
Kool_Kat
Nomads-
Content Count
6,417 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kool_Kat
-
Mac Studio Fix haba igu soo hadal qaadina! I find it, specially in the summer, when I put it on (even if I get a shade lighter than my usual shade) it's perfect at first...Then after a couple of hours, it gets darker and darker...I now use Iman, nothing to be jumping up and down for either...Lately, I've been using a bronzer with minimal foundation (or none at all)...It gives me heathier looking and even skin tone, not to mention a natural glow too...
-
^Ma sidaa baa laguugu soo koriyay? Aad baan uga xumahay, aniga Somali culture ka aan aqaan, hade waa kii asliga ahaa, dumarka hadalkooda waa mid qiimo leh oo ey ragu dhageystaan...Hade aad baan uga xumahay hadii dumarkiina muufo dub uun ey kufiican yihiin...
-
^That failed country (as you say) has something the so called Somaliland democratic doesn't have! Is marji baan ku idhi waadhyee!!! Failed country ku yeh...Oo yaa inoo diiday inaan hadalno? So much for your democratic way huh?
-
^Aboowe, what business is it of yours whether or not I comment on this topic? As the great Somali saying goes 'maxaa kaaga shan iyo toban ah?'
-
Originally posted by NNC: Allahu Akbarul Kabiiraa! walxamdulilaahi Kathiiraa Bas bas bas, gacan iyo lug aan kuu taagay...Kan midigta xigo lee il gur haku fiirin, timo dheerahaaga muraayad ku fiirso!
-
War ninku war badanaa oo hadana hadalkiisu micno yaraa? What JB summed up in three words, Ooda did it in two paragraphs, carabtaag iyo iljabis...Najeynaa!
-
^No we are not the same! We, people of Somalia, are Somali, where as the people of Somaliland are Somalilanders... Che, is this particular episode an old episode you're seeing for the first time, or have you seen it before? ( )
-
Maxaa la qoslee?
-
^Motherly what? O'Lord here we go again! Markaad sida naagaha iila tirsan jirtay miyaa lagaaray? But then again, I should've known better, your kind of naagnimo is the worst, and I, alomst, always seem to forget to be a bit more understanding, since you seem to have a quarter of xiniinyo, by the way aad u gunuunactanto sida dhoocil caadada kasoo daahday... Niman kusheeg yada adoo kale ah aad bey sheekada iigu baxdaa, thus sidaa hooyanimadeyda oo meesha aan oolin aad usoo hadal qaado every opportunity you get...Now that's what I call a master of cheap shots at her, erm, I mean his best...
-
^Madaale, meelkasto waad carab dheertahay, madaashid miyaa walaaloow? Adaa kufiican in curfew SOL lagaa siiyo! How are you, dear lad? I wasn't trying to take a cheap shot (adoo kale anigu ma'ihi), I was just being logical, something you seem to lack (which seems to go out-of-the-window if it isn't to your liking )...
-
Originally posted by Haatu: How are the people supposed to get to their polling stations? Soo waa hore laguma dhihin Somalilandh wey duushay? Dee dadkeeduna wey duulaan, duh! On this so called 'election day', is everything else closed like schools, shaqo, suuqa adeega, etc.? How are people suppose to get to other places other than the voting polls? Hmmmm, meesha sheeko dheer kale baa jirta...Riyaale (Jr. Ala unaxarisaygii inna Siyaad Barre) waa u gashay!
-
What's there to take over? Soomaaliya yaanyoobaa?
-
Originally posted by Jacaylbaro: Kan bidixda xiga xoogaa wajigaa ku dheer, kan dhexe sisi bey Hindinimo iyo jilicnimo uga muuqataa (may be it is the hair)...NOW, kan midigta xigo!!! From his jaw line to how he's carrying his shoulder bag = XAAAAAX to the power of XAAAAAAAX!
-
MANSHA'ALLAH! MANSHA'ALLAH! MAAAANSHA'ALLAH! Allaha usiyaadiyo...
-
Canjeerada mida diyaarka ah tastes nothing like the real canjeero we were use to back home...Dee tan kalena waa in the night before qoosho si aad next day udubato...War idhaafsii, pancake, fresh strawberries and syrup beats any canjeelo any day! Unless, of course, it is canjeero iyo beer from Istar or Salama Hut...
-
Originally posted by Azizah: ^ Theres nothing wrong with eating tuna with laxoox.Since laxox/canjeelo is just bread. But adding tea on top of it that is yucky... But it would make a great baby food if you had a baby at the home lmao.. Excuse you! :mad: Babies are people too, and anything you say yikes, just cuz cuntadooda waaloo qooshaa, doesn't mean inaad iyaga siin kartid... Canjeelo is so overrated...Dhibka loo maro iyo sidey tahay isumaba qalmaan...Idhaafsii!
-
Originally posted by xiinfaniin: Keynaanka soo caanbixiyo calanka uu saaray Eebahay cizeeyoow markuu caalamka uu dhiibey Ee loo camiray goobta oow curadnimow heesay Cuqdad iyo ninkii ciilqabaa cay la gooniyahe Inta kale tahniyad caama iyo dira codkoodiiye Caqligaa kabiir laga noqdaa oo la citibaaraaye Waxaan caarid gelin baa jiroo laga cabsoonayne Ciza sharefle weeyoo ninragi ku camaloodaaye Cajamigu wakaa caashaqoo loo ciyaartumaye'e Inkastooy cakirantahay dawladnimo oo ciirsantahay jeerkan Waa calan jamhuuroo, dunida la citirafaaye'e Caan weeye taariikhda uu caalamkan yimiye Sayidkii cukaashaha ahaa markuu caabis diriraayey Timacade codkiisii markuu calanka saaraayey Ee uu kii kufriga caayey ee ciida gelinaayey Cawaalihii sameeyeyiyo raggii caalamkan kifaaxay Ee curiyey oo dhaliyeybaad ciriq wadaagtaane'e Cimrigiis jiryow khaatimaan kuu codsanayaaye Curudkii Magoolow eebahay ku callimi diinta Hadoo kale mid aan geerideeda maqal waxey oran jirta 'aabahaa w@s kaliya caay ma'aha'! Ma'aadan caayin cidna, runta qaarkeedse in lagu caayaa dhaanta...Ishaad katuurtay Xiinoow! Aloow kuu siyaadi...Intii kuu diidana, hade waa sida uu Che sheegay bacaadka iskeena markaad tiri, bey dharkaa naga wasaqoobaya ku marmarsiyoodeen...
-
^Isku mid maba aha ayeeyo...JB is behind by thirty three and half miles...Insha'allah one day *very faaaaar in the future* he'll catch up...SMH!
-
Are you effin' serious @JB? I thought you were a little more manly than that sxb! Sheeko dhoocileed tan dhaaftay...Not everything is worth posting...Yar yaruuraca baa waxanoo kale laga sugaa, kuwa aan wili shiirkooda usoo urin...
-
^ @"Tumhaaraa"! Haka iloobinhee markuu Tumhaaraa dhahaayo inuu hal gacana inuu farta kugu fiiqo, gacanta kalena feer layaanonana xabadka isaga dhufto ala Tarzan!!!! Adi intaan wax ka badanee Sat & Sun bollywood movies ka oo OMNI kasoo galo maa il gur ku fiirsataa? Aaliyah, burjiko ma'aqaan maa tiri mise waa indhaheyga? Laas Caano makiinada cunta lagu kariyo (stove) maalaga isticmaalaa?
-
Weeeeeee, bas hee Rudy maa hadana fara gashatay, he's my homie yo'...Muxuu ka rabaa? Adi teeda kale catarkaaga maxaa kuligood wada ursiiyay?
-
NNC, hilfahaa uqaaday kuligood...Teeda kale qalad ha'uga qaadan, waji lee rabaan iney kaa diyaarsadaan...This is their way of saying "you're a kool chick and we like you"...Hadii kale anaa kuligood hal hal kab ladhici lahaa! Word!!!
-
Oh eM Geeeeee @adoo wadato surwaal cad kugu dhagan iyo jidna kuu baxsan! LOOOOOOOOL...That'll be so xaaaaaax! Mitun walaalkiis kayar miyaa?
-
Waan fahmay...Odayga inuu isku dhex yaaco baa wax yar uga dhiman, hence 'wax fahan' inuu kusoo cel celiyo maantoo dhan?
-
^'Wax fahan' maakugu cusub maanta? Juxa, party? EXCUSE YOU! Library iyo lab baan u dhexeen jiray...At times, even sleeping in my car waiting for the library to open at 6am the next day... *that's my story and I'm sticking to it!*