cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Posts posted by cadnaan1


  1. targetka weerarka wuxuu ahaa masjidka madaxtooyada oo ragii weerarka soo qaaday ay abaareen masjidka xili ay khudbadii socotay dadka ugu badan halkaasi ayey ku dhinteen

     

    laakiin madaxweynaha maanta wuu ka baaqday salaada jimcaha oo masjidka ma joogin

     

     

    calaaaaaaaamatul suaal ayaa meeshaas saaran

     

     

    aawey Mooge asaga ha inoo sharaxo sababta madaxweynaha uu maanta uga baaqday masjidka.


  2. this explains why the security is getting worst....

     

     

     

     

    Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka Gen. Bashiir Goobe iyo saaxiibkii ay maqaayada ku wada lahaayeen London Xuseen Macallin oo sheegta la taliyaha madaxweynaha ee xaga aragagixisada, ayaa samaystay company- security oo lagu magacaabo Black Stone Security.

    Company-gaan waxaa ay masuul uga dhigteen (General Manager) Colonel ka tirsan nabadsugida Soomaaliya oo lagu magacaabo Jamaal Cabdi. Black Stone security company waxaa lagu waardiyeeyaa ama ay adeegsataa hantida iyo ciidamada hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed.

    Gen Bashiir Goobe, ayaa bilihii ugu danbeeyay joojiyey mushaaraadkii uusiin jiray shaqaalaha iyo ciidanka Nabadusgida qaranka Soomaaliyeed, sababo lagu sheegay Gen. Bashir iyo Saaxiibkiis oo lacagtii hay’adda ku samaystay company-gan lagu magacaabo Black Stone Security firm, company-gaan oo uu doonayo inuu qandaraasyo xaga amniga ah uga qaado shirkadaha iyo hay’adaha Caalamiga ah ee dalka ku sugan.

    Gen Bashiir ayaa u joojiyey mushaarkii shaqaalaha iyo Ciidanka Nabadsugida qaranka si amniga faraha uga baxo shaqaalaha hay’adda nabadsugidana ay hubkooda u gataan, si loogu baahdo company-giisaan Private-ka ah ee uu soo dejiyey dhismo u dhow hotel Amira ee magaalada Muqdisho, company-gaan oo ay wada leeyihiin Gen Bashiir Goobe iyo Xuseen Macalin ayaa qandaraasyo laga siiyaa hay’adda sidoo kale shiradaha Caalamiga ah iyo Hay’adaha ayaa lagu qasbaa inay xaga aminga u isticmaalaan company-gaan uu leeyahay Taliyaha Nabadsugida qaranka Soomaaliya Gen Bashiir Goobe.

    Madaxda iyo Shaqaalaha hay’adda Nabadsugida, ayaa waxaa ka xaaraan ah inay yeeshaan company private ah inta ay masuuliyada hay’adda hayaan, maadaama company-gaani shaqadiisu ku xirnaanayso in amni daro dalka ka dhacdo taasoo keeneysa sida haatanba dhacday in Taliyaha hay’adda Nabadsugidu ka shaqeeyo in Dalka amni daro ka dhacdo si company-giisu shaqo u helo. Arrimaha noocaan ah ayaa ka xaaraan ah in masuul shaqo intaan la’eg lagu aaminay inuu dayaco danta qaranka uuna ka shaqeeyo dantiisa shaqsiga.

    Dawladda Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaan la socon musuqmaasuqaan xargaha goostay oo ay samaynayaan masuuliyiinta amniga qaranka lagu aaminay.

    Haddii dadkii laga sugayey inay amniga sugaan, ay ganacsi ka dhigteen ama ay lacag ka raadinayaan amni darrada, sidee Muqdisho amni looga filan karaa?

    Qoraalkaan waxaa ku lifaaqan shaqaale ajnabi ah aqoonsigooda oo company-ga Bashiir Goobe keensaday, aqoonsigooda iyo magacyadooda, sidoo kale waxaa ku lifaaqan Colanel hay’adda nabadsugida ka tirsan haddana Sheeganaya general Manager-ka Black stone company.

    Sidoo kale waxaa ku lifaaqan warqad hantidhawrka Hay’adda Nabadsugidu ku sheegayo musuqmaasuqa hay’adda nabadsugida xadka uu gaarsiisan yahay.

     

     

    http://www.alldhacdo.com/kashifaad-black-stone-security-firm-caqabadda-amniga-muqdisho-maxaa-socda-oodan-ogeyn-documents/


  3. 2f7db6815909cd064b0f6a706700d327.jpg

     

    World Press Photo of the Year 2013: African migrants on the shore of Djibouti raise their phones in an attempt to capture an inexpensive signal from neighboring Somalia, a tenuous link to relatives abroad. Djibouti is a common stop-off point for migrants on their way from such countries as Somalia, Ethiopia and Eritrea, seeking a better life in Europe and the Middle East. The following are a selection of the other World Press Photo winners.


  4.  

     

    Former governor Omer recalled how once a month he would visit Turkey’s Mogadishu embassy to collect $4.5 million in boxes full of cash. “It was always in $100 bills,” he told Reuters in Nairobi

     

    bal fiiriya ceebtan intaas oo lacag ah iyo plus lacagta kasoo xaroota dekeda iyo airportka ayaa bil walba soo gali hirtay.

     

    hadana mushaarkii policeka iyo militarga xitaa way bixin waayeen.

     

    somalia burburka gaaray ma ahan oo kaliya dhismaha guryaha ee waxay ka burburtay dadnimada oo dhan.


  5. He has been branded the sycophant-in-chief of President Kenyatta and his Deputy William Ruto, but he has no apologies for it.

     

    Instead, National Assembly Majority Leader Aden Barre Duale says Kenyans do not really know the extent to which he is indebted to, especially, Mr Ruto. And he sought to illustrate it.

     

    At his posh office on the second floor of Parliament Buildings in Nairobi, looking around as if he is indeed about to jump, he declared that if he were instructed by his party leader to toss himself from the highest point of Kenyatta International Conference Centre, he would gladly do so.

     

    “Since I started this journey with Mr Ruto in 2008, there is nothing he has told me which has not come to pass. If he told me to jump from the top of the KICC and assures me that I will not break my leg, I will jump. I am so much indebted to this man. I can do anything for Ruto and Uhuru under the sun,” he told Saturday Nation in an interview.

     

    To him, the Jubilee Government is God’s miracle, and it is his duty to worship in its shrine, a duty he said he would execute at all costs.

    “The West had their preferred presidential candidate in Mr Raila Odinga, but the Kenyan voters were determined to vote in ICC indictees rather than a colonial puppet,” Mr Duale (right) said.

     

    “The best President Kenya can ever have from Central is Mr Kenyatta because he is down to earth and does not carry himself around like the son of a former president. He is not like Gideon Moi, Jimmy Kibaki or even Fidel Odinga.

     

    But why this superlative praise even in the face of accusations the Jubilee Government was rolling back democratic gains and allowing corruption to creep back?

     

    Cartels

     

    “These are cartels and business people competing. The people around the President and his deputy may be corrupt but not them,” says the father of five.

     

    These accusations must be balanced against our achievements: the laptop project which will take power to every village and hamlet, the biggest infrastructural project in East and Central Africa (Lapsset), the million-acre irrigation project, free maternity health services and so on.”

     

    Mr Duale hinted of the appointment of presidential loser Musalia Mudavadi and former Justice minister Eugene Wamalwa—all from western Kenya.

     

    “We might give them jobs. If the President feels they are suitable, what is the big deal? Mr Mudavadi’s political future is dark, but he can do well as a technocrat, same applies to Eugene,” said the ardent Manchester United supporter, who can leave a meeting to watch the Red Devils play football.

     

    Mr Duale has cut a niche for himself as a man whose specialisation is to indiscriminately attack the opposition and his critics say he is being too bullish in victory. But the lawmaker says his approach is justified as they are dealing with a formidable opposition in the House.

     

    “You see, half of the Jubilee politicians are new while Cord has very rich politicians, the likes of Jakoyo Midiwo, John Mbadi and Olago Aluoch are not easy pushovers and so sometimes I have to go bare knuckles. It is the nature of this work otherwise I’m a very harmless person,” says the politician who has interests in the hotel and pharmaceutical industries.

     

    Although he still insists that Mr Odinga, the Cord leader should retire, Mr Duale acknowledges that the opposition leader made a positive impact in his political career. “Despite what I say in rallies which of course is politics, I have a lot of respect for Mr Odinga.

     

    He taught me politics. I knew Raila before I knew Ruto and there is no way you can write Kenya’s democratization history without a chapter on Raila.”


  6. Gaafow gave his side of the story.

     

     

    Taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha Generaal C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa beeniyay warar sheegayay inuu xoog ku heysto guri uusan laheyn, kadib markii loo keediyay eedeymo la soo dhigay barta Youtube-ka.

     

    Taliyaha ayaa sheegay in dhulka lagu eedeeyay inuu degan yahay uu yahay mid banaan oo deris la ah hoygiisa islamarkaana aanay jirin hay’ad ama shaqsi degan waxaa uu xusay in dhulkan lagu eedeeyay uu yahay mid uu leeyahay nin u dhashay dalka Taklyaaniga hase yeeshee ay dhowr jeer u yimaadeen dad fara badan oo mid weliba sheeganayo milkiiyada dhulkaasi banaan.

     

    "Dhulkan markiisii hore waxa deganaan jiray nin u dhashay wadanka Talyaaniga oo milkiyadiisa leh hase yeeshee intii lagu guda jiray burburkii waxaa uu noqday meel burbursan oo qashinka lagu shubo dad badan ayaana sheegta ilaa hadda inay leeyihiin mana garan karno cida saxda ah iyo kuwa doonaya inay boobaan hase yeeshee waxaa jira hay’ado garsoor oo dalku leeyhay kuwaasoo ay la xiriiri karto cidii dacwad ii heysata" ayuu yiri Generaal Gaafow.

     

    Sidoo kale taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha C/lllaahi Gaafow ayaa cadeeyay in isagu uusan sina ugu lug laheyn dhulkaasi balse uu ka ag-dhow yahay oo kaliy ah hoygiisa waxaase uu ku tilmamaay sababta loogu eedeeyay inay tahay mid ay siyaasadi ka dambeyso oo aan loo baahneyn in lagula kaco shaqsi haya mas’uuliyad dowladeed.

     

    "Ilaa 3 haween ah oo mid weliba ay sheeganeyso inay xaaskiisa tahay ninka dhulkan leh ee u dhashay wadanka talyaaniga ayaa dhowr jeer yimid dhulkan marka eedeynta la ii jeediyay waa mid dano gaar ah laga leeyahay oo lagu doonayo in lagu xalaaleysto dhulka ninkaasi oo isagu aan dalka iman tan iyo markii ay dowladii dhacday"ayuu yiri Generaal Gaafow.

     

    Generaal Gaafow ayaa sheegay in dowladda Talyaaniga ay safaarad ku leedahay Soomaaliya, isla markaana muwaadinka leh dhulkan hadii uu dacwo qabo uu dacwoon karo.

     

    "Dowlada Talyaaniga safaarad ayey ku leedahay Soomaaliya hadii muwaadinkii lahaa dhulkan uu dacwo qabo wuu dacwoon karaa safaaradiisa isaga oo kaashanaya dalkuna waxa uu leeyahay hay’ado garsoor oo awood leh marka ma ahan in dad mas’uuliyiin ah loo jeediyo eedeyn noocaan ah sumacad dil ah"ayuu hadalkiisa ku sii daray

    Generaalku waxa uu xusay in qofkii dhul leh looga baahanyahay inuu la yimaado cadeymihiisa hase yeeshee qof milkiile ah website ama Youtube ma adeegsado, isagoo yiri "Nin sharci ku dhashay sharco ma diido”

     

    Yuusuf Cali Diini oo ah nin caan ka ah deegaanka uu dhulkani ku yaalo isla markaana goobjoog ahaa xiliyadii dhulkan la cabiray ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in dhul la cabiray nus qarni ka hor oo decoment leh in la isku eedeeyo isagoo tilmaamay in dhulkan banaan oo 1 boos ah uu leeyahay nin talyaani ah oo ka gatay muwaadin soomaaliyeed oo lagu magacaabo Caanood Saadaq dhulkaasi oo ku dhegan hooyga Generaal Gaafow.

     

    Sidoo kale waxaa uu cadeeyay in dhulka ay ku dooday haweeneyda lagu magacaabo Ifraax uu yahay mid banaan oo uu lahaa ninkan talyaaniga ah oo aysan jirin cid degan.

     

    "Waxaan cadeynayaa in dhulka 1-ka boos ah ee talyaanigu leeyhaay inuu yahay mid banaan oo ka agdhow hooyga generaalka waxaana ku tilmaami karaa hadalada aan maqlay in dadka hadlay ay maqleen warar ku tiri kuteen ah oo aan xaqiiqda u dhoweyn cid kastana wey imaan karaan si ay u xaqiijiyana in aan la dhisan dhulkaasi banaan"ayuu yiri Yuusuf Cali Diini.

     

    Si kastaba ha ahaatee horay ayaa waxaa Barta Youtube-ka iyo websiteyada qaar loogu qoray in guri uu leeyahay nin u dhashay dalka talyaaniga ay xaaskiisu ku eedeysay Generaal Gaafow inuu dhistay guri ay lahaayeen iyadoo eedeyntaasi kadibna ay soo baxeen wararaka sheegaya inaan la dhisan oo dhulkaasi banaan yahay.

     

     

     

     

    Somali news leader

    www.jowhar.com

    jowharcom@hotmail.com

    golfyare@gmail.com


  7. beelo aan dagin punland oo lagu soo daray wasiirada punland

     

    Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobollada, Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan... from Gedo

     

    Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga ah, Maxamed Cabbaas Cumar,,,from Jigjiga

     

     

    lol abdiwali gaas wuxuu rabaa inuu dhiso kooxda D-united


  8. somalia waligeed waxay dhaqan u laheed sharciga maskiinka ayuu qabtaa madaxda sharicga way ka saraysaa

     

    maxakamad ayaa amartay inuu guriga wareejiyo wuu na diiday asaga oo awooda dowlada isticmaalaya xitaa wuu qiranayahay inuusan guriga laheen. balaayo foolxumo badan xaaraanta ayaa sidaas u foolxumaysay.