maakhiri1

Nomad
  • Content Count

    5,149
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    50

Everything posted by maakhiri1

  1. Tallaabo, war ninyahow ayaad quraan ah baa ahayd, KUWA indha leh, hadana HADANA aan wax arkin, Qof indha qaba oo wax arka baa tahay, AAD kuugu raacsanahay, Yes it is true.
  2. Waa idin salaamey SNM boys, war heedhe be objective, wax yeelooyinkii KACAANKA, waa cadahay, wax qabadkiiisu waa cad yahay. USC oo guusha ugu wayn lahayd riddida XUkunkii SIYAAD badankood, majority, waa aqoonsadeen in nin wax qabad badan sameeyey ahaa, ayna khald ahayd in lala dagaalamo, Si kale looga qaado. Guushii KACAANKA qorida SOOMALIGA baa ugu yar, KHASAARE badan baa jira, oo KOW ka tahay in DAD SOOMALI AHI ku GOMOOBAAN, oo isnacaan, SOOMALINA Ka cararaan, diidana walalahood in wax la qabsadaan. Markaa boggani waa Faiidooyinkii kacaanka, si la mid ah, mid xumaantiisa iyo wax yeeladii KACAANKA ka sheekeeyn, waa bilaabi kartaan, NACAYD ha la xajiimoonida, waayo waa idin indha tiraysaa si fiicanna wax idinkuma muuqanayaan.
  3. Farmaajo is winning so far, Great work, States are tamed, and soon will work with their national gov. SL case is simple, very simple, and even Biihi said many times, once rest of SOMALIA is in line, they will definitely join.
  4. Dulinimada waa badey hada SOOMAALI shaqala aanta, Dadku markeey shaqeeyaan, sharaf bay leeyihiin.
  5. Gaal dil , gariisana sii, no admin can come close the achievements of Siyaad, Dal dhis dadkase ma dhisin,
  6. I have diff take, every time there is an election, worse character MPs are selected, thru corruption, the corrupted MPs, then select the worse leader. it is a cycle. The nabadoons and Chief Caqils are on it, the public are on it It is cycle, and I don't see any improvement for at least many years to come. It will be diff once it becomes one man one vote
  7. The amount of money being spent on this election is unprecedented. Who is this guy anyway? There is this Jebiye guy, reported spending close to a million so far, welina maba bilaamin. Some are broke and showing facade, and some unlimited access to resources, who is funding no idea. And it easy to tell, how much they spend every village they visit
  8. Galbeedi, is onto something, reliable source tell Amisom forces will be doubled and may come to Puntland, Galmudug
  9. Tukaraq is winning trophy for Biixi, and is what will make Gaas lose this election!. Where is bakhbakhdii laga seexan waayey ee Puntland, mee Dagaalki Qarniga ee Camey iclaamiyey? Weli waqti yar oo Gaaa isku xoreeyo/sharfo baa u hadhey, hadii Jan 2019 la gaadho, dawooyinkiisa ha sii xambaarsado. sariirna ka raadsada dhaqtarada waalida ee Maraykan ka.
  10. Coldoon and Abwaan Naima Qorane both wotk for Cagjar
  11. Qof wax haysta wax loogu daraa, atleast meesha uma soo shaqa tegin, He is different