-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Mogadishu (HOL) - A Somali military court sentenced former military Captain Shegow Ahmed Ali and his militia members to various sentences, including the death penalty, paying compensation, and multiple years in military prison following the conclusion of their trial on Thursday. Source: Hiiraan Online
-
PRESS RELEASE Islamic Development Bank Institute’s Acting Director General Dr. Sami Al-Suwailem Highlights Prospects of Digital Transformation for Islamic Finance Dr. Al-Suwailem noted that digital transformation has a key role in improving the value and impact of Islamic finance, by helping to create the required environment of transparency and trust Access Multimedia Content JAKARTA, Indonesia, November 2, 2023/ — The Acting Director General of the Islamic Development Bank Institute (IsDBI) (https://IsDBInstitute.org), Dr. Sami Al-Suwailem, delivered a keynote speech on 26 Octobr 2023 during a seminar on enhancing digitalization in Islamic financial institutions, held as part of the 10th Indonesia Sharia Economic Festival (ISEF), in Jakarta, Indonesia. The seminar was jointly organized by Bank Indonesia, Islamic Development Bank (IsDB), and Islamic Financial Services Board (IFSB) to highlight the role of digitalization in ensuring the stability and sustainability of the Islamic financial system. Dr. Al-Suwailem noted that digital transformation has a key role in improving the value and impact of Islamic finance, by helping to create the required environment of transparency and trust. “If digitalization is employed to enhance transparency and build trust, it can undoubtedly contribute to economic well-being. For example, blockchain technology could ensure proper governance and contractual transparency, making the entire process more reliable and efficient,” he said. However, Dr. Al-Suwailem cautioned that improper deployment of technology could have negative consequences. “If technology is used to perpetuate the role of finance as an end, it will contribute to higher opacity and lower standards of governance. Technology might enhance the speed of financial transactions, but this would contribute to a higher volatility of financial markets, as has been observed in the US in the post-war era,” he explained. Dr. Al-Suwailem, therefore, noted that for Islamic finance to realize its noble objectives, technology must be put to good use as a means to noble ends. “Islamic finance must ensure that technology aligns with its core objectives: promoting trust, transparency, and mutual gain. In this manner, the synergy between the two can amplify the added value to economic progress. Otherwise, if their objectives diverge, technology may become a liability to Islamic finance,” he added. Distributed by APO Group on behalf of Islamic Development Bank Institute (IsDBI). Qaran News
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqa Falastiiniyiinta ee Xamaas aanu ahayn urur argagixiso ah. Ra’iisul wasaare Xamse ayaa Xamaas ku tilmaamay urur xornima-doon ah waxaana uu ku baaqay in lagama maarmaan ay tahay in la sameeyo xal laba dawladood oo siman si loo joojiyo colaadda Israa’iil iyo Falastiiniyiinta. “Waxaa nasiib darro ah in la arko caalamka oo ka aamusan waxa ka socda magaalada Gaza oo 15-kii daqiiqoba hal cunug oo Falastiini ah ayaa ku dhinto, taas oo ka dhalatay duqeynta ay ciidamada Israa’iil u geysteen dad rayid ah oo ay ku jiraan carruurta iyo haweenka reer Falastiin” ayuu yiri mudane Xamse. “Dowladihii u doodi jiray xuquqda insaanka ayaa ka aamusan oo ku taageersan in carruur ,haween iyo dad aan waxba galabsan in ay ku baa’biso Israa’iil hub nuucay rabto, iyadoo uu aduunku daawaanayo,waxaa ay gaartay Israa’iil in ay bartilmaameedsato gaadiidkii caafimaadka iyo dhakhaatirtii,isbitaalkii” ayuu sii raaciyay. PUNTLAND POST The post Ra’iisul wasaare Xamse “Xamaas maaha urur argagixiso ee waa urur xornima-doon” appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku ridday Jeneraal Sheegow Axmed Cali iyo ciidamadiisa, kadib markii 19-kii August ee sanadkan lagu soo qabtay dagaal ka dhacay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley, kaas oo gaystay dhimasho iyo dhaawac.. Xukunada ay ridday Maxkamadda Ciidamada ayaa isugu jiro dil, mag iyo sanado xabsi ciidan ah. Halkan hoose ka akhriso:- 1-Axmed Maxamed Xasan (Abii Axmed) Waxa uu ahaa taliyaha kooxda Sheegow ka bar-bar dagaalamaysay, waxa uuna February Sadax iyo Tobankeedii Sanadkan ku dilay Jowhar maxkamad ku taal laba Eedeysane oo xilligaas tabasha kala dhexeysay, waxa ayna kala ahaayeen, Cabdifitaax Cabdullaahi Cali & Maxamed Ismaaciil Xasan, sidaas darteed ayaa loogu xukumay Dil-toogasha ah, waxa uu Sidoo kale qayb ka ahaa weerar ay Ciidamada Amniga kala hor tageen koox uu taliye u ahaa oo Gabaad ka helay Sheegow. 2-Sheegow Axmed Cali, hor joogaha kooxdii Ciidamada kula dagaalantay Kaawa Godey August sagaal iyo tobankeedii Sanadkan, waxaa si gaar ah fal-celintiisa ugu baxay Sakariye Maxamed Cali oo ka tirsanaa Ciidamada Amniga, waxa uu Sidoo kale dhaawacay Sarkaal xigeen Cabdullaahi Xuseen Cabduqaadir, Sheegow Maxkamadda waxa ay ku xukuntay, Magta marxuumka uu Dilay, Magdhow siinta Dhaawaca uu gaystay iyo 10-sano oo Xabsi Ciidan ah. Sideed iyo toban kamid ah kooxda uu horjoogaha u ahaa Sheegow ayay Maxkamadda ku xukuntay min Lix-sano oo Xabsi Ciidan ah iyo in ay bixiyaan Magta labada Marxuum Ee kala ah (Cabdi Axmed Shiiraar & Axmed Xasan Axmed), Waxaa Sidoo kale lagu xukumay bixinta xaq siinta lix Askari oo dhaawacantay. Xasan Cali Maxamuud. Saleeban Ahmed Cali Nuur (Baardees). Cabdirisaaq Aadan Cali. Axmed Cabdulle Abuukar. Xuseen Cismaan Xuseen. Maxamed Cabdulkadir Caamir. Xasan Maxamuud Cusmaan. Axmed Maxamed Cabdullahi. Abuukar Cilmi Jeelow. Axmed Abuukar Xaaji. Maxamed Cali Abuukar. Daahir Maxamed Cabdi. Cabdullahi Xasan Aweys. Saciid Cabdullahi Cabdi. Yuusuf Maxamed Aadan. Cabdiraxmaan Ibrahim Xasan. Cali Abuukar Axmed. Cabdiqaadir Maxamed Xasan. Cabdiraxmaan Ibraahim Baashow (Marshaale). Iyo 22. Maxamed Abuukar Cabdullahi, labadaba waxa ay ahaayeen kuwii dhaca gaystay ee uu ka bilowday Gacan ka hadalka, waxaana loo xeray sadax iyo tobankii August ee sandkan iyaga oo dhac u gaystay dhibanayaasha kala ah, Xasan Axmed Xasan & Ciise Cali Muuse, waxa ay Maxkamadda ku xukuntay Shan sano oo xabsi Ciidan ah iyo in loo celiyo Mobile-ladoodii. 22.Maxamed Cabdi Deeqow(Agaasimaha), waxa uu ahaa maal geliyaha kooxda, waxaana laga helay xeriirka telefoon kiisa ka shaqaynta raadka la qabtay ee ahaa Daabicista Dollarka Madow, waxa ay Maxkamadda ku xukuntay Sedax Sano oo Xabsi Ciidan ah. Xukunkan Waxaa la wadaagay Warbaahinta Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida. Xukun sanayaasha ayaa haysta fursad ay ku dalban karaan Rafcaan. The post Maxkamadda Ciidamada oo xukuno ku ridday Sheegow iyo askartiisa + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
-
PRESS RELEASE The Arab-Africa Trade Bridges Program Announces the Membership of the Federal Republic of Nigeria Impactful Interventions to Strengthen Economic Ties Offer Compelling Incentives to Join the AATB Program LAGOS, Nigeria, November 2, 2023/ — The General Secretariat of The Arab-Africa Trade Bridges (AATB) Program, a multi-donor, Inter-regional program, announces the Federal Republic of Nigeria’s official membership in the AATB Program. This pivotal development marks a significant step towards advancing trade and to strengthen economic ties among Arab and African countries. An essential element of the AATB Program is to connect key stakeholders with companies and investors in Arab and African countries. The aim is to increase commercial exchanges and investment flows between the two regions and to support economic integration. By welcoming Africa’s largest economy into the collaborative framework, the AATB Program demonstrates the attractiveness of its commitment to unlocking the untapped opportunities, increasing market access, diversifying trade partnerships, and heightening investment prospects for its member countries. Nigeria’s membership in the AATB Program underscores the country’s strong commitment to expanding its global trade footprint, fostering international partnerships, and boosting economic growth. With an increasing interest in the trade sector and the opportunities it presents, Nigeria would leverage its membership in the AATB Program to harness the benefits of regional economic integration. Commenting on the announcement, Eng. Hani Salem Sonbol, CEO of ITFC and AATB Secretary General, said: “The admission of the Federal Republic of Nigeria into the AATB Program is a major milestone and we are confident this new partnership with one of Africa’s economic powerhouses will strengthen investment flows, and trade relations between the Arab and African regions. Given the economic potential of Nigeria, we will support the country in its quest to diversify and grow its economy and access new markets across Africa and the Arab regions.” The AATB Program supports member countries’ efforts to diversify their economies, which is aligned with Nigeria’s strategic development priorities. Nigeria’s participation in the AATB will support the Country’s efforts to reduce dependency on oil exports and to explore new avenues for trade and investment. Leveraging the Country’s strategic geographical location, vibrant economy, and historical ties with the Arab region, Nigeria is well-positioned to play a pivotal role in facilitating trade and collaboration between African and Arab countries. Qaran News
-
Hargeysa(Qaran news)-Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) ayaa xadhiga jaray saldhig cusub oo ay hay’adda Duulista iyo Madaarradu ka hirgelisay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Taliye Dabagale ayaa sheegay si ammaankii xaafada Maxamuud Haybe iyo garoonka diyaaradahaba loo sugo, waxa uu bulshada ka codsaday inay la shaqeeyaan ciidamada booliska, waxa uu maareeyaha garoonka diyaaraha Hargeysa uga mahadceliyay hirgelinta Saldhigani, waxaanu xusay in ay baahi weyn dabooli doonto. Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Madaaradda Somaliland Cumar-seyid Cabdillaahi Aadan, waxaanu ka warbixiyey saldhiggan cusub ee ay hay’addiisu ka hirgelisay madaarka caasimadda Hargeysa, ayaa tilmaamay in saldhiggan loo dhisay hab caalami ah oo ka duwan habka ay saldhigyadda kale u dhisan yihiin, waxaanu cadeeyey in saldhiggan ay ku baxday lacag dhan 113 kun oo Dollar. Wasiirrada wasaaraddaha Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil (Baandare), Horumarinta Beeraha Eng Cabdiqaadir Iimaan Warsame, Guddoomiyaha Baanka Dhexe Cali Cabdillaahi Daahir, Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex iyo ku xigeenka Ganacsiga Muuse Ibraahim Selef, ayaa ku ammaanay Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Madaarada hirgelinta saldhiggan, iyaga oo cadeeyey in baahi weyn loo qabay saldhiggan. Qaran News
-
Ciidanka Daraawiishta Booliiska iyo Nabad sugidda ee dowladdu u dirtay inay kala dhex galaan maleyshiyo beeleedyo ku dagaalamaya gobolka Shabeelada dhexe ayaa gaaray deegaanno hoos yimaada degmada Cadale ee gobolkaas, halkaas oo muddooyinkii dambe ay ka dhaceen dagaallada. Ciidamada ayaa gaaray deegaanada kala ah Cadow-uul, Garasweyne, Xaaji-Cali, Ceel-muluq, laba-garas, Goof-hareeri, Geel-gub, Burto-Shiikh, Geyfo, Boos-muluq iyo Biyo-madoobe, oo dhamaantood ah kuwii ay maleeshiyo beeleedyadu ku dagaalameen, kaas oo gaaray heer guryaha ay iska gubaan dhinacyadu. Ciidanka ayaa kala dhex galay maleeshiyadii ku diriray deegaanadaas waxaana howlgallo ay sameeyeen hub ka dhigis ku sameeyeen qaar ka mid ah maleyshiyaadkii dagaalamay iyadoo amar cad la dul dhigay sida uu wabaahinta u xaqiijiyey taliyaha Ciidanka daraawiishta Sarreeye Guuto Cabdulahi Mire. Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa muddo waxaa kusoo laablaabtay dagaal beeleeyo, kuwaas oo dhxex maray beelo walaalo ah oo wada dega deegaanno hoosta magaalada Cadale, waxaana dhowr jeer aan lagu guuleysan dadaallo nabadeed oo ay hormuud ka ahaayeen mas’uuliyiin kale duwan oo gaaray. Source: goobjoog.com
-
Wasiir waxbarashada oo socdaal ku tagay Nairobi Nairobi (Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Mudane Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa safar shaqo ku gaadhay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wasiirku muddada uu ku sugan yahay magaalada Nairobi waxa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Hay’adaha Waxbarashada Kenya iyo Saaxiibada Jamhuuriyadda Somaliland ee fadhigoodu yahay dalka Kenya. Sidoo kale waxa lagu wadaa inuu la kulmo jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Kenya. Qaran News
-
Ugandan troops have killed at least 11 militants, including the attackers who murdered two tourists and their tour guide at the Queen Elizabeth National Park last month, an army spokesman has said. Source: Hiiraan Online
-
Gaza (Caasimada Online) – Taangiyada iyo ciidamada Israel ayaa Khamiistii u dhaqaaqay dhanka magaalada Gaza, balse waxay iska caabbin adag kala kulmeen Xamaas oo isticmaalaya madaafiic iyo weerarro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo laga soo tuurayay godad dhulka hoostiisa mara, iyadoo tirada dhimashada Falastiiniyiinta ay korortay duqeynta oo socda ku dhawaad afar toddobaad. Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, dagaalku wuxuu kusoo wajahan yahay xarunta ugu weyn ee dadka ku nool Marinka Gaza ee waqooyiga, halkaas oo ay ku sugan yihiin kooxda Xamaas. Israa’iil ayaa dadka ka codsanaysa inay ka baxaan aagga Gaza, iyada oo wacad ku maraysa inay gebi ahaanba ay baabi’in doonto ururka Xamaas. “Waxaan joognaa irdaha magaalada Gaza,” ayuu yiri taliyaha ciidamada Israa’iil Itzik Cohen. Dagaalyahannada Xamaas iyo xulafadooda Islamic Jihad ayaa kasoo baxayay godad dhulka hoostiisa ah, oo rasaas ku ridayay taangiyada Israa’iil, iyada oo muuqaallo laga soo duubay labada kooxoodba ay muujiyeen hawlgallo qaab jabhadeed oo ka dhan ah ciidan aad uga awood badan. “Habeenkii oo dhan ma aysan joojin duqeynta magaalada Gaza,” ayuu yiri mid ka mid ah dadka halkaas ku nool, oo codsaday inaan magaciisa la sheegin. “Laakin subaxnimadii waxaan ogaanay in ciidamada Israel ay weli ku sugan yihiin bannaanka magaalada,, taasina waxay la macno tahay in iska caabbintu ay ka culus tahay sidii ay filayeen.” ayuu raaciyay. Saraakiisha Israa’iil carrabka ku adkeeyay dhibaatooyinka ay leedahay dagaalka magaalada dhexdiisa ah, waxayna istaraatiijiyadoodu hadda u muuqataa inay xooggoda iskugu geynayaann waqooyiga Marinka Gaza halkii ay weerar dhulka ah ku qaadi lahaayeen dhammaan dhulkaas. VOA + Reuters. The post Israel oo iska caabbin adag kala kulantay Xamaas appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday xarunta Tiyaatarka Qaranka, ayna goobjoog ahaayeen culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay arrimo ku aadan xasuuqa ay ciidamada Israel ku hayaan shacabka reer Falastiin. Xamza ayaa caddeeyay mowqifka dowladda federaalka ee dagaalkaasi, wuxuuna shaaca ka qaaday Xamaas aysan aheyn argagaxiso, ayna garab taagan yihiin dadka Soomaaliyeed. “Xamaas argagixiso ma ahan waa urur xoreynayo dalkooda, waana inaan si buuxda ugarab istaagno” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Sidoo kale wuxuu su’aallo ka keenay sababaha ay dowladaha waa weyn iyo kuwa ud doodi jiray xuquuqda aadana ay uga aamusan yihiin illaa iyo hadda dhibaatada Falastiin. “Aaway dadkii xuquuqda bani’aadamka ilaalin jiray?, aaway kuwii u dagaalami jiray carruurta? aaway kuwii haweenka u dagaalami jiray? aaway xaeegge aadeen? ayuu yiri. Waxaa kale oo uu yiri “Falastiiniga muslimka ah wuu dhintay, midka Yahuudiga ah ee muctadiga ah ee kusoo duulay ee gurigooda fadhiya waa la dilay miskiinkaas ayaa la leeyahay. Maanta inkastoo xanuun badan ina hayo annaga, haddana waxaa waajib ah inaanan hilmaamin waxa ka jira Falastiin”. Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale xusay in dowladda Soomaaliyeed ay weligeed Qudus u aqoonsanaan doonto caasimada Falastiin, ayna kasoo horjeedo boobka Israel. “Ma aqbaleyno, kamana tanaasuleyno dowladda Falastiin oo caasimadeedu tahay Qudus, weligeyn kama tanaasuleyno, waa inay dadka muslimiinta u duceeyaan walaaladaas” ayuu yiri. Ugu dambeyn wuxuu ka hadlay dhibaatooyinka haatan ka jira waddamada islaamka, isaga oo carabka ku dhuftay in la’isku mashquuliyo, laguna dhex aasay kooxo Khawaarij ah. Caalamul islaam waxaa la dhigay in la’isku diray oo Khawaarij isku mid ah loo soo diray oo qolo walba gudahood la’isku mashquuliyay oo la cadaabay ayaa waxaa naka gaarsiiyay in naloo fasiro maanta oo sanka nagala mar marinaayo Xamaas waa argagixiso ma aqbaleyno, mana dhaheyno” ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay ra’iisul wasaare Xamza. The post R/W Xamza oo si adag uga hadlay qaddiyada Falastiin: Xamaas maahan argagixiso appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa amar cusub kusoo rogtay shirkadaha iyo hay’addaha hubka ku dhex haysta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Qoraal kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa waxa shirkadahaas iyo hay’addaha lagu amray in ay sida ugu dhaqsaha badan u soo diiwaan-geliyaan hubka ay haystaan. Wasaaradda ayaa waxay u qabatay dhamaan shirkadaha iyo hay’adaha hubka ku dhex haysata caasimadda in muddo ku siman laba asbuuc ah isku soo diiwaan-geliyaan, xilli hore dowladda qaaday tallaabooyin hubka culus loogu mamnuucayo magaalada. “Xafiisyada ay warqadaan sida tooska ah ugu socoto waxaan idinku wargelinaynaa in aad nagala shaqeysaan in hay’adaha iyo shirkadaha ka shaqeeya amiga iyo xarumaha gaarka loo leeyahay in ay soo diiwaan-galiyaan hubka ay heystaan maddo 15 maalmood gudaheed oo ka bilaabanaysa 01/11/2023,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay wasaaradda amniga. Amarkan ayaa sidoo kale wuxuu saameynaya cid kasta oo hub ku dhex haysata gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, sida ka muuqata qoraalka wasaaradda amnig gudaha. Si kastaba, Arrintaan ayaa imaneysa xilli ay dowladda dadaal badan ku bixineyso amniga caasimada, iyada oo hore looga mamnuucay in Muqdisho lagu dhex qaato hubka culus iyo weliba ilaalida fara badan ee masuuliyiinta dowladda iyo siyaasiyiinta. The post DF oo amar kusoo rogtay shirkadaha iyo hay’addaha Muqdisho ku haysta… appeared first on Caasimada Online.
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ciidanka dowladda ee dhawaan loo xil saaray colaadda ka soo cusboonatay qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa qaaday tallaabo cusub oo meesha looga saarayo dagaalada beelaha walaalaha ah. Ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed oo uu arrintaan u xil saaray taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed, una diray deegaano hoos yimaada degmada Cadale, ayaa kala dhex-galay maleeshiyo beeleedyo ku diriray halkaasi. Ciidanka oo gaaray dhamaan tuulooyinka iyo deegaanada kala ah Cadow-uul, Garasweyne, Xaaji-Cali, Ceel-muluq, laba-garas, Goof-hareeri, Geel-gub, Burto-Shiikh, Geyfo, Boos-muluq iyo Biyo-madoobe, oo dhamaantood ah kuwii ay maleeshiyo beeleedyadu ku dagaalameen, ayaa halkaasi ka sameeyay hub ka dhigis. Ciidanka ayaa aruuriyay hub laga qaaday qaar kamid ah maleeshiyadii ku dagaalamay deegaanadaasi, ayada oo taliyaha Daraawiishta Booliska, Sareeye Guuto Cabdulahi Mire uu dadka ku dhaqan deegaanadaasi ku amray in aan la aqbali karin in wax hub ah lagu qaato deegaanadaasi. Taliyaha oo goobo fagaare ah kula hadlay dadweynahay ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in cidii ku xad-gudubta xabad joojinta iyo dadaalada nabadeedna ay ciidamada amaanku u amran yihiin in ay gacan bir ah ku qabtaan, lagana qaado tallaabo sharciga waafaqsan. Wararka ayaa intaas kusii daraya in xaaladda deegaanadii ay ku dagaalameen dhinacyada au caadi ku soo laabtay, iyada oo lagu amray in dadku is dhex-maraan, islamarkaana is nabad-galiyaan. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan si adag uga hadashay dagaallada qabaa’ilka ee ka socda gobollada Shabeellada Dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug, iyadoo hurinta dagaallada qabaa’ilka dusha ka saartay kooxda Al-Shabaab. Dagaalladan ayaa kusoo aadaya xilli dowladda ay qorsheynayso in dhawaan uu billowdo wejiga labaad ee dagaalka, ayada oo heer geba-gebo ah uu marayo wejiga hore ee dagaalka oo deegaano iyo degmooyin badan lagu xoreeyay. The post Ciidanka dowladda oo qaaday tallaabo culus oo la xiriirta colaadda Sh/Dhexe appeared first on Caasimada Online.
-
Kalfadhigii 83-aad ee Golaha Guurtidda JSL maalinta Axada ee ay bishu tahay 05-11-2023 saacada 9 subaxnimo ka furmi doona xarunta golaha guurtida Somaliland. Xildhibaannada golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa la faray inay wakhtiga dhawraan. Xeerkii doorashooyinka isa saarka ah ayaa la filayaa inay cod aqlabiyad leh ku ansixiyaan marka uu kalfadhigoodu furmo. Source
-
Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horreysay sheegtay in dadka reer Laascaanood aanay u aqoonsaneyn maamul, xilli dhawaan ay dowladda Soomaaliya shaacisay inay aqoonsatay maamulka Ku-meel-gaadh ah, taas oo layaab ku noqotay shacabka Somaliland iyo bulshada kale ee caalamka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Catriona Laing oo wareysi siisay Mustaqbal Media oo fadhigeedu yahay Muqdisho Somalilandtoday-na soo xigatay ayaa sheegtay in dadka reer Laascaanood ayna u aqoonsaneyn maamul gaar ah. Waxay ka dhawaajisay in aqoonsiga dadka reer Laascaanood uu yaallo dowladda Soomaaliya, islamarkaana tallaabadii ay dhawaan qaaday ayna ka dhigneyn in rasmi ahaan loo aqoonsaday maamul. “Dabcan Qaramada Midoobay si toos ah uma aqoonsana maamul, waxa uu go’aankaasi u yaalla dowladda federaalka Soomaaliya, aniga sidaa u fahmay ayaa ah in aan loo aqoonsan maamul gaar ah,” ayey tidhi Catriona Laing oo ah Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Catriona ayaa dhinaca kale waxa ay ugu baaqday dadka reer Laascaanood iyo xukuumadda Somaliland in ay ka baaqsadaan dagaal kale oo dhaliya khasaare horleh, islamarkaana ay galaan wada-hadallo xal nabadeed lagu gaadho, sida ay hadalka u dhigtay. “Midda labaad ayaa ah in labada dhinac ay isla galin dagaalo kale, ugu dambeyna labada dhinac in ay isla galaan wada-hadalo dhanka nabada ah, taasi oo soo keeneysa.” Ugu dambeyntiina waxay ugu baaqday shacabkii ka barakacay dagaalka Laascaanood in ay dib ugu laabtaan magaalada, si bey tidhi ay markale ugu soo dhisaan noloshooda. Source
-
Dalka Urdun ayaa noqday dalkiiugu horreeyey ee Carab ah ee ay xurguf diblomaasiyadeed soo kala dhex gasho Israa’iil. Arrintan ayaa timid ka dib markii Urdun ay u yeedhatay danjiraheeda ka fadhiya Tel Aviv, ayadoo ka cadhaysan dhibaatada xoogga leh ee bani aadminimo ee ka dhalatay duqaymaha Israa’iil ee Qasa. Boqortooyadaas ku taalla bariga dhexe waxay sheegtay kaliya inay soo celinayso danjiraheeda marka Israa’iil ay joojiso mushkiladda bani’aadminimo ee ay abuurtay Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horeysay sheegtay in SSC-Khaatumo u aqoonsaneyn dowlad-goboleed rasmi ah, xilli dhawaan ay dowladda federaalka shaacisay inay aqoonsatay maamulka KMG ah. Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing oo wareysi siisay Mustaqbal Media ayaa sheegtay in SSC-Khaatumo aysan si toos ah u aqoonsaneyn. Waxay ka dhawaajisay in aqoonsiga SSC-Khaatumo uu yaallo dowladda federaalka Soomaaliya, islamarkaana tallaabadii ay dhawaan qaaday dhawaana aysan ka dhigneyn in rasmi ahaan loo aqoonsaday maamul goboleed. “Dabcan Qaramada Midoobay si toos ah uma aqoonsana maamul goboleed, waxa uu go’aankaasi u yaalla dowladda federaalka Soomaaliya, aniga sidaa u fahmay ayaa ah in aan loo aqoonsan maamul gaar ah,” ayey tiri Catriona Laing oo ah Wakiilka QM ee Soomaaliya. Catriona ayaa dhinaca kale waxay ugu baaqday SSC-Khaatumo iyo Somaliland in ay ka baaqsadaan dagaal kale oo dhaliya khasaare horleh, islamarkaana ay galaan wada-hadallo xal nabadeed lagu gaarl, sida ay hadalka u dhigtay. “Midda labaad ayaa ah in labada dhinac aysan isla galin dagaalo kale, ugu dambeyna labada dhinac in ay isla galaan wada-hadalo dhanka nabada ah, taasi oo soo keeneysa.” Ugu dambeyntiina waxay ugu baaqday shacabkii ka barakacay dagaalka Laascaanood in ay dib ugu laabtaan magaalada, si bey tiri ay markale ugu soo dhisaan noloshooda. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan ku dhowaaqday in ay si rasmi ah u aqoontay maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo oo fadhigiisu yahay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Mowqifka dowladda federaalka ayaa ah aqoonsiga maamulka KMG ah, taasi oo dhabaha u xaareysa noqoshada maamul rasmi ah, taasi oo faa’iido weyn u leh dadka deegaanada SSC-Khaatumo oo hadda dagaal kula jira Somaliland, oo hore uga arrimin jirtay halkaasi. The post QM oo sheegtay in SSC-Khaatumo u aqoonsaneyn dowlad goboleed + Sababta appeared first on Caasimada Online.
-
Garoowe (Caasimada Online) – Taliska ciidamada sida gaarka u tababaran Danab ee Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaasi, gaar ahaan muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka Puntland. Taliska ayaa ugu horreyan soo dhaweeyay go’aannadii ay soo saareen Isimada Dhaqanka oo ku taliyay in doorashada ay ku dhacdo waqtigeeda, lana soo xulo 66-da xildhibaan, ayaga oo sheegay in aan laga gaarin doorasho qof iyo cod ah lagana rabo maamulka cusub. “Taliska ciidanka kumaandooska Danab Puntland wuxuu soo dhaweynayaa go’aannada kasoo baxay shirkii Isimada Dhaqanka uga socday caasimada Garoowe, kuwaas oo ay u arkeen inay yihiin xalka kaliya ee looga baaqsan karo amni darro iyo fowdo ka dhacda dalka” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed uu soo saaray hoggaanka ciidanka Danab Puntland. Sidoo kale wuxuu talisku intaasi ku daray inuu aqbalay go’aannada ay qaateen Isimadu, ayna u arkaan xalka kaliya ee looga gudbi karo xiisadda ka taagan Puntland. “Waxaan bulshada reer Puntland iyo daneeyeyaasha siyaasadda gobolka u caddeyneynaa inaan aqbalnay go’aannada Isimada, ayna yihiin (Guddoon Isimo” ayaa lasii raaciyay.Waxaa kale oo qoraalka lagu yiri ” Isimadu waxaa marjaca udub dhexaadka u ah dhismaha, nabadda, degenaanta iyo Ummadda reer Puntland”. Ciidamada kumaandooska Danab ee Puntland ayaa sidoo kale farriin u diray shacabka, waxayna ugu baaqeen inay taageeraan bayaanka kasoo baxay Isimadooda. Ugu dmabeyn wuxuu talisku ka digay in Puntland la geliyo firaaq dastuuri ah, taas oo uu sheegay inay ka dhalan karto amni darro, fowdo iyo qalalaase siyaasadeed. “Waxaan uga digeynaa inay ka tanaasulaan cid kasta oo ku howlan sidii dalka loo gelin lahaa firaaq dastuuri ah, taas oo keeni karto qalalaase siyaasadeed, dhaqaale iyo mid amni” ayaa lagu soo gabagabeeyay warsaxaafadeed uu soo saaray taliska ciidanka Danab. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo madaxweyne Deni uu ku gacan seeray go’aannadii xalay kasoo baxay Isimada wuxuuna ku adkeystay inuu qabanayo doorasho qof iyo cod ah. The post Ciidanka Danab Puntland oo caddeeyay mowqifkooda, kadib go’aannadii Isimada appeared first on Caasimada Online.
-
Isimada Dhaqanka Majeerteen oo doorashooyinka Puntland kasoo saaray qaraar lamida midkii Guddiga East Burco Clan hore uga soo saareen murankii doorashooyinka Somaliland ee xalka laga gaadhay Halkan hoose ka akhriso go’aamadaasi ay soo saareen iyada oo mar walba ay maamulka Puntland ay ku daysan Somaliland kaga a daydaan wax kasta oo ay Somaliland wax ku xaliso marka ay murano siyaasadeed yimaadaan. Qaran News
