Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay Xarunta Gurmadka Deg-degga ah ee Isbitaalka Madiina, oo loogu talagalay in lagula tacaalo muwaadiniinta ku waxyeelooba musiibooyinka dalka ka dhaca. Xaruntan oo loo dhisaayo qaab casri ah, ayaa waxaa ku baxaya lacag gaaraysa hal milyan, laba boqol iyo konton kun oo dollar, oo ka imaanaysa shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, iyadoo ka koobnaan doonta xaruntan 47 sariirood oo lagu qaabilo dadka qaba xaaladaha deg-degga ah, halka ay horey u yaaleen Isbitaal Madiina 3 sariirood. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in xaruntani marka la dhameystiro ay dabooli doonto baahi weyn oo dhanka caafimaadka ah oo ay qabeen shacabka Soomaaliyeed. Mudane Xamsa ayaa xusay in Xukuumadda DanQaran oo ka duuleysa baahida bulshada ee dhinacyada Caafimaadka iyo Waxbarashada ay qaaday tallaabooyin wax looga qabanayo soo celinta adeegyada bulshada ee asaasiga ahaa. Ra’iisul Wasaaraha oo Sidoo kale, kormeerey qeybaha kala duwan ee Isbitaalka Madiina, ayaa warbixinno ka dhageystay Maamulka Isbitaalka, isaga oo ku bogaadiyey howlaha baxaadda leh ee ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed. Source: goobjoog.com
  2. Sarkaal Gaadhigiisa Qarax Loogu rakibay +Khasaaraha & Sawirro Qarax ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga isgoyska Zoope ee Magaalada Muqdisho kaasoo ka mid ah meelaha ugu mashquulka badan caasimada. Sida wararku nagu soo gaarayaan gaari lagu soo xiray miino ayaa ku qarxay isgoyska xili iyo dad badan ku sugnaayeen. Gaariga qarxay ayaa waxaa lahaa sarkaal ka tirsan laamaha amaanka dowlada Somalia sida ay sheegayaan ilo wareedyo kala duwan inkastoo aan la ogeyn inuu la socday xiliga qaraxu dhacayey iyo in kale. Xiliga uu qaraxa dhacayey ayaa waxaa la sheegay iney xirneyd wadada Maka Al-Mukarama ka dib markii ciidamada DF ay gaadiidka shacabka u diideen iney maraan sababo aan la ogeyn awgood. Weli ma cadda khasaaraha ka dhashay Qaraxan, waxaana goobta xiray ciidamada amaanka oo halkaas ka wada baaritaano, iyadoo qaraxan uu ku soo beegmay 48 saac ka dib markii weerar qaraxyo ku bilowday lagu qaaday Maqaayad ku taalla Xeebta liido halkaasoo ay ku dhinteen dad ku dhow 10 qof oo shacab u badan. Qaran News
  3. “UNICEF is deeply shocked and horrified by reports that at least 22 children were among 27 people killed in an explosion in the Lower Shabelle region of Somalia following the detonation of an unexploded remnant of war in an area where the children were playing. Source: Hiiraan Online
  4. Xafiiska Xeer-ilaalinta Soomaaliya ayaa baadhitaanno ku bilaabay shirkadaha ay Dawladu siisey adeegga xajka oo lagu eedeeyey inay xajkii ku qaaliyeeyeen dadka. Puntland ayaa dhawaan sheegtey in la musuqmaasuqey xajka Alle, sannadkan 2023, inkastoo aanu weli arrintan ka hadlin Wasiir Roobow. Qaran News
  5. qof Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa war kasoo saartay weerarkii xooganaa ee ay Jimcihii Al-Shabaab ku qaaday hotel Pearl Beach oo ku yaallo xeebta, kaas oo ku billowday qaraxyo, kadibna uu xigay dagaal toos ah. Madaxa hay’adda caafimaadka ee Qaramada Midoobay, Tedros Adhanom oo qoraal kooban soo saaray ayaa sheegay in mid kamid ah shaqaalahooda uu ku dhintay weerarkaasi oo ay mas’uuliyaddiisa sheegatay kooxda Al-Shabaab oo haatan dagaal kula jirta dowlada dhexe. “Aad ayaan uga xumahay inaan xubin ka tirsan WHO ku weynay weerarkii ka dhacay Muqdisho, Soomaaliya,” ayuu Wwitter-kiisa ku yiri agaasimaha guud ee hay’adda WHO. Sidoo kale waxa uu sheegay inay hay’addu si xoogan u cambaareneyso weerarkaasi oo ay ku naf-waayeen ugu yaraan 9 qof oo isugu jiro askar iyo rayid, sida ay sheegtay dowladdu. Tedros ayaa sidoo kale tacsi tiiraanyo leh u diray ehellada ay dadkooda ku dhinteen weerarkaasi, isaga oo ku dhaawaca ahna u rajeeyay caafimaad deg-deg ah. “Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qof kasta oo waayay qofka uu jeclaa. Waxaan cambaareyneynaa dhammaan weerarrada ka dhanka ah rayidka iyo shaqaalaha bini’aadantinimada”. ayuu mar kale ku yiri qoraalka uu soo dhigay barta Twitter-ka. Weerarkan ayaa qaatay saacado badan, wuxuuna ku soo aaday, xilli ay dad badan ku sugnaayeen xeebta Liido, maadaama ay aheyd Jimco, goorta uu weerarka dhacayay. Si kastaba, kooxda Al-Shabaab waxa ay sheegtay in weerarka ay ku dishay illaa 29 qof oo isugu jiro saraakiil iyo madax ka tirsan dowladda federaalka, sida ay hadalka u dhigtay. The post WHO oo sheegtay in mid kamid ah shaqaalaheeda lagu dilay weerarkii Liido appeared first on Caasimada Online.
  6. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa si wadajir ah u dhagax dhigey Xarunta gurmadka gargaarka deg degga ah ee Soomaaliya. Xaruntan ayaa loogu talagalay in lagula tacaalo Muwadiniinta Soomaaliyeed ee ku waxyeelooba Musiibooyinka ka dhaca Soomaaliya, si loo hello xarun Caafimaad oo ka jawaabta baahiyaha deg degga ah ee soo bixi kara xilli kasta. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaali Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa bogaadiyey tallaabooyinka quruxda badan ee lagu horumarinayo Caafimaadka dalka iyo in losoo kordhiyo xarumo loogu talagaley gargaarka deg degga ah oo ay bulshadeenu baahi wayn u qabtey waxa uuna bogaadiyey dowrka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee ku aadan horumarinta Caafimaadka. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuymadda Federaalka Soomaaliya Dr Ali Haji Aden ayaa sheegey in xaruntan ay tahay mid muhiim ah oo wax badan ka tari doonta arrinaha gurmadka deg degga ah soo kordhi karta xilli kasta waxa uuna sidoo kale sheegey in lasii kordhin doono dhismaha xarunaha noocan ah ee laga hirgellinayo guud ahaan dalka. PUNTLAND POST The post Xarunta Gurmadka deg dega ah ee Soomaaliya oo Muqdisho laga dhagax-dhigay appeared first on Puntland Post.
  7. Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu sheegayaa in Qarax uu ka dhacay Isgoyska Soobe, kaas oo la sheegay inuu ahaa mid gaari lagu xiray. Qaraxa ayaa waxaa lagu dhajiyay gaari uu lahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, kaasoo magaciisa lagu sheegay Nasiib Daahir Cabdi. Ma’uulka lala beegsaday qaraxa ayaa waxaa la sheegayaa inuu soo gaaray dhaawac, waxaana xaaladdii lagu dabiibayaa mid kamid isbitaallada ku yaalla Muqdisho. Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho qaraxa ka dhacay ayaa waxaa uu kusoo aadayaa iyadoo malain ka hor weerar lagu qaday maqaayad ku taalla Xeebta Liido. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu soo xiray gaari marayay halkaasi, wuxuuna ku qarxay Zoobe, sida ay innoo sheegeen dad goobjoogayaal ah. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay gaari uu watay sarkaal ka tirsan Booliska, waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo xiray waddadaasi. Sidoo kale ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaan marka laga tego burbura baabuurka, waxaana weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo halkaasi. Weerarkan qaraxa loo adeegsaday ayaa kusoo aadayo, ayada oo saaka ay xirneyd waddada Maka Al-Mukaramo oo la soo dhoobay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka. Dhanka kale ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha ammaanka Soomaaliya oo ku aadan qaraxaasi geystay khasaaraha dhaawaca iyo buburka. Qaraxaan ayaa qayb ka noqonayo qaraxyo kale oo horay uga dhacay Zoobe, kuwaas oo illaa iyo hadda sameyntooda laga dareemo waddadaas, maadaama ay dad badan ku dhinteen, kuwa kalen ay ku dhaawacmeen, dhismayaal badana ay ku burbureen hakaasi. Weerarkan cusub ayaa sidoo kale qayb ka noqonayo falalka ammaan dari ee haatan ka dhacaya gudaha caasimada, kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay aad u kordhay, waxaana ay aheyd Jimcihii markii weerar toos ah ay Al-Shabaab ku qaadeen agagaarka xeebta Liido. The post Faah-faahin ku saabsan QARAX ka dhacay Zoobe appeared first on Caasimada Online.
  9. Mogadishu (HOL) - A Somali intelligence officer was killed in an explosion from an improvised explosive device (IED) fitted to his car, while three of his security guards were wounded in Merca town, located in the Lower Shabelle region, on Saturday night. Source: Hiiraan Online
  10. By Dr. Suleiman Walhad We will devote this article on the banking and financial systems of Somalia and more particularly its central bank, the Central Bank of Somalia – CBS. This is important under the general perspective of Somalia’s fragile governance and organizational framework. The fact that there is a semblance of organization, in the country, in the form of a federal infrastructure based on clan fiefdoms, is generally due to overt foreign making. It was designed solely to avoid future blame that they did not help when there was a need in the country. The country is a homogenous nation that did not need to be segregated from each other in the form of a system that they hardly understand. It has created internal borders, flags and symbols that appear to be separate countries that are not loyal to the center. It has so far caused more pain than good. This is just to point out a few of the salient points in the tall order of running the country and for that matter its central banking authority. The Central Bank of Somalia (CBS) is the monetary authority of the country that is not really a monetary authority. Indeed, there is no currency to manage and/or control. The federal Government does not supply the Somali Shilling and some of the regions print their own versions of the same currency. Recently there was even news that a warehouse in Khartoum where Somali shillings printed for Somalia in Sudan, was stored, was ransacked and that much of the monies therein was dispersed in the streets of Khartoum as paper, that capital of that other failed country, which appears to be going the way of Somalia in fragility and governance. some of the fractured constituencies of Somalia print their own currencies such as Somaliland, which manages its own currency, the Somaliland Shilling, which it manages better than the central banking authority in Mogadishu, the Central Bank of Somalia (the CBS) with respect to the Somali Shilling. That lofty goal of the Central Bank of Somalia “to become a globally respected institution dedicated to serving the economic interests of the nation” would appear not to have been achieved as yet and this remains to be an elusive objective. The central banking authority is, in fact, reduced to handling the cash management of the federal government whereby it receives collected taxes and grants and then disperses them to meet its various expenditure bills such as those of public salaries and travel expenses of its authorities. Somalia, indeed, has over the past decades descended into anarchy and chaos and indeed, failed to meet the needs of the Somali citizen in terms of security and delivery of basic needs for goods and services. The fact that there is no central authority in the financial system despite the claim to the contrary is a stark evidence of this. The currency of the country is not functional, and the main currency used for business transactions and for that matter any transactions is the United States Dollar. No one is even sure if the United States Dollars that circulate in the country are genuine or forged. How could one verify their validity when there are no proper verification authorities in the country? Attempts have been made by the authorities to set up a nominal functioning financial system in the country, including introduction of a payment system, but the country has been functioning without a central financial authority for all these past forty odd years through the private financial activities of money transfer companies, which appears to be the only really functioning financial institutions in the country. The same continues today and the CBS barely any controls on the banking and financial system. The private sector owns most banks where they keep the funds deposited with them and use these deposits for their own purposes, building properties in their names and companies, buying and selling of goods and services in their names or companies, setting up manufacturing units and setting agricultural projects all either in their names or companies. There are no checks on how the peoples’ monies or deposits are deployed and there are no rules in this respect. No wonder one sees the country entirely becoming the assets of two major parties, the Hormud/Salam Bank Group and the Dahabshil Group. These two institutions own and manage most activities in the country including but not limited to real estate, electricity, telecommunications, agriculture, fuel and energy, shipping and transport, trading and even bankrolling at times the governments of the country, both regional and federal. They even take out the peoples’ funds and invest them in other countries such as east, central and southern Africa without permission from either the CBS and or the depositors of those funds. There are also an increasing number of smaller money transfer companies that simulate them and copy them. The unfortunate story of these two large institutions is that they do not work together but, indeed, undermine each other instead colluding together and creating systems that serve them both in the form of a cartel. They would have created together a central banking authority in the country that is functional as they find themselves operating in every village or umbrella tree in the country. They would have been able to assure themselves of a say in the affairs of the state and its financial systems instead of working beyond the rule of law, as their activities appear to be at present. They could have been the source of all laws using the legislative/executive branches of governance which currently is blood-related clans rather than interest-based groupings. The two institutions, and indeed, the many MTC institutions that copy them could have forged rules of the game, be it politics and/or money rules to assist them become even richer and wealthier to compete with their counterparts in the rest of the African continent and indeed, the world. There is nothing wrong with making more wealth and secure for themselves a better off situation. This is a powerful human motivation, and we cannot blame them. However, we must blame them and their pseudo-advisors for failing themselves and the nation for they, indeed, have the resources to correct and set a new and better path. I brought together at one time Chairman Jimaale (Hormud/Salam Bank Group) and Chairman Mohamed Said (Dahabshil Group) to help them forge a common path and an association, which could have helped them both in managing the resources of the country and region, but I must admit the encounter did not produce or achieve the desired goal. It is always either my way or no way in the approach of the Somali to all matters even if they are of common concern. This explains why there is no functional governance in the Somali landscape and hence the real cause of the “failed State” nature that marks the country. It is not much different where Somalis lead Somali populations such as those who are just beyond the confines of Somalia, in the region. This allows external actors to intervene in the country, and play havoc on the land, a rich land, which is poor at the same time, where foreign interferences have undue influences both overt and covert. The politicians of the country have no other ideology upon which to differ from each other excepting the tribal/ethnic factor and have, therefore, miserably failed not only themselves but also the nation and region. It is where the corporate business should have taken the mantle to fix and manage things. But they also have failed. Paying their taxes, putting the right people forward for the leading positions, and/or financing them to move in the desired political directions and opposing those who use religion and tribe/clan to attain goals and disrupt the lives and lovies of people, would have been a better approach than the current aloofness of the major corporations of the country and this is, in the main, due to the failure of the financial institutions to lead. It is why the Central Bank of Somalia remains to be a chest holding government cash only and not really a central banking authority despite the lofty claims in its paperwork. The country, indeed, has no laws and no constitution and is managed on ad-hoc basis and on the whims of people. How could we expect miracles in such an environment? It is reported that the current mandate of the Governor of the Central Bank of Somalia is ending, and a new governor is to be appointed. It is perhaps time the financial corporates came together and put a common candidate for the job and then worked with him or her to fix, at least, the financial sector of the country, where Somalis appear to have achieved the unthinkable – success at the individual corporate levels, but not at the collective level. Central banks generally face three challenges in carrying out their mandates. They usually face ambiguities as to their mandates, structurally lose their independence and are expected to carry out social and quasi-political activities without corresponding power. The Central Bank of Somalia is no different. Indeed, it is not clear, if they even understand their plight let alone clarity of their mandate, for the country is run on ad-hoc basis by a singular person at the very top, in the form of a president, who still emulates the role of the Military rule of long ago. Many would perhaps assume that I am referring to the current president only, but it is not the case. Every president who came to rule the country has behaved the same way as the military regime, assuming that the people have entrusted the job only to him, which is not the case. The art of compromise and/or consensus in the country appears not to function and the only possible solution – a general reconciliation conference of the people of the country, which should have been the only job a president should have done under the present circumstances seems to have been avoided by all presidents, including the present one, since the collapse of the military regime. Central Bank of Somalia, despite not being functional as a central bank, is also not independent from the political rulers of the country. It has no independence in figuring out and setting out new contours for managing the country’s broken financial system, and at least forging acceptance of the people of one currency whose supply and pricing is controlled by it. The fact that some of the regions print their own separate currencies or the same old Somali Shilling in whatever quantities they want clearly plays to the tunes of clan and gang politics. Appointments and dismissals are done on political basis, and more particularly on tribal basis – the so-called 4.5 or 5.0 version clan-sharing of powers in the country, and not on the basis of the best candidate and competency. Currently some of the fractured constituencies of the country maintain their own independent central banks or deposit boxes, one might say. They are not linked to the main central bank of the country and act independently. This gives rise to the erosion of the powers of the Central Bank of Somalia, at a time when it needed to have firm grip on the country’s finances and money supply. Currently people entrust their deposits with private institutions which manage those funds anyway they want or wish without any controls of any sort. There are no legal and enforceable requirements that funds could not be deployed in some sectors or limitations thereof, or controls in terms of cash availability in case there is a run on one of the banks/MTCs or the death of one of the principals of a financial institution and his inheritors start fighting over the wealth left by the deceased. There are no enforceable controls on how much can be invested outside the country and how much of the peoples deposits can be used by the owners of the banks and financial institutions, with reporting to the Central Bank System Monitoring authorities or departments. The poor citizen is held high and dry and there seems to be no rules in this respect, except for the traditional “Xeer” or customary law. How does that work in a modern society, which is exposed to multiple hazards and risks beyond the traditional environment? It would also seem that currently lenders or the financial system in the country prefer or encourage financing only on tribal basis to keep whole segments of the population deprived of financial support, even if they were the best skilled and most suitable executors of any project. It is where a need for a central bank neutral to the malaises of society is required, but at present, this seems to be beyond the realm of the Central Bank of Somalia. The Central Bank of Somalia, despite all the drawbacks mentioned and others, still remains to be a requirement and an instrument that the country needs to develop and maintain. It should remain part of the social and economic fabric of the nation and the authorities of the nation should put genuine bankers not politicians to run it and manage it, although a general manager of any enterprise is normally a politician at heart too. He has to manage people to carry out his/her job. Governance challenges in Somalia are plenty, but one must be accountable to the population and the future of the financial systems of the country Eurasiareview Qaran News
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadaha soo socda u baxayo safar dibadeed, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah oo aad ku dhow Villa Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa lagu soo warramayaa inuu kusii jeedo dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayada oo lagu wado inuu kaga qaybgalo shir madaxeedka waddamada ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD oo ka dhacaya gudaha dalkaasm waana meertada 14-aa ee Ururka. Xasan Sheekh ayaa waxaa socdaalkan ku wehlin doono qaar kamid ah la-taliyeyaashiisa sar sare iyo xubno kamid ah golaha wasiirada oo qayb ah safarka dalka Jabuuti. Wararka ayaa sheegaya in shirka IGAD uu furmayo Isniinta 12-ka June 2023, loogana hadli doono xaaladaha ka taagan gobolka iyo sidii xal loogu heli lahaa dagaalka ka socda Sudan. Sidoo kale waxaa la filayaa in shirka lagu soo qaado arrimo ku aadan Soomaaliya, gaar ahaan taageeridda howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee haatan ka socda dalka. Madaxweynaha Xasan ayaa khudbad ka jeedin doono meertada 14-aad ee IGAD, isaga oo ka hadli doono xaaladaha taagan, si uu taladiisa ugu biiriyo qodobada laga wada doodayo. Waxaa sidoo kale uu madaxweynuhu kulamo gaar gaar ah la qaadan doonaa madaxda dalka Jabuuti iyo kuwa kale ee kasoo qayb-galaya shirweynaha Urur Goboleedka IGAD. Horay madaxweynaha Soomaaliya ayaa u tegay Jabuuti oo uu ku laa laabtay, kadib markii dib loogu doortay xilka madaxweynaha 15-kii May ee sannadkii hore ee 2022-kii. Jabuuti ayaa kamid ah dalalka dariska la ah Soomaaliya, sidoo kalena qayb ka ah dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab, ayada oo ciidamo ay ka joogaan gudaha dalka. Si kastaba, shirka IGAD ayaa haatan kusoo aadayo, ayada oo dagaal uu ka qarxay Sudan, dalalka kalena ay la hardamayaan xaalado u gaar ah oo waa weyn. The post XOG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo u baxayo safar dibadeed + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  12. Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay magaalooyinka Israa’iil, kuwaas oo ka mudaaharaadaya qorshayaasha muranka dhaliyay ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Benjamin Netanyahu ay ku dooneyso in ay wax kaga beddesho hay’adaha garsoorka iyo sidoo kale rabshadaha lagu hoobtay oo lagu hayo bulshada reer Falastiin ee ku dhaqan dalkaas. Dibadbaxyadaan oo socda todobaadkii 23-aad waxaa ka qeyb galay ilaa 200,000 oo qof ,iyagoo billowday bishii Janaayo wax yar ka dib markii xukuumadda midigta fog ee Netanyahu la dhaariyay. Dibadbaxayaasha ayaa sheegay in aysan ka quusan doonin ilaa ay dowladdu baabi’iso isbeddellada sharci ee la soo jeediyay halkii ay dib u dhigi lahayd. Michal Gat oo 47-jir ah,isla markaana ka socda ururada shaqaalaha oo ka hadlay bartamaha Magaalada Tel Aviv ayaa yiri: “Dalkayaga waxaa qabsaday dad aad u daran, waa nala haystaa aad ayeyna muhiim u tahay in dadka Israa’iil ay ku dhagaan dimuqraadiyadd”. Qaar ka mid ah dadka mudaaharaadka ayaa sidoo kale watey boorar ay ku dhaleeceynayaan waxqabad la’aanta dowladda ee ku aaddan mowjadaha dambiyada ee sii kordhaya ee saameeyay muwaadiniinta Falastiiniyiinta ee Israa’iil. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  13. Madaxweyne Siciid Deni ayaa hadda shir deg deg ah ugu yeeray guddi gaar ah oo Puntland u qaabilsan diyaarinta wada-xaajoodka arrimaha Federaalka. Guddigan oo ka kooban 22 xubnood waxaa hoggaamiya guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan waxaana ku xigeen u ah wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxaa. Weli xog hoose lagama helin qodobada miiska u saaran madaxweyne Deni iyo guddiga oo haatan shirkoodu socdo waxaase lagu wadaa in ay dhawaan guddigu warbaahinta la hadlaan. Guddiga oo la magacaabay horraantii sannadkan ayaa loo xil-saaray diyaarinta wada-xaajoodka arrimaha Federaalka xilli uu meeshii ugu xumayd gaaray xiriirka Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo shir deg deg ah ugu yeeray guddi Puntland u qaabilsan Arrimaha Federaalka appeared first on Puntland Post.
  14. Garoowe (Caasimada Online) – Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Marwo Catriona Lainga ayaa isla-markiiba faragelisay khilaafka siyaasadeed ee haatan u dhexeeyo dowladda federaalka iyo maamulka Puntland. Catriona Lainga oo booqashadeedii ugu horreysay Sabtidii ku tegtay Garoowe, tan iyo markii ay soo gaartay magaalada Muqdisho ayaa kulan gaar ah la yeelatay madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, ayada oo si gaar ah ugala hadashay khilaafka haatan taagan. Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha Puntland uu soo dhaweeyay wadahadal uu la galo dowladda federaalka ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan, si meesha looga saaro khilaafka jira. Sidoo kale waxa ay tilmaamay inuu diyaar u yahay inuu qayb ka noqdo dhammeystirka dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya, kaas oo wax ka beddal lagu sameynayo. “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan maqlo sida cad ee ay madaxweynaha uga go’an tahay wadahadalka, sidoo kalena doorkiisa ka qaadan doono unkidda iyo dhamaystirka Geeddi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka,” ayay shir jaraa’id tiri Marwo Catriona Lainga. Dhanka kale, haweeneydan ayaa si weyn Puntland ugu boggaadisay doorashadii qof iyo codka aheyd ee dhowaan ka dhacday deegaanada maamulkaasi, taas oo lagu soo doortay inta badan goleyaasha deegaanka ee degmooyinka dowlad goboleedka Puntland. “Tani waa horumar weyn oo ay Puntland u qaaday dhinaca dimuqraadiyadda, waxayna sidoo kale muujinaysaa horumarka qaybaha kale ee Soomaaliya” ayey mar kale tiri. Puntland waa maamul goboleedkii labaad oo ay booqaneyso Catriona oo todobaadkii hore soo gaartay magaalada Muqdisho, waxayna horay u tegtay dowlad goboleedka HirShabelle. Waxa kale oo a horay si gooni gooni ula kulantay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha dalka oo ay kala hadashay xaaladda dalka, gaar ahan bani’aadanimada. Ergeyga cusub ee QM ayaa sidoo kale la filayaa inay booqato xarumaha kale ee maamul goboleedyada, si ay wadahadallo ula yeelato hoggaamiyeyaasha kale ee dalka. The post Catriona oo faragelisay khilaafka Puntland iyo Dowladda Dhexe appeared first on Caasimada Online.
  15. Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta saddex maalmood oo rummaan ah (Xabsi ku siihayn) u jartay wariye Bushaaro Cali Baanday. Waa markii afraad ee wariyaha loo jaro Rummaan iyada muddo bil ku dhaw ku xidhan Hargeysa. Waxa xusid mudan in wariye Bushaaro Cali Baanday in wali wax kiis ah lagu soo oogin. Source
  16. Xilli dhowaan qarax ka dhacay deegaanka Muraalle ay ku nafwaayeen 27 caruur ah ayaa waxaa arrintaa siweyn kaga hadashay hey’adda xuquuqda caruurta u qaabilsan Qaramada Midoobey ee UNICEF, waxaana qoraal ay soo saartay lagu sheegtay in ay aad kaga walaacsan tahay wararka sheegaya “in ugu yaraan 22 caruur ah ay ka mid yihiin 27 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose. Hay’adda ayaa qoraalkeeda ku sheegtay in dadkaasi ay dhinteen ka dib markii haraaga walxo qarxa ay ku qarxeen goob ay caruurtu ku ciyaareysay “Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoysaska dhibanayaasha, waxaana u rajeyneynaa kuwa dhaawaca ah caafimaad degdeg ah. Ma ahan in qoysna uu ilmihiisa ku waayo xaaladdan murugada leh,” ayay tiri UNICEF. “Dhacdadan naxdinta leh ayaa hoosta ka xariiqeysa muhiimadda ay leedahay in dhammaan dhinacyada isku haya Soomaaliya ay si taxaddar leh u maareeyaan walxaha qarxa, la nadiifiyo haraaga miinooyinka iyo walxaha aan wali qarxin, iyo in la kordhiyo wacyigelinta ubadka iyo bulshada ee khataraha ku gedaaman miinooyinka.” UNICEF waxa ay sheegtay in ay saaxiibadeeda maxalliga ah kala shaqeyneyso in gargaar loo fidiyo shakhsiyaadka iyo qoysaska ay dhibaatadu saameysay. Maalin ka hor ayey aheyd markii tuulada Muraale ee hoostagta degmada Jannaale qarax ka dhacay deegaankaasi uu dilay 27 qof, sida uu sheegay Guddoomiyaha Jannaale Cabdiraxmaan Yuusuf Cabdinuur al-Cadaala, xilli uu la hadlayay warbaahinta dowladda Guddoomiye Cabdiraxmaan ayaa sidoo kale sheegay in deegaanka laga heli karo haraadiga walxaha Qarxa, isaga oo ku micneeyay in dhowr jeer gobolka iyo deegaannada ku xeeran Janaale ay ka dhaceen weerarro lal beegsaday Al-shabaab, isaga oo bulshada ugu baqay in ay iska ilaaliyaan waxbaahaas ilmahana ay ka fogeeyaan. Waxaa jira halis, soo noqnoqota oo ku aaddan, hubka iyo walxaha qarxa ee loo adeegsado weerarada ka dhanka ah al-Shabaab, taas oo mararka qaarkood, laga helo goobaha miyiga ah, iyaga oo aan qarxin, waxaana ay walxahaasi galaaftaan nolosha dad badan oo rayid ah, sida dhacdadan ugu dambaysay ee ka dhacday deegaanka Muraale oo 12 KM u jirta Jannaale. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  17. Iscasilaada xildhibaanka xisbiga Conservative Nigel Adams ayaa dhabarjab kale ku ah Rishi Sunak. Waa xildhibaankii saddexaad ee xisbiga Tory oo si degdeg ah isku casilay laba maalmood gudahood, taasoo dhalineeysa doorasho kale oo ku celis ah kuraasta la iska casilay. Xildhibanka lagasoo doorto Selby iyo Ainsty ayaa xulafo la ah Boris Johnson balse lama xidhiidho iscasilaadiisu tii Ra’iisul Wasaarihii hore, Boris Johnson. Isaga oo kuso qoray iscasilaadiisa Twitter-ka, 56-jirkan , waxa uu sheegay in xisbigiisa maxalliga ah uu doortay “musharrax cusub oo baarlamaanka ah” Jimcihii. “Sharaf bay ii ahayd inaan matalo deegaankii aan ku soo barbaaray, wax ku bartay, waxa aan rabaa in aan u mahadceliyo dadka isoo doortay taageeradooda wanaagsan tan iyo 2010kii,” ayuu qoray. Source
  18. Booliska dalka Nigeria ayaa sheegay in ay xabsiga dhigeen gudoomiyaha bangiga dhexe ee dalkaasi xili ay baadhitaan ku jireen. Madaxweynaha cusub ee Nigeria, Bola Tinubu, ayaa ku dhawaaqay in uu shaqada ka joojiyay gavanaha, Godwin Emefiele, iyadoo si degdeg ah loo dhaqan gelinayo iyadoo ay jirto isbedello la qorsheeyay oo lagu sameeyay waaxda maaliyadda. Caleemo-saarkiisii ​​todobaadkii hore, Madaxweyne Tinubu waxa uu dhaliilay siyaasadda lacagta ee Mr Emefiele iyo sida uu u maareeyo lacagta Nigeria. Source
  19. Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa sida la xaqiijinayo lagu wadaa in uu Todobaadkan xilkaas isaga casilo. Guddoomiye Cabdirisaaq ayaa la filayaa in uu qabto shir jaraa’id oo uu ku faahfaahinayo sababta keenay in uu iska casilo guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland. Mudane Cabdirisaaq Khaliif ayaa hore si adag uga horyimid duullaanka Muuse Biixi ku soo qaaday SSC-Khaatumo gaar ahaanna shacabka Laascaanood islamarkaana waxa uu la dareen noqday dadkiisa. PUNTLAND POST The post Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland oo lagu wado in uu is casilo appeared first on Puntland Post.
  20. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya kula kulmay Wakiilka Gaarka ah Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mohamed El-Amine Souef oo uu wehliyo Taliyaha Guud ee Ciidamada ATMIS Sam Okiding ayaa ka wadahadlay habraaca dhimista ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadka 2024 iyo ku wareejinta amniga Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Ambasadoor Mohamed El-Amine Souef ayaa bogaadiyey daddaallada ay ku bixineyso dowladda dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab looga xoreynayo dalka iyo dardargelinta howlgallada wajiga labaad ee lagu ciribtirayo Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas oo khatar ku ah nolosha iyo horumarka shacabka Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka duulaya guulaha isdabajoogga ah ee geesiyaasha Soomaaliyeed ay ka soo hoyeen howlgalka xoreynta dalka iyo dagaalka lagula jiro Al-shabaab ayaa xoogga saaraya abaabulka taageerada farsamo iyo milatari ee wajiga labaad ee howlgalka oo a Alshabaab lagaga saarayo dalka. Kulanka ayaa sidoo kale aad looga hadlay in midowga Afrika Soomaaliya ay ka gacan siiyaan sidii guud ahaan looga qaadi lahaa cunaqabateynta hubka, lana dhaqan geliyo qorshaha kala guurka si loo gaaro Soomaaliya nabad ah oo ammaankeeda ku fulin marka la gaaro dabayaaqada sanadka soo aadan oo la qorsheeyay in askariga ugu dambeeyo howlgalka ATMIS uu kaga baxayo Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay qaraxii maalin kahor carruurta badan ku laayay duleedka degmada Qoryooley oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. UNICEF ayaa shaaca ka qaaday inay aad uga naxday dhacdadaasi, maadaama in ka badan 20 carruur ah ay ku dhinteen walxo qarxo oo ay ku ciyaarayeen. Sidoo kale waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirtay ehellada carruurtaas iyo kuwa dhaawaca ahna u rajeysay caafimaad deg deg ah. “Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoysaska dhibanayaasha, waxaana u rajeyneynaa kuwa dhaawaca ah caafimaad degdeg ah. Ma ahan in qoysna uu ilmihiisa ku waayo xaaladdan murugada leh,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay hay’adda UNICEF. UNICEF ayaa sidoo kale intaasi ku dartay in loo baahan yahay in si taxadar leh loo maareeyo walxaha qarxa, maadaama ay weli dagaallo ka dhacayaan Soomaaliya,. “Dhacdadan naxdinta leh ayaa hoosta ka xariiqeysa muhiimadda ay leedahay in dhammaan dhinacyada isku haya Soomaaliya ay si taxaddar leh u maareeyaan walxaha qarxa, la nadiifiyo haraaga miinooyinka iyo walxaha aan wali qarxin, iyo in la kordhiyo wacyigelinta ubadka iyo bulshada ee khataraha ku gedaaman miinooyinka.” ayey sii raacisay UNICEF. Waxaa kale oo ay hay’addu xustay in ay ka qayb qaadan doonto gurmadka loo fidinayo qoysaska ay dhibaatada kasoo gaartay dhacdadaasi. Carruurta geeriyootay ayaa goobta ku cayaareysay Banooni, balse qaarkood waxa ay gargaraaceen hub hore oo muddo goobta yaallay, waxaana halkaas ku dhintay 27 qof, sida uu xaqiijiyay gudoomiye ku xigeenka degmada Qoryooley oo la hadlay Telefishinka Dalsan. Wuxuu sheegay in 22 ka mid ah ay goobta ku geeriyoodeen, halka seddaxda kalena ay dib ka geeriyoodeen kadib markii goobta laga soo qaaday iyagoo qaba dhaawac culus. “Waxay aheyd Jimco wixii iskuul iyo dugsi lahaaba ciyaalkii waxay aadeen banooni, kadibna waxay garaaceen oo ku qaraxday bir weyn, waxaa halkaas ku geeriyootay 22 ka mid ah, 3-da kale oo mid Xamar loola cararay dib ayey ka geeriyoodeen,” ayuu yiri Guddoomiyuhu. “Wuxuu intaas ku sii diray in carruurta geeriyootay ay da’doodu u dhaxeysay 15 ilaa 10 sano, “Hal gabar kuma jirin wiilal kaliya ayey ahaayeen,” ayuu sii raaciyay. The post QM oo war kasoo saartay carruurtii ku geeriyootay qaraxii SH/HOOSE appeared first on Caasimada Online.
  22. Marka (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax nooca miinada oo xalay ka dhacay bartamaha magaallo xeebeedka Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in gaarigiisa loogu xiray sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada NISA ee ka howlgala magaaladaas iyo deegaanada ku hareereysan. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Xasan Cusmaan Cali Bitooni oo loo yaqaanay (Taliye Kush-gale), kaas oo isla goobta ku geeriyooday. Sarkaalkan ayaa sidoo kale la dhashay gudoomiyihii hore ee maamulka degmada Marka Maxamed Cusmaan cali ( Yariisow), sida ay innoo xaqiijiyeem ilo wareedyadu. Sidoo kale waxaa qaraxaan uu dhaawac kasoo gaaray qaar kamid ah ilaaladiisa iyo dad kale oo shacab ah oo marayay waddada dhinaceeda, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Qaraxa kadib ayaa waxaa sidoo kale goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo baaritaano ay dad kusoo qab qabteen ka sameeyay halkaasi, ayada oo dhowr qof loo xiray tuhun la xariira qaraxa lagu dilay sarkaallaasi. Dhanka kale, kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan, waxayna shaacisay inay ku dishay mid kamid ah saraakiisha Nabad Sugidda ee Marka. Xaaladda ayaa haatan ah mid deggan, mana jiro wax hadal ah oo ka soo baxay hay’adaha amniga iyo maamulka degmadaasi oo ku aadan weerarkaasi qaraxa loo adeegsaday. Marka waxaa ku badan qaraxyada, waxayna aheyd dhowaan markii laba qarax oo miino ahaa laga soo saaray ilinka hore ee xarunta degmadaas oo ah caasimada gobolka Shabeelaha Hoose. The post Sarkaal ka tirsan hay’adda NISA oo qarax lagu dilay appeared first on Caasimada Online.
  23. Hazardous smoke from Canadian wildfires blanketed the skies in large parts of North America last week. The government says the country as a whole is on course for its worst year for wildfires on record. In the province of Quebec, over 120 fires are burning, and fire crews are battling an element that always surprises. Source: Hiiraan Online
  24. Mogadishu (HOL) - Somali President, Hassan Sheikh Mohamud, held a high-level meeting with Ambassador Souef Mohamed El-Amine, the AU Special Representative and Head of ATMIS, at Villa Somalia on Saturday. Source: Hiiraan Online
  25. Turkish President Recep Tayyip Erdogan may have won the most grueling election race yet, seeing him compete in the second round before seeing off his rival. But the vote, last month, may signal more of the same policies by Turkey in the Horn and East African region, observers say, signaling some form of growth in trade and security support for the countries. Source: Hiiraan Online