Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. Xalwo Kismaayo ma cuntay waligaa? @NNC Bob, Alxamdulilaah awoowgeey inuu reer Qardhood yahay waligiisna Kismaayo cag dhigin...Aabeheyna (AUN) in his early years of his career buu Kismaayo kashaqeyn jiray, that hardly makes him a reer Kismaayood...
  2. Originally posted by Haatu: quote: Originally posted by *BOB: [qb] Aniga, Adiga, KK (she's reer Kismaayo born in Mogadishu by mistake )Fu-Fu (same as KK waa reer kismaayo xamar qalad ugu dhashay) OZ, Seeker, Malika, Hodman, Raula, Warrior of Light and the rest of sijuis in SOL...yes all of them woul've been born in Kismayo had their grandparents not moved to Kenya and Tanzania. Peace, Love & Unity. Sxb, I'm a legit reer kismaayo but the rest? Wax waalan WTH!!!!!!! Abkey sujuu maa meel ila dhigtay (not that there's anything wrong with them per se )...Kir iyo kud iyo kac iyo kuf iyo kalaankal...And while at it, jilbaha hakaa murxaan! Meeshuu Haatu ka claim gareenaayo inuu reer Kismaayo yahay maxaaba haray? Originally posted by Juxa: Haatu if i was racist i would have told you raga reer gaarrisa wala gumeystaa in their own house, yacni si si bey baraf uyihiin oo uga ganbadaan the wifey. Yaa kugu sheekeeyay qaafkaas? Sida aniga xan igu soo gaartay, I heard the opposite inee runtahay...Yacni wifey in lagumeysto, aboow macaana ey ugu darto wiliba! Waa ahlu janno kuwaan sidey ila tahay...
  3. LMAO @Qaran waan is dagaalsannahay, Amalna waa dhib badanyihiin... Horta is that the motto for dadka Africa joogo? Kuligood 'xaga ha'iigu soo dirin, intaa ka fiican'...Wah, war hadaad wax heleysaanba yaa dhoho ha'is dhaafinina... :mad: @wiilal badan! Why not gabdho badan? Waligood ducadooda ha heystaan...
  4. Xawil maxaa ladhahaa? Kalmadaha qaarkood vocab-keyga waa hore baan ka saaray...Of course unless oday reer Qardhood ah la caleen saaraayo...
  5. Bob, reer Kismaayood run ah matihid, sheegato yahoow iga leexo! Markaa dheheysid naag the only time aan tabo waa markaan jirado, where is your effin' reer Kismaayood swagger? A true reer Kismaayood would've had halshoo on stand by 24/7...Haduu jirado kaliya iska dhaafee, of course mid uu qabo ma'aha yaah! Teeda kale Tuujiye in shaambad lagu dhajiyay ma'ogid miyaa, sidee kuwa wili soo taagan ugu dartay? Haatu, labadaan bari fulaynimadaada uma bogin, intee lagaa heystaa? Mise waxaa rabtaa inaan dhoho 'igaarkaas waala taagay' *yacni sixir nooh*...No pun intended@Bob... Juxa, @nothing beats well drummed DEAL...Bal iisoo sheeg how you negotiated this deal, ani ilaa iyo hada 'adi iyo gabdhahaaga vacation iska aada' aan ka dhaqaaqi la'ahay...Ana waxaan rabaa deal ah 'adi iyo gabdhahaaga is fiican isku sii barta intuu banooniga kuu socdo' inaan gaaro...
  6. War maxaa idhaafay? 1. Fufu magaca wuu badashay. Hayeh 2. Fufu buruku uu saartaa. Fahmay 3. Aaliyah wili Mr. D bey uga dhagantahay. Ka soco 4. Tuujiye inuu maxkamad nala koro uu rabaa hadaan Wareer Badanaa ubixino this xalaal biz. Nacam 5. NNC iyo Fufu aa larabaa in la'isugu faataxiyeeyo. {warkaasaa igala, NNC No. 1 Client } 6. Eng Cadde mafahmin afka qashinqubka Tuujiye. NNC, waa kuu sheegay mar hore hadaan Tuujiye laaluush yar utuuri leheen waxaan dhan madheceen...BUT NO, maya baa tiri...You better come up with a new biz name...
  7. Haatu, I think reer SOL wax bey udanleeyihiin, first Aaliyah and now JB? Where's that anger aad ku booteyneysay?
  8. Whether BA, MBA, MD, PhD, GST, is any one of these maseer haayayaasha doing what young Mr. Salah is doing for his people? The Zack, MBA from India counts...Heck even if ordered online from Nigeria, it counts...Maxaa kale? Give the young Turk his moment to shine...Insha'allah we can all learn a thing or two from him... Haatu, wajigaa waxba kuma faleen ee waan daawan lahaa uun, siduu blueblackpurple isugu badalo...
  9. ^Wareer Badanaa sounds nice... Tuujiye inaa laaluush yar utuurno waaye laakiin... Aaliyah, dee kumaan oradhan bilaash baad ku xadhoon, waaku sidee? Mid yaroo indhaha uroon, oo jeeb kiisuna qoyan yahay baan kuu keeni... Habeen wanaagsan dhinaceyga, insha'allah kheyr baan idiin kaga tagay...
  10. The Zack, ma'anaa kuu quura inan sidaa kuula hadlo? Never! Teeda kale joojo MBA-da aadka dhigoyso in The Salvation Army laga soo qaato...Not any average Faarax can get one...Majority I've seen have only high school diploma to show for, if any at all... Aaliyah, si daacad ah baan u qoslay huuno...
  11. NNC, Doonyaale naftirkiisa yaa diiday? Aaliyah, adigu, you said you need a millionaire...You didn't say at what currency...Currency-ga aan kugu soo helno baad ku qaadan...Hada leena ha'igu camiran yaah! :cool:
  12. Originally posted by Aliyahh: btw I always thought Hatu was a girl lol...I guess I was wrong. OMG!!! I nearly vomited...Ar Haatu wajigiisa yaa i tuso... To all the other wax iskuma falayaal, unless you've accomplished, nearly, what Mr. Salah did in his young life, shut your faces...Yes you, I am talking to rag kusheegan maseerka hayo... Mansha'allah, allaha usiyaadiyo Salah...It is always great to see a young man doing well in life, and giving back to his people...Alow isha odayada wareeray kaa du'...
  13. Originally posted by Aliyahh: looool @ muufo minakeneeda laga cunin .....caadi ma tihid. Waxa taqanidna uma maleenao in ay qumanyihiin..So I pass the offer NNC lol I am serious too dee when you open that business make sure u make me a business partner ...it would be booming soong enough Originally posted by NNC: Lacag soo uruuri sell your flat screen t.v, your car, etc cuz we need to raise capital for advertising our bizniz asap! WHAT DA HELL!!! NNC, I thought Aaliyah was our first client...Waa midaan millions ka sameyn leheen, what is this business partner iyo lacag aruuriska? Aaliyah, meel fadhiiso, we don't want to stress you...Cilaan iyo huruud isku radi, adoo sidii in Vim lagu dhalaaliyay u eg aan ku rabnaa!
  14. ^Adi dhiig kar lee yuu kugu dhicin, here's xalwo... Originally posted by nuune: ^^ True, no doubt both are photoshopped, but look at JB'S picture carefully, specially her chest Chest? What chest? X-ray vision miyaa, naagtu weyba sii jeedaayee? *Behind every great woman is a man checking out her a$$*
  15. ^You mean you never experienced that god-awful cough after that first puff? You don't know what you're missing Aaliyaay!
  16. Niyadaan ka dhahay...lol
  17. Sii naxi maayee, inaan inanka sii baadho baan ka baqan...
  18. Canjeelo? I wish, I have a long day ahead of me...
  19. ^Lag haay, lug haay, ama laan haay soo lama oran jirin? Morning Juxa...
  20. ^Iga leexda waryaada, car kiinee meeshiisa soo dhaafaa?
  21. Markaan ciwaanka aqriyay waxaan is iri 'JB wax aan SL ku lug leheen inooma soo dhajinaayo'...Hmmmmm, tolow wiilka ma reer SL buu u dhashay? Congrats to Mustafa...Allaha u sahlana shaqadiisa...
  22. Originally posted by Jacpher: Amna: I hope you ain't another Marx script. Reer Qardhood iyo tan isma xamilaayaan...Nimanka reer Qardhoodka mid karti leh bey rabaan, islaweyni iyo huruufna wadato... Amna, hakuu macanaato...Insha'allah Mr. Right will knock on your window one winter night and sweep you off your feet, carry you in his strong arms, and you'll live happily ever after...Allaha kuu sahlo waad dhibaateysantehee... Alright folks, habeen wanaagsan...Waan shactireystay in igu filan caawa, until Amna's next topic about nin/marriage, nabad baan idinkaga tagay... Ciao
  23. Saa nin ugu qafiiftay aan ana 'feel sorry for me' topics kaaga ugu qafiifay... NNC, isku dirka jooji! Gabadha gabar Soomaaliyeed oo walaasha ah waaye, desperate aan ahay bey tiri, ee adna dhinacaaga wax uga soo shaqshaq...After all it's said 'gacmo wada jir bey wax ku qabtaan'...