cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. There are so many clans that share similar names but does not mean that they are related and this is one of them.
  2. Oday ducaale arintiisa moorayaanimo ka weyn ma jirto his family should demand DNA testing to ina mucjiso iyo adigaba
  3. Waraa ina mucjiso every time I see you here waxaan soo xasuustaa khiyaanada Ku dhacday oday ducaale murugo ayey igu reebtay arintaas odaygaas dhaxashiisi dad aan xaq u leheen ayaa qaatay he needs justice.
  4. They know their game is over and try to save themselves.
  5. Lol this is trap to catch those reer waqooye who claims to be from muqdisho and afgooye for their asylum cases. How would someone obtains biometric residence with Somaliland passport.
  6. The whole reason I posted was inuusan caawa saaxanin ciil daraaded
  7. Why are you stalking MMA every topic he comments u following him your obsessed with him ma istiri ina.mucjiso
  8. Since he became president there are a lot fake Facebook account been created on his name.
  9. Qofka markuu xil public service qabto wuxuu la kulmaa dhaleceen iyo dacaayado sax iyo khaladba waxay ahaataba, Arintan qalbidhagax waxay aheed arin ku cusub central government oo qof Somali ah u dhiibtay cadaw somaliyed, dadkii ka falciliyey arintaa waa laba qeybood qeyb oo si sax uga xumaatay iyo qeyb dano siyaasaded uga faaidayso islaheed. Siyad barre aniga adeerkay 6 years ayuu secretary qaas u ahaa uu xafiiska uga soo shaqayey so I heard enough stories about him and most of them were negative intaas ayaan u dhaafay odaygaas siyaad.
  10. Kornel c/kariin sheekh muuse qalbidhagax miyaa Kaas xilka asluubta loo magacaabay
  11. Adigana difaaca siyad barre iyo farmaajo kaama dhamaato sax iyo khaladba.
  12. Kkk after watching the video I knew these guys were fake they don't look professional, Who is responsible for this embarrassment.
  13. These are not Somalis and the place is not jigjiga probably somewhere in Addis Ababa.
  14. https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1598877753552068&id=100002895752108
  15. H block never claimed to be Arabs shekadaas waa xagiina. As for this sa'id he is probably from ajuuraan my reer abtiyaal
  16. What's abtigiis gonna do with liyu police knowing they brutally killed his brother. My advice to him is not to dismantle them but to reform and keep them the Somali state needed them to defend the land against the Oromo.
  17. One good example is jaarso and some other Dir sub clans who joined Oromo Even Ahmed shiide used claim to be Oromo before