Dalmar1

Nomads
  • Content Count

    944
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Everything posted by Dalmar1

  1. As i conform in line with The Beesha Galmudug in supporting our long time ally Mudane Roobow, i would like to apologize what ever political attacks i have done in the past, those attacks were one of a naive lone wolf and not the collective pack, as i have now joined the pack our stand collectively is to support President Roobow in whatever means necessary in succeeding in becoming President of Koonfur Galbeed, once a friend always a friend. I wish President Roobow a success in his honorable endeavor!
  2. Minister Beyle is about to be thrown under the bus by the Nabad iyo Nolol team, Kheyre is sacrificing him in order to save himself and his reputation!
  3. Caddeyn: Musuq-maasuqa ($50M) wasaaradda maaliyadda iyo warqadaha baaritaankii hanti-dhowrka (Arag) Heerka musuq-maasuqa wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa maraya meel aad u sareysa, waxaana soo baxay caddeymo muujinaya ku xadgudub hanti dadweyne oo caqliga ka baxsan. Waa muhiim dagaalkaan lagula jiro Musuq maasuqu waana talaabo soo kordhin karta horumar dhaqaale, dhaqan dowlad wanaag iyo islaxisaabtan. hase yeeshee su’aasha ayaa ah dagaalka ma ku wajahan yahay dadkii la rabay. Maalmahaan waxaa warbaahinta aad looga hadal hayey shaqaale iyo askar loo xiray Musuq awgiisTusaalihii u dambeeyay wuxuu ahaa askar mushaarkoodu ahaa 100 doollar oo si farsamaysan laba mushaar u qaatay. In sharciga lagu fuliyo dadka aan garabka haysan oo ay Soomaalidu u taqaan “looma ooyaanka “ iyada oo aan lala xisaabtamin ama aan sharciga la hor keenin dadka isbidaya inay haystaan garab ay isku hallayn karaan. Arrintaan waxaa ka dhalan kara Ciqaab iyo caro ka timaadda Ilaahay Inay yaraato kalsoonida ay dadweynuhu ku qabaan dawladda Inaan madaxda dawladda marka ay Musuqa ka hadlayaan aan dheg loo jalaqsiin Inay dhiirrogeliso in tuugada waaweyn ay ku dhiiradaan xatooyada xoolaha dadweynaha Sida ay dad badan la socdeen waxaa Wasaaradda Maaliyadda ka dhacay Musuq baahsan oo markii uu soo shaacbaxay Hantidhawrka Qaranku uu baaris ku sameeyay sedex (3) nin oo ka mid ah gacan yarayaasha Wasiirka Maaliyadda isla markaana ay xigto dhow yihiin mudane Beyle, sidoo kale Agaasimaha Wasaaradda Maaliyadda mudane Shire Jimcaale oo isagu ahaa ninka u fududeeyay in Musuqaas uu ka dhaco Wasaaradda Sidee wax u dheceen? Yaa qaata seddex mushaar iyo ka badan? Xaggee ka qaataan? Saddexdooda sanadkii waxay qaataan $385,800 (saddex boqol & sideetan iyo shan kun iyo sideed boqol Hanti dhowrka qaranku wuxuu baaritaan ku waday kiisaskaan musuq maasuqa ah muddo lix bilood ah. Kiisaskaan ayaa ahaa mushaaraaad iyo gunooyin ay ka kala qaadan jireen Wasaarada Maaliyada, Arimaha Dibada, Safaarada Sweden, Baniga Aduunka, iyo Bangiga Afirka, lacagtaan oo qaarkood la qaadanayey mudo 2 sano ah. Dhacdadaan Musuq Maasuqa ee foosha xun oo lagu lunsaday lacag gaaraysa $385,800 sanadkiiba mudadaas ilaa iyo hadda shacabka Soomaaliyeed ma helin cadaalad la horkeeno arintaan oo si cad u muuqata lana hayo cadymihii ducomentiyada lagu qaatay lacagaahaas. Arrintaan waxay noqonaysaa mid lagu ogaado in ay Xukuumadda ka dhab tahay inay Musuqa la dagaasho iyo in kaliya looma ooyaanka la ugaarsanayo caddaalad ma aha ee caddaalad darro lagula kacaayo shacabka masaakiinta ah ee lagu helay xatooyo $100 doollar ah. Haddaba waxaad hoos ka daalacataa baaritaankii Hantidhowrka uu ka sameeyay seddexda nin iyo caddeeymo wareeysiyadii lala yeeshay ee ay ku qirteen in ay danbiga galeen, balse, halkii laga sugaayay in caddaaladda la horkeeno wuxuu Hantidhowrka amray oo kaliya in ay soo celiyaan lacagta ay ka dhaceen qaranka. Haddii ay caddaalad jirto, dhabna ay ka tahay madaxweyne Farmaajo waa in uu caddaaladda hor keena tuugada qiratay dhaca hantida ummadda, lana marsiiyaa ciqaabta ay mudan yihiin. Halkan hoose ka akhriso wareysiga iyo warbixintii Hanti Dhowrk Saddexdooda sanadkii waxay qaataan $385,800 (saddex boqol & sideetan iyo shan kun iyo sideed boqol Hanti dhowrka qaranku wuxuu baaritaan ku waday kiisaskaan musuq maasuqa ah muddo lix bilood ah. Kiisaskaan ayaa ahaa mushaaraaad iyo gunooyin ay ka kala qaadan jireen Wasaarada Maaliyada, Arimaha Dibada, Safaarada Sweden, Baniga Aduunka, iyo Bangiga Afirka, lacagtaan oo qaarkood la qaadanayey mudo 2 sano ah. Dhacdadaan Musuq Maasuqa ee foosha xun oo lagu lunsaday lacag gaaraysa $385,800 sanadkiiba mudadaas ilaa iyo hadda shacabka Soomaaliyeed ma helin cadaalad la horkeeno arintaan oo si cad u muuqata lana hayo cadymihii ducomentiyada lagu qaatay lacagaahaas. Arrintaan waxay noqonaysaa mid lagu ogaado in ay Xukuumadda ka dhab tahay inay Musuqa la dagaasho iyo in kaliya looma ooyaanka la ugaarsanayo caddaalad ma aha ee caddaalad darro lagula kacaayo shacabka masaakiinta ah ee lagu helay xatooyo $100 doollar ah. Haddaba waxaad hoos ka daalacataa baaritaankii Hantidhowrka uu ka sameeyay seddexda nin iyo caddeeymo wareeysiyadii lala yeeshay ee ay ku qirteen in ay danbiga galeen, balse, halkii laga sugaayay in caddaaladda la horkeeno wuxuu Hantidhowrka amray oo kaliya in ay soo celiyaan lacagta ay ka dhaceen qaranka. Haddii ay caddaalad jirto, dhabna ay ka tahay madaxweyne Farmaajo waa in uu caddaaladda hor keena tuugada qiratay dhaca hantida ummadda, lana marsiiyaa ciqaabta ay mudan yihiin.
  4. I am surprised that Farmaajo and Kheyre are not in those Ethiopian stooges list?!??!!
  5. reer isbaaro LOL........ MMA you sound like those secessionists with those fancy made up words. As for aniga iyo adiga aad iyo aad baa isna qaana, i dont see a reason on why you are attacking your fellow reer Koonfur Galbeed's compatriots when we are supposed to work together, anyway as history shows we all know when the beesha Iljeex roars no one stands. As for C/raxman Cabdishakur where was his leaders The President Shariif and PM Cabdirashid when he the minister was allegedly double dealing with the Kenyans? p.s the reer ''pro-isbaaro'' you love to mentioned were rural northern central dwellers when they ousted the militarized regime of the Kacaanka, now in this present day they are 3rd generational settlers in South Somalia, with many ''Gurmad'' settlements, as they are deeply rooted from inside Banaadir, to celesha biyaha, qoryoolay, marka to all the way to Baraawe, so i doubt puppet Farmaajo or anyone like him can do any harm to their interest, they fought every clan, usa and ethiopia and yet today they thrive in terms of population, business and settlement. Its also funny seeing how you jump in joy for that Terrorist Abu Mansuur candidacy knowing full well that he was iljeex lackey (and still is) doing their bidding obediently, as iljeexs have many shirts, they will always find ways to get inside where ever politically.
  6. Madaxweyne Farmaajo oo ay Rooma ku soo dhoweeyeen Solo, Maxamed Ismaciil, Cagmadhige iyo heshiisyo khater ah oo soo socda November 21, 2018 Waxaa dalka Talyaaniga ku qabsatay bahdilaad tii ugu xumeyd Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmajo, kadib markii safaardda Somaliya ee Roma loo diidiay iny iyadu maamusho habmaamuuska booqashada Madaxweynaha. Inkastoo ay diiday inay safaaradda ka haadasho khaldaadka dhacay haddana dad ku dhow safarka mdaxweyanaha waxay MOL u sheegeen inuu ahaa ninka loo aaminay inuu maamulo Balal Cisman, kadibna uu la wareegay wax waliba oo ku saabsan booqashada. Madaxweynaha oo ay ka muqatay caro ayaa maalintii labaad ee la siinayey salaam Sharaf waxaa uu dhex dabaashay jebinta hab maamuuska ciidanka salaan sharafta bixiya oo aan xataa loo sheegin qaabka uu wajahayo iyo sida ay wax u dhacayaan. Sidoo kale mar ay rabtay Universal inay weydiiso booqashada iyo ujeedadeeda intii aan waxba la weydiin ayuu iska jawaabay caro darted. Dhinaca kale ma jirin cid ka socota mas’uuliyiinta sare ee dawladda Talyaniga oo soo dhaweysay Madaxweynaha ee waxaa loo soo diray sarkaal hoose si loogu muujiyo heerka uu gaarsiiyey xiriirka Talyaniga iyo Somaliya, mana jirin madax uga hortimid garoonka dayuuradaha. Waxaa qol loogu diiyriyey ilaa tobaneeyo qof oo ay horkacayeen Cabdinasir Solo, ciyaaryahan Maxamed Ismaaciil iyo wariye Cagmadhige. Soo dhaweynta kama muuqan shacab iyo bulshada faraha badan ee Somaliyeed oo Talyaniga deggan. Kadib maalintii labaad oo ay is arkeen R/Wasaaraha Talyaniga waxaa miisa loo saaray inuu ka haro sheegashada arrinta badda ee u dhaxeysa Somaliya iyo Kenya iyo inuu Talyaaniga hogaamiyo ku darista Somaliya ee Itoobiya. MW Farmaajo oo hadda jooga magaalada Roma wadanka Talyaaniga, ayaa kulamo kula qaatay R/wasaaraha Talyaaniga iyo amiirka Qatar oo isna booqasho lasii qorsheeyay ku joogay Roma, lagu dhinacyo garaacay inuu ogolaado waxa laga rabo haddii kale Qatar ay is deyn doonaan oo gamcaha ka laaban doonto. Waxaa wadahallada Talyaaniga xooga lagu saaray sidii ay Soomaaliya uga tanaasuli lahayd muran badeedka kala dhaxeeya Kenya.Arinta waxaa dabada ka riixaya shikarada Betroolka ee ENI. Dowlada Kenya ayaa dhulka ay Soomaaliya kula muransan tahay u kaashaneysa shirkada ENI (Ente Nazionale Idrocarburi) oo ah shirkad ay ay maamusho wasaaradda Lacagta ee Talyaniga oo leh saamiga ugu badan waxayna saameyn xoog leh ku leedahay shirkadaas siyaadadda dibadda ee Talyaniga. Farmaajo ayaa loo soo jeediyay in loo sii wadi doono dhaqaalaha uu ka helo Qatar haddii wadahadallaan ay guul ku dhamaadaan, waxaasa la hubaa in guusha wadahalladan uu yahay jabka Somaliya. Xogtu waxay leedahay sababahan ayaa madaweyne Framajo loogu yeeray Rooma: In dhulbadeedka Soomaliyeed oo ay rabto inay Kenya qaadato loo kala baro labada dal oo waliba qeybaha uu shidaalka ku jiro la siiyo dalka Kenya. ENI oo ali wada shidaal baaris ka wada dhulkaas ayaa Keny kula safan arrintaan. In Talyaaniga uu garwadeen ka noqdo wadahaddallada lagu mideynayo Etoobiya, Somaliy iyo Eriteriya, waxaana wadata Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Talyaaniga. Dalka Talyaaniga waxaa u hadda yurub ka joogaa meshii ugu hoseesay taariikhda Yurub waxaanu rabaa inuu ka dhigto magac inuu mideeyey waddamada kulaala Badaha Cas iyo Badweynta Hindiya, kadibna sheegto inuu isaga gacanta ku hayo marinbiyoodka dunida ugu muhiimsan oo ay badeecadaha Yurub u soo maraan. Farmajo waxaa loo sheegay in laga rabo inuu ogolaado labadaan qodob inta aan wax kale laga wadahadlin, waana xujo aysan jirin wax ku khasbaya inuu maanta qaato Madaxweyne Somaliyeed oo ilaalinaya danaha dalkiisa. MOL waxay ka digeysaa khater kale oo ka soo socota arrintaan oo haddii dawladaha waaweyn ay soo galaan ay dhici doonto inaan arrinkaan marnaba dib looga noqon kareyn xataa haddii gacantii saxeexday la gooyo. Dadka Somaliyeed ee isda aadka u daneeya dalka waxaa wali xanuunkeeda uu sii hayaa Madaxweynahaooda oo booqsho afar saacadood oo kaliya ahayd gacanta ugu geliyey dal cadowgooda ah, Itoobiya, afar dekadood oo muhiim u ah nolsoha Somalida, booqashadaan oo ah seddex maalmood (72 Saacadood) muxuu Talyaniga u saxeexi doonaa MW Farmajo wax waaba saxeexi doonaaye.? # Madaxweyne Farmaajo oo ay Rooma ku soo dhoweeyeen Solo, Maxamed Ismaciil, Cagmadhige iyo heshiisyo khater ah oo soo socda | Muqidhso Online - Caasimada Muqdisho WWW.MUQDISHO.ONLINE Waxaa dalka Talyaaniga ku qabsatay bahdilaad tii ugu xumeyd Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmajo, kadib markii safaardda Somaliya ee Roma loo diidiay iny iyadu maamusho habmaamuuska booqashada Madaxweynaha. Inkastoo ay diiday inay safaaradda ka haadasho khaldaadka dhacay haddana dad ku dhow safarka mdaxweyanaha waxay MOL u sheegeen inuu ahaa ninka loo aaminay inuu maamulo Balal Cisman, kadibna uu la wareegay...
  7. ''Only'' Lol, i'm sure that $7million is quite a lot of money for an warlord who's time has run out, and also unlike sakiin who was a one man show, madobe not only he has to convince his beesha but also the Kenya Government before resigning his seat in their proxy kismaayo administration.
  8. Axmed Madoobe oo Villa Soomaaliya ka dalbaday $7milion oo dollar si uu isku casilo Muqdisho - Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu diyar u yahay inuu xafiiska baneeyo hadii ay Villa Soomaaliya lacag isku furato. Kismaayo waxaa ku sugan ra’iisul wasaarihii ee Soomaaiya Prof Cali Maxamed Geedi, kaas oo ah ergay ka socda dowlada dhexe madaama uu ku jiro la taliyaasha Farmaajo. Geedi wuxuu Axmed Madoobe u bandhigay dhowr fursad oo ay ku jirto heshiis uu lacag ku qaadanaayo iyo mid uu ku baxaayo. Dad ku dhow dhow madaxtooyda Jubbaland ayaa sheegay in Axmed Madoobe uu aaminsan yahay in Villa Soomaaliya ay sameyn doonto wax walb si ay isaga meesha uga saarto. Wuxuu Axmed ka warhaya in Itoobiya ay u wareegtay dhanka Villa Soomaaliya ayna macquul tahay inuu Kenya lumiyo taas oo isaga meel cidlo ah dhigi doonta. Axmed Madoobe ayaa la sheegay inuu hadal dabacsan u sheegay Geedi kaas oo ah inuu ogol yahay in arrinta xal mastuur lagu dhameeyo. Axmed Madoobe wuxuu doonaya inuu xoogaa dhaqaale ah kala baxo Jubbaland madaama uu socdo daad ay adagtahay in la xakameeyo. Wuxuu doonaya in la siiyo lacag dhan $7milion oo dollar sida ay dad xogogaal ah u sheegeen Muqdisho Online. Axmed waxaa uu aqbali doonaa inuu is casilo oo uu xafiiska baneeyo hadii lacagtaas la siiyo, waxaana dadka yaqaana Farmaajo iyo Kheyre ay sheegayaan iney macquul tahay iney lacagtaas bixiyaan, madama aysan wax culees ah ku heynin ku ciyaarida hantida shacabka. Horrey ayaa madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan loo siiyay $4milion oo dollar, taas oo keentay inuu xafiiska baneeyo kana tanaasulo musharaxnimadisii. Hadii ay dhacdo inuu Axmed Madoobe lacag qaato oo uu xafiiska baneeyo waxaa ay noqon doontaa mid ka mid ah guulihii ugu waa weynaa oo ay gaaraan kooxda maamusha Villa Soomaaliya.
  9. Aqoonyahan Ina Fartaag has also confirmed Farmaajo's treacherous plan of exposing Somalia for Ethiopia-Eritrea Occupation and total domination of Beesha HAG!
  10. Lol with the booty clapping, having your emotions run high must have limited your choice of words. As for me and Farmaajo, we only share 1 aligned interest and that is too see centralism take place, so anything beside that such as inviting hostile neighbors to occupy our country is an treacherous move, one that i will not partake in indulging him with my support. Treason is something we all Somalis should take seriously with, if Farmaajo does move accord with this treacherous dealing with the xabashis in entering the Somalia territory, then we Somalis must act accord and end his term abruptly just like the treacherous traitor abdulahi yuusuf term was abruptly ended in disgrace. Farmaajo is walking on a thin ice! p.s, I am sure that the word Treacherous or treason doesn't mean much to you (as it means to us patriots) as it is an past time favorite play for you and your puntite kins (as History has shown), so kindly try to understand the game at play here
  11. 1st step has been accomplished and that was to unshackle Eritrea from its sanctions before deploying its troops in Somalia under Farmaajos request. https://twitter.com/carolemlandry/status/1062731556408750080?ref_src=twsrc^tfw|twcamp^tweetembed|twterm^1062731556408750080&ref_url=https%3A%2F%2Fs9e.github.io%2Fiframe%2Ftwitter.min.html%231062731556408750080
  12. Farmaajo following the treacherous Footsteps of the disgraced (perished former warlord turned Interim President) Abdulahi Yuusuf in inviting Ethiopia and Eritrea in occupying Somalia, the leaked agreement below shows how the occupation will be carried in terms of military units in each regions of South Somalia.
  13. The Queen's Ambassador's face says it all, the disgust and loathing he has for the retired terrorist is paramount.
  14. samafal, its funny that your using the emotional card when all of the Somalis know that its your kind/people that are known to throw tantrumical misfits whenever things dont go your way politically, even though i dislike farmaajo's certain politics, i must give it to him for closing down your treacherous pipeline of arselickery of daily visits to Addis Ababa Ethiopia in selling Somalia short, a well known lowly treacherous behavior known and mastered by your womenfolk pintilanders. So in short Farmaajo winnings is our winning whenever he tames your treacherous people by first abolishing Federalism. p.s. As for '' Hadhoow dont cry foul when i beat you on the ballots'', i will let History speak for me on that instead of futilely explaining on why your people will never ever rule Somalia again politically, other then being an Farmaajo puppet type a handpicked stooging guest that will dance the tune played by its piper in Mogadishu.
  15. Looooooooool reading your amateurish political outlook had me all cracking up, how novish of you to really believe that Farmaajo and co really care about having influences within these fake regional leaders, the only Maamul that the Powerhouse Mogadishu really care about addressing its grievances is and will always be Somaliland and they will be addressed by giving them what is their dues. In all Alxamdulilahi that reer Mogadishu finally has a reliable sons (Farmaajo and Kheyre) that will restore its great power by bringing centralism back, by using any means necessary (Carrot or stick) in installing our puppet regional leaders that will vote in our favor in the Constitution implementation election coming up in December 2019. As Federalism is being dismantled Centralism is the heading our way with an unstoppable force.
  16. http://www.muqdisho.online/marwada-mw-farmaajo-oo-qeyb-ka-ah-boobka-canshuurta-gobolka-banadir-iyo-farmaajo-oo-difaacayo-cadeeymo/
  17. President Farmaajo while preparing to kick start the talks between Somalia and Somaliland is horrifyingly mocking Somaliland by supporting and bankrolling the terrorist Mukhtar Robow aka Abu Mansur for the Koonfur Galbeed Presidential bid, this same individual Abu Mansur is the one responsible for ordering and planning the Hargeisa bombing (October 29, 2008) that killed over 30+ innocent Victims and injured over 80 innocent people. Somaliland Charges al-Shabaab Extremists leader Mukhtar Robow “Abu Mansur” with Suicide Bombings https://jamestown.org/program/somaliland-charges-al-shabaab-extremists-with-suicide-bombings/ http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/7696986.stm https://en.wikipedia.org/wiki/2008_Hargeisa–Bosaso_bombings Farmaajo is spitting Somaliland in the face for supporting and bankrolling this Terrorist Abu mansur that killed dozens of innocent victims for the highest office in Somalia.
  18. Ariirow2020 (@Ariirow2020) @HarunMaruf Farmajo & Kheyre met Robow few days ago b4 he flew to Baidoa to announce his candidacy. They asked him not to run for that post as they have their candidate (Lafta-gareen), Farmajo nephew. Robow rejected their plea included $$. This is their last attempt. Tough...
  19. And who are these so called anarchist? Walahi i am very happy that beesha HAG have finally realized your beesha gaajo reer Gedo fake nationalism, walahi Waxaa ino Balan that we HAG shall kick your gaajo ridden uncle Farmaajo back to his Ghetto in Gedo to stay there with his gaajo like people that are under surveillance at the order of their Leader of Jubaland President Madobe, reer Gedo have shown to all Somalis that their nationalism was nothing but a qabyaalad fake bravado, if we HAG installed farmaajo as our puppet president then we sure as hell can kick him out at anytime. Reer gaajo gedo have nothing, truly nothing 0%, and the last thing they ought to do, is bite the hand (HAG's Hand) that feeds them.
  20. As step 1 we now own your skies xunjufow, so let that sink in before step 2 kicks in and then after step 3,4,5 before total domination holds over your fantasy land.