Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ( Faratoon) u doortay guddoomiye cusub, kadib tartan ay wada galeen isaga iyo xildhibaan Cali Xaamud Jibriil iyo Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir oo musharraxiinta kula tartantay kursiga. Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ( Faratoon) u doortay guddoomiye cusub, kadib tartan ay wada galeen isaga iyo xildhibaan Cali Xaamud Jibriil iyo Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir oo musharraxiinta kula tartantay kursiga. Xildhibannada golaha wakiillada ee soo xaadiray fadhiga doorashada ayaa gaarayay 82 mudane, guddoomiyaha cusub ayaa helay 64 cod, halka xildhibaan Cali Xaamud Jibriil uu helay 59 cod, waxaa 3 cod sidoo kale helay Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir oo tartamay. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ( Faratoon) ayaa ka tirsanaa xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Muuxe Biixi Cabdi, waxaana uu ahaa wasiirka waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland, waxaana lagu wadaa inuu sida ugu dhaqsiyaha badan uu xilkiisa ula wareego. Doorashada maanta uu kusoo baxay Fartoon ayaa ahayd mid la filayay, maadaama todobaayadii lasoo dhaafay ay madaxtooyada Somaliland dadaal ay ku bixineysay inuu noqdo Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda. Guddoomiyihii hore ee golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Ahmed, ayaa xilkaas isaga tagay kadib markii uu ka dhiidhiyay dagaallada ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Goobjoog News Goobjoog News Source: goobjoog.com
  2. Hargeisa (HOL) - Somaliland House of Representatives elected Yassin Hajji Faratoon as the new Speaker of the House during a voting session held in Hargeisa on Sunday. Source: Hiiraan Online
  3. Maanta, magaalada Hargeysa waxaa ka dhacay doorashada Gudoonka Baarlamaanka Somaliland, Jamhuuriyadda Iskeed Madaxbannaanida ugu dhawaaqday. Xildhibaan Yaasiin Xaaji Faratoon, ayaana ku guullaystay doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland. 46 Xildhibaan ayaa u codeeyay Faratoon halka xildhibaan Maxamed Khadar-na ay u codeeyeen 35 labo sannadood ka hor ayuu xilkaan u tartamay Faratoon oo markaasi guul darro kala kulmay. Waxaa markaas ay tartameen Cabdirasaaq Khaliif Axmed oo ka guuleystay kaas oo helay 42 cod oo ka mid ah codadkii la dhiibtay. Hase yeeshee Cabdirisaaq ayaa banneeyay jagadii guddoomiyaha ee xilligaas oo loo doortay sababo la xiriira dagaalka Laascaanood ka socda ee u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo ciidamo deegaanka ah. Faratoon wuxuu wasaaradaha Waxbarashada iyo Arrimaha Dibadda ka soo qabtay dowladda Madaxweyne Muusa Biixi. Waa xubin firfircoon oo ka tirsan xisbiga Kulmiya ee Talada haya. Waa kuma Yaasiin Xaaji Maxamuud? Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir, waxa uu ku dhashay magaalada Laascaanood, sannadkii 1947-kii. Wuxuu dugsigii hoose ku dhammaystay isla magaaladaas, halka uu baxay dusgsigii sare ee Dayaxa ee magaalada Ceerigaabo. Waxabarshada jaamacadda qaybta hore wuxuu ku qaatay jaamacaddii Lafoole, gaar ahaan Kulliyadda Barashada Adeegga Bulshada. Isla jaamacaddaas ayuu markii danbena macallin ka noqday. Ka dib wuxuu shaqo ka billaabay Wasaaraddii Waxbarashada, wuxuuna madax ka noqday Qaybtii Waxbarashada Dadka Waaweyn Sannadkii 1978-dii ayuu waxabarshada heerka labaad ee jaamacadda u aaday dalka Britain. Wuxuu dhigtay Jaamacadda Manchester. Sannadkii 1980-kii ayuu ka mid ahaa saraakiil lagu eedeeyey Kacaandiid, wuxuuna si dhuumasho ah markii danbe ugu safray dalka Qatar halkaas oo uu muddo ku noolaa. Faratoon ayaa sida oo kale qayb ka ahaa aasaaskii iyo nabadeyntii beelaha wada dega Soomaliland. Sannadkii 1991 wuxuu noqday noqday guddoomiyihii ugu horreeyey ee gobolka Sool ee Somaliland. Sannadkii 1993 ayuu madaxweynihii ugu horreeyay ee Somaliland, ka dib markii ay madaxbanaanideeda ku dhawaaqday, Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, u magacaabay Faratoon in uu noqdo Wasiirkii Caafimaadka iyo Shaqada. Sannadkii 1997, waxa uu ka mid noqday xildhibaannadii golaha wakiillada ee Jamhuuriyadda Iskeed Madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, isaga oo qayb ka ahaa Xubnihii qoray dastuurka. XIGASHADA SAWIRKA,TAIWAN Qoraalka sawirka,Faratoon oo Taiwan lagu soo dhoweeyay, Bartamihii sannadkii 2020 Xilligii madaxweyne Daahir Rayaale ahaa madaxweynaha Somaliland, Faratoon waxa uu noqday Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Dib u dejinta, taas oo markii danbe uu iska casilay. Sannadkii 2016, Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, wuxuu Faratoon u magacaabay Wasiirkii Arrimaha Gudaha. Markii la doortay madaxweyne Muuse Biixi wuxuu isna Faratoon u magacaabay Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, isaga oo ka mid ahaa golihii wasiirrada ee ugu horreeyey ee xukuumaddaas sannadkii 2017. Isla xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, waxaa mar labaad laga dhigay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, oo xilkaa hayey ka hor inta aanu isu sharrixin xildhibaan golaha wakiillada ah, isaga oo haatanna u tartamay guddoomiyaha Baarlamaanka oo lagaga guuleystay. Qaran News
  4. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa xalay dib u bilaabay ololihiisa ku jihaysan furista dastuurka sida ay wararku xaqiijinayaan. Madaxweyne Siciid Deni ayaa xalay kulamo kala duwan oo xasaasi ah la yeeshay xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland. Xildhibaannada qaarkood ayaa noo xaqiijiyay in madaxweynuhu kala hadlay in ay sii wadaan furista dastuurka si wax ka beddel loogu sameeyo qodoba kamid ah. ” Waxa uu naga codsaday in aan sii wadno wax ka beddelka dastuurka waxaana xaqiiqdii ka muuqatay in tallaabadaasi ka go’an tahay” ayuu yiri xildhibaan xalay la kulmay madaxweynaha. “Madaxweynaha go’aankiisu waa kii hore waxna kama beddelin waxaa uu naga codsaday in aan guda galno furista dastuurka” ayuu yiri xildhibaan kale oo madaxweynaha la kulmay. Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale lagu wadaa in uu caawa la kulmo xildhibaannada harsan oo uu kala hadlo furista dastuurka. Baarlamanka Puntland ayaa 20 bishii June ee tagtay u codeeyay in la furo dastuurka waxaase tallaabadaasi sababtay dagaalkii ka dhacay Garoowe. Taliyaha ciidamada Danab ee taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka ah Gen. Jimcaale ayaa sidoo kale dhawaan sheegay in aysan marna aqbali doonin wixii ay ka dagaallameen. Dhinaca kale waxa laga war sugayaa islaan Ciise iyo islaan Bashiir oo ku hawllan xal u raadinta xiisadda siyaasadeed ee ka taagan furista dastuurka iyo hubanti la’aanta doorashada 2024. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo dib u bilaabay ololihiisa furista dastuurka Puntland appeared first on Puntland Post.
  5. Xildhibaan Yaasiin Xaaji Faratoon, ayaa ku guullaystay doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland 46 Xildhibaan ayaa u codeeyay Faratoon halka xildhibaan Maxamed Khadar-na ay u codeeyeen 35 xildhibaan. Source
  6. Waxaa aad u isii taraya carada ka dhalatay falalkii ka dhacay dalka Sweden ee lagula kacay Kitaabka Qur’aanka Kariimka, waxaana wadamo badan oo caalamul Islaami ah ka dhacay dibadbaxyo xooggan oo lagu diidan ayahay arrintaan uu ku kacay nin asal ahaan kasoo jeeda dalka Ciraq. Dibadbaxyadaan ayaa ka dhacay dalal dhowr ah, kuwaas oo ku jira Jaamacadda Carabta, waxaana dibadbaxii ugu weynaa ee ka dhacay dalka Ciraaq, kaas oo weerar lagu qaaday dhowr safaaradood ay leeyihiin wadamada reer Galbeedka oo yaalla magaalada Baqdaad ee dalka Ciraq. Ciidamada ammaanka Ciraaq ayaa isku dayay in ay xakameeyaan dibadbaxayaasha, kuwaas oo weerar ku qaaday saafaaradda Sweden ee Baqdaad, iyadoo sidoo kale ay jirto in ciidamadu ay walaac ka qabaan in banaanbaxyadu ay ku faafaan aagga cagaaran oo ay ku yaallaan saafaradaha Shisheeye. Ciidamada Ciraaq ayey sabtidii iska horyimaadeen boqolaal taageerayaasha wadaadka Shiicada ah ee Muqtada Al-Sadr, kuwaas oo isku dayay in ay xoog ku galaan aagga cagaaran, waxaana lasoo warinayaan in ay gubeen buug aan la sheegin waxa uu ahaa sida laga soo xigtay Booliiska Ciraaq. Mudaaharaadyadan ayaa jawaab u ah waxyaabo ay Facebook-ga soo dhigeen Jimcihii, koox xagjir ah oo kasoo jeeda Denmark, kuwaas oo lagu magacaabo Dansik Patriot, oo ay ka mid ahaayeen muuqaal nin gubaya wax u muuqday Qur’aanka isla markaana ku tumanaya calanka Ciraaq. Wadamada Sucuudiga, Qatar, Imaaraadka Carabta iyo Iran ayaa siyaabo kale duwan ugu baaqay in dowladda Sweden ay ka fiirsato falalka abuuri kara isnaceyb, waxaana xusid mudan in dalalka qaar looga dhawaaqay diidmada gacansiyada ka yimaada dalka Sweden ee la iibiiyo. Dibadbaxyadaan ayaa yimid kadib markii nin u dhashay wadan Ciraaq uu ku kacay fal uu ku gubay Kitaabka Qur’aanka iyo in sidoo kale mar kale la arkay inuu u bareeray inuu laado Kitaabka, taas oo dhalisay carro ka timid wadamada Islaamka, kuwaas oo dowladda Sweden eedeeyay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  7. Barnaamijka Comsec oo ah Barnaamij ay iska kaashanayaan safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Bakistan iyo wasaaraddaha kala ah arrimaha dibadda iyo Seyniska iyo Teknoloojiyadda waddamkaas, ayaa laga daah-furay magaalada caasimadda ah ee Islamabad. Daah-furka Barnaamijka muhiimka ah waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay labada wasaaraddood iyo sii-hayaha safiirka safaaradda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax ka Barta Dalkaas. Ugu horeyn, Dr. Maxamed Iqbaal , agaasimaha guud ee Barnaamijka Comsec ayaa sheegay in loo baahan yahay sare u qaadista xiriirka waddamada ku mideysan ururka iskaashiga Islaamka ee loo soo gaabiyo (OIC), si xalal waara looga gaaro baahiya markaas taagan. Sidoo kale, sii-hayaha safiirka Safaaradda JFS ee Dalka Bakistan Mudame Shirwac Cabdullaahi Ibraahim ayaa sheegay in ay jirto baahi weyn oo loo qabo dhinaca Teknoloojiyadda, isagoo agaasinka Comsec uga mahadceliyay daah-furka Barnaamijkan muhiimka u ah Soomaaliya. Barnaamijkan ayaa bixin doonna ilaa 10-deeq waxbarasho (chollarship),seminaaro iyo tababaro la xiriira cilmi-baarista seyniska iyo Teknoloojiyadda, kuwaas oo looga faa’ideyn doonna ardayda Soomaaliyeed ee daneyneysa Barnaamijkan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  8. Maalinka maanta Axad ah lagu mudeysan yahay doorashada gudoonka golaha wakiilada Somaliland taas oo ay ku loolamayaan laba xubnood oo horay xilal uga soo qabtay Somaliland, kadib iscasilaaddii guddoomiyihii hore ee golaha Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo ku biiray dhaqdhaqaaqa SSC. Yaasiin Xuseen Faratoon iyo Cali Xaamud Jibriil ayaa ku tartamaya qabayasha hoggaanka golaha Wakiillada Somaliland, labadaan mas’uul ayaa xilal kale duwan kasoo qabtay Somaliland, waxaana ilaa iyo xalay laga dareemayay magaalada Hargeysa ololaha ay wadaan labada musharax. Yaasiin Xuseen Faratoon ayaa waxaa la shegayaa inuu heysto inta badan taageerada xildhibaannada golaha, xilli saacadihii ugu dambeeyay ee xalay ay soo baxayeen in Xildhibaanka la tartamaya uu dhankiisa leeyahay saameyn xooggan isaga oo garab ka helaya xisbiyada mucaaradka ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  9. Mogadishu (HOL) - Three non-executive directors of the Somali central bank have tendered their resignations following the reappointment of Governor Abdirahman Mohammed Abdullahi for a second four-year term. Source: Hiiraan Online
  10. Hargeisa (HOL) - Somaliland President Muse Bihi Abdi announced a presidential pardon for 388 prisoners in Somaliland prisons on Saturday, in observance of the beginning of the Islamic New Year (the Hijri New Year). Source: Hiiraan Online
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo hortegay guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Shacabka ayaa wax laga weydiiyay arrimo ku saabsan hadddii uu jiro xiriir ay dowladda dhexe la leedahay Iran. Wasiir Huruuse ayaa marka hore beeniyay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay haatan wax xiriir diblomaasiyasadeed ah laleedahay Iiran. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in xittaa uusan jirin wax isku dhowaansho ah oo ku aadan labada dal, maadaama uu horay u go’ay xiriirkooda. “Sideedaba safaarad annaga Iran nooga furan iyo xiriir diblomaasiyeed oo aan Iran la leenahay ma jiro, sidaas aawadeed ma lihin diblomaasiyiin noogu qoran safaaradda Iran, kuwii xilliga xiriirka go’ay joogayna waan kasoo qaadanay” ayuu yiri wasiir Huruuse. Guddiga ayaa sidoo kale wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya wax ka weydiiyay inuu jiro sarkaal ka tirsan wasaaradda, oo mushaar toos ah ka qaata safaaradda dowladda Iran ay ku leedahay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. “Waxaa jira sarkaal ku laa laabto Iran, waana sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ninkaas xaaladdiisa ma la socotiin”” ayuu wasiirku weydiiyay xildhibaan Aweys. Abshir Huruuse ayaa arrintaas ganafka ku dhuftay, wuxuuna sheegay in dowladdu ay ka hortegi doonto cid kasta oo isku deyda in magaca Soomaaliya u adeegsato dano gaar ah. Waxaa kale oo uu intaasi ku daray haddii ay jirto cid aan wasaaradda ka tirsaneyn oo xiriir la sameysay dowlad aysan xiriir la laheyn Soomaaliya inay daba-galayaan, isla-markaana haddii la helo laga qaado doono adag oo ku aadan waxa uu sharciga dalka ka qabo. “Haddii ay jiraan shaqsiyaad iskood u tega waa wax gaar ah, ma ahan wax ku saleysan janaalka wasaarradda, dowadduna ay ka war qabto. Cid alaala oo arrinta aad sheegeyso ku kacda waa mas’uuliyad inna wada saaray inaynu kula xisaabtameyno oo aan ka daba tegno ” ayuu ku jawaabay wasiirka arrimaha dibada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Maalmihii u dambeeyay guddiyada kala duwan ee baarlamaanka ayaa waday qorshe ay kula xisaabtamayaan xubnaha Golaha Wasiirada, si ay wax uga weydiiyaan shaqadooda. The post Daawo: Maxaa ka jira in DF ay xiriir la leedahay IRAN? appeared first on Caasimada Online.
  12. Kenyan opposition leader Raila Odinga has described the manner in which police are handling protesters as dictatorial. Photo: Reuters Source: Hiiraan Online
  13. Just under 1,300 people were refused permission to land at Dublin Airport in the first four months of 2023 due to their either having false papers or no travel documents whatsoever. Source: Hiiraan Online
  14. At least one-third of Africans on the continent have no certainty of accessing clean and safe water in latest data that signals that no country has yet achieved ‘effective’ stage of water security. Source: Hiiraan Online
  15. The education journey for Najma Abdullahi Qarey, a 24-year-old Somali woman, is intriguing and inspiring at the same time. Source: Hiiraan Online
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay wadahadal ku saabsan arrimaha Badda oo ka soo yeeray Madaxweynaha Kenya William Ruto oo mar sii horeysay dalka Jabuuti ka sheegay in mar kale ay Soomaaliya kala xaajoo doonaan muranka badda. Guddiga arrimaha dibadda ee golaha shacabka ayaa kulan su’aalo weydiin ah ugu yeeray maamulka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, waxaana su’aalihii la weydiiyey ku jirtay arrinta badda. Danjirihii hore ee Midowga Yurub, Xildhibaan Cali Saciid Fiqi oo ka mid ahaa guddiga ayaa masuuliyiinta wasaaradda arrimaha dibadda weydiiyey wax aka jira wadahadal ay garwadeen ka tahay Jabuuti oo Soomaaliya iyo Kenya ay ka gelayaan arrinta badda. Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad ayaa ka jawaabay su’aashaas, wuxuuna sheegay in hadalka Madaxweyne William Ruto ay la yaabeen maalintaas. Wasiir Balcad wuxuu cadeeyey in habayaraatee uusan jirin wadahadal Soomaaliya iyo Kenya ay ka yeelanayaan arrinta badda, sidoo kalena Jabuuti aysan u soo bandhigin dalab noocaas ah. Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo ku dheeraaday sida ay dowladda Soomaaliya uga go’antahay ilaalinta badda ayaa sheegay in wax gorgortan ah aysan ka geli doonin kiiskii ay go’aanka ka gaartay maxkamadda ICJ. Wuxuu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu horay maxakamadda u geeyey kiiskaan, hadana aysan suurtagal aheyn inuu gorgortan ka galo markii Soomaaliya loo xukumay kadib. “Hadalka uu Ruto ka jeediyey Jabuuti wuxuu ahaa hadal nagu cusub, la yaab ayuu nagu noqday, mana jirto dhexdhaxaadin ay wado Jabuuti, arrinta badda maxkamad ayey ku dhamaatay, intaan ayadoo ka fudud ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh horay u diiday in laga wadahadlo arrinta badda,” ayuu yiri Wasiir Cali Balcad. Hoos ka daawo The post Daawo: DF oo diiday dalab la xiriira arrinta badda oo kaga yimid madaxweynaha Kenya appeared first on Caasimada Online.
  17. Garbahaarey (Caasimada Online) – Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan gobolka Gedo oo kulan isugu yimaaday ayaa si adag uga hadlay dhibaato ay Kenya ku heyso gobolkaasi, gaar ahaan duqeymaha ay ka fuliso halkaasi, siiba deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo. Suldaan Maxamuud oo kamid waxgaradka Ceel Cadde ayaa ka hadlay dhibaatada ka jirta halkaasi, wuxuuna sheegay in 10 sanno ka badan ay Kenya duqeyneyso degmadaasi, isla-markaana ay waxyeelada ugu badan soo gaarto dadka shacab ah ah ee ku dhaqan Gedo. Sidoo kale wuxuu ku eedeeyay dowladda Kenya ay Gedo ay ka dhigtay meel ay ku tijaabiso diyaaradaha dagaalka ee ay soo iibsato, sida uu hadalka u dhigay. “Dowladda Kenya diyaarado casri ah ayay soo gadataa meel ay ku tijaabiso ayay weysay waxay noqotay marka inay ku tijaabiso gobolka Gedo oo daris la ah. Dhibaatooyinka hadda soo noq noqday oo ay ugu dambeysay degmada Ceel Cadde waad ogtihiin inta dhimashadu gaartay carruur iyo dad da’ ah iyo hantida badan oo burburtay” ayuu Suldaan Maxamuud Waxaa kale oo uu Suldaanku ku dhawaaqay in reer Gedo looga baahan yahay inay tashadaan, kadibna ay iska dhiciyaan Kenya, si looga hortago xadgudubyadeeda. “Cabasho miyaan ku jireynaa ilaahey sow rag nagama dhigin inaan iska celino ayaa loo baahan yahay cabasho waxba ma tareyso” ayuu mar kale yiri Suldaanka Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray “Rag aan is deyno ayuu kuugu daayaa ee idaa kuuguma daayo, Kenya duqeynta waa naga joojin weysay waxaa la rabaa inaan iska dhicino reer Gedow. Ugu dambeyn dowladda federaalka ayuu ugu baaqay inat garab istaagto reer Gedo, isla-markaana ay jawaab rasmi ah ka bixiso tallaabooyinka Kenya. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo todobaadyadii lasoo dhaafay duqeymo ka dhacay Gedo ay khasaare xoogleh kasoo gaareen qaar kamid ah shacabka ku dhaqan gobolkaasi. The post GEDO oo looga dhawaaqay go’aan ka dhan ah KENYA appeared first on Caasimada Online.
  18. Hargeysa (Caasimada Online) – Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta guddoon cusub doortay, kadib doorasho ka dhacday magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada ayaa waxaa loo doortay xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ka tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye. Fartaoon ayaa helay 46 cod, halka musharraxii la tartamayey Maxamed Khadar uu isna helay 35 cod, sida uu shaaciyay shir guddoonka golaha wakiilada Somaliland. Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon ayaa ah nin aad ugu dhow madaxweyne Muuse Biixi, wuxuun sidoo kale horay usoo noqday wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland. Doorashadiisa waxaa sidoo kale waxaa goobjoog ahaa xubno ka tirsan xukuumadda, sida wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin iyo wasiirka warfaafinta Saleebaan Koorre, kuwaas oo garab istaag u muujiyay guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada. Ninkan ayaa beddalaya Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo dhowaan iska casilay xilkaasi, sababo la xiriira dagaalka Laascaanood, isaga oo sidoo kale kasoo baxay guud ahaan Somaliland. Faratoon ayaa sidoo kale isna kasoo jeedo gobolka Sool, balse wuxuu kamid yahay ragga ugu tunka weyn ee xisbiga Kulmiye, isaga oo lagu tiriyo saaxibada Muuse Biixi. Si kastaba, doorashada uu kusoo baxay ayaa aheyd mid la filayay, maadaama todobaayadii lasoo dhaafay ay madaxtooyada dadaal ku bixineysay inuu soo baxo. The post Faratoon oo loo doortay guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland appeared first on Caasimada Online.
  19. Lix qof ayuu Allaha weyni uga neceb yahay:Qofka beenaalaha ah, Qofka dhiig dad aan waxba galabsan daadiya, Qofka ay caado iyo cibaado u noqoto in uu ku kaco shirqoolo, xin iyo xaasidnimo, Qofka mujtamaca dhex dhigga fidmo iyo kala erdhayn iyo kala faqooqid, Qofka had iyo goor u markhaati beena u fura qof daalin ah, iyo Qofka kibira ee afka taaga asagoo qudh ahaan iyo qof ahaanba aanay Caloosha iyo Afka waxba uga sarayn. Madaxda xukumadda hadda jirtaa waxa caddo iyo cibaadaba u noqday in ay had iyo jeer ku eedeeyaan labada xisbi mucaarid, siiba Waddani, iyo cidda taageertaba in ay qaran dumis yihiin. Mar maaha oo laba maaha oo saddex maaha, oo afar maaha ee tiraba waxaynu xasuusanahay laga bilaabo illaa maalintii laga safeeyey ciidamaddii Faqashta dhulka S/land ay Kornaylada dalkan hadda ka taliyaa lahaayeen hadadatanna leeyihiin WAA QARAN DUMIS XISBIYADA MUCAARIDKU IYO TAAGEERAYAASHOODU. Labada Kornayl, Muuse Biixi iyo Inna Kaahin, waxay si aan gabasho lahayn ugu eedeeyeen xisbiga Waadani in uu S/weyn yahay xilligii doorashadii madaxtooyada 2017kii oo been aan raad lahayn ahayd ahna been illaa yawma diin. Lagulama xisaabtamin labada Kornayl beentaas cad iyo dacaayadaa jaban ee sumcad dilka ah illaa hadda. Waxa taa ka daran oo uu inna kaahin yidhi WAA QARAN DUMIS cidda aan taageerin Go’aan ku-sheegii mudaynta doorashooyinka ee ay Xubnaha garabkii metelaayay Xisbiga Kulmiya ee Komishanku ay keligood iskaga dhawaaqeen, ayagoon xeerna ku salayn habayaraatee, asagoo u jeeday labada xisbi Waddani iyo Ucid iyo taageerayaashooda, mar uu afka xisbiga Kulmiye iyo ka nidaamkan mudoo xileedkiisi dhammaadayba uu ku hadlayey shir-saxaafadeed ku taariikhysnaa 20kii bishan Ogis 2023 kuna saabsanaa taageerid, soo dhaweyn, hambalyayn iyo aqbalaad go’aankaas gacan ku rimiska ahaa ee hore ay madaxtooyadu iyo Guurti ku-sheegu ay si wadajir ahayd u soo malmaluuqeen. Taasi waxay caddayn u tahay in maantana ay Kornayladu rabaan in ay ku shaambadeeyaan reerka West Burco Clan la yidhaahdo QARAN DUMIS markay arrimihi dhaafeen illa-wareegeyso, illa-meerayso, igula-jiqsii, ii-markhaati fur, kursigsiga igu-haya sidii Afweyne, aan ka rawno madaxnimada, yay-urinin, muddo-kordhin ii-sameeya, yaynaan u joojin, sidaynu doono aan sharciga u dhigno, distoorkana aan iska laablaabno, wax kasta markay sameeyeen ee ay komishankiina ay kolba isbaaro u dhigeen. Komishankee go’aan midaysan gaadhay? Waa been Komishankii qaranka ayaa go’aamiyey mudayntii doorashooyinka, ta ururo ku-sherega iyo ta madaxtooyada. Komishan isku raacay kala horaysiinta iyo mudaynta doorashooyinka ma jiro. Been yaan dafeeynaha loo sheegin. Muwaadin Komishanka qaranku waa 7 xubnood, 3 xubnood madaxtooyada ayaa soo magacawday, oo waa ilma Muuse Biixi, 2 xunood waxa soo magacaabey Saleebaan Geel, oo ah gacan yaraha Muse Biixi, ahna shaambad la dhacaha arrin kasta oo uu Muse Biixi soo jeeediyo, ahna isku-diraha koowaad ee isku lisa reer Burco, Bari iyo Galbeed u collaysiiya, distoor jabiyaha labaad ee aan abid xin iyo xasrad mooyee xalin khilaafaad ka shaqayn, dagaal huriyihii 94kii, ninkii yidhi 2 saacadood ii qabta intaan H/Y ku buufinayo. Labada xubnood ee kale waxa soo magacaabey oo ay kakala socdaan labada xisbi mucaarad, Waddani iyo Ucid. Go’aan kasta, xal kasta, mudayn kasta iyo qorshe hawleed kasta oo ku saabsan doorashooyinka oo ay 7daas xubnood isla qaataan, isla gartaan, isku waafaqaan iskuna raacaan WAA SHARCI AAN XISBINA DIIDI KARIN. Qorshe hawleed kasta, waxa uu doono ha noqdee, oo ku saabsan doorasho ay tartamayaan madax xisbiyo kala duwan kakala socotaa oo han hogaamin dal leh oo aanay xubnaha komishanka qaranka ee xisbiyada mucaaridka iyo muxaafidkuba isku waafaqsanayn iskuna raacsanayni WAA WAXBA KAMA JIRAAN (Null and VOID). Sharci ahaan, caqli ahaan, diin ahaan, iyo dad ahaanba Komishan ka kala socoda xisbiyo qaran waxa ka xaaraan ah in xubno (garab) xisbi qudha metelaya ay go’aan aan xubnahu isku raacsanayn ay soo saaraan. Sidaas la ajligeed go’aankii ay xubnaha 5ta ah ee garabkii xukuumadda ugu jiray komishanka ku dhawaaqeen waa go’aan gacan ku rimis ah, xaaraan ah, shuruucda doorashooyinka baal marsan, oo ku salaysan gacan ku-qaadasho distoorkii iyo xeerarka dalka u yaalay. Shantaa xubnood waxay jabiyeen dhaartii ay ku dhaarteen in ay dalka, dadka iyo xisbiyadba dhex u noqonayaan inta ay xilka hayaan mudada.doorashooyinka. Dembi ayay dalka iyo dadkaba ka galeen shantaa xubnood, inta nin dambiile ah la taageerayana, S/land dawlad noqon mayso. Dadka, waqtigan aynu ku jirno, waxa xidha oo seeto aanay jari karin goyna karin u moqda laba arrimood: Arrinta 1aad: Diin baa qofka damiirkiisa iyo dadnimadiisaba xidha oo baroosin u noqota. Fasiraad; qofku illaahay ayuu ka xishoodaa kana cabsoodaa markuu wax ku dhaqaaqayo, dadkiisana wuu nabad geliyaa, wax xunna umma quudho kulamana kaco. Arrinta 2aad: Haddii dadku illaahay ka cabsan waayaan, aadamahiisana ka xishoon waayaan, waxa.edbiya oo caqli u sameeya shuruucda ay bulshadu dhigtaan in ay isku xukumaan. Hadfa dadka talada dalka hayaa illaahayna kama cabsadaan aadanahiisana kama xishoodaan, sharci edbiyaana ma jiro. Muwaadin maw malaynaysaa in uu Saleebaan Gaal illaahay iyo aadamahiisa midna ka xushoodo? Ninka asagoo da’daasa oo aakhirul cumri taagan haya’d xeer dejin dal ahi XEER ay soo gudbisey debeda u tuuray, roob da’ayeyna u dhigay asagoon ka furin galkii uu ku jiray, alle ka cabsi iyo aadmi ka xishood midna ma garanayo. Go’aankaasi waa xaaraan xeerna xalaalayn karin. By: Jamafalaag Hargeysa, S/land. jamafalaag@gmail.com Maqaalada ku soo baxa shabakadani waa mid ka mid ah fikraaha akhristayaasha Qaran News
  20. Maxay tahay sababta ay haweeneydan u cabto kaadideeda? Waxaa laga yaabaa inaad mooddo inay wax la yaab leh tahay inaad cabto kaadidaada marka xaalad degdeg ah ay ku qabsato balse dad badan oo qeybaha adduunka ku nool waxay aaminsna yihiin in kaadidaada oo aad cabto ‘ay faa’iido u leedahay nolosha’. Balse inaad aroortii soo kacdo oo aad cabto kaadidaada ma waxay daweysaa cudurro? Inaad kaadida marsato wajiga iyo jirka ma waxay qurxisaa maqaarka sida ay dad aaminsan yihiin? Maxay dhaqaatiirtu ka leeyihiin? Kelly Oakley, oo ah 33 jir jimicsiga Yoga dadka barta kuna nool England, ayaa dhowaan sheegtay in kaadideeda oo ay cabto ay ka caawisay xanuunka qulubka. Waxay sheegtay inay ka khafiifisay xanuunnada qaar. Kelly ayaa dhowaan wakaaladda wararka ee Associated Press u sheegtay in labadii sano ee lasoo dhaafay ay cabeysay kaadideeda “Waxaan maqlay in cabidda kaadida ay xoojiso difaacaaga jirka, caafimaad fiican ay ku siiso, una wanaagsan tahay maqaarkaaga,” ayay tiri Kelly. Marka aniguna waxaan isku dayay inaan tijaabiyo cabidda kaadideyda. Keliya ma cabto kaadideeda, balse sidoo kale jirka ayay marsataa. Waxay sheegtay in arrintan ay ka caawisay in maqaarkeedu uu qurxanaado. Dad badan ayaa arrintan ugu yeera ‘dawada kaadida’. Waxaa sidoo kale loo yaqaannaa ‘Urophagia’. Waxaa yaab leh, Kelly ma aha qofka keliya ee sheegay inay faa’iido ka dareentay cabidda kaadideeda. Dhowaan waxaa jiray dad kale oo badan. “Cabidda kaadideyda waxay iga caawisay inaan kala bar miisaankayga dhimo,” Sampson, oo 46 jir ah, kana soo jeeda Albert, Canada, ayaa sidaa u sheegay wargeyska Sun. Goor sii horreysay wuxuu sheegay in miisaankiisu uu ahaa120 kg, taasoo dhib ku heysay, balse haatan wuxuu sheegay inuu kusoo laabto heer caadi ah. “Saaxiibkey ayaa iisoo diray muuqaal uu ku sharraxayo dawada kaadida, suuliga ayaan galay, koob ayaan kaadi kasoo buuxsaday waana cabay. Maalmo yar gudahood, waxaan bilaabay inaan isbeddel isku arko.”, ayuu yiri. Dadka qaar ayaa sidoo kale ku cadayda kaadida subixii. Ninkan wuxuu sidoo kale sheegay inuu dhibco isaga shubo indhaha. Haweeney kale, oo 39 jir ah laguna magacaabo Faith Canter oo kaoso jeedda dalka Portugal, ayaa dhowaan sheegtay inay cabto kaadideeda si ay isaga daweyso qaniinyada kaneecada. Waxay tiri, “Markii hore yaab bay ila ahayd, balse inyar inyar kaddib waan la qabsaday.” Subax walba ayaan cabaa kaadi. Haatan sidii hore kaneecadu iima qaniinto. Xitaa mararka qaar haddii ay i xanuunto, barar ma jiro, cuncun amaba xanuun midna.” Raysal wasaarihii hore ee Hindiya miyaa sidoo kale kaadi cabay? Sida lagu sheegay warbixin lagu qoray wargeyska Guardian, raysal wasaarihii hore ee Hindiya Morarji Desai ayaa sidoo kale isku dayay ‘dawada kaadida’ muddo dheer. Sanadkii 1978, wuxuu warbixintan la wadaagay weriye Ameerikaan ah oo lagu magacaabo Don Instead. Wuxuu sidoo kale sheegay in tani ay xal aad u wanaagsan u noqon karto malaayiin qof oo Hindiya ku nool kuwaasoo aan iska bixin karin kharashaadka isbitaalka. Sida laga soo xigtay ururka arrimaha kaadi-mareenka ee Shiinaha, ilaa boqol kun oo qof oo ku nool dhul-weynaha Shiinaha ayaa isticmaala ‘dawada kaadida’. Maxay dhaqaatiirtu ka yiraahdeen? Sida uu sheegay Dr. Andrew Thonber, cabidda kaadidu waxay la micno tahay inaad jirkaaga gelineyso khashin uu jirkaagu hore isaga soo saaray. Inaad sidaa sameysana waxay dhib ku tahay caafimaadkaaga. “Kilyaha waxay nadiifiyaan dhiigga waxayna ka saaraan khashinka iyo cusbada,” ayuu u sheegay BBC. Kaadida qofka caafimaadka qaba waa inay 95 ahaataa biyo, halka shanta kalena ay ka kooban yihiin kiimiko sida potassium iyo nitrogen, oo jirku doonayo inuu iska saaro. Marka inaad kaadi cabto waxay sababi kartaa dhibaato caloosha ah, iyo sidoo kale inay khatar ku noqoto kilyaha.” Sida uu qano dhaqtarka, “Dad badan ayaa aaminsan in cabidda kaadida ay jirka degdeg u siiso fitamiinno muhiim ah, looma baahna in la raaco dariiqooyinkan khatarta ah.” Qaran News
  21. Best Healthy Drinks For Diabetes Healthy drinks for diabetes are beverages that are low in added sugars and won’t cause significant spikes in blood sugar levels. These drinks are essential for maintaining proper hydration and supporting overall well-being while effectively managing diabetes. Let’s explore some of these drinks in detail: 1. Water: Healthiest Beverage Water is the most natural and essential drink for everyone and the best healthy drink for those with diabetes. It has no calories, carbohydrates, or sugars, making it an ideal choice to keep the body hydrated. Staying well hydrated helps regulate blood sugar levels, promote kidney function, aid digestion, and support overall health. 2. Healthy Herbal Teas For Diabetes Unsweetened herbal teas like chamomile, peppermint, and green tea are flavorful alternatives to sugary drinks. They provide a range of health benefits coupled with antioxidant properties that can be beneficial for diabetes management. Include herbal belly tea which manages weight along with diabetes from Fitelo’s kitchen. 3. Healthy Infused Water For Diabetes To make your own infused water. Firstly, add slices of fresh fruits like lemon, lime, orange, cucumber, or berries, along with herbs like mint or basil, to your water. Then stir and let it rest for some time, finally enjoy! This creates infused water with a hint of flavor, making hydration more enjoyable without adding extra sugar or calories. 4. Sugar-Free Or Naturally Flavored Sparkling Water Plain or naturally flavored sparkling water provides a fizzy and refreshing option without added sugars. Additionally, when it comes to managing diabetes, it is crucial to avoid sodas and carbonated drinks with added sugars, as they can cause sharp spikes in blood sugar levels. By opting for naturally flavored sparkling water, individuals with diabetes can enjoy delightful drinks. 5. Low-Sugar Vegetable Juice Freshly squeezed or low-sodium vegetable juices can be a good source of vitamins, minerals, and antioxidants without causing significant fluctuations in blood sugar levels. Focus on vegetables with lower sugar content, such as celery, cucumber, kale, or spinach. To include vegetable benefits into your diet you can also include low-sodium mix veg soup to maintain blood sugar level. 6. Unsweetened Almond Milk Or Soy Milk These dairy alternatives can be a suitable choice for individuals with diabetes who wish to avoid regular cow’s milk. To make the best choice, it is important to opt for unsweetened varieties to avoid added sugars. Additionally, selecting dairy alternatives that are fortified with essential nutrients like calcium and vitamin D can help meet the nutritional requirements too. 7. Make Low-Sugar Healthy Smoothies For Diabetes Homemade smoothies can be a nutritious option when prepared with low-sugar fruits like berries, cherries, or avocado and combined with a source of protein like Greek yogurt or unsweetened protein powder. Avoid adding sweeteners or high-carb ingredients to keep the drink diabetes-friendly. When choosing healthy drinks for diabetes, always check labels for added sugars and artificial sweeteners. Even seemingly healthy drinks can contain hidden sugars that can impact blood sugar levels. Moderation is always essential, as too much of any beverage, even if sugar-free, can still affect blood sugar levels fitelo Qaran News
  22. In a historic celebration of learning and culture, the Hano Community Library held its grand opening on Saturday, 22 July 2023, marking a transformative leap forward in Somalia's education and cultural landscape. Source: Hiiraan Online
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad ayaa galabta sheegay in dowladda Turkiga ay ka carootay hadal ka soo yeeray wasiirka caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji. Wasiirka caafimaadka Soomaaliya ayaa maalmo ka hor sheegay inay dowladda Turkiga ka codsadeen in la bedelo Agaasimaha guud ee Isbitaalka Erdogan, Ex Digfeer oo Turkidu ay maamusho. Hadalkaas uu wasiirku shaaciyey waxaa ka carootay dowladda Turkiga oo dooneysay in arrintaan si hoose loo xaliyo oo la bedelo Agaasimaha, iyadoo aan la ogaan. Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad ayaa sheegay in xiisadda uu abuuray hadalkii wasiirka caafimaadka Soomaaliya aan weli la xalin. “Dowladda Turkiga ayaa cabasho ka muujisay in wasiirka caafimaadka Soomaaliya uu si Public ah u sheegay in Agaasimihii isbitaalka Digfeer la eryey, arintaasna illaa hadda xal uma aanan helin,” ayuu yiri Wasiir Cali Balcad. Wasiirka ayaa sheegay in isbitaalka Digfeer uu leeyahay afar agaasime oo Turki ah iyo afar ku xigeen oo Soomaali ah, isla markaana uu yimid khilaaf maamul. Khilaafkaas ayaa sababay in wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ay codsato in laga bedelo agaasimaha guud ee Turkiga ah, waxaana dalabkaas aqbashay dowladda Turkiga, sida uu maalmo ka hor shaaciyey wasiirka caafimaadka Soomaaliya. Afarta Agaasime ee Turkida ah waxaa horay loogu heshiiyey in dowladda Turkiga ay soo magacowdo, halka afarta ku xigeen ee Soomaalida ah ay soo magacaabeyso dowladda Soomaaliya. Hoos ka daawo The post Daawo: Turkiga oo ka carooday tallaabo ay qaaday DF appeared first on Caasimada Online.
  24. Cali Xaamud oo Tanaasulay iyo Murrashax Kale oo mucaaridka iska soo Sharaxay Hargeysa(Qaran)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Md Cali Xaamud Jibriil ayaa ka tanaasulay loolankii uu ugu jiray xilka guddoomiyaha Golahaas. Cali Xaamud ayaa warku sheegay inay ka baydheen xildhibaanno badan oo uu tirsanayey oo ay ka mid ahaayeen 13ka Xildhibaan ee reer Awdal oo qaar badan oo ka mid ahi taageereen Murrashax Faratoon.taasina waxay dhalisay inuu ka hadho tartanka Guddoomiyaha, si uu u sii ahaado guddoomiye kuxigeenka labaad oo uu doonayey inuu beri iska casilo haddii uu kalsooni buuran ka helo xildhibaannada. Warku waxa uu intaas ku daray in markii uu soo baxay tanaasulka Cali Xaamud ay dhacday Xildhibaan Maxamed Khadar oo ka mid Mudaneyaasha xisbiyada mucaaridku uu go’aansaday inuu beri la tartamo Murrashax Faratoon oo ay taageerayaan xildhibaannada muxaafidka ah iyo xildhibaanada uu yeeshay Guddoomiyaha Ururka KAAH oo iyaga cidda ay u coddaynayaan uu u soo dhiibo Maxamuud Xaashi taasi oo laf jab ku ah milgaha xildhibaanada qaran ee gacanta ku haysto siyaasi aan ahayn madax ugu ahayn xisbigii ay ka soo baxeen. Loolanka doorashada guddoomiyaha cusub ee Wakiillada waxaanu idiin soo gudbin doonaa hadba siday wax u dhacaan. Qaran News