Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said it has wrapped up a two-week training of 55 Somali traffic police officers to enhance their capacity to manage traffic flow and ensure safety on public roads. Source: Hiiraan Online
  2. President William Ruto has dismissed critics claiming the decision to reopen Kenya-Somalia border has resulted in a surge in al-Shabaab attacks. Source: Hiiraan Online
  3. Moscow (Caasimada Online) – Madaxa kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner ayaa ka tegi doona Ruushka, mana wajihi doono wax dacwado ah kadib markii uu baajiyey duullaankii ciidankiisa ee Moscow, waxaa sidaas sheegay Kremlin-ka. Khilaafka madaxa Wagner Yevgeny Prigozhin iyo hoggaanka militariga Ruushka ayaa rabshad isku beddelay Sabtidii, ayada oo ciidamadiisa ay qabsadeen xarun militari oo ku taalla koonfurta Ruushka, kadibna u dhaqaaqeen dhinaca waqooyi ee caasimadda. Hase yeeshee, waxaa xalay lagu dhowaaqay heshiis, ayada oo Kremlin-ka uu sheegay in Yevgeny Prigozhin uu tegi doono dalka Belarus, halka Ruushka aysan maxkamadeyn doonin isaga iyo ciidankiisa. Kahor warka kasoo baxay Kremlin-ka, Prigozhin ayaa si lama filaan ah ugu dhowaaqay in ciidamadiisa ay diba uga laaban doonaan Moscow, oo ay ku noqon doonaan xerooyinkooda, si looga fogaado dhiig ku daata caasimadda Ruushka. Prigozhin ayaa sheegay inuu dareesan yahay muhiimadda xilligan, islamarkaana aanu dooneyn “inuu daadiyo dhiigga Ruushka.” “Waxay doonayeen inay kala diraan shirkadda militari ee Wagner. Waxaan 23-kii June billownay socodka cadaaladda ee aan ku tageyno Moscow. 24 saac gudahood, waxaan 200 km u jirsanay Moscow, innaga oo aan xitaa ridin hal xabbad,” ayuu Prigozhin ku yiri farriin cod ah. “Hadda waxaa timid daqiiqaddii dhiiggu daadan lahaa. Innaga oo fahansan … in dhiigga Ruushka uu daadan karo, waxaan go’aansannay inaan dib ugu laabanno xerooyinkeena.” Saacadihii hore ee Axadda maanta ah, Wagner ayaa billowday inay ciidamadeeda kala baxdo magaalada Rostov, halkaasi oo ay Sabtidiii qabsatay xarumo militari. Hase yeeshee kahor inta aanay bixin, dadka deegaanka ayaa ku qaylinayey “Wagner! Wagner!” ayaga oo ku sugan dibedda xarumaha ay qabsadeen. Mas’uuliyiinta gobolka Koonfurta Ruushka ee Lipetsk ayaa billaabay inay qaadaan xayiraadaha ay soo rogeen kadib markii Wagner, oo horey gobolka usoo galay, ay ku dhowaaqeen dib u gurasho. Hoggaamiyaha Belarus Alexander Lukashenko ayaa sheegay inuu xabad-joojin kala xaajooday Prigozhin, taasi oo Moscow ay uga mahad-celisay. Afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa goor dambe weriyayaasha u sheegay “Kiis dambiyeed ka dhan ahaa Prigozhin waa laga laaban doonaa. Isagana wuxuu aadi doonaa Belarus.” Peskov wuxuu sheegay in xubnaha Wagner ee ka qeyb qaatay waxa ay mas’uuliyiinta ugu yeereen “kacdoon hubeysan” aan la maxkamadeyn doonin. “Ka fogaanshaha dhiig daata, dagaal maxalli ah, iyo isku dhacyo aan natiijadooda la saadaalin karin, ayaa ahaa hadafka ugu weyn,” ayuu yiri Peskov. The post Qodobada heshiiska Putin iyo hoggaamiyaha Wagner appeared first on Caasimada Online.
  4. 46 sanno noloshayda ayaan Makkah Al Mukarramaha ku sugnaa. Waxaan si kalsooni leh idiinku sheegi karaa, cid kasta oo is tidhaahda ka macaash martida Ilaahay ee xajka iyo cimrada Makkah u yimaada, in ciribtoodu meel xun ku dambayso, cudurro xun sida dhiig kar, sonkor, iyo kansar. Ma jiro dalka Sucuudiga ogaantayda hal qof oo maal qabeen la sheego oo xujey lacag ka sameeyey. Xaaji neefkii iyo dalaggii yaraa afrika iyo aasiya gurteeda soo gaday si uu xajka u guto, lacagtiisu wexey u goyseyna adeeg aan la siin, ee la is yiraahdo ka macaash, lacagtiisu waa sun. Qaylo ayaa ka yeereysa xujeyda Soomaalida ee Makkah iyo Madiina gaadhey. Ma joogo anigu mana xaqiijin karo, laakiin waa in baaritaan lagu sameeyo ka madax bannaan, wasaaradda iyo shirkadaha adeegga. Lacagta xaajiga laga qaado waa la yaqaan wexey goyso, iyo meeshey dejin karto. Waxa qoray: Sh.Maxamed Idris Qaran News
  5. Khudbadda Ciidda Carafa ee Xaramka laga jeedin doono, waxaa lagu Tarjumi doonaa 20 Luuqadoood, sida ay Sheegeen Maamulka xaramka Barakaysan. Luuqadaha lagu tarjumi doona waxaa ka mid ah:- 1. English 2. French 3. Malay 4. Urdu 5. Persian/ Farsi 6. Chinese 7. Turkish 8. Russian 9. Hausa 10. Bengali 11. Swedish 12. Spanish 13. Swahili 14. Amharic 15. Italian 16. Portuguese 17. Bosnian 18. Malayalam 19. Filipino 20. German. Qaran News
  6. Heart and vessel diseases are the leading causes of death worldwide. According to Associate Professor Eyüp Murat ÖKTEN, a cardiovascular surgery expert at Acıbadem Altunizade Hospital, these diseases can be categorized into two groups: heart diseases and vein diseases. Source: Hiiraan Online
  7. Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 32 ee 24-ka Juun, 2023, kuna saabsan magacaabid Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland iyo Agaasimayaal Guud. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Baahida loo qabo dar-dar gelinta Hay’adaha kala duwan ee Dowladda Puntland Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo. Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa Maxamed Cabdullaahi Ismaaciil loo magacaabay Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland 2. Waxaa Axmed Jaamac Jawle loo magacabaay Agaasimah Guud ee Wasaaradda Maaliyadda. 3. Waxaa Cabdulqaadir Axmed Xaashi loo magacaabay Agaasime Ku-xeenka Guud ee Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda. 4. Waxaa Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal loo magacaabay Agaasime Ku-xeenka Guud ee Maamulka ee Wasaaradda Maaliyadda. 5. Waxaa Yuusuf Maxamed Faarax (Geesa Wayne) loo magacaabay Agaasime Ku-xeenka Guud ee Bankiga Dowlada Puntland. 6. Waxaa Maxamed Cali Faarax (Faramyeeri) loo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland. 7. Waxaa Eng. Cabdulqaadir Cabdidaahir Maxamed loo Magacabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland. 8. Waxaa Maxamuud Xassan Maxamed (Cawil Mataan) loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga iyo DDr-ta Dowladda Puntland. 9. Waxaa Sharmaarke Yaasiin Cali loo Magacabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda. 10. Waxaa Xasan Maxamed Ciise (Goodir) loo Magacabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha. 11. Waxaa Shaafici Maxamed Ismaciil loo Magacabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka Daaqa iyo Isbedelka Cimaladda. 12. Waxaa Cabdixakiin Maxamed Cismaan loo Magacabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka. 13. Waxaa Cabdifitaax Salaad Aadan loo Magacabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maamulwanaaga Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay. DHAMMAAD The post Madaxweyne Deni oo magacaabay Xisaabiyaha Guud ee Dowladda iyo Agaasimayaal Guud appeared first on Puntland Post.
  8. Qaanqaan (bidix), Jeer, Qarjab iyo Baaruud Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilkii qaaday guddoomiyihii gobolka Nugaal Cawil Mataan iyo ku-xigeenadiisii, wuxuuna magacaabay mas’uuliyiin cusub. Madaxweyne Deni ayaa taliyihii hore ee qaybta Booliska gobolka Nugaal Cabraxmaan Xaaji Abshir (Qaanqaan) u magacaabay guddoomiyaha gobolka Nugaal, halka guddoomiye ku-xigeenka 1-aad uu u magacaabay Mukhtaar Faarax Jeer, sidoo kale Cabdiraxmaan Ciise Maxamed (Bariir) ayuu u magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad. Dhanka kale Madaxweyne Deni ayaa wasiirkii hore ee amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab u magacaabay la-taliyaha madaxweynaha ee arrimaha gudaha iyo amniga, halka uu wariyihii hore ee BBC-da Qaalib Xasan Maxamuud Baaruud u magacaabay la-taliyaha madaxweynaha ee arrimaha saxaafada iyo wacyigelinta. Hooska akhriso wareegtooyinka Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 31 ee 24-ka Juun, 2023, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo ku-xigeenadiisa Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Baahida loo qabo dar-dar gelinta Maamul ee Gobolka Nugaal Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo. Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa Cabdiraxamaan Abshir Faarax loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal 2. Waxaa Mukhtaar Faarax Jeer loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka 1-AAD Gobolka Nugaal 3. Waxaa Cabdiraxmaan Ciise Maxamed (Bariir) loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka 2-AAD Gobolka Nugaal 4. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay. Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 36, Lr . 37 ee 24-ka Juun, 2023, kuna saabsan magacaabid La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Gudaha iyo Amniga iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Saxaafada iyo wacygelinta. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo. Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa Cabdi Xirsi Cali Qarjab loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Gudaha iyo Amniga. 2. Waxaa Qaalib Xasan Maxamuud Baaruud loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Saxaafada iyo Wacyigelinta 3. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay. DHAMMAAD PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo sameeyay magacaabis appeared first on Puntland Post.
  9. Norwegian brought home from Somaliland The Norwegian citizen Sayd Jurde Hayd, who was sentenced to death in Somaliland, was released from prison at the weekend and is now back in Norway. – We have worked for 3 years to get Hayd released. In these years, he has been told several times that the death sentence against him should be carried out, say his lawyers John Christian Elden and Farid Bouras at Elden Advokatfirma. The Elden law firm writes that after intense negotiations with local authorities and clans, as well as consular assistance from the Ministry of Foreign Affairs, Hayd was released just before the weekend. In April 2020, Hayd was arrested and accused by the police in the breakaway Republic of Somaliland’s capital, Hargeisa, of murder. He denies the charges. NRK Qaran News
  10. Axmed Naxar Siciid Aw-nuur Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 38 ee 24-ka Juun, 2023, kuna saabsan magacaabid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Baahida loo qabo dar-dar gelinta Hay’adaha kala duwan ee Dowladda Puntland Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo. Wuxuu xeeriyey: Waxaa Axmed Naxar Siciid Aw-nuur loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay. DHAMMAAD The post Agaasime cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland appeared first on Puntland Post.
  11. Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 33 ee 24-ka Juune 2023, kuna saabsan magacaabid iyo Isku bedel Taliyayaasha Qaybaha Boliiska ee Goboladda Nugaal, Karkaar, Gardafuu iyo Sanaag. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Aqoondooda, kartidooda iyo waayo aragnimadooda Ciidanimo. Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa G/Sare Maxamed Cali Axmed loo magacaabay Taliyaha Qaybta Boliiska ee Gobolka Nugaal. 2. Waxaa G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Taliyihii hore Qaybta Boliiska Gobolka Nugaal loo bedelay Taliyaha Qabta Boliiska Gobolka Karkaar. 3. Waxaa G/Sare Aadan Axmed Cali loo magacaabay Taliyaha Qaybta Boliiska ee Gobolka Sanaag. 4. Waxaa G/Sare Fu’aad Maxamud Xuseen loo magacaabay Taliyaha Qaybta Boliiska ee Gobolka Gardafuu. 5. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay. DHAMMAAD The post Magacaabid iyo isku bedel lagu sameeyay taliyayaasha qaybaha Booliska Puntland appeared first on Puntland Post.
  12. Moscow (Caasimada Online) – In a dramatic turn of events, Russian mercenaries previously advancing towards Moscow have agreed to halt, according to their leader. This development signals a de-escalation of a threat that posed a significant challenge to President Vladimir Putin’s authority. Yevgeny Prigozhin, the former Putin ally and head of the Wagner private army, said on Saturday that the fighters were a mere 200 km from the capital when they chose to stop. “Now the moment has come when blood could be spilled,” Prigozhin noted in an audio message. “Understanding that Russian blood will be spilled on one side, we are turning our columns around and going back to field camps as planned.” Before traversing the country rapidly, the mercenaries had seized Rostov, hundreds of miles south. Prigozhin stated that the halt was orchestrated to avert bloodshed, citing their desire not to spill the blood of their fighters as the key motivation. Belarus-brokered deal According to his office, the agreement to halt Wagner’s advancement across Russia was mediated by Belarusian President Alexander Lukashenko. This action was taken in return for the assurance of safety for the mercenaries. At the time of reporting, there was no official statement from Putin’s office regarding the agreement. Earlier, Prigozhin had indicated that his “march for justice” aimed to eliminate corrupt and inept Russian commanders he blames for mishandling the war in Ukraine. During a televised address from the Kremlin, Putin declared that Russia’s existence was at stake, vowing retribution for those who orchestrated the armed insurrection. Ukrainian President Volodymyr Zelenskiy pointed to the Wagner revolt as a symptom of disarray in Russia. “Today, the world can see that the masters of Russia control nothing—simply complete chaos. An absence of any predictability,” Zelenskiy said. In a show of international concern, U.S. President Joe Biden engaged in talks with the leaders of France, Germany, and Britain. In addition, U.S. Secretary of State Antony Blinken spoke with G7 nations, while the top U.S. military officer, Army General Mark Milley, canceled a trip to the Middle East due to the situation in Russia. The Rostov takeover The Wagner fighters had also managed to take control of Rostov, the city serving as the primary logistical hub for Russia’s invasion force in Ukraine, without firing a single shot. Videos from Rostov show locals filming the mercenaries in armored vehicles and battle tanks as they assumed positions in the city. The situation was tense, with locals asking the fighters if a civil war was on the horizon. “No, everything will be fine,” a mercenary responded. The area surrounding Rostov, a critical oil, gas, and grains hub, was under control. Britain’s defense ministry states that the insurrection poses “the most significant challenge to the Russian state in recent times.” This upheaval threatens to leave Russia’s invasion force in Ukraine in chaos, precisely as Kyiv is launching its most robust counteroffensive since the war began last year. The post Mutinous Russian mercenaries halt onslaught on Moscow appeared first on Caasimada Online.
  13. Moscow (Caasimada Online) – Hogaamiyaha kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner, Yevgeny Prigozhin ayaa goordhow ku dhowaaqay inay joojiyeen duulaankii ay ugu socdeen magaalada caasimadda u ah dalka Rushka ee Moscow, si uusan dhiig badan u daadan. Madaxweynaha dalka Belarus Alexander Lukashenko oo deg deg xiisadaan u soo faro-geliyey ayaa taleefoonka kula hadlay hoggaamiyaha kooxda Wagner Yevgeny Prigozhi. Wadahadal dheer oo dhex-maray hoggaamiyaha ciidankaas calooshood u shaqeystayaasha ah iyo Madaxweynaha dalka Belarus ayaa lagu go’aamiyey in lagu dhawaaqo xabad joojin. Madaxa kooxda Wagner Group Yevgeny Prigozhin ayaa Al-Jazeera u sheegay in uu amar ku siiyay ciidamadiisa oo ku sii siqaya magaalada Moscow inay dib ugu laabtaan xeryahooda, si dhiig badan uusan u daadan. “Waxay doonayeen inay kala diraan shirkadda militari ee Wagner. Waxaan 23-kii June billownay socodka cadaaladda ee aan ku tageyno Moscow. 24 saac gudahood, waxaan 200 km u jirsanay Moscow, innaga oo aan xitaa ridin hal xabbad,” ayuu Prigozhin ku yiri farriin cod ah. “Hadda waxaa timid daqiiqaddii dhiiggu daadan lahaa. Innaga oo fahansan … in dhiigga Ruushka uu daadan karo, waxaan go’aansannay inaan dib ugu laabanno xerooyinkeena.” Kooxda Wagner ayaa billowday inay dib ciidankeeda iyo qalabkeeda ugala baxdo magaalada Rostov ee ku taalla xuduudda Ukraine kadib amarka kasoo baxay hoggaamiyahooda Yevgeny Prigozhin ee ahaa in la hakiyo ku siqitaanka Moscow. Weriye ka tirsan AFP, oo goobta ku sugan, ayaa sheegay inuu arkay taankiyo iyo dhowr baabuurta xamuulka ah oo sida dagaal-yahanno oo ka tegaya xarunta ciidamada oo kooxda ay horey u qabsatay. Dhinaca kale, mas’uuliyiinta gobolka Koonfurta Ruushka ee Lipetsk ayaa billaabay inay qaadaan xayiraadaha ay soo rogeen kadib markii Wagner, oo horey gobolka usoo galay, ay ku dhowaaqeen dib u gurasho. Dadka siyaasadda fallanqeeya ayaa rumeysan in heshiis culus oo qarsoodi ah uu dhacay, sababtoo ah go’aanka uu Prigozhin dib ugu celiyey “waa mid halis xooggan gelin karta naftiisa,” islamarkaana ka lumineysa fursadda uu haystay. Xafiiska madaxweyne Alexander Lukashenko ayaa sheegay in si ay dib ugu laabtaan loo dammaanad qaaday kooxda Wagner amnigooda. Weli ma jiro war kasoo baxay Putin oo ku saabsan heshiiska. Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, oo xiisadaan ka hadlay ka hor heshiiska la shaaciyey, ayaa sheegay in qorshaha kooxda Wagner uu yahay khiyaano qaran, isagoo ku goodiyey inuu tallaabo cad ka qaadi doono kooxdaas. Putin oo wajahaya loolankii ugu adkaa ee la geliyo xukunkiisa 23 sano jirka ah, ayaa wacad ku maray inuu burburin doono kacdoonka Wagner, oo uu la meel dhigay dagaalkii sokeeye ee qarni kahor ka dhaay Ruushka. Putin ayaa sheegay in jiritaanka Ruushka uu hadda halis ku jiro. Prigozhin ayaa ku eedeeyay hoggaanka sare ee militariga Ruushka in uu amray weerar gantaal ah oo lagu qaaday xerooyinka ciidamada Wagner ee Ukraine, islamarkaana halkaas ciidankiisa looga dilay dagaalyahano badan. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in “Daciifnimada Ruushka ay caddahay,” isagoo rajeynaya in Moscow ay ku adkaan doonto inay sii haysato ciidan calooshood u shaqeystayaal ah, inta ay sii wado fowdada uu Ruushku ka abuuray Ukraine. The post Hoggaamiyaha Wagner oo go’aan lama filaan ah ku dhowaaqay iyo xiisadda oo weji kale yeelatay appeared first on Caasimada Online.
  14. Mogadishu – Somalia is reeling from a series of climate disasters that have sparked severe and lasting humanitarian emergencies. Droughts, famines and floods have battered the country, drawing the attention and intervention of the Somali government and international entities such as the United Nations. Source: Hiiraan Online
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa aad u dhaliilay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo sheegay in waligiis uusan arkin dowlad ka liidata. Xaaf oo hadalkaan ka sheegay munaasabad ay ku caleema-saarayeen Suldaanka beeshiisa, ayaa sheegay in dowladda uu dhaliilayo, balse uusan mucaarad ku aheyn. “Dowladdan mid ka liidata dalkaan iyo dadkan sooma marin, waxaan soo joogay waayo badan, welina ma arkin tanoo kale bal aan faataxada u marno in ilaahey toosiyo,” ayuu yiri Xaaf. Wuxuu dalbaday in farriintaan laga gaarsiiyo madaxda ugu sareysa dowladda federaalka, maadaama sida uu sheegay waayahaan uusan arkin. “Sanadkaan waa la liitaa, dowladnimadii xitaa dhib badan ayaa ka jira, horta bal dowladaan aan faataxada u marno, dowladaan federaalka iyo dowlad goboleedyadaba dadkii waa ku dhex dhinteen, Soomaali maanta ayey ugu liidataa wax badanaan soo joogaye,” ayuu yiri madaxweyne hore Xaaf. Wuxuu intaas ku sii daray, “Anigu waayahaan ma arko dowladda waaweyn ee cidii aragta ha iiga war geyso, war sidaan hala isku dhaamo xaalku ma fiicnee.” Xaaf ayaa sheegay in dhibka ugu weyn uu maanta ka jiro nidaamka federaalka, maadaama uu maamul kasta awood is bidayo oo gobol-gobol loo sii laabanayo. “Sidaan waxaaba ka roon in dowlad goboleedyada kaliya la ahaado oo federaalka meesha laga saaro, hadii gobol kasta uu rabo in kaligiis uu is xukumo, is-maamul goboleed hala wada noqdo, xaalku ma fiicnee towfiiqda Allaha na waafajiyo, madaxdana Allaha noo toosiyo,” ayuu hadal jeedintaan ku yiri Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Xaaf. Ugu dambeyntii Xaaf ayaa sheegay in mucaarad uusan aheyn, waligiisna uusan mucaarad noqon, balse hadalkaani uu kala jeedo dhaliil iyo wax toosin, “Meel aan ka hadlo ayaan waayey kaligeyna shir jaraa’id ma qabanayo, marka maanta ayaan halkaan kaga faa’iideystay inaan gudbiyo farriintaan,” ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyey Axmed Ducaale Geelle Xaaf. The post Xaaf oo dowladda Xasan Sheekh ku tilmaamay tii ugu liidatay abid, farriina u diray appeared first on Caasimada Online.
  16. Green Card Voices has found its niche selling books largely to schools and libraries. Source: Hiiraan Online
  17. A bold wave of sentiment is cresting in the Hiiraan Region. The quest for state independence from the Hirshabelle State is no longer an undercurrent. Advocates argue with conviction that regional autonomy is not only justifiable, but it's also an existential imperative. Source: Hiiraan Online
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyihii ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in sababta xilka looga qaaday ay salka ku heyso xiisadda maamul ee ka taagan gobolka Gedo. Jeneraal Bixii oo maanta khubad ka jeediyey xafladii uu xilka ku wareejiyey ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladaha dalka. Wuxuu su’aalay sababta xilka looga qaaday Taliyihii isaga ka sareeyey ee Jeneraal Odawaa, maadaama isaga xilka qaadistiisu ay salka ku heyso qadiyadda maamul ee ka taagan gobolka Gedo. “Arrin yar oo kaftan ah, laakiin kaftan ka xoog badan ayaan idin su’aalayaa, aniga waxaa xilka la iiga qaaday qadiyadda ka taagan Gedo, balse Jeneraal Odawaa maxaa xilka looga qaaday?” ayuu yiri Jeneraal Biixi oo aan sii faahfaahin sababta ay xil ka qaadistiisu salka ugu heyso xiisadda Gedo. Jeneraal Biixi ayaa intaas ku sii daray inuu aaminsan yahay in xil ka qaadistu ay sunno u tahay dowladnimada, “Odawaa sababta xilka looga qaaday waa sunada dowladnimada, laakiin aniga waa qadiyadda Gedo,” ayuu martidii xafladaas kula kaftamay Jeneraal Biixi. Jananka ayaa farriin u diray dadka reer Gedo, wuxuuna kula dardaarmay inay ka shaqeeyaan midnimada dadka Soomaaliyeed. “Maadaama aan Gedo soo hadal qaaday, waxaan leeyahay reer Gedo ka shaqeeya midnimada, qqdiyadda qof malahan ee gobolka dadka degan oo dhan ayaa iska leh,” ayuu arrinta Gedo ka yiri Jeneraal Biixi. Sarkaalkaan oo saaxiib dhow la ahaa Madaxweynihii hore Farmaajo isku heybna ay ahaayeen ayaa ka mid ahaa saraakiishii gobolka Gedo u horseeday kala qoqobkaan iyo khilaafka maamul ee soo jiray 3-dii sano ee lasoo dhaafay. In kastoo ay kaga awood badnaayeen saraakiil kale oo NISA ka tirsanaa, hadana Biixi wuxuu Gedo ka dejiyey ciidan ka tirsan Gor Gor, kuwaas oo Gedo ka wiiqay awoodii maamulka Jubbaland, sidoo kale wuxuu ka mid ahaa saraakiishii la dhacsaneyd in Farmaajo muddo kororsi sameysto. Hoos ka daawo The post Daawo: Jeneraal Biixi oo fagaare ka sheegay sababtii xilka looga qaaday appeared first on Caasimada Online.
  19. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah furay ololaha bilic soo celinta iyo Nadaafada Caasimadda kaas oo ay si wadajir ah ugu qeyb galeen maamulka Gobolka Banaadir, Howl wadeenada Dowladda Hoose ee Xamar, Shirkadda Nadafada ifi iyo Maamulada Degmooyinka. Daahfurkan ololahan waxaa goob Joog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir, maamulada degmooyinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo howlahani nadaafadeed uu qeyb ka yahay u diyaar garowga Munaasabadaha isasaaran ee Maalmaha Xorriyadda iyo Ciidul Adxa. Source: goobjoog.com
  20. On Monday 26 June 2023, Somaliland is commemorating its 63rd anniversary of independence Five weeks ago on 18th May 2023, the nation of Somaliland happily celebrated the 32nd anniversary of re-asserting its independence which marked the end of the Greater Somalia Dream. This week on June 26, Somaliland is commemorating its 63rd anniversary of Independence which marked the end of the British protectorate making it the 15th African nation to gain independence. Does Somaliland have two independence days? The reason why I raised this question many times is because I have heard people debating this issue. The celebration of 18th May (regaining sovereignty day) and the celebration of 26 June (Independence Day) are both national days. Both days have been commemorating by the people of Somaliland and they are days that we have the opportunity for all of us to come together to reflect on the history and struggle that we have gone through as a nation. The commemoration of the two events has historical links that shaped what Somaliland stands for today: justice, peace, democracy and freedom. To share and educate our young people on the value of national days like 26th June and 18th May offers an opportunity for them to become good citizens. 26th June is Somaliland’s national day, not Somalia’s as they claim. Understanding the historical significance of these days is a precious opportunity for our people to share the sacrifices made by our forefathers to achieve the freedom we have today. Details related to the history of the occasions of these two days can be found in articles and notes written by Somaliland historians. What are the historical things to remember on 26th June 1960? As we celebrate the occasion of June 26 this week, I would like to share with you what we should remember: the 26th of June has a special history and it is a highly valued day. Somaliland historians have written a lot about the memory of the day. 26th June is a day to remember the journey to end the British protectorate. It is also a day that reminds us of the historical traces of Somaliland’s independence. It is a day when patriotic songs and poems were composed. Most of the independence songs, poems became popular and touched the feelings and emotions of the Somaliland people. It is a historical day to remember the farewell when they said goodbye to the last British Governor Sir Douglas Hall and his wife to travel to the UK. It is a day to remember The Queen Elizabeth’s message delivered by the Mr.T.E Bromley, on the occasion of Somaliland’s independence. The content of the message was as follows “I, my Government and my people in the United Kingdom, wish you well on this day of independence. The connection between our people goes back some 130 years and the British administration of the protectorate for 60 years. I look forward to a continuing and enduring friendship between our two countries”. This was not the only congratulatory message received by Somaliland Government, there were other messages of greetings and congratulations that Somaliland received from other foreign leaders with regard to Independence Day 26 June 1960. It is a day to remember Somaliland having its own Government (Somaliland cabinet), Constitution drafted in early 1960 and political parties like SNL, NUF and USP. Somaliland received international recognition from 35 countries that included China, Egypt, Ethiopia, France, Ghana, Israel, Libya and the Soviet Union. Unforgettable facts about Somaliland’s independence include an article published in The Daily Herald newspaper on Wednesday, June 1960, which is three days after Somaliland gained its independence. The content of the text was written as follows “Three days ago, it gained its independence; on Friday, it gives it up again”. This day also reminds us of the breeze of freedom and what we have enjoyed for five days until we handed over our independence to Italian Somalia in search of the failed dream of a greater Somalia. This idea of Greater Somalia was a view to unite all Somali ethnic groups living in the countries of Somaliland, Somalia, Djibouti, Ethiopia and Kenya. Although we commemorate positive achievements related to gaining independence 63 years ago, we also remember the loss we suffered for relinquishing our independence in pursuit of the Greater Somalia dream. Somaliland has learned its lesson and is here to protect its independence, never to make the same mistake it made on 1st July 1960. On this occasion, 26 June as a nation we need to remember the struggle and movements we went through to get the freedom we have today. For example, we can mention the movements and struggles of our history: Sayid Mohamed Abdulla Hassan who led the Darawish fighters, SNS, SNL, USP and NUF. With this common history, we need to end the conflict in the Sool region through negotiation and understanding. We need to work together to keep the unity of the Somaliland nation and live together in peace and stability. Finally, we are commemorating the 63rd anniversary of Somaliland’s independence while unfortunately; the conflict in the Sool region (Lasanod) is still ongoing. This conflict has an impact on the lives of the people, especially the stability and the lives of Sool civilians. Taking into account tough challenges ahead e.g. Sool conflict, elections, and other issues, it is hoped that all Somaliland stakeholders in general, will work together to strengthen the unity of the Somaliland people. Happy Independence Day, Somaliland Abdirahman Abdillahi Jibril (Awliyo) jabdi35@yahoo.com Qaran News
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow oo ah La-taliyaha Arrimaha Dastuurka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo jeediyay talo ku aadan sidii looga bixi lahaa nidaamlka 4.5 oo 25-kii sano ee la soo dhaafay qal-qal galiyay Ummadda Soomaaliyeed. Baadiyow ayaa sheegay in muhiim ay tahay in Soomaaliya laga hirgeliyaa nidaamka ku haboon ee doorasho qof iyo cod ah (1Q1C). “Waa inuu noqdaa mid heshiis lagu yahay oo daahfuran. Haddii la isku dayo in la sameeyo dimoqaraadiyad muqaal been ah leh, natiijadeedu waa fashil iyo cawaaqib xumo. Casharkaas waa kii 1969 iyo 1991,” ayuu yiri Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow. Sidoo kale wuxuu intaas ku daray in boob doorasho horay loo soo arkay, islamarkaana laga dhaxlay burbur iyo dagaal sokeeye. “1/2/1969 waxaa la boobay doorashadii, waxaa loo bixiyay “Vote-khasaare”. Waxaa ka dhashay dilkii madaxweyne Cabdirashid iyo inqilaabkii ciidanka. Markii la caburiyay dimoqaraadiyadda oo doorasho hal xisbi ah la sameeyay, dalka waxaa ka dhacay dagaal sokeeye, qarankii waa la dumiyay 1991,” ayuu mar kale yiri Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow. Sidoo kale waxa uu sheegay in Dimoqaraadiyad been ah oo boob ku dhisan iyo caburinta dimoqaraadiyadda, ay isticmaaleen madaxdii markaas dalka ka talinaysay. Waxaan xasuusinayaa madaxda maanta inay casharkaas si fiican uga faa’idaystaan oo aynaan noqon ma gudbayaal. Xalku waa doorasho qof iyo cod ah oo sax loo maamulo! Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow oo ah La-taliyaha Arrimaha Dastuurka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mid ah qabiirada Soomaaliya xiligaan jooga, waxa uuna marar badan ku baaqay in laga gudbo oo la daaweeyo Kansarka Soomaaliya ku dhacay oo ah qabyaalad iyo waxa loogu yeero 4.5 oo uu sheegay in ay ku adeegtaan siyaasiyiinta xiligaan joogta dalka. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, ayada oo haatan Golaha Wadatashiga Qaranka uu soo saaray heshiis siyaasadeed oo lagu go’aamiyay doorasho qof iyo cod ah oo ay dadweynaha Soomaaliyeed ku soo dooranayaan wakiiladooda, taas oo dood xoogan ay ka keeneen inta badan xubnaha mucaaradka. The post La-taliyaha madaxweyne Xasan Sheekh oo soo jeediyey nooc doorasho oo cusub appeared first on Caasimada Online.
  22. Somaliland ayaa ciidamadii ugu badnaa soo dhoobtay jiidda Gobolka Sool si ay duullaan ballaaran ugu qaado Laascaanood islamarkaana dib ugu qabsato. Ciidamadii ugu badnaa ee Puntland ayaa dhinaca kale ku sugan duleedka waqooyi ee Garoowe kadib markii halkaas loo keenay xiisaddii dhawaan ka dhacday caasimadda. Madaxweyne Deni ayaa hore marar kala duwan warbaahinta uga hanjabay Somaliland kuna dhawaaqay in aysan Puntland qarsan doonin difaaca Gobolka Sool. Hanjabaadda madaxweynaha Puntland oo aan weli ficilkeeda la hayn ayaa dhiillo xooggan gelisay Taliska Muuse Biixi oo dhankiisa laba-jibbaaray abaabulka ciidan ee ku jihaysan Laascaanood. Ciidamada Somaliland ayaa sidoo kale maanta duqaymihii ba’naa ku garaacay Laascaanood gaar ahaanna xarumaha danta-guud iyo goobaha cibaadada. Abaabulka iyo dhaq dhaqaaqyada ciidan ee Somaliland ayaa marba marka ka danbaysa sii kordhaya waxaase heegan sare ugu jira cutubyada difaaca shacabka ee SSC-Khaatumo. PUNTLAND POST The post Maxaa ka soo kordhay xiisadda dagaalka Laascaanood? appeared first on Puntland Post.