Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. lool@Baldy. niyoow it is Yuulka. lol niyoow malistar the nights are too long for qoslaye. he can't sleep. farah sakiin is calling him every minute and he keeps saying i am working on this. Yuulka is not even threatened. Yuulka knows how damjadiid works and he wants to destroy it because they are obstacle to somali progress. tell your uncle qoslaye to stop being obstacle to country and not to waste time protecting corrupt individuals. this should be about Somalia and not defnding an ally or a friend. goverment business is not personal.
  2. Yuulka doesn't care anymore. he is indirectly saying qoslaye is not wadani and a coward who is not doing his job. loooooooooooool. interpret this facebook reply how you want. lool. I see Yuulka is doing his job and is telling corrupt politician to stop caring only for their interests. lol
  3. War Deg Deg Ah:- Ethiopia Oo Qeyb Ka Noqotay Khilaafka MD Xasan Iyo C/weli Sheekh Iyo Warqad Canaan Ah Oo Lasoo Diray iyo Xarunta Villa Somalia Oo Caawa Kacsan… October 26, 2014 - Waxaa Qorey : abdiwahab mohamed - Wararka soo Gaaraya Goor dhow xafiiska warqabadka ee shabakada Allwarka ayaa sheegaya in Warqad ka soo baxday Xafiiska Ra’isulwasaaraha dalka Ethiopia ay soo gaartay Xafiiska Ra’isulwasaare C/weli Sheekh Axmed ee Magaalada Muqdisho. Waxaa lagu soo waramayaa in Warqada ay ku qorantahay Amar ku socda Ra’isulwasaare C/weli oo ku aadan inuu ka laabto go’aanka uu Wasiir Faarax C/qaadir xilka uga qaaday, waxaana la Tilmaamayaa in warqadaasi ay Dowlada Ethiopia ku hor istaageyso Isku shaandheynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia. HALKAAN RIIX EE KA DHAGEYSO Nuqul kamid ah warqadaasi oo soo gaaray allwarka ayaa waxa ay uuuqornaa sida tan : Dowlada Ethiopia marnaba uma dulqaadan doonto in xil ka qaadis ama bedel lagu sameeyo Faarax C/qaadir, haddii arrinkaasi aadan ka laaban waxa ay siyaasadu cagta la galeysaa mid ay Ethiopia kula laaban doonto kalsoonida ay u heyso Dowlada Somalia, waxan cadeyneynaa in Faarax C/qaadir uu yahay mas’uul kaalin ku leh hanaanka Siyaasadeed ee Somalia waana lagama maarmaan in Isku shaandheynta laga laabto, Faaraxna xilkiisii hore lagu soo celsho” Waxaana Sidoo kale qoraalka warqada kasoo baxday Xafiiska Ra’isulwasaaraha Ethiopia ayaa waxaa kamid ahaa ”Ethiopia dano gaar kama laha Somalia balse waxaa sharaf u ah in Somalia dhowr sano kadib ay hesho dowlad lagu naalooda waana lama huraan inay la socto Siyaasadaha Somalia, Amniga iyo horumarka ka taagan Somalia” Hadaba Warqadaani Qworaalka ah ayaa waxa ay imaaneysaa iyadoo Khilaaf baaxad wey uu xiligaani ka dhex taagan yahay Madaxweyne Xassan sheekh iyo Ra’isulwasaaraha dalka C/weli Sheekh Axmed, waxaana la Tilmaamayaa in sidoo kale ay jiraan Warqado kale oo kasoo kala baxay Ugandha, Jabuuti iyo Burund oo gabi ahaanba ku socda Madaxweyne Xassan iyo Ra’isulwasaare C/weli kuwaasi oo la aaminsan yahay inay iyana ku qoran yihiin Canaan labada Mas’uul ku socta laguna doonaayo in lagu qaboojiyo Siyaasadaha kacsan ee xiligaani ka taagan Villa Somalia. Waxaa la aaminsan yahay haddii uu sii socdo Khilaafka Labada Mas’uul inuu saldhigan doono bur-bur Dowladeed iyo inay lunto Kalsoonida Somalia kala dhexeyso dowladaha caalamka intooda kale. Dhanka kale aqalka madaxtooyada ayaa caawa kacsan xaaladiisa iyadoo lagu soo waramayo in caawa la gudoonsiiyey lacago iyo baabuuro aan karin xabada kuwaasoo laga dalbay wadanka turkiga oo soo marin doona dalka imaaraatka carabta. Iyadoo mooshinka ay kusoo biirtay dowlada itoobiya oo iyadu rabta in xilka laga qaado reysal wasaare c/weli oo siyaasad ahaan ay aad uga soo horjeedo, waxaana lagu heystaa reysal wasaaraha inaanu diyaar u aheyn inuu dhag jalaq usiiyo amarka dowlada itoobiya ee ku aadan inuu uhogaansamo madaxweynaha uuna si deg deg ah ula heshiiyo. Iyo inuujoojiyo isku shaandheynta uu kusameeyey Golaha wasiirada. Wixii faahfaahin ah ee kusoo kordha warkaasi kala soco allwarka.com
  4. Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka heleyno dhanka Villa somlia ayaa sheegaya in kulan caawa halkaasi ka dhacay uu sababay heer gacan ka hadal ah. HALKAAN RIIX EE KA DHAGEYSO Wararku waxa ay tilmaamayaan in kulan wada hadal ah oo Villa Somalia loogu qabtay Madaxweynaha dalka iyo Ra’isulwasaare C/weli, waxaana la soo warinayaa in kulanka banaanka looga saaray wasiiro iyo xubno ka tirsanaa Baarlamaanka oo loo aqoonsaday inay Ololinayaan Siyaasada adag ee xiligaan ka dhaxeysa labada mas’uul, waxa uuna kulanka noqday mid lagu kalakacay islamarkaana sababay gacan ka hadal.
  5. niyoow Yuulka got balls. he is dismantling damjadiid project piece by piece. haha. The HAG thought they were going to get a little puppet like Saacid, but after Saacid who was loyal to them was thrown out, Yuulka thought hard and said to himself, which one is better? get humiliated while licking the boots of HAG or stand your principles, use you power and move the country forward? he chose latter niyoow and that is great. HAGist Damjadiidsts don't understand loyalty. they humiliated puppet Saacid who was most loyal to them loool. Yuulka is another breed and doesn't care about these corrupt animals in Villa Somalia. he wants to keep moving the country while qoslaye only wants his cousins and nephews like Ganjab steal money. this is good niyoow. Yuulka is heading in the right direction niyoow. I wish he did this a year ago.
  6. You know who Puntland is going to side with. Yuulka must be supported in order to bring down qoslaye and his HAGist Damjadiists. loool/ yuulka is giving qoslaye hard time and Puntland will support Yuulka all the way.
  7. Xarunta Madaxtooyadda Puntland ee Caasimadda Garoowe ayaa waxaa daqiiqaddo ka hor ka furmay shir uu gudoominayo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng C/xakiin Cameey. Shirkan ayaa waxaa ku suggan inta badan Golaha Wasiiradda,waxaana la filayaa in laga soo saaro aragtidda Maamulka Puntland ay ka qabaan khilaafaadka ka dhex-qarxay Madaxweyne Xasan Culusoow iyo R/wasaare C/weli. Dawladda Federaalka iyo Puntland ayaa la wada xasuustaa bartamihii Bishii Oktoobar inay wada saxiixdeen heshiis ka kooban 12-Qodob,waxaana la filayaa labada dhinac inay ugu baaqaan inay ka heshiiyaan khilaafaadka u dhexeeya,iyadoo la saadaalinayo inay si dadban u taageeri-doonaan Reysalwasaare C/weli oo colaad qaas ah loo qaaday,kadib markii Puntland heshiis la soo saxiixday,iyadoo Kooxda Damjadiid aysan dantooda ku jirin Soomaali inay heshiiyaan.
  8. fawdo.com looool. qoslaye loves fawdo qas and destruction niyoow. ofcourse he will reject anything that doesn't serve his interest. it is time for him to go. why is farah such an important person for him? why is it about his own interest? what about the interest of the country? meeshaan mogadishu goverment is finished niyoow. bring the popcorn niyoow. this game is getting interesting. lol.
  9. Wasaaradda Dastuurka iyo Cadaaladda ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday hawlo la xariira dhanka Dastuurka iyo waliba sidii Garsoorka loo hoos keeni lahaa wasaaradda arrintaasi oo ay ka dhalatay murran soo dhexgalay Guddoomiyaha Maxkamada sare iyo Wasiirka. Waxaa jira warar sheegaya in xubnaha ku dhaw dhaw Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud ay si weyn xiligan ugu mashquulsan yihiin sidii loogu sii gogol xaari lahaa sidii ay saameyn ugu yeelan lahaayeen hay’adaha la filayo inay ansixiyaan Baarlamaanka soo dooran doona hogaanka cusub 2016. Arrintan ayaa la xariirta in ay sii yaraatay rajadii laga qabay in shacabka ay wax doortaan 2016. damjadiid wants to stay and keep power forever. they are already laying foundation for that thing. until they are forcibly removed they will do their moves niyoow. Damjadiid now wants to target the Yuulka and we will see where that ends.
  10. It means little niyoow. The guys is still a minister and Yuulka didn't have the balls to fire him. Why is Farah is even a minister? what are his qualification that he has to be kept in place? but it is still good to watch qoslaye's power is shrinked 10%. what will he do now?
  11. <cite> @Bluelicious said:</cite> Sister you're still young don't make yourself old. Whatever happens never lose hope in yourself and God. Be patient as whatever is destined for you will happen and will not miss you. Never put an age and time on wanting to get married as in doing so you're sabotaging yourself and setting yourself up for failure which is a recipe for disaster. Sometimes people forget that things don't happen on our time but on God's time. You may for example want to get married at 26 that's your chosen time but the destined time from God could be 28. Always trust God as he knows best what we need and has our best interest. You may dislike something which is good for you and like something which is bad for you. If marriage is indeed destined for you then you must know that 50000 years before the sky was introduced to the sea God wrote down your name next to your future husband. So in order to find him you will need to work on your relationship with God. There's alsways room for improvement and inshallah the right person will come in to your life at the right time. By connecting with God he will guide you to the right path in meeting that person as only he knows who that person is and where they are. People tend to forget this. People could go to many places and meet many people but still not meet the one because he/she isn't there and they couldn't know that before hand. A time waster lives in the present and only thinks of having fun and getting his desires met by wanting intimacy. Marriage isn't included in his long term goals and therefore will not want to contact your wali but instead keep things a secret. A serious prospect not only thinks of the present but also his (near) future. His long term goals includes marriage and when he's serious about a woman he does things the right and halal way by contacting her wali. Which shows he doesn’t wanna play with the woman and respects her. The fastest and easiest way to know whether a man is serious about you is; does he want to contact your wali. If he comes up with excuses or doesn't want to that's a red flag get rid of him. Hopefully this was beneficial to you. Keep your head high, keep smiling and do you as you are on the right track for finding mr right Mashalah. you are full of wisdom Blue.
  12. in era where somali women are marrying chinese, you are rare breed for drawing a line in the sand and saying you want to marry somali men. you are a good woman. i don't think it will be that long before you find Mr. Right. finish your school and you will see him knocking on your door. that is my cents.
  13. While AMISOM rapes refugees one by one, and qoslaye targets Puntlanders in Mogadishu with assassinations, robbery and chasing their savy business people out of Mogadishu because of fear of competition, Puntlanders are doing everything they can to help their brothers in need. Puntland goverment has been asking IC community and anyone who can help to help the poor barakayaal from South Somalia who call Garowe home. Today, Puntland goverment was successful in securing a good project for their Somali brothers from South Somalia who live in Garowe. This what dignity and respect means, not rape and assassinations. This is the difference between a criminal gang in Mogadishu and a functionining state that all Somalis should be proud of. Hay’ad laga leeyahay dalka iskutaga Emarat-ka oo kaalmo lacageed gudoonsii danyarta magaalada Garoowe (Pi Garoowe) Hay’ad lagu magacaabo Shaariqa Al Qayriya oo dalka Dalka iskutaga Emarat-ka uqaabilsan gargaarka dibada ayaa kaalmo lacageed u qeybisay dad danyar ah oo laga soo aruuriyayy Xaafadaha iyo Goobaha Barakacayaasha ee ku yaala magaalada Garoowe. Dadkaan oo tiro ahaan gaarayay 1060 ruux ayaa Loo qaybiyay deeq lacageed oo ah sako oo dhamayd labo boqol lix kun iyo kontan doolar oo doolar oo ka timid Jimciyada SHaariqa Al Qayriya. Qeybinta kaalmadaan lacageed waxaa ka soo qayb galay Wasiiro katirsan Dowlada Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe Iyo qaybaha Culimada. Qof walba oo kamid ah dadkaan ayaa hay’adu waxay siisay lacag Dhan $250 oo loogu talo galay in looga farxiyo oo ay nolashooda ku hormariyaan. Maxamed Cabdulaahi Cabdulle oo ah Madaxa Muasasada Alminhaaj Puntland ayaa sheegay muhiimada ay u yimaadeen Jimciyada shaariqa Al KHayriya in ay tahay Dhiiiri Galinta Iyo Waxtarka dadka Tabaalaysan Mu’Aasasada Alminhaajna Ay u taagan tahay inay u doonto bulashadeeda wax walba oo ay wax ka dheefayaan aakhiro iyo aduunba . Sayid Maxamed Xamdaan Oo ahaa gudoomiyaha hay’adaan ayaa ka mahadceliyay sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyay Puntland, wuxuuna si khaas ah ugu mahad celiyay Mu’asasada alminhaaj , Isagoo balanqaaday in ay sii wadi doonaan wada shaqaynta u bilaabatay Minhaaj Iyo Shaariqa Al Khayriya . Dr Cabdicasiis Cartan oo la socday hay’ada Shaariqa ayaa ugu baaqay Dadka loo qaybiyay deeqdaan sakada ah Inay ku samaystaan Ganacsiyo Kala duwan Si ay faaiido uga dhaxlaan. Wasiirka wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska dowlada Puntland Aniso Cabduqaadir Xaaji Muumin Ayaa ugu baaqday Masuuliyiintii ka soo qaybgashay kulanka in haweenka loo sameeyo Xarumo Ay Wax kubartaan Dumarkuna ay san ahayn kuwa la dulmiyo waxayna tiri,” Waad aragtaan dadkaan %99 waa dumar waxayna ku tusinaysaa sida dumarka loo garab taagan yahay waxayna dumarka ugu baaqday in diintooda ku dhaqmaan islamarkaana laysku xirnaado Wasirka cadaalada iyo arimaha diinta dowlada Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay inay Puntland yimaadaan masuuliyiin kasocda Jimciyada SHaariqa Al Qayriya Ee Laga Leeyahay Dalka Emarat-ka Carabta wuxuuna sheegay in ay dhan kooda dowlad ahaan soo dhaweynayaan.
  14. The small hills landscape that Nugal State is famous for looks stunning when it rains niyoow. Tis the rainy season niyoow. Come visit Puntland. This is just outside Garowe niyoow.
  15. trucks are stuck everywhere. people are stranded. Barwaaqo. Barwaaqo.
  16. adigu head of state kuu yahay ee ii raaxayso niyoow I am not with you on that one. lol if qoslaye had his way, Yuulka would not be visiting Puntland today. Qoslaye is stuck with Yuulka because he is having hard time firing this guy and the international community is watching. he can't fire every prime minister because he played his cards already. so Yuulka is enjoying little freedom but qoslaye is buring inside and is pissed as hell. talk with anyone. having told you that, I don't think Yuulka means anything to Puntland anyways. he is just there to relax and get away from the HAG bombings and threats everyday. this goverment is desperate to start talks with Puntland but Puntland is drawing a sand in the line. All compalints must be addressed fully or they will stay persona non grata forever as far as Puntland is concerned. We are moving ahead with development projects niyoow. this train is not stopping for anyone.
  17. Yuulka in deep discussion with Puntland. Qoslaye is isolated.
  18. as i predicted, dunker is murdered.