-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
“Awdal waxay u Baahan Tahay wixii la wada lahaa siday u Qaybsan tahay in dib loogu Noqdo” Xil.Mukhtaar Xasan Maydhane Hargeysa(Qaran news)- Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in Awdal u baahan tahay in wixii reer Somaliland wada lahaayeen siday u qaybsan tahay dib loogu noqdo. Sidaasna wuxuu ku sheegay qoraal uu ku baahiyay baraha bulshada, qoraalkaasi oo u dhingnaa sidan:- “Tibaax Ingiriisi ah ayaa tidhaa, “Adding insult to injury,” oo loo adeegsado marka waxyeelo laguugu daro aflagaado iyo cay. Sidaas waxa ka dhigan kuwa Awdal wax hala siiyo leh, ee qaarkoodna wanaagsanidooda ku muujiya isleh. Awdal uma baahna wax la siiyo. Awdal waxay u baahan tahay wixii aan wada lahayn sida ay u qaybsan yihiin maanta inaan dib isula eegno oo sida aan u kala qaadanayno isla garano. Awdalna wax ma siinaysid, Awdalna wax kuma siinayso. Su’aashu waa sideen u wada leenahay oo aan u kala leenahay? Inta aydaan qaadan doorka u hadlidda Awdal, bal horta dhegaysta reer Awdal. Reerihiina, reer Awdal iyo guud ahaanba reer Soomaalilaan markaas baad wax tari kartaan. Derejo lagama helayo Awdal “waxayaga” hala siiyo. Oo weliba reer Awdal lagagama helayo. Reer Awdalna iyagaa ku filan inay cabbiraan waxay rabaan oo cidna magan ugama aha.” Qaran News
-
Gaza (Caasimada Online) – Warbaahinta Masar iyo illo ku sugan xudduudka ayaa sheegay in kooxdii ugu horreysay ee dhaawaca ah laga soo daad-gureeyay marinka Gaza ay Arbacadii kasoo gudbeen xadka Masar. Tallaabada ayaa timid iyada oo la raacayo heshiis ay Qadar garwadeen ka tahay oo ay wada gaaren Masar, Israa’iil iyo Xamaas, xilli ciidamada Israel ay sii wadaan dagaalka ka dhanka ah Xamaas. Dadka lasoo daad-gureeyay ayaa lagu daabbulay gawaarida gurmadka degdega ah, iyadoo lasii maray marinka xadka Rafah. Sida ku cad heshiiska ay wada gaareen Masar, Israel iyo Xamaas, waxaa loo oggolaan doonaa tiro ajaanib ah iyo dadka dhaawacyada culus qaba inay ka baxaan dhulka go’doonsan. heshiiska ayaa yimid maalin kale oo dhiig ku daatay Qaza oo duqeyn cirka ah oo Israel ay ku dishay ilaa 50 qof xero qaxooti, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka Falastiin. Israa’iil waxay sheegtay in weerarkaas ay ku dishay taliye sare oo Xamaas ah iyo dagaalyahanno kale oo badan. Isgaarsiinta iyo adeegyada internetka ayaa gabi ahaanba laga jaray Gaza mar kale Arbacadii, sida ay sheegtay shirkada bixisa adeegga isgaarsiinta Gaza ee Paltel. Ilo dhanka ammaanka ah oo Masar ka tirsan ayaa sheegay in ilaa 500 oo qof oo haysta baasabooro ajnabi ah ay ka gudbi doonaan xadka Rafah maanta. The post Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Marinka GAZA appeared first on Caasimada Online.
-
Travelway is pleased to announce its Umrah plan for 2023/24, designed to meet the needs and preferences of our valued customers. We understand that many of you have been waiting for a long time to perform this sacred journey, and we want to make it as easy and convenient as possible for you. That’s why we offer you the following features: – A dedicated representative from our team will be waiting for you at the airport in Saudi Arabia and will assist you throughout your stay. – We will take care of all the arrangements for your flights, hotels, transportation and visa, so you don’t have to worry about anything. – We will collect the ful6l payment in advance and pay for all the services on your behalf, ensuring transparency and security. – We will give you the freedom to choose your own: – Airline – Departure date – Hotel – Mode of travel between cities – Duration of stay and more. We hope that this plan will suit your expectations and budget, and we look forward to serving you in this blessed journey. Please contact us for more details and bookings. Phone; 02089002772 mobile;07794609306 email; mhassan@travelwayltd.com Office 14 Rockware Business Centre, Rockware Ave, Greenford, UB6 0AA Qaran News
-
PRESS RELEASE Global Black Impact Summit Postponed to 22-23 February 2024 The Global Black Impact Summit has been postponed to 22-23 February 2024 in light of ongoing current global events DUBAI, United Arab Emirates, November 1, 2023/ — In light of the deeply concerning global events taking place, the Black Impact Foundation (BIF) has made the decision to reschedule the Global Black Impact Summit (GBIS) (https://GlobalBlackImpact.com/) to February 22-23, 2024, in the United Arab Emirates. GBIS is a celebration of Black excellence, uniting role models, influential figures and leaders from across the global Black community to promote connectivity and engagement while inspiring the next generation of leaders. With everything going on in the world, both the BIF and GBIS event-organizer Energy Capital & Power recognize that this is a time of somber reflection, not one of worldwide celebration. “In light of the current global situation, we have made the decision to postpone GBIS to next year. A central point of focus of the summit is to connect the global Black community, uniting people, companies, and leaders under efforts to strengthen communities, generate new ideas and innovations, while promoting the power that Black people hold. Our choice is driven by a respect for all those affected by current global events,” states Clarence Seedorf, Chairman of the BIF. Our thoughts are with all those impacted. Stay resilient, and we will convene in the near future to pursue our shared goal of fostering positive change Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta fashiliyay qarax miino oo ay Al-Shabaab ku doonaysay inay ku waxyeelayso shacabka caasimadda. Qoraal kooban oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay in ciidanka Booliska ay fashiliyeen qaraxan miino oo ay kooxda ku dhex diyaariyeen weelka kululaysada loo yaqaan. Kuleylisada lagu soo diyaariyay qarax ayaa waxay maleeshiyaadka Al-Shabaab ay soo dhigeen Rugta Codka Cali Siyaad ee Ciidanka Xasilinta Caasimada ee waaxda kordamac Degmada Deyniile, sida lagu yiri qoraalka Booliska. “Qaybta Miino Baarka Boliiska ee MBB-yada, oo goobta gaaray ayaa fashiliyay dhagartii Khawaarijtu la damacsanaayeen Shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba ka galabsan,” ayaa sidoo kale lagu yiri qoraalka Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir. Ciidamada dowladda ayaa sidan oo kale hore u fashiliyay qaraxyo ay kooxda Al-Shabaab doonaysay inay ku waxyeelayso shacabka caasimada, xilli uu dalka ka socdo guluf culus oo ka dhanka ah kooxda, kaasi oo ay iska garabsanayaan ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka. Muddooyinkii u dambeeyey ciidamada dowladda ayaa kordhiyey howl-gallada ka socdo magaalada Muqdisho, si looga hortego weerarada qaraxyada ah iyo dilalka ka dhacay caasimada. The post Sawirro: Booliska Muqdisho oo fashiliyay qarax ay Al-Shabaab ku diyaarisay… appeared first on Caasimada Online.
-
Wasiirka Daakhiliga oo la Kulmay Wefti ka Socday Baanka Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka wasaaradda arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee wasaaraddaasi Maxamed Yusuuf Ismaaciil iyo duqa degmada Boorama ayaa kulan la qaatay wefti ka socdey Wasaaradda arrimaha Dibedda ee dalka Denmark. Kulanka ayaa lagaga wada hadlay wada shaqaynta labada Dawladood, Mashaariicda horumarineed iyo amniga. Qaran News
-
Britain has issued a security alert for its nationals, warning of potential terrorism danger in the southern regions of Tanzania near the border with Mozambique. Source: Hiiraan Online
-
Wasiirro Falanqeeyay Daryeelka Siyaasadda Bulshada Hargeysa(Qaran news)-Guddida arrimaha Bulshada ee Golaha Wasiirrada JSL ayaa qabtay kulan lagu falan-qaynayo Siyaasadda Daryeelka Bulshada oo ay soo diyaarisay wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL. Waxaana madasha goob joog ka ahaa wasiirka Wasaaradda Mudane Eng Cali Cumar Maxamed ( Eng Cali xoor-xoor) oo uu wehelinayo Agaasimaha guud ee wasaaradda. Iyadoo goobtaa sharaxaad dheeraada ah oo khusaysa maraaxilkii kala duwanaa ee nidaamka daryeelka bulshadu soo maray, iyo qorshaha fog ee daryeelka bulshada lala wadaagay gudida. gaba gabadii shirkaa waxay gudidu ku meel mariyeen siyaasadda qaran ee daryeelka Bulshada wakhti xaadirkaana loo gudbin doono xafiiska madaxwaynaha JSL. Qaran News
-
Guddoomiyaha Baanka oo Warbxin siiyay Guddida Joogtada ee Golaha Wakiillada Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Dr. Cali Cabdilaahi Daahir, ayaa xog ka siiyay guddida joogtada iyo Anshaxa ee golaha wakiilada JSL, arrimaha dhaqaalaha dalka iyo sarif bararka bulshada saameeyay. Guddoomiayaha Baanka Dhexe Somaliland Dr. Cabdillaahi Daahir, ayaa meesha ka saaray warar suuqa ku jiray baryahan danbe kuwaas oo sheegayay in baanka dhexe soo daabacayo lacag cusub, waxaanu tilmaamay in aanay jirin lacag cusub oo xiligan Bangigu soo daabacaayo. Waxaanu intaas ku daray in Baanka dhexe uu yahay hay’adda dhaqaalaha uga masuulka ah dalka, isla markaasna Baanka dhexe qaranka uga masuul yahay marka lacag la soo daabacayo. Sidoo kale waxa uu xusay in arrintaasi tahay mid qaran oo hay’addaha khuseyso ay ka wado arrinsadaan marka loo baahdo in lacag cusub la soo daabaco, iyadoo aanay xigilan jirin wax lacag cusub ah oo masuuliyiinta bangiga dhexe soo daabacayaan. Geesta kale waxa uu faahfaahin ka bixiyay talaabooyin ay kula dagalamayaan sicirbararka iyo in lacagta shillin ka Somaliland hoos u dhac ku yimaad, waxaanu sheegay in ay dollar suuqa galiyaan si uu xal ugu noqdo sarifbararka xadhkaha goostay, ee danyarta cunaha iskaga duubay. Dhanka kale guddida joogtada iyo Anshaxa ee golaha wakiilada JSL, arrimaha dhaqaalaha Xildhibaan Faysal Yuusuf Jaamac, ayaa sheegay in wado shaqeyn ka dhaxeyso masuuliyiinta Bangiga Dhexe Somaliland iyo Xildhibanada Gudida joogata, waxaanu kula dardarmey bulshaweynta reer Somaliland in ay isticmaalaan lacagta shilinka Somaliland, waxaa kale oo uu tilmaamay in aanay jirin wax lacag ah oo hadda la soo daabacay iyo mid loo daabacayo toona, waxaanu bulshada faray inay isticmaalaan shilinkooda isla markaana ay qiimo u yeelaan. Guddoomiyaha guddida joogtada iyo Anshaxa ee golaha wakiilada JSL, arrimaha dhaqaalaha ayaa fariin waayelnimo u diray bulshada JSL.Waxaa uu yidhi.“Bulshada reer11 Somaliland ee aanu wakiilka ka nahay waxa aanu u sheegaynaa guddoomiyaha Baanka dhexe waxa uu noo caddeeyay in aanay jirin lacag cusub oo ay soo daabaceen, imikana aan la soo daabacayn, bulshada waxa aanu ku wargelinayna in ay Shilinka Somaliland ku kalsoonaadaan oo ay qaataan, waxaanu idinka codsanayna in aad shilinkiina qiimo u yeeshaan oo dollarka waxa aad la boodboodaysan iska daysaan, manihin Mareykan ee Somaliland ayaynu nahay ee lacagta Shilinka Somaliland wax ku qiimeeya, kuna qaata. Anaga iyo baanku waanu kawada hadalay lacag idiin soo socota oo suuqa soo galaysa oo aad ka baqataan majirto” Guddoomiayaha Baanka Dhexe Somaliland Dr. Cabdillaahi Daahir, ayaa sheegay inay doolar suuqa galiyaan, balse aanay lacag Kaash. Waxaanu yidhi.“Qiimaha Shilinka JSL hoosbu u dhacay, khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa qayb ka ah in ay saameyso dhaqaalaha dalka. Baanka dhexe dollar ayuu suuqa galinaya ee Kaash galinmaayo, mana galinayno lacag siyaado ah oo suuqa khalkhalisa, lacagta Shilinka ayaynu leenahay, Shilinkana dadkiisa ayaa qiima u yeela ee aynu shilinkeena qiimo u yeelo” Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ergeyga cusub ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Catriona Laing ayaa soo saartay dalab cusub oo la xiriirta khilaafka siyaasadeed ee dowladda federaalka iyo maamulka Puntland. Catriona ayaa waxay ugu baaqday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni in ay isku tanaasulaan, si hore loogu sii socdo hanaanka dowlad dhiska. Waxay sheegtay in wada-hadal gaar ah la yeelatay madaxweyne Saciid Deni, ayna kala hadashay in tanaasul la muujiyo si meesha looga saaro khilaafka siyaasadeed ee labada dhinac. “Waxaan wada-hadalo la qaatay madaxweyne Deni, si aan ugu dhiirri-galiyo isaga iyo dowladda federaalka in ay helaan meel ay isugu tanaasulaan, maxaa yeelay lama dhameystiri karo dastuurka dalkan, haddii dhulkaasi (Puntland) uu maqan yahay,” ayay tiri ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Sidoo kale waxay ku boorisay labada dhinac inay horey u socdaan iyada oo la fiirinayo danta labada dhinac ee Puntland iyo tan dowladda federaalka, sida ay hadalka u dhigtay. Hadalka Wakiilka QM ee Soomaaliya ayaa waxa uu kusoo aadaya, xilli uu sii xumaaday xiriirka dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland, uuna maamulka ka maqan yahay Golaha Wadatashiga Qaran oo lagu go’aamiyay arrimo masiiri ah. Dowladda federaalka ayaa dhawaan sheegtay in aysan Puntland ku qasbi doonin in ay qeyb ka ahaato heshiiskii 27-kii May ay gaareen madaxda Golaha Wadatashiga Qaran. Heshiiskan ayaa waxaa qeyb ka ah in laba xisbi oo kaliya dalka laga dhiso, lana bedelo nidaamka baarlamaaniga ah ee hadda Soomaaliya ka shaqeeya. Waxay sheegtay in Puntland oo dhawaan si adag uga hortimid heshiiskaas, ay dibadda ka joogi doonto nidaamkaan doorasho ee dowladdiisu qaadatay. Madaxweyne Deni oo isna dhawaan ka hadlay arrintaas ayaa waxa uu sheegay in Golaha Wadatashiga Qaran uusan aheyn Golle Dastuuri ah, awoodna uusan u laheyn gaarista go’aamo illaa heerkaas ah. Wuxuu intaas ku daray inay jirto halis aan indhaha laga qabsan karin oo la xiriirta go’aamada joogtada ah ee ka imaanaya Golaha Wadatashiga Qaran, taas oo halis ku ah midnimada dalka iyo dowladnimada nugul ee Soomaaliya, waa sida uu hadalka u yiri Saciid Cabdullaahi Deni. The post QM oo dalab culus kasoo saartay khilaafka DF iyo Puntland appeared first on Caasimada Online.
-
Xukuumadda Somaliland ayaa saaka dil toogasho ku fulisay shan qof, kuwaas oo hore dilal u geystay, isla markaana ku xukunaa dilal toogasho ah. Qisaastan lagu fulliyey saaka shantan qof ayaa ka dhacday xabsiga Madheera ee gobolka Saaxil. Warkaasina waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan. Qaran News
-
Xudur (Caasimada Online) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgallo qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen qaybo ka mid ah gobolka Bakool oo hoostaga maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Howlgallada ayaa waxaa si gaar ah u fuliyay guutada 9-aad ee qeybta 60-aad ee ciidanka Xoogga dalka, waxayna ku gaareen deegaano horleh oo hoostaga degmada Xudur. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay la wareegeen deegaano ay kamid yihiin Abagbeeday, Dudumaale, Buulo-kojoor, Ceelgaras iyo meelo kale. Abbaanduulaha guutada 9-aad Qeybta 60-aad ayaa hoggaaminayay howlgalka ciidanku fuliyeen, waxaana tuulooyinkaas ka socda baaritaan amni xaqiijin ah. Sidoo kale wuxuu abaanduuluhu sheegay inay sii wadi doonaan dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan duleedka Xudur, si looga saaro kooxda Al-Shabaab. Ciidamada howlgalka sameeyay ayaa sidoo kale la kulmay dadka deegaanka, waxayna ka codsadeen inay kala shaqeeyaan amniga, maadaama la xoreeyay dhulkaasi. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana laga cabsi qabaa in dagaallo rogaal celis ah ay soo qaadaan xubnaha Al-Shabaab ee laga fara maroojiyay deegaanadaasi. Bakool ayaa waxaa haatan ka socda diyaar garow ku aadan wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab, kaas oo la filayo in xudun ay u noqoto magaalada Xudur ee xarunta gobolkaasi. Dhowaan magaaladan waxaa tegay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxwyene Laftagareen ujeedkana wuxuu ahaa dardargelinta dagaalka Al-Shabaab. Koonfur Galbeed ayaa kamid ah meelaha ay ku xoogan yihiin Al-Shabaab, waxayna inta badan go’doon gelisay magaalooyinka maamulkaas oo ay ugu horreyso Baydhaba. The post Ciidamada Xoogga dalka oo deegaano cusub la wareegay + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah ergeyga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaja bani’aadanimada ayaa aad u boggaadiyay ardayda ku sugan Dhuusamareeb oo maanta dhigay isku soo baxa ay ku muujinayaan sida ay ugu xun yihiin dilkii xalay magaaladaasi loogu gaystay Allaha u naxariistee Sheekh Xasan Diirshe Cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed oo ahaa ganacsato. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in ardaydu ay saameeyeen tallaabo ku dayasho mudan oo ku aadan in laga dhiidhiyo falkii foosha xumaa ee lagu dilay labadaasi marxuum. “Waxaan bogaadinayaa hablaha ardayda Dhuusamareeb ee ka dhiidhiyey (act of defiance) falkii foosha xumaa ee xalay lagu dilay gudaha caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ganacsato aan danbi galabsan” ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray Cabdiraxmaan C/Shakuur. Sidoo kale wuxuu farriin culus u diray qaybaha kale ee bulshada, sida culima u diinka, dhalinyarada, aqoonyahanka, ganacsatada iyo haweenka, isaga oo ugu baaqay inay muujiyaan dareenkooda, ayna ka qayb-qaataan sidii looga hortagi lahaa falkaasi. “Waxaan ku dhiiragelinayaa qaybaha kale ee bulshada rayidka deegaanka sida; culimada, dhallinyarada, aqoonyahanka, ganacsatada iyo haweenka in ay iska kaashadaan abaabulka kacdoon looga dhiidhinayo fal danbiyeedkii foosha xumaa ee xalay Dhuusamareeb ka dhacay iyo sidii laamaha amniga loogu soo gacan-geli lahaa gacan ku dhiiglayaashii danbiga gaystay” ayuu mar kale qoraalkiisa ku yir Xildhibaan Cabdishakuur Warsame. Xildhibaanka oo sii hadlaya ayaa tilmaamay in Sheekh Xasan Diirshe Cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed ay ahaayeen rag waxtar u leh bulshada, ayna tahay wax laga xumaado dilkooda. “Labada ruux ee la dilay waxay ka mid ahaayeen bulshada rayadka degaanka, mana jirto cid aad ugu danaynaysaan ee sida uu Ilaaheey quraankiisa ku sheegay, waxaad ka hortegaysaan fitno aan ku ekaan doonin kuwii dulmiga gaystay. وَٱتَّقُواْ فِتْنَةً لَّا تُصِيبَنَّ ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْ مِنكُمْ خَآصَّةً ۖ وَٱعْلَمُوٓاْ أَنَّ ٱللَّهَ شَدِيدُ ٱلْعِقَابِ” ayuu qoraalkiisa kusoo gabagabeeyay Mr. Warsame. Dhacdadan ayaa sare usii qaadi karta dagaal beeleedyada haatan kasoo cusboonaaday deegaanada Galmudug, inkastoo ay soo baxayaan baaqyo loo dirayo beelaha dagaalamay. The post CC Shakuur oo boggaadiyay arrintii ay sameeyeen ardayda Dhuusamareeb appeared first on Caasimada Online.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in maanta ciidanka ammaanka ay toogasho ku fuliyeen illaa 5 nin oo horey dilal uga geystay deegaannada maamulkaasi, kuwaas oo horey xukun maxkamadeed loogu ridday. Toogashada ayaa dhacday xabsiga weyn ee Mandheera, halkaas oo ay tageen mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland iyo dadweyne kale. Shanta qof ee la toogashada qisaasta ah lagu fuliyey ayaa kala ahaa 1-Ayaanle Axmed Ismaaciil, 2-Cabdirashiid Maxamed Askar, 3-Liibaan Khadar Aadan, 4- Xamse Cali Ismaaciil, 5- Xuseen Carab Muuse oo dhammaan lagu eedeeyay inay horay dilal u gaysteen. Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland, Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan oo qoraal soo saaray ayaa xaqiijiyay toogashada saaka lagu fuliyay shanta nin. “Waxaan idinla socodsiinayaa in aan maanta oo ay taariikhud tahay 1-11-2023 abaaro 7:30 subaxnimo dil toogasho ah lagu fuliyay degmada Abdaal, gaar ahaan Mandheera shan maxbuus kuwaas oo kal ah: 1- Gacan ku dhiigle Ayaanle Axmed Ismaaciil 2-Ganac ku dhiigle Cabdirashiid Maxamed Askar 3-Gacan ku dhiigle Liibaan Khadar Aadan 4-Gacan ku dhiigle Xamse Cali Ismaaciil 5-Gacan ku dhiigle Xuseen Carab Muuse” ayaa lagu yiri qoraalka. Sidoo kale wuxuu xeer ilaaliyuhu intaasi ku daray in fulinta qisaastan ay u mareen sida ay qabto shareecada islaamka iyo qodobada xeerka ciqaabta ee ay ku dhaqanto Soomaalida. “Fulinta qisaasta waxaa loo cuskaday si waafaqsan shareecada islaamka aayadaha 178, 179 Suuratul Baqara ee Qur’aanka kariimka ah iyo qodobada 434 XCG iyo 246 XHC” ayaa mar kale lagu yiri warsaxaafadeed uu soo saaray xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland,’ Dhammaan xubnaha la toogtay ayaa waxaa toogashadooda saxiixay madaxweyne Muuse Biixi, sida lagu caddeeyay qoraalka uu soo saaray xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland. Sidoo kale mas’uuliyiinya goobta ka hadashay ayaa farriin adag u diray dadka dambiyada ka geysta magaalooyinka maamulkaas, iyaga oo shaaca ka qaaday in cid weliba oo dil geysata cadaalada la marin doono islamarkaana la geynayo tiirka toogashada. Si kastaba, Somaliland ayaa horey sidan oo kale toogasho uga fulisay deegaannadeeda, waxaana aheyd markii sidan oo kale 15-kii bishii January ee sanadka 2020-kaii xabsiga Mandheera loogu toogtay lix nin oo lagu eedeeyey inay dilal ka geysteen maamulkaasi. The post SOMALILAND oo toogasho ku fulisay 5 QOF + Magacyada appeared first on Caasimada Online.
-
Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Wasiirkii Caddaalada ee YH Levniye uu Waashay, Kadib markii uu argagax iyo xanuun maskaxda ah ka qaaday Weerarkii Xamaas . Wasiirka ayaa dareemayey Cabsi, niyad jab iyo isku buuq sababo la xiriira dareenkiisa mas’uuliyadeed wixii dhacay 7-dii Oktober ee weerarkii ay xamaas gudaha ugu gashay Israa’iil . Wasiirkan ayaa loo diiday in uu dalka dibadiisa aado,TV-ga 12-aad ee Israa’iil ayaa arintan ka Waraystay siyaasiga la yiraahdo Ben Caspit,wuxuuna yiri: “Sababta Wasiirku Caqligiisa u waayey,waa Culaysyo haystay, sidoo kale wuxu dareemayey ceeb iyo fashil, Qoyskiisa oo uu u cabsanayey noloshooda iyo dareenkiisa masuuliyadeed fashilkii dhacay 7-dii-October” “Maalmo ka hor Wasiirku inta aanuu waalan, wuxuu doonayey in uu is casilo, balse Xukuumada ayaa ka diiday, Waxaan filayaa hadii laga aqbali lahaa inuu dalka ka baxo oo is Casilo xiligan Ma Waasheen” ayuu sii raaciyay. PUNTLAND POST The post Wasiirkii Caddaalada Israa’iil oo la waashay argagax uu ka qaaday weerarkii Xamaas appeared first on Puntland Post.
-
Hargeisa (HOL) - The self-declared republic of Somaliland has executed five men for murder in Hargeisa on Wednesday. Source: Hiiraan Online
-
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay bartamaha Dhuusamareeb lagu dilay laba kamid ah ganacsatada magaalada. Dabley hubaysan ayaa wax yar kadib salaaddii makhrib bartamaha Dhuusamareeb ku toogtay Siciid Tahliil Maxamed iyo Shiikh Xasan Diirshe sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta Amniga. Guddoomiyaha gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay goobta isaga baxsadeen kooxdii dilka fulisay islamarkaana aan weli la aqoonsan dhinaca ay ka tirsan yihiin kuwa falkaas sameeyay. Waxaase wararka qaar tilmaamayaan dilka labada marxuum uu la xiriiro aanooyin qabiil oo ka dhashay xiisadda ka taagan degaanka Xananbuurre ee gobolka Galgaduud. PUNTLAND POST The post Laba ganacsade oo xalay lagu dilay magaalada Dhuusanareeb appeared first on Puntland Post.
-
Xuutiyiinta dalka Yemen ee Iran ay taageerto ayaa salaasadii wacad ku maray weeraro dheeri ah oo ka dhan ah Israa’iil, haddii ay sii waddo dagaalka ka dhan aha Xamas ee Gaza, ayaga oo sheegay inay mar horeba ay diyaarado drone ah iyo gantaallada basllitic-ga ah ku weerareen Israa’iil. “Ciidanka Qalabka Sida ee Yemen… waxa ay xaqiijinayaan in ay sii wadi doonaan duqaymaha tayada leh ee gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, illaa ay ka joogsanayaan gardarrooyinka Israa’iil,” ayaa lagu yidhi bayaan ka soo baxay Xuutiyiinta oo laga sii daayay TV-gooda Al-Masirah. Bayaanka ayaa lagu sheegay in Xuutiyiinta ay “tiro gantaallo ballistic ah oo baaxad leh… iyo tiro badan oo diyaarado hubaysan ah ay u direen” dhanka Israa’iil salaasadii. Waxay sheegaan inuu ahaa hawlgalkii saddexaad ee noocan oo kale ah oo ay la beegsadaan Israa’iil tan iyo markii weerarka Gaza uu billowday 7-dii October kadib markii dagaalyahannada Xamas ay qaadeen weerarkii ugu xumaa ee lala beegsado Israa’iil. Goor sii horreysay millatariga Israel ayaa sheegay in “diyaarad cadow ay soo gashay” hawada magaalada Eilat, ee ku teedsan badda cas, ayaga oo goor dambena sheegay in dhexda laga qabtay gantaallo lagu soo weeraray Israa’iil. “Dhammaan halisaha hawada waxaa lagu qabtay meel ka baxsan dhulka Israa’iil,” ayaa lagu yidhi bayaanka militariga Israa’iil. Abdelaziz bin Habtour, oo ah Ra’iisul Wasaaraha dowladda Xuutiyiinta, ayaa salaasadii sheegay inay “qayb ka yihiin tiirka iska caabinta” ee ka dhanka ah Israa’iil, oo ay ku jiraan kooxaha Tehran ay taageerto ee Lubnaan, Suuriya iyo Ciraaq, ayna ku dagaalamayaan “hadallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.” “Waa hal tiir, waxaana socda isku xidhnaan, qol hawlgal oo wadajir ah, iyo talis wadajir ah oo ka dhaxeeya dhammaan hawlgalladan,” ayuu yidhi. “Ma ogolaan karno in cadawgan Sahyuuniyadda ah ee kibirka badan uu dadkeena laayo.” Xuutiyiinta ayaa caasimadda Yemen ee Sanca iyo qeybo badan oo dalka ka mid ah qabsaday 2014-kii Dowladda Mareykanka ayaa jawaab taxaddar leh ka bixisay hadalka Xuutiyiinta. “Cid kasta oo ku fakareysa inay ku biirto dagaalkan, ma ahan inay sidaas sameyso,” waxaa sidaas weriyayaasha u sheegay Matthew Miller oo ah afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka. Afhayeenka Pentagon-ka Sarreeye Guuto Pat Ryder ayaa xaqiijiyay in Israa’iil ay soo ridday gantaal riddada dhexe ah oo ay soo rideen Xuutiyiinta. “Sida aan hore u sheegnay, waxaan rabnaa inaan ka hortagno dagaal ballaadhan oo goboleed,” ayuu yidhi Ryder. Israa’iil ayaa Xuutiyiinta ku eedaysay weerar ay fuliyeen diyaarado Drone ah Jimcihii, iyadoo sheegtay in diyaaradaheedu ay dhexda ka qabteen “bartilmaameedyo cadow” oo ku sii jeeday koonfurta Israa’iil. Isla waqtigaas, lix qof ayaa dhaawacyo fududi ay ka soo gaadheen burburka dhismo ku yaalla xuduudda Eilat oo u dhow magaalada dalxiiska ee Taba ee dalka Masar, sida ay sheegeen ciidammada Masar xilligaas. 19-kii October, ciidamada badda ee Mareykanka ayaa sheegay in ay soo rideen saddex gantaal oo ah nooca dhulka lagu rido iyo “dhowr” diyaaradood oo ah kuwa aan duuliyaha lahayn ah oo Xuutiyiintu ay soo tuureen, lagana yaabo in ay ku socdeen Israa’iil. Source
-
Xukuumada Somaliland ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga digtay in lagu sheego in ay kamid tahay goobaha uu ka hawlgalo Halwgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya. “Somaliland way kasoo horjeedaa qoraal kasta oo kasoo baxa Golaha Ammaanka, oo sheegaya in Somaliland ay kamid tahay goobaha loogu talogalay hawlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya (ATMIS), Somaliland waa waddan madaxbannaan, kamana mid aha” ayaa lagu yidhi qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland. Waxa lagu yidhi qoraalka in Somaliland ay marar kala duwan ka hadashay go’aankeeda hawlgalka, lakiin ay markale ku celinayso kadib qaraar hawlgalka lagu balaadhinayo oo Golaha Ammaanku uu wado, kaasi oo laga yaabo in Somaliland lagu sheego goobaha uu hawlgalku ka hawlgalo. Waxa lagu sheegay in AMISOM iyo ATMIS labaduba ay yihiin hawlgalo nabad ilaalin oo 2007 Soomaaliya loo keenay si ay dowlada uga caawiyaan la dagaalanka Al Shabaab iyo ururada kale ee argagixisada ah. “Sida ku cad hawlgalkii xaqiiqo raadinta ahaa ee 2005 uu Midowga Afrika ka sameeyay Somaliland, Somaliland waa waddan leh astaamaha qaran casri ah, sidaa darteed Somaliland waligeedba kama mid ahayn qorshaha Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya” Somaliland waxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka codsatay in ay wax ka badal ku sameeyaan qaraarka Somaliland ka dhigaya meelaha hawlgalku uu ka shaqeeyo, isla markaana la ixtiraamo madaxbannaanida Somaliland. Source
-
Matabaan (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil xalay laba qof oo shacab ahaa loogu gaystay gudaha degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo kamid ahaa dadka deegaanka. Labada marxuum ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Faarax Cabdi iyo Gallad Cabdi, sida ay innoo sheegeen dadka deegaanka. Marxuum Faarax Cabdi ayaa horay usoo noqday guddoomiyihii dhalinyarada ee degmada Matabaan, halka Gallad uu isna kamid ahaa dadka deggan magaalada. Wararka ayaa sheegaya in dhacdadan ay salka ku heyso dilal la xariira aanooyin qabiil oo ka taagan deegaano dhaca xadka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya la wadaago gobollada Hiiraan iyo Galgaduud iyo bartamaha dalka Soomaaliya. Ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo kasoo baxaya mas’uuliyiinta maamulka degmada iyo saraakiisha laamaha amniga ee ku aadan dilka loo gaystay labadaasi marxuum. Dhacadan ayaa kusoo aaday saacada uun kadib markii xalay sidaan oo kale magaalada Dhuusamareeb aano qabiil loogu dilay Sheekh Xasan Diirshe Cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed oo ahaa ganacsato si weyn looga yaqaanay magaalada Dhuusamareeb. Falkan ayaa sidoo kale dhaliyay caro dadweyne, waxaana dibadbaxyo ay ka billowdeen caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb, kuwaas oo ay dhigayaan dadka deegaanka. Dilka loo gaystay labada ganacsi ayaa cabsi ku abuuray dadka deegaanka, taas oo si weyn looga dareemayo magaalada Dhuusamareeb ee xunta maamulka Galmudug. Si kastaba, Galmudug ayaa waxaa haatan kasoo cusboonaaday dagaal beeleed horleh oo u dhexeeyo labada maleeshiyo beeleed, kuwaas oo ku dagaalamay deegaanka Xananbuure oo dhanka waqooyi qiyaastii u jirta illaa 45 kiilo mitir gudaha magaalada Dhuusamareeb. The post Laba qof oo xalay lagu dilay Matabaan + Sababta appeared first on Caasimada Online.
-
Dhimasho iyo dhaawac badan ayaa laga soo sheegayaa xerada qaxootiga ee Jabalia ee waqooyiga Gaza, kadib markii diyaaradaha dagaalka Israa’iil ay duqeeyeen. Wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho, iyo agaasimaha cisbitaalka Indonesia ee ku dhow, halkaas ayaa sheegay in ugu yaraan 50 qof la dilay. Wasaaraddu waxay sheegtay in qaraxa uu ka dhashay duqayn dhinaca cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay. Jabalia waxay ku taallaa waqooyiga magaalada Gaza, xerada Jabalia waa tan ugu weyn siddeedda xero qaxooti ee Gaza. In ka badan 116,000 oo Qaxooti falastiiniyiin ah ayaa Qaramada Midoobay halkaas ka diwaan galisay bishii July 2023. Qaxootigu waxay bilaabeen inay degaan xerada ka dib dagaalkii 1948-kii. Waa dhul yar laakiin dadku ku badan yihiin, kaliya waxay daboolaysaa 1.4 km², waxayna inta badan ka kooban tahay dhismayaal la deggan yahay. Bartilmaameedka kale ee duqeymaha Israa’iil ayaa ahaa xerada qaxootiga ee al-Shati ee ku taalla xeebta magaalada Gaza. Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay weerarka oo lagu qaaday guri ku yaala xeradaasi, sida ay ilo maxalli ah u sheegeen wakaalada wararka Falastiin ee WAFA. Source
-
Hay’adda Dhawrista Tayada oo Go’aan ka soo Saartay Sonkor Oomaar soo Dejiyay oo bulshadu ka Shakiday 𝗛𝗔𝗥𝗚𝗘𝗬𝗦𝗔(Qaran news)- Hay’adda dhawrista tayadda qaranku waxa ay bulshada uga masuul tahay ilaalinta badqabka iyo caafimaadka bulshada Somaliland . Hay’adda dhawrista tayadda waxa dhawaan soo gaadhay sonkor ay bulshada ka cabatay taas oo bulshada tuhun ka galay sida ay dalka ku soo gadhay. Sidaa dardeed waxa aanu bulshada la wadagaynaa xogta sonkortas iyo tayadeeda • Hay’adda dhawrista tayadu waxa ay bulshada u cadaynaysa in ay sonkortu ku timid 50-kg, taaso soo martay dekedda Berbera, isla mrakana lagu sameyay baadhis. • Xadiga sonkorta shirkadu lasoo degtay waxa uu dhamaa 293 Koontiinet oo ka kooban 158,220 kiish oo 50-kg ah, taarikhda ay sonkortu dalka soo gaashay waa 7/10/2023 Taarikhda ay so baxdayna waa june/2023 iyo july 2023, halka taarikhda ay dhacaysayna ay tahay June/2026. Hay’adda dhawrista tayaddu iyadoo tix galinaysa cabashadii bulshada waxa ay qaaday talaabooyin kale duwan si waafaqsan xeerka hay’adda dhawrista tayadda. 1. Waxa anu baaadhis (vissual inspection) ku samaynay dhamanaan bakharada ay leedahay shirkadu ee ku yaal Hargeysa iyo Berbera. 2. Waxa aanu ka qaadnay sonkor muunad ah (sample) si loogu soo baadho shaybaadhka hubinta tayada ee Hay’adda dhawrista tayada. 𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗼𝗼𝘆𝗶𝗸𝗮 𝘂𝗴𝗮 𝘀𝗼 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘅𝗮𝗳𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗵𝗮𝘄𝗹𝗴𝗮𝗹𝗸𝗮: Hawlgalkan oo muddo qaatay waxa Hay’adda Dhawrista Tayadda uga soo baxay qodobadan hoos ku xusan. • Sida ku cad natiijada shaybaadhka qaranka ee hubinta tayadda waxa hay’adda u cadaatay in aanay sonkortani wax dhiba aanay lahayn. • In shirkada Ominco Group ay dib u bacayn ku samaysay sonkortii 50kg ahayd taaso ay ka dhigtay 25kg iyago tixgalinaya awooda bulshada ee ah in aanay bulshadu iibsan karin kiishka 50kg ah. • Shirkadu waxa ay xaq u ledahay in ay 2% badeecadd kasta oo ay laso degayso ay soo raacsato baco madhan ( empty bags) taso ah hadi ay jeexanto, dilacdo in ay ku badashaan kiishashkaas madhan . • In taariikhada kiishka sonkorta 25kg ah dib loogu cabeeyey ay khaldan tahay oo ay tahay 1/10/2023 halkii ay ka ahaan lahayd july/2023/ june 2023. • 𝗚𝗮𝗯𝗮-𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗶𝗶. Hay’adda dhawrista tayaddu waxa ay bulshada somaliand u cadanaysaa in sonkorta macluumaadkeedu kor ku xusan yahay ay tahay sonkor aan wax cilada aan lahayn oo ay bulshadu isticmaali karto. Qaran News
