walaalkis

Nomads
  • Content Count

    650
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by walaalkis

  1. Shariif Xasan oo xildhibaanada ugu baaqay inay u diyaar garoobaan dib u habeynta baarlamaanka * Isniin, Jannaayo 16, 2012 (HOL) − Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in looga baahan yahay xildhibaannada baarlamaanka inay ilaaliyaan sharciga dalka u dagsan ayna isku diyaarinayaan sidii isbedel loogu sameyn lahaa baarlamaanka. Shariif Xasan oo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ay sheegeen sannadkii hore inay xilka ka qaadeen ayaa ku adkeysanaya inuu isagu yahay afhayeenka sharciga ah ee baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna xilka qaadistiisii ku tilmaamay mid ka fog sharciga. "Xildhibaannada baarlamaanka waa inay ogolaadaan isbedelka dhacaya, haddii ay taaas ogolaadaan wax isqabsi ah oo dhacaya ma jiro," ayuu yiri Shariif Xasan oo intaas ku daray: "Waxaa jira xildhibaanno ku fikiraya inaanu isbedel dhicin, waana taas midda uu salka ku hayo khilaafka jira." Guddoomiyaha baarlamaanka wuxuu sheegay in xidhibaannada fowdada wada ay yihiin kuwo ka cararaya in dib u habeyn lagu sameeyo baarlamaanka, sidoo kalena aan doonayn in ummadda Soomaaliyeed ay fursad hesho. "Beesha calaamku waa u jeedaa in xildhibaannadan ay yihiin kuwo diidan in laga gudbo xilligan, aniguna ma qabo in tani ay caalamka ku keeni karto niyad jab, waayo waxaa laga garan karaa go'aanka ay ka qaateen," ayuu hadalkiisa ku daray. Mar uu ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay ayuu sheegay inay tahay mid aan sharciga waafaqsanayn, isagoo xusay in markii xilka loo dooranayay si sharci ah lagu soo doortay, wuxuuna sheegay inaan lagu soo dooran si musuqmaasuq ah. "Fadhiyada baarlamaanka waxay furmi lahaayeen 19-ka bishan, qolada fowdada wadda ayuu ka furmi waayay, hadda waxaa yaalla mooshin in laga doodo ay u baahan tahay dhawaan ayayna fadhiyadu furmi doonaan," ayuu mar kale yiri. Hadalka guddoomiyaha baarlamaanka ayaa wuxuu imaanaya xilli ay xubnihii xilka ka qaaday ay guddoomiye cusub u doorteen horraantii bishan xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed, inkastoo urur goboleedka IGAD uu doorashadaas ku tilmaamay mid aan sharciga waafaqsanayn. Ugu dambeyn, Shariif Xasan wuxuu ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka inay ka shaqeeyaan sidii meesha looga saari lahaa khilaafyada taagan, isla markaana uu baarlamaanku u noqon lahaa mid ka gudba khilaafyada hareeyay. Never gives up,this goverment is a daycare
  2. Duuliye sare Asli Xasan Cabaade oo ah Haweeneydii Soomaaliya ug horeysay ee noqota Duuliye ayaa shalay booqasho ka timid magaalada Muqdisho ka dib markii ay ka soo ambabaxday gobolka Texas Duuliye sare Asli Xasan Cabaade oo ah Haweeneydii Soomaaliya ug horeysay ee noqota Duuliye ayaa shalay booqasho ka timid magaalada Muqdisho ka dib markii ay ka soo ambabaxday gobolka Texas ee dalka Maraykanka oo ay ku nooleyd 20kii sano ee la soo dhaafay, dalkuna uu ku jiray xaaladaha burburka iyo dowlad la’aanta, iyadoo ay magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyeen xubno ka tirsan dowlada ku meel gaarka ah ee Soomaaliya.
  3. alshabab made possible for all the east african country to invade Somalia. They will do whatever they want and accuse anyone because al shabab. Just like in the west , look like muslim , smell muslim and walks like muslim must be al qaida associate
  4. Ethiopia is waving wars on one side, Kenya is coming from one side. It's a too funny. All these African nations who came to our aid, are rising which one will be our leader. Who will rule over us. The real deal is, Somali people are deep trouble. Ilaah u maqan
  5. what's more pathetic is when you visit sites like http://radiomuqdisho.net/ , suppose to be knowledgeable news website but it's pro moryaans. never have they said anything that weak goverment is doing wrong. They can talk about shabab slaughtering people when they are doing pretty much the same number of killing per week. I guess this is what truly means a fail state...
  6. Che -Guevara;774811 wrote: not funny but loool from ex moryaan to legal moryaans. This whole TFG is a joke. They give press conferences and none stop travelling while their dogs leave the cage to attack innocent folks.
  7. Mudooyinkii dambe waxaa Magaalada Muqdosho ku soo badanayay is rasaaseyn u dhaxeysa ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, taasi oo qasaaraha ugu badan uu ka soo gaaro dadka rayidka ah ee ay ku dhexdagaalamaan askarta dowladda KMG oo xiliga ay dagaalamayaan aan ku xisaabtamin halka ay ku wajahantahay rasaasta ay ridayaan. Israsaaseynta maalmihii u dambeysay Xaafadaha Magaalada Muqdisho ku dhexmartay ciidamada dowladda ayaa waxbadan ka duwan israsaaseyntii horay u dhexmari jirtay ciidamada dowladda, waxaana askarta dowlada KMG haatan ay isu ugaarsadaan sida ciidan ka kala tirsa labo dowladood oo cadow ah, ama jabhad iyo ciidan dowladeed. Waxyaabaha xiligaan salka u ah israsaaseynta dhexmarta ciidamada dowladda KMG ayaa waxaa ka mid ah in ay iska dishaan ama ay iskadhacaan hubka ay heystaan, waana mida sababtay in iska horimaadkii ugu horeeyay ee ciidamada dowladda uu ku dhexmaro fagaaraha Tarabuunka ee magaalada Muqdisho halkaasi oo 3 qof oo rayid ah ay ku geeriyootay 3 kalana ay ku dhaawantay iyada oo aan wax qasaare ah aysan is gaarsiin askartii dagaalantay. Talaabada hubka ay isaga dhacayaan ciidamada dowladda ayaa kufaaftay xaafado kale oo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo iska horimaad arintaasi salka ku hayay shalay uu ka dhacay Isgoyska KM4 ee Muqdisho halkaasi oo uu ku geeriyooday qof rayid ah haweeney kale oo goobta maqaaxi ku gadeysana ay ku dhaawacantay. Dad goobjoogayaal ahaa ayaa Shabelle u sheegay in qofka rayidka ah ee halkaasi ku dhintay markii rasaasta ay bilaabatay uu isku aadiyay ama uu isku duubay askari kale oo rasaasta loo waday taasina ay keentay in halkaasi uu ku nafbaxo qofkii rayidka ahaa iyadoo meydkiisu uu in mudo ah goobta yaalay mana jirto cid ilaa iyo hadda isweydiisay. Wali xaajadu wey sii socotaa waxaana magaalada isku ugaarsanaya askarta dowladda oo xiligaan dagaalkoodu aad moodo in uu kusii faafayo xaafado kale oo magaalada Muqdisho kuyaala, iyadoo oo aan arintaasina wax talaabado ah aysan ka qaadin dowladda KMG. Waxaa hubinti ah in isbitaalada Magaalada Muqdisho xiligaan ay jiifaan dad shacab ah oo ku dhaawacmay iska horimaadka magaalada Muqdisho kudhexmaray ciidamada dowladda kuwaasi oo ay ugu dambeeyeen kuwii ku dhaawacmay israsaaseyntii askarta dowladda ku dhexmartay degmada Hodon. Israsaaseynta dhexmartay ciidamada dowladda KMG ayaa waxa ay saameyn kuyeelatay qoysaska danyarta ah ee kunool magaalada Muqdisho, iyadoo durba barakac ay bilaabeen qoysaskii ku noolaa guryaha cooshadaha ka sameysan ee kuyaala Fagaaraha Taratabuunka halkaasi oo ay ka taagantahay xiisada u dhaxeysa ciidamada dowladda. Qasaaraha soo gaaraya dadka shacabka ah iyo israsaaseynta ciidamada dowladda ku dhexmarta Muqdisho, ayaa ah fariin soo noq noqotay oo dhiig xambaarsan oo kusocota Madaxda dowladda iyo qeybaha amaanka ee gobolka Banaadir, waxaana hadii aysan jawaab ka bixin ay keeni kartaa in Muqdisho looga cabsado loogana barakaco falalkaan ay isku dagaalayaan ciidamada dowladda KMG. Ciidamada colaadu ay u dhaxeyso ee Muqdisho iska horimaadku uu ku dhexmaray ayaa waxaa ku jira ciidamo lagu soo tababaray wadamo dhowr ah oo dalka dibadiisa ah kuwaasi oo loo soo tababaray in ay ilaaliyaan amaanka dadka shacabka ah, balse xiligaan oo ay Muqdisho joogaan waxa ay ku dhexdagaalamayaan dadkii shacabka ahaa. Waxaa jira dad su’aalo badan iska weydiinaya sababta qeybaha amaanka ee dowladda KMG ay wax uga qaban la’yihiin is ugaarsiga haatan ka soo dhex cusboonaaday askarta dowladda iyo dhiiga maalin kasta ay ka daadinayaan dadka shacabka ah ee loogu talagalay in ay amaankooda sugaan. askar isku sheega ee ka socdo kmg waa ex moryaan la isku keeney walee. maxey nabad dhaliyaan ayagaba laga joogi la yahay.
  8. TIKA's coordinator in Somalia Abdulahad Kokdagi said that they held a meeting with Somali officials to prepare a report regarding what was required to restore roads in Mogadishu. Roads in Somali capital of Mogadishu will be restored by Turkish Cooperation & Coordination Agency Administration (TIKA), Highways Directorate General, Turkish Red Crescent and Istanbul municipality. Speaking to AA correspondent, TIKA's coordinator in Somalia Abdulahad Kokdagi said that they held a meeting with Somali officials to prepare a report regarding what was required to restore roads in Mogadishu. "We have launched a comprehensive restoration work. Roads will be asphalted and restored," he said and added that roads would also have lighting system. Somali Vice Transportation Minister Sidov Ali Nor said that they were grateful to Turkish government and people. This is best thing a Muslim country can do for another but serious what's the catch ?
  9. Only place in the world . People having good time while they got artillery fire on the other side of town.
  10. Carafaat;773782 wrote: Why not in public? You want to make you family look bad ?
  11. This might bring new bloodshed to the region. Good for habaland ,but question is how will they bring down the fire when the oil is set on fire ?
  12. One doesn't have to denounce his/her qabiil publicly. You just have to distance you self from thier political objective. Even if you dennounce it, you stil known for it. All you can do is , stay away as far as you can.
  13. Garoowe: (Sh. M. Network) *Maamulka Puntland ayaa sheegay in deegaano ka mid ah gobolka Bari laga qodayo Ceelal laga baarayo shidaalka. * C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole oo la hadlay Idaacadda BBC-da ee laanteeda afka Soomaaliga ayaa waxa uu sheegay in xiligaani si rasmi ah deegaanada Maamulka Puntland uu u bilaabi doono qodista ceelal laga baarayo Shidaal. * Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in goobaha laga baarayo Shidalka ee laga qodayo Ceelasha ay tahay deegaan ku yaala gobolka Bari ee Puntland oo lagu magaccaabo Dooxada Daroor, wuxuuna intaasi ku daray in tan iyo markii uu qabtay xilka Madaxweynenimo ee Maamulkaasi uu qorsheystay in uu bilaabo qodista Ceel-laga baarayo bartoolka. * Faroole ayaa waxa uu intaasi ku daray in arintaani ay faa’iido wayn u tahay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku sugan deegaanada Maamulka Puntland, wuxuuna dhinaca kale ka hadlay ammaanka deegaanada Maamulkaasi oo uu sheegay in sidii hore uu kasoo reynayo. * Ugu dambeyn ayaa Madaxweynaha waxa uu sheegay in Ciidamada Maamulkaasi ay gacanta ku dhigeen dad badan oo lala xiriirinayo ammaan dari kuwaasi oo uu sheegay in qaarkood ay qirteen dambiyadoodu halka kuwa kalena ay wali ku jiraan Xabsiyada deeganadaasi. Walee sheeko cusub timit , after dispute with oil company or internal fighting takes place. you can guess the out come.
  14. Are you looking to resign your post ? Y you want to do that ? Your qabiil represent your family lineage
  15. RaMpAgE;773592 wrote: That is one hideous design, where do these people get their awful designs? Anyways, for 85k I would prefer this or or Looks nice and affordable but they don't come with security and peace two bad
  16. 11 January 2012 Last updated at 19:42 ET By Helen Briggs Health editor, BBC News website Web addicts have brain changes similar to those hooked on drugs or alcohol, preliminary research suggests. Experts in China scanned the brains of 17 young web addicts and found disruption in the way their brains were wired up. They say the discovery, published in Plos One, could lead to new treatments for addictive behaviour. Internet addiction is a clinical disorder marked by out-of-control internet use. A research team led by Hao Lei of the Chinese Academy of Sciences in Wuhan carried out brain scans of 35 men and women aged between 14 and 21. Seventeen of them were classed as having internet addiction disorder (IAD) on the basis of answering yes to questions such as, "Have you repeatedly made unsuccessful efforts to control, cut back or stop Internet use?" Specialised MRI brain scans showed changes in the white matter of the brain - the part that contains nerve fibres - in those classed as being web addicts, compared with non-addicts. There was evidence of disruption to connections in nerve fibres linking brain areas involved in emotions, decision making, and self-control. Dr Hao Lei and colleagues write in Plos One: "Overall, our findings indicate that IAD has abnormal white matter integrity in brain regions involving emotional generation and processing, executive attention, decision making and cognitive control. "The results also suggest that IAD may share psychological and neural mechanisms with other types of substance addiction and impulse control disorders." Prof Gunter Schumann, chair in biological psychiatry at the Institute of Psychiatry at King's College, London, said similar findings have been found in video game addicts. He told the BBC: "For the first time two studies show changes in the neuronal connections between brain areas as well as changes in brain function in people who are frequently using the internet or video games." Commenting on the Chinese study, Dr Henrietta Bowden-Jones, consultant psychiatrist and honorary senior lecturer at Imperial College London, said the research was "groundbreaking". She added: "We are finally been told what clinicians suspected for some time now, that white matter abnormalities in the orbito-frontal cortex and other truly significant brain areas are present not only in addictions where substances are involved but also in behavioural ones such as internet addiction." Interesting findings , this might be something Somalis should watch out . We have large numbers of internet addicts
  17. Where are the list of candidates running for the golden seat 2012 after Sharif is gone ? They should start their campaign early as many nations do. If they want to be fair and democratic , what they need is to allow people in all sides to know the candidates a head of time . Will there be voting taking place ?
  18. uchi;772757 wrote: Is it just me or did people look much better back then? both the guys & girls...Maybe this is why I also hate Somali music...it just reminds me of bad memories of Somalia. People back than had peace and stability . They look happier.
  19. walaalkis

    How long

    Bluelicious;772752 wrote: I wouldn't know how long I still wanna stay in the west. As long as there is no 100% peace in Somalia and further economical developments there is no reason for me to go there and risk my life? Maybe when there is no clan wars anymore (it's unlikely that will ever happen). Good point . We out of luck with tribalism. We feed on it on clan wars is sort of Somalia Hollywood entertainment . As far of staying out from somalia , you better make sure you have a good retirement in plan or else retirement home.
  20. Wait for another 10 years or so , these states will have tiny state within them .
  21. walaalkis

    How long

    That's exactly what most people want to have. Only problem with such life is no security. We are not meant have stable lives within our country.it will bother our neighbors Ethiopia and Kenya . We can't even invest in our own country while we have businesses in many African countries
  22. walaalkis

    How long

    You plan to stay in the west ? Or any other country that's not homeland .. After observing the life of western civilization , it's depressing. Example 25 yrs plus mortgage 8years car payment and all other materials that carries debt they accumulate over the years . Life is not about paying debt and make rich banks richer but a balanced life . They can't miss one of work or they end up becoming alcoholics and drug addicts. There's no faith in their daily lives. There are advantages, more than one has in Somalia. I gonna ask does one appreciates western life style ? All about making money...