Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Shirwaynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka Soomaaliya. Shirweynahan oo ah mid muhiim ah ayaa waxaa looga hadlaya arrimaha la xiriira sare u qaadista shaqaalaha caafimaadka dalka. Munaasabadda waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr, Maryama Maxamed Xuseen iyo Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale waxaa qeyb ka ah shirweynahan maanta furmay xubno ka socda hay’addaha caalamiga ah ee ka howl-gala Soomaaliya, agaasimayaasha wasaaradda caafimaadka, bahwaynta caafimaadka Soomaaliya, xubno ka socda xarumaha caafimaadka dalka xirfadlayaasha caafimaadka, siyaasad-dejiyeyaasha iyo daneeyayaasha dalka oo dhan. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaal Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan oo hadal ka jeediyay ayaa waxa uu ku baaqay in la iska kaashado maalgelinta dhanka caafimaadka. “In la hello maalgellin dhanka Caafimaadka waxay horseedi kartaa hellidda Shaqaale Caafimaad oo adkeysi iyo tayo leh,” ayuu yiri wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS. “Waxaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqeynaa in ay maal-gashtaan caafimaadka dalka taas ayaana sabab u noqon karta in dadkeena ay ka baaqsadaan caafimaadka dibadda ay u aadaan”. Shirka ayaa ah mid muhiim u ah bulsho waynta Soomaaliyeed, maaddaama uu qorshuhu yahay sidii loo heli lahaa shaqaale caafimaad oo tayo leh, taasi oo kor u qaadeysa horumarinta caafimaadka guud ee Soomaaliya. The post Ujeedka shirweyne qaran oo laga daah-furay Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  2. Dowladda Puntland ayaa soo dhaweysay Go’aankii ka soo baxay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee ahaa in Somaliland Maleeshiyaadka kala baxdo Gobolka Sool islamarkaana kor loo qaado Gargaarka loo fidinayo Shacabka Laascaanood ee uu saameeyay Weerarkii Somaliland ku soo qaaday Laascaanood. Golaha Ammaanka ayaa dhawaan walaac ka muujiyey colaadda ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, kaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca ee dadka rayidka sidoo kalena ay ku bara-kaceen in ka badan 150,000 qof. Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa ku baaqay in Ciidamad Somaliland si degdeg ah looga saaro goobaha lagu dagaalamay, kuna boorriyay dhammaan dhinacyada in ay isxakameeyaan, kana fogaadaan ficillada daandaansiga iyo waxyaabaha kicin kara iyo hadallada hurinaya colaadda si xaaladda dagaalka loo joojiyo. Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa dhammaan dhinacyada xasuusiyey waajibaadka ka saaran xeerka caalamiga ah, ee uu ka mid yahay Xeerka Caalamiga ee Bani’aadannimada ee xaaladahan oo kale quseeya. Waxayna dhammaan dhinacyada ku boorriyeen inay la xisaabtamaan kuwa mas’uulka ka ah xadgudubyada Xeerka Caalamiga ee Bani’aadannimada iyo xadgudubyada iyo tacadiyada xuquuqda aadanaha. PUNTLAND POST The post Puntland oo taageertay Go’aankii Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ka soo saaray dagaalka Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  3. Kampala (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ay kooxo hubaysan magaalada Kampala ee dalka Uganda ugu geysteen muwaadin Soomaaliyeed. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaaba Liibaan Maxamed, wuxuuna kamid ahaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kampala ee dalka Uganda. Dableyda hubeysa ayaa sidoo kale waxay dhaawac u gaystay muwaadin Soomaaliyeed oo kale kaasi oo dhaawiciisa lagula tacaalayo isbitaqlka magaalada Kampala. Liibaan ayaa waxaa la sheegay in xilli saqdhexe habeenimo ah ayaa lagu weeraray guri ay ka deganayeen magaalada Kampala, waxaana lasoo warinaya inay weerarkaasi geysteen illaa afar nin oo ku hubeysnaa bistoolad. Bakar Cali Nuur oo kamid ah Soomaalida ku nool magaalada Kampla ee dalka Uganda oo la hadlay VOA ayaa dhacdadaan ku tilmaamay mid ugub ah. “Booliska waxay sheegeen inay ku howlan yihiin dhacdadaan, waxaana socda baaritaano kala duwan, runtii magaalada waxay lahaan jirtay dhacdooyin qaar oo tuugo lala kulmo oo dadka mobile ka qaata, laakiin waa ugub dad bistoolad ku hubeysan inay weerar geystaan,” ayuu yiri Bakar Cali Nuur. Waxa uu intaas kusii daray “In bistoolad ama waxyaabo kale oo xabaddaha ah la isticmaalayo oo dad tuugo ah oo hubeysan ku weeraraan waa dhacdo cusub oo ugub ah oo soo korodhay.” Majirto weli cid loo soo qabtay falkaan, waxaana lasoo warinaya inay weli socdaan baaritaano iyo dadaalo la xiriira sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa danbiilayaasha falkaan ku kacay. The post Weerar Soomaali lagu dilay oo ka dhacay KAMPALA appeared first on Caasimada Online.
  4. 75 Years Jail, 7500 lashes to expats who attacked police The Attack on Policemen On March 9, 2017, a policeman was attacked by a gang of buggy riders in Jeddah. A policeman in plain clothes had parked his car and was standing right beside it when a buggy attacker rushed into him, and the poor man fell. He stood up and defended himself from the second attack from another buggy attacker. The gang assaulted the policeman and another man. The two kept on saving themselves from the gang as they roamed around the two. The Punishment of culprits The leader of the attack will be subject to 1,800 lashes. These lashes shall be divided into 18 years; this means 100 lashes a year. While two of the buggy attackers have been sentenced to 16 years of imprisonment with 100 lashes per year. The rest of the five participants shall suffer 5 years in jail. 8 of the buggy attackers have been identified as Africans. The Viral Video The whole incident can be seen in the video given below. The video was filmed by a woman living in nearby apartments. She is indeed a very sensible and responsible national. She not only filmed the whole scene to mark proof of the incident but also called the police and informed them. The video has been used as proof and went viral on social media. Watch the Video Here:- Qaran News
  5. WASHINGTON — The Biden administration said Tuesday it would extend through 2025 the temporary legal status of more than 300,000 immigrants from El Salvador, Honduras, Nepal and Nicaragua who had faced the risk of deportation and loss of work permits under the Trump administration's policies. Source: Hiiraan Online
  6. Wasiirkii hore ee Dibedda Somalia, Axmed Ciise Cawed: “Markii aan ahaa Danjiraha Soomaalida ee Mareykan, ayuu mar noo yimi Raysal Wasaare Kheyre, 2017kii – waxa aan ballan uga raadiyey si uu ula kulmo Haweeneyda haysatay IMF, xilligaa Christine Lagarde iyo madaxda World Bank-ga maadaama oo aan dayn cafin ku howlanayn, nasiib-darro waxa ay noo soo direen ku-xigeennadooda, mar kale waxa aan dalab ka raadsanay Wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Arrimaha-dibedda Mareykanka iyana waa naga cudurdaarteen oo Raysal wasaareheena ma arkin madax. Muddo ka dib ayaan imi Jabbuuti aniga oo wasiirka Arrimaha-dibedda ah, waxa aan Garoonka kula kulmay haweynaydii diideysey la kulanka Raysal wasaareheen [Christine] oo sugaysa Agaasimaha Xidhiidh caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha-dibedda Jabbuuti oo ka soo daahay xataa wasiir ku-xigeen uma imaan….. Madaxda Soomaalidu lama kulanto madax dhiggeeda waana la quudhsadaa.” Qaran News
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa ka badbaaday isku-dey dil, sida uu shaaciyay Xildhibaan Cabdullahi Aadan Kullane oo ka tirsan golaha shacabka, kuna abtirsada beesha Sade ee ugaaska uu kasoo jeedo. “Waxaan bulshada Soomaaliyeed u cadaynayaa in Ugaas Maxamed uu dirqi kaga badbaaday shirqool iyo dhagar la doonayey in lagu khaarajiyo,” ayuu yiri Xildhibaan Kullane. Xildhibaanka ayaa waxa uu ku eedeeyay isku-deygaan dil ee Ugaaska uu ka badbaaday inuu soo maleegay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Waxa uu sheegay in hadda wixii ka dambeeya in wax walba oo soo gaara Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi uu masuuliyadeeda qaadi doono ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. “Laga bilaabo saacadaas, weerarkaas iyo masuuliyadiisa iyo weliba xariiq iyo xagtin kasta oo soo gaadha Ugaas Mohamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi, waxa qaadi doona Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Bare, maadaama isagu yahay madaxa ugu sarreeya ee Xukuumada Federalka Soomaaliya,: Xildhibaan Kullane ayaa waxa uu ra’iisul wasaare Xamza ku eedeeyay inuu hormuud u yahay xasaradda ka taagan goolka Gedo, Jubbaland-na uu horay ceel ugu riday, sida uu ku yiri qoraalka uu soo saaray. “Iskudayga Dilka Ugaasku waa gal waxshinimo, kaas oo gebi ahaanba kasoo horjeeda dhaqankeena suuban ee Islaamnimo iyo keena Soomaaliyeed, waxaana maqdac ah oo xariman in lagu xad gudbo birmageydada iyo muqadasaadka dhaqan ee umadi leedahay.” Sidoo kale wuxuu ugu baaqay Villa Soomaaliya in aanay madaxweyne Axmed Madoobe ku kaalmayn xaaladan xun ee ka taagan Gedo oo uu sheegay inay keeni doonto cawaaqib kasii xun midda hadda taagan. Ugu dambayntiina waxa uu shacabka iyo dadweynaha reer Gedo ugu baaqay ilaalinta Ugaaskooda, “ilaashada sharafkiina oo ha ogolaanina in cirdigiina iyo cimaamadiina lagu xad gudbo.” Cabdullahi Kulane oo kursi Xildhibaan ka soo qaatay Galmudug intii ay socotay doorashadii Baarlamaanka ayaa kamid ahaa saraakiishii NISA ee madaxweyne Farmaajo u adeegsaday in gobolka Gedo ay ka soo jaran Jubbaland-ta uu maamulo Axmed Madoobe. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dhawaan maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo, taasi oo hadda soo cusbooneysiisay hadal-heynta jahwareerka maamul ee sanadihii lasoo dhaafay ka jiray gobolkaas. The post Xiisadda GEDO oo ka dartay iyo Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi ‘oo ka badbaaday’ dil appeared first on Caasimada Online.
  8. Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaal-marin lacageed oo la siinayo cid kasta oo xoggtiisa keenta sarkaal sare oo Al-shabaab u qaabilsan samaynta qaraxyada. Mareykanka ayaa siinaya abaal-marin lacageed oo gaareysa 5 milyan oo doollar ciddii keenta xog ku saabsan Cabdullaahi Cusmaan Maxamed oo loo yaqaan Injineer Ismaaciil oo ah khabiir sare oo Al-shabaab u sameeya qaraxyada. Eedeysanahan ayaa sidoo kale ah la-taliyaha hoggaamiyaha Al-shabaab Axmed Diiriye, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dowladda Mareykanka. Mareykanka ayaa intaas ku daray in Cabdullaahi Cusmaan Maxamed uu sidoo kale yahay madaxa waaxda warbaahinta ee Al-shabaab ee Al-kaib. PUNTLAND POST The post Maraykanka oo 5 milyan oo Doollar dul-dhigay Madaxa sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
  9. Garissa (Caasimada Online) – Terror ensues in northern Kenya as the extremist group, Al-Shabab, intensifies its activities across the region. An unprecedented escalation of attacks within a month signals that these militants, under pressure in their native Somalia, have found a new stomping ground in Kenya’s north. In less than 30 days, six ruthless attacks have marred Garissa, Wajir, and Mandera counties. Tragically, 11 security officers have been killed, seven wounded, and at least five civilians injured in these assaults. The most devastating of these unfolded on June 13 when eight officers on patrol met their end in Bodhei, Garissa County. Their vehicle, targeted by an al-Shabab landmine, was reduced to rubble. The same day, gunmen, believed al-Shabab operatives, attacked a bus en route from Nairobi to Mandera in Tarbaj, Wajir County, leaving three passengers injured. Beyond borders: A shifting battlefront In a further show of force, the al-Qaeda-affiliated militia recently overran an African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) base in Buulo Mareer, Shabelle. The coordinated attack involving explosives and suicide bombers claimed over 50 soldiers’ lives, with many others kidnapped. The bordering North Eastern region of Kenya now appears to be their focus. “Many AS members have crossed into Mandera as they run away from the ongoing crackdown in Somalia,” warned Mandera County Commissioner Amos Mariba. Meanwhile, Wajir Governor Ahmed Abdullahi views the improved vegetation and recent rainfall as contributing factors, providing ideal conditions for the militants. The fallout: Refugees and smuggling cartels Amid increased US-led attacks and civilian vigilance in Somalia, many militants are reportedly seeking refuge in Kenya. In Wajir, resident Halima Siad has pointed to the government’s border reopening plan as a cause for the surge in attacks. “Their illegal activities will be affected,” Siad says, linking the violence to smuggling cartels fearing interference with their operations from Nairobi to Kismayo. Yet, while cartels may be implicated in the violence, the national government is mounting a formidable response with a Sh20 billion security budget, as Interior Cabinet Secretary Kithure Kindiki announced. Tightening the border: A defensive strategy Kenya is bolstering its border security with Somalia as part of its comprehensive response. The nation has constructed 14 fully equipped forward operating bases along the border, set to play a critical role in the phased reopening of border points in Mandera, Lamu, and Garissa. Kenya remains on high alert, with Somalia’s aggressive crackdown on al-Shabab since last year causing many militants to seek refuge in Kenya. According to North Eastern Regional Commissioner John Otieno, these militants have infiltrated at least four sub-counties in Wajir alone. Local communities are integral to the Kenyan government’s strategy, helping track terrorists moving from Somalia to Kenya. “Patriotic elders have undertaken to work with us to defeat terrorism,” Mr. Otieno said after a meeting with clan elders and religious leaders. However, not everyone trusts this approach. Mandera resident Mr. Hassan Gure warns against blind trust. “Most of the al-Shabab militants are locals who understand our environment very well; some are our sons. How does the government know it’s dealing with a genuine person?” The rising tide of collaboration between locals and militants, fueled by fear of reprisals and high poverty levels, continues challenging counter-terrorism efforts. This worrying trend signals an urgent need for action to mitigate the burgeoning terror threat on Kenya’s northeastern frontlines. The post Terror’s new playground: Al-Shabab descends on Kenya appeared first on Caasimada Online.
  10. Mogadishu (HOL) - Federal lawmakers elected from the South West have condemned the recent clash between the federal military forces and Southwest Dervishes in Barawe, the administrative capital of the regional state. Source: Hiiraan Online
  11. Minneapolis (Caasimada Online) – A Bloomington man has pleaded guilty to his role in the $250 million fraud scheme that exploited a federally-funded child nutrition program during the COVID-19 pandemic, announced U.S. Attorney Andrew M. Luger. According to the defendant’s guilty plea and court documents, Abdulkadir Awale, 50, admitted that from April 2020 through 2022, he knowingly participated in a fraudulent scheme to obtain and misappropriate millions of dollars in federal child nutrition program funds that were intended as reimbursements for the cost of serving meals to underprivileged children. According to the defendant’s guilty plea and court documents, Awale enrolled his businesses, Karmel Coffee, LLC, Sambusa King, Inc., and Nawal Restaurant, Inc., in the Federal Child Nutrition Program as vendors under the sponsorship of Feeding Our Future and Sponsor A. Awale falsely claimed that through his businesses, he provided food for more than 3.6 million meals to various sites in Minnesota, totaling approximately $11.8 million in fraudulent Federal Child Nutrition Program funds. As part of the scheme, Awale also paid at least $83,000 in kickbacks to a Feeding Our Future employee in exchange for Awale’s participation in the program. Awale used some of funds to pay off his home mortgage, make cash withdrawals, and purchase vehicles, including two Freightliner Cascadia trucks. Awale pleaded guilty today before Judge Nancy E. Brasel to one count of wire fraud and agreed to pay restitution in the amount of $2,126,200. A sentencing hearing will be scheduled at a later time. This case is the result of an investigation conducted by the FBI, IRS – Criminal Investigations, and the U.S. Postal Inspection Service. Assistant U.S. Attorneys Matthew S. Ebert, Joseph H. Thompson, Harry M. Jacobs, and Chelsea A. Walcker are prosecuting the case. Assistant U.S. Attorney Craig Baune is handling the seizure and forfeiture of assets. The post Minnesota: Somali man admits $250M Feeding Our Future fraud appeared first on Caasimada Online.
  12. Mareykanka ayaa ku dhawaaqay abaal-marin lacageed oo gaadheysa 5 milyan oo doollar ciddii keenta xog ku saabsan Cabdullaahi Cusmaan Maxamed oo loo yaqaan Injineer Ismaaciil oo ah khabiir sare oo Al-shabaab u sameeya qaraxyada. Eedeysanahan ayaa sidoo kale ah la-taliyaha hoggaamiyaha Al-shabaab Axmed Diiriye, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dowladda Mareykanka. Mareykanka ayaa intaas ku daray in Cabdullaahi Cusmaan Maxamed uu sidoo kale yahay madaxa waaxda warbaahinta ee Al-shabaab ee Al-kaib. Source
  13. Kooxo hubaysan ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda ku dilay nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Liibaan Maxamed oo kamid ahaa dhallinyarada Soomaalida ee halkaas ku nool. Kooxahaasi ayaa sidoo kale dhaawac u gaystay muwaadin Soomaali ah oo kale kaasoo dhaawiciisa lagula tacaalayo cisbitalka magaalada Kampala. Source
  14. Dowlada Sweden ayaa soo jeedisay inay wax ka bedel ku sameyneyso gunnada la siiyo dadka aan shaqayn iyo dadka loo kaabo musharkooda. Wadankaasi waxa lacag la siiyaa qoysasaka carruurta heysta. Source
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay dagaalka magaalada Baraawe, kaasi oo dhaliyay khasaare isugu jira dhaawac iyo dhimasho. Dagaalka Baraawe ka taagan ayaa wuxuu u dhaxeeyay ciidamada milatariga Soomaaliya, gaar ahaan guutada lixaad iyo ciidmada Daraawiishta dowlad-oboleedka Koonfur Galbeed. Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu horreyn waxa uu tacsi ehellada dadkii ku geeriyooday dagaalkaasi, halka intii ku dhawacantay u rajeeyay caafimaad sariic ah. Waxa uu nasiib darro aad u weyn ku tilmaamay in ciidamada Xoogga dalka iyo ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ku dagaallamaan Baraawe oo cadowgu hareeraheeda joogo, shacabkiina ay ka qaxaan guryahoodii. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa dalbaday in dowladda federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed ay sida ugu dhaqsaha badan usoo fara-geliyaan arrintaan. “Dowladda fedraalka iyo dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed waa inay si deg deg ah u xalliyaan xiisadda magaalada Baraawe,” ayuu Shariif Sheekh Axmed ku yiri qoraal uu ku baahiyay bartiisa gaarka ah ee Facebook. Sidoo kale waxa uu soo jeediyay in xoogga labada ciidan ee ku dagaalamaya magaalada Baraawe loo jiheeyo la-dagaallanka kooxda Al-Shabaab, xilli uu dalka ka socdo guluf dagaal oo ka dhanka kooxda. “Ma ahan wax la aqbali karo, waana in laga hor tago in markale ay qaxaan Shacab Soomaaliyeed,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Si kastaba, dagaalka Baraawe ee u dhaxeeyay ciidamada milatariga Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay illaa dhowr iyo toban qof oo labada dhinac ah, walina xiisad ayaa kacsan. The post SHARIIF oo war culus kasoo saaray dagaalka Baraawe appeared first on Caasimada Online.
  16. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane, Axmed Macallim Fiqi oo safar shaqo ku jooga Norway ayaa kaqeyb galay mid ka mid ah fadhiyada “Madasha Oslo” taas oo lagu falanqeeyey “Wejiga Soomaaliya ee dedaallada dib u xorreynta kadib”. Wasiir Axmed Fiqi, waxaa uu ku dheeraaday dib u xorreynta dalka, howlaha xasilinta iyo mashaariicda kala duwan ee loogu talo galay deegaannada laga xoreeyay Al-shabaab iyo kuwa la qaban doono dhowaan, iyo waxa kaga qorsheysan dowladda Al-shabaab kadib. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane, Axmed Macallim Fiqi ayaa ka mid ah wufuud caalami ah oo qeyb ka ah “Madasha Norway” taasi oo tirsigeeda 20-aad xoogga lagu saarayo arrimaha xallinta khilaafaadka, nabadeynyta iyo dimoqoraadiyadeynta. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  17. Baraawe (Caasimada Online) – Labadii maalin ee tegay dagaallo ayaa ka dhacay degmada Baraawe, kuwaas oo u dhaxeeyay ciidamada milatariga Soomaaliya, gaar ahaan guutada lixaad iyo ciidmada daraawiishta dawlad goboleedka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya. Inta aan ka warhayno, ilaa dhawr iyo toban qof oo labada dhinac ah ayaa ku geeriyooday, walina xiisad ayaa kacsan. Hadaba Maxay yihiin ciidmadaan isku haya Baraawe? Ciidmada milatariga Soomaaliya: oo ku sugan magaalada Baraawe ayaa ah kuwii kala wareegay Al-Shabaab magaalada Baraawe sanadkii 2014 kii, tan iyo xilligaas waxay ku sugnaayeen magaalada, amniga ayayna sugayeen. Waxay hoostagaan qaybta lixdanaad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed, waxaana taliye u ah Generaal Aadan Abshir Nuure Laba-Afle. Ciidamada daraawiishta ee Koonfur-galbeed: ayaa ah kuwa bilowgii qayb kamid ah lagu aasaasay gudaha magaalada, balse markii dabme ayay balaarteen oo ciidamo xoojiya looga keenay magalaada Baydhaba. Ku dhawaad horin ciidamadaas ah ayaa waxaa magaalada keenay madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen. Saddex duulimaad ayay ku yimaadaan ciidamadaas gudaha Baraawe sanadkii 2021 kii. Sidoo kale safarkii ugu dambeeyay ee madaxweynaha Koonfur-galbeed iyo gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya ay ku tageen Baraawe, dhawr unug oo ciidamo ah oo la socday wafdiga ayaa magaalada la gaaray lamana soo celin. Waxaa naloo sheegay inay qayb ka yihiin ciidamada daraawiishta ee la rabo inay qabsadaan magaalada Yaa ka arrimiya Baraawe? Baraawe waxay leedahay mamamul dagmo oo ka kooban gudoomiye, kuxigeen iyo gole deegaan. Balse waxaa ku sugan magaalada oo inta badan maamulkeeda gacan wayn ku leh ciidamada milatariga Soomaaliya. Sidoo kale waxaa ku sugan ciidamo daraawiish ah oo ka socda dawlad goboleedka Koonfur-galbeed oo doonaya in ay la wareegaan gacan ku haynta magaalada. “Ciidamada milatariga waxay ku sugan yihiin caloosha magaalada, iyaga ayaana ku sugnaa muddo aad u dheer, marka waxaa la doonayaa in gacan ku haynta magaalada lagu wareejiyo ciidamada daraawiista,” ayuu yiri mid kamid ah golaha deegaanka oo ka cudurdaartay inaan magaciisa xusno. Sidee ku bilowday dagaalkan? Inta badan waddooyinka magalaada waxaa baro baaritaan ku leh ciidmada milatariga Soomaliya, balse xarunta madaxtooyada ee Koonfur-galbeed (oo ah xarunta dawladda) waxaa ku sugan ciidamda daraawiishta Koonfur-galbeed. Goob aan sidaas uga fogayn dhismaha madaxtooyada ayuu ku yaallaa mid kamid ah baraha kontorool ee milatariga. Balse dagaalkan cusub waxaa dhaliyay muran soo kala dhexgalay laba xubnood oo ka kala tirsan labada ciidan, kaas oo sababay gacan ka hadal markii dambe isku badalay dagaal baaxad wayn oo laba safle ah, saacado badan qaatay, khasaarena sababay. Gacan ka hadal dhexmara labadaan ciidan, ma ahan mid ku cusb Baraawe. Inta badan xiisad iyo isku qabsi mamaul ayaana dhexmara. Laakiin hadda waxaa su’aali ka taagan tahay, Maxay ciidamada dawladda oo uu haysto culays kaga imanaaya al-Shabaab isugu soo jeesanayaan xilligaan? Guddoomiyaha Baraawe ayaan la xariirnay si aan su’aalo uga waydiino isku dhaca, nooma aysan suura galin inaan haleelno. Dhanka kale milatariga Soomaaliya ee ku sugan Baraawe ayaa qadka taleefanka kula xiriirnay, balse way ka gaabsadeen inay ka hadlaan dhacdadaan. Isha: BBC The post Xog: Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baraawe? appeared first on Caasimada Online.
  18. “Waxaan u sharraxanahay xilka Guddoomiyaha Golaha Wakiilada JSL. In dhawaydba, waxa la isweydiinayey sababta loo dhaafin karo Harti iyo waxa ay ka sheegayso wada lahaanshiiyaha qarankan. Ka mucaarid ahaan, waxa nagu jirey Harti xildhibaankii aanu xilkaas kula guntannay ee Guddoomiyaha sidaa Alle kaga dhigay. Haddaba, maadaama aanay jirin cid kale oo beeshaas kasoo jeeda, isla markaana golahani yahay hay’adda qaran ee ugu saamayn badan ee mucaarid ku yeelan karo kaalin wax ku ool ah, intayada joogta cid ka mid ah uun baa kursigaa doonanaysa. Inta taa u aragta qaran dumis, ee aan marnaba isweydiin sababta xisbiyada qaranka oo dhan ay beel qudhi u hoggaamiso, arrinkoodu waa la jiifiyaana bannaan. Isku soo xooriyoo, inaan aniga iyo qayrkay toona ku qabsanno beeshaas ma aha mid aan jeclayn, waase mid aan huri la’nahay. Darifyada tabashooyinkooduna kuma idlaanayaan kursi iyo labo, ee waa mid u baahan tashi qaran (national dialogue).” Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane. Qaran News
  19. Ankara (Caasimada Online) – Turkey’s President, Tayyip Erdogan, has hinted at a potential roadblock in Sweden’s bid for NATO membership, tying the prospect to managing anti-Turkey protests in Stockholm. Erdogan relayed this message to reporters on Tuesday during a return flight from Azerbaijan. Erdogan emphasized that Turkey’s approach towards Sweden’s NATO bid will be governed by how “terrorist” protests in Stockholm are addressed. This firm stance is expected to resonate in the discussions with Swedish officials set to take place in Ankara on Wednesday. In recent times, Turkish-Swedish tensions were exacerbated by a protest in Stockholm last month. The demonstration, which expressed anti-Turkey and anti-NATO sentiments, drew particular ire when the Kurdistan Workers Party (PKK) flag, a militant group outlawed in Turkey and the European Union, was projected onto the Swedish Parliament building. Addressing Ankara’s security concerns Sweden claims to have been abiding by an agreement made with Turkey in Madrid, specifically targeted at assuaging Ankara’s security worries. These included the implementation of a new anti-terrorism law in Sweden. Stockholm insists it is adhering to both national and international laws regarding extraditions. However, Erdogan’s viewpoint remains critical, as he insists this isn’t simply a matter of amending laws or constitutional changes. He argued for a more active role from the Swedish police in preventing such protests. A pivotal alliance Turkey and Hungary have been vocal dissenters against Sweden’s ascension to NATO membership. This resistance comes despite Turkey ratifying Finland’s application for NATO membership in March. The core of Turkey’s objection against Sweden’s bid lies in accusations that Stockholm provides refuge to members of Kurdish militant groups, viewed as terrorists by Ankara. Erdogan has also shared his concerns with NATO Secretary-General Jens Stoltenberg, insisting that Sweden must curb such protests to gain Turkey’s approval for its NATO membership bid. On the other side, after meeting with Erdogan, Stoltenberg optimistically expressed that a deal concerning Sweden’s NATO membership could be finalized before the forthcoming NATO summit in Vilnius next month. With Sweden’s bid for NATO membership hanging in the balance, the coming weeks will indeed unfold intense diplomatic negotiations. Erdogan’s hard stance on the issue may dictate these discussions’ direction, ultimately shaping Sweden’s NATO destiny. The post Sweden’s NATO quest faces Erdogan’s protest test appeared first on Caasimada Online.
  20. Waxaan u sharraxanahay xilka Guddoomiyaha Golaha Wakiilada JSL. In dhawaydba, waxa la isweydiinayey sababta loo dhaafin karo Harti iyo waxa ay ka sheegayso wada lahaanshiiyaha qarankan. Ka mucaarid ahaan, waxa nagu jirey Harti xildhibaankii aanu xilkaas kula guntannay ee Guddoomiyaha sidaa Alle kaga dhigay. Haddaba, maadaama aanay jirin cid kale oo beeshaas kasoo jeeda, isla markaana golahani yahay hay’adda qaran ee ugu saamayn badan ee mucaarid ku yeelan karo kaalin wax ku ool ah, intayada joogta cid ka mid ah uun baa kursigaa doonanaysa. Inta taa u aragta qaran dumis, ee aan marnaba isweydiin sababta xisbiyada qaranka oo dhan ay beel qudhi u hoggaamiso, arrinkoodu waa la jiifiyaana bannaan. Isku soo xooriyoo, inaan aniga iyo qayrkay toona ku qabsanno beeshaas ma aha mid aan jeclayn, waase mid aan huri la’nahay. Darifyada tabashooyinkooduna kuma idlaanayaan kursi iyo labo, ee waa mid u baahan tashi qaran (national dialogue). Source
  21. African venture capital talent network Dream VC has selected 54 fellows from 22 countries into the 2023 cohort of its flagship VC accelerator programme, which helps current and aspiring investors to break into the African venture space. Founded in 2021, Dream VC has trained more than 80 African and Africa-focused investment professionals in three successive cohorts, many of whom are currently leading and operating in different investment roles for leading African venture and tech firms. Its yearly remote venture capital fellowship programmes “Launch into VC” and “Investor Accelerator (IA)” provide the launchpads for aspiring and current investors to break into the African venture space, with an extensive curriculum, practical training and direct exposure to world-class investors. Dream VC has now announced the 54 participants in the latest IA programme, which is a comprehensive course for experienced professionals, existing investors, and senior operators who aspire to be future ecosystem builders in Africa. Alumni from the program have gone on to join firms collectively managing US$1.1 billion in assets under management, and hold important decision-making roles within VC and PE firms to help drive millions of dollars of investment into African startups. With a programme acceptance rate of 12 per cent, the application process to join the ranks of the community is highly competitive and discerning. This year’s cohort doubled in size to accommodate 54 fellows from 22 nationalities globally. It is the first cohort ever to have an East African majority, with Kenyans accounting for a strong 15 per cent of the cohort, while 43 per cent of the cohort identifies as female. Several fellows are hailing from ecosystems that are being represented in Dream VC for the first time, such as Botswana, Algeria, Somaliland, and Burundi. A full list of participants is available here. Qaran News
  22. Djibouti (HOL) - The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) heads of state have extended the tenure of Executive Secretary Workneh Gebeyehu for another four years. This decision was made during the 14th Ordinary Session of the IGAD Assembly of Heads of State and Government in Djibouti on June 12, 2023. Source: Hiiraan Online
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay taliyaha ciidamada Mareykanka u qaabilsan Qaaradda Afrika ee (AFRICOM), General Micheal Langley. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa labada dhinac ay uga wada-hadleen arrimo ku aadan ammaanka, gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale labada taliye ayaa kulankooda diirrada ku saaray xoojinta iskaashiga milatari ee ka dhexeeya dalalka Mareykanka iyo Soomaaliya, sida ay shaacisay warbaahinta qaranka. “Labada taliye ayaa ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka ka dhexeeya” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo ay daabacday warbaahinta dowladda Soomaaliya. Waxaa sidoo kale labada sarkaal ay iska xog wareysteen xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka, siiba guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Taliyaha AFRICOM, Micheal Langley oo madasha ka hadlay ayaa ballan qaaday in ay dhankooda sii ballaarin doonaan taageeridooda, si loo wiiqo awooda Al-Shabaab. Dhankiisa taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Odawaa Yuusuf Raage ayaa uga mahadceliyay dowladda Mareykanka, taageerada dhaqaale iyo mida milatari ee ay siiso Soomaaliya, wuxuuna Micheal Langley u xaqiijiyay inay ka go’an tahay in dalka laga xoreeyo Al-Shabaab. Mareykanka ayaa kamid ah dalalka sida weyn u taageero Soomaaliy, wuxuuna sidoo kale qayb ka yahay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, isaga oo dhanka duqeynta ka caawiya ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ee haatan la dagaalamaya kooxdaasi. Kulankan ayaa kusoo aadayo, xilli haatan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ay ka socdaan howlgallo culus oo ka dhank ah kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo guullo laga gaaray. Si kastaba, dagaalka oo haatan galaya wajigiisa labaad ayaa la filayaa inay kusoo biiraan dalalka dariska, sida Kenya, Jabuuti iyo Itoobiya oo laisku yiraahdo waddamada safka hore. The post Odawaa oo kulan la yeeshay taliyaha AFRICOM + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  24. MAREYKANKA Soomaali horleh ayaa qiratay ku lug lahaanshaha musuq-maasuqa barnaamijkii nafaqeynta carruurta. “Sida ku cad qirashada eedaysanaha iyo dukumentiyada maxkamadda, Cabdulqaadir Cawaale, oo 50-jir ah, ayaa qirtay in laga billaabo Abriil 2020 ilaa 2022, uu si bareer ah uga qaybqaatay qorshe been abuur ah isaga oo adeegsanaya ganacsigiisa uu qeybiyay in ka badan 3.6 milyan oo cunto ah goobo kala duwan oo ku yaalla Minnesota, taasoo dhan $11.8 milyan oo doollar oo been abuur ah.”ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay xafiiska xeer-ilaalinta Mareykan ee gobolka Minnesota. Toddobaadkii hore, Maxamed Cali Xuseen iyo Luul Bashiir Cali oo ah lammaane deggan magaalada Faribault ayaa qirtey doorkii ay ku lahaayeen mashruucan oo ay Dawladda Mareykanku sheegtay in lagu lunsaday $250 milyan intii lagu jiray xaaladdii COVID-19. Qaran News