka hor hooyadiis ku dilay magaalada Kismaayo ayaa maanta la hor geeyey maxkamadda darajada koowaad ee magaalada Kismaayo, waxaana la dhageystay eedeynta xeer ilaalinta.Sidoo kale waxaa maanta la hor geeyey maxkamadda ninkaan oo qiranaya inuu si ku talagal ah u dilay hooyadiis, taas oo ka yaabisay masuuliyiintii joogtay goobta. Sidoo kale wuxuu Xasan Maxkamadda ka hor cedeeyey inuu miyir qabay oo wax xanuun ah uusan dareemeyn, markii uu Hooyadiis kula kacay falkaas. Ciidanka booliska Jubbaland ayaa soo qabtay ninkaan markii uu geystay dilka Hooyadiis, isagoo isku dayey inuu baxsado, waxaana toos loogu gudbiyey xeer ilaalinta. Xafiiska xeer ilaalinta Jubbaland ayaa Xasan maanta hor geeyey maxkamadda, waxaana qiraalkiisa kadib lagu celiyey xabsiga. Maxkmadda ayaa ogolaatay in toddobaad xabsiga lagu sii hayo Xasan, iyadoo lagu sameynayo mudadaas baaritaano dheeraad ah, 7-cisho kadibna waxaa dib loogu celinayaa maxkamadda. Kiiskaan ayaa shalay argagax ku abuuray dadka reer Kismaayo, waxaana aad loogu faaqiday baraha bulshada ee guud ahaan Soomaalida, waxayna dadku muujiyeen inay aad ugu farxeen soo qabashada ninkaas. Xasan Cabdullahi waxaa la sheegay in Hooyadiis ay dhawaan dadka ku soo celisay, kadib markii uu qurbaha ku dhaqan doorsoomay, wuxuuna ugu dambeyn ku dilay magaalada Kismaayo oo dhaqan celin ay u keentay. Hoos ka daawo The post Daawo: Ninkii Hooyadiis ku dilay Kismaayo oo sameeyey qirasho yaab leh appeared first on Caasimada Online.
-
Baraawe (Caasimada Online) – Dagaal culus oo soo bilowday galabta, soona gaaray caawa ayaa ka dhacay degmada Baraawe oo gobolka Shabeellada Hoose, waxaana la soo werinayaa khasaare nafeed. Dagaalka ayaa u dhaxeey ciidan ka tirsan militeriga Soomaaliya oo fariisin ku leh gudaha magaalada Baraawe iyo ciidanka daraawiishta koonfur Galbeed ee magaaladaas jooga. Dagaalka ayaa ka bilowday kadib markii ay ciidanka daraawiishta Koonfur Galbeed ay dileen askari magaciisa lagu soo koobay Suusac oo ka tirsanaa militeriga Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa Caasimada Online u xaqiijiyey in ciidanka militeriga ah oo ka carooday askarigii laga dilay ay ugu yaraan seddax askari ka dileen ciidanka daraawiishta Koonfur Galbeed. Intaas kadib waxaa magaalada ka bilowday dagaal culus, waxaa lasoo sheegayaa in khasaare nafeed uu soo gaaray dadkii shacabka ahaa eek u noolaa magaalada Baraawe, in kastoo aan si rasmi ah loo ogeyn inta uu la egyahay khasaaruhu. Ilaa hadda waxaa gudaha magaalada laga maqlayaa rasaas goos goos ah iyo madaafiic ay isku ridayaan labada dhinac, dad badan waxay ka qaxeen magaalada, halka dadka qaar ay ku go’doonsan yihiin gudaha magaalada. Xaaladda magaalada Baraawe ayaa caawa ah mid colaadeed, waxaana dentay korontadii magaalada, mana jirto qof shacab ah oo guriga ka soo bixi karta, halka dadkii fursadda u helay ay isaga baxeen magaalada. Shacab badan oo banaanka magaalada u cararay ayaa caawa beylah u ah kooxda Al-Shabaab, maadaama ay joogaan daafaha magaaladaas oo mararka qaar ay madaafiic ku tuuraan magaalada. The post Dagaal culus oo caawa ka socda Baraawe iyo khasaare ka dhashay – Yaa dagaalamaya? appeared first on Caasimada Online.
-
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Milatariga dowladda federalka Soomalaiya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka qarxay magaalada Baraawe ee caasimadda maamulkaas, warar kale duwan ayaa kasoo baxaya sababta dagaaka. Wararka ayaa sheegaya in ciidanka Daraawiishta dhowaan laga qaaday magaalada Baydhabo, halka ciidanka kale ay yihiin kuwii ku sugnaa magaalada oo Al-shabaab kala wareegay, magaalada ayaa inta badan waxaa xiran ganacsigeeda, waxaana la isku adeegsanayaan hub culus. Dagaalka magaalada ka dhacaya ayaa geystay khasaare kale duwan oo soo gaaray labada dhinac ee dagaalamaya ee ciidanka Milatariga iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed, waxaa inta badan istaagay usku socodka dadka iyo gaadiidka magaalada,dhinacyada ayaa wada hub uruursi iyo gurmadyo kale duwan oo soo gaarayo. Magaalada Baraawe ayaa dhowaan waxaa laga dhaxdhigay mashruux lagu dhisayo dekadda magaaladaas, kadib markii uu dhagaxdhigay guddoomiyaha golaha shacabka Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo halkaas dhowaan gaaray isaga iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Kenya will drop visa requirements for Djiboutians as Nairobi moves to ease the movement of people in the Horn of Africa and improve trade and air traffic between the two countries. Source: Hiiraan Online
-
The AU mission in Somalia and the United Nations have condemned the hotel terrorist attack that occurred in the Somali capital of Mogadishu on Friday, in which nine people were killed and ten others wounded. Source: Hiiraan Online
-
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya shir uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka kaas oo ku saabsan barnaamijka ECF ee dib-u-habeynta hannaanka Maaliyadda iyo Geedi socodka Deyn Cafinta Soomaaliya. Shirkaan oo 4 maalin socon doono ayaa diirada ku saari doonaa arrimaha dakhliga gudaha, nidaamka Maamulka Guud ee Maaliyadda (PFM) Maamul wanaagga iyo hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo shirkaan si ramsi ah u furay ayaa sheegay in looga hadli doono horumarinta sare u qaadidda dalhliga gudaha, hirgalinta nidaamka Maamulka Maaliyadda Guud iyo dib-u-habeynta kaabayaasha dhaqaalaha dalka. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi M. Nuur ayaa sheegay in ay qaadayaan talaabo dowladeed oo loo dhan yahay si loogu guuleysto fulinta qorshayaasha horumarineed ee dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo dhameystirka Barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hey’addaha dhaqaalaha Adduunka ee ka taageera arrimaha horumarinta dhaqaalaha iyo hannaanka Dib-u-habeynta Maaliyadda ayaa dadaal xooggan ugu jirta dhamaystirka sidii Soomaaliya looga cafin lahaa deymaha faraha badan ee lagu leeyahay oo ku dhaw $1 Bilyan oo Dollarka Mareykanka ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
