Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. Q: Maxaa tiri? A. Faruuroow reer Canada luuqooda maxaa ku geeyay miyaa sheekada?
  2. Originally posted by NinaNC: KK ilaahey haku soo hunuuniyo adiga iyo odeyaashaan meesha isa soo dhigey. :mad: How dare you aad odayadaan siibadooda iska furmeyso iila barbar dhigtaa? Sheemo! I am enjoying today...It somehow sounds so much better than the original...Ala maxaan hees saan rabo ula heesay... ***Tuts my barreh, rape me in my thighs***
  3. I am home this Ramadan, yey me! For some odd reason, I always find it easier when working, cuz by the time I get home and prepare afur, there's hardly ever any time left...I don't know about this Ramadan, staying home all day with the long summer hours...Aloow inoo wada fududee... Hala'is cafiyo reer SOL...
  4. Kool_Kat

    Tahriib

    Originally posted by Johnny B: walahi hadaad dhumato waa xaal.
  5. LOL@Ajaaja...Intee ka timid sheekadaas? You're not one of those reer North guys who just throw reer-Xamar phrases around like xanjo daandeey are you?
  6. WHAT IS THERE LAGU NUURSANAAYO? Dhoocil aan aqoon si loo niikiyo, or dhuuboow dhaadheerayaasha sidii sanabka gadaashooda utaagan? You call that nuursi, ayeeyo? Nagadaa hee ayeeyo! More like shactiro... EDIT: NNC, Che canjeeradiisa dhig, wiilka waa il kulul yahay...Malawax xalay naga haray aan ku siinaa...Minasubaxaan maa wax dafoow lasoo toostay? Jimco waaye day...
  7. Allaha unaxariisto isaga iyo intii gacan ka xaqdaran ku dhinta...
  8. LMAO @NNC, tell us about kuwaa aragtay nooh si looga discuss gareeyo!! Sakhajaan!!!!!!!!!!!!! Ma aragteen idinka kuwa (gabdhaha) geesaha fadhiyo excitement kooda? In loo nuuriyo ee rabaan kuligood...Kuwaanoo kale waa kuwa guryaha lagu celceliyo, oo hadey irida qashinka tuuraayaan xataa karbuuno laga daba qaato...Laasiman meel loogu xoqxoqo iney keensadaan...
  9. OMG! Since I've seen this video a few days ago on FB, I can't stop singing that effin' song "Bend Ova, Bend Ova, Bend Ova"...Just last night, I was making malawax while singing it... :eek: Damn...War waala ilabaxay dhaafa dhoocilaha haniga raaxeystaane... It was shocking to me, I guess cuz the responsibilities that comes with wearing the Xijaab...Had they been wearing batty-riders and tank-top, I wouldn't be as shocked; laakiin xabaayad iyo xijaabaa? Waa wareey! I think it'll make a great Snoop Dogg movie called 'Hijabis Gone Wild'!!!! Ps, just cuz the song goes 'bend ova' doesn't really mean they have to...I wonder what they'll be doing had they danced to Lady Saw's tune? **Bend ova, bend ova, bend ovaaaaa**
  10. LOOOOOOOL@pic 4! Toloow sidey dhulka uga kacee hadii dagaal loo diro? Or the safety of the fighters lagamaba fikirin? Alaahu Akbar!
  11. Old school reggae waaye oo roob kusaabsan! Hadaba hadaa intaas kuseexan karin adi lee waaye, ani mugoo waa seexday...
  12. Nina, hees aan kuu haayo, inta hadaan kusoo dhajiyo in SOL la'iga buriyo aan ka baqaa... JB, Marvin Sease rageedii waaye...Candy Licker is one of the songs I used to write-out as a teenager afIngiriiska ku cusub yahay! :eek:
  13. Originally posted by NGONGE: KK gives an ultimatum and says if the faith means following a certain group, consider her out. Wait a minute!!!!! When the hell did I say this waryaa? War ayaamahaan SOL iyo masabidaad maxaa lakala siiyaa? War yaadahee! Nagadaa dee NGyoow sheekada aad xawaajiya iyo filfisha noog dareyso... As for the chick who's losing her faith, naa ka kac dheh, ilbaxnimadeeda iyo wexey barateyba meelahaas hakula dhacdhacdo...Women's rights lagu yeh, taasoo kale ninaa kajajabiyay... :mad:
  14. Haatu, sorry...I feel like inaa luuq kugu helay adoo dugsi ulugeynooyo oo cambe wato...Laasim marka inaa cambaha kaa baado nooh! Waa igu fahantay laakiin...Sheeko waa xirantahay... Back to the topic, maxaa tiri: KK: Xabad madhihin, dhihinamaayo, balo idin dhahdee, wajiyadiina iga leexsha aad mudo sabiib burjiko geeskeeda ku qalalay...
  15. Haatu, shukaasigaan caatada ah aad moodo nin jiis ohoo kabo sookal ah loogaliyay maa naga deysid? War take the jalaato offer, ee wilibo sug intey xoogaa jalaatada kadhalaaleyso si aad hadhoow gacanteeda, by accident, ugu tisqisid...Markaas adoo shock-gii aduunka isku ridaayo dheh 'sorry, sorry abaay keen keen' *while licking it off of her hand*...Naga daa yaaqo, shukaansi 101 maa hada inta kuugu qoraa hadana? Kir iyo kud wilibo! NNC, gyal he's mi yute zeen, go easy on 'em...Jalaatadaad horay haka ceshan ee sug...
  16. Marka two posts before my post kaliya miyaan aqriyaa? Maxaanse kaftan ka dhigay? It just boggles the mind how every action, however wrong, of xayawaaniintaas is justifiable, that's all...
  17. Maaddeey, maanta sheekada saxaabadii majoogto ee wexey joogtaa miyaa kuwii Amisom troops kaba Somali bey dhameeyeen marka a taste of their medicine hala siiyo miyaa? Anaga maalinba meel noo jeedi! Be man of your words walaalkiis, shalayba waa dheheysay qofaad jeceshahay qaladkooda kuma difaaceysid (or something to the tone)...
  18. ^Waligey saan uga naxay waxaa qortay uma maleynaayi inaan SOL wax aan ka aqriyo uga noxo...No worries dear, raali iyo nus baan ahay... NNC, they won't stop til they reach Solomon Islands, as they promised...Hadeyse aduun isku soo jeedinayaan...Alow kuwaan wax naga qabto noo sahal...
  19. Horta, can someone let me in on the caanaboore joke? I doubt Nina, too, knows the story behind it! As far as we know, only the privileged baa cabi jiray iyadoo baraf lagu riday oo qaboow... Haatu, adi maba lagula hadlin, seef labood inaa tahay kuguma ogeyn, ma NNC baa kaa waleysa?
  20. ^Subxaanalaah, indhaheygoo shanta ah maa hadana i masabidee? Intee ku dhahay 'ilaahay caadil ma'aha', please itus? Iyaah! Afka wax la'isku galiyaa waa maqlay laakiin tan waa iidhineed walaashiis...The initials KK fartaa kaa daftaan umaleeyaa...Waa wareey!
  21. Juxa, publicly you say? 'I hate AlShabaab' pink t-shirt keyga ma'arag I guess? Maxaa laga baqaa? Tii alle meel kastoo lajoogo lama gafo, laakiin intuu afkaan igu yaalo kuwaas lagama yaabo inaan amaano!
  22. Originally posted by Dhubad.: Indeed, dadkaan way la fogaatay, nacaybkay Al-shabaab u qabaan waxaan kacabsanaa inay diinta ogabaxaan! Diintee? Hadey tahay midey AlShabaab wataan, count me out...
  23. Maaddeey, would Bakaaraha made any difference? Ila soco yaah, haduu been noo sheegaayo Cawaale, simply Bakaaraha soo sheekada inoogama dhigeen? Wixii lagu yiri uun buu inoo sheegay ee maxaad u xagxagan? Naga daa hee, ee kadaba har igaarka...This is coming from a sister whom you claim to love and loves you back! (let's hope AlShabaab lee intaas ineysan aqrin) Talo qaado...
  24. Kool_Kat

    Old Man

    Getting to know each other I see? Haatu, NNC wexey utaagan tahay hadaad ogaan leheed Nimco iyo Naciimo midnaba madhahdeen, adoo dhoola caseynayo lee lagu arki lahaa everytime you see that nick... Oh yea, odayga waa rageedii!!!!!!!!!!!