cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Posts posted by cadnaan1


  1. Tarzan wuxuu istaahilaa madaxweyne qaran in laga dhigo wuxuu si fiican u yaqaanaa sida loo la dhaqmo beesha burcad badeedka waa ma xishoodayaal.

     

    doorashada soo socoto beesha HAG waa inay asaga ka dhigtaan musharaxooda madaxweyne.

    markaas somaliya laba jid mid kood ayey qaadaysaa ama way hagaagaysaa ama waa lagu kal tagyaa for good.


  2. Hadii ay runtahay in kuraasta laysku qabsaday iyo halka la fadhiisanayo iyada oo shir caalami la joogo taasi waxay ceeb iyo sumcad xumo ku tahay somalida oo ajaanibta uma kala soocno somalida.

     

    Laakin oday faroole wixii shalay ku dhacay cashar iyo ku waano qaadasho ha u ahaato oo raga ka waa weyn kana awooda sareeya yuuna mardambe afka taag taagin hana ogaado in albaabada soo xirmayaan mardhaw.


  3. Khudbadii Faroole oo lagu duubay Mobile, caro uu ka qaaday:DAAWO

     

    Dad badan ayaa isweydiiyay sababta Khudbaddii gaabneyd ee Madaxweynaha Maamulka Puntland uu ka jeediyay shirkii shalay ee Brussels oo caalamka dhan lagaga daawanayay si toos ah, balse markii khudbadii Faroole u fadhiistay kaamirooyinkii la damiyay.

     

     

    Wiil uu dhalay Faroole oo wafdiga ka mid ahaa ayaa Mobile-kiisa ku duubay khudbadii Aabahiis, iyadoo aan la ogeyn sababta loo soo saari waayay shaashadihii ay ka baxayeen khdubadihii kale ee Madaxda Midowga Yurub iyo Madaxda Dowladda Feederaalka.

     

    Muuqaalkaan oo tayo ahaan aad u liito ayaa lasoo dhigay barta Youtubka taasoo lagu sheegayo iney tahay khudbadii shalay uu Faroole ka jeediyay shirkii Brussels.

     

    Sida ay sheegayaan warar ku dhow dhow xafiiska Faroole wuxuu caro ka muujiyay qaabka loola dhaqmay ee xanibaada la saaray khudbadiisa taasoo dad badan isweydiinayaan iyo mudo 10 daqiiqo ah oo la siiyay, waxaana la garab fadhiisiyay Axmad Madoobe oo labadooda ku hadlayay qaab maamul gobol ahaan.

     

    Faroole wuxuu khudbadiisa shalay uu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin faragelin uu sheegay in lagu sameeyay Dasrtuurka iyo in qodobo kale.

     

     

     

    http://calanka.com/?nid=22912


  4. Somalia;977690 wrote:
    Faroole is there to get his share for Puntland, not giving speeches. As Ditoore Cusmaan would say, niyahow the time for talking is over. The SFG delegation which is leading in the name of Somalia is strongly dominated by the president's own sub tribe so the rest of the dowlad/maamul goboleeds (whether Puntland, Galmudug, interim Jubba) are there to make sure they get their fair share of reconstruction/construction funds.

     

    This is sadly not reconciliation.

     

    War maad beenta iska daysid madaxweynaha beeshiisa kaliya la socoto maxaad u leedahay, wasiirada la socda yey yihiin madaxweynaha tolkiisa miyaa

    1 wasiirka arimaha dibada.

    Wasiirka maaliyada

    Wasiirka gaashaandhiga

    Wasiirka arimaha bulshada


  5. Warbixin uu caawa tvga hctv ka daariyey arinta airport waxay tusaale usoo qaateen JigJiga airport dhismihiisa inay ku baxday qarash dhan 3.7 million dollars ayada oo waliba dhismaha jigjiga meel eber ah lagasoo bilaabay laguna dhamaystiray ilaa iyo heer caalimi. Halka airport hargeysa oo dacaytir kaliya lagu sameeye ay ku baxday qarash dhan 4.7 million dollars. Halkaas waxaa ka muuqdo musuqmaasuq weyn


  6. Waan ku faraxsanahay maalgalinta iyo horumarka xamar kasocdo, laakin nasiib daro magaalada muuqaalka waxay kusocotaa sidii magaalada Gaza ee wadanka Flastiin camal dabaqyo ayaa nidaam la aan ah qofba sidii rabo u dhisanayaa.