Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Dalaq Kulahaa..Iyaah.. Waraa nuune waa ka helay meeshaan..tabakaayo mac aa furtay kaabe. QQ lol..gabar faruuran ciyaal biijo leh ee kusiinee iska jir. ciyaalkaaga ilaaa ee 40 ka gaarayaan waa dhareerayaan runtii..lol.. Athena yarta waa kaa baqay..wax buuxis aa ka heshaa yaah..lol..khalbiga in laguu buuxsho buursada gacanta laguu buuxsho iyo meelaha kalena la buuxsho...lol..aleero maa iska dhahdi ani buuxiye aan rabaa..lol..finka cuudu bilaah.lol Ck somalida qaar aa saliid macsaro cabto iyo qubana cuno. meel kaste a iska waaweyn..ciyaal ugaali iyo ciyaal basto aan u kala baxnaa..meeshaa jeceshahay. Ani sadex lee ka rabaa gabar.. 1.Qalbi fiican (daacadnimo) 2.Beauty ( quruxleey kala xiran, jaga bagac oo baceesan as they say in jabootyland) 3.caqli ( gabar fariid ah ayaa dhaqata reerkeeda) hala has lee..intakale waa lahabeen karaa like sida uu MMA dhahay.. wara qac'qac dhibaatada ku heysato waa dooq la'aanta ...waqtigaan aa rabtaa in aa dhashid ciyaal kuusan oo dharer badan.. warkaas iga waal aa la'dhahaa..lol waraa nagu kala wadaa ...
  2. I WOULD LIKE EVERY1 TO POST SOMALI JOKES ONES U HAV HEARD FROM UR FAMILY OR FRIENDS. I PERSONALLY THINK SOMALIANS HAV THE BEST JOKES CUZ WE ARE FUNNY PPL. HERE GOES MINE: NIN REER XAMAR AH IYO WIIL KIISA AYAA WAXAY ISKU RAACEEN BAADIYE, MARKA WAXAY I JAARTEN MUDUL(HUT) SAQDA DHEXE MAR AY AHAYD AYAA WAXAY MAQLEEN SHARQAN BANAAKA KA YEERAYSO. MARKA ODAYGA AYAA WUXUU WIILKIISA KU DHAHAY AWEES BAX SHARQANTA BANAAKA SOO FIIRI, AWEES WAA IS TAAGAY MADAXA AYUU ALBAABKA KA DHIIBTAY WUXUU DHAHAY, ABAABA WAX MA JOOGAAN. ODAYGA AA WUXUU DHAHAY, AWEES BANAANKA U BAX SOO FIIRI , AWEES WUU CABSADAY WUXUU ODAYGA KU DHAHAY ABAABA LIBAAX AAS NOQON KARAA MA BAX KARI ANI , ODAYGA AA IN TUU XANAAQAY WUXUU YIRI, KIR WARYAA LIBAAX AAD SHEEGEE ILAAHAYOO (QALDAAN) AAS NOQDAA ANAA BAXAAYO................GUYS LETS REMEMBER THESE ARE JUST JOKES ......
  3. any body who needs ride to: Mall of America Suuqa xoolaha MCTC Hopkins down town please halla @ ciyaalka xaafada Waxaa nagala soo xiriiri kartaan (Safari )
  4. Maaaaaaaaaaan this is bowgus. u know why every1's personality test is between 41-50 hah if that were the case (Waraabaha Waxarta ma cuneen aniga shaqsiyan waxaan aamin sanahay (barasho horteed ha i nicin) nabadey bulsho
  5. walaahi to be honest guys ottawa is now by far the worst place of all. somali kids here are outta control we have somali guys pimpin somali gals, we have little 17 and 18 year olds that are buying houses from crack money ,selling any possible drug known to the human race calling them self's king pins. parents have got it really bad out here
  6. gummie bears side ways or doggy style
  7. Hadal haduus qiimo leeyahay qaasimoow aa qaatay Hadalkeega qalin ku qaad qashinka ku qub iyo Armaajo Waliinjo walaasheed waaye These are quotes of the most creative somali comedien a live 2 day (maka xaaji banaadir)
  8. Pearl lol..labada naagood hadii isku fakdaan na'mean..lol waraa geel jire sxb the sisters had no choice of the action so you can't judge them. But if you have the right intentions, and want to go far with the sister perhaps merrige, you caould ask her or she would tell you because is something serious and it should be delt with and prepared for before getting merried. I say before getting merried because the man has the choice of deciding weather he wants to mery the sister and he gets to see her not the private parts but the face and the physical form with cloth on of course. in a Islamic way i believe thats only if she is a practising muslim y'all know what I mean. And pearl sis sending another female is not true because thats not Islamic because waan in ee gabdhaha coorada kala qarsadaan. Any ways bro sisters didn't choose that and they shouldn't be seperated from the other ones na'mean.. I believe is the men foult and we have to treat it by not seprating the sister because of that sick reason... treat them =.... waraa ii baashaala good topic reality $hit I like that.
  9. waraa qac'qac wacdi badanidaa baa dari maa ahaan jirtay..lol.. Listen waxaan maqlay somaliland club laga furay waxaa laga taagay calan kooda... A dance club that has the somaliland flag..but the falag has allah's name on it..? is that true.. Og girl, sis my friends here are very sick don't let them get to you.. I feel your pain because my father went thrue the same thing happend to him and he left the country for years and everything he had was taken away from him. Bare, f-up every one in somalia but we have moved on and we had a war 100 times worse than the one in the north but we have no pain.. what ever happend to somaliland was done by a dictator not by other somali's. I was born and raised in mogadisho but thats not were my people is from and if the new government decides to live as clan wise, I have to go to the north BARI ari boowe iga dheh waaye..lol.. but i'm from hamar and iinsha allah i will go back their and will visit other places in somali like Hargisa.lol., burco, boorame,boosaaso, kismaayo, and have a wife from different qabiils from these areas lol... Dream... somaliland waa lagu ciyaaray waxaana ku ciyaaray niman jaad iyo qabyaalad oo diin iyo walaal nimo midna ku jirin.... I prey for somali unity. Ilahayoo noo gargaar ilaahayoow dadkeena qabyalada ka saar I lahayoow dhulkeena noo ga celi nimankaan baas oo warlords ka ah. Ilahayoo muslimkana caawi Ilaahayoow waalidkeenana u naxariiso. I love somalia and it hurts to see young people like talk about qabiil and have sick feelings like the way we show it here... I laahow nasoo hanuuni.. Aamiin thuma aamiin..
  10. oo kaalay habayar HIBO yaa mentor gareeneysaa yaa waxaan maqlay ciidamada asluubta ee single motherska ee gobolada somaliland ilaa iyo juboland are looking for mentors..ma kuwaas ayaa ka had leysaa habayar..lol.. Hey i'm playing listen I'm in politics too and i wana go and do something like this some were in the world but i don't wanna go to somalia. I wanna go a place like Falestine and throw some rocks and some ajar, place like chachnia, bosnia, you know a place were people are fighting for something right and is halal an like somalia were we wanna make punch a warlord as our leader of tomorrow!! I wanna do something nice for Islam because thats what I am first....like mentoring and extra..and you should all do that and forget about somalia and think as muslims first. Ciyaal kuni kuni qeer aan isku og nahay. Waa erayadii Garab Tuujiye ileen tuujiska aan ka helaayee :cool:
  11. Kalaay Ck meeshaan maluguu bishaareynooyaa mise waa laguu tacsi yeenooyaa..salaantaan badan maxaa waaye wah!! iska soco miyaa ayada lol Kisses 21 duq aa tahay runtii...nimanka doobka ah lee yeesan ku dar darin ina taree camal..lol.. brithdaygaaga waa naga kala bad badatay oo daaco la fuurnay ee bas naga dheh.. 21 kute aloo yaa basaboorkeeda fiirsha inta qaanjeer kutaalo..waa basaboor lafihii hore kaharay..lol..
  12. aabe aa.. fanaka cuudu bilaah nadhaaf cimri dag dag hanugu ridinee
  13. waraa qac'qac marax yahoo damiin far waawey aa wax loogu qoraa ayaa la dhahay aan kuu sheego jalbaab waxa la dhaho. waxa waaye maradoo weeyn oo gabdhaha lugu afduubo. wijigi bas aa ka arki kartaa inta kale hee haato ee kaa tahay baq baq xataa malaha. ma fahantay. jalaabibta rag badan ee indhohooda cuna qabateen ku heysaa.. laakiin ohio girl kaalay jalbaab wax xirto oo gabar ma joogaan ohio..gabdho maafiya ah aa joogaan. landarooval wataan wili ku qoron yihiin hadalo waa waalan. laakiin xajo ruug aa idin goo gooyey..lol.. gabal lee igu salaan.. Ck ma u kilcininoo Qac'qac
  14. Raula lol waa danbi aa kaalay steps ayaa naga horeysaa ma istiri..wiil hadii aadan hurgufeen maxaa ka arkee miyaa sheekadada lol. Ar adigaa waa waalan tahay lol.. Cudur shiikh la dhaho aa qabtaa...
  15. Lol Qac'Qac waraa la qabso aan ku dhahay waa la taraaraxay meshaan. Waraa UD sxb waakaa baqay walaahi lol.. daredevil, sis niikis iyo canbuur holof holf aa ka danbeesaa aa ladhahay. naga xishood yaaqee ee coorada naga qarso meeshaan waa la isku dhagan yahee..lol.. Libax sankataabte kaalay adi maduqoowdid miyaa, sawirkaan caara caarada kortay iska badal kolooraatiga aaba ka dhamaadee. waraa qac'qac adi meel kaste garuun iyo ad adeeg la taagnoo sidii waardiyihii ..lol.. qandha fildaran qaadee..
  16. Geel Jire I agree with you man good thinking
  17. Iyaah CK waaka helay meeshaan.. laakiin aniga waa itaqaan nooh waxaan ma ii shaqeyneeso maxaa yeelay dadkaan dhan iska arag miyaa? Hadii ee jiraan kuwa dad qalato ahne iyaah.alehee ka'ala.. dadka aanan RABIN in aan arko..lol.. girls Xfacto the X girl..lol ( waxaa ceejisid ilaaheey hakuu sahlo) DnD ( ma taqaanid cunto karis) Opinionated ( calanka ameerika aad wadataa waa ku gubaa) Caremel kisses ( hotelda aa qaali nugu noqonaayo)lol. Guys Qac'qac ( wadaadoow aa qabtaa) Nuune ( shiirka islaamaha aa kaa soo uraayo sidaa single mothers u hurgufeysay) Under dogg ( cudur naag naceeb la dhaho aa qabtaa) Xidig ( minishiibiyada somalia ayaa ahaan jirtay hada kahorna caanshuur qalad ah aa iga qaaday) Rudy ( waxaa tahay maba kasaayi maxaan kaa aragnaa) mob Deep ( hada kohor ayaa i jeebsiibtay adigoo og in uu jeebkeega caato yahay markaad wax ka weysayna, waa taad doolada somali land iigu yaartay balaayo ku aragtay anaheenee..lol..) lol... hey thats my list the ones i forgot ha maseerina ee waan idin soo wadaa sidii xamaal kiiyee..lol.. hey I love you all and have fun.. :cool:
  18. Waraa yaa nagu soo fasaxay kiinyaatigaan..lol.. Nomad wlc sxb qof adoo kale ah waa la raadinaaye. Meeshaan gabdhaha wax laga baqo aa laga dhigay maxaa waaye waraa UD maxaa waaye meeshaan zab tac baan ah aa ka jirto miyaa aniga la'aantee. Raula iyo DnD aa meesha daaco caato ah ka tuuranooyo...DND Wili ma nooleedeed in aad iska dhimatid ee aheed aan bari hore iska kaa aasnee..lol..JOKE. Opinioted waan u jeeda in aad sidaadii soo indho weyntahay qandho kula feminist jeclaatayee.. Nomad Wait for X because she is the X factor and with out her, this topic is boring. PS. Dnd boota jiiska ah aad heysid jooji ee waxa aad heysid banaanka soo dhig cijiyihii safeesnaa la soo bax because tuujiye is back..lol...
  19. Waraa yaa nagu soo fasaxay kiinyaatigaan..lol.. Nomad wlc sxb qof adoo kale ah waa la raadinaaye. Meeshaan gabdhaha wax laga baqo aa laga dhigay maxaa waaye waraa UD maxaa waaye meeshaan zab tac baan ah aa ka jirto miyaa aniga la'aantee. Raula iyo DnD aa meesha daaco caato ah ka tuuranooyo...DND Wili ma nooleedeed in aad iska dhimatid ee aheed aan bari hore iska kaa aasnee..lol..JOKE. Opinioted waan u jeeda in aad sidaadii soo indho weyntahay qandho kula feminist jeclaatayee.. Nomad Wait for X because she is the X factor and with her, this topic is boring. PS. Dnd boota jiiska ah aad heysid jooji ee waxa aad heysid banaanka soo dhig cijiyihii safeesnaa la soo bax because tuujiye is back..lol...
  20. lee CK nuune waxa uu dhahaayo luqad maa u moday? maskiin mire qare.. Ck nuune marka uu hadlaaye balaq uu ruugaaye nooh dhareerka ka da'aaye dalad aa laga qaatay.lol. luqad ma'aha waxaas farsamada hadalka aa xoogaa ka xumaatay nooh ha u bixin Ani tii tiin aan ku kor dhacay anoo ka ordaayo yariisto aan isla baashali jirnay aabaheed..macalinka dugsiga uu ahaa nooh..lol..
  21. CK iyo nuune iyo qaaaaC I'm back Ck isbitaal banaadir maa ku dhalatay?..lol. anaa ku dhashay 1980 gii..maalin qamiis eh. saacada markee aheed 9:30pm. roob aana da'aaye.lol. Waxaan ku dhashay 9 bilood, 3adex saac iyo 45 min iyo 23 daqiiqo. labo kiilo iyo tumun aan ahaa. saas ma u xasuusataa dhalashaada ani xataa umulisada aan xasuustaa asbaxda xudunta si qalad ee igaga goosay nooh, shaarbee laheed maraxda.. waraa qaac'qaac adi martiini a ku dhalatay nuune boosuneero gees keeda lol.. Ck I'm comming to UK iigaga waran on the down low lol.. :cool:
  22. this is crazy..is so true..lol.. I'm grey and everything it says is 4real. But one question on people from june 24 are grey how come? are we special
  23. guess Whoo...lol... let me drop something different and y'all tell me who it is lol.. Dumarkale ma caashiqin Hadal danbe kuman Oran Doqaagu wuxuu rabo wili diid makuu galo wili diiday kuman oran. Daruur roob Da'eysiyo Dabeel caafimaad baan Deeqooy kumeedee Waxaa tahay wax ii daran Daran!!
  24. Tuujiye

    ONE NATION?

    sis this question belongs in polits section.. But I think is a good Idea but our people are way to sick at heart to think something so nice like this...Is the youth here that needs to change this ugly qabil mentality and take our home country back from the sick older people. Puntland, Somaliland, and Banaadirland, DjBuuty? what are they just some other states that some white named when the slavery time was going on. We need to relize that we are one one nation one race one religion and one culture. But qabiil should be used to recognize someone but not to kill or hate someone as it said in the qur'an.. Somalia need the help of Illaahey but the way somalians are living in the world I don't think in uu ilaaheey caawinaayo maxaa yeelay wax kaste ee ku kacaayaan odayaashaan diinta ayee kasoo hor taagan tahay.. Anyways sis i think your Idea is beautiful but is only a dreem as long as these sick people exist in our land.. S/caleykum.
  25. lol Farah saaxiib meeshaan cudur aa ka jira oo gabdhaha indha kaba tira wax aadan dhihin ayaa laguu gilinayaa afka lol..is ilaali. Mob deep your ight man i met her in person what eva she does is between her and ilaaheey but she neva disrespects the deen and somalida kale in fact wey caawisaa somalida oo wey jeceshahay in ee ku dhexjirto..gabdhihii saxiibadeed ahaa ayaa wili la socda oo somali ah.... Laakiin kuwa kale waxay wax ka sheegeen diinta iyo dhaqanka ba..and any one oo wax kasheega diinta, waa in la gooyaa man or woman... But the way they choose to live is up to them...and we have no right to tell them they can't do that..