cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Posts posted by cadnaan1


  1. in the history of somali election no president has won twice. i think hasan sheekh knew his days were numbered,

     

    fulay xantiisa ma moogo hasan wuu ogaa in laga nacay xamar specially dadkiisa uu ka dhashay ayaaba nacay.


  2. i know the city has improved a lot the last 5 years, i ve been there twice last 3 years but what u see in these videos and the reality is far from true,

     

    what u see in this video and the others on youtube are mainly 4 district wadajir, hodon, waaberi, abdulaziz. the rest 12 district r in ruined.


  3. said:

    Cadnaan1,

     

    Caqliga xoolaha mid kasii liita ayaad lasoo shirtegtay.

     

    Nolasha Aadamuhu hadii ay zero sum game ku qotomi laheyd horumar lama gaari laheyn.

     

    Maryooleyda aad adigu wax garadka u tahay, waxay caqli moodeen labadan mid:

    1-Ku qabso qadi mayside.

    2-Cadkanow ku cunay ama ku ciideeyey.

     

    Kan hore haduu shaqeyn waayey, kan danbe waa halka ugu hooseysa garashada BiniAadamka.

     

    adiga oo rer mudug ah wuxuu ilaahay abuuray ugu caqli xun aya dad kale wax ka sheegaayo hadaan ahaan lahaa dadka aad ka dhalatay waaba is aasi lahaa duli foqol duli


  4. the major problem with puntland is madaxdooda waxay ku caqli yihiin sidii MOOGE ama wayba kasii liitaan qaarkood waxaan isweydiiyaa mararka qaarkood aaway kuwoodi caqliga u saaxiibka ahaa.

     

    arinta dhacday pentagon waxay tiri waan baraynaa wixii ddhacay haday u cadaato in been loo sheegay maxaa dhici doona kama fikirin qolodan puntland. mar hadaadd been sheegtay sidee looguu aamiinaa mardambe


  5. Gaalkacyo ( Sh.M.Network)-Guddoomiye ku xigeenka maamulka Puntland ee Gobolka Mudug oo Shabelle wareysi siiyay ayaa sheegay in dilkii Dhudi Yuusuf Aadan oo ahayd guddoomiyihii Ururka Haweenka aysan geysan wax uu ugu yeeray Argagixisada.

     

    Waxa uu sheegay Mudane Axmed Muuse Nuur in Marxuumada uu dilay nin la yaqaanno oo qaraabadeeda ka mid ahaa kaas oo dilka kadib baxsaday.

     

    Sababta dilka Marxuumada ayuu ku sheegay Guddoomiye ku xigeenku in uu jiray muran kala dhexeyay Guddoomiye Dhudi iyo Gacan ku dhiiglaha.

     

    “ waa ay soo dacweysay maalmo ka hor , waana la xiray laakiin markii la soo daayay ayuu aargoosi ahaan u dilay” ayuu yiri Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug ee maamulka Puntland.

    Ugu dambeyn Guddoomiye ku xigeenka ayaa shaaca ka qaaday in ay socdaan howlo baaritaanno ah oo ay ku baadi goobayaan Ninka falkaas geystay.


  6. beeloow waa bil ramadaan ilaahay ka baq

     

     

    Guddoomiyaha Gobolka Mudug Xassan Maxamed (Abgaalow) ayaa ka hadlay dilka caawa maqribkii waqooyiga magaalada Gaalkacyo loogu gaystay Guddoomiyaha haweenka gobolka mudug Alla ha u naxariistee Dhudi Yuusuf Jiile, oo nin ku hubaysan qoriga AK47 uu toogasho ku dilay.

    Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in laamaha ammaanku ay ku daba joogaan ninkaas oo uu sheegay inuusan cararin balse uu u dhaqaaqay dhinaca xaafadaha waqooyiga magaalada Gaalkacyo, wuxuu ka warramay dhowr waxyaabood oo uu ka yaqaanay oo ay ka mid yihiin ay ahayd qof hawlkar ah oo xalaal cun ah.

    Ugu dambayntii guddoomiyaha u tacsiyeeyay, waxaana uu rajo fiican ka muujiyey in qofkii dilkeeda fuliyey gacanta lagu soo dhigi doono maadaama aan ku jirno bil barakaysan oo ramadaan.

     

    http://puntlandone.com/2016/06/08/dhageysowareysi-guddoomiyaha-gobolka-mudugdhudi-waxaa-dilay-nin-ak47-ku-hubaysan-oo-u-cararay-dhinaca-xaafadaheenna-waana-ku-daba-joognaa/