
Kool_Kat
Nomads-
Content Count
6,417 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kool_Kat
-
^'Say Walahi' groupka maa igu qaldeysay? Originally posted by Oz: Ps; kk xisaabteydi DHL igu soodir noh. Niyada is way faster than DHL...Teeda kale abkey dhuuni (Showqi camal) aa meelaha buuxo hadey DHL iyo Xaaji Dhuuni Dhadhamis Delivery lagu soo diro...
-
Originally posted by Haatu: 8 hrs at least. I wouldn't be able to work if I didn't get that. Anoo dhadhacaayo baan guriga ka baxaa when I get less than that. Ciyaal maamo waaxid! Six or seven hours is plenty for me, specially since after the kids...I don't think I've ever slept longer than nine hours...I remember my college years (hmmmm ), three hours of sleep were more than enough...Sometimes catching up on my sleep at my part-time job helped...Good ol'dayz...
-
Originally posted by MZanzi: Boby saan maa sxb kunahay qofta KK marke iboobsiineysay xaad yac iiga dhihi weysay Shimee ku boobsiiyay bisinkee? Yaa marqaati kuu ah markaan ku boobsiinaayay? BOOOOOOOOOOB, la hadal igaarkaan? Masidaad baa rabtaa inaan aroos kugu dhigo? BOB wili dheel dheel uu wadaa iyo biyo firdhis sidii gabar hindi ah oo barkad agteeda lugu shukaansanaayo .... Tuujiye, one of these days KK wey suuxday sidey waxa aad qorto ugu qoslaysay hadii lagu dhoho, isbitaal bill keyga korkaaga ka helee ogoow...Walahi caadi matihid!!! NNC, dagaalka maxaa waaye adi aad luuq kasto lataagan tahay? Mar Tuujiye ku bood, mar Bob ku bood, mar Canjeex ku bood, wah! Bood bood badan baroor aa ka dambeyso ee maa joogtid?
-
Originally posted by Canjeex: How generous of you walashis! Laakiin waxa fahmi waayey, hadiiba sheekada niyo lee tahay, why ukala reebee, canjeeradana iska soo raaci nooh, koob dheer oo shaah cadeesna kusoo dar, farxashana ha iloobin please Adi fiirihee, niyada wey daalneed wixii diyaar ah lee kuu niyeysan karay, canjeer(l)o diyaar meheen nooh...Sabaayad fadaasee? Shaahaagana Timmy's udoono...
-
^I made oodkac the other day, there's still some hadaa rabto waan kuu soo niyeesan karaa... Doolshe xataa waa laguug dar suubis ahaan...Canjeerada laakiin jeebkaaga waaye... GaroweGirl, abaay bahasha magaca ha uga dheelin 'cangeelo' ma'aha...
-
Fufu, baranbarooyinka Toronto camera shy waaye... Kuwa dhinicina ilbaxiin waayebo hadey TVga soo istaagaan...Najeynaa!
-
Ma baranbaro baa laga arkay telefishinka? WTF!
-
Wavin Flag- K'naan Feat. Guled Ahmed [Official Video, Somali Version]
Kool_Kat replied to Che -Guevara's topic in General
LOL @gashti...Guut guut saam u ge' hayay? Bob, excitement darteed inaa shig-shigoysid camal aan dareemooyaa, leesh? K'naan ilaahoow ku daa...Finally the flag I have wavin' on my car's window is a bit more familiar to many! Sidii Jumeykaanta aa waxaa i heyso inaa laba far kor utaago anoo dhahaayo 'BRRRRRRRRRRRRAH, BRAH, BRAH, BRRRRRAAAAAAAAAAAH'! He did all Soomaalis everywhere PROUD... -
Wavin Flag- K'naan Feat. Guled Ahmed [Official Video, Somali Version]
Kool_Kat replied to Che -Guevara's topic in General
Gulled siduu isku luxaayo aaba idishay! Iyaah!!! Bless K'naan for finally putting Somalia back on the limelight on a positive note! Now wave your flag, now wave your flag, now wave your flag...Si sharaf leh ululo calankaaaaaaaaaaa!!! Brazillllllllll all the way baby! -
Adi iisoo sheegbo sidey 2:30pm kugu noqotay? I have a feeling adiga iyo Tuujiye inaa Bob ka waashiin inaad rabtiin! Waa shakiyay ani...
-
^What? Maxaa ugu daran? Tuujiyaa dadka kawaalay, hada waakan maskiinkaan ugaaligiisa happy-ga isaga haa dhohooyo Dominican Rep maloo lugeyn karaa!
-
Originally posted by *BOB: Hada aniga intee ka keenaa lacag aan domeenikaan ribablig ku aado? mukhalas mala helaa taloow meequuna igu geenaa? maloo lugeen karaa? hadaan berri alaseey dhaqaajiyo oo aan socod boobsiiyo meeqo cawo iyo meeqa maalin aan u socohaa? Intaa ku arkaayay uma maleynaayo inaan saan ugu qoslay wax aad soo qortay...Qosol il gur ah saan u qoslaayay qalbigaaba i hurisay... Adi fiiri ha'is calool xumeyn, niyada khery usheeg, ani iyo Juxa aa kuu joogno...Ana inta aan sponsor ka xareynaa, iyadana xaga...Ani cunug iga dhuman ahaan inaan kugu xareeyo lee waaye, saa qof iga yeelaayo maleh wiilkaan yaroo dhabankiisa dhalaalaayo inaan isku qaboojiyay...Abaayo Juxa can get away with iney odaygeeda ahaan kugu keento!
-
Originally posted by Tuujiye: KK kaalay meeqo kaniini ambashaliini aa maanta kugu maqan? mise burkaanti aa ku quraacatay? Shakhfir baa lagu yiri Shakhfur iyo nus adaa ha, xaa ii jirihee oo waxaasoo dhanoo kaniini iyo burkaanti ii siihee maaladukaato yahoow wajigiisa moodid feeraha Fufu (yacni six-pack nooh)... Cambuulo aan ku casheeyay xalay nooh... Bob, Tuujiye faraha ka qaad, yarka ayaamahaan caadi ma'aha...Ciyaalka xaafada hadey ahaan leheed muu Dominican Republic tan ku qaadan lahaa? Wiilkaa waa tagay, waa tagay...
-
Tuujiye waa ka taalaa, xabad iskuma heysid...Directed iyo sponsored iyoba hadey sheekada maroyso, nagu kala wad waraa... Waa halkii LOZ, tacbaan!
-
Ar Juxaana waaloo sheekeeyaye Kismaayo yaaka celihaa Ar Tuujiyeena waa jisaarayee Bob yaaka celihaa Jijigjig ji ji jijigjig Shirib aan kawada just in case aad is weydiinoysiin waxaan ka hadlooyo...
-
^That's what I was getting at, but Lily baa meel iiga soo baxday...Waan sugeynaa shahaadooyinka bal...Hadii kale korkiina iga daya with my physics grades...
-
^No what you need is a good jimicsi... Allaha ku caafiyo... Lily, I think she was teaching kids! Here I was thinking if she can teach English, may be I could teach physics (which I got 53% in grade 11)...lol In all seriousness though, I thought you would need some sort of early childhood education to even get your foot at the door...
-
Ma'anaa heysto iyada, UK iyo macalinimadadooda lee layaabay, that's all...More power to her...
-
English/ESL teacher, I think...I didn't even bother to ask any details, as she had no qualifications to be a TA let alone a teacher! I don't even think she finished high school here in Canada...
-
I gave up on UK teachers when someone I knew, from Canada, who now lives in the UK told me she's a teacher now! :eek: Good Monday ppl...
-
Mental illness is increasing at an alarming rate amongts Somalis...Walahi, everyday I go to Weston/Lawrence area in Toronto, my heart just breaks seeing Somalida laamiga taagan oo kaligood isla hadlaayo, kuwo balwad ka tabarbadisay, even one selling her body just to get her next hit...The most shocking was when my younger brother told me that one day while eating at a fastfood joint in the area, the same lady begged them for money...Knowing she was a junkie, they said no...She showed a letter (yellow in color) saying 'walaalayaaloow Aids baan qabaa wax macunin maanta dhan ee wax aan cuno ii gada'!!! Ilaahay dadkeena dalka iyo dibadaba ha u maciino, aad baan u rafaad san nahay... The saddest part of it all is how some community centres get fundings from the government claiming to assist these individuals, and always fail to deliver...My sister wanted to put together a meeting/event with the leaders of these community centres and government officials, so such issues can be addressed...Soomaali maxaa ku taqaan hee, nearly qof kasto ey weydiiso support in putting together such an event turned her down...Some even accused her of wanting iney dadkaan qarxiso, ama mushaarkooda ey u aqoonsato!!!
-
Bob, qaraa hadana? Naga daa hee! NNC, saxiibtey hadaa tahay mansionka la'igu casumi lahaa iima qoonsateen...Maacaleesh laakiin ani iyo Bob cadde waan heshiineenaa...
-
Originally posted by Azizah: bas NNC I will take Bob and his wife, they will be my guardian angels:D Is this your way of finding out Bob uu xero ku jiro iyo in kale? Wife kuteh! *Still elevator eyeing NNC*
-
Originally posted by *BOB: quote:Originally posted by NNC: Kismayo waxa ka dhigtey magaalo laga maarmin! tuugo ma jirin K ka hor! NNC The only thing we are guilty of stealing is the girls' hearts...we can't help it if we are good at it and we don't offer no apology. KK...Adiga iyo familkaaga are WELCOME...mi casa su casa. NNC maa aniga iyo adiga na'isku keen direyso? The original offer 'mi casa su casa' stands, unless anther one, in writing signed by both parties, is reached...And I ain't signing shidh... *Stands in a corner giving NNC elevetor eyes (huruuf kor iyo hoos)*
-
^Eedo KK ha'iloobin inaa dalxiis ahaan ugu casunto yaah! Thnx Bob & Aaliyah. NNC, Kismaayo wax kasto aan ka sheego, laakiin Xalwo Kismaayo, ah' iga daa...Malaha sixir bey noogu dhex walaaqi jireen...