-
Content Count
5,143 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
50
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by maakhiri1
-
Masha Allah, Gooni waa nin dad yaqaan ah, marwalba sawirka uu ka bixiyo gudaha waa mid xaqiiqada taaban.
-
Markaa dawlada ayaa la maal gelinaysa Mujaahid Caare? where is Saalax?
-
Onward and forward - hore ayaa loo soconaayaa
maakhiri1 replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Building Hobyo port.(Las Qoray is next) -
Onward and forward - hore ayaa loo soconaayaa
maakhiri1 replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Here is Jamal working hard. -
Onward and forward - hore ayaa loo soconaayaa
maakhiri1 replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Oodweyne, Alla.maxaa maskaxda mashquulisey, You are seeing ghosts, the return of law and order, and end of secessionists is near. -
Onward and forward - hore ayaa loo soconaayaa
maakhiri1 replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
This thread walaahi dad badan buu wadna XANUUN ku ridi, oo ka nixi. -
During the recent drought, I watched to an old man in Burco, he said, "ABAARTANI waxay nagu khasabtey in kalluun cuno", Waa fahmi karta sida ay u adag tahay ummad in dhaqankeeda la bedelo, haduu khaldan yahay. Did any SOMALI region plan now for the coming drought , as it will come, and it is cycle?
-
You have to know the country, North is mainly desert, and since they were citizens, and South itself has no much population, why not move them? I know they faced many difficulties but Siyad knew nomadic life is hell, and source of all troubles and wars. And at the end , all of the oppositions got the oxygen from MIYIGA, from Geel Jire, aan waxna xeerin, waxna ka biqin. And still most somali conflicts start MIYIGA
-
Karma has its ways
-
Majority were NORTH moved to farming areas. this is a visionary and Chinese used similar technique recently and moved 320 million to urban areas. Siyad Regime understood nomadic life is unsustainable.
-
21st October 1977
-
Gurmadkii Abaarta Dabadheer 1975
-
what a waste
-
Waxaan berri dhowayd la kulmey nin Somali ah, oo reer SL ah, qof macquul ah buu ahaa waxa uu ii sheegay in uu aad iyo aad u dadaaley, dugsiga sare, ka dibna helay scholarship, reerkii soo macasalaameeyey ilaa Burco, soo noqday, basaboor la soo baxay, magaciisa iyo saaxiibadii jariirada 21ka October lagu qoray, asxaabtii sii macasalaameeyey, madaarka, airportka tegay, ka dibna la xirey, Waa iska fahmey markiiba isaga asxaabtii, Arooryadii baa la siidaayey, loona sheegay in magaciisii lagu baxay!Galbeedi waa ka badbaadey, waxyaabaha wadanka lagu noco weeye! Xukun askari waa dhib badanyahay, shookaanta si khaldan baa looga qaadey.
-
Waa ku salaamey bro, Taariikhda dib u raac, xukumadihii siyaad ka horeeyey runta markaan ku dheego, kuwa maanta waa ka liiteen, bal dib u raac oo wayso, Taariilhdaa dib akhri, gabayadii dhegeeyso. Tuugo bay wada ahaayeen, doorasho been ah, bal ku noqo, wadanka inta mashaariic laga hirgeliyey intee baa qabsoontay ka hor 1969?
-
Good news for SL, toosi luquntaada!
-
Have you noticed students just gratuated from high school, and can not write basic Somali? Uuladii Xukunkii Siyaad ka horeeyso!!!!! Suldaanka, waxbaradhadu maaha isluulka musqushiisa xun, dhismahaa dunsanaa, waa tayada macalimiinta! iyo manhaj/curriculum wanaagsan
-
I agree, with most of what you said, very broke and corrupted at the end, still I was in primary, free education till tertiary for all Somalis, free books, includimg exercise books, and pens, free basic health care, complete and working currriculum entire country, no jahwareer like today is there any single free school in SL? today? or free health? dad sariirta lagu xiray si ay bixiyaan waxa lagu leeyahay ama banaanka loo soo tuuray ma aragtey. Dhakhtarkii ugu aqoonta badnaa SL, Gaboose, hospital ka furay Hargaisa, waxuu yiri waxaa loogu talagalay haldoor iyo ninkii wax haysta!! rumeeeyso ama ha rumeeysan, dhakhtarka waxaa la dhahaa haldoor! Nin aan bini aadam mahadin, Alle ma mahadsho, Duqa waa iska xijaaban lahaa, Soomaali alloow qaylo iyo dhib noo yeeri,iyadoo wax khaldan jiro, nimco dhex dabaalanaaya, bay gacmahoodii dhib ku raadsadeen, Alle waa ka ajiibey, He could have easily been replaced like Hosni, or other African dictators!! Dadka badankiisuna waa arkaa khaladkii Somali gacmaheed ku galeen, wax yar mooyee oo weli isla saxsan ama nacayb Qabiil indha tirey.
-
Tallaabo, war ninyahow ayaad quraan ah baa ahayd, KUWA indha leh, hadana HADANA aan wax arkin, Qof indha qaba oo wax arka baa tahay, AAD kuugu raacsanahay, Yes it is true.
-
Waa idin salaamey SNM boys, war heedhe be objective, wax yeelooyinkii KACAANKA, waa cadahay, wax qabadkiiisu waa cad yahay. USC oo guusha ugu wayn lahayd riddida XUkunkii SIYAAD badankood, majority, waa aqoonsadeen in nin wax qabad badan sameeyey ahaa, ayna khald ahayd in lala dagaalamo, Si kale looga qaado. Guushii KACAANKA qorida SOOMALIGA baa ugu yar, KHASAARE badan baa jira, oo KOW ka tahay in DAD SOOMALI AHI ku GOMOOBAAN, oo isnacaan, SOOMALINA Ka cararaan, diidana walalahood in wax la qabsadaan. Markaa boggani waa Faiidooyinkii kacaanka, si la mid ah, mid xumaantiisa iyo wax yeeladii KACAANKA ka sheekeeyn, waa bilaabi kartaan, NACAYD ha la xajiimoonida, waayo waa idin indha tiraysaa si fiicanna wax idinkuma muuqanayaan.
-
Dulinimada waa badey hada SOOMAALI shaqala aanta, Dadku markeey shaqeeyaan, sharaf bay leeyihiin.
-
-
Bacaad Celinta Shalambood!