Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Islamabad (Caasimada Online) – Xukuumadda Taliban ee ka talisa Afghanistan ayaa Khamiistii ku dhawaaqday inay heshiisyo ku kacaya illaa $6.5 billion oo dollar ay la galeen shirkado ka kala socda dalalka Shiinaha, Iran, Turkiga iyo Britian. Shahabuddin Dilawar oo ah wasiirka macdanta iyo batroolka ee Taliban ayaa sheegay inay toddobada qandaraas ee ay bixiyeen ay ku saabsan yihiin, soo saarista iyo habaynta dahabka, naxaasta, birta, rasaasta, iyo macdano kale oo ay caan ku tahay Afghanistan. Xafladda lagu saxeexayey heshiisyadan oo si toosa loogala socday warbaahinta ayaa lagu soo beegay sannad-guuradii labaad ee markii ay isbahaysiga Maraykanku hoggaaminayeen ay ka soo baxeen dalka Afghanistan. Wasiirka macdanta iyo batroolka ee Taliban ayaa sheegay in shirad ka socota dalka Shiinaha lagula heshiiyey inay dahab ka soo saarto deegaanka Takhar, kaas oo xukuumadda Taliban ay heli doonto 65% faa’iidada ka soo baxda, shanta sano ee soo socota. Dilawar ayaa sidoo kale sheegay in qandaraasyo kale la siiyey shirkado ka socda Turkiga, Iran iyo Britian, si ay maalgashi ugu sameeyaan macdanta iyo farsamaynta birta ee deegaanka Herat. Xukuumadda Afghanistan ayaa qaadan doonta 13% oo ka mida faa’iidada soo baxda muddo 30 sannadood ah. The post Taliban oo saxiixday qandaraasyo ku kacaya balaayiin dollar appeared first on Caasimada Online.
  2. (Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Dhallin-yarrada waa inay xiriir iyo xafiisyo isku xira ay yeeshaan, talo ay dadkooda ku mideeyaan iyo mideysan oo dalkooda ku wada difaacaan waa inay yeeshaan! Bal waa is weydiinee, dhallin-yarooy yaad dalkaaga ku halaynaysaa?! Yaad dadkaaaga iyo naftaadaba ku halaynaysaa?! Adiga naftaada intaadan cid kale xasuusan yaad ku halaysay?! Ma madaxweyne?!… Ma ra’iisal wasaare, wasiir, dowlad?! Madaxda maamul goboleeddada?! Hay-Haata, Hay-Haata!…Wali arrintu wax ka qabasho ayeey leedahay waqtigana ku sugi maayo, nimankaas dhaqankooda siyaasadeed ma aha mid uu bini aadanku fahmi karo waxaase si kooban loogu macnayn karaa oo keliya inay isu haystaan inaysan waligood dhimanayn!… Kenya ayaa gidaar iska dhisatay, oo dad badan inta xadkii ka soo gudubtay guryahoodii ka dumisay oo dhulkeedii ku darsatay, wali dowladda iyo siyaasi iyo qof mas’uul ah marna kama hadalin, xataa golihii shacabka iyo kulummada baarlamanka marna laguma soo qaadin!…Dhammaan gobollada Itoobiyaan baa ku soo qulqulaya baarlamaanka kama hadlo xataa xukuumadda wax kama weyddiiyo, xukuumaddana iskaba dhaaf!… mise waxaas oo dhan waxaan u qaadannaa inay gaajo ku qasabtay, inay nolol doon yihiin…inay… dalalka deriska ah siyaasad kasta oo Soomaaliya ku aaddan talo ahaan inteeda badan waa ku mideysanyihiin. Dhallin-yarradu kaalinteedii maantay taagantahay, waxayna u baahantahay inay yeelato talo Soomaalinimo oo hankoodu uu ka saro maro sida ay u fekerayaan siyaasiyiinta la keensaday, xataa haddii aan qaarkood la keensan…waa inaad wax ka barataa waayihii dhallin-yarradii Soomaaliyeed ee u soo halgamay gobanimmada dalka. Waxaad ka fekertaa inaan adigoo nool si doqonimo ah iyo caga jugleyn doqon guumeyste ah uu dalkaaga u qabsan, waxaad ka fekertaa inaad raadiso dhallin-yarrada Soomaaliyeed oo aad ka shaqeyso xiriir ay wada yeeshaan. Ma ogtahay markii SYL ay dhismeysay in dhallinyarada qaarkeed ay ka yimmadeen gobollad dhexe iyagoo aysan is aqoon dhallin yarradii dhaqdhaqaaqa ka wadday Muqdisho. Waxa isu keenay waxay ahayd aragtidooda oo gaarsiisaneyd in sida dadkooda iyo dalkooda ugu badbaadi karo ay tahay inay dowlad noqdaan, inay qayb ka noqdaan halganka waayadaas Afrika ka wada bilowday. Markii u horeysay waxaa xiriirkii u horeeyay uu dhex maray Yaasiin Cusmaan, Xaaji Max’ed Xuseen, iyo Cabdulqaadir SHiikh Sakhaawe-Diin, waxayna ku guuleysteen inay diyaariyaan fikir siyaasadeed oo ah sidii dalka guumeysiga looga xoreyn lahaa, dhinaca kale waxay wadeen faafinta fikirkaas iyo in ay ku soo biiraan dhallin yaro badan. Waxaa adkeyd in kulan ay isugu yimaadaan, ama ay dadku shirar qabsadaan oo Talyaanigu wuxuu diidanaa ama uu ka cabsanayay in dalka ay ka dhismaan ama uu sameysmo wax un urur siyaasadeed ah oo Soomaali leedahay. Waxaa yaab lah qiimaha qofka Soomaaliga ah, dhallin-yaro aan is wada aqoon, oo meelo kala duwan isaga timid oo ku heshiiyay xaalada halgan qaraar oo dadkooda ay ku xoreynayaan iyadoo aan midkoodna looga cabsaneyn inuu sirta bixiyo, inuu khayaano midka kale, inuu been u sheego midba midka kale!….Ammaano aad u culus!… Waxaa adkeyd in shirar siyaasadeed la qabto, waxaase dalka ka furnaa naadiyo (Clubs) ay jaaliyado kala duwan leeyihiin sida; Yemen Club, Indian Club iyo kuwo kale, markaa dhallin yaradii Soomaaliyeed wuxuu guumeystihii Talyaaniga ka oggolaaday inay furtaan Somali Youth Club (Naadiga Dhallin-yarada Soomaaliyeed) waana magacii u horeeyay ee lagu aasaasay ururka SYL 1943kii, bishii May 15dii. Ururkana muddo 4 sano ah ayuu ku shaqeynayay magacaas SYC ilaa laga soo gaaray 1947dii, waxaana mucjiso ku ahayd guumeystaha Talyaaniga inuu SYL ogaado iyadoo dhisma ahaan dhameys tiran oo gaarsiisan heer ay meelo badan xafiisyo ku leedahay sida gobolka Harar oo sanadkii 1946kii uu ururka xafiis ka furtay. Waxyaabaha uusan guumeysiga fahmi kareyn waxaa ka mid ahaa in dadka Soomaalida ay u awoodi karaan inay lacago iska ururiyaan, ama qaaraan isu keeni karaan, macnaha kuma uusan fekereyn inay dhaqaale uu ururka isku maamulo awood u leeyihiin inay isu keenaan… Waxaa kale oo uusan Talyaanigu ogeyn in askarta Soomaalida ah ee isaga u qoran ay mushaarkooda qayb ka mid ah ku caawiyaan ururka SYL… waxaa intaas oo dhan ka darnaa in haweenka ay u iibin jireen dahabkooda si uu ururku u helo dhaqaalaha uu u baahnyahay. Markii ururuka uu soo shaac baxayna waxaa ku soo jabay oo aad u soo galay dhallin-yaradii Soomaaliyeed inteedii badneyd. Waxaa xusid mudan inay ururka si ay farriintooda u gaarsiiyaan dalka ay jireen xubno dhallin-yara ah oo naftood hurayaal ah oo u kala socdaal jiray daafaha dalka!… Xubnaha dalka ku wareega waxay ururka uga dhignaayeen sidii warbaahin oo kale, waxayna ka hor tegi jireen wararka beenta ah ee laga faafiyo ururka, waxayna qaban jireen iyagoo fidinaya halganka gobonimo doonka. Waxaa iyadan xusid mudan in guumeystuhu uu siyaabo badan isugu dayay inuu ku burburiyo ururka SYL, hadday tahay dhaqaale, hadday tahay dad uu ka xiro, iyo haddii ay tahay inuu u soo adeegsadao dad wax ma garata ah ama dano kale leh oo Soomaaliyeed, hasa yeeshee waxaas oo dhan waxaa is hor taagay awood ah dareenka iyo jacaylka dowladnimmada iyo guumeysi nacaybka dadka Soomaaliyeed. Damiirka iyo cabsi la’aantii dhallin-yaradii hore, waxay u baahantahay in wax badan looga daydo, tusaale ahaan waa in la bilaabo xafiisyo xiriiriya dhallinta dalka, waa in la helaa kulano iyo talooyin dhax mara dhallin-yarrada xilliga adag ee cadowgu si baahsan dalkii isugu fidiyay, waa in la helaa dhallin-yaro ay ka daacad tahay ama ay ka go’antahay in ammaannada ay ku soo simmeen halgamayaashii gobanimmada ay iyagana ku simmaan jiilka ka dambeeya, waa in la helaa dhallin-yaro isku xirta guud ahaan dhallin-yarada dalka oo ka shaqeeya sidii loo heli lahaa qorshe siyaasadeed oo dadka iyo dalka iyadoo Soomaali la wada yahay si wada jir ah loogu difaaci lahaa, laga fekeraa sidii Itoobiyaanka soo galaya dalka oo xudduudaha ka soo tallaabaya loo joojin lahaa waliba si degdeg ah!…. talo sii maamulka iyo madaxda in xeryo loogu sameeyo Itoobiyaanka lana wareysto si dalkooda loogu celiyo iyadoo la kaashanayo hay’adaha qaxootiga caawiya…Dhiiri geli inaadan la soo dhoweyn, shaqo la siin, addegyada bulshada lagu bixin ama aan wax laga siin dad ku soo xad gudbay xudduudaha dalka iyagoo waliba aysan jirin sabab loo qaateen ah oo ku qasabtay….. DHammaad The post Dhallin-yarrada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! Qaybtii- 11aad appeared first on Puntland Post.
  3. Islamabad (Caasimada Online) – Weerar is-miidaamin ah oo loo adeegsaday mooto ayaa waxaa lagu weeraray kolonyo ciidamo ah, sida ay sheegeen saraakiisha dalka Pakistan. Ciidamadan ayaa la sheegay in xilligaasi ay marayeen gobol aad u durugsan oo ku yaalla waqooyiga galbeed ee dalka Pakistan. Weerarkan is-miidaaminta ah ayaa lagu dilay ugu yaraan 9 ka mid ah ciidamadii la bartilmaameedsaday, halka tiro kalena lagu dhaawacay. Weerarka ayaa ka dhacay degmadda Bannu oo ka tirsan gobolka Khyber Pakhtunkhwa oo ku yaalla xuduudda Pakistan la wadaagto Afghanistan, sida laga soo xigtay garabka warbaahinta ee ciidamada milateriga. Ra’iisul wasaaraha xil-gaadhsiinta ee Pakistan, Anwaar-ul-Haq Kakar ayaa fariin uu ku daabacay boggiisa X, ee hore loo oran jiray Twitter, ku cambaareeyey weerarka. Illaa haatan ma jirto cid sheegatay weerarkan. Hase haatee weerarkan ayaa ka dhacay gobol ay weeraro joogto ah ka fuliyaan kooxda la mamnuucay Talibanta Pakistan. Toddobaadkii hore uun bay ahayd markii lix askari oo u dhashay dalka Pakistan lagu dilay is-rasaasayn ka dhacday degmada Waziristan, kaasi oo ay ku lug lahayd kooxda Talibanta Pakistan. The post PAKISTAN: Weerar Ismiidaamin ah oo lagu dilay 9 askari appeared first on Caasimada Online.
  4. Ururka HORSEED oo Sabtida Shaacinaya inu Aqbalay Go’aankii Ergada Hargeysa(Qaran)-Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka HORSEED, Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Dirawal) ayaa la xaqiijiyay inuu Sabtida shaacinayo inuu danta guud uu xeriyay oo uu ka tanasulay go’aankii hore ee uu kaga horyimid qaraarkii ergada bariga Burco soo saartay. Waxa ilo ku dhow dhow Urueka HORSEED ay sheegeen in Guddoomiye Cabdilaahi Dirawal uu u talo badsaday isla markaana go’aansaday in uu aqbalo go’aanka ergada oo uu hore u sheegay inay qayrul sharci yihiin. Cabdilaahi Dirawal oo ka mid ah siyaasi degan oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii SNM, wuxuuna ahaa Wasiir aan dhicin oo xilka hayey 1995kii ilaa 2006dii oo uu iska casilay Xukuumaddii Rayaale isagoo xiligaas ahaa Wasiirka Caafimaadka. Waxa kaloo uu soo qabtay Wasaradaha Caddaaladda,Gaashasndhiga. Sidoo kalena wuxuu ahaa dawladdii Cabdiraxmaan Tuur Abaanduulihii u horreeyay ee Ciidanka Qaranka. Qaran News
  5. Murrashax Cirro oo Cirro oo Baaq u Jeediyay Madaxweyne Muuse iyo Guddida West Burco Clan Hargeysa(Qaran news)- Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa madaxweynaha iyo guddida West Burco Clan ugu baaqay inay qoddobadii go’aanka ergada ee arrimaha farsamada u baahnaa ay fuliyaan. Murrashax Cabdiraxmaan Cirro hadal kooban oo uu ka jeediyay xaflad lagu qabtay Hargeysa, wuxuu mar kale soo dhaweeyay go’aankii lagu xaliyay khilaafkii dhinaca doorashooyinka ee dalka ka taagnaa labada sanno, iyadoo ergadu soo jeedisay in la isi saaro doorashooyinka Madaxtooyada iyo Ururrada siyaasada 13ka November 2024 Md. Cirro wuxuu bogaadiyay Guddoomiyaha Ururka Waaberi Cumar Shucayb oo uu ku amaanay inuu ahaa urur siyaasadeedkii u horreeyay ee aqbalay go’aankii ergada. Sidoo kale wuxuu madaxweynaha iyo Guddiyada beelaha West Burco Clan ku booriyay inay fuliyaan qoddobada dhinacooda khuseeyay. Qaran News
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Korneel Mukhtaar Xasan Tifow oo ku magacdheer (Shaah-macabe), oo ahaa ah Taliyaha guutada Khaalid Binu Waliid ee ciidamada xoogga dalka ayaa weli nolol iyo geeri lagu la’yahay. Taliye Shaah-macabe ayaa la waayay wixii ka dambeeyay weerarkii kooxda Al-Shabaab ku qaaday xerada Cowsweyne ee gobolka Galgaduud, kaasi oo geystay khasaare xoogan. Shaah-macabe ayaa hoggaaminayay ciidamo gaarayay illaa 2,000 oo askari, kuwaasi oo ka baxay Muqdisho, kuna biiray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, waxaana la geeyay jiida hore, gaar ahaan bariga gobolla Galgaduud. Ciidanka uu hoggaaminayay taliyaha la’ weysan yahay ayaa markaas qabtay deegaanka Cowswayne, kadib waxaa weerar rogaal celis ah oo qaraxyo ku billowday ku soo qaaday kooxda Al-Shabaab. Taliyaha ayaa ku sugnaa xerada markii ay Al-Shabaab kusoo qaadeen weerarka, illaa iyo haddana waxaa lagu la’yahay nolol iyo geeri. Al-Shabaab oo maalmo kahor soo bandhigay muuqaalka weerarkii Cowswayne, weli ma aysan sheegin in sarkaalkan uu ka tirsanaa saraakiishii iyo ciidamadii ay ku dileen weerarkaasi. Dhinaca kale, qaar kamid ah qoyska sarkaalkan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qoyskoodu aaminsan yahay inuu nool yahay Shaah-macabe, oo uu ku maqan yahay shaqada qaranka. “Xogaha aan helayno oo ay dadku noosoo sheegayaan waxaa waaye inuu bed qabo oo caafimaad qabo, ninkaasi uu shaqo qaranka ku jiro,” ayey tiri Jawaahir Baarqab oo la hadashay BBC. Sidoo kale waxay sheegtay inay warbixin ka sugayaan wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya iyo saraakiishii ay wada shaqaynayeen taliyaha la weysan yahay. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa illaa iyo hadda war rasmi ah kasoo saarin arrintaan, inkasta oo wasiir ku-xigeenka warfaafinta uu beeniyay in sarkaalkan nolol iyo geeri lagu la’yahay. Si kastaba, Dagaalka Al-Shabaab ayaa tan iyo markii uu billowday waxay dowladda ku weyday saraakiil muhiim ah, oo ay kamid yihiin taliye ku-xigeenkii Danab Xasan Tuure, taliyihii ciidanka booliska gobolka Banaadir, Farxaan Qaroole iyo taliyihii guutada 3-aad ee qeybta 27-aad ee ciidanka xoogg dalka, Abshir Shataqeey. The post Taliyihii guutada Khaalid Binu Waliid oo ‘nolol iyo geeri’ lagu la’yahay appeared first on Caasimada Online.
  7. 25kii Bishan Ogos 2023 Jabkii ku dhacay ciidanka S/land ee aanu welli Muse Biixi ka hadlin sidii uu u dhacay jabku iyo cidda ka masuul ahayd in ay Huwantu is hawl yar u jabiso ciidanka qaranka, dibna si habaqa la’ahayd oo firxad ka muuqday ugu so gurto Oog, haddii uu ku dhici lahaa ciidan dal aan dalkan S/land ahayn, saddex arrimood ayaan sinaba loo baajin kareen in ay dhacaan. Arrinta 1aad: Dawladda oo iscasisha Arrinta 2aad: Gadood shicik. Arrinta 3aad: Inqilaab military. Saddexdaa arrimood midna S/land kama dhicin. Dawladda S/land may iscalsin, dadkana umay sheegin siday.wax u dhaceen, dushana kumay qaadan masuuliyadda jabka ciidanka. Xilba iskama saarin maamulka Muse Biixi arrinta foosha xun ee dhacday. Gadood shicib: (Popular uprising). Ayadooy muuqato in maamulka Muse Biixi iyo haya’dihii dalku ay ka watwateegayaan sheegida cidda ka masuul ah jabka ciidanka ayaan haddana aanu shicbki gadoodin kuna qamasmin.madaxtooyada. Inqilaab ma dhicin, ciidan gadooday ma jiro. Kala baahsanaan cidanka dhexdiisa ah ayuun baa la sheegayaa. Xaalku waa sidee? Kow, Ma jirto illaa hadda cid qaadatay masuuliyadda jabka ciidanka qaranka soo gaadhay. M/weyne kama hadlin, Jananka ciidanku kama halin, masuul kalena hadalkiisa daa. Laba, inqilaab ma dhicin, shidanaaba shidan. Saddex, waxa ayana nasiib darro ah shacabkii S/lanfd oo asna haba yaraatee ka dhiidhiyin kana damqan ciidanka qaranka ee ay dawladdu u diidanayd in ay hore-iyo-dib midna u socdaan ee aayar oo dhalayay qorshe xumo awgeed ay ciidamadii jaabajaabada ahaa ee Huwantu ku laayeeen Goojacada iyo Maraage, hub waxay haysteena ay kaga furteen. Waxa isweydiin mudan waxuu shicibku ula xisaabtami waayey maamulka Muuse Biixi. Dawladnimo iyo qaranimo siday dadka reer S/land u fahmern way ka weyntahay kana balaadhan tahay. Dawlad laguma noqdo isla xisaabtan la’aan. Axdi-qarameedka busha weyntu dhigatay haddaan lagu dhaqmin dawlad lama noqon karo. Waa in maxkamada la soo taagaa ciddii jabisay ciidanka qaranka. Maxaa looga meeraysanayaa? By:’Jamafalaag Hargeisa, Somaliland. jamafalaag@gmail.com Qaran News
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Fal-celin kala duwan ayaa ka dhalatay baaqii uu maanta soo saaray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Baaqan oo ahaa taageero ku wajahan ciidamada qaranka ee dagaalka kula jira maleeshiyada Al-Shabaab, ayaa waxa uu ku sheegay inay waajib tahay in la garab istaago ciidanka xoogga dalka, si aan u xaqiijinno dalkeenna oo xor ka ah argagixisada. “Waxaan ugu baaqayaa muwaadin kasta oo Soomaaliyeed in uu garab istaago halganka xoreynta dalka kana qeybqaato dhiiri-galinta iyo kor u qaadista moraalka geesiyaasha qaranka, maadaama isku duubnida ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay fure u tahay guulaha dagaalka lagula jiro argagixisada.” Hadalkiisa ayaa kusoo aadaya xilli taageerayaashiisa ay maalmihii dhowaa u rayaaqayeen guul-darrooyinka ciidanka soo gaaray, si ay ugu xumeeyaan dowladda madaxweyne Xasan Sheekh oo ay qabyalaad darteed ku diidan yihiin. Haddaba sidee looga fal-celiyay baaqa madaxweyne Farmaajo? Cabdirisaaq Xirsi Xaashi: ‘Waxaan kaaga mahad-celinaynaa sida aad Ciidanka Qaranka u dhiira galisay Mudane Madaxwayne. Guulayso Mudane” “Waa sax mudan laakiin sow ma fiicaneyn in ciidanka qaranka la dhiira-galiyo oo lacagta loo badiyo, isbitaal fiican dhaawacoda lagu daaweyana loo sameyo, midkii dhib ka soo garaana la caawiyo si niyada loogu dhiso,” ayuu yiri Fahad Xasan Dhaqane. Xuseen Jeelle Raage ayuu yiri: “Shacab iyo dowlad waa la mideysan yahay madaxweyne, cadoowga waddankeena ragaadiyay waan ka guuleysaneynaa insha Allah.” Bishaar Qeydle: “Shan sano ayaa fursad siisay ay isku diyaariyeen, maxaad halmarna u weerari waysay?. “Madaxweyne Farmaajo waa sidaa sheegtay mahadsanid madaxweyne,” ayuu yiri Maxamed Cali Khaliiji. Burhan Cusmaan Abdulle: “Adaa koriyay hadana adaa taageeraya waxba hanoo labo carablayn adeer waa lagula socdaa.” “Shacabka Soomaaliyeed miyaa isku duubin laga rabaa mise madaxda dalka? madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud la shaqeeya hadii aad daacad tahiin,” ayuu yiri Cali Xasan Cabdiraxmaan. Cali Maxamed: “Allaha ku sharfo mudane waa muhiim in la taageero xoreynta dalka kaalintaadiina waad qaatay oo codkaaga ayaad ku biirisay.” Cabdirisaq Muuse ayaa sidoo kale yiri waxa uu yiri “Maxamad Cabdullaahi Farmaajo Mudane madaxwayne mahadsanid gobanimadu waa udhalasho ee iska keen keen maahan.” The post Sidee looga fal-celiyey baaqii kasoo baxay FARMAAJO? appeared first on Caasimada Online.
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii dhawaan la filayay inay magaalada Gaalkacyo ku yeeshaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa baaqday, sida ay ogaatay Caasimada Online. Madaxweyne Saciid Deni ayaa ka baaqday socdaalkii uu ku imaan lahaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, xilli uu ku maqan yahay dibadda ah, sidoo kale waxaa sidaas ku baaqday kulankii la filayay in xal siyaasadeed looga gaaro khilaafka u dhexeeyo dowladda federaalka ah iyo Puntland Wararka ayaa intaas ku daraya in madaxweyne Saciid Deni oo hadda ku sugan magaalada Nairobi uu toos u aadi doono caasimadda Puntland ee Garoowe. Khilaafka dowladda federaalka ah iyo maamulka Puntland oo gaaray meeshii u sareysay ayaa weli xal siyaasadeed laga gaarin, inkasta oo kal hore Villa Somalia ay shaacisay in ay socdaan wada-hadallo hoose oo lagu xalinayo arrintaasi, lamana oga illaa hadda halka ay ku dambeeyeen. Puntland ayaa hadda u dhaqanta sidii dowlad madax banaan oo kale, ayada oo aan ka qeyb-gelin kulamada ay yeeshaan dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamul-goboleedyada. Dowladda federaalka oo ayaa iyaduna haatan dagaal adag kula jirta kooxda Al-Shabaab ayaa dooneysa inay wax ka beddal ku sameyso siyaasadeeda, si ay hoos ugu dhigto khilaafaadka ka jira deegaanada qaar iyo sidoo kale xiisadaha ka taagan qaar kamid ah maamul goboleedyada. Si kastaba, Soomaaliya ayaa haatan ku jirta guluf dagaal oo ka dhan kooxda Al-Shabaab, kaas oo haatan maraya meel wanaagsan, waxaana uu hadda ka socdaa gobollada dhexe. The post Kulankii Xasan Sheekh iyo Deni ee Gaalkacayo oo baaqday + Sababta appeared first on Caasimada Online.
  10. Baidoa (Caasimada Online) – In Somalia, a nation of approximately 17 million, an unprecedented 4.3 million individuals now find themselves internally displaced. Islamic Relief has declared that a quarter of Somalia’s populace is displaced due to crippling drought and an unyielding cycle of conflict. Such a dire situation has never been observed in the country’s history. Farhan Abdirizak Adan, an Islamic Relief project officer stationed in Baidoa, paints a grim picture: “The situation here is beyond imagination. People have no alternative but to flee their homes and seek help at aid camps.” “Most people are here because of the terrible drought, which has killed people, livestock, and crops. Others have fled the ongoing conflict. It’s heartbreaking to see so many people in desperate need, yet the humanitarian agencies are short of funds.” The human toll Baidoa, a city in southwest Somalia, has become a focal point of this human catastrophe. Nicknamed the “city of death” due to its devastating history during the famine and civil war in the early 1990s, Baidoa remains a haunting ground zero for today’s displacement crisis. These statistics are not just numbers on a report but flesh and blood: Young adults stunted by malnutrition Women forced into sexual exploitation to survive Children scarred by untimely trauma Aamina, a 65-year-old resident of a camp on the outskirts of Baidoa, articulates the bleak existence: “We had to flee because armed groups tried to recruit my eldest son forcibly. Life is difficult here, but leaving means we’d be destitute. We have just enough to survive, but the future looks bleak.” Food insecurity and malnutrition are indiscriminate killers in this crisis. Last year, an estimated 43,000 individuals died in drought alone, half children under five. With half of the country’s population struggling to secure food and nearly 1.8 million children facing malnutrition, the scope of the calamity becomes even more evident. Economic woes An economic squeeze compounds the suffering. A recent blockade in Baidoa by armed groups caused the price of staple food Sorghum to skyrocket, doubling from $0.7 per kilogram to $1.5. Although the embargo has been lifted, prices remain high, adding another layer of adversity for distressed families. Islamic Relief calls upon the international community for a multi-pronged intervention. Only 33% of Somalia’s Humanitarian Response Plan has received funding. Alongside immediate aid, there’s a pressing need for sustainable solutions like job opportunities and new livelihoods for the displaced. The nightmare unfolding in Somalia is a jarring reminder of shared human vulnerability in a world increasingly indifferent to distant tragedies. “More people arrive every day,” notes Farhan Abdirizak Adan. “Without aid, many more would die of hunger.” And so, as the world watches, Somalia teeters on the brink, awaiting not just sympathy but substantive global action. The post Baidoa: The new Ground Zero of Somalia crisis appeared first on Caasimada Online.
  11. Xarardheere (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo haatan ku sugan jiidda hore ee dagaalka, gaar ahaan degmada Xarardheere ayaa booqasho ugu tegay ciidamada Gorgor ee Xoogga dalka Soomaliyeed. Axmed Macallin Fiqi ayaa haatan beddalay aragtiidii uu ka qabay dhismaha ciidamadaas oo uu horay wax uga sheegay, isaga oo tilmaamay inay yimaadeen guutooyin cusub. “Ciidamadeen haddii Gorgor iyo Haramcad la dhihi jiray shalay waxaa baxday guuto la yidhaahdo Khaalid Bin-Waliid, oo inay soo afjarto kooxahaan u baxday meelaha yar-yarka ah ee gobollada dhexe,” ayuu horay u yiri Wasiir Axmed Macalim Fiqi. Khudbad uu haatan u jeediyay ciidamadan oo ku sugan difaaca hore ee gobolka Mudug ayaa waxa uu ku amaanay halganka xoreynta ee ay ka wadaan gobollada dhexe. Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in ciidamada Kumaadooska Gorgor ay ka duwan yihiin ciidamada kale ee dalka, isla-markaana ay ku nasteen shacabka Soomaaliyeed. “Ciidankan inuu ka soo canyahay, inuu ka duwan yahay ciidamada kale, sababta uu uga duwan yahay idinka waa taqaaniin inuu goobtiisii ku adkeystay sahankiisii dirsado isku kalsoon yahay, shacabkana ay ku kalsoon yihiin inay laabtiina ku seexdaan” ayuu yiri. Waxaa kale oo uu intaasi ku daray in ciidankan ay yihiin kuwa ay ku tashaneyso dowladda Soomaaliya, ayna xilligaan muhiim u yihiin la dagaallanka kooxda Al-Shabaab. “Ciidankan wuxuu noqonaayaa ciidan gaar ah oo ay ku tashato dowladda federaalka Soomaaliya” ayuu hadalkiisa sii raaciyay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya. Galmudug ayaa waxaa haatan ka socda guluf xoogan oo uu ujeedkiisu yahay inay Al-Shabaab looga saaro deegaanada ay ka joogaan gobollada Galgaduud iyo Mudug. The post Daawo: FIQI oo beddalay aragtidii uu ka qabay ciidamada Gorgor appeared first on Caasimada Online.
  12. Throughout history, young people have played crucial roles in shaping transformative movements, from the rise of Islam to the struggle for Somalia’s independence. Somali youths, inspired by a deep sense of national identity and a longing for freedom, actively participated in resistance against colonial powers during the early days of the struggle for independence. Despite limited resources and experience, their resilience and determination were instrumental in achieving sovereignty and shaping Somali history. Source: Hiiraan Online
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Xasan Cumar (Carab) oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka warbixiyay dhacdadii ka dhacday Bakaaraka ee dhalatay laba daq oo soo dumay, kadibna khasaare xoogan. Saalax Carab ayaa shaaca ka qaaday in maamulka gobolka oo uu ugu horreeyo Yuusuf Madaale uu ku baxay falkaasi, isla-markaana uu ka tacsiyeynayo dhibkaasi. Afhayeenka ayaa xusay in koormeer kadib maamulka uu qaaday tallaabo deg-deg ah, wuxuuna tilmaamay in falkan loo soo xiray afar Injineer oo dhisay dhismaha soo dumay. “Waxaa hadda xiran oo gacanta lagu hayaa oo saldhigga Howlwadaag ku xiran 4 Injineer oo labada guri ee dumista bilaabay iyagu dhisay ama gacanta ku haayay” ayuu yiri. Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray in tallaabo adag laga qaadi doono Ijineerada lasoo xiray, isla-markaana aysan ogolaanin in la daadiyo dhiiga dadka shacabka ah. “Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho wuxuu ballan qaadayaa in muwaadin Soomaaliyeed oo naftiisii waayay ama dhiigiisii daatay inaan la’isaga hari doonin dhiigiisa qaabka uu ku daatay,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay afhayeenka gobolka. Waxaa kale oo uu hoosta ka xariiqay in maamulka gobolka oo soo saari doono habraaco ay tahay inay maraan Injineerada iyo shirkadaha ka shaqeeya dhismaha, si looga hortego dhibaayooyinka dhismayaasha oo sanadihii u danbeeyay kusoo badanayay Muqdisho. Ugu yaraan waxaa goobta ku dhintay saddex qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale, sida ay xaqiijiyeen shaqaalaha gurmadka deg-degga ah ee goobta gaaray. Saddexda qof ayaa kala ah hooyo iyo gabar ay dhashay oo marti ku ahaa guriga, iyo gabar kale oo isla qoyska kamid ah taas oo muddo kadib burburka laga soo saaray. Ma’aha dhacdadii ugu horreysay ee ka dhalata dhisme soo dumay, isla-markaana ay waxyeelo kasoo gaarto dad isku qoys ah, waxaana ugu dambeeyay afartii Carrruurta aheyd ee dhowaan ku geeriyootay dabaqii kusoo dumay gudaha degmada Shangaani. The post Daawo: Injineero loo soo xiray dabaqyadii kusoo dumay Bakaaraha appeared first on Caasimada Online.
  14. Tababar loo soo Gabogabeeyay Goleyaasha Deegaanka ee Saddex degmo Hargeysa(Qaran news)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Yusuuf Ismaaciil, ayaa Tababar maanta u soo xidhay Xildhibaanada Goleyaasha Degaanka ee Degmooyinka Boorama, Berbera iyo Gebilay. Tababarkan oo ku saabsanaa xalinta khilaafaadka Goleyaasha Degaanka ee dalka (Conflict Management Training for Local Councillors) ayaa ka qabsoomay Hotel Jees ee Magaalada Hargeysa, kaasoo Xildhibaanada uga socdey muddo shan cisho oo xidhiidh ah. Waxayna ku barteen Xildhibaanada Goleyaasha Degaanku Tababarkan sida loo xaliyo ama loo maamulo khilaafaadka ka dhex dhasha Goleyaasha Degaanka, Tababarkan waxaa iska kaashaday Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL iyo Hay’adda UN-HABITAT. Agaasimaha Guud ayaa shahaadooyin Guddoonsiiyey Xildhibaanada Goleyaasha Degaanka. Qaran News
  15. Rajadii laga qabay in ay dhawaan Gaalkacyo ku kulmaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Puntland Siciid Deni ayaa sida la sheegayo meesha ka baxday. Madaxweynaha Puntland oo weli ku maqan safar dibadda ah ayaa wararku sheegayaan in uu ka baaqday socdaalkii uu ku imaan lahaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa lagu wadaa in uu gelinka hore ee jimcaha berri ah u safro Gaalkacyo halkaas oo uu ka furayo Koobka Gobollada Puntland. Dhinaca kale wararka ayaa intaas ku daraya in Madaxweyne Deni oo ku sugan magaalada Nairobi uu toos u aadi doono caasimadda Puntland ee Garoowe. Arrintaas ayaa meesha ka saaraysa hadal-hayntii sheegaysay in Siciid Deni iyo Xasan Shiikh ay kulan gaar ah ku yeelan doonaan Gaalkacyo si ay uga wada-hadlaan khilaafka labada dhinac. PUNTLAND POST The post Rajadii laga qabay kulan Gaalkacyo ku dhexmara Xasan Shiikh iyo Siciid Deni oo meesha ka baxday appeared first on Puntland Post.
  16. Madaxweyne ku xigeenka oo Xadhiga ka jaray Dhismaha Rugta Akhriska Hargeysa. Hargeysa(Qaran news)-Madaxweyne ku xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xadhiga ka jaray dhismaha Rugta Akhriska Hargaysa oo ay hirgalisay wasaaradda waxbarashada iyo sayniska jsl. waxaana kasoo qayb galay xaflada furitaanka madaxweyne ku xigeenka jsl, wasiirka wasaaradda waxbarashada, wasiirka wasaaradda warfaafinta, wasiirka wasaaradda hawlaha guud, Badhasaabka gobolka maroodi-jeex,ku xigeenka Garyaqaanka guud,xildhibaano,Banda Jamacadaha iyo marti sharaf kale. Ugu horayn waxa halkaasi ka hadlay Agaasimayaasha waaxda xog-isgaadhsiinta iyo Agaasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaaradda waxbarashada iyagoo ka waramay maraaxilkii uu soo maray dhismahani, sidoo kalena sheegay in laga maalgaliyay miisaaniyada dawlada. Wasiirada wasaaraddaha Warfaafinta iyo Hawlaha guud oo hadalka iska daba maray ayaa wasaaradda waxbarashada ku amaanay dadaalka ay ugu jirto sidii bulshada reer Somaliland ay u heli laaheeyeen goobo akhris, iyagoo sheegay in wasaaraddu ay maalmihii u danbeeyay ku hawlanayd sidii loo fidin lahaa waxbarashada dalka. Wasiirka wasaaradda waxbarasahada Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) oo halkaasi ka hadlay ayaa ku dheeraaday ahmiyada akhriska iyo qoraalka, isagoo dhanka kale sheegayna in rugta akhriska ee hargaysa ay wax badan ka badali doonto baahidii loo qabay in la helo goobaha akhriska. Madaxwayne ku xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo halkaasi ka hadlay ayaa ka waramay muhiimada akhrisku leeyahay, waxaanu wasaaradda waxbarashada ku bogaadiyay dadaalka ay galisay goobaha wax-akhriska. Qaran News
  17. Beledweyne (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo naxtin leh oo maanta ka dhacday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib markii nin ku hubeysan qoray uu xaaskiisa ku dilay gudaha magaaladaasi. Dilka ka dhacay xaafadda Nuur Xawaad ee magaalada , waxaan dadka deegaanka ay arrintan ku noqotay arrin lama filaan ah. Mid kamid ah deegaanka oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa warbixiyay sida ay wax u dhaceen, waxaana uu sheegay in eedeysanaha dilka geystay lagu magacaabo Cabdishakuur Daahir Magan, isla-markaana uu goobta ka baxsaday. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in marxuumadda lagu magacaabi jiray Farxiyo, taas oo si weyn looga garanayay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Cabdishakuur ayaa la sheegay inuu qudbo siro ku qabay Farxiyo, balse ciddeeda oo aan ogeyn ay ku dareen nin kale, taasina ay keentay in ninka dilka geystay uu hambalyada ka arkay Facebook-ga, kadibna uu ballamiyay marxuumadda, sidaasna uu ku toogtay. “Sida ay wax u dhaceen horta subaxdii hore ayaa xabad dhacday xilli aroor ah markii ay dadka isku soo baxeen oo aan soo wada orodnay oo aan meesha nimid gabadha uu horta falka u geystay waxay isku qabeen qudbo siro sida la sheegay dilkana wuxuu ku yimid maadaama gabadha familkeeda aysan ogeyn waxay ku dareen nin kale hambalyadeedii ayuu ka arkay Facebook-ga, kadibna wuu ballamiyay deed waxaa dhacay ficilkan oo uu ku dhuftay xabadda” ayuu yiri nin kamid ah dadka deegaanka. Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray “Gabadha waxa ay xabadda kaga dhacday madaxa, waxayna aheyd hal xabad oo kaliya”. Falkan ayaa argagax ku reebay reer Beledweyne, waxaana sidoo kale aad looga hadal baraha internet-ka oo ay bulshada ku wada xiriirto. Si kastaba, todobaadkan ayay aheyd markii dhacdo tan u dhow ay ka dhacday degmada Doolow, kadib markii taliyihii NISA ee degmadaas ay toogasho ku dishay xaaskiisa. The post Nin hubeysan oo xaaskiisa ku dilay Beledweyne appeared first on Caasimada Online.
  18. In the intricate tapestry of parenting, my journey as a father to an autistic child has been a profound lesson in prioritizing love, time, and active involvement. The task at hand extends beyond mere parenting; it's about equipping my child with the tools needed to not only begin life on the right note but also to navigate its challenges with confidence. Looking back, I fervently advocate that regardless of one's wealth or the demands of a career, parents are the unparalleled educators for their autistic children. This narrative emerges from my personal reflection as I delve into the significance of being present for my child, weaving the threads of love and understanding that have formed the bedrock of his development. Source: Hiiraan Online
  19. Ururka KAAH oo soo Dhaweeyay Isasaarka Doorashooyinka Somaliland Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha urur siyaadadeedka KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay inay aqbaleen hindisihii isa saarka doorashada ee ay soo saareen beesha bariga Burco. Guddoomiye Maxamuud Xaashi wuxuu sheegay inay u qaateen go’aamadii ergada danaha Qaranka dartii. Maxamuud Xaashi wuxuu sheegay inay garanayaan halka ay codka marinayaan. Ururrada siyaasada ayaa intoodii badnayd ay soo dhaweeyeen go’aamadii ergada ee lagu soo afjarayey khilaafkii doorashooyinka. Sidoo kale shacbiga Somaliland ayaa ku diirsaday go’aanka ergada. Qaran News
  20. Gothenburg (Caasimada Online) – Afar qarax ayaa saacad gudaheed ruxay magaalooyin ku yaalla dalka Sweden, sida ay booliska sheegeen, ayada oo dalka uu la tacaalayo sare u kaca rabshadaha la xiriira burcadnimada. Abaare 1:00 am, booliska magaalada Gothenburg ayaa helay warbixino ku saabsan laba qarax oo ka kala dhacay laba guri oo kala duwan, oo ay u dhaxeysay 10 daqiiqo. “Labada goob-ba waa la xiray, waxaana socda baaritaano,” ayey booliska yiraahdeen ayaga oo intaas ku daray in khubarada bamka loogu yeeray goobta. “Ma jiraan wax warbixino ah oo ku saabsan dad dhaawacmay, kaliya qalab ay waxyeello gaartay,” ayey yiraahdeen booliska. Saacad kadib, laba qarax oo ay daqiiqado u dhaxeysay ayaa ka kala dhacay magaalada Norsborg ee duleedka koonfureed ee Stockholm iyo magaalada Nykoping, oo 100 km koonfur ka xigta caasimadda. Labada kiisba, booliska waxay sheegeen in cidna aanay wax ku noqon. Dhammaan afarta qarax ayaa ka dhacay dhismooyin ay shacab degan yihiin. Sweden ayaa sanadihii dhowaa la tacaaleysay inay xakameyso toogashooyinka iyo bambooyinka, ayada oo burcad uu ka dhaxeyo dagaal ganacsi daroogo ay kala aargudanayaan. Hase yeeshee booliska Gothenburg ayaa AFP u sheegay inaan weli la go’aamin sababta ka dambeysay labad qarax ee ka dhacay magaalada. Sanadkii 2022, Sweden waxaa ka dhacay 90 qarax, iyo 101 kiis oo isku day qaraxyo ama diyaarin ah, sida ay sheegeyso xogta booliska. Sannadkan illaa 15-kii August, waxaa la diiwaan geliyey 109 qarax. Booliska ayaa horey u sheegay in bambooyinka inta badan loo adeegsado in lagu cabsi geliyo bartilmaameedyada, halka toogashooyinka loo adeegsado in lagu dilo loogana takhaluso cadowga. Dalka ayaa laga diiwaan geliyey 391 toogasho 2022, kuwaas oo 62 ka mid ah ay ahaayeen dhimasho, taasi oo 45 boqolkiiba ka sarreysa sanadkii ka horreeyey, sida ay ku warrameyso xogta booliska. AFP The post Afar qarax oo hal habeen ruxay dalka Sweden appeared first on Caasimada Online.
  21. Ramallah (Caasimada Online) – A surge in violence linked to the Israeli-Palestinian conflict has culminated in another deadly attack on Thursday. A Palestinian truck driver rammed into three Israeli soldiers near a checkpoint in the occupied West Bank, killing one before he was shot dead by Israeli officials, reported Avi Biton, head of the police central command. This incident came just a day after a 14-year-old Palestinian stabbed a civilian at a tram station in Jerusalem. “The people he hit with his truck were soldiers,” Biton stated. It was initially reported as a hit-and-run incident near the Maccabim checkpoint. However, the driver was later intercepted and killed at another checkpoint at Hashmonaim, west of Ramallah. The assailant, identified as Dawood Abed Razeq Fayez, hailed from the Deir Ammar refugee camp near Ramallah, according to a Palestinian security source who spoke to AFP under conditions of anonymity. With a valid work permit for Israel, Fayez was no stranger to Israeli checkpoints. Avi Biton, head of the police central command, corroborated this while briefing reporters, stating, “He was a 41-year-old Palestinian with legal authorization to work in Israel.” Rising violence marks a grim year This incident is the latest in an escalating series of violent events plaguing the region. The attack comes on the heels of another incident on Wednesday when a 14-year-old Palestinian stabbed an Israeli civilian at a tram station in Jerusalem. The same day, an improvised explosive device injured four Israeli soldiers near Nablus in the West Bank. According to the Israeli army, one soldier was moderately wounded, while the others sustained light injuries. “These events underscore an alarming rise in hostilities,” said an Israeli defense official who requested anonymity. According to AFP, at least 224 Palestinians and 32 Israelis have lost their lives in the conflict this year alone. Broader implications The incident has drawn reactions from multiple quarters, including the Palestinian militant Hamas. Controlling the Israeli-blockaded Gaza Strip, the group issued a statement saying the attack “affirms the ability of the resistance.” Meanwhile, the Magen David Adom emergency service reported that five other individuals were injured in addition to the slain soldier during the episode. Among the wounded were two soldiers, a 15-year-old Palestinian, and a couple whose car was struck as Fayez attempted to flee the scene. The violence surge has multifaceted implications for Israel and Palestine and the larger geopolitical stage. The post Palestinian driver kills soldier in West Bank attack appeared first on Caasimada Online.
  22. Mogadishu (HOL) - A mother and her two daughters were killed in a building collapse in Mogadishu on Wednesday night, rescue team says. Source: Hiiraan Online
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Madaale ayaa maanta kormeer ku tegay dhisme dabaqyo ah oo xalay kusoo dumay gudaha Suuqa Bakaaraha, kaas oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac. Dhacdadaan ayaa timid kadib markii uu soo dumay dabaq ka kooban illaa sagaal biyaano, wuxuuna ku dul dumay dabaq kale oo afar biyaano, isna wuxuu ku dul dhacay guri Fillo ah oo ay daganaayeen dad isku qoys ah oo ay soo gaartay waxyeelo dhimasho iyo dhaawac. Madaale ayaa ugu horreyn warbixin guud ka dhageystay shaqaalaha gurmadka deg-degga ah ee goobta tegay, kuwaas oo uga warramay, sida ay wax u dhaceen. Intaasi kadib guddoomiyaha gobolka faray si deg deg ah baaritaan rasmi ah loogu sameeyo sababta ka dambeysa in dhismahaan uu soo dumo. Ugu yaraan waxaa goobta ku dhintay saddex qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale, sida ay xaqiijiyeen shaqaalaha gurmadka deg-degga ah ee goobta gaaray. Saddexda qof ayaa kala ah hooyo iyo gabar ay dhashay oo marti ku ahaa guriga, iyo gabar kale oo isla qoyska kamid ah taas oo muddo kadib burburka laga soo saaray. Soo dumita dhismahaan oo ahaa mid cusub ayaa loo sababeynayaa khalad uu sameeyay Injineerkii dhisay, sida uu sheegay mid kamid ah shaqaalaha gurmadka ee tegay halkaas. “Sida maqalka naloogu sheegay waxaa la yiri guriga si khaldan ayaa loo dhisay Injineerkii dhisay oo shaqadaan lahaa qiyaamadaan ku dhisay oo sabab u ahaa in dadkaan Islaamka ah uu wax gaarsiiyo” ayuu yiri mid kamid ah shaqaalaha kooxda gurmadka deg-degga ah. Si kastaba, ma’aha dhacdadii ugu horreysay ee ka dhalata dhisme soo dumay, isla-markaana ay waxyeelo kasoo gaarto dad isku qoys ah, waxaana ugu dambeeyay afartii Carrruurta aheyd ee dhowaan ku geeriyootay dabaqii kusoo dumay degmada Shangaani. The post Sawirro: Duqa Muqdisho oo baaris deg-deg ah amray kadib dhacdadii Bakaaraha appeared first on Caasimada Online.
  24. PRESS RELEASE Accelerating Sustainable Hydrocarbon Developments in Africa: SLB Joins African Energy Week (AEW) 2023 as Bronze Sponsor Global technology company SLB has joined the African Energy Week 2023 conference as a bronze sponsor Access Multimedia Content JOHANNESBURG, South Africa, August 29, 2023/ — As Africa’s energy sector grows and new investment is directed into the continent’s vast oil and gas basins, the role service companies play in integrating technological advancements with sustainable oilfield practices continues to expand. Companies such as SLB (formerly Schlumberger), a global technology company with an extensive footprint across Africa, are at the forefront of this transformation, delivering innovative ideas to producing low-carbon oil and gas in Africa. At this year’s African Energy Week (AEW) conference and exhibition, SLB is a bronze sponsor. Set to take place October 16–20 in Cape Town, AEW is a gathering of key stakeholders in the African energy sector, including government officials, industry leaders, investors, and experts, coming together to discuss and shape the future of Africa’s energy landscape. The company’s sponsorship underscores the importance of Africa in the global energy industry and highlights SLB’s dedication to facilitating the continent’s sustainable energy growth. Present in almost every major producing region in Africa, SLB has a long-history of driving successful project developments across the continent. In West Africa, the company has been present for over 80 years, and has dedicated itself to understanding the region’s unique challenges, optimizing hydrocarbon recovery, and improving production. SLB provides comprehensive support throughout the E&P life cycle, from reservoir characterization and drilling to production and processing performance. Offshore Guinea benefits from the company’s expertise through a high-quality 2D prestack time-migrated dataset, crucial for evaluating exploration and production activities in the area. With a commitment to Africa’s energy sector that extends beyond advocacy, SLB initially established its regional headquarters in Dakar, Senegal, in 2022, demonstrating its dedication to the continent’s sustainable energy development. Subsequently, in 2023, SLB took another significant step by opening a state-of-the-art regional office in Lagos, Nigeria. This strategic progression signifies SLB’s proactive approach to not only enhancing the employee experience but also fostering a sustainable business environment for the benefit of all stakeholders in two key African locations. In Southern Africa, the company is working on the Angola Depth Imaging Project, focusing on advanced depth imaging techniques to improve subsurface mapping in the country. Additionally, the company is a key contributor to the Angola 3D Reimaging Survey, reprocessing existing 3D seismic data to gain a more comprehensive understanding of Angola’s geology. The company also offers an extensive multiclient data library for offshore Mozambique, encompassing both 2D and 3D seismic data, and is actively acquiring 15,000 km2 of broadband 3D seismic data in the Mozambique Angoche Basin. These projects collectively reflect its commitment to advancing Africa’s energy sector by providing critical data and expertise for exploration and production activities in the region. The company also plays a key role in North Africa. In 2023 SLB inked a significant contract with Libya’s National Drilling Company, a subsidiary of its National Oil Corporation, to undertake drilling operations for three new wells situated in the Nesr and Al Waha fields. SLB’s technical assistance and expertise will enhance the operational efficiency of the sector, furthering Libya’s ambitions in the energy domain. SLB’s role in Africa as a service and technology company is pivotal in the continent’s energy transition. The company’s extensive experience and advanced technologies are essential for enhancing efficiency, sustainability, and reducing carbon emissions. SLB provides valuable expertise in sustainable energy practices, drives innovation, and fosters economic growth by generating employment and technology transfer. In essence, SLB plays a vital role in propelling Africa toward a greener and more sustainable energy future. “SLB’s impactful activities in Africa signify a transformative stride towards bolstering the continent’s energy security and sustainability. The company’s commitment to technological excellence and sustainable practices not only advances Africa’s energy sector but also aligns with our collective vision of a prosperous, secure, and environmentally responsible energy future for Africa and its people,” states NJ Ayuk, Executive Chairman of the African Energy Chamber (AEC). As AEW 2023 approaches, SLB’s bronze sponsorship will contribute to the event’s success by fostering meaningful discussions, facilitating valuable partnerships, and furthering dialogue on advancing Africa’s energy sector towards a sustainable and prosperous future. Distributed by APO Group on behalf of African Energy Chamber. AEW is the AEC’s annual conference, exhibition and networking event. AEW 2023 will unite African energy policymakers and stakeholders with global investors to discuss and maximize opportunities within the continent’s entire energy industry. For more information about AEW 2023, visit https://AECWeek.com. SOURCE African Energy Chamber Qaran News
  25. Gabon’s deposed President Ali Bongo Ondimba on Wednesday appealed to the world to raise a voice for his release after the military put him "under house arrest” after a coup, according to a video of the president circulating online. Source: Hiiraan Online