Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Aadan Yabaal (Caasimada Online) – Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa lagu soo warramayaa inay maanta si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Ruun-nirgood iyo deegaanka Hilowle Gaab ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada oo saacadihii ugu dmabeeyay ku hareereysanaa labadaan magaallo ay haatan gudaha u galeen, kadib markii ay ka baxeen Al-Shabaab. Ilo deegaanka ah ayaa inoo sheegay in ciidamada huwanta ay hadda howlgallo ka wadaan degmada Ruun-nirgood iyo Hilowle Gaab, kuwaas oo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamada ayaa horay u gaaray degmadaan, inkastoo ay markii dambe kasoo durgeen, iyaga oo dagay bannaankeeda, halkaas oo ay saldhigyo ka sameysteen. Qabashada deegaanadan ayaa timid, kadib markii ay howlgalo culus qaadeen Guutooyinka Cumar Binu-Khadaab, Guutada 17-aad kumaandooska Gor-gor, iyo Guutada 19-aad ee Ilaalo Qaran, kuwaas oo maalmihii ugu dambeeyay dhaq-dhaqaaqyo ka waday halkaasi. Xaalada ayaa haatan mid aad u kacsan, waxaana lagu soo warramayaa in dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayo qaybo badan oo kamid ah gobolka Shabeelaha Dhexe. Qaar kamid ah saraakiisha ciidamada Xoogga dalka oo ka hadlay howlgalka ayaa sheegay inay sii socon doonaan u jeedkoodana uu yahay in aagaas laga sifeeyo Al-Shabaab. Horay waxaa kooxda looga qabsaday degmada Aadan Yabaal oo u aheyd degmo muhiim ah, maadaama ay ku laheyd mid kamid ah saldhigyadeeda muhiimka ah. Si kastaba, Soomaaliya ayaa waxaa guud ahaan ka socda guluf dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab, kaas oo uu hoggaamintiisa Dhuusamareeb u joogo madaxweyne Xasan Sheekh. The post DF oo la wareegtay Ruun-nirgood iyo Hilowle Gaab appeared first on Caasimada Online.
  2. Kenyans in the diaspora have held an event in Minneapolis, USA, to thank President William Ruto for the key appointments in his government. Source: Hiiraan Online
  3. Dacwadii weriye Bushaaro Baandey, ayaa dib loo dhigay xilli la filayey in xukunka dacwada lagu dhawaaqo maanta oo Sabti ah. Lama oga sababta keentay in dacwada dib loo dhigo . Source
  4. Muwaadiniinta iyo shaqaalaha samatabbixinta xirfadlayaasha ah ayaa sameeyay hawlgal samatabbixin ah ka dib dhacdada Jimcihii dalka Naigeria, kadib markii uu dumay Masaajid, xilli uu da’ayey Roob xooggan sida Booliisku shaaciyay. Abaaro 8:30 habeenimo ayaa aaska dadkii ku dhintay burburka dhismahan lagu cibaadeysto kadib roobabka mahiigaanka ah ee ka socda qaybo kamida dalkaasi, waxaana jira khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawac isugu jira. Afhayeenka Boqortooyada Zazzau, Mallam Abdullahi Aliyu Qwarbai ayaa BBC u xaqiijiyay in siddeed qof la aasay, halka 21 kalena ay ku dhaawacmeen” Dadka dhintay waxaa ka mid ah qof indhoole ah iyo ilmo yar,” ayuu yiri Kwarbai. Wararka ayaa sheegaya in saqafka sare ee Masjidka oo ku yaala dabaqa hoose uu soo dumay salaadii casar, waxaana wali socda dadaallada lagu baadi goobayo dad la maleynayo in ay ku jiraan dhismaha ku dumay Roobka Mahigaanka ah. Muuqaal lasoo dhigay baraha bulshada ayaa muujinayay qasaaraha soo gaaray masjidka iyo in haatan uusan lahayn meel laga hargalo qorraxda, maamaada uu ka dumay qeybo badan una baahan yahay in dayactir lagu sameeyo sida la sheegayo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ayaa sheegaya in goordhow dagaal xoogan oo u dhexeeyo kooxda Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu ka socdo deegaanka Basra oo dhaca inta u dhexeysa Balcad iyo Afgooye. Dagaalka ayaa waxaa soo qaaday xubnaha Al-Shabaab, kadib markii ay weerareen saldhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin halkaasi, sida ay innoo sheegeen ilo deegaanka ah. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu weli socdo, isla-markaana rasaasta iyo hubka ay isku adeegsanayaan labada dhinac laga maqyo aagga Basra oo u dhow Muqdisho. Waxaa dagaalkan ka qayb qaadanaya ciidamada Haramcad, kuwa Nabad Sugiddia iyo ciidamada Police Miltry ee dhowaan lagu wareejiyay inta badan amniga caasimada Ma cadda khasaaraha ka dhashay dagaalkan, laakiin saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada ayaa shaaca ka qaaday inay ka hortageen weerarka Al-Shabaab. Sidoo kale saraakiisha ayaa intaasi ku daray in ay dileen xubno ka tirsan kooxda, isla-markaana ay dhaawaceen kuwa kale oo kamid ah xubnaha weerarka soo qaaday. Ilo wareedyo wareedyo deeganaka ayaa sidoo kale sheegay in weli xaaladda ay qasan tahay, isla-markaana ay dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka ka socdaan halkaasi. Deegaanada lagu dagaalamayo ayaa waxaa horay ula wareegay dowladda, kadib markii laga saaray Al-Shabaab oo dadka Muqdisho ugu yeeri jiray Basra iyo agagaarkeeda. Maalmihii u dmabeeyay ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacayay weeraro kala duwan iyo dilal qorsheysan oo ay ka geysanayaan xubnaha Al-Shabaab, waxaana dhanka kale barbar socda howlgallo ay wadaan ciidamada dowladda oo lagu xaqiijinayo amniga. Si kastaba, shalay ayey aheyd markii ay ciidamadu gacanta kusoo dhigeen nin hubeysan oo toogasho ku dilay ganacsade ku sugnaa degmada Hodan ee gobolka Banaadir. The post Dagaal u dhexeeyo ciidanka DF iyo AL-SHABAAB oo ka socda duleedka Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  6. Mogadishu (HOL) - Somali police forces have apprehended a suspected al-Shabab militant reportedly responsible for killing a businessman, who was the brother of South West Minister of Justice and former governor of the Lower Shabelle region, Ibrahim Aden Ali Najah. Source: Hiiraan Online
  7. Hargeisa (HOL) - At least nine soldiers were killed, and 17 others were wounded in an ambush attack on police officers by the anti-government rebel militia based in Ga'an Libah Mountain on Friday. Source: Hiiraan Online
  8. Taliye ku xigeenka Ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka General Cabdullaahi Aadan Xuseen,Taliyaha Cusub ee Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Cabdi Salaad Cali iyo Taliyihii hore ee Qeybta 21-aad Generaal Hassan Jaamici ayaa Kormeer waxa ay ku mareen Saldhigyada Ciidanka Xoogga Dalka ku leeyihiin Magaaloyinka Wisil iyo Baxdo oo ka kala tirsan Gobollada Mudug iyo Galgaduud. Saraakiishaan ayaa ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ku dhiiragaliyey u diyaar garowga soo Afjarida wajiga koowaad oo dowladdu sheegtay in laga fulinayo deegaanka dowlad goboleedka Galmudug, gaar ahaan magaalooyinka dhaca bariga gobolka oo ciidanku ay ka wadaan abaabul ku aadan sidii ay ula wareegi lahaayeen magaalooyin dhaca maamulkaas oo Al-shabaab ay ku sugan yihiin. Ciidamada dowladda oodhowr jiho ka kala baxay ayaa u dhaqaaqay bariga gobolka Galgaduud, gaar ahaan magaalooyinka Ceelbuur, Wabxo, Galhareeri iyo deegaanno hoos taga oo ka tirsan gobolka, waxaana xusid mudan in Galmudug maalmihii ugu dambeeyay ay gaareen Ciidamadii ugu badnaa oo loo qorsheeyay howlgalka lagu xoreynayo deegaanno ka tirsan Galmudug. Sikastaba ha ahaatee kormeerka saraakiishaan ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli madaxweynaha Jamhuuriyadda uu ku sugan yahay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas oo la sheegay inuu ka hoggaamin doono howlgalka ka dhanka Al-shabaab ee looga saarayo deegaannada ay kaga sugan yihiin maamulka Galmudug. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  9. Ethiopia’s government and residents say the country’s military recaptured several areas in the embattled Amhara region from local militia fighters as details of dozens of civilian deaths began to emerge from the region amid an internet shutdown. channel for the latest updates on Russia’s war in Ukraine. The military reclaimed control of six towns, including the regional capital, Bahir Dar, and Amhara’s second-largest town, Gondar, according to a government statement issued Wednesday night. The statement said a curfew was imposed in those areas but flights were set to resume. The federal government declared a state of emergency in Amhara on Friday after regional authorities lost control and asked for help. The violence erupted over attempts by Ethiopia’s federal government to disband Amhara regional forces after the end of a two-year conflict in the neighboring Tigray region. Amhara forces and militia fought alongside Ethiopia’s military in that conflic Residents told The Associated Press there was fierce fighting between military personnel and militia members in Bahir Dar and Gondar until Tuesday. Around 20 civilians killed during clashes with the military were buried Monday in the Lideta area of Bahir Dar, a resident said. “They were unarmed youth,” he said. “They came out when the military came, with stones and sticks to fight, and the military was shooting them.” Another resident of Bahir Dar said four civilians were killed in the crossfire. An aid worker said the fighting was “very bad, with many civilians killed.” Tanks were seen in the streets. A Gondar resident said a grenade killed a teenage girl and injured another child Tuesday. In Lalibela, a resident said more than a dozen civilians died during a battle that involved artillery and lasted until Wednesday. All of the residents spoke on the condition of anonymity, citing security concerns. Bahir Dar, Gondar and Lalibela were calm Thursday morning, with government troops in control, the residents said. In several areas, roadblocks were getting cleared from streets. Analysts fear the Amhara militia, known as Fano, may continue its struggle in the countryside using guerrilla tactics. The United States, the U.K. and other countries have advised their citizens not to travel to the Amhara region. The violence is a blow to Ethiopia’s recovery from the Tigray conflict, which killed hundreds of thousands of people and spilled into the Amhara region, causing widespread damage. Human Rights Watch has said the new state of emergency rules in Amhara, which include a prohibition on protests and increased powers of arrest, undermine basic rights. Ethiopia’s National Dialogue Commission has called for peace, while Ezema, a main opposition party, criticized the government’s handling of the crisis. AP Qaran News
  10. Baydhaba (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorshesan oo gelinkii dambe ee Jimcihii shalay ka dhacay duleedka degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday xubno iyo saraakiil ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Howlgalkan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Buur-Eyle oo hoostaga Buurhakaba, sida uu shaaciyay wasiirka amniga Koonfur Galbeed, Hassan Abduqaadir Mohamed. Wasiirka ayaa sheegaya in weerarkan lagu dilay laba horjooge oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, sidoo kale lagu dhaawacay 4 kale, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale waxa uu boggaadiyay ciidamada Koonfur Galbeed uu fuliyay howlgalkan, isaga oo shaaca ka qaaday inay sii wadi doonaan. “Waxaan bogaadinayaa Ciidanka Darawiishta Koonfur Galbeed ee howlgalka ka sameyey deeganka Buur-Eyle oo hoostaga degmada Buur-Hakaba iyadoona howlgalkaas lagu dilay 2-Horjooge halka 4-kalena lagu dhaawacay” ayuu yiri Wasiir Xassan Abduqaadir Mohamed. Waxaa kale oo uu carabka ku dhuftay in ujeedkooda uu yahay inay Al-Shabaab ka saaraana gobollada Baay iyo Bakool oo ka mid ah meelaha ay ku xoogan tahay kooxdu. Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca Al-Shabaab oo ku aadan howlgalkaas ee ay guulaha ka sheegteen ciidamada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Deegaanka howlgalka laga sameeyay oo u dhow degmada Buurhakaba ayaa weli waxaa laga dareemayaa xaalad kacsanaan ah, halkaas oo ay ka socdaan dhaq-dhaqaaqyo ciidan. Howlgalkan ayaa kusoo aaday, maalmo kadib farriintii madaxweyne Laftagareen oo todobaadkii Buurhakaba uga dhawaaqay inay bilaabayaan howlgallo la’isugu furayo magaalooyinka go’doonsan ee maamulkaas, gaar ahaab gobollada Baay iyo Bakool. Si kastaba, guud ahaan waxaa dalka ka socda guluf dagaal oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo galaya wajigiisa labaad, waxaana horkacaya dowladda dhexe. The post Horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay gobolka Baay appeared first on Caasimada Online.
  11. The production and trade of charcoal have become a pressing concern in Somalia, as they contribute to both environmental degradation and socioeconomic disruption. Charcoal, produced from wood through a process of incomplete combustion, has become a major source of income for various actors in the country. However, the widespread illegal charcoal production is exacting a heavy toll on Somalia's fragile ecosystems and exacerbating challenges faced by pastoral and agro pastoral communities. This piece delves into the issue of illegal charcoal production in Somalia, examining its drivers, actors, environmental consequences, and the profound impact on pastoral and agro-pastoral livelihoods. Source: Hiiraan Online
  12. Canada has issued a terror alert for its citizens traveling to Mandera, Wajir, Garissa and Lamu counties barely a week after the US State Department issued a similar advisory. Source: Hiiraan Online
  13. The government has launched another round of vetting to de-register Kenyans who were captured in the United Nations High Commission for Refugees (UNHCR) database. Source: Hiiraan Online
  14. Money moves a lot faster and a lot farther than when Bureau of Financial Institutions Commissioner Joe Face got started as a state bank examiner four decades ago. His bureau’s latest effort to protect Virginians had it eyeing money transfers to Somali refugee camps. Source: Hiiraan Online
  15. Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa soo dhaweeyay maamulka cusub ee loo doortay SSC-khaatumo. Dr. Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in jidka keliya oo cid kasta u furan uu yahay in SSC-khaatumo lagu taageero dhammaystirka maamulkooda si ay u noqdaan dowlad goboleed rasmi ah. “Haddii la yiraahdo dadkan iyaga xaq u leh im ay gaar u istaagaan oo maamulkooda samaystaan intaas ma cid lagu dulmiyayo ayaa jirta waa wax ay xaq u lee yihiin waana in lagu taageero” ayuu yiri Cabdiweli Gaas. “Maanta hadday u istaageen in ay dhulkooda xoraystaan oo maamul dhistaan hadal kale oo furan oo ka soo laaban karaa ma jiro waa in lagu taageero oo keliya” ayuu sii raaciyay madaxweynihii hore ee Puntland. Mudane Gaas ayaa sidoo kale sheegay in dhismaha maamulka Khaatumo uu meesha ka saari doono murankii dhuleed ee ka taagnaa degaannada SSC. PUNTLAND POST The post Cabdiweli Gaas oo taageeray maamulka cusub ee loo doortay SSC-khaatumo appeared first on Puntland Post.
  16. Wali waxaa laga fekerayaa sidii laynoo soo heysan lahaa! Kuwa aan madaxda u naqaana waxay ku faraxsanyihiin inay dulaal ka ahaadaan haysashada iyo joogitaanka cadowga ee dalka! shacabkii iska celin lahaana iyagaa been u sheegay oo yiri dowlad baan nahay! Haddii aan maxmiyad nahay oo laynoo cadeyn lahaa in nimanka isku magacaabay Golaha Ammaanka Qarammada Midoobay ay xoog ku qabsadeen kuna maamulayaan dalkeena oo ay ballan qaadi lahaayeen ama sugi lahaayeen ilaalinta xudduudaha dalka, ilaallinta kheyraadkiisa, oo ay sameyn lahaayeen maamul ay iyagu ku ilaaliyaan qawaaniinta iyo dhismaha dowladnimo oo leh adeegyadii nolosha ummaddu u baahantahay iyo waliba sida Soomaaliya dal burburay waxyaabaha uu u baahanyahay, hadday tahay; dib-u heshiissiin, dib-u dhis, soo celinta nidaamkii wax soo saarka, shaqo abuuris, nidaamkii caafimaadka, wax-barashada, iyo nidaam dowladnimo oo shaqeynaya oo ay ka jirto kala dambeyn iyo qawaaniin kala hageysa, waxay dhaami lahayd ama ay ka fiicnaan lahayd sida ay hadda inoo la dhaqmeen Burcadda isugu yeera ama adeegsada magac u yaalka Beesha Caalamka! Waxaa iyadana uusan shaki ku jirin in Burcaddaas ay maalin kasta kuwo isugu yeera Golaha Ammaanka u cusbooneysiiyaan muddada joogitaanka dalkeena si ay u sii socdaan jariimooyinka DHaqan Doorinta, Boobka DHulka Soomaaliyeed, Duleysiga ummadda, iyo Tirtirista taariikhda iyo Soo-yaalkii ay dhaxli lahaayeen jiilka cusub iyadoo jiilka maanta jooga kii ka horeeyay aayihiisii sidii ay Burcadda Beesha Caalamka ugu talo gashay uu ku soo dhammaaday qaxootinimo ay qaarkood maalin kasta doonyo kula degaan badda Mediterranean-ka iyo badaha reer Yurub, kuwa kalana ay ku dhex jiraan colaado iyo cadaab aan dhammaad lahayn oo magacyo loo sameeyay, sida La-Dagaallanka Argagixisad, isla markaasna aysan waxba ugu oolin noloshooda intaan la gaarin dad, dal iyo qaran!… Taariikhda casriga ah sida dadka Soomaaliyeed loogu dulmiyay magaca Beesha Caalamka, waliba si aad moodo in dunida oo dhan ay heshiis ku gaartay waxaad ka garaneysaa sida loogu fiirsaday muddo 33 sano ah inay burbursanaato, haddana dano kasta oo laga leeyahay loo soo adeegsaday shirkado ay ilaalinayaan sharciyo iyo ciidamo ay Burcadda, Beesha Caalamka la baxday waxay doonaan dalka uga sameystaan. Qarammada Midoobay maxay Soomaaliya u qabataa?!…DHabtu waxay tahay inaysan waxba u qaban, laakiin iyadaa ka hesha dhaqaalaha ay u baahantahay bililiqada iyo xasilooni darrada ay dalka ku hayso Burcadda Beesha Caalamka ee ay u sharciyeysay kuna ilaaliso Soomaaliya!…dadka Soomaaliyeed waa ogyihiin waan ka dheregsanyihiin in loo xoog sheegtay loona adeegsaday qaar uur kiraalayaal ah, oo sidii eydii loo soo taba-baray oo wax ma garato ah diirkana la wadaaga!… Hub ku fillan inaan isku leyno waan heysanaayee, cuno qabateyntii hubka oo ina saran baa haddana maalin kasta dhallintii isku dhammaatay marka waxa laynoo garbo duubay indhahaagu ma arkaan?! Qarammada Midoobay, dalka iyadaa maamulata, maalin kastana nimanka Golaha Ammaanka isku sheega waxay qabtaan shirar ay ku sheegayaan Soomaaliya inaysan ammaan ahayn, waxay soo saaraan war bixino dhibaatada, saboolnimmada, aqoon-darrada, gaajada iyo musuqmusaaqa Soomaaliya ka jira sheegaya! Waa wax lala yaabo!…Badda Soomaaliya kalluunka laga xado waxaa lagu qiimeeyay in sanadkii qiimo ahaan uu billion dollar kor u dhaafay. Mar aan la kulmay wasiir ku hawlanaa arrimaha kalluunka Soomaaliya laga xado, oo dalal badan soo maray kana tirsanaa golihii fullinta Cumar Cabdi-Rashiid xilligii SHiikh SHariif, wuxuu ii sheegay in tirada maraakiibta waqtigaas xatooyada uga kaluumeysanayay biyaha Soomaaliya ay gaarayeen 667 markab inta la ogyahay oo ay ku ogaadeen baaritaankooda, maraakiibta ugu badanna laga lahaa dalka Jabbaan. Waxaa iyadana shaki la’aan ah inay tiradaas maanta intaas ka badantahay!… Balse ka waran Burcada huwan magaca Beesha Caalamka waxay kalluumeysatadii Soomaaliyeed u aqoonsadeen Burcad-Badeed!…Yaa Burcad ah?!…illaa iyo maantadaan qaar ka mid ah kalluumeysatadii Soomaaliyeed ee maraakiibta tuugada biyahooda kula dagaalay ayaa xabsiyada dunida ku jira!… Waxaase yaab leh qawaaniinta caalamiga ah ee qabatay kalluumeysatada Soomaaliyeed ee aan qaban tuugada ilaa iyo maantadan biyaha Soomaaliya xoogga iyo xatooyada uga kalluumeysanaya!…Qarammada Midoobay baa inoo gargaara?!…Yaa?!…waxaa shaki la’aan ah in bililiqada Soomaaliya laga bililiqeystay ay maanta qeyb weyn ka tahay miisaaniyaddeeda ama miisaaniyadda dalalka awoodda sheegta. Runtu waxay tahay in Soomaaliya dhinac kasta laga dumiyay, oo waliba inta dadkii la gaajeysiiyayay laysku dayay inta la gumeeyo in dalka si dhib yar oo aan dagaal ahayn looga qaado, waxaana markii u horeysay dalka la soo geliyay ciidamo Itoobiyaan ah oo 30 kun kor u dhaafay iyadoo sabab looga dhigayo inay la dagaalayaan Argagixiso isla markaasna ay gacan ka geysanayaan ammaanka iyo sidii ay dowladda u noqon lahayd mid taaba gasha, ciidammadaas ayaa soo qabsaday gobollada Gedo, Bay, iyo Bakool oo gaaray ilaa caasimmadda Muqdisho 2006dii. Hasa yeeshee ay sababta dhabta ah, ahayd in lagu dumiyo dowladdii muddada labada sano ah lagu soo dhisayay Mbagathi, iyo in haddii ay suuroobeyso oo cid iska caabiso la waayo sidaas magaca Soomaaliya looga suuliyo khariidadda adduunka, waxaase si geesinimo leh uga hor yimid ciidammadii hororka ahaa ee guumeysiga Itoobiya ee ay tunka ku soo qaadeen Burcadda huwan magaca Beesha Caalamka shacabkii caasimadda oo naftooda u huray inay dalka ka saaraan guumeysigii layna soo xaluuliyay! 2006dii ciidammadii Itoobiyaanka markii ay soo galeen Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf oo Jawhar ka yimid markuu soo degay gigada diyaarradaha Baydhaba ee uu arkay taangiyadii Itoobiya buu Cali Max’ed Geeddi weyddiiyay “Oo kuwaana ma adigaa u soo fasaxay dalka?!” Cali Max’ed Geeddi “Mayee anigu adigaanba u qabay inaad soo fasaxday!” Soo gelitaankii ciidammadaas Itoobiyaanka waxaa lagu hor joogsanaayay inay hano qaad noqoto dowladdii uu madax-weynaha ka ahaa Cabdullaahi Yuusuf Axmed ra’iisal wasaarahana Cali Max’ed Geeddi, waxaana jirtay oo cidina daah ka saarneyn in qaar ka mid ah dowladihii fadhiyay shirkii Mbagathi ee lagu dhisayay dowladdaas ay walaac weyn ka muujiyeen markii la doortay Cabdullaahi Yuusuf, isla mar ahaantaasna ay ka hor yimmaadeen, iyagoo ku eedeynaya inuu yahay askari Wadani ah oo aan wax ka bedeleyn siyaasaddii Soomaalidu caanka ku ahayd ee waddaninimmada iyo wadan jacaylka ku salaysneyd! Waxayna arrintaas ay garab uga heleen guddoomiyihii baarlamanka SHariif Xasan SHiikh Aadan oo aan isaga fahamsaneyn wax ka badan wixii ay u sheegayeen hooggaamiyeyaashii siyaasadda ee Muqdisho, waxaana lagu tilmaami karaa SHariif Xasan inuu ahaa Af-hayeenkii jideeyay ee loo dayday tayo dhaqammada laaluushka iyo tayo xummida golaha shacabka hareysay. Waxaa iyadana xusid mudan madax-weynihii hore ee Kenya oo ahayd dowladdii marti gelisay shirkaas, Danieil Arap Moi khudbad uu ka jeediyay American Defence University 2003dii uu si cad ugu sheegay inaysan marna yeeleyn inay Soomaaliya noqoto dowlad iskeed u madax bannaan oo xoog leh! iyadoo uu wali shirkii ka socdo dalkiisa…Waxaana la oran karaa taladaas iyada ah Burcadda huwan magaca Beesha Caalamka waa ay kula dhaqmeen dowladda iyo dadka Soomaaliyeed iyagoo waliba hadda u sii gogol xaaranaya inaysan weligood Soomaaliya ka bixin!…Waase Haddii ay Soomaaliya sidaas u gablantay!! Waxyaabaha aan marna la sawiran karin waa habka siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee casrigan ay iyaga naftooda iyo dadkii Soomaaliyeed ugu duleeyeen nacabka duullaanka ku soo qaaday! Fara gelinta shisheeyaha intay siyaasaddii iyo siyaasiyiintii soo dhaaftay bay guryihii ugu tagtay dadkii shacabka ahaa, waxay gaartay iyadoo la leeyahay dowlad baad tihiin in haddana dhallin yaradii dalka ay dowladihii shisheeye askareystaan. Waxaa intaas ka daran in dalalka qaar ay xafiisyo qarsoodi ah oo sir-doon ay ka furteen gobollada dalka, waxaa iyadana meel ka dhac weyn ahayd in cadowgii ugu weynaa ee soo jireenka ahaa uu xafiisyo qunsulayadeed ka furtay dhammaan xarumaha maamul-goboleeddada dalka ka jira, isla markaasna uu sal-dhigyo ciidan ka sameystay gobollada qaarkood! Waxaa intaas oo dhan ka darnaa, oo ka yaab badnaa, xil-kasnimo yari iyo liidnimo ahayd in Xasan SHiikh Max’ud iyo Cabdi-Wali Gaas ay xilligii doorashadii 2016kii ay isku qabteen qaabka ay doorashada noqoneyso, oo markii lays mari waayay uu wasiirkii arrimaha dibadda Itoobiya ninka hadda madaxa ka ah Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO ee Qarammada Midoobay Tedros Adhanom Ghebreysus uu dammaanad qaad (Guarantor) u sameeyay Cabdi-Wali Cali Gaas, tani waxay caddeyn u ahayd in Buracadda Beesha Caalamka ay ku guuleysatay waliba tijaabisay qeyb muhiim ah oo ka mid ahaa qorshaheeda oo ah inay is aamin daro dhex dhigtay Siyaasiyiintii dalka iyo in Itoobiya laynoo tusay xoog aan dammaannad uga baahannahay!…wax kasta oo aan heer caalami dano ka yeelano waxay Burcadda Beesha Caalamka qasab ka dhigtay taladeeda inay wax ku yeeshaan Itoobiya iyo Kenya, sheekaduna waxay ilaa iyo maantadan ku socotay ama ku socotaa in labadaas dowladood sidii ilmo loo bajinayo ilmo kale arrimaha iyo wixii laynaga rabo inaan fulino laynoo soo maro iyaga siiba Itoobiya!…. Abiy Axmed, damaca nin baa geliyay, hasa yeeshee, waa wankii weynaa oo illaa la gowraco indhihiisu cirka ma arkayaan! DHaqaankaas ku saleysan in si saykooloji ah siyaasiga iyo shacabka Soomaaliyeed duullaan xagga maskaxda iyo nafta ah lagu qaado, waxaa garab socday lacago laaluush ah oo siyaasiga Soomaaliyeed ee baahida iyo naf-jecleysiga u dheertahay tuhunka iyo cabsida uu ka qabo siyaasiyiinta kale ee talada dalka iyo dadka la wadaaga lagu oggoleysiinayo inuu u duleysnaado Burcadda Beesha Caalamka! Waxaana la oran karaa tallaabadaas inay taabbo gashay, dalkiina wuxuu yeeshay siyaasad aysan waxba xaaraan ka ahayn waxa ay burcaddaas xaaraantimeyso mooyee!…waxaa layna gaarsiiyay inaan rumeysano oo aan u hadalno sida shacabka ku nool kililka 5aad oo caruurtii iyo dhammaan jiilka cusub ay maanta rumeysanyihiin Itoobiya waa walaalaheen!….dugsiyadeena waxaa lagu bartaa taariikhdii Maumau-ga iyo guusha ay sheegato Itoobiya ee inay ku jebisay dagaalkii Adwa!… Waxaas oo dhan waxaa ka daran oo aysan dadka Soomaaliyeed badankood ku baraarugsaneyn in siyaasiyiin badan oo aan wax khibrrad shaqo ah lahayn ama aan waligood shisheeye la soo macaamilin ay hor boodeen macaamilkii Burcadda Beesha Caalamka, kuwaas oo aan waxba qiimeyn kareyn una qaatay in Burcadda Beesha Caalamka ay shaqadeedu tahay inay iyadu Soomaaliya badbaadiso….Badbaadiso?! Yaa?! Waxaa dadka Soomaaliyeed hor yaala inay dalkooda badbaadsadaan, waxaa dadka Soomaaliyeed hor yaala inay isu diyaariyaan xilliyo adag oo guumeysigu ka aqoon iyo xoog badanyahay guumeysigii hore ee lixdimaadkii qaaradda Afrika iska xoreysay!…Gunta iyo ujeeddada magaca Beesha Caalamka loo huwanyahay ma aha mid qarsoon, qofka Soomaaliga ah ma wuxuu u baahanyahay in loo macneeyo ujeeddada ka dambeysa dekadda iga gad?!… DHallin-Yarada Soomaaliyeed ma waxay u baahanyihiin in loo sheego dadkooda iyo dalkooda waxa duullaanka ku ah inay yihiin dhallin-yaro inay dadkooda dhaxalsiiyaan mustaqbal quruxsan iyo nolol ka wanaagsan midda ay maanta ku noolyihiin!…Waxaa ii muuqda rajo fiican, waxaan ku faraxsanahay in dhallin-yaradu ay wax badan ka fahamsanyihiin xaalladaha ku soo wajahan dalka iyo kaalinta ay ku leeyihiin!..Soomaaliya dulli ma qaadan mana qaadan doonto!…In shaa’a Allaah. The post Magac u yaalka “Beesha Caalamka” waa shaati Burcadnimo oo Soomaaliya loo soo huwaday! appeared first on Puntland Post.
  17. Hargeysa (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Taliyaha Booliska Somaliland Maxmed Adam Saqadhi ayaa faah-fahain ka bixiyey dagaal Jimcihii ka dhacay gobolka Saaxil. Taliyaha Booliska Somaliland ayaa sheegay in dagaal ka dhacay deegaanka loo yaqaan Go’da oo dhex-maraya Jabhadda Buurta Gacan Libaax iyo ciidanka Somaliland, lagu diley 9 askari, lagana dhaawacay 17 kale oo ka mid ah ciidamada dowladda. Xogaha laga helayo booliiska ayaa sheegaya in jabhadu ay si gaadmo ah usoo weerartay ciidanka oo ku sugnaa goob dhawaan la dajiyay, isla markaana uu dagaal muddo socday dhexmaray labada dhinac. Maxamed Saqadhi ayaa sheegay in markii hore aysan amar ku qabin in ay weeraran ciidamada buurta galay ee diidan taliska Muuse Biixi, laakiin hadda wixii ka danbeeya dagaal toos ah lagu qaadi doono oo ciidamadu qabaan amar buuxa. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa isku xirey jabhadda hubeysan iyo guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cirro, waxaana uu sheegay in jabhaddu ay tahay mid xiriir dhaw la leh Guddoomiyaha Waddani, oo ay u badan yihiin qaraabadiisa, sidaas darteed uu ku fashilmey in u wax ka qabto, ayuu yiri. Jabhadda Buurta Gacan Libaax saldhigga ka dhigatey ee u badan beesha Garxejis Isaaq ayaa diidan muddo kororsiga madaxweyne Muuse Biixi loo sameeyey, qabasho la’aanta doorashada iyo inaan loo sineyn Somaliland. Burta Gacan Libaax ayaa noqoneysa furin labaad oo Somaliland ay ka dagaalameyso, horey waxaa u diidey dadka deegaanka gobolka Sool oo bishii Febaraayo ku guuleystey in ay Somaliland ka saaraan deeganadooda, waxaana ay hadda ku sugan yihiin xero ciidan oo ku dhaw Laascaanood oo ay dhufeyso ka qoteen. Doorashooyinka Somaliland waxay ahayd in la qabto 13 November 2022, hase yeeshee Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo laba sano ah ugu daray Muuse Biixi. Dhanka kale Muuse Biixi ayaa doonaya in uu meesha ka saaro Xisbiyada hadda jira ee UCID iyo Waddani, kadib markii uu doorashada Xisbiyada ka soo hor mariyey tan madaxweynaha. The post Ciidanka Somaliland oo askar badan looga dilay dagaalkii kooxda buurta Gacan-Libaax appeared first on Caasimada Online.
  18. Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa soo dhameystiray Ciidamada Qalabka sida iyo xoogagga deegaanka ee loogu talagalay in ay ka qayb qaataan gulufka militari ee lagu xoreynayo magaalada Ceelbuur. Taliyaha cusub ee qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Korneyl Cabdi Salaad Shuuriye ayaa Khamiistii xilka kala wareegay taliyihii hore ee qaybta 21a-ad, Korneyl Xasan Maxamed Abuukar (Xasan Jaamici). Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugan taliye ku-xigeenka ciidanka dhulka ee xoogga dalka, General Cabdullaahi Aadan Xuseen (Cirro), kaas oo gobolka u jooga dar-dargelinta gulufka maleeshiyada Al-Shabaab looga saarayo deegaanada Galmudug. Ciidamada ayaa lagu wadaa in wixii maanta ka dambeeya ay u ruqaansadaan Ceelbuur, Galhareeri iyo deegaanada kale ee maleeshiyadaasi ka joogaan bariga gobolka Galgaduud, iyadoona muhiimadda koowaad la siinayo hawlgalka ballaaran ee kooxaha argagixisada looga saarayo Ceelbuur, oo ay ku leeyihiin xaruntooda ugu weyn ee Gobollada Dhexe. Hawlgalkan ayaa la sheegaya in uu isugu jiri doono dhowr weji, isla-markaana uu kaabi doono midka kale ay ciidamadu ka sameynayaan koonfurta gobolka Mudug. Hawlgalka gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa waxaa sidoo kale ka qayb qaadan doona diyaaradaha saaxiibada caalamiga ah. Diyaaradahan ayay tahay inay weeraro dhanka cirka ka gaystaan goobaha ay ciidamada ku adkaato in si dhakhsi leh uga gudbaan. Ma cadda tirada rasmiga ah ee askarta ka qayb qaadaneysa hawlgalkan, balse madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa dhawaan sheegay in illaa toban kun oo askari ay u diyaarsan yihiin hawlgalada dib-u-xoreynta ee deegaanada Galmudug. Taliska qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa la sheegaya in uu dejiyay qorshe ay ciidamadu muddo dheer ugu sii joogayaan magaalada Ceelbuur. Taliska ayaa wada barmaamij ay ciidamada qalabka sida iyo xoogaga deegaanka isugu fidinayaan deegaanada ka baxsan Ceelbuur iyo weliba dhulka fog ee miyiga, si halkaasi looga sifeeyo kooxaha argagixisada. Tani ayaa looga hortagaya wax kasta oo Shabaabka u suurtagelinaya inay dib iska soo abaabulaan, weerarana uga gaystaan dhulka la xoreeyay. Madaxweynaha dowladda federaalka, Xasan Sheekh Maxamed oo haatan saldhig ka sameystay magaalada Dhuusamareeb ayaa gadaal ka riixaya in ciidamadu ay maalmo tirsan ku xoreeyaan dhulka Galmudug, si loo guda galo wareegga xigga ee wejiga labaad ee hawlgalka, oo la doonayo in lagu soo gacan geliyo dhulka maqan ee HirShabelle. Ilo ku dhow dhow taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegaya in dhowr iyo toban kun oo askari, oo isugu jira ciidamada qalabka sida iyo xoogaga deegaanka loo diiwaangeliyay hawlgaladan laga sameynayo deegaanada Galmudug iyo HirShabelle. Sida uu qorshuhu yahay kolka lagu kala baxo hawlgalka Gobolada Dhexe ayaa lagu wadaa in ciidamadu ay wareegga ugu dambeeya ee hawlgalkan ku wajahaan deegaanada ay mintidiinta Al-Shabaab ka maamulaan deegaanada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa horey wacad ugu maray in dowladdiisu ay dalka ka ciribtiri doonto kooxaha argagixisada, tiiyoo aad mooddo in hadda ay waddadeedii ku taagan tahay. The post Wararkii ugu dambeeyey duullaanka CEELBUUR appeared first on Caasimada Online.
  19. Hargeisa (Caasimada Online) – In the escalation of violence in Somaliland, nine soldiers lost their lives, and another 17 were injured following an ambush by an armed group in the rugged terrains of Ga’an Libah. The incident, as reported by Police Commander Gen. Mohamed Aden Saqadhi Dabagale, unfolded on Friday, sending shockwaves across Somaliland. Somaliland, situated in the Horn of Africa, proclaimed its independence from Somalia in 1991. However, the international community, for the most part, has not recognized its sovereignty. With its capital in Hargeisa, this region has endeavored to build a stable, democratic distinct from its tumultuous neighbor, Somalia. Public response and political intrigue The tragedy has since given rise to a series of demonstrations in the cities of Hargeisa, Burao, and Erigavo. Concerned and aggrieved citizens have taken to the streets to mourn the loss and voice out their frustrations with the ongoing political strife. Somaliland’s Interior Minister, Mohamed Kahin, pointed fingers at the opposition, suggesting links between the armed assailants and the opposition leader, Abdirahman Irro. Irro countered the accusations to clear the air, emphasizing his stance for peaceful resolutions. “Violence and force aren’t the answers,” he voiced, urging President Muse Bihi’s administration to recall troops and initiate dialogues. The underlying electoral strife The recent tensions relate to the delayed presidential elections initially slated for November 2022. This postponement, paired with the House of Elders’ controversial decision to grant President Muse Bihi a two-year term extension, has fueled existing political divides. However, there’s a glimmer of hope, as an official announcement revealed that the elections are now set for November 13, 2024. The post Tensions mount in Somaliland after deadly military ambush appeared first on Caasimada Online.
  20. Abu Dhabi (Caasimada Online) – While Russia keeps its oil channels open to finance its Ukrainian campaign, and Saudi Arabia institutes drastic cuts to elevate crude prices, the United Arab Emirates (UAE) scores major points in the oil arena. This June, during the crucial meet where the Saudi-led Organisation of the Petroleum Exporting Countries (OPEC) and its allies, including Russia, charted their energy policy, the UAE achieved its long-standing ambition. They successfully managed to amplify the amount of crude they could produce. This modification in the UAE’s oil production limit denotes a surge of 200,000 barrels per day in 2024, totaling 3.2 million barrels. This change couldn’t have come more opportune as oil prices soar, with Brent crude surpassing the iconic $80 per barrel mark. Ellen Wald of Transversal Consulting stated, “The UAE’s production quota hike was a significant achievement for the Emirates, often overlooked amidst the broader geopolitical landscape.” Saudi Arabia’s unyielding cuts versus UAE’s gains While Saudi Arabia is tightening its belt further, prolonging its mammoth production cut of one million barrels of oil daily into September, the UAE is navigating the scenario with dexterity. Viktor Katona from Kpler noted, “The UAE has marginally trimmed their output, resulting in oil prices that are about 15% higher than last month. Essentially, the UAE emerges as the predominant winner this season.” Previously, Middle East Eye highlighted how Saudi Arabia, in its bid to bolster prices, had to grapple with Russia inundating the market. This Russian strategy threatened Saudi Arabia’s top position as the foremost OPEC+ producer. Yet, Saudi Arabia’s current struggle isn’t limited to Russia; the UAE poses an emergent challenge, transcending from an ally to a potential rival in the oil circuit. Deepening rift between UAE and Saudi Arabia Historically, both nations have stood united, especially during the turbulent times of the Arab Spring, collaborating against protest movements they deemed perilous. Together, they initiated a blockade against Qatar, supported General Khalifa Haftar in Libya, and even dispatched troops to Yemen against Iran-backed rebels. However, this unified front is now showing cracks. A startling revelation by the Wall Street Journal highlighted a potential threat by the Saudi crown prince to barricade the UAE. Furthermore, the UAE’s continued support for a separatist faction in Yemen, which frequently clashes with Saudi-backed forces, fuels the fire. Greg Priddy, a US-based consultant, elaborated on these emerging divisions. “The dissonance between the UAE and Saudi Arabia isn’t limited to the Yemen conflict. Energy policies are another point of contention,” he shared. Competing visions in energy policies In 2021, disagreements between Riyadh and Abu Dhabi on oil policies became public when the UAE protested its low baseline for determining permitted oil production. The UAE’s vision for its oil sector diverges from that of Saudi Arabia. While the former aims to capitalize on the current high demand, the latter seeks to maintain a tight supply to finance mega-projects, such as Neom and Red Sea developments. Post Ukraine’s invasion by Russia, Emirati ambassador to the US, Yousef al-Otaiba, vocalized the UAE’s intention to augment oil production. “Saudi Arabia is increasingly concerned about short-term prices impacting government spending, while the UAE, being wealthier per capita, doesn’t share this immediate concern,” remarked Priddy. The internal dynamics of OPEC+ management have seen the UAE and Saudi Arabia drift apart. The combative style of Abdulaziz Bin Salman, Saudi Arabia’s energy minister, contrasts sharply with his Emirati counterpart, Suhail al-Mazrouei. “Mazrouei’s efficiency and influence within OPEC have significantly boosted the UAE’s stance,” Wald observed. Trade alliances and economic divergence The UAE’s astute diplomatic ties, especially its growing rapport with Russian oil traders evading Western sanctions, have been a bone of contention. The Emirati port of Fujairah has turned into a pivotal hub for Russian oil. Simultaneously, Saudi Arabia’s drive to revamp its image as a competitive business hub is progressing slowly. Wald emphasized, “Saudi Arabia has to come to terms with the reality. Most traders, including Russians, prefer the UAE over Saudi Arabia for business.” However, Saudi Arabia has its victories, notably through its national oil company, Aramco, which is expanding its footprint globally. While Adnoc, the UAE’s state-owned oil company, is catching up, analysts believe that Saudi Arabia will retain its dominant position in the energy market due to its ambitious plans for the future. Wald concluded, “Saudi Arabia’s potential to suddenly saturate the oil market is unparalleled, an advantage neither the UAE nor even the US can boast of.” The post How UAE’s silent game challenges Saudi’s oil crown? appeared first on Caasimada Online.
  21. Hargeysa(Qaran)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi oo warbaahinta la hadlay ayaa Taliyaha booliisku sheegay inuu ciidamada booliiska ku amray inay tallaabo sharci ka qaadaan kooxaha nabadgelyo-darada ka wada buurta gacan-libaax iyo guud ahaan dalka. Wasiirka Arrimaha gudaha Kaahin oo hadal ka jeediyey kulan uu waraabinta kula hadlay caawa arrinka khilaafka ayaa sheegay in muddadii uu socday tallaabooyinka kooxda gacanlibaax dedaalo badan socdeen madax-dhaqameedka, ganacsato waaweyn iyo waxgarad kale ku jireen. Isagoo raaciyey, “Xukuumadu waxay go’aan ku qaadatay in ciidamada hubaysan ee buurta galay aan talaabo laga qaadin, oon la weerarin, Taliyaha Booliiskuna amar weerar muu haysan. Wasiir Kaahin ayaa sheegay in go’aan lagu gaadhay in ciidanka buurta laga soo dejiyo, ay ku xidhnaatay Cabdiraxmaan Cirro, “Maanta arrinka buurta masuuliyadeedu waxay saaran tahay Cabdiraxmaan Cirro, caddeynteedana waa la keenayaa. Dawladu waxay diyaar u tahay dadkaa waxay ay codsadeen, waxay kaloo ogolaatay inaan meeshooda loogu tegin. Ninkii dadka buurta saaray waa inuu ka soo dejiyo, waxaanan diyaar u nahay inaan kala shaqeyno. Sidoo kale Taliyaha Booliiska S/G Maxamed oo ka hadlay koox nabadgelyo-daro ka abuurtay dalka ayaa sheegay inay marar kala duwan falal amni daro ka geysteen gudaha dalka, waxaanu yidhi. “Maanta (Shalay) ciidan booliis ah oo 30 ah oo magaalada Go’da yar ku socda ayey jid-gooyo dhexda u galeen, 9 Askari ayey dileen, 17 askari dhaawac ayey u geysteen. Taliyaha Booliiska ayaa hadalkiisa raaciyey in magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Ceerigaabo mudaharaad laga bilaabay, oo shalay subax bilaabmay, ilaa xalay socday, isagoo raaciyey, “Arrinkaasi waxay dhaawacaysaa amniga, waxay ka soo horjeedaa xasiloonidda, shaqooyinka ciidamada booliiska iyo ciidamada kale masuulka ka yihiin weeye. Ciidanka Booliisku isagoo ka duulaya siyaasadda dawladda iyo amarka Madaxweynaha JSL, iyo amarka Wasiirka Arrimaha Gudaha kooxaha afarta jeer talaabooyinka sharcidarada qaaday, “Bilowgii dhalinyaro ergo ah ayey afduubeen, markii labaadna ciidanka booliiska ayey nin ka dileen midna dhaawacay, markii saddexaadna weerarkii Daba-goreyaale ayey fuliyeen ay wax ku dhaceen, waxna ku dhaawaceen gaadhina kaxaysteen, markii afaraadna maanta (shalay) 11 August, ciidamada booliiska tirada leh dilay, qaar kalena dhaawacay, ilaa wakhtigan waxii ka horeeyey amar dagaal oo ragga in lala dagaalamo ma jirin. Ciidanka booliiskuna wax talaabo ah ma qaadin” Taliyaha booliiska ayaa sheegay in ciidanka booliiska ee agagaarka buurta gacan-libaax jooga tiradiisu gaadhayso ilaa shan boqol, kana awood bateen kooxda budhcadu, hadii ciidanku la dagaalamo, laakiin ciidanku aanay u arkayn cadow kooxda, Amarna u haysan, waxaanu yidhi, “Ciidanku amar inay dagaalamaan oo madaxda ka sarreysa siisay ma jirin, dareen colaadeed oo nimanka ay ka qabeena kuma jirin. Taliyaha Booliiska S/G Maxamed ayaa sheegay mar hadii ciidanka booliiska la dilay, waajibaadkiisu waxa ka mid ah inuu is-difaaco, qaranimadana difaaco, waxaanu yidhi, “Ciidanka booliiska waajibaadkiisa waa inuu is-difaaco, qaranimadana difaaco. Laga bilaabo wakhtigan ciidanka booliisku waxuu amar ku qabaa inuu nimanka talaabada ku haboon ka qaado cid kasta, meel walba kaga daba tago.” Mudaharaadka marka uu nabadgelyada khalkhalgelinayo, waa in amar loo soo qaato, amar la’aan ayey mudaharaad dhigeen, ciidanka booliiska waajibaadkiisu wa ailaalinta nabadgelyada waanu ku filan yahay. “Masuuliyadda waxii ka dhacay buurta iyo mudahaaryada waxa qaadi doona ciddii soo dirtay, waanay iska caddaan doontaa.” Taliyuhu waxa uu sheegay in aanay haysan amar ay Ciidanku ku dagaallamaan balse caawa laga bilaabo ay haystaan Amar lagula dagaallamayo ragaasi ku jira Buurta. Qaran News
  22. Cadaado (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka Galmudug iyo kuwa DF ayaa soo qabtay gaadiidkii ay wateen koox maleeshiyaad ah oo habeen ka hor shan carruur ah ku dilay aagga deegaanka Kaxandhaale ee waqooyiga gobolka Galgaduud. Seddax gaari oo nooca dagaalka ah ayaa galabta lagu soo bandhigay Cadaado kuwaas oo la sheegay inay wateen raggii dilka geystay oo weli aan lagu guuleysan in lasoo qabto. Guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye iyo wasiirka amniga Galmudug Maxamed Gaboobe ayaa warbaahinta u soo bandhigay gaadiidkaan dagaalka ee ragga dilka geystay ay wateen. Guddoomiye Faarax Diiriye ayaa sheegay reer Cadaado ay ciidanka ku garab siinayaan sidii loo soo qaban lahaa raggii carruurta laayey oo baxsad ka ah cadaaladda. “Waxaan howlgalkii socday ku soo qabanay 3-daan gaari, waxaa watay raggi laayey caruurta ardayda ah, waxaan ku daba jirnaa raggi dhibaatada geystay, waxaana rajo weyn ka qabnaa inaan gacanta ku soo dhigno,” ayuu yiri guddoomiyaha degmada Cadaado. Sidoo kale guddoomiyaha ayaa beesha ay ka dhasheen carruurtii la laayey wuxuu tacsi kadib ka codsaday in aysan qaadin wax tallaabo ah, maadaama ay ku howlan yihiin sidii cadaaladda loo hor geyn lahaa raggi dhibka geystay. Dhankiisa guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye ayaa warbaahinta u sheegay in raggi dilay carruurta ay waaran soo qabasho ah u jareen, isla markaana lasoo qaba doono dhawaan. “Howlgal socday 24-saac ka yar ayaan ku soo qabanay gaadiidkii ay wateen raggi dadka laayey, waan ku daba jirnaa ayagiina, dowladda waxaa ka go’aan inay kiiskaan ku xaliso cadaaladda,” ayuu yiri wasiir Gaboobe. The post Galmudug oo war cusub kasoo saartay carruurtii la laayey iyo gaadiid dagaal oo la qabtay appeared first on Caasimada Online.
  23. Murrashax Cirro oo Ka Hadlay dagaalkii maanta ka Dhacay Go’da Yar oo khasaare badan dhaliyay. Murrashax Cirro wuxuu madaxweynaha ugu baaqay inuu ciidamada ka soo qaado deegaanka Buurta Gacanlibaax, waxa kaloo uu ku booriyay dadka hubaysan ee shacabka ah inay qoryaha dhigaan. Waxaanu tacsi u diray qoysaskii dadkii ku dhintay dagaalkaas. “Annigu shakhsiyan kursiga aan doonayo ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxaa igala qiimo weyn dhiigga hal muwaadin oo dadkayga ah oo daata,”ayuu yidhi Murrashax Cirro Waxa kaloo uu tilmaamay in xisbigoodu u taagan yahay nabad waxaanu yidhi”Xisbiga WADDANI waxa uu u taagan yahay, nabadda, wadajirka iyo midnimada umadda waana shay lama taabtaan ah.” Cabdiraxmaan Cirro oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Annagu ma rumeysnin, waanu ka soo horjeednaa, mana taageersanin, in xalku noqdo xabad, xoog iyo is muquunin, Xukuumadda Muuse waxa aan ugu baaqayaa in nabadda fursad la siiyo ay ka soo qaaddo ciidanka, shacabka hubeysanna waxa aan leeyahay qoriga dhiga.” Qaran News