Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. A businessman is being investigated in connection with two illegal shipments of military equipment and explosives seized at Mogadishu port last month. Source: Hiiraan Online
  2. Mogadishu (HOL) - Two years after the abduction and unresolved murder of Ikran Tahlil, a National Intelligence and Security Agency (NISA) agent, her family remains enveloped in grief and yearns for closure. Qali Guhad, Tahlil's outspoken mother, expressed her frustration in an interview on Sunday, stating that the Somali government has failed to bring justice for her daughter. Source: Hiiraan Online
  3. JOHANNESBURG, South Africa, June 27, 2023/ — Verdant Capital (www.Verdant-Cap.com) is pleased to announce that its Verdant Capital Hybrid Fund (the “Fund”) has completed a USD 9 million investment, structured as a holding company loan in LOLC Africa Singapore Limited (Pvt) Ltd (“LOLC Africa”), which will be invested in the lending subsidiaries in Zambia, Egypt, Kenya, Tanzania, Nigeria, Malawi, Zimbabwe, Ghana, and the Democratic Republic of Congo. LOLC, which was founded in 1980 in Sri Lanka, entered the African continent in 2018. Verdant Capital Hybrid Fund is the first external investor in the Africa operation, testament to the firm’s catalytic mission. The investment will help expand LOLC Africa’s footprint of micro, small and medium enterprises (MSMEs) financing in Africa. In addition, LOLC Africa is expected to benefit from initiatives supported by the Fund’s technical assistance facility. LOLC is one of the best performing global microfinance groups, and the investment is in-line with the Fund’s strategy of picking the top performer of each theme or category. Its business model is targeting the “bottom of the pyramid”, including increasing access to MSME financing and customer deposits, thereby driving LOLC’s financial inclusion goal. The Fund’s investment will provide LOLC Africa with more funding to support and expand the lending activities of its existing subsidiaries in Africa, which are mainly targeted at micro, small and medium sized enterprises (MSMEs). In addition, the investment will strengthen the capital bases of the existing and potentially new subsidiaries in Africa. LOLC’s expansion of the MSME lending model is not only about pursuing its commercial ambition but doing so in a sustainable and socially responsible manner to deliver tangible benefits to those communities at the bottom- of-the-pyramid, who are often underserved by formal financial institutions including commercial banks, thereby promoting financial inclusion, job creation, income generation, and economic growth. The investment represents a diversified exposure to different markets in Africa following LOLC’s entry into Africa and as they scale their African business. The Fund’s investment is yielding a return aligned with the Fund’s return target. Verdant Capital Hybrid Fund is investing in inclusive financial institutions on a pan-African basis, with a focus on digitally enabled financial institutions providing services to micro, small and medium-sized enterprises. The Fund is investing in hybrid capital instruments including subordinated debt, mezzanine instruments, preference shares and stapled investment structures. The Fund has a size of USD 36 million as at First Close in December 2021 (target of USD 100 million at Final Close in 2024). Suits & Advisors (“S&A”) acted as an advisor to LOLC on this transaction. Qaran News
  4. Muqaalka Laba milyan oo kala midaba,kala muqaala oo ka kala yimi daafaha Dunida oo istaagey Carafa. Qaran News
  5. CNN has exclusively obtained the audio recording of the 2021 meeting in Bedminster, New Jersey, where President Donald Trump discusses holding secret documents he did not declassify. Source: Hiiraan Online
  6. Moscow (Caasimada Online) – Hay’adda amniga Ruushka ee FSB ayaa maanta ku dhowaaqday inay laashay dacwad ka dhan aheyd dagaal-yahanada kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner ee ku eedeysan inay sameysay gadood hubeysan oo ay xukunka uga tuureyso hoggaanka militari ee dalka. “Kiis dambiyeedka loo furay kacdoonkii hubeysnaa ee shirkadda militariga gaarka ah ee Wagner waa la xiray,” ayey FSB ku tiri bayaan ay baahiyeen wakaaladaha wararka Ruushka. FSB ayaa go’aankeeda ku sharaxday bayaanka, ayada oo sheegtay in ka qeyb-galayaasha kacdoonka hubeysan ay joojiyeen ficilladooda tooska ahaa ee looga dan lahaa inay dambi galaan. “Iyadoo la tixgelinayo arrintan iyo duruufaha kale ee la xiriira baaritaanka, hay’adda baaristu waxay soo saartay go’aan lagu soo afjarayo kiiska dambiga,” ayaa lagu yiri qoraalka. FSB ayaa dhammaadkii toddobaadka ku eedeysay aas-aasaha Wagner Yevgeny Prigozhin inuu isku dayey inuu billaabo “dagaal sokeeye,” waxayna ugu baaqday dagaal-yahannada kooxda inay soo xiraan. Dhinaca kale, diyaarad lala xiriirinayo Yevgeny Prigozhin ayaa maanta tagtay dalka Belarus kadib markii ay ka baxday Ruushka, ayada oo la rumeysan inay u qaaday dibad-joognimo, saddex maalmood kadib gadoodkii ka dhanka ahaa militariga Ruushka. Website-ka dabagalka duulimaadyada ee Flightradar24 ayaa muujiyey diyaaradda Embraer Legacy 600, oo wadata tirooyinka aqoonsi ee diyaarad lala xiriiriyo Prigozhin, sida ku cad dokumentiyada xayiraadaha Mareykanka uu saaray Prigozhin, oo ka degeysa caasimadda Minsk. Waxay markii hore website-ka kasoo muuqatay ayada oo dul mareysa magaalada Rostov ee koonfurta Ruushka, halkaasi oo ciidamada Wagner ay qabsadeen Sabtidii. Heshiiskii la isku raacay Sabtidii ee qaboojiyey xiisadda ayaa waxaa qeyb ka ahaa inaan wax kiis dacwadeed ah lagu soo oogin ciidamada Wagner ee ka qeyb-qaatay kacdoonka, iyo in hoggaamiyahooda Prigozhin uu u guuro dalka Belarus, qodobadaas oo Kremlin-ka uu hadda fuliyey. AFP, REUTERS + VOA The post Putin oo fuliyey laba qodob oo xasaasi ah oo ka mid ah heshiiskii uu la galay Wagner appeared first on Caasimada Online.
  7. 3 facts of Masjid Namirah in Arafat-Makkah Masjid Nimrah located in the plains of Arafat, Makkah is one of the most famous mosques as the Khutbah for Hajj is aired from there. Here are some facts about Masjid Namirah. Parts of Masjid Nimrah are out of Arafat Some part of the Masjid Nimra is outside Arafat. This is because Prophet Muhammad ﷺ delivered a sermon at Wadi Urana which is outside the boundaries of Arafat. So naturally, when the mosque was built this fact was taken into account. After the Masjid Namirah experienced extensions to house a large number of Muslims for salah, the Masjid was divided into two units. The first unit of Masjid Nimra is where the sermon was delivered i.e. outside the Arafat region while the second half rests inside the Arafat. Hajj is not performed by staying at Masjid Namirah It is important to know that the first half or the front section of Masjid Nimra is outside the boundaries of Arafat and if anyone stays there after midday to sunset his virtue becomes invalid and makes his Hajj incomplete. In other words, you need to enter the plains of Arafat at least once between midday and sunset to complete the fard of Hajj. That is why there are many signboards placed inside Masjid Nimrah telling Hajj pilgrims to stay in the second half of the masjid or head towards the Arafat region after offering two prayers together. The last sermon of Prophet Muhammad On the 9th of Dhul Hijjah in 10 AH, Prophet Muhammad ﷺ camped at Arafat and spelled out the last sermon at wadi Urana at the same place where we have Masjid Namirah today. Here are a few points from the sermon which was delivered at the place where we have Masjid Nimrah in Makkah today. The life of every Muslim is a sacred trust. Indeed everyone shall meet Allah and Allah shall deal with him according to his deeds. Return whatever goods to those who entrusted you. Do not hold dealings that involve interest. Usury has been prohibited in Islam. One can get his capital back without earning interest on it. The devil shall astray one from the right path, therefore, beware of his evils. He is hopeless for leading you towards the wrong path in major things, yet he shall plan you to fall in his evil through minor and small things. Men have rights over their wives and so have women rights over their men. Be kind to women and treat them well if they give you all your due rights. The five pillars of Islam were recalled. Everyone is equal, there is no racism in Islam. The only Muslim superior is the one who is more pious. All Muslims constitute a brotherhood. Qaran News
  8. Waxaa Maanta oo salaaso ah taagan Buurta Carafo ku dhawaad 2 Milyan iyo bar Muslimiin ah oo gudanaya mid ka mid ah rukniyada ugu waa weyn arkaanta Xajka. Muslimiinta Maanta taagan Buurta Carafo ayaa halkaasi ku gaadhay gaadiid loogu talo galay iney u adeegaan Xujaayda, iyadoo ay xusid mudan tahay in qaarkood ay lug ku tagaan. Xujaayda Sanadkaan gudaneysa waajibaadka Alle ee ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la tilmaamay iney yihiin tiradii ugu badneyd abid oo Muslimiin ah oo Xajisa, waxaana dowladda Sacuudiga ay shaacisay in ay u diyaarisay Xujaayda dhamaan adeegyada ay u baahan yihiin. Xujaayda haatan saaran Buurta Carafo ayaa lagu wadaa in Duhurka kasoo degi doonan Buurta si ay u gutaan Salaadaha Duhurka iyo Casirka oo lasoo gaabiyay mar qurana ay wada dukanayaan, islamarkaana ay dib ugu laaban doonaan Buurta oo ay saarnaan doonaan illaa gabal dhaca Maanta. Si kastaba ha ahaate Sanadihii ugu dambeeyay waxaa yaraa tirada Xujeyda, taasoo keentay cabsida laga qabay saameynta uu reebay Xanuunka Covid-19 oo dhaliyay xayiraad looga hortagayo cudurka faafitaankiisa. Source
  9. Dowladda Ireland ayaa wadda qorshe ay kor ugu qaadayso nolosha dadka ku nool in ka badan labaatan jasiiradood oo fogfog oo ku yaalla badweynta Atlaantigga ee galbeedka dalkaas. Dadka halkaa u guuraya ayaa lagu xidhay shuruudo si ay u helaan deeq lacageed oo dhan 92,000 oo doollar oo si gaar ah loo siinayo iibsadayaasha guryaha iyo dhulka. Lacagaha la siinayo dadka halkaas deegaan ahaanta ugu guuraya waxaa lagu bixin doonaa dhismaha iyo dib u habeynta guryaha hore loo dayacay. Dadka jasiiradaha hadda ku nool ayaa loo sheegay in ayna jirin wax xaddidaad ah oo ku xidhan dhulka iyo guryaha marka ay timaaddo cidda iibsaneysa. Jasiiradaha waxaa ka mid ah Inis Mór, waana mid ka mid ah jasiiradaha ku yaalla xeebta galbeed ee Ireland, oo ah goobo qurux badan oo sidoo kale ay ku yaallaan goobo loo dalxiis tago kuna teedsan buuro iyo xeebo Labaatankii sano ee la soo dhaafay tirada dadka ku nool jaziiradahaan ayaa sii yaraaneysay, laakin qorshaha ay hadda waddo dowladda Ireland ayaa ah in ay halkaa gayso dad badan. Sida ay tilmaameyso siyaasadda cusub ee dowladda Ireland ka leedahay jasiiradahaan intii u dhaxeysay 1996-kii ilaa 2016, dadka ku nool aaggan ayaa la ogaaday inay hoos u dhacday 12.8%. Warbixinnada qaar ayaa sheegaya in dhalinyaradu ku yaryihiin aaggan Inkasta oo Jasiiradahaan ay qurux badan yihiin, haddana isku xidhnaashaha muhiimka u ah nolasha sida biriijyada iyo waddooyin hagaagsan ma lahan, waana mid ka mid ah caqabadaha halkaa ka jira sida ay dowladdu sheegtay. Qorshaha u guurista jasiiradaha ayaa waxaa ku gedaaman dhibaatooyin marka la eego heerarka hoose ee kaabayaasha iyo kelinimada badan ee halka ajirta. Dad badan ayaana laga yaabaa in ayna u noqon sida ay jecelyihiin. Ujeedka ay ka leedahay dowladdu tillaabadaan ayaa ah in ay soo nooleyso jasiiradahan isla markaana ay halkaa ku noolaadaan dadka la geeyo si dalxiisayaasha halkaa booqanayana ay u kordhaan, loogana dhigo aag deegaan ahaan rasmi ah. Sidoo kale dowladdda ayaa adkeynaysa in la qaddariyo dhaqanka iyo hiddaha u gaarka ah dadka deegaanka. Si kastaba ha ahaatee, jasiiradaha ayaa muhiim u ah dalxiiska, iyadoo in ka badan 300,000 oo qof ay booqasho ku tagaan sannadkii. Qorshahaan dowladda Ireland ay dadka ku dejineyso jasiiradaha ayaa hadal hayn badan ka dhaliyay gudaha iyo meelo ka baxsan dalkaas, iyadoo meelaha qaar dadku isku dhiiro galinayaan in ay ka faaiideystaan furasaddan. Howshaan ayaa sida la shaaciyay bilaabaneysa bisha July ee nagu soo aaddan sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta gudaha. Source
  10. Jamhuuriyadda Jabbuuti oo u dabaal-degtey sannad-guuradii 46’aad tan iyo markii ay ka xorowday gumeystihii Faransiiska ayaa soo bandhigtey diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB2 ee uu farsameeyey Turkigu. Qaran News
  11. Wakaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in saraakiisha la dagaalanka musuq maasuqa ee Mareykanka iyo Sweden ay wadaan baadhitaan. Baadhitankaas ayaa waxaa qeyb ka ah qorshe ay wadeen shirkado laga leeyahay Mareykanka iyo Sweden taas oo ah inay lacago laaluush ah siiyaan Bilaal Erdogan oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Edrgon. Warbixin gaar ah oo ay heshay wakaaladda aya lagu sheegay, in shirkaddu doonaysay inay malaayiin doolar siiso Bilal Erdogan haddii uu ka caawiyo in badeeco ay soo saarto uu suuq geyn uga sameeyo suuqyada ku yaalla Turkiga. Source
  12. Dagaalkii ugu cuslaa ayaa hadda ka socda jiidda galbeed ee Laascaanood halkaas oo laga maqlayo hubka waaweyn. Ciidamada Somaliland ayaa sida la xaqiijinayo weerar ku soo qaaday jiidda galbeed waxaana si weyn isaga difaacay xoogagga SSC-Khaatumo. Dagaalka labada dhinac ayaa ka xooggan dagaalladii horay uga dhacay jihada galbeed ee Laascaanood sida laga soo xigtay dadka degaanka. Labada dhinac ee Somaliland iyo SSC-Khaatumo midna kama hadlin khasaaraha dagaalka hadda ka socda furinta Laascaanood. Sidoo kale weli xog sugan lagama hayo khasaaraha labada dhinac waxaana adag in warar madax-bannaan laga helo halkaasi. PUNTLAND POST The post Dagaal culus oo ka socda jiidda galbeed ee Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  13. MAKKAH — The Hajj of 2023 features a landmark full-capacity pilgrimage after a daunting three-year period when the COVID-19 pandemic sharply reduced the scale of the annual pilgrimage, one of the five pillars of Islam. Source: Hiiraan Online
  14. Laascaanood (Caasimada Online) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saaka ka qarxay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi, kaas oo u dhexeeyo ciidamada milatariga Somaliland iyo kuwa dadka degaanka ee SSC-Khaatumo. Dagaalka oo ah mid xoogan ayaa waxaa uu haatan ka socdaa bariga iyo galbeedka magaaladaasi, halkaas oo ay isku fara saareen labada dhinac. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in dagaalka ay barbar socoto duqeyn xoogan, taas oo sii adkeyneysa xaaladda adag ee ka jirta halkaasi. Duqeynta ayaa saameysay xarumo ku yaalla bartamaha magaalada Laascaaood, kuwaas oo isugu jiro guryo ay dagan yihiin dad shacab ah iyo goobo ganacsi intaba. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa inoo sheegay in dagaalkan uu ka dhashay weerar ay ciidamada Somaliland kusoo qaadeen fariisin ay leeyihiin kuwa ASC-Khaatumo, waxaana kadib sidaas ku qarxay dagaalka oo illaa haatan ka socda bariga magaalada Laascaanood. Ciidamada Somaliland ee duulaanka soo qaaday ayaa iska caabin adag kala kulmay dhanka ciidamada deegaanka ee SSC ee haatan ku sugan jiidda hore ee dagaalka Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, mana jiro wax hadal ah oo kasoo baxaya saraakiisha labada dhinac oo ku aadan dagaalka ka socda Laascaanood. Muddooyinkii u dambeeyay xaaladda Laascaanood ayaa ahayd mid deggan, inkastoo mas’uuliyiinta labada dhinac ay hanjabaadyo isku marinayeen warbaahinta. Dagaalladan cusub ayaa kusoo aadayo, ayadoo bayaan kasoo baxay Golaha Ammaanka ee QM looga hadlay xaaladda adag ee ka jirta magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayada oo loogu Somaliland in ciidamadeeda ay kala baxdo aagga Laascaanood, sidoo kalena ay is xakameeyaan ciidamada SSC, si gargaar loo gaarsiiyo dadka ay waxyeelada soo gaaray. The post Faahfaahinta dagaal culus oo ka socda Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
  15. Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda Kenya, William Ruto ayaa si cad uga horyimid qorshaha dowladda federaalka ee ku aadan bixitaanka ciidamada howlgalka ATMIS ee Ururka Midowga Afrika, kuwaas oo la filayo inay dalka ka baxaan 2024-ka. Ruto oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka caanka ah ee France 24, ayaa ganafka ku dhuftay arrintaasi, wuxuuna tilmaamay in laga yaabo in ciidankiisa ay sii joogaan Soomaaliya, kadib marka uu soo dhammado howlgalkan oo qaatay in ka badan 15 sano. Madaxweynaha Kenya ayaa sababta ku sheegay in Al-Shabaab laga yaabo inay dib u soo laabtaan, isla-markaana ay qabsadaan dhulka ballaaran ee haatan laga saaray. Sidoo kale waxa uu xusay in dalalka safka hore, gaar ahaan Kenya, Itoobiya iyo Uganda ay gaareen go’aan ah inay kusii nagaadaan Soomaaliya, si loo tir tiro kooxda Al-Shabaab. ‘Waxaan go’aansanay haddii aan nahay dalalka safka hore ee Kenya, Uganda iyo Itoobiya inaan kusii jirno koorsadan, haddii loo baahdo waxaan u aragnaa inay lama huraan tahay inaan kasii gudubno jadwalka dhimista si aanay u lumin waxa aan gaarnay, sababtoo ah waxaan kasoo baxnay xaalad, marka yaanan u ogolaan Al-Shabaab inay dib ugu soo laabtaan isla’egta ama masraxa” ayuu yiri madaxweynaha dowladda Kenya, William Ruto. Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in kooxda Al-Shabaab ay caqabad ku tahay guud ahaan gobolka, sidaas daraadeedna loo baahan yahay in si wadajir ah looga hortago. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo dhammaadka bishan June lagu wado inay dalka ka baxaan 2000 oo kamid ah ATMIS, taas oo qayb ka ah qorshaha ka bixitaankooda Somalia. Si kastaba, tayada ciidamada dowladda federaalka ayaa kusoo baxday howl-gallada millateri ee ka billowda gobollada dalka, taasi oo muujisay in ciidamada Soomaalida ay isku filan yihiin haddii laga taageero waxyaabaha muhiimka ah. The post RUTO oo ka horymid qorshe ay damacsan tahay DF, kuna dhowaaqay… appeared first on Caasimada Online.
  16. Garowe (HOL) - Puntland security forces apprehended foreign ISIS leaders during security operations in the Amamo area of the Balidhidin district in the Bari region on Monday. Source: Hiiraan Online
  17. In ka badan laba milyan oo muslimiin ah oo ay ku jiraan in ka badan 11kun oo Soomaali ah ayaa taagan buurta Carrafo – Maalinta ugu qiimaha badan maalmaha adduunka oo dhan. Alla haka qabalo Xujaajta ka tagtay MINA oo ku sii qulqulaya Carafo Qaran News
  18. Qofka Udxiyeysanaya Timaha Ma Xiirayaa? Qore: Sh. Cabdirisaaq Rakuub Qofka gudanaya xajka waxa la faray inta uu ku gudajiro waajibaadka xajka in aanu timaha xiirin, ciddiyaha iska gurin, dhar tolanna aanu xidhan. Sidaa si la mid ah ayaa dood ka taagan tahay qofka udxiyeysanaya isna miyaa laga rabaa in uu timaha iyo ciddiyaha daysto? Xadiiska Muslim soosaaray ee Umu Salama warinayso Rasuulku NNKH, wuxu odhanayaa: “Kolka tobanka (Dil Xija) la galo, midkiinna doono in uu udxiyeysto, yaanu timihiisa xiirin, ciddiyihiisana gurin illaa uu ka udxiyeysanayo.” Xadiiskaa waxa dhaqangeliyey saxaabigii Cabdillaahi Ibnu Cabbaas. Deeto dood baa ka dhalatay. Waxa uu Siyaad Bin Sufyaan warqad u soo diray Caa’isha ay ku qoran tahay in Ibnu Cabbaas fatwooday: “Qofka hadiyeysanaya waxa xaaraan ka ah wixii xaaraan ka ahaa xaajiga, ilaa uu gawraca ka samaynayo.” Caa’isha oo warkii loo sheegay waxa ay tidhi, “Arrinku maaha sidaa uu Ibnu Cabbaas sheegay. Waxa aan u soohi-jiray Nabiga kuulaha qoorxidh ahaan loogu sunto xoolaha hadyiga, deeto isagaa gacantiisa ugu xidhijiray uuna diri jiray, wax Alle u xalaaleeyey oo ka xaaraan ahaana ma jirin, jeeroo la gawraco hadyiga.” Xadiiskaa waxa soosaaray Bukhaari iyo Muslim. Fatxul-baariga waxa siyaado ku ah in Caa’isha hadalkeeda sii raacinayso: “Marka hore (Ibnu Cabbaas) kacbada ha soo dawaafo.” Shucayb Bin Abi Xamsa wuxu sheegay kolku faafay hadalkii Caa’isha in la qaatay hadalkeedii, fatwadii Ibnu Cabbaas na laga tagay. Sida oo kale Cabdillaahi Bin Subayr ayaa la waydiiyey fatwadii ibnu Cabbaas, deeto wuxu ku jawaabay: “Rabbiga kacbada abuuray baan ku dhaartee waa arrin cusub (bidco).” Waxa soosaaray musanafka Ibnu Abi shayba. Durista caa’isha ee xadiiskaa Umu Salama iyo fatwada Ibnu Cabbaas wuxu sababay in madaahibta fiqigu arrintan isku khilaafaan, waxa aanu keenay saddex hadal in ay ka yeeshaan arrintan madaahiibtu. Iyada oo aad odhan karto laba mad’hab dhan ayey isku mareen, halka labada kalena mid ba meel abbaaray, taas oo dhammaantood fahanka labadaa xadiis cuskanaya. Mad’habta Xanaabiladu waxa ay iyagu ku taagan yihiin dhaqangelinta xadiiska Umu Salama. Waxa ay qabaan in aanay u bannaanayn qofka udxiyeysanaya in u timaha xiiro, ciddiyahana guro muddadaas. Ibnu Qudaama waa mid ka mid ah ragga dhidibada u ah Xanaabilada. Kitaabkiisa Muqnigu isna wuxu ka mid yahay maraajicda ugu waaweyn ee Xanaabiladu leedahay. Kitaabkiisaa wuxu ku sheegay hadal laga dhadhansanayo xaaraannimada ay ka qabaan xanaabiladu arrinkan, “Qofka doonaya in uu udxiyeysto ee ay u soo galaan tobanku (Dil-Xija) yuuna waxba ka taaban timihiisa iyo jidhkiisa.” Mad’habta Shaaficiyadu waxa ay qabaan in ay karaahiyo tahay in qofka udxiyeysanayaa uu timaha xiiro, ciddiyahana iska guro, laakiin aanay xaaraan ahayn. Nawawi oo ka mid ah ragga ugu culus mad’habta Shaaficiyadu wuxu leeyahay, “Mad’habkeennu (Shaaficiyada) qofkii doonaya in uu udxiyeysto wuxu qabaa in ay karaahiyo tahay in uu xiiro timaha, ciddiyahana iska guro.” Mad’habta fiqigaa ee Maalikiyadu waxa ay qabaan haddii la adkeeyo in masaladu karaahiyo noqonayso. Ibnu Mundir isagu wuxu soo guuriyaa in labada imaam ee Shaafici iyo Maalik ay ku tagsanayeen in ay wanaagsan tahay in la daysto timaha, laakiin aanay xaaraan ahayn. Ibnu Mundir wuxu leeyahay: waa hadalka ay jumhuurtu qabaan in aanay xaaraan ahayn. Abu Xaniifa iyo mad’habtiisu waxa ay qabaan in qofka udxiyeysanayaa uu udxiyeysan karo isaga oo aan timaha xiirin, ciddiyahana iska gurin. Abu Xaniifa wuxu yidhi, “Maaha karaahiyo (in timaha la xiiro, ciddiyahana la guro) maxaa yeelay qofka xaaraan kama aha galmadii, taabashadii, sidaa ajligeed karaahiyo noqon maayo in timaha la xiiro, ciddiyanaha la guro.” Qaradaawi oo ah aqoonyahanka ugu tunka weyn fuqahada qarnigan nool mar la waydiiyey arrintan wuxu sheegay: in xadiiska Umu Salama uu duray xadiiska Caa’ishi. Sida oo kale wuxu sheegay in madaahibta fiqiga badankoodu aanay dhaqangelin xadiiska Umu Salama. Imaam Qaradaawi wuxu odhanayaa, “Waxa wanaagsan in la yidhaa ha iska daayo qofka udxiyeysanayaa in uu timihiisa xiiro, ciddiyihiisana guro, laakiin xaaraan maaha, hadday u badato waa karaahiyo.” Masaladu waxa ay ku soo afmeermaysaa doodda xaaraannimadu in ay tahay dood jumhuurta madaahibta fiqiga baal-marsan. Labada mad’hab iyo fatwada Qaradaawi waa in ay wanaagsan tahay qofku in uu timihiisa daysto, laakiin aanay xaaraan ahayn. Xadiiska Caa’isha ee saxaabadu dhaqangeliyeen sidoo kale mad’habta Axnaaftana qaateen waa in qofka udxiyeysanayaa isagu ikhtiyaarka leeyahay oo hadduu doono timaha iyo ciddiyaha daysan karo, hadduu doonana xiiri karo. Qaran News
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar ka mida hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in malaayiin qof oo ku nool gobolka Geeska Afrika, inay la daalaa dhacayaan gaajo iyo dhibaatooyin caafimaad, oo ay sababeen abaaraha, isbedelka cimilada iyo colaadaha ka jira gobolkaas. Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay, in illaa todoba dal oo ku yaalla Bariga Afrika oo ay ka mid yihiin, Djibouti, Ethiopia, Soomaaliya, South Sudan, Sudan iyo Uganda, inay haatan soo foodsaartay xaalad daran oo cunto yaraan ah, taas oo aan hore loo arag. WFP ayaa sheegtay in ku dhowaad 60 milyan oo qof oo ku nool gobolkaasi inaanay haysanin cunto ku filan, waxaana taasi ay ku khasabtay qoysas badani inay iska iibiyaan xoolihii ay dhaqan jireen, iyaga oo qabatimay dhaqano aan haboonayn, si ay u helaan cunto ay ku badbaadaan. Marka loo eego cabirada ay Qaramada Midoobay u isticmaasho heerka sugnaanta cuntada, heerka afraad ayaa lagu cabiraa, marka ay bulshada soo foodsaarto cunto yari aad u daran, isla markaana ay halis ugu jiraaan inay u dhintaan gaajo, halka heerka shanaadna lagu cabbiro marka ay dadku macaluulsan yihiin isla markaana ay gaadheen heerka macaluusha. VOA The post QM oo ka digtay xaalad haysato 7 dal oo ay ku jirto Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Qaali Maxamuud Guhaad oo ah Hooyada dhashay Ikraan Tahliil oo muddo 2 sano ah lagu la’yahay gacanta Hay’adda Nabad-Sugidda ee NISA ayaa la hadashay Universal TV, ayada oo war cusub kasoo saartay kiiska gabadheeda. Hooyo Qaali Guhaad ayaa shaaca ka qaaday in weli ay ku jirto xaaalad murugo ah, maadaama aysan weli nolol iyo geeri ku heyn gabadheeda oo maqan muddo laba sano ah. “Aniga caawa murug ayay ii tahay, ayada oo loo dabaal-dagayaalo maalintii aan xorownay, laakiin murugtaas ayaa i heysato waa damaashaadi jiray meel kasta oo dunida uga noolahay laakiin labadaan sanno waa iiga bedalan tahay xanuun, gabadhiina sidii ayay iiga naqan tahay” ayay tiri Hooyo Qaali Maxamuud Guhdaad oo mar kale soo hadashay. Waxa ay mar kale eedeyn culus u jeedisay madaxdii hore ee dalka, gaar ahaan taliskii hay’adda NISA ee uu hoggaaminayay, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. “Gabadheeda waa la’ahay waa la dhibaateeyay dowladdii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Fahad Yaasiin Taliska u joogay, Cabdullaahi Kulane, Yaasiin Farey, Wadnaqabad iyo darawalkii Kulane intaas oo u shirtay gabdheeda ayay ku maqan tahay” ayey sii raacisay. Dhanka kale, Hooyo Qaali oo hadalkeeda sii wadata ayaa shaaca ka qaaday in illaa & hadda waxba laga qaban kiiska gabadheeda, isla-markaana dacwaddii ay u gudbiyeen Maxkamada Ciidamada aan horey loo sii wadin, taas oo ay ku tilmaamtay wax laga xumaado. “Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dacwadda geeyay illaa iyo hadda faylkedda wuu buseestay wax kor usoo qaaday malaha” ayay mar kale tiri Hooyo Qaali Guhaad. Ugu dambeyn waxa ay farriin u dirtay madaxweynaha iyo taliyaha NISA, ayada oo ugu baaqday in mar kale ay kiiska dib u furaan, si ay cadaalad u hadasho gabadheeda Ikraan. “Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud aniga dulmane ayaan ahay qof nool ayaa iga maqan oo iga hor muuqato geeri iyo nolol waa inaan mid ku helo. Waxaan kaloo baaq u dirayaa taliyaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Dalka Mahad Maxamed Salaad waxaad fadhisaa hay’addii ugu weyneyd waddanka cadaalad ayay idinka baahan tahay Ikraan” ayay hadalkeeda kusoo xirtay Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad. Si kastaba, kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo horay dalka uga dhaliyay xiisad siyaasadeed xoogan ayaa illaa hadda meel lagu sheegin, ayada oo xilalka u sareeya dalka ay qabteen siyaasiyiintii shalay u qeylinayay in cadaalad hesho Hooyo Qaali Maxamed Guhaad. The post DAAWO: Laba sanno ka dib qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo war cusub soo saaray appeared first on Caasimada Online.
  21. Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa ku guulaystay in la xalliyo xiisad la xiriirtay ceelal qodis oo mudda asbuuc ah ka taagnayd degaanka Balli Busle ee Gobolka Mudug. Mas’uuliyiinta Gobolka Mudug ee Puntland oo kaashanaya odayaasha labada dhinac ee ku muransanaa ceelasha ayaa ku guulaystay in la kala qaado maleeshiyaadkii is hor fadhiyay. Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in la kala qaaday labadii maleeshiya-beeleed ee isku hor fadhiyay degaanka Balli Busle islamarkaana la xalliyay xiisaddii taagnayd. “Gudoomiyaha ayaa ku guulaystay in lakala qaado Melayshiyo beeleedyo asbuuc halkaa isku horfadhiyey iyadoona la xaliyey dhamaan waxii la isku haystay dibna looga balamay in fadhi labaad laga yeesho” ayaa lagu yiri qoraalkaas. PUNTLAND POST The post Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo xalliyay xiisad ka taagnayd degaanka Balli Busle appeared first on Puntland Post.
  22. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Pakistan, Mudane Arif Alvi, oo isna sanadkan gudanaya waajibaadka Xajka. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay adkeynta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada waddan ee Soomaaliya iyo Pakistan iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal ee dhinacyada wax soosaarka beeraha, kalluumeysiga, tamarta iyo xoolaha. Waxaa sidoo kale Mudane Xamsa iyo Mudane Arif ay isla soo qaadeen qaabkii ay labada dhinac isaga gacan siin lahaayeen la dagaallanka argagixisada, waxaana ay isla qaateen in la diyaariyo wufuud labada dhinac oo ay kala hoggaaminayaan wasiirrada arrimaha dibedda, si loo sii ambaqaado dhaqangelinta qodobada muhiimka ah ee ay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha. PUNTLAND POST The post Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Pakistan appeared first on Puntland Post.
  23. GENEVA, June 26 (Reuters) - An end to the Black Sea grains deal would hit the Horn of Africa hard, aid officials said on Monday, warning that another hike in food prices would add to the tens of millions of people facing hunger. Source: Hiiraan Online