-
Content Count
215,437 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa si weyn loogu weeraray qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, kaasi oo uu eedeyn culus ugu jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Ayuub ayaa waxa uu madaxweyne Xasan ku eedeeyay inuu reer Awdal oo uu deegaan ahaan kasoo jeedo Xildhibaanka uu ku colaadinayo “sida ay ugu taagan yihiin midnimada Soomaaliya,” islamarkaana laga tuuray xilalkii sare ee dowladda, ee ay ku lahaayeen awood-qeybsiga dalka. “Duqa Villa Somalia waxa uu ku colaadinayaa reer Awdal waa sida ay ugu taagan yihiin midnimada Soomaaliya. Lalama yaabayo, oo taas laftigeeda ayaa loo gumaadayaa reer SSC, waana sababta ay dawladdiisu uga aamusan tahay qaddiyadda SSC,” ayuu yiri Xildhibaan Ayuub. Waxa uu intaas kusii daray “Dhammaan xilalkii muhiimka ahaa ee ay beelweynta Gadabuursi ku lahayd nidaamka awood-qaybsiga dalka Soomaaliya ayaa lagala dagaalamay.” Xildhibaan Ayuub ayaa sidoo kale waxa uu sheegay “in haddii dadka midnimo-doonka ah sidaa loola dhaqmo,” ay u furan yihiin laba doorasho, “1- In ay sugaan dawlad Soomaaliyeed oo caddaalad ku dhisan, 2. Ama in ay raadsadaan oo wax ku darsadaan cid kasta oo kale oo ay dano kala dhaxayn karaan oo gobolka ah.” Haddaba, Sidee loogu weeraray Xildhibaanka qoraalka uu soo saaray? Diini Cumar Diini: “Midnimadee u taagan tihiin kaabe, soo idinka Somaliland qeybta ka ah oo dalkaba kala jaraaya.” Cabdullaahi Cusmaan ayaa isna yiri “Reer Awdal-kaa aad sheegayso keena marka hore oo dowladda kusoo dar, haddii kale nin iska soo shaqo tagay warkiis ayaa tahay aayar bilaa sawaxan fadhi meesha.” “Nabad iyo nolol rufiyanimadadii la dhex joogtay maahan Damujadiid, taasi ku biyo cab, madaxwayne ku xigga sug. Faransiiska-na iska bashaal caruurtaada iyo xaaska caydha la cun, biilka xildhibanimo ha ku ururto oo isku soo sharax bacdal doorasho, aqli fican baad keentay,” ayuu yiri Nuur Cabdi oo si weyn u weeraray Xildhibaan Ayuub. Cabduqaadir Mire Rooble: “Midnimo nuucee ah ayaad u taagan tihiin? canshuur maad bixisay? ma ciidan baad keentay? maxaad ku darsatay dowladda federaalka?. Mushaarkiina iimaansada! ma jirto dad iyo deegaan aad matashaan oo aad tagi kartaa, wax aan culays ahayn kuma haysaan Xamar!.” Liibaan Bulle oo kamid ah dadka ka fal-celiyay qoraalka Xildhibaanka ayaa yiri: “Xildhibaan waad sheegtaye xukuumaddaan mooshinkeeda diyaari.” Cabdi Bayda ayaa isna yiri: “Ba’a adigu midnimadan Villa Somalia aan oolin eed Awdal ka raadinaysaa maxay tahay? mida kale waa mid xagee ku maqan, tan kale aad leedahay waa in ay iska sugaan dowlad Soomaliyeed oo cadaalad ku dhisan, dadkan aad leeday suga maxay ku sugaanse, niyahow dadka ha lu’goynin.” “1 maalin kalfadhi Baarlamaan ma aadan xaadirin Xildhibaana waa tahay abti!. Cidaada Baarlamaanka dhexdiisa ayaad ugu hiilin kartaa,” ayuu yiri qof kale oo isaguna ka fal-celiyay qoraalka Xildhibaan Ayuub. The post Xildhibaan si weyn loogu weeraray eedeyn uu u jeediyay Xasan oo la xiriirta beeshiisa appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd waxa uu Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi mar labaad u magacaabay guddoomiye Bankiga Dhexe ee Soomaaliya. Magacaabistan ayaa lagu shaaciyay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Dhexe, kaasi oo lagu baahiyay barta Bankiga ee Twitter-ka. Muddo xileedka cusub ee guddoomiyaha Bankiga Dhexe ayaa ka bilaabanaya 17-ka bishaaan ee 2023-ka, kaasi oo dhan afar sano. Afartii sano ee la soo dhaafay, Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (CBS) waxa uu isu beddelay mid siyaasad ku haga oo ku dhisan hay’ad shaqo oo uu hoggaamiyo guddoomiye Cabdiraxmaan. “Guulaha waaweyn ee dib u habeynta lagu gaaray waxaa ka mid ah nidaaminta Adeegga Lacagaha Taleefannada, Sameynta Kaabayaasha Lacag-bixinta Qaranka, Hirgelinta Lambarka Xisaabta ee Bankiga Caalamiga ah (IBAN), iyo in la qaato Heerarka Jawaab-celinta Degdegga ah ee Qaranka Soomaaliyeed (SOMQR).” Qorshayaashan ayaa gacan ka geystay horumarinta kamid noqoshada maaliyadda, horumarinta hufnaanta waaxda maaliyadda, iyo kobcinta wada-shaqaynta gudaha qaabka lacag bixinta ee Soomaaliya. Waxaa xusid mudan in Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ay heshay ra’yi hantidhawr nadiif ah warbixinteeda maaliyadeed ee sanadlaha ah ee sanadka saddexaad ee isku xigta. The post Madaxweyne XASAN oo magacaabay guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
-
Mudaaharaadyadii ay ku baaqeen mucaaraadka ayaa maanta ka dhacay Dalka Kenya, kuwaa oo la sheegay inay sii soconayaan muddo saddex maalin ah. Muuqaallada; Booliska oo adeegsanaya sunta dadka ka ilmeysiisa, dagaal dhexmaray booliiska iyo dibadbaxayaasha, iyo burburka gaaray dhismayaal iyo xarumo ganacsiga ayaa sawir xun ka bixiyay caasimadda Nairobi, Mombasa, iyo Kisumu. Dabka ay shideen dad mudaaharaadayay oo marayay hareeraha waddooyinka mashquulka badan ayaa sababay xirnaanshaha ganacsiga, waddooyinka iyo isku socodka oo Gaadiidka oo istaagay. Dowladda ayaa sidoo kale xirtay iskuullada sababo la xiriira dibadbaxyo rabshado wata. Hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka ah ee Azimio, Raila Odinga ayaa u sheegay wargeyska Nation in maalintii ugu horreysay ee mudaaharaadyadu ay guul ku dhammaadeen, wuxuu intaa ku daray inay dib u bilaaban doonaan bannaanbaxyada subaxnimada Khamiista. PUNTLAND POST The post Muddaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay Kenya appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa horraantii sanadkaan shaacisay inay dib ula wareegayso dhulka danta-guud, iyada oo la fidinayo xafiisyada heer federaalka. Dowladda ayaa hore digniino u gaarsiisay dadweynaha degan dhulkaas, ayada oo shalay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre uu diray farriin u muuqatay inay tahay digniin kama dambeys ah oo xukuumaddiisa ay direyso. Mudane Xamza ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee degan xarumaha danta guud ee ay leedahay dowladdu inay u baneeyaan sida ugu dhaqsaha badan. Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayay munaasabad xarigga lagaga jarayay xarunta keydka qaran ee dawooyinka Soomaaliyeed ayaa si gaar ah u xusay muhiimada baneynta dhulka danta guud ee wasaaradda caafimaadka, si loogu adeego bulshada Soomaaliyeed. Xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa la filayaa in loo wareejiyo xarunta xisbiga. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sidoo kale horay u sheegay in hareeraha xaruntaasi laga guuro si xukuumaddu ugu shaqeyso. Wasaaraddaha dowladda federaalka ayaa iyagana la rajeynayaa inay u guuraan xarumahoodii hore, wallow goobaha qaar ay degan yihiin dad shacab ah. Wasaaraddaha dowladda federaalka ayaa waxay qaarkooda horay usoo saareen digniino la xiriira baneynta dhulka danta guud, oo ay ugu dambeysay dhulka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee ku yaalla Siinka Dheer R2 oo saaran wadada Afgooye ee magaalada Muqdisho. Warqad xilligaas kasoo baxday wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda oo ujeedkeedu ahaa wargelin ayaa waxay ku wargelisay dadka Soomaaliyeed ee degan gobolka Banaadir iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed in dhulkaas uu yahay hanti qaran, islamarkaana uusan beec ahayn. Si kastaba, arrimahaan ayaa imanaya xilli uu kal hore Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka uu ka digay in hantida guurtada iyo ma-guurtada ee dowladda uusan jirin shakhsi ama cid shakhsiyad qaanuuneed leh oo si gaar ah u yeelan karta, bixin karta ama iibin karta. The post DF oo digniin kama dambeys ah u dirtay dadka weli degan… appeared first on Caasimada Online.
-
The South African government has said that Russian President Vladimir Putin will not attend the Brics summit being held in August. Source: Hiiraan Online
-
Xukuumadda oo Agabka Naafada Gaadhsiisay Badhan Hargeysa(Qaran)-Wasaaradda shaqo-gelinta arrimaha bulshada iyo qoyska Somaliland ayaa agab loogu talo galay dadka naafada gaadhsiisay qaar ka mida bulshada degmada Badhan. Isu’duwaha wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada JSL ee degmada Badhan ayaa gaadiid kuwa naafada ah, ku wareejisay dadka baahiyaha gaarka ah qaba kuwaas oo bulshada u fududaynaya in halka ay rabaan ay ku gaadhaan isla markaana ay ku qabsadaan adeegyada iyo shaqooyinka kale. Isu’duwe Marwo Shacni Dahable, ayaa sheegtay in wasaaraddu dadaal ugu jirto sidii daryeel loo siinlaha dadka baahiyaha gaarka ah qaba, isla markaana gaadiidkan lagu wareejiyay uu ufududayn doono wax badan. Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee lagu wareejiyay gaadiidkan ayaa sheegay inay fursad mihiima u tahay in maanta gaadiidkii dadka naafada loogu talagalay lagu wareejiyo, kaas oo u fududaynaya isu socodka iyo adeegyada mihiimka u ah nolosha. Gaadiidkan kuwa naafada ah ayay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshadu ugu talashay kor uqaadista Moralka dadka baahiyaha gaarka ah qaba, ayaa laga qaybiyay degaanada Hadaftimo, Badhan Xabaali-shaawacle, Laas-qoray. Qaran News
-
Faysal C.Waraabe oo Bogaadiyay Ciidammada Qaranka guushii ay ka gaadheeen dagaalkii shalay Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe ayaa ciidamada Qaranka Somaliland ku bogaadiyay guusha ay ka gaadheen dagaalkii ay shalay ku soo qaadeen huwanta isa soo bahaysatay. Guddoomiye Faysal waxa uu sheegay in nimanka huwata ee dagaalka shalay ku soo qaaday ciidamada Qaranka JSL ee fadhigoodu yahay gobolka Sool, ay yihiin Hadhaadigi Digtayterkii Siyaadbarre. Sidoo kale waxa uu xusay in weerarka ciidanka Qaranka lala beegsaday shalay uu ahaa mid xaqdarro ah. Waxaanu sidan ku sheegay qoraal uu ku baahiyay bartiisa Twitterka, waxaanu u dhigna sidan. Waxaan hanbalyo iyo boggaadin u diraya Ciidanka Qaranka JSL, ee guulaha isdaba jooga shalay ka soo hooyay weerarkii xaqdarada ahaa ee ee huwantii Hadhaga Afweyne ku soo qaadeen. Guddoomiyaha xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe ayaa ciidamada Qaranka Somaliland ku boggaadiyay guusha ay ka gaadheen dagaalkii ay shalay ku soo qaadeen huwanta isa soo bahaysatay. Guddoomiye Faysal waxa uu sheegay in nimanka huwata ee dagaalka shalay ku soo qaaday ciidamada Qaranka JSL ee fadhigoodu yahay gobolka Sool, ay yihiin Hadhaadigi Digtayterkii Siyaadbarre. Sidoo kale waxa uu xusay in weerarka ciidanka Qaranka lala beegsaday shalay uu ahaa mid xaqdarro ah. Waxaanu sidan ku sheegay qoraal uu ku baahiyay bartiisa Twitterka, waxaanu u dhigna sidan. Waxaan hanbalyo iyo boggaadin u diraya Ciidanka Qaranka JSL, ee guulaha isdaba jooga shalay ka soo hooyay weerarkii xaqdarada ahaa ee ee huwantii Hadhaga Afweyne ku soo qaadeen. Qaran News
-
Garoowe (Caasimada Online) – Kornayl Jimcaale Jaamac Takar ayaa maanta duleedka magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal kusoo bandhigay dhoola-tus millateri, xilli uu dagaal kula jiro madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Kornayl Jimcaale oo isku aqoonsan taliyaha ciidanka madaxa-banaan ee kumaandooska DANAB ayaa waxa uu tababar usoo xiray maleeshiyo beeleed kusoo biiray maalmo kadib dagaalkii daba-yaaqada bishii hore ka dhacay magaalada Garoowe oo ah caasimadda maamulka Puntland. Sarkaalkan ayaa khudbad uu halkaas ka jeediyay ayaa waxa uu si adag uga horyimid qorshaha uu madaxweyne Saciid Deni uu ku doonayo furista Dastuurka, isagoo Deni ku tilmaamay inuu yahay musharax. “Ma ogolin in la furo Dastuurka, Deni waa musharax, oo xaq uma lahan qaabeynta doorashada iyo furista Dastuurka midnaba,” ayuu yiri Kornayl Jimcaale oo meel adag iska taagay qorshaha madaxweynaha Puntland uu wado. Sidoo kale waxa uu sheegay inay ka go’an tahay in ay dagaal la galaan, haddii la isku dayo in la furo Dastuurka maamulka Puntland, xilli dhawaan uu dagaal ka dhacay magaalada Garoowe. “Puntland Dastuurkeeda in la furo waa ka dagaalanay mana aqbalayno. Wax allaale wixii aan ka dagaallanay oo aan diidnay ee dad inagaga dhintay ma aqbalayno.” Sarkaalkan ayaa waxa uu ku goodiyay inuu qaadayo tallaabo lamid ah middii uu horey u qaaday haddii uu Deni iyo xulafadiisa aysan ka laaban damacooda guracan ee wax looga beddelayo Dastuurka maamulka. Dhoola-tuska millateri ee Kornayl Jimcaale uu ka sameeyay duleedka Garoowe iyo hanjabaada cusub ee diray ayaa imaneysa, xilli maalinta berri ah lagu wado in baarlamaanka Puntland uu kulankiisi yeesho, una coddeeyo qodobbada wax laga beddelayo Dastuurka. Si kastaba, Arrimahan ayaa kusoo aadaya xilli aysan wax natiijo ah kasoo bixin waan-waan ay muddooyinkii dambe wadeen Isimida dhaqanka Puntland, taasi oo xal loogu raadinayay khilaafka xooggan ee u dhaxeeya xukuumadda Deni iyo mucaaradka ee arrimaha doorashada. The post Sawirro: Kornayl Jimcaale oo awood ciidan kusoo bandhigay Garoowe, una digay DENI appeared first on Caasimada Online.
-
Washington (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii sheegay inuu filayo in lagu soo oogo dacwado la xiriirta weerarkii January 6 lagu qaaday xarunta Congress-ka ee Capitol Hill. Dacwaddaas ayaa sii xoojin doonta dhibaatooyinka sharci ee haysta Trump xilli uu mar kale isku dayayo inuu u ordo Aqalka Cad. Trump, oo ah musharaxa ugu cad cad musharaxiinta madaxweyne ee Jamhuuriga, ayaa waxa uu horey u wajahayey dacwado dambi oo kaga yimid dambi baaraha gaarka ah ee Jack Smith, kuwaas oo la xiriira inuu si khaldan u maareeyey dukumentiyo dowladeed oo sir ah. Trump ayaa sheegay inuu Axaddii warqad ka helay Smith, taasi oo sheegeysa inuu bartilmaameed u yahay baaritaanka lagu sameynayo dhacdadii January 6, 2021, markaasi oo taageerayaasha Trump ay ku xoomeen Congress-ka, si ay uga hortagaan sharciyeynta guushii madaxweyne Joe Biden ee doorashadii 2020. “Jack Smith, dacwad oogaha Waaxda Cadaaladda Joe Biden, ayaa soo diray warqad… uu ku sheegayo inaan bartilmaameed u ahay baaritaanka xeerbeegtida January 6,” Trump ayaa sidaas ku yiri qoraal uu soo dhigay barta Truth Social. Trump oo 77 jir ah ayaa sheegay in la siiyay afar maalmood si uu ugu soo wargaliyo xeerbeegtida “taas oo mar walba la macno ah xarig iyo dacawd.” “Ugaarsigan wuxuu ku saabsan yahay farogelinta doorashada iyo in sharci fulinta loo adeegsado hub siyaasadeed ahaan,” ayuu yiri. “Waxay qarankeennu u tahay xilli madow iyo murugo.” Trump oo la hadlay Fox News goor dambe Talaadadii ayaa ku eedeeyey Xisbiga Dimoqraadiga inay Waaxda Cadaaladda u adeegsanayaan inay dilaan mustaqbalkiisa siyaasadeed. “Waaxda Cadaaladda waxay noqotay hubka Dimoqraadiyiinta,” ayuu yiri. “Waxay rabaan inay isku dayaan, oo ay hoos u dhigaan, oo ay wiiqaan, oo ay cabsi geliyaan dadka.” AFP, VOA The post Trump oo shaaciyey xaalad xasaasi ah oo uu wajahayo appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid oo hortagay Guddiga Dhaqaalaha, Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa si shaacsan u qirtay in uu reerkiisa shaqaaleysiinayo haddii uu fursad u helo. Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye oo kamid ah guddiga ayaa ka dalbaday wasiirka inuu raali-gelin ka bixiyo hadalka kasoo yeeray ee ah “inuu boosaska shaqo ee wasaaradda kasoo baxa uu ku taxayo reerkiisa, gaar ahaan jufada uu metelo.” Wasiirka Ganacsiga oo ka jawaabaya su’aal uu guddiga Golaha Shacabka uu ka weydiiyay shaqaale cusub oo uu qortay, kuwaasi oo ku beel ah wasiir Jibriil, ayaa waxa uu uga jawaabay; “Shaqaalaha dowladda Soomaaliya ee 4.5 lagu saleeyay, mab’da aad qabtid ee ah walaasha iyo walaalka ama nin kugu qaraabada ayaa qortay ma qabi, hadda ku sheegaa ninka u sokeeya ee wax siinayo waa ninka qaraabadeyda hadda u heli karo meel, waxaa rabaa in si saraaxa iskaga hadlo,” ayuu yiri wasiir Jibriil Cabdirashiid. Waxa uu intaas sii raaciyay “Waxa aad adigu sameyn laheyn ha igu eedeyn marka tallada qabsatid. Tobanka la magacaabay kuwa kale oo qaraabadeyda ah hada boos u helo waa siina, laakiin qof u dulmin maayo. Hadda bajad u helo waxaa iska fujina kuwii isoo doortay ee iga daba-qeylin jiray.” Wasiir Maareeye oo hadalka ka daba qaatay wasiirka ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay hadalkiisa, “Fursada shaqo ee dhalinyarada sugayaan kuwa ugu waaweyn ee wasiirka ah aad tahay meeshuna Media la duubayo in aad tiraahdo qaraabadeyda ayaa qorayaa.” “In aad tiraahod qaraabadeyda qorayaa waa arrin aan rabo in guddiga hortiisa aad raali-gelin ka bixiso, si dhalinyarada Soomaaliyeed ee banaanka jooga qalbigooda u fayoobaado una ogaadan in xafiiskaaga dadka u siman yahay, koleyna dowladda siyaada ayay leedahay ay dhalinyarada Soomaaliyeed ugu xaqsoorayso shaqooyinka soo baxa inay fursad helaan.” Xildhibaan Maareeye oo u muuqda mid fahamsan yahay fal-celinta ka dhalan karta hadalka wasiirka, ayaa haddana waxaa indhaha laga qarsan karin in wasiirka uu kor u dhahay oo keliya sida ay wax u socdaan, maadaama inta badan wasiirada iyo masuuliyiinta kale ee dowladda ay shaqaaleysiiyaan xigtadooda. Hoos ka daawo muuqaalka The post Daawo: Wasiir si shaacsan u qirtay inuu qaraabadiisa iyo ehelkiisa kaliya shaqo siinayo appeared first on Caasimada Online.
-
Gulf crisis looms: Saudi Prince threatens UAE with blockade
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Abu Dhabi (Caasimada Online) – Tensions are brewing in the Middle East as a power struggle unfolds between Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman and United Arab Emirates (UAE) President Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan. Unveiling a tangle of geopolitical ambitions, economic frictions, and divergent regional policies, these strained relations between the two dominant Gulf powers echo far beyond their borders. The Wall Street Journal recently disclosed a threatening discourse by the Saudi Crown Prince to journalists in an off-the-record briefing last December. He cautioned the UAE of potential sanctions and, in doing so, underscored the growing rift between himself and his Emirati counterpart. “They will see what I can do,” he ominously stated. This came after the UAE’s perceived undermining of Saudi Arabia’s regional standing. Prince Mohammed’s threat brings to mind the harsh diplomatic and economic embargo Saudi Arabia placed on Qatar in 2017, with the support of the UAE and Bahrain. The sanctions, lasting for over three years, were only lifted in 2021. During the private briefing, the Crown Prince alluded to this situation, warning that any punitive measures against the UAE could exceed those applied to Qatar. A silent war over dominance The two leaders have reportedly not spoken for over six months, indicating an intense power struggle in the Gulf region. This feud reflects a broader contest for geopolitical and economic influence, particularly in the global oil market. A shift in the US policy, leading to reduced regional involvement, has further exacerbated these dynamics. Saudi Arabia and the UAE are also expanding their reach to Russia and China. US officials are increasingly anxious over these growing tensions, fearing potential setbacks to regional security efforts. The strained relations could obstruct initiatives for a unified stance against Iran, the resolution of the Yemen conflict, and the expansion of Israel’s diplomatic relations with Muslim countries. Divergent interests in Yemen and Sudan and disagreements over global oil prices have led to increased friction between the two powers. In addition, Saudi Arabia’s recent diplomatic rapprochement with Iran has left the UAE taken aback. Saudi Arabia’s economic ambitions also add another layer to this complex situation. The kingdom’s drive to diversify its economy and lessen its dependence on oil brings it into direct competition with the UAE. The crown prince’s aim to make Riyadh a regional headquarters for various industries challenges Dubai’s standing as the commercial hub of the Middle East. OPEC discord and unresolved disputes The dispute that spilled over into an OPEC meeting last October clearly indicated the growing tension. The UAE voiced frustration over what it perceived as Saudi dominance, even threatening to withdraw from the organization. The Biden administration attempted to mediate, organizing a meeting in May between Prince Mohammed and Sheikh Tahnoun bin Zayed, the UAE’s national security advisor, and the Emirati president’s younger brother. However, sources suggest that the Saudi Crown Prince expressed his distrust towards the UAE following the meeting, effectively halting any policy changes towards the Emirati nation. With such high stakes at play, the world watches anxiously as this tale of power and politics unfolds in the Middle East. The post Gulf crisis looms: Saudi Prince threatens UAE with blockade appeared first on Caasimada Online. -
Madaxweyne Cyril Ramaphosa ayaa sheegay in isku day kasta oo lagu doonayo in lagu xidho madaxweyne Vladimir Putin marka uu booqdo Koonfur Afrika ay noqon doonto ku dhawaaqidda dagaal ka dhan ah Ruushka. Madaxweynaha Koonfur Afrika ayaa digniintan soo saaray toddobaadyo ka hor shir caalami ah oo ka dhacaya caasimadda Johannesburg, kaasoo uu lagu wado inuu ka qayb galo madaxweynaha Ruushka. Haddii Putin uu u safro meel ka baxsan dhulka Ruushka, waxa uu muteysan doonaa amarka lagu soo xidhayo ee ay hore u soo saartay Maxkamadda ICC. Koonfur Afrika ayaa ka mid ah dalalka saxiixay heshiiska ICC, sidaas darteed waa inay gacan ka geysato xidhitaanka Putin, sida uu qabo heshiiskaas. Si kastaba ha ahaatee, Koonfur Afrika, ayaa hore u diiday inay ka *****so fulinta heshiiskaa, iyadoo sannadkii 2015-kii ka dhaga adeegtay in ay gacan ka gaysato soo qabashada, Cumar Al-Bashiir, oo markaa ku sugnaa dalkeeda loona haystay dambiyo dagaal oo dalkiisa ka dhacay. Source
-
Bilyaneer reer London ah ayaa helay ogolaansho uu ugu baddalo qayb ka mid ah dhismaha caanka ah ee Trocadero ee ku yaal bartamaha magaalada London masaajid iyo xarun islaami ah. Maalqabeenka Asif Casiis oo asal ahaan aka soo jeeda Malawi, ahna 56 jir, ayaa ku iibsaday dhismahan caanka ah in ka badan $287.7 milyan oo doolar sanadkii 2005-tii, wuxuuna joojiyay qorshe uu ugu beddelayo masaajid qaadi kara 1,000 qof sanadkii 2020 ka dib cabasho ka timid kooxaha midigta fog iyo qaar ka mid ah dadka deegaanka. Xildhibaanka Matthew Green, oo xubin ka ahaa golaha wasiirada ee ganacsiga iyo qorsheynta, ayaa yiri xilligas: “Waxaan kuwan u aragnaa cunsuriyiin, hadalada naceybka ah inay yihiin kuwo aad looga soo horjeedo, waxaanuna mar walba u dhaqaaqi doonnaa sidii loo hubin lahaa in sida ugu dhaqsaha badan hoos loogu dhigo.” Balse bishii Maajo ee sannadkan 2023, waxa uu helay ogolaansho uu ku dhiso masaajid qaadi kara 390 qof, kaas oo lagu magacaabi doono “Piccadilly Prayer Space.” Wararka ayaa sheegaya in la filayo in dhowr bilood gudahood lagu daah furo masjidka. Hay’adda gargaarka ee Aziz oo uu aasaasay Asif Aziz ayaa dooneysa in masaajidku u adeego dalxiisayaasha iyo muslimiinta ka shaqeeya aagga uu masjidku ku yaal. Dhismahan ayaa markii u horeysay la furay sannadkii 1896, waxaana laga dhigay makhaayad ka hor inta aan la xirin markii ugu horreysay sannadkii 1965, balse waxa loo rogay meel lagu soo bandhigo alaabta sannadkii 1984-kii, waxay sidan u ahayd shirkadaha Pepsi iyo Sega. 1997 waxay noqotay hoyga shineemadii 3D IMAX ee ugu horeysay oo laga hor geliyo Ingiriiska. Waxaa dib loo yareeyay sannadkii 2011, waxaana qeyb ka mid ah dhismaha dib loogu furay hoteel ahaan saddex sano ka hor. Shirkadda Asif ee Criterion Captital ayaa ku faanta 15 dhismo ganacsi oo ku yaal Galbeedka London, Docklands iyo Croydon, iyadoo Mr Aziz uu leeyahay oo maamulayo faylalka hantida £3.6bilyan ee magaalada London iyo Koonfurta Bari ee England. Sanadihii la soo dhaafay, dambiyada nacaybka ka dhanka ah Muslimiinta ayaa ku soo badanayay gudaha Boqortooyada Ingiriiska, waana sababta keentay in dhismahan masjid weyn loo badalo sida qorshuhu ahaa. Sannadkii 2022 oo keliya, tirada dembiyada nacaybka diineed ee ay booliisku diiwaangeliyeen ee lagu bartilmaameedsaday Muslimiinta waxay ahayd 3,459, taasoo ah koror 42% ah marka loo eego sannadkii ka horreeyay. a deegaanka Clitheroe oo ahaa mid aad isugu dhow ayaa dhaliyay in meeshaas lagu soo afjaro muran qaraaraa oo aad u dheeraa, wuxuuna suurageliyay in Muslimiinta laga badan yahay ay helaan meel ay ku cibaadeystaan. Dhismaha wuxuu ahaa kaniisad Methodist ah, sidoo kale, muddo 40 sano ah wuxuu ahaa warshad ka dib markii la waayay dad ku cibaadeysta. Arrintaas waxaa Muslimiinta ku hoggaaminayay nin asal ahaan ka soo jeeda Pakistan oo lagu magacaabay Sheraz Arshad, wuxuuna sheegay in Muslimiinta ay cod ku leeyihiin in dhismaha Kaniisadda ee la iska xiray ay ka dhigtaan xarun cibaado. Xilligaas oo uu soo baxayay go’aanka, waxay Muslimiinta ku noolaa deegaankaas ahaayeen illaa 300, balse hadda aad ayey u sii bateen. Qaran News
-
Faratoon ma oga faraqa u dhexeeya 2003 iyo 2023 Dhowaan dagaalka Laascaaood wuxuu galayaa bishsiisii lixaad. Waa dagaalka sokeeye ugu waqti dheer Soomaaliya, dagaal markan ku salaysan qeyb ahaan in Soomaaliya hal dal oo mideysan sii ahaato ama dal kala go’go’a noqoto, mana jirto wax damaanad oo Soomaalidu hasytaan haddii Soomaaliya kala furfurato in dalal ay u qaybsami doonto, sida dadka qaarkood ay la tahay. 20 sano ka hor (2003) ayuu dagaalka Laascaanood si tartiib-tartiib ah u billowday. Yaasiin Faratoon oo ka faa’iideysanayay Madaxweynihii maamulka Somaliland ee xilligaas Daahir Riyaale Kaahin, ayaa ciidan Somaliland ka tirsan keenay Yagoori si miliishiyo beeleed isaga taabacsan ay mushaar u qaataan. Xilligaas maamulka Puntland wax hadal ah kama soo saarin. Maxamed Cabdi Xaashi (marxuum) ayaa ahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland. Sanad kaddib (2004) dagaal ayaa ka dhacay Adhicaddeeye, dagaalkaas oo muddo socday markii dambase istaagay. Madaxweyne ku xigeen Maxamed Cabdi Xaashi muxuu ka yiri taallabadii Faratoon caaglayaasha ku keenay Yagoori? Sanadkii 2007 ayuu isagana Axmed Cabdi Xaabsade ka faa’iideystay Riyaaale oo uu 2002 ka eryay Laascaanood. Xaabsade wuxuu soo aabaabushay ciidan beeleed Laascaanood ka soo galay koonfurta mgaalada Oktoobar 2007. Ciidankaan ayaa Laascaanood ka saaray ciidankii Puntland bishii Oktoobar 2007. Daahir Riyaale waxaa ku adeegtay Faratoon iyo Xaabsade Xaabsade uma suurtagalin inuu magaalada Laascaanood maamulo waayo waxaa isla markiiba ka awood-batay caaglayaashii Faratoon u ka abaabulay Yagoori oo noqday ilaaliyaasha ciidanka Somaliland ku sugnaa Laascaaanood markii dambase hubka laga dhigay 2023 markii la kala doorransiiyay is dhiibid ama in weerar lagu soo qaado. Kuwii diiday inay is dhiibaan waxaa lagu weeraray Xeradii Guulwadayaasha Laascaanood. Ciidankii uu Mahad Cambaashe ku tilmaamay ciidanka barakaysan ee Somaliland way u soo gurman waayeen waayo iyaga ayayba ku adkaatay inay ku soo noqdaan Laascaanood. Xaabsade kama macaashin dibindaabyadii uu Puntland ku sameeyay. Dib buu ugu soo baxsaday Puntland markii caaglayaashii ka awoodbateen. Labaatan sano kaddib Faratoon oo ah hawlgab (pensioner) dowladda Biritishku lacag hawlgab siiso ayaa damacsan inuu noqdo afhayeenka Baarlamaanka Somaliland. Faaratoon Jamaahiirta ayaa gacanta ku dhigtay Febraato 2023. In guriga Ugaaska Xasan Ugaas la geeyo ayuu codsaday. Sidaas ayuu dib ugu nqoday Hargeysa oo hadda uu ku sugan yahay isagoo ku doodaya iin ciidanka beesha Dir ku sugnaan karaan dhulka beeshiisu degto. Dhowaan Gaboose ayaa u ololeeyay in Faratoon noqdo afhayeenka baarlamaanka Somaliland, isagoo taageeray duqeynta Laascaanood maamulka goosasho-doonku u geysto, meelna kaga dhacay aqoonta caafimaadka uu soo bartay. Casharrada dagaalka Laascaanood laga bartay waxaa ka mid ah: haddii tallaabo laga qaado horgalayaasha, marnaba uma suurtagalayso midnimo-diidka inay siyaasadahooda ka fuliyaan dhulka midnimo-doonka. Muuse Buuxi dhowaan wuxuu sheegay in “Somaliland aysan xitaa ka baqayn qumbulo Durriya “nuclear weapons” wuuna diiday baaqii Golaha Ammaanka isagoo ku dooday inuu ku jiro dagaal la mid ah kii Imbaradooriyaddii Biritayn ku jirtay oo uu xuduudihii markaas jiray ilaalinayo. Yaa Biixi taariikhda inuu sidaas wax uga soo dhambasho ku kallifay? Halkaas dhaawac weyn baa magaca Soomaaliyeed soo gaaray. Xilkasnimodarro: Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu Muqdisho kula kulmay Rashiid Cabdi oo been ka fidiyay Laascaanood. In qarniga 21aad dad Soomaaliyeed taariikh gumeysi barakeeyaan oo maanta macatabkii Menelek ka dhigaan kii Geeska Afrika ka difaacayay gumeysiga waa nasiibdarro weyn. Muuse Biixi wuu doonayaa in Soomaalida loo arko dad damiir ahaan jabay (morally defeated). Jabka ciidan waa laga kabtaa laaakiin jabka damiirka lagama kabto. Yurub carruurteeda ma barto taariikhdii gumeysiga iyo gaboodfalladii gumeystayaashii ka geysteen Afrika. Faratoon oo dhashay 1946 maanta da’diisu waxay cagacagaynaysaa 80 sano. Wuxuu doortay in ciidanka beesha Dir u dhintaan himiladiisa in Caagle sare Mahad Cambaashe dib ugu soo noqdo Laascaanood. Faratoon iyo dadka la mid ka ah haysta dhalashada Biritayn waxay dowladda Biritayn u nuglaynayaan in lagu eedeeyo inay kaalin dadban kuleedahay dagaalka sokeeye ka socda Waqootiga Soomaaliya inkastoo Biritayn gebi ahaanba ay joojisay taageeradii dhanka amniga ay siin jirtay maamulka Somaliland uguna baaqday Muuse Biixi inuu ciidankiisa la baxo waayo Biritayn ma aamminsana inay maanta ilaaliso beelo gaar ah oo heshiis la saxiixday London. Heshiiskii maxmiyaddu wuxuu dhammaaday 26 Juunyo 1960. Iska caabbinta ay dadka Laascaanood muujiyeen ayaa sababtay in beesha caalamka iyo Golaha Ammaanku ugu baaqaan Somaliland la baxdo ciidan beeleedkeeda. Qalin kiraysan: Rashiid Cabdi oo midnimodiidku lacag siiyaan wuxuu ku sifoobay inuu yahay been fidiye. 15 daqiiqadood ayay xoogag isbaabulay uga saareen ciidanka Somaliland Laascaanood, markii dambena ku qasbeen inay ka baxaan Tukaraq. Hadda waxay ciidankoodu ku uruursan yihiin dhul aan ka badnay 5 KM aagga Goojacadde. Dooddii Biixi in argagixiso Laascaanood joogto waxay noqotay been. Keliya waxaa beentaas fidiya Rashid Cabdi oo dhowaan Muqdisho kula kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha Soomaalida Xasan Sheekh waajibkiisii maanta dad qabta oo u caqli-celiya wuu leeyahay haddii uu garan waayay inuu u dhaartay qaranka Soomaaliya dhowristiisa iyo inuusan kuwa dadka Soomaaliyeed beenta ka fidiya uusan ku sharfin kulan gaar ah. Madaaweyne Xasan haddii suu si qabqablenimo ah u dhaqmo miyaa lagu taageerayaa? Kaalinta Puntland Puntland waxay haysataa kalsoonida buuxda ee dadka SSC waayo waxay muujisay dhexdheexaadnimo halka Somaliland dooratay ku tiirsanaan caaglayaal. Sida Somaliland ugu sugnayd Laascaanood ayaa keentay inay hal koox uun ku tiirsanaato, iskuna daydo inay ku qasabto inay dadka intiisa kale gacanyareyaal u noqdaan kooxdaas. Puntland waxay sidoo kale taageertay baaqii 6 Febraayo 2023 ee Laascaanood. Dhexdhexaadnimada Puntland waxay soo dedejisay in dadka SSC la yimaadaan xal ay iskaga qabanayaan horgalayaasha oo cabasi darteed u qaybsamay qaar is casilay, qaar Jigjiga u qaxay iyo qaar cafis dalbaday oo dadkooda la aragti noqday. Somaliland Laascaanood waxay ku ahayd awr-kiraale weliba lacag siinaysay caaglayaasha soo kireystay. Ilaa hadda 123 horgale ayaa ku baxay gacmaha xoogag diidannaa caaglayaasha iyo awr-kiraalahooda oo maanta talo ay kaga soo ururtay hadalkii Axmed Yaasiin, “ilaa askariga ugu dambeeya dhinto kama baxayno Laascaanood”, hadal uu yiri intii Tukaraq aysan ka bixin. Somaliland ciidankeedu waa aalad horgalayaashu adeegsanayeen si ay dadka u cabburiyaan. Markii horgale tallaabo laga qaaday uun bay adkaatay in Somaliland sheegato inay tahay maamul xilkas ah; waxay dooratay inay duqayso Laascaanood, halkaasna ay ku noqotay maamul la dagaallamaya midnimada qaran iyo dhuleed ee Soomaaliya. The post Dagaalka Laascaanood wuxuu billowday 20 sano ka hor appeared first on Puntland Post.
-
Bilyaneer reer London ah ayaa helay ogolaansho uu ugu baddalo qayb ka mid ah dhismaha caanka ah ee Trocadero ee ku yaal badhtamaha magaalada London masaajid iyo xarun islaami ah. Maalqabeenka Asif Casiis oo asal ahaan aka soo jeeda Malawi, ahna 56 jir, ayaa ku iibsaday dhismahan caanka ah in ka badan $287.7 milyan oo doolar sanadkii 2005-tii, wuxuuna joojiyay qorshe uu ugu beddelayo masaajid qaadi kara 1,000 qof sanadkii 2020 ka dib cabasho ka timid kooxaha midigta fog iyo qaar ka mid ah dadka deegaanka. Xildhibaanka Matthew Green, oo xubin ka ahaa golaha wasiirada ee ganacsiga iyo qorsheynta, ayaa yidhi xilligas: “Waxaan kuwan u aragnaa cunsuriyiin, hadalada naceybka ah inay yihiin kuwo aad looga soo horjeedo, waxaanuna mar walba u dhaqaaqi doonnaa sidii loo hubin lahaa in sida ugu dhaqsaha badan hoos loogu dhigo.” Balse bishii March ee sannadkan 2023, waxa uu helay ogolaansho uu ku dhiso masaajid qaadi kara 390 qof, kaas oo lagu magacaabi doono “Piccadilly Prayer Space.” Wararka ayaa sheegaya in la filayo in dhowr bilood gudahood lagu daah furo masjidka. Hay’adda gargaarka ee Aziz oo uu aasaasay Asif Aziz ayaa dooneysa in masaajidku u adeego dalxiisayaasha iyo muslimiinta ka shaqeeya aagga uu masjidku ku yaal. Dhismahan ayaa markii u horeysay la furay sannadkii 1896, waxaana laga dhigay makhaayad ka hor inta aan la xidhin markii ugu horreysay sannadkii 1965, balse waxa loo rogay meel lagu soo bandhigo alaabta sannadkii 1984-kii, waxay sidan u ahayd shirkadaha Pepsi iyo Sega. 1997 waxay noqotay hoyga tiyaataradii 3D IMAX ee ugu horeysay oo laga hor geliyo Ingiriiska. Waxaa dib loo yareeyay sannadkii 2011, waxaana qeyb ka mid ah dhismaha dib loogu furay hoteel ahaan saddex sano ka hor. Shirkadda Asif ee Criterion Captital ayaa ku faanta 15 dhismo ganacsi oo ku yaal Galbeedka London, Docklands iyo Croydon, iyadoo Mr Aziz uu leeyahay oo maamulayo faylalka hantida £3.6bilyan ee magaalada London iyo Koonfurta Bari ee England. Sanadihii la soo dhaafay, dambiyada nacaybka ka dhanka ah Muslimiinta ayaa ku soo badanayay gudaha Boqortooyada Ingiriiska, waana sababta keentay in dhismahan masjid weyn loo badalo sida qorshuhu ahaa. Sannadkii 2022 oo keliya, tirada dembiyada nacaybka diineed ee ay booliisku diiwaangeliyeen ee lagu bartilmaameedsaday Muslimiinta waxay ahayd 3,459, taasoo ah koror 42% ah marka loo eego sannadkii ka horreeyay. Dhismeyaasha qadiimka ah iyo kiniisadaha ayaa ah wax aan cusbayn in ay muslimiintu iibsadaan isla markaana masjid laga dhiso. Tusaale, Sannadkii 2007, Maamulka magaalo ku taalla isla Ingiriiska ayaa u codeeyay in kaniisad hore laga dhigo masjid. Codka Golaha deegaanka Clitheroe oo ahaa mid aad isugu dhow ayaa dhaliyay in meeshaas lagu soo afjaro muran qaraaraa oo aad u dheeraa, wuxuuna suurageliyay in Muslimiinta laga badan yahay ay helaan meel ay ku cibaadeystaan. Dhismaha wuxuu ahaa kaniisad Methodist ah, sidoo kale, muddo 40 sano ah wuxuu ahaa warshad ka dib markii la waayay dad ku cibaadeysta. Arrintaas waxaa Muslimiinta ku hoggaaminayay nin asal ahaan ka soo jeeda Pakistan oo lagu magacaabay Sheraz Arshad, wuxuuna sheegay in Muslimiinta ay cod ku leeyihiin in dhismaha Kaniisadda ee la iska xiray ay ka dhigtaan xarun cibaado. Xilligaas oo uu soo baxayay go’aanka, waxay Muslimiinta ku noolaa deegaankaas ahaayeen illaa 300, balse hadda aad ayey u sii bateen. Source
-
Taliyaha Ciidanka Danab ee taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka ah S/Guuto Jimcaale Jaamac Takar ayaa mar kale ku celiyay in aysan aqbali doonin furista Dastuurka Puntland. Taliye Jimcaale ayaa hadalkaas ka sheegay dhoola-tus ciidan oo uu saaka ku soo bandhigay Taliska Ligle ee duleedka caasimadda Garoowe. “Puntland Dastuurkeeda in la furo waa ka dagaallanay mana aqbalayno” ayuu yiri Jimcaale oo hadal kooban u jeediyay ciidamada uu hoggaamiyo. Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in aysan aqbali doonin dhammaan wixii ay hore uga dagaallameen ee dad kaga dhintay islamarkaana aysan cidna ku khasbi karin. “Wax allaale wixii aan ka dagaallanay oo diidnay ee dad inagaga dhintay ma aqbalayno” ayuu sii raaciyay hadalkiisa. Waxa kale oo uu sheegay in madaxweyne Deni aanu xaq u lahayn in uu jideeyo hannaanka loo gelayo doorashada 2024 waxaana uu ku tilmaamay in uu yahay musharrax. PUNTLAND POST The post Taliye Jimcaale: Puntland Dastuurkeeda in la furo waa ka dagaallanay mana aqbalayno appeared first on Puntland Post.
-
Muqdissho (Caasimada Online) – Wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan oo hortegay guddiga horumarinta adeegga bulshada ee Golaha Shacabka ayaa ka jawaabay su’aallo ay ka weydiiyeen shaqada wasaaradda iyo khilaaf xoogan oo haatan kala dhexeeyo maamulka isbitaalka Digfeer ee Muqdisho oo ay gacanta ku heyso dowladda Turkiga. Wasiirka oo ka hadlaayay arrimaha isbitaalka Digfeer ayaa sheegay inay wada maamulaan dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, isla-markaana heshiiska labada dal uu dhigayo in agaasimeyaasha ay soo magacowdo wasaaradda caafimaadka Turkiga, halka ku xigeenada ay soo magacaabeyso wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, ayna wada maamulayaan isbitaalka. “Heshiiska marka isbitaalka la dhisay wuxuu noqday in isbitaalka maamulaha guud uu noqonaayo Turki, ayna soo magacaabeyso wasaaradda caafimaadka ee dalkaasi iyo agaasimaha Medical Service, Agaasimaha maamulka iyo maaliyadda iyo Agaasimaha Human Resource-ga inay soo magacaabeyso wasaaradda caafimaadka Turkiga, halka ku xigeennada ay soo magacaabeyso wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, ayna isla maamulayaan ayaa ku qoran” ayuu yiri wasiirka caafimaadka xukuumadda Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu tilmaamay heshiiskan uu ahaa shan sanno, balse mar kale dib loo cusbooneysiiyay 2019-kii, si ay labada dowladood usii wadaan isbitaalka Digfeer. “Xilliga heshiiska loogu talagalay hadda waa dhacay oo waa lasoo dhaafay 5 sanno ayaa la kala saxiixday markii hore inay maamulaan 5 sanno kadib dowladda Soomaaliya haddii ay u aragto inay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya la wareegto maamulka isbitaalka ay xaq u leedahay ayaa kor qornaa, laakiin 2019-kii waxaa loo cusbooneysiiyay 5 sanno oo kale inay sii maamulaan” ayuu mar kale yiri wasiir Cali Xaaji Aadan. Intaasi kadib wasiirka ayaa sheegay in khilaaf uu soo kala dhex-galay agaasimaha isbitaalka oo Turkiga u dhashay iyo wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay inay dacwo kasoo gudbisay gabar ay wasaaradda caafimaadka u magacowday ku xigeenka isbitaalka, sidoo kalena wakiil u ah dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. “Buuqa hadda dhacay waxaa waayay, annaga horta ka wasaarad ahaan waxaa wakiil innooga ah agaasime ku xigeenka isbitaalka oo aan u magacownay meesha oo wasaaradda ku metalo agaasime ku xigeenkii iyo laba maamul oo hore oo xagga laga soo magacaabay way isku fiicnaayeen wax dhib ah ma jirin waa isla maamulayeen, agaasimaha hadda taagan cabasho badan ayay ka keentay in wax talo ah aan la tixgelin in xafiiskeeda ay ku kooban tahay oo mushaar lee ay iska fiirsato in ninkaan uu ku xadgudbaayo dhaqaatiirtii meesha joogtay, kuwa Soomaali ahna laga eryay eedo badan ayay kasoo gudbisay” ayuu u sheegay guddiga horumarinta adeegga bulshada ee Golaha Shacabka Soomaaliya. Waxaa kale oo uu hadalkiisa ku daray “Waan u kuur-galay waana la fariistay, waxaan ku iri annaga gabadhaan ayaa wakiil noo ah tix-geliya oo la tashta waxba way ka socon waayeen. Laba jeer digniin ayaan siinay kadib waxaan ku qasbanaanay in laba iyaga kamid ah inaan xilalkii ka qaado oo dad meeshooda jooga oo ay isku xirfad yihiin inaan ku beddalo”. Ugu dmabeyn wuxuu tilmaamay inay dacwo ka gudbiyeen agaasimaha oo ay ku eedeeyeen inuu ku kacay xadgudubyo, kana biyo diiday inuu la shaqeeyo wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, ayna la xiriireen dhiggooda Turkiga, isla-markaana ugu dambeyn sidaas lagu beddalay agaasimihii isbitaalka Digfeer, sidoo kalena uu shalay ka baxay gudaha dalka. “Beddalaas wuu diiday agaasimaha isbitaalka iyo inuu howlgeliyo dadka aan soo magacaabay annagana waxaan ku qasbanaanay inaan warqad u qorno safaaradda iyo wasaaradda caafimaadka Turkiga oo aan ku leenahay maamulahaas isbitaalka waa burburinayaa wada shaqeyntiina waa ku ciyaaray in dalka uu ka baxo waayay, kadib waxay lasoo xiriireen wasaaraddeena arrimaha dibadda waana la ogaaday inay iyaga qaldan yihiin, waxaana naloo sheegay in 18-ka bishan oo shalay aheyd uu baxaayo agaasimaha oo mid cusub la keenayo”. ayuu kusoo gabagabeeyay wasiirka wasaaradda caafimaadka. The post DF oo ceyrisay agaasimihii Turkiga u qaabilsanaa isbitaalka Digfeer + Sababta appeared first on Caasimada Online.
-
Ciidanka xoogga dalka ayaa saakay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya Goballada Galguduud iyo Shabeelaha dhexe. Hawlgalka ay ciidanku sameeyeen ayaa waxaa ayey ku beegsadeen goob la sheegay in ay ku sugnaayeen xubno ka tirasan Al-shabaab, iyaga oo sheegay in ay wadeen is uruursi. Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalkaan ayaa sheegay in howlgalka intii uu socday lagu dilay ku dhowaad 30 ka tirsan Al-shabaab, sidoo kale ay Hub kula wareegeen goobta. Ciidamada Xoogga ayaa dhanka kale howlka sheegay in lagu burburiyay saldhig ay la haayeen Al-shabaab, sida uu warbaahinta u sheegay taliyaha guutada 18aad ee kumaandooska Gorgor Bashiir Cabdullaahi. Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa maalmihii dambe ciidamadii ugu badnaa waxaa geysay gobollaha Galgaduud iyo Shabeellaha dhaxe, waxaana labada gobol ka socda dhaqdhaqaqyo ciidanku ay wadaan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Somaalida ku nool Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa ka walaacsan mudaaharaadyada ka dhacaya dalka kenya, xilli mudaaharadyadii todobaadkii hore ka dhacay Nairobi ay qaar ka mid ah dadkii ka qaybgalay dhac u geysteen goobo ganacsi. Waxaa lagu soo waramayaa in dibadbaxyadan ay saamayn ku yeesheen , dhaqdhaaqa ganacsiga iyo guud ahaan nolosha dadka ku nool magaalooyinka dalka Kenya kuwaas oo farta wadnaha ku haya. Dowladda Kenya ayaa waddooyinka dalkaas soo dhoobtay ciidamo fara badan si ay uga hortagto banaanbaxyaasha isla markaana u xakayso dhibaatooyinka ka dhalanaya rabashadaha cabsida badan abuurtay. Goobaha waxbarashada ayay Dowladda Kenya ay sheegtay in aan la aadi doonin waxa ayna ku baaqday in dadka ay muujiyaan feejignaan dheeraad ah si ay uga fogaadaan waxyeelo soo gaarta . Soomaalida waxay ka mid yihiin dadka wadnaha farta ku haya kuwaas oo albaabada u laabay goobaha ganacsiga ee ay ku leeyihiin magaalooyinka dalka Kenya , gaar ahaan Soomaalida ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku gacan-sayrtay dhawaan dacwad loo gudbiyey oo ka dhan ahayd debed-baxyada ay wadaan xisbiyada mucaaradka ee dalkaasi. Goobjoog News Source: goobjoog.com
